No video

NOLOSHA CUSUB EE DIRISLE ABDI IYO HABOON EE 2024 //❤️

  Рет қаралды 266,421

Dirisle Abdi

Dirisle Abdi

7 ай бұрын

If you're reading this I love you...
: For personal and business ads, please communicate with the following mail address : dirisle02@gmail.com
SUBSCRIBE FOR MORE PLEASE
KUSOO DHAWOOW KZfaq CHANNELKAYGA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA SI AAD ULA SOCOTO SUBSCRIBE SAAR THANKS:)
HALKAN KU DHUFO SI AAD SUBSCRIBE U DHAHDO THANKS
/ @dirisleabdi
KZfaqKA LABAADNA HALKAN KU DHUFU SI AAD SUBSCRIBE USAARTO
/ @dirisleshaadhcade
Snapchat ➡️ Abdirisak1
Instagram ➡️Dirisle
Facebook➡️Dirisle

Пікірлер: 627
@kawsarcabdi4068
@kawsarcabdi4068 7 ай бұрын
Ilahyow awlad isiiy yarabi iduceeya walalayal😰🤲
@aminoahmed4637
@aminoahmed4637 7 ай бұрын
Amiiiiiiin amiiiiiiin amiiiiiiin amiiiiiiin amiiiiiiin amiiiiiiin amiiiiiiin amiiiiiiin yarabi 🤲🤲🤲🤲
@mumtazqurux8814
@mumtazqurux8814 7 ай бұрын
Allah ku siiyo awlad baariyaal ah aduun iyo aqiro ku anfaca wll
@deeqaahmed6141
@deeqaahmed6141 7 ай бұрын
Allaha kusiyo abayo
@mohammadyareofficial4613
@mohammadyareofficial4613 7 ай бұрын
Amiin ya rabi
@mohammadyareofficial4613
@mohammadyareofficial4613 7 ай бұрын
Ducada badso marka salada kujirto
@mohamedhimilo6064
@mohamedhimilo6064 7 ай бұрын
❤اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤
@Deqaabdiaziz-jn4ej
@Deqaabdiaziz-jn4ej 7 ай бұрын
اللهم صلى على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@maahiryare572
@maahiryare572 7 ай бұрын
Scw❤
@samiramohamed5491
@samiramohamed5491 6 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤
@user-vt4dc1vx6h
@user-vt4dc1vx6h 7 ай бұрын
Haboney is astur wllashey mcn
@Aniga-qn9iv
@Aniga-qn9iv 7 ай бұрын
Maasha allah Allow miisaanka aakhiro ku saara wanaag aad soo qortay wlo
@aweysmaxamedamiin6462
@aweysmaxamedamiin6462 7 ай бұрын
Dhmmntnb Allaaahuma Aaameeen Yaarab
@Hidanhuda
@Hidanhuda 7 ай бұрын
​@@Aniga-qn9ivmasha allah adna ilahey hakuxafido madama dhiira galisay ❤wanaaga ay sameysay darded
@mucaadyare1581
@mucaadyare1581 7 ай бұрын
Waa runta wll malaha hablaheena tinta cawro uma arkaan miyaa
@mucaadyare1581
@mucaadyare1581 7 ай бұрын
Waa runta wll malaha hablaheena tinta cawro uma arkaan miyaa
@maysamohamoud5754
@maysamohamoud5754 7 ай бұрын
Soomaali Aqli Ma Qabto War Dadkan Way Isla Shaqeeyan Uun Lkn Derisle Gabadha Uu Guursana Waa Gabadh Asturan I Aamina
@Somowgurey
@Somowgurey 7 ай бұрын
Saaaz miyaa asturnaan ah
@YuslimJeylaani-bc2ch
@YuslimJeylaani-bc2ch 7 ай бұрын
Haboon is astur Walashey mcn insha allah 😊 ❤️
@xaawaluul8072
@xaawaluul8072 7 ай бұрын
Sheykada alamtara wey dhafsanthy lawadan illah ha isku barakeyo ❤❤
