No video

Noocyada kala duwan ee maal-gelnta ay bixiyaan Daara-salaam Bank.

  Рет қаралды 66,081

Hereri Media

Hereri Media

Жыл бұрын

Kala Soco Hereri Media Barnaamijo & Warbixino Xiiso badan

Пікірлер: 102
@shafigohe5458
@shafigohe5458 Жыл бұрын
Hooyo Aamina aad baan usalaamaya MA SHA ALLAH.... Risk taker No 1...
@fahiimae7336
@fahiimae7336 Жыл бұрын
Masha Allah. Waa Hore mar cusub oo aduunka lagula jaan qaadayo. Somali shark tank show hala sameeyo dad aad u aqoon badan oo ganacsi fahmaaya ayaa buuxa 👍🏽
@zayidjama8816
@zayidjama8816 Жыл бұрын
Mashalaha , walahi waad baan ugu helay, waaa hormar fican Bulshada iyo Darasalaam bank 😊👏🏻👏🏻
@nimcokeyse383
@nimcokeyse383 Жыл бұрын
Asc Cabdi Salaan Hereri ruun ahanti waa barmamish ficaan o wanagsan o dhinac walba tabanaya takalana Bangiga wanu u ducayanena Ilahay haka siyo Ajar Iyo xasanad Adiguna waad ku mahadsantay barmamishyada tayada leh 👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@barocaalamka
@barocaalamka Жыл бұрын
MashaAllah barnaamij qurux badan iyo wariye rug caddaa ah.
@kiikoosahmed6019
@kiikoosahmed6019 Жыл бұрын
Manshaa allaha abdisalan herari barnaamijyo badan oo noocan oo kalle ah baan kaa sugaynaa illahay haku barakeeyo
@idahorefugeecommunityassoc6613
@idahorefugeecommunityassoc6613 8 ай бұрын
Dadku waa dad nool, laakiin dawlad iyo hogaan wanaagsan ayey la’yihiin.
@miskifarah4859
@miskifarah4859 Жыл бұрын
Maashaa ALLAAH Axmed kilaas jaamac waa sidiisii Maashaa Allaah Gudoomiyihii gobolka shabeelada hoose ayuu ahaaa
@AhmedHassan-ok1bk
@AhmedHassan-ok1bk Жыл бұрын
Mansha alla alle hantida ha idiin barakeeyo
@nasrinibrahin1881
@nasrinibrahin1881 Жыл бұрын
Allahuma barkeek yaa Allah dhulka no barakee nabada no siiyadi intaan haysana sii yaa rabi allahuma barkeek mnash Allah tabaraka raxman 💚🤍❤️
@abdirahmanaidid1289
@abdirahmanaidid1289 Жыл бұрын
Manshaalaah tabarakalaah alee ha iidiin barakeeyo dhamantin
@idahorefugeecommunityassoc6613
@idahorefugeecommunityassoc6613 8 ай бұрын
Maasha Allaha, Allaha asturo haweenkayaga. Aamiin.
@abdulaahiaxmed7152
@abdulaahiaxmed7152 Жыл бұрын
Mashaa Allah gabadhan Alloow owsheeda u fududeey
@saluumisaid8471
@saluumisaid8471 Жыл бұрын
Waa maamo han le kana fikir dheer rag badan ❤
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey Жыл бұрын
Masha allah keep going guys Somalia is growing economically fast and furious
@zikaawifilmsandvlogs4085
@zikaawifilmsandvlogs4085 Жыл бұрын
Not somalia it's somaliland
@halimamohamed9074
@halimamohamed9074 Жыл бұрын
​@@zikaawifilmsandvlogs4085yes you are right it is somali land!!
@imthecaptainnow6446
@imthecaptainnow6446 Жыл бұрын
@@zikaawifilmsandvlogs4085 somaliland is small region in Somalia
@Me-vq7sy
@Me-vq7sy Жыл бұрын
No it’s not
@hassenahmed5866
@hassenahmed5866 Жыл бұрын
👋 Wey Mahadsanyihiin Weriye C/Salaan Hereri&Khadar badeed.
@maydal6037
@maydal6037 6 ай бұрын
❤❤❤Maashallah ❤❤❤
@ahmed.bakool
@ahmed.bakool Жыл бұрын
Muraabaxa & Mudaaraba & Istismnaac Af Soomaali Miyaa Lagu Waayey Toow?Mooyi Wadaadadu Way Na Carabeeyeen Qurbo Joogtuna Way Na Gaaleeyeen Oo Afafkii Gaalada Ayay Noosoo Minguuriyeen.
