NORMAL LIFE IN SOMALIA PART FOUR|| NOLOSHA CAADIGA EE SOMALIA QEYBTA AFARAD ||

  Рет қаралды 114,673

Ismahan Dahir

Ismahan Dahir

3 жыл бұрын

Пікірлер: 570
@ismahandahir3704
@ismahandahir3704 3 жыл бұрын
Ramadaan Mubaarik Sxbiyaal Qeeybta 4aad ina Ka Heshena Rajeyna part 5 waxa Ka Dhigan doonna Afurka Xaafada insha Allah
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 3 жыл бұрын
Saasa kaa rabaa abaayo plz afurka dhan iyo suxuurta kuli nala wadaag 💝💝💝💝 waa nagu socdaan muuqaalada
@princessamalinda5617
@princessamalinda5617 3 жыл бұрын
ramadan mubrk isman abyo thnkz
@bashiirahmett5881
@bashiirahmett5881 3 жыл бұрын
@Ismahan Dahir baaye anigu decumentary ga ayan kabaranayaa
@Nafteedauroon
@Nafteedauroon 3 жыл бұрын
Badar wareejis dad bdnaaa xasuus galisay aqligaa ku aliftay alaha kuu dhowro abyo
@ciisexayaata1680
@ciisexayaata1680 3 жыл бұрын
Insha allah abaayo
@rahmaaay8642
@rahmaaay8642 3 жыл бұрын
Inantan Muuqalada Ay Soo Gudbiso Saan uga Helayba Meesha Gabadh Baan Dhex Dhigty 😅 Ramadan Kareem intii Qoraalkayga Argta ❤🙌
@hayaatdiamond2200
@hayaatdiamond2200 3 жыл бұрын
Ramdaan Mubarak abaayo Wlhi kumid baan ahay quruxdo ayaaba jirin wax loodhigaa masha allh waan raadiyaa inaa lasoo galiyay iyo inkale 😁❤️
@boqoradainaciire7741
@boqoradainaciire7741 3 жыл бұрын
Ramadan xliwaaa
@daleys_jr1794
@daleys_jr1794 3 жыл бұрын
Ramadan Mubarak walalo
@ismahaanmohamed1605
@ismahaanmohamed1605 3 жыл бұрын
Ramadan kariim ❤❤❤💖💖💖
@habiborage8201
@habiborage8201 2 жыл бұрын
Ydydueir8e7d6d8e7yryeìys7rycydu
@isse_mohamet
@isse_mohamet 3 жыл бұрын
Inta kutaxan Party 1 ilaa Party 4 sideeda cama like Isaara
@mohamedosmaan3220
@mohamedosmaan3220 3 жыл бұрын
Fikrada,Duubista muuqaalka iyo Habeynta qofkii ka shaqeeyay Waa Qof aqoon iyo fikrad ilaahey uu siiyay. Ismahaan Daahir waan hubaa inaa tahay qofka ka dambeeya muuqalada quruxda badan Waan kuugu Hambalyeenayaa Talaabada aad qaado mar walba.
@farhaanaliab1469
@farhaanaliab1469 3 жыл бұрын
Or NHL
@naagnool1416
@naagnool1416 3 жыл бұрын
Gacan dahab baa layidhaah camerada way ku heysataa 😁m.a
@fatimamoha9876
@fatimamoha9876 3 жыл бұрын
Ramadan ka inta lagu jiro aan 100k gaarsiino gabadheena wey uqalantahe. Ramadan Mubarak to all muslims❤🤍💙
@filsanmohamed1763
@filsanmohamed1763 3 жыл бұрын
Woow alla muufo iyo maraq uxiisay wlhi masha allh video qurux badan waaye ismahan salaam from Egypt Ramadan mubarak 🥰
@himmatwala4092
@himmatwala4092 2 жыл бұрын
Love from India ❤️🧡💛💚💙💜🇮🇳
@jafarally55
@jafarally55 3 жыл бұрын
I'm watching this video on the first of ramadhan 2021. Ramadhan mubarak to all of you.
