Nuxurka Kulanka Prof Ahmed Ismail Samatar Iyo Ardayda Jamacada New Generation

  Рет қаралды 41,278

Bulsho News

Bulsho News

16 күн бұрын

Nuxurka Kulanka Prof Ahmed Ismail Samatar Iyo Ardayda Jamacada New Generation
Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
Follow bulsho television 24 hours news update channel
/ bulshonewstv
/ bulshotvnews
visit latest news Blogger tvbulsho.blogspot.com
All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Пікірлер: 109
@farhiyajama2510
@farhiyajama2510 11 күн бұрын
❤❤hori usco waad noqondontaa madaxwayne inshallah ❤qabiilna yay didkuugu celin ❤
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 11 күн бұрын
Anoo ka soo jeeda deegaanka Hargeisa, ha la doorto prof. Ahmed Ism. Samatar.
@zainabhersi7079
@zainabhersi7079 10 күн бұрын
Hargsa it is beautiful city Maanshaal
@Abdullcadee
@Abdullcadee 11 күн бұрын
we are Muslims
@bashiirtarabbi
@bashiirtarabbi 14 күн бұрын
Haa, siyaasadda Soomaalilaan way uraysaa.😂
@vipmuniir8301
@vipmuniir8301 6 күн бұрын
Lkn meelo bdn way dhanta . Fr
@cabdiraxmanxuseen8392
@cabdiraxmanxuseen8392 14 күн бұрын
Ma Qasab ku difacbaa aawey professoradiinii Beesha dhexe
@Cumarj.y
@Cumarj.y 13 күн бұрын
Oo somaliland ma besha dhexaaleh
@superfun1819
@superfun1819 12 күн бұрын
​@@Cumarj.ySomalia is one 🇸🇴🇩🇯from sanaag Somalia
@ismailhussein4875
@ismailhussein4875 13 күн бұрын
Very good well-spoken he is right Mansh Allah ❤❤❤
@ZakiHoussein-zc7zs
@ZakiHoussein-zc7zs 14 күн бұрын
Dhiigu Biyo Maha adero professeur Ahmed ismail samatar inolow ❤
@abdidegan8452
@abdidegan8452 11 күн бұрын
Dhiig bila ficiila haysa
@ZakiHoussein-zc7zs
@ZakiHoussein-zc7zs 11 күн бұрын
@abdidegan8452 je l'impression que tu mal a me comprendre patar tu et hypocrite mounafaq Mounafaq dhaley 🤣 🤣🤣 te rien pour nous
@ZakiHoussein-zc7zs
@ZakiHoussein-zc7zs 11 күн бұрын
@@abdidegan8452 alors te rien pour nous jahil jahil dhaley apprendre bien ina saada oromo🤣🤣🤣
@doog880
@doog880 12 күн бұрын
Professor ahmed waa aqoon yahen weyn oo madaxda soomalida ama somaliland ka aqoon badan waa waayo arag weyn lakin aan heysan dadku hogaamin lahaa guuleyso ahmed
@farhiyajama2510
@farhiyajama2510 11 күн бұрын
Adeer goormay dadkala duwan noqdeen dad Somaliyeed mise qabiil bad ujedaa
@mychannel-bq1mq
@mychannel-bq1mq 10 күн бұрын
Professor Horta ma soo Tukatay?
@kingsman5110
@kingsman5110 14 күн бұрын
adeer nuucan sharaf taada kawayn
@Engayub
@Engayub 9 күн бұрын
19:30 Innan kii lahaa dabadahaa ka imid Qac baa ka yeertay😂
@warfaageeddi3128
@warfaageeddi3128 14 күн бұрын
Wuxuu ku fiicnaa wasiirka arimaha dibedda.
@user-et5ij2hr9r
@user-et5ij2hr9r 12 күн бұрын
Labada madax weyne ku ficna
@user-se7tu9uo7x
@user-se7tu9uo7x 2 күн бұрын
Waa wada jaawiliin dadk su aalah wAydiiyay odayga
@abdisamadosman2437
@abdisamadosman2437 13 күн бұрын
Mxd u jarjartay qudbada way fiicnayd in full kuso galiso