@aisharoon805
@aisharoon805 7 ай бұрын
I can see true love in her eyes.❤
@HiboHassanOsman
@HiboHassanOsman 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@RudePoi
@RudePoi 7 ай бұрын
Isku Waara Dheh Queen And King ❤🦅🤲
@guleidabdi6038
@guleidabdi6038 7 ай бұрын
Inay actress tahay ma ilowday way jili kartaa 😂
@Khadro8796
@Khadro8796 7 ай бұрын
Jclka social media waa been iyo jiliin
@user-ll3kg3zo2s
@user-ll3kg3zo2s 7 ай бұрын
Maasha allaah tabaraka raxmaan dadkeyga soomaaliyed waa dad isku naxa isdareema wan duceesanaya aamin idhaha ilaahow arsaaq waasica igu arsaq oo xalaal ah ilaahow xalkeyga ada kawar haaya sidhaba ilaahow caafimad tama isii allaahuma aamin.meldhaw iga arsaaq yaaa rabbi
@HooyomacaanHooyomacaan-lq3hk
@HooyomacaanHooyomacaan-lq3hk 7 ай бұрын
Amiin yarabi
@cabdiwahabcarabcalidirie3932
@cabdiwahabcarabcalidirie3932 7 ай бұрын
alle ha u naxariisto aabohay mcn iyo intii dhimatayba marka 1aad, mar 2aad Guur wcn bro
@Sakiimo
@Sakiimo 7 ай бұрын
Ishwaaq waxaa tahay gabar qurux badan oo dagan Waxa kaliya kaadhiman qamaarka sifiican u wada xiro oo tinta qari sidad kale waxaa tahay mac iyo jug dirslena iskudhamaada insha allaah 👍💞🤲
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 7 ай бұрын
Sax ❤
@supeiromar4654
@supeiromar4654 7 ай бұрын
Sidaan ka dareemayo qoftan waxaa jacayl dhab ah ee guursadan Farhad Baan idiinla garab joognaa ka dhabee hadafka dirisle abdi qoftu way nuuraysaa wanaa indha jacayl zxb ha lumin qofta from Djibouti 🇩🇯 ❤
@erhadali4424
@erhadali4424 7 ай бұрын
Ala vraiment C'est la première fois ke j vois un Djiboutien écrire en somali 😂😂
@NajmaH586
@NajmaH586 7 ай бұрын
Djibouti so Somali ma’aha? why ayee Somali u qori Karin ?
@yasmiindhowrsan
@yasmiindhowrsan 6 ай бұрын
​@@erhadali4424Somali maaha Miya ?
@axmedxayoow7.
@axmedxayoow7. 2 ай бұрын
@@erhadali4424hhhh Jabutiyan ya u adiday ine qoraan somalia wa walalahen ina adeer wana luqadena ❤
@fadumoali4700
@fadumoali4700 7 ай бұрын
Masha'allah dirisle wuxuu jeclaa gabar dagan aqlaaq iyo qurux u sxb ah hadana wuu helay hoooshua dhameya hadii kle hisaha wuu dhamaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@anas-ismail
@anas-ismail 5 ай бұрын
Gabartaan ba aqalaaq leh miyaad dhihi rabtaa 😮
@hapoonmohamed2566
@hapoonmohamed2566 7 ай бұрын
Alla maxaan isla kiin jeclahay Abdirisaq iyo Ashwaaq illaahay khayr hayskugu kiin daro hamilastod nolosha kaleedihiina haydiin rumeeyo🤲🤲🤲🤲❤
@user-ns4of6to1o
@user-ns4of6to1o 7 ай бұрын
Aamiin yarabi waa iga dhax hadashaye wlh 🎉❤
@JimcaaleIbraahim-lc9ih
@JimcaaleIbraahim-lc9ih 7 ай бұрын
🤲🤲🤲🤲
@mkaqyar8868
@mkaqyar8868 7 ай бұрын
Ashwaq iyo habon ma same person miya?