@hanuuzmaxamuud808
@hanuuzmaxamuud808 3 жыл бұрын
Ma wlh muqalkan runtii aad ayaan ugu helay inta ilamada ah 👈farta hatagto 😘😘
@suheylasiman3823
@suheylasiman3823 3 жыл бұрын
Farta tan ma ahan wll 😂😂😂👆 👈tan waye🙈
@humzaabdirazak2934
@humzaabdirazak2934 3 жыл бұрын
@@suheylasiman3823 hhhbb
@Abusufiyan_____4
@Abusufiyan_____4 3 жыл бұрын
Farta🤣🤣🤣
@hanuuzmaxamuud808
@hanuuzmaxamuud808 3 жыл бұрын
Wey iga qaldantay sorry🙏🙏
@suheylasiman3823
@suheylasiman3823 3 жыл бұрын
@@hanuuzmaxamuud808 hanuzey sxpy fartaan meesha kaleexi badal 😂😂😂👆👈 tan kadhig
@aaaminosheikhmohammed7891
@aaaminosheikhmohammed7891 3 жыл бұрын
mash allah my cousin ismahan Ramadan Mubarak all muslim
@maymaosman2338
@maymaosman2338 3 жыл бұрын
Muqalkan marku iso dhacay horan kaso orday ya ila sugaayay part4
@fowziaabdi6097
@fowziaabdi6097 3 жыл бұрын
Milyan like kuu saary maashalah maashalah tabaarakakah
@kousar1233
@kousar1233 3 жыл бұрын
This give me lizziqi vibes. We all love you ismahan. You are representing Somalia the best way possible. Keep going hunno
@nimcoqaalic9065
@nimcoqaalic9065 3 жыл бұрын
😭😭😭wlh wan oyaa marwalban dhulkayga arko hiloowi an uqabo awgiis Muqdishooy mankaa kutalaa❤❤😭❤😭❤🥰🥰😍😍 😍😍😘😘😘🥰mufo tinaar iyo caloleey😋😋😋😋
@ubah81
@ubah81 3 жыл бұрын
Mashallah the food looks amazing. Everything is organic, free from chemical , even the colour looks rich and clean subhanallah. I wonder how 100% clean food teast like? I stopped eating meat 2years ago and now last week I stopped eating fish 2. I can't wait to go Somalia and teast all food including meat😋 InshaAllah. Thank u sister for sharing Somalia baraka life😚😍 Ramadan Mubarak
@suhaybaahmed4459
@suhaybaahmed4459 3 жыл бұрын
Masha allah ismahan dahir my allah bless you
@feysalali4898
@feysalali4898 3 жыл бұрын
Masha Allah, inaba cadhi ma'ahan thank you sis and Ramadan Mubarak.
@cabdulaahimaxamudmaxamud4772
@cabdulaahimaxamudmaxamud4772 3 жыл бұрын
Nolashaada kufaan Oohakaxishoon✌✌
@Kahiye
@Kahiye 3 жыл бұрын
Allahuma barik sis , you are truly wonderful woman who is proud of her country, we thank you for sharing every video which is so beneficial ❤️❤️❤️❤️❤️❤️ This channel deserves millions and more likes 👍 .
@sucaadmaxamuud5589
@sucaadmaxamuud5589 3 жыл бұрын
ماشاءالله حبيبتي اسمهان
@mohamedjama1457
@mohamedjama1457 3 жыл бұрын
Mashallah, garowe puntland baa kaa soo salamay Ramadan Kareem.
@IdilJimale
@IdilJimale 3 жыл бұрын
Masha alaha waye abaayo thanks and Ramadan Mubarak
@fadnanoor5121
@fadnanoor5121 3 жыл бұрын
Mashacala muufada Saad ugu dhiigtaay door Ayan kagooslaay
@munobilanofficial7750
@munobilanofficial7750 3 жыл бұрын
Masha allaaah hormar wacan ismahaan dahir abyo
@naimaaadamelmi9188
@naimaaadamelmi9188 3 жыл бұрын
Masha Allah abyo hore USO
@naimaabdi120
@naimaabdi120 3 жыл бұрын
Masha Allah walaashay keep going Sidaa kale ramadaan Mubarak umada soomaaliyeed oo dhan
@ismacilmuuse8827
@ismacilmuuse8827 3 жыл бұрын
Maasha allaah walaasheyda ismahaan daahir runtii aad iyo aad ayaan ugu farxaa muuqaaladaada markaan daawanaayo horumar wacan my sister allaah ha ku hafido
@barlinmahamudsabriye6471
@barlinmahamudsabriye6471 3 жыл бұрын
Waaw maansha allah Ramadan kariim
@Masum__vlogs
@Masum__vlogs 3 жыл бұрын
খুব ভালো লাগছে তোমার ভ্লগ টা আর রেসিপি টাও দারুণ
@deeqaqurux9700
@deeqaqurux9700 3 жыл бұрын
Such a beautiful video, simple life Masha’Allah.