@shabeel7467
@shabeel7467 Жыл бұрын
Bal ninkan la warysanayo waxa weydiisan in uu af Somali ku sheego ama Engrisi uu kuugu sheego MURAABAXA, waa kalmad Carabiya oo micneheedu yahay AL RIBX ama faaiido isna taas ayuu ka warwareegayaa waxa uu kugu waali muraabaxa waar af Somali ku sheeg weligood kuu sheegimayaan liano bankiyada Islamiga ay ku sheegaan waa wax cusub oo 30 ilaa 40 jira ah waxayna la mid yihiin kuwa kale ee caadiga ah ama conventional banks. Waxa kale oo aad weydiisaa, bankiyada caalamka ee faaiidada qaata ma macaamishaan, lacagta ma dhigataan, lacag maka amaahataan oo ay ugu dhawdahay Jibouti iyo Itoobiya iyo Kenya ta kale waxaad weydiisaa ma isticmaashaan oo ma u hogan santihiin amarada caalamka ay saaraan world bank iyo IMF oo haga nidaamka lacagaha caalamka ta kale waxaad weydiisaa, nidaamka SWIFT ee Maraykanku xukumo ma isticmaashaan liano nidaamka Maraykanku waa ribawi markaa meel rib jirta miyaad lacagta marisaa? suaalaha aan kor qoray bankiyada Islamiga sheegtaa kama jawaabi karaan liano nidaamkii hore ayey inoo turjumeen waxa bankiyadan sameeyeey niman khaliijiyiin ah markii 70naad kii saliida sicirkeedu kor u kacay ee lacagta heleen iyo niman Malaysian ah. Dahabshiil iyo Telesom caalamka oo dhan ayey furuuc ku leeyihiin lacagta ayey bankiyadooda dhigtaan ka amaahdaan marka ay maqlaan Somaliland bankiyo caalamiya ayaa imanaya waxay odhanayaan waa xaaraan waa ribo oo adeer sowdiga caalamka kula macaamila ma markay Somaliland yimaadaan ayey xaaraan noqdaan.
@abdinaasir1125
@abdinaasir1125 Жыл бұрын
Waan layaabay wadaadka. Anoo kaligay daawanaya ayaabakudawakhay oo yidhi dadka afcarbeed iyo mid soomaliyeed muu miduunkulahadlo waawaxay waxanoo luuqada oo uu iskudarayaa.
@Mohamedismail-sb6pd
@Mohamedismail-sb6pd 4 ай бұрын
magacyada shirkadaha iyo xaafadaha laftooda waa la carabiyeeyey. afkooda way ka faanayaan. Dawladdu waa inay xeer kasoo saarto.
@mohomudfadhiyare3034
@mohomudfadhiyare3034 Жыл бұрын
Khadar Badeeco good going 👏
@mariamomar6462
@mariamomar6462 Жыл бұрын
Mashallah Abdisalaan herrii
@Lights.Upon.Lights114
@Lights.Upon.Lights114 Жыл бұрын
Mida kale guryo aa la dhameen dhismahooda in la sii gado Diinta maxay ka qabtaaa ?? Cajiiiiiiib walaahi Aakhiro Zaman waaaye
@afrahap4406
@afrahap4406 Жыл бұрын
Maasha allah
@Sarta100
@Sarta100 Жыл бұрын
Asww Hereri adiga ma weydiin inta laga rabo bil walba markuu dhulka keensado qofka sida suboroogada dhulka oo loo dhisayo tusaale ,sida guri 5qol iyo 2suuli iyo deer... suaalahan waa kuwa ugu muhiimsan leymana weydiin dad badana kama warhayaan.