@AbdirashidYusuf-lv6ww
@AbdirashidYusuf-lv6ww 7 ай бұрын
Qofka nolasha dirisle kusoo biiray oo uu jacalaha inuu sii hasto waa ishwaaq keep going
@Jaaaama36
@Jaaaama36 7 ай бұрын
Tinta dumar Waa mesha ugu cowrada badn Ycnii cowro ahan Meesha ugu daran waaye 😢😢😢
@makoyacin6764
@makoyacin6764 7 ай бұрын
Dirisle waa gabar wangsan ishwaaq ku soco ❤🎉
@user-yj7gg8yy6n
@user-yj7gg8yy6n 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@hanaqaadfamilygruop4805
@hanaqaadfamilygruop4805 7 ай бұрын
Welcom Dirisle isbadal Cusup 2024
@user-lx4nx2wp9d
@user-lx4nx2wp9d 7 ай бұрын
Darisle waa ina adeertaa. Ishwaq waa gabar hadal kaa maqli leheed hadaad gursato. Ama Samixa waa waa gabar fiican ilmaheey dhashana qurux ku korsan laheed. Iga waano. Sosocod wax mataro. Thanks
@fum9560
@fum9560 7 ай бұрын
Wow...Drisle become very romantic....We are very proud of you. He is in love with haboon. Good luck to you both. We are waiting the wedding day👰🎩
@safiamaxamed4027
@safiamaxamed4027 7 ай бұрын
😂
@rolaothman7700
@rolaothman7700 7 ай бұрын
Jah saana ma jirtay ku soco good luck to you both 👌🔥💙
@Ahmett_updi
@Ahmett_updi 7 ай бұрын
Kaligaa ahow😂😂😂 adkaty
@Halkaynoomaraysay
@Halkaynoomaraysay 7 ай бұрын
Dirisle Qurux ku Dhiigle ka qari video gan😂😂😂 isku waraara idim Alle ❤
@DaadStrategy9498
@DaadStrategy9498 7 ай бұрын
bro Gabadhan wey qurux bdn tahay xishodkeduna heer sare ee wax yar ee ka dhiman u sax asturnaan sida timaheda, qorteeda oo marmar muuqata intaas si wanaag kujiro oo aysan kugu dhibsaneyn u toosi sideda kale wa Naag ficane hasii daynin iyada guurso. 😍
@user-vo9qw8fo2b
@user-vo9qw8fo2b 7 ай бұрын
Qof xishodo oo qawan maba jiro,,,xishod iyo qawan mel islama galan
@DaadStrategy9498
@DaadStrategy9498 7 ай бұрын
Abaayo wa sax hadalkagu, lkn Dhibtu wa Modern technology iyo Hab labiska hada jira oo dayacaada keenaya waxaan se aaminsanahay aad bay u xizhood bdn yihin Dumarkenu wax yar oo haleysan maahe hadi ay helaan u caqli celin nastexaysan iyo qof ay u dhago nugul yihin oo mar walba wax u shega
@user-vo9qw8fo2b
@user-vo9qw8fo2b 7 ай бұрын
@@DaadStrategy9498 beenta mahan apowe allaha nahanuniyo dhamantena,🤲
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 7 ай бұрын
​@munasarsheenuu9498❤❤❤
@KunkaronDakane
@KunkaronDakane 7 ай бұрын
​@@DaadStrategy9498waad saxan tahay aboowe caqliga iyo garashada Allaha kuu siyaadiyo🌺
@sadiamohamed2077
@sadiamohamed2077 7 ай бұрын
🥰y’all cute together and I hope is y’all two who will end up getting married💙
@cabdullaahixasan1670
@cabdullaahixasan1670 7 ай бұрын
Dirisle Abdi 2M coming soon inshalah 🎉❤🎉❤
@bureqamaxamed8003
@bureqamaxamed8003 7 ай бұрын
😂😂😂😂1.1 ilahy ha gadhsiyo horta
@RudePoi
@RudePoi 7 ай бұрын
​@bureqamaxamed8003Maka Xuntahay Laangaabyaheey Sinjiyadaada Wase 😂😮
@abdullahiaweis9542
@abdullahiaweis9542 7 ай бұрын