@honeyb8907
@honeyb8907 3 жыл бұрын
MashaAllah , waxkasto sooo fresh , makes me happy to watch this wallah , brings back good memories ❤️
@maryamaaxmed8859
@maryamaaxmed8859 3 жыл бұрын
Masha allaah xabiibti waan kaa sugeynaa p5 inshaa allah RAMADAAN KARIIM
@farxiyomaxamed7838
@farxiyomaxamed7838 3 жыл бұрын
Mash Allah Muufo Tinaar Wan jeclahay wlhi Ismahan Gacan Dahab Rabi Haku Deesto Abaayo 💕💖
@nasriinacadey8920
@nasriinacadey8920 3 жыл бұрын
Masha alaahha hadii la bixin lahaa awards ama abaalmarinta sanadka waxaa siin lahaa KZfaq N0 1 ismahan dahir muqalada ugu fican muufo tinaar macsaro waa u xiisey 😍
@Munich_vlog
@Munich_vlog 3 жыл бұрын
Qofka 1 aya ahy like ii sara inta iga dambeyso👍
@miftaaxabdishakuur2928
@miftaaxabdishakuur2928 3 жыл бұрын
Masha allah xbbti xasuus wlhi
@ridwanabdirahmanibrahim9903
@ridwanabdirahmanibrahim9903 3 жыл бұрын
masha allah gacan dahab imbayde
@umaamina1885
@umaamina1885 3 жыл бұрын
Masha allaah ismahaan qurux aad uga helnay horey u soco xabiibti
@luulcawaale6209
@luulcawaale6209 3 жыл бұрын
Masha alah waxana kaa muqala shukran abyo ismahan wan ka helay wlh
@user-rn6gi7ys6o
@user-rn6gi7ys6o 3 жыл бұрын
Masha allah abayo mcn
@abdisalanaadan5113
@abdisalanaadan5113 3 жыл бұрын
Qofkii ugu horeeye ayan ahay masha allah gacmo dahabey allaha kuxafido sister hore usoco
@adamabdullahiali2054
@adamabdullahiali2054 3 жыл бұрын
Maashaa Allah. Gacma Dahab. Gacmaha Alla kaama gooyo.
@ismacilmuuse8827
@ismacilmuuse8827 3 жыл бұрын
Maasha allaah wllhi waa xasuus
@yameniboy9606
@yameniboy9606 3 жыл бұрын
Waaw m.a ismahaan horo usoco sis ramadan mubarak ✊
@seynabxuseen4444
@seynabxuseen4444 3 жыл бұрын
waaaaaaw.masha.alaaah
@hindisac7758
@hindisac7758 3 жыл бұрын
Mash Allah beautiful jazakhallah Khair abaayo happy Ramadan
@sharmakeyasinarab6180
@sharmakeyasinarab6180 3 жыл бұрын
Mashallah wa muuqaal aad u qurux badan o faaiido leh 👏👏
@shamsohussein1758
@shamsohussein1758 3 жыл бұрын
Masha Allah Abayo keep going 🇸🇴❣️
@amalxaashi1950
@amalxaashi1950 3 жыл бұрын
maashaallaah abaayo allaha caqligaada ha kuu barakeeyo
@zaynabahmed4413
@zaynabahmed4413 3 жыл бұрын
Masha allaah abayo nolashada saxda aan ku soo kornay ayaad naxusuusisay illahay ha isoo fududeyo qurbaha waan kasoo guuri rabaa insha allaah
@libinahmednoor1634
@libinahmednoor1634 3 жыл бұрын
Mashaa alaah abaayo hore u soco
@maryamadam1338
@maryamadam1338 3 жыл бұрын
Xusuus masha Allah
@farhiyohaji819
@farhiyohaji819 3 жыл бұрын
ismahaan ana cawa nasiib u yeeshy inan uso hormaro abyo alle haku dhowro aaad bn oga helay sidaa wax uso gudbinyso mshlh 🥰
@khadarbowy6204
@khadarbowy6204 3 жыл бұрын
Ismahan waxan ka codsana GUUR waan ku jclhy isuurta gali please karab halii siyo muslims 🥺
@hamdixilkas829
@hamdixilkas829 3 жыл бұрын
M a abyo aad u xiiseeyaa barnamijkaan no so badi 🤩🤩🤩😍😍
@munaali2907
@munaali2907 3 жыл бұрын
Mansha alah xasuus iyo nolol qurux badan
@jameecoshiin454
@jameecoshiin454 3 жыл бұрын
Let us make 1000000 vewers she deserved this sister.What a Great job she did it...