@AliAhmed-zc8em
@AliAhmed-zc8em 6 ай бұрын
qiimaha ayay ku xidhantahay laakiin tusale ahaan hadii $30k ay ku baxdo, dheefkorkuna 20% mudadalagu bixinayaana tahay 18 months, bishii waxad bixinay $2000
@gabijr5220
@gabijr5220 Жыл бұрын
Bangiyada wadanka ka jiraa waa wada riboolayaal Ribadii oo la qurxiyay ayay hayaan dadkan dawlad la aanta ayay kaga macaasheen aniga layga warimi maayo nio 😂
@shabeel7467
@shabeel7467 Жыл бұрын
Qoladan Islamic bank system af Carabi ayuun bay ku bedeleen kii hore ee jiray sida kalmada Murabaxa oo aanu ku dhicin in uu af Somali ama Engrisi kuugu sheego liano micneheedu waa Ribx mafuulkeediina waa muraabaxa ama af Somali faaiido isna taas ayuu ka crarayaa oo ka baxsanayaa, system ka caalamka oo ay hogaamiyaan bankiyada Maraykanku sida IMF ama World bank ayey awaamiirtooda ku socdaan. Waxaad banki islamiya ama insurance ah samayn kartaa marka min ALF iyaa Yaa aad adigu xukunto laakiin iminka waxaynu ku jiraa salad uu nin aan muslim ahayni imam juu yahay hadana aad raali ka tahay markaa ta saxa ahi waa in imaamku ahaadaa muslim taasna caalamka maaliyada ee caalamka kuma hayno Cadaan iy Yuhuud ayaa haysata oo xukunta.
@idiriscabdiraxman9915
@idiriscabdiraxman9915 Жыл бұрын
Beentamaha anba waan kashakisanahay
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Жыл бұрын
Dawladdii jirjirtey xataa ribada way qaadan jirtey sxbow
@abdiosman7256
@abdiosman7256 Жыл бұрын
Mashalaah
@hawaabdullahi8517
@hawaabdullahi8517 Жыл бұрын
Masha allaah tabarkallaah
@cabdiburcaawi2799
@cabdiburcaawi2799 Жыл бұрын
Mashalaah.ilahaay.habarakeyo.banaka.darasalah
@soomaalijarmal6971
@soomaalijarmal6971 Жыл бұрын
Waa iska mashruuc fashilan, waxaa dhaanta oo ka jaban qofku isagoo guriga dhista.
@yayayaya5993
@yayayaya5993 Жыл бұрын
Masha allah gabadh karti leh
@ahmednaasir
@ahmednaasir Жыл бұрын
Nin wax haysa wax loogu dar weeyi Arrinkoodu. Shuruudaha ay macaamisha hor dhigaan ayan laga gudbi karinba
@hassanyasin1650
@hassanyasin1650 Жыл бұрын
Masha Allah
@cabdiraxmanguray7950
@cabdiraxmanguray7950 Жыл бұрын
Hereri sln Sare🙋🙋🙋🙋🙋
@hooyosom8904
@hooyosom8904 Жыл бұрын
Masha Allaah
@Lights.Upon.Lights114
@Lights.Upon.Lights114 Жыл бұрын
Sheikh,Shariif,Caamo Maanta RIBADII si cad aa loo wada cunaayaa........ ustaad Hashiiska only laba dhinac kaliya waaye 3 ma ahan qofka gurigaaan Dhisanaayo ama inuu la soo heshiiyo Qolada wax dhiseeso ama Bankiga uu la soo heshiiiyo waaye subxaaaaaanallaaaah waa Sida ee bankiuada Arabta maanta u shaqeeso hashiis 3 geesood ah... oo macnaheedu yahay qofka Booska Iska leh ayaa company dhismo la soo heshiinaayo ka dibna Bankiga ayuu u gudbinaayaa iyadoo dulsaarkii saaranayso ayuu lacagtas wax installment AMA yar yareen u bixinaayaa that is Haraaaaaaam sheikh
@mrabdu1805
@mrabdu1805 Жыл бұрын
Horumar wacan🎉
@hamzamahamed2419
@hamzamahamed2419 21 күн бұрын
Tolow qofka Ethiopia ku nool ma helaya fursadas malgalined
@Me-vq7sy
@Me-vq7sy Жыл бұрын
MashaAllah
@user-et7md6ye7m
@user-et7md6ye7m 10 ай бұрын
Soomaalidu waa dad kibir badan muxuu la baxay TODAY.....
@rahmamohamed9664
@rahmamohamed9664 Жыл бұрын
Kenya keena
@omarmohamoud5892
@omarmohamoud5892 Жыл бұрын
Ribada wadamada gaalada ayaa qaarkood ka raqiisan.