Kuwaasina waxay ahaayeen dirisle Cabdi iyo ashwaaq oo inoo soo bandhigay inay is guursan rabaan
@safaaa94
@safaaa94 7 ай бұрын
Dirisle gabadhii heesha nasiib leh waan idinku faraxsanahay niyadina alaha idin Rumsey sidad jeceshihiinba
@mariayusuf2614
@mariayusuf2614 7 ай бұрын
Show dirisle abdi waa romantic❤❤❤❤❤
@diiresteofficialchannel6788
@diiresteofficialchannel6788 7 ай бұрын
Sis haboon tinta iska dabool alle kabaq 😢
@dekalovemoha9544
@dekalovemoha9544 7 ай бұрын
Drisle Befor and After Ani Qof Caan Ah Nolol Lama Wadaagaayi Haboon Ka Dhax Adeegatay wlhi 😢😂😂😂
@waaqicichannel
@waaqicichannel 6 ай бұрын
Haboon miya gabdhan mise qofkle
@user-oq8fw3wo8n
@user-oq8fw3wo8n 7 ай бұрын
Wlhi runti idrislow qoftu waa bouskud ee kubax dee bro from djibouti ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@moumindakir
@moumindakir 7 ай бұрын
Dirisle abdi the big legend
@youssoufamina3793
@youssoufamina3793 7 ай бұрын
Machllah nin romantique aa jaceylka aad ayad u taqana hablaha aad jaceylatiid kama dheratiid 😂gabadho ayay ku dhafiin wa muquro😅 machllah wa qaftaan...dirisle waan ku salamay aa diyo dhumashio from jabuti
@hebasaid3172
@hebasaid3172 7 ай бұрын
Masha Allah wadba isku qalantan dirislow from duriyada💚🤍❤️
@adoontiialle8270
@adoontiialle8270 7 ай бұрын
I know ashwaaq personally and she is extremely sweet and honest but i am worried about how she will feel if drisle left her or brokeup with her . She is not as strong as samiixa😢
@suhaanahmed9493
@suhaanahmed9493 7 ай бұрын
Are they actually dating
@adoontiialle8270
@adoontiialle8270 6 ай бұрын
@@suhaanahmed9493 i think so.
@user-ln2tb6sc2r
@user-ln2tb6sc2r 7 ай бұрын
Mashallh Mashallh dirisle gabadhaa heshaa nasiib leeh hadaay gabdhaan tahaay iyo hadaay miid kalee tahaayba waxan leyahaay guul edo❤
@maryanhussien5992
@maryanhussien5992 7 ай бұрын
Aad iyo aad nin dhacdhac badan ma ahan
@nacimoabukar8349
@nacimoabukar8349 5 ай бұрын
MashaAllah ❤️
@user-kn5mw9od9b
@user-kn5mw9od9b 7 ай бұрын
Ishwaaq ama haboon is astur abaayo mcn plz
@RudePoi
@RudePoi 7 ай бұрын
Mashallah Goat Dirisle And Dumaashi Haboon Isku Waara Oo Caruur Baari Ah Kala Hela ❤
@abdirihinfamily5990
@abdirihinfamily5990 7 ай бұрын
My friend it was beautiful thank you ❤❤❤happy new year❤❤❤ too guys
@fortunemohamed9470
@fortunemohamed9470 7 ай бұрын
Wow jawi jacayl baba na galisen hada is jacayshihina calaf Allah isku kiin daro hada asxaab tihina asxab wanaagsan.❤❤❤❤
@HodanOmar-oh4bn
@HodanOmar-oh4bn 7 ай бұрын
Dirisle garaca thy wllhi xaarami yhow
@tayaysteinayuusuf3776
@tayaysteinayuusuf3776 7 ай бұрын
Dirisle hal talo ayan ku siinaya gabadhan quruxda badan degdeg u gurso hadi kale kumanan nin ayay riyadooda tahay waana laga qaadaya adna wad iska qoomamayn doonta
@Hodanrajohasan
@Hodanrajohasan 7 ай бұрын
Sibaad iskugu quruxbadantihiin ❤
@Fadumogele1533
@Fadumogele1533 7 ай бұрын