@user-ck6ex3nj3e
@user-ck6ex3nj3e 3 жыл бұрын
يا الله كم هي ممتعه هذه الحياه البسيطه الرائعه انا اشكرك يا ابتى ابتسام على هذا المقطع 💐💐👍
@6pack2424
@6pack2424 3 жыл бұрын
Wow waxaan ku dhihi karaa waxa tahay qof talent leh runtii dhulkii hooyo ayaa isoo xasuusisay wow
@ladanmohamed4731
@ladanmohamed4731 3 жыл бұрын
Ramadan mubarak ✨ 🙏 muqalkan malmo aya sugaye thanks wllshey ismahan daahir Allah ku Sharfo hormar wacan abyo🙏❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Muqalkan sigaar ah haloo garsiyo Abwaan daaha gaas mufo sida loo sameeyo waxa u sharaxay alfanan ismaciil aarka waatan muufadii👌👌🙏❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mohamedhassan-yc2cw
@mohamedhassan-yc2cw 3 жыл бұрын
Mashallah allaha ku xafido wlshy qaali
@sadiyavaloverahmed5068
@sadiyavaloverahmed5068 3 жыл бұрын
Thank you sis for showing us our home in somalia
@saidabdi4439
@saidabdi4439 3 жыл бұрын
Mashaallah gabadhan video geeda waan dawadaa because wax xiiso leh bay soo post garaysaa keep forward sis
@ridwanabdirahmanibrahim9903
@ridwanabdirahmanibrahim9903 3 жыл бұрын
alle haku barakeyo gacantada
@samsam1calin752
@samsam1calin752 3 жыл бұрын
Maasha allah sharafey gacantaada allah kuu barakeeyo muufo tinaar aad ayaan ujeclahay
@xilkaschannel4045
@xilkaschannel4045 3 жыл бұрын
Moofada tinaar mcn kaliya wan jeclahay ilhey ha idin barakeeyo
@ahmedyusuf1464
@ahmedyusuf1464 3 жыл бұрын
Maasha allaah Gabar nool allaha ku barakeeyo. Waqti kuma bixiyo in aan KZfaq comment ku qaro balse adiga mudan.
@fali2695
@fali2695 3 жыл бұрын
Mash allah Ramadaan mubaarik
@ismacilmohamud5263
@ismacilmohamud5263 3 жыл бұрын
Masha Allah Ramadan Mubarak 🌙
@cajabfiqi
@cajabfiqi 3 жыл бұрын
waan maqli jiray uune weligay sidaa dhamaystiran weligay umaan arag thank u that was good educational for me
@kamalali79
@kamalali79 3 жыл бұрын
Asc ramadan Kareem walaasheey qaaliga ah ismahan daahir waan ku salaamay walaasheey qaaliga ah waayo waayo ayaad isoo xasuusisay masha allah ilaah haku xafido aamin aamin aamin mar walba waxaad nalaqeebsataa fidiyowyo qurux badan guuleyso waligaa walaasheey qaaliga ah ismahan daahir
@bintuabdi3988
@bintuabdi3988 3 жыл бұрын
M. Allah xbbti ramadan mubarak 🌙
@jameecoshiin454
@jameecoshiin454 3 жыл бұрын
Maashaa alaah goormaa iigu danbeeysay noloshaan in ka badan 27 sano thanks for your hard work sister.And I like all your videos around Somalia.You are a hero and I wish You The best.......