@shabeel7467
@shabeel7467 Жыл бұрын
Cabdisalaamow bal waxaad ninkan weydiisaa ama kuwa kale ee aad waraysan doonto in af Somali ama Engrisi uu kuugu sheego MURAABAXA, waa kalmad Carabiya oo micneheedu yahay AL RIBX ama faaiido isna taas ayuu ka warwareegayaa waxa uu kugu waali muraabaxa waar af Somali ku sheeg weligood kuu sheegimayaan liano bankiyada Islamiga ay ku sheegaan waa wax cusub oo 30 ilaa 40 jira ah waxayna la mid yihiin kuwa kale ee caadiga ah ama conventional banks. Waxa kale oo aad weydiisaa, bankiyada caalamka ee faaiidada qaata ma macaamishaan, lacagta ma dhigataan, lacag maka amaahataan oo ay ugu dhawdahay Jibouti iyo Itoobiya iyo Kenya ta kale waxaad weydiisaa ma isticmaashaan oo ma u hogan santihiin amarada caalamka ay saaraan world bank iyo IMF oo haga nidaamka lacagaha caalamka ta kale waxaad weydiisaa, nidaamka SWIFT ee Maraykanku xukumo ma isticmaashaan liano nidaamka Maraykanku waa ribawi markaa meel rib jirta miyaad lacagta marisaa? suaalaha aan kor qoray bankiyada Islamiga sheegtaa kama jawaabi karaan liano nidaamkii hore ayey inoo turjumeen waxa bankiyadan sameeyeey niman khaliijiyiin ah markii 70naad kii saliida sicirkeedu kor u kacay ee lacagta heleen iyo niman Malaysian ah. Dahabshiil iyo Telesom caalamka oo dhan ayey furuuc ku leeyihiin lacagta ayey bankiyadooda dhigtaan ka amaahdaan marka ay maqlaan Somaliland bankiyo caalamiya ayaa imanaya waxay odhanayaan waa xaaraan waa ribo oo adeer sowdiga caalamka kula macaamila ma markay Somaliland yimaadaan ayey xaaraan noqdaan.
@Barre371
@Barre371 3 ай бұрын
Dad afkooda ka tagay Xagee u socdaan 😢
@FarhialuckyChannel9810
@FarhialuckyChannel9810 Жыл бұрын
Edaday aamina mnshallah hambalyo
@team_mbb
@team_mbb Жыл бұрын
aamina xagee kala xidhiidhaa
@samataryusuf1441
@samataryusuf1441 Жыл бұрын
Interest Badan ayaa Dadka La Saara More Than 30%
@husseingullet3524
@husseingullet3524 Жыл бұрын
Waa sax Waana muslim
@mohamudguled8959
@mohamudguled8959 Жыл бұрын
30% xaraanta ka wayn bal ii sheeg kuwa yurub 2% weeye
@ibadoosman1982
@ibadoosman1982 Жыл бұрын
Axmad kilaas wuxuu ahaa gudoomiyihii gobolka shabeelada house sanadkii 1988dii
@team_mbb
@team_mbb Жыл бұрын
lkn shirkada Amina Maxamed waxad ka ilowdeen waraysiga numberkeeda whats app ka xagaanu kala soo xidhiidhnaa markaana??
@abdikadirali4295
@abdikadirali4295 Жыл бұрын
FAADO MA,AHA EE MUSHAARKIISA
@faisala.mohamed3605
@faisala.mohamed3605 Жыл бұрын
50 usd buu perday iiga kireeyey asbuuc asn Borama tegey ciidii ranaadaan 2022.
@hodomohamed2227
@hodomohamed2227 Жыл бұрын
Mahadsanid wariye sare lkn halke lagala xidhiidhayaa khadar badeed
@mustafemohamed1620
@mustafemohamed1620 Жыл бұрын
Darasalam bank khayriyada kaso horjeeda qaybta maalgelinta ayuu fashiistaa
@ahlanwasahlan.211
@ahlanwasahlan.211 Жыл бұрын
20%100. Aad bay u badan tahay.
@shaakircabdi102
@shaakircabdi102 Жыл бұрын
Wax waxtara dad ka dahabshiil baa jira
@abdinaasir1125
@abdinaasir1125 Жыл бұрын
Walal Dahabshil shuruudihiisa runtii kuwadaarasalam ayaa kafudud oo anigaygaa kulahadlaya ayaalabadaba utagay. Lkn waalagayaabaa inaad ujeedo dhanka tabarucaada bulshada in Dahabshil kagahoreeyo. Mahadsanid
@Ahmad17056
@Ahmad17056 Жыл бұрын
Gaadhi amaah ah ma bixisaan????
@Imraan12
@Imraan12 Жыл бұрын
Itaxaad meelkasta irsaaqad ayay karaadin ruuxa lacag haystaa muxuu kadooni
@soobax7544
@soobax7544 3 ай бұрын
shool ka 28:26 , halki arday ma 10 dollar ayeey kaqadaan? koleey free ma aha , taas waan ogahaya.