Wllshy haboon is astuur marwalba insha Allah
@koofi508
@koofi508 7 ай бұрын
Ishwaaq yeysan kaa fakanin Waa qalbi nadiif masha allah
@user-ke9oe8dk1v
@user-ke9oe8dk1v 7 ай бұрын
Wllhi sxb gabdhan waa maskin oo qof edaab leh oo gurka kuhaboon sxb riyadas rumey carurtada hoyadod kadiig wll qali❤
@xasaniidowcumar2023
@xasaniidowcumar2023 7 ай бұрын
Dumaashi soo dhowaaw❤❤❤❤
@abdiwali7
@abdiwali7 7 ай бұрын
Khiyaali iyo Talent la'aan
@RudePoi
@RudePoi 7 ай бұрын
Adeer Intaad Khad Kusoo Shubatay Ood You Tube Soo Gashay Ood Videoga Taabatay Ood Dhameysatay Ayaad Na Leedahay Khayaale Iyo Talent Laaan Adeer Maseerka Iska Yaree Dumar Ma Tihide 😂😭
@idilhassan4358
@idilhassan4358 7 ай бұрын
😂😂😂
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 7 ай бұрын
Abwab what about u jack?
@user-uc7ej3xz1d
@user-uc7ej3xz1d 7 ай бұрын
Waxaa ugu wanagsan guurka aad katagto xumanta waxan idin rajenayaa nolol Qurux badan 🙋‍♂️❣
@Aziiza_A
@Aziiza_A 7 ай бұрын
Dirisle mar hore kagalay intii ila fahantay🫣🫣🫣
@abdillahiahmed6963
@abdillahiahmed6963 7 ай бұрын
Wan idin salamay dhaman bahda dirisle abdi special from inader ❤❤❤ishwaaq❤❤❤ nolow inshallah inader qali ❤❤❤haboney❤❤❤...
@sadioali7329
@sadioali7329 7 ай бұрын
Dadkaan dad is jecel u egyihiin ❤
@user-yl3zd8jf1s
@user-yl3zd8jf1s 7 ай бұрын
Only dirisle Abdi and qaysar role model ay iyihiin😂😂😂😂😂
@hibobarkhadle1339
@hibobarkhadle1339 7 ай бұрын
Mashallah Tabarakalah Waad isku soo baxysan horay u socda👏👏🥰🥰
@anisaqueen2105
@anisaqueen2105 7 ай бұрын
Wow he was romantic I didn't know but anyway they look beautiful couples❤🎉🎉 inshallah we are waiting that
@ayanabdirahman4678
@ayanabdirahman4678 7 ай бұрын
Mansha'allah sanad cusub iyo styl cusub kabaha isku egbaa isoo jiitay
@LibanMarquinhos5
@LibanMarquinhos5 7 ай бұрын
Dirisle Goat of youtube 🇩🇯❤️🫀
@KeynaanAbdi12
@KeynaanAbdi12 7 ай бұрын
Abti jacel jacel daremoya wllhi
@kingdahir8527
@kingdahir8527 7 ай бұрын
Axsan jiliin dirisle actor wayn noqotay😂😂😂 ❤
@BADDY_FILMS
@BADDY_FILMS 7 ай бұрын
allah yarxam awoowe allahumma aamiin😥😥
@Carifcabdi205
@Carifcabdi205 7 ай бұрын
Keep Going Abdirazaq abdi meygag
@mahamudabdirahman6984
@mahamudabdirahman6984 7 ай бұрын
mansha allah sxp ha siidayn marwada,sababtoo ah waad naaxdeye😁
@nimconalkanimconalka
@nimconalkanimconalka 7 ай бұрын
Sideen loo fadhiya iga gadanba 😂waar keep going
@xadiyoxadiyo4644
@xadiyoxadiyo4644 5 ай бұрын
Labadiina ayaan idinka shakiyay
@AHMEDEESHCALAA
@AHMEDEESHCALAA 7 ай бұрын
Haboon 🙏
@anaayaqurux1361
@anaayaqurux1361 7 ай бұрын
Hadalka iga gadan haboon qabooba massha allah
@kingoslo7293
@kingoslo7293 7 ай бұрын
Derisle qof uu iska dawado helay qawan wlle mdaxa qarso
@zakiyare-gv4rh
@zakiyare-gv4rh 7 ай бұрын
Naclad hakugu dhacdee is astur ama calanka noo saar ish
@umaimaumaimaa5224
@umaimaumaimaa5224 7 ай бұрын
Mash Allah wada shekaysi qurux badan❤ I like
@GAANI.