@aminaibrow5182
@aminaibrow5182 3 жыл бұрын
Masha allah muufo tinaar yaaba heli karo cfimd igu cuna hbibt ramadan mubarak
@fathiadiriye3073
@fathiadiriye3073 3 жыл бұрын
Masha allaah, I really enjoyed watching this series of normal life in somali. Amazing 👏 👏 From 🇬🇧
@hannad879
@hannad879 3 жыл бұрын
U like it
@sf2cc998
@sf2cc998 3 жыл бұрын
Mash Allah allow gacantada kuu barakey
@zahrabeauty4083
@zahrabeauty4083 3 жыл бұрын
Mashaa alaah xasuun galay abaayo waad mahadsanthy
@araweelo8755
@araweelo8755 3 жыл бұрын
editingkaagu wa topppp
@Muslima2000
@Muslima2000 3 жыл бұрын
Masha allaah sister
@anitaabintuhirsi1162
@anitaabintuhirsi1162 3 жыл бұрын
Masha Allah wlshy hore u soco qof hool karahaa tahay gacantada allha ku barakeyo adan u jclhy muqalada so dubto
@mohamednuur5154
@mohamednuur5154 3 жыл бұрын
Masha allah great video really 👌
@ifraaxcadeey2172
@ifraaxcadeey2172 3 жыл бұрын
Masha allah Ramadan Mubarak ☪️
@hassansharkmarke4611
@hassansharkmarke4611 3 жыл бұрын
Masha Allah Naturally Organic food, Ramadan Mbarik mahadsanid isma 🙏🙏🙏👍
@maxamedcabdinuur360
@maxamedcabdinuur360 3 жыл бұрын
ماشاءالله رمضان مبارك muuqaal qurxbadan Allah hakuxafido wallal ismahan
@fali2695
@fali2695 3 жыл бұрын
Mash allah😍😍
@ambaiimaan272
@ambaiimaan272 3 жыл бұрын
Msh allh soor ku suxuro Beelo❤❤
@happyahmad9689
@happyahmad9689 3 жыл бұрын
Mashallah keep gowing xxbti
@queenaraweelo5915
@queenaraweelo5915 3 жыл бұрын
Gabadhaan kheyr allaha siiyo dhaqankeeney na xasuusisey. Mahadsanid walaashiis.
@queendahabo
@queendahabo 3 жыл бұрын
mash alaah caawa waa la iga soo hormaray
@brezzyboyabdull9042
@brezzyboyabdull9042 3 жыл бұрын
First comment mashaallah bayo hampalyo kulehy Tx madma muqalo qurux badan ad nala wadagtey😍😍
@haajiyuusuf7913
@haajiyuusuf7913 3 жыл бұрын
Mansha allah inooga dhig keep going sstr
@maaliyabintosoble2360
@maaliyabintosoble2360 3 жыл бұрын
Maasha allaah ymmmmmy
@safiyadahir807
@safiyadahir807 3 жыл бұрын
Afurka soomalia noosoogali qaabka loo diyaar garoowo thanks walaashey
@Mohamed-qt7ql
@Mohamed-qt7ql 3 жыл бұрын
beautiful masha allah
@xuriyocali3076
@xuriyocali3076 3 жыл бұрын
Masha Allah Ramadan Kareem رمضان كريم
@yasminabdullahi7915
@yasminabdullahi7915 3 жыл бұрын
Guulayso gabadhayda xusuus ayaan galay maanshaallah tabaarakallah
@Kahiye
@Kahiye 3 жыл бұрын
Ramadan Mubarak ☪️ my beautiful sister from another mother, Allahuma barik, 🤩 another exciting video abaayo my kid love ❤️ to watch your channel and it allows me to teach them the real life of our country can’t thank you enough for sharing ur wonderful experience in Mogadishu ❤️😍😍❤️❤️ you deserve a gold medal and millions of subscribers
@mudicade8633
@mudicade8633 3 жыл бұрын
keep going beautiful sis
@abuukarabdullahi3129
@abuukarabdullahi3129 3 жыл бұрын
Keep going
@abuukarabdullahi3129
@abuukarabdullahi3129 3 жыл бұрын
Ismhaan ramadaan mubrak
@gpa2892
@gpa2892 3 жыл бұрын
Thanks for this video. I am learning too much. Inshallad 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼
NORMAL LIFE IN SOMALIA (part 8) || NOLOSHA CAADIGA AH EE SOMALIYA
12:57
LOVE LETTER - POPPY PLAYTIME CHAPTER 3 | GH'S ANIMATION
00:15
Получилось у Вики?😂 #хабибка
00:14
ХАБИБ
Рет қаралды 7 МЛН
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 170 #shorts
00:27
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 517 М.
maanta iyo muuqala kale asxaabata daawasho wacan ₩
5:59
Umu Maariya
Рет қаралды 24 М.
Xaaskaaga kasoo saar ||
8:05
Moohaan Official
Рет қаралды 342 М.
DAGMADA QURUXDA BADAN EE BALCAD (Vlog )
8:13
Ismahan Dahir
Рет қаралды 8 М.
LOVE LETTER - POPPY PLAYTIME CHAPTER 3 | GH'S ANIMATION
00:15