@andirahsheikh3560
@andirahsheikh3560 Жыл бұрын
Tolow somalida dds masiin karayaan?
@koodbuurmediaprodaction7214
@koodbuurmediaprodaction7214 Жыл бұрын
sheekh khadar cabdilaahi badeed yaa inadro guyoobenimo
@Binaase
@Binaase Жыл бұрын
Waxani waa RIBO
@qanciyeyare8785
@qanciyeyare8785 Жыл бұрын
Fikirkeyga makula shirkoobi karaa barnaamij shaqo ah ra'yigeeda hadaan la imaado
@sdinim8695
@sdinim8695 Жыл бұрын
I thought interest was xaaran yet they are still charging you interest in different way.
@adamsaciid4919
@adamsaciid4919 Жыл бұрын
halkay interest kaga jirta ma arko aniguye
@husseingullet3524
@husseingullet3524 Жыл бұрын
Ribo ayaa kaqataan dadka ingabadan banking gaalada
@moe895
@moe895 Жыл бұрын
Asc cabdisalaan hariyow weydii iney bank gooda interested ama Ribo maleeyihiin waa suaashas baa u muhiimsan waydii Ribo hadeey leedihiin qayr mallahan iyaguna waxay noqonayaan xaaraan cun dadkana xaaraan bey galinayaan i hope they dont have ribo waxan rajeynayaan ineysan ribo lahayn laakiin helmer lasaarto faaiido one time fee iney ka faaiidaan insha alaah 🥰
@SamiraIge
@SamiraIge Жыл бұрын
Khasab faaido way jirtaa lkn magac aan ahayn ribo ayay u bixinayaan. Marna ha moodin inta lacag lagu amaahiyo inaan lacag la korsaaranayn
@whatshappening3474
@whatshappening3474 Жыл бұрын
Walaal malaha ayaga ayaba sharaxay oo shuraako ama share iyaguna lacagta ay kenayan adna caqligi iyo xooggi ad keene
@mahadguray4241
@mahadguray4241 Жыл бұрын
Waar wareye ma naga hubtaa inay maalgalinayaan
@mnn5983
@mnn5983 Жыл бұрын
Guri islaan gedis leey ahay dhistay yaa iibsanaayo cajaaib walba Somalia waad ku arkaaysaa kkkkk
@regularwarya
@regularwarya Жыл бұрын
Muqdisha iyo Hargeysa magaalo uma dhaxayso waa in ay sidaa u wada shaqeeyaan oo wixii Xamar ja hirgalaa Hargeysana ka hirgalaan oo laga ilaaliyaa caadifad raqiis ah iyo siyaasad. Premier Bank iyo Salaam Bank ,Telesom sida ay Hargeysa oga hawlgalaan waa in Dahabshiilna Xamar hawlihiisa oga fulaan.
@yayajama1111
@yayajama1111 Жыл бұрын
Sxb premier bank iyo salaam bank ma rer konfur ah ba led mise rer waqooyi dababshil wa rer waqooyi wan garanaya lkn labadan bank so rer konfur maleh
@regularwarya
@regularwarya Жыл бұрын
@@yayajama1111 Oo yaa jaloo yeelan lahaa😂😂😂 Dee qoraalka aqri … Shirkadaha Reer Muqdisho aadbay oga hawl-galaan Hargeysa Dahabshiil hadda ayuu mashruucii u horreeyay fulinayaa.