@GAANI. 7 ай бұрын
Outfit kina waa cajib sxbayaal❤
@Xamdi_xilkas
@Xamdi_xilkas 7 ай бұрын
Walaley is astur madaxa dabolo xijabku wa wajib abayo haka tagin illahey ka cabso adunyada walaga taga marka amarka illahey an qadano wa talo wll
@user-ye6jw4ne5s
@user-ye6jw4ne5s 7 ай бұрын
Free Somaliland country free quickly Somaliland country free quickly ❤❤🎉🎉🎉 2024 .
@user-hg5ud7ji5q
@user-hg5ud7ji5q 7 ай бұрын
Haboon wll qof wngsn baad thy lkn please xubnahaaga astur qaaaliyeey dirisle Ina abti Hadaad Commentigayga Akhrido please wllshay iga gaadhsii iguna salaaan
@zamzamadam4811
@zamzamadam4811 7 ай бұрын
Oh my God dirisle romantic bu noqdaay woow
@FeisalMohamed-ir3uj
@FeisalMohamed-ir3uj 7 ай бұрын
Habooon wa aniga walashey ❤
@WidhWidho
@WidhWidho 7 ай бұрын
Walasha runta ah miya?
@HakimoAliisaq
@HakimoAliisaq 7 ай бұрын
Isastur Abaayo
@abdikarimabdillahi4195
@abdikarimabdillahi4195 7 ай бұрын
waxana jecel ahh ❤
@user-iu2np5fg2z
@user-iu2np5fg2z 7 ай бұрын
Bonne année dirisle a 🇩🇯♥️♥️♥️
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 7 ай бұрын
Ashwaaq timahaaga qarso .... Ragu ma jecla qofta macdanteeda banaanka keenta
@mohamedabdiaziz-tg1ii
@mohamedabdiaziz-tg1ii 7 ай бұрын
Way quruxbadan tahaye yaysan kudhaafin asturnaantana ugu dadaal
@cocoabdirhaman4954
@cocoabdirhaman4954 7 ай бұрын
Ayyyy ku wan jecliyaaaa😭🤦🏻‍♀️❤️❤️❤️❤️😊
@happydiamond3904
@happydiamond3904 7 ай бұрын
Indho is jecel ayaa idinka muuqda wlhiy🥰❤
@abdihakimahmedmohamed2776
@abdihakimahmedmohamed2776 7 ай бұрын
Saaxipow maa naga soo afjartiin musalsalkan nagu dheeraadi sanad 2024
@user-vp6pg7pl9t
@user-vp6pg7pl9t 7 ай бұрын
Gabdhaan cod macaana❤
@cabduwaxidaadan5419
@cabduwaxidaadan5419 7 ай бұрын
First comment darisle
@abdiqanikhudri
@abdiqanikhudri 7 ай бұрын
War horta gabadhine mxy SAY WLHI iskaga kaaya dhigtaaa
@MAJEERTEEN.
@MAJEERTEEN. 7 ай бұрын
Bal soo ogow
@mohamedissa5857
@mohamedissa5857 7 ай бұрын
Dirisle Abdi iyo Ashwaaq horey u socdaa walalahy
@user-ko5vg4ir9n
@user-ko5vg4ir9n 6 ай бұрын
Dirisle wlh gabadha wd ka xishoodsiisay
@MaxamedIbrahim4669
@MaxamedIbrahim4669 7 ай бұрын
🤩😍😮Masha Allah👌👍👏🥰🎉💯
@bellamia8888
@bellamia8888 7 ай бұрын
walalayaloow muraad baan leyahay ii soo duceeya in ilaheey i siiyo
@Maslax-go2dn
@Maslax-go2dn 6 ай бұрын
Haboon waan ku salamay huno mcn
@Independent-girl1
@Independent-girl1 7 ай бұрын
Dirisle caqliga xta waaka waynaaty wllhy jah
@elyasjimale4316
@elyasjimale4316 7 ай бұрын
Asc walashey sithan wa ceeb e is astur wayo gabar Muslim astahy e xijabka qathaa fadhlan fadhlan cathab aya kadambeya wayo waladimina Allah kacabsatha
@ayanmuhumed3488
@ayanmuhumed3488 7 ай бұрын
Isku wara isawaq dirisle ❤❤❤❤🎉
@raxmamahamed8218
@raxmamahamed8218 7 ай бұрын
😂😂😂 omg what the romantic show waad no dhumatey dirisle
@najiibmohamed2510
@najiibmohamed2510 7 ай бұрын
Comment kayga hore idirisle haduu tixgaliyo waa legend hadii kalena down nin jileec weeye asxaabeey ila fiiriya
@charmakehousseinrobleh5949
@charmakehousseinrobleh5949 7 ай бұрын
Dirisle iyo habon way iskuso baxayan
@somswed.5014
@somswed.5014 7 ай бұрын
MASHA ALLAH CADAWGIIN HA JABO I SEE ELECTRIC EYES LACAG WAALA HELAAYE. ISKU YAACA DARISLE THIS IS YOUR LAST CHANCE AND DON'T MISS THIS BEAUTIFUL LADY. GOOD LUCK..
@hugunstudio8648
@hugunstudio8648 6 ай бұрын
maygagag ilahy ha u naxaristo
@khadramohamad7210
@khadramohamad7210 7 ай бұрын
Asc walaal dirisle iyo ishwaaq hadaad niyeey sateen niaad nolosha ku midawdaan ama gayaan kiin iska xulataan fadlan idinkoo raali ah kahor guurkiina waxkaste kadhigta barayfad waa ayo kala geeye meelkastuu joogaaa hasiinina jaanis waa shaydaan iyo insi shaydaan ku shaqaysanayo iga raali a haada saasaan idin la jeclaaday wl musllim baan ahay❤❤❤❤❤
@musthaphemohamed
@musthaphemohamed 7 ай бұрын
Goorma arkayaa kuwan oo guri wada se arooskooda ❤
The Joker saves Harley Quinn from drowning!#joker  #shorts
00:34
Untitled Joker
Рет қаралды 51 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 9 МЛН
Fortunately, Ultraman protects me  #shorts #ultraman #ultramantiga #liveaction
00:10
奧特羅羅 Ultraman
Рет қаралды 4,7 МЛН
UNO!
00:18
БРУНО
Рет қаралды 4,2 МЛН
CASHADII UGU DAMBAYSAY EENU ISLA CASHAYNO (BYE)
13:36
Dirisle Abdi
Рет қаралды 170 М.
Farta Xaaji oo  Bisle live ku baryeysa
27:01
Somali Cadaala
Рет қаралды 16 М.
SUAALIHII UGU ADKA EE NALA WAYDIIYO ANIGA IYO ASHWAQ // DIRISLE AND HABOON Q&A
14:10
ASHWAQ KASO DHAX SAAR DIRISLE ABDI WIILASHAAN😳💞
17:08
Dirisle Abdi
Рет қаралды 119 М.
KADIS  AYAAN UGA DHIGAY SAFARKAYGA // KADIB MAXA DHACAY
9:49
Ashwaq Siraji
Рет қаралды 127 М.
The Joker saves Harley Quinn from drowning!#joker  #shorts
00:34
Untitled Joker
Рет қаралды 51 МЛН