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Muraabo xona mijirto ee waa ribo
@saidrooble5076
@saidrooble5076 Жыл бұрын
Asc War walaalow waa diin waxa and kahadlaysid culumadu way kahadashay ee diinta soobaro
@shabeel7467
@shabeel7467 Жыл бұрын
Cabdisalaamow bal waxaad ninkan weydiisaa ama kuwa kale ee aad waraysan doonto in af Somali ama Engrisi uu kuugu sheego MURAABAXA, waa kalmad Carabiya oo micneheedu yahay AL RIBX ama faaiido isna taas ayuu ka warwareegayaa waxa uu kugu waali muraabaxa waar af Somali ku sheeg weligood kuu sheegimayaan liano bankiyada Islamiga ay ku sheegaan waa wax cusub oo 30 ilaa 40 jira ah waxayna la mid yihiin kuwa kale ee caadiga ah ama conventional banks. Waxa kale oo aad weydiisaa, bankiyada caalamka ee faaiidada qaata ma macaamishaan, lacagta ma dhigataan, lacag maka amaahataan oo ay ugu dhawdahay Jibouti iyo Itoobiya iyo Kenya ta kale waxaad weydiisaa ma isticmaashaan oo ma u hogan santihiin amarada caalamka ay saaraan world bank iyo IMF oo haga nidaamka lacagaha caalamka ta kale waxaad weydiisaa, nidaamka SWIFT ee Maraykanku xukumo ma isticmaashaan liano nidaamka Maraykanku waa ribawi markaa meel rib jirta miyaad lacagta marisaa? suaalaha aan kor qoray bankiyada Islamiga sheegtaa kama jawaabi karaan liano nidaamkii hore ayey inoo turjumeen waxa bankiyadan sameeyeey niman khaliijiyiin ah markii 70naad kii saliida sicirkeedu kor u kacay ee lacagta heleen iyo niman Malaysian ah. Dahabshiil iyo Telesom caalamka oo dhan ayey furuuc ku leeyihiin lacagta ayey bankiyadooda dhigtaan ka amaahdaan marka ay maqlaan Somaliland bankiyo caalamiya ayaa imanaya waxay odhanayaan waa xaaraan waa ribo oo adeer sowdiga caalamka kula macaamila ma markay Somaliland yimaadaan ayey xaaraan noqdaan.
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 Жыл бұрын
Bal ninkan dhagaysta ma carrab ayuu u sheekaynayaa,tusaale muraabaxo,musaanaco,mudaalibo ku Dara inta kle wadanka somaliyed waxaa qabsaday wahaabiyo sacudi carabiya inoo soi diray
@awaleahmed6694
@awaleahmed6694 Жыл бұрын
Maxaad ka sugeysaa.. ereyo af-ingiriis ah saw maaha... installment... co-operation ..economics... banking systems. Dib u raadraac sooyaalkaaga iyo siiyaalkaaga. عبدالرزاق احمد
@hamdimaalim4022
@hamdimaalim4022 Жыл бұрын
M.allah guul i.a
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 Жыл бұрын
MYA wlo waxaa looga baahnaa inuu afkeena hooyo wax inoogu sheego
@kamalhussein5603
@kamalhussein5603 9 ай бұрын
​@hibohilwa124wasaxan tahay laakiin dadkeyga luuqad ay igu fahmayaan bayleeyin carabi mayaqaanan okey
@gabilaaygaabii3098
@gabilaaygaabii3098 Жыл бұрын
Bangiyada somaliland waa wada riboolayaal
@AhmedIbrahim-zz1sh
@AhmedIbrahim-zz1sh Жыл бұрын
Waxaas uu ninkaasi shubayo oo dhan oo magaca wanaagsan loo sameeyey, waa farsamo tuuga nimo ah oo dadka, xoolahooda lagu dhaco. Bangiyada dalka ka jiraa baahida qofka ayey si toosa uga macaashaan, mar wlabana iyaga uunbaa dantooda ka fekera, marnaba qofka macmiilka ah Dani waxan uguma jirto. Dul saar aanu qofku marnaba awoodin ayey saaraan.
@suldaandaamiri1804
@suldaandaamiri1804 Жыл бұрын
Islamic Financial instrument (IFIs) weeyan soomali laguma hayee adigu maxaad doonaysaa aduunyada waa lagu dhaafe haddaad soomali nahaye.
@xogtadunidaofficial4479
@xogtadunidaofficial4479 Жыл бұрын
Tuugti wadaad nimada dadka ku khaldaayey Waar ribo caadiya islaam shaqo kuma laha
@ahmedhussein1774
@ahmedhussein1774 Жыл бұрын
Mansha allah
Mohammad bin Salman: Prince With Two Faces
54:00
Show Me the World
Рет қаралды 2,9 МЛН
Кадр сыртындағы қызықтар | Келінжан
00:16
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 13 МЛН
Tababarahii caalamiga ahaa ee Jaamac Karaaciin oo geeljire noqday.
40:26
Salaam Bank Djibouti History Documentary Directed by Ibrahim Eagle
32:24
Noocyada kala duwan ee Ragga Soomaalida (FULL)
21:38
Bartamaha
Рет қаралды 85 М.
Barnaamijka Hereri iyo America Qaybtii Todobaad
53:02
Universal Somali TV
Рет қаралды 15 М.
Кадр сыртындағы қызықтар | Келінжан
00:16