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 13 күн бұрын
Inkastoy jirto Hadalkaga madmadow yari hadana Somaliland qof aqoon leh o hagaamiya ayay ubaahantahay e samaa olole si aad uhogaamiso o iskada dibadan aad ucararayso waxyar aya doorashadi kahadhe😅
@Engayub
@Engayub 9 күн бұрын
15:20 Haye oo dadkii kaloo dulmanaana😂 ayagu miyaynan xaq ulahayn in la dhagaysto😂😂😂😂
@cabdullaahiismaaciil5708
@cabdullaahiismaaciil5708 11 күн бұрын
Baxa oo hasoo noqonina! Hargeysa iyo Burco waxay idiin gooyaan baad soomaali ku keedihiin no more no less
@MaxamedEega-ci7sz
@MaxamedEega-ci7sz 9 күн бұрын
No nxs no nxst for me dani cade❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@MucadNimcan
@MucadNimcan 14 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@axmedsaciid6781
@axmedsaciid6781 9 күн бұрын
Professor nimadu noocan maaha
@farhiyajama2510
@farhiyajama2510 11 күн бұрын
Pr ogow ilahay iyo diintis kudabaq siysada dalkeena ❤dad iyo dalba waa dadwalan dadkeenu hore osoco haniyad jabin ❤
@user-gd2vf9cl6l
@user-gd2vf9cl6l 11 күн бұрын
Subxanalaah ilahay gaalo nooma keeno kana mataasu keenay
@essasuleiman1042
@essasuleiman1042 13 күн бұрын
Isku day in aad wuxuun badbaadin karo
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 12 күн бұрын
Jamal cabdi su aal fiican Ayaad waydiisay profoseerka waana dhab prof Axmed taariikhda sland.waxba kamuu qorin.
@KadarIman-vj6jn
@KadarIman-vj6jn 14 күн бұрын
Professor jinsi rag iyo dumar kabaxsan dalkan iyo dadkani uma baahna diino kala garana kuma noola dad boqolkiiba boqol Muslim ah aya ku nool shakigaga iyo waswaskagu hayskaga kaa jiraan
@josephyasid9142
@josephyasid9142 11 күн бұрын
Waa hal lkn waxa kala qaybinaya wa qabyaalad
@saidkaamil6018
@saidkaamil6018 14 күн бұрын
Marwàad kayse adaan wallle waa gabadh diyaarsan xaga aqoonta straight to the point weeyaan No jiljileec
@user-ln7dh7sk7s
@user-ln7dh7sk7s 14 күн бұрын
Qabyaladi ba na dhibtay Anna diimaha badiya ayaad la timid kkkkkkkkk
@sadiiqyare7580
@sadiiqyare7580 13 күн бұрын
Pro diinu waalama taabtaane Maxaad nagu soo kordhin hadii dhalintu codka kusiiso oo mw noqoto
@saidhassan2048
@saidhassan2048 6 күн бұрын
Mashaa abti samtar bilacaleek ruunta aya noshegtey walhi nolow sharaf aya mudantahey ralii noqo hada xuman dareyntey ee lakin hanaga amusing runta nosheeg mar walba😂
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 12 күн бұрын
Prof.waligaana sland maad difaacin.laakiin.dan baa kugu soocelisay sland
@odowaboqore249
@odowaboqore249 13 күн бұрын
Wax layidhaa nacional tv anaga waxaanu naqaanaa cnn cbs msnmbc fox news
@cabdullaahiismaaciil5708
@cabdullaahiismaaciil5708 11 күн бұрын
30 sano ood tabaashiir cunaysay maxsuulkii waa kaas
@TARBIYATALEEM
@TARBIYATALEEM 8 күн бұрын
Doqonimada adeer Axmed waxuu Maraykan ku amaanayaa inay dhisteen dad ka kala yimid qaaradaha aduunka oo kala diima ah, islamarkaa waxuu u ordayaa in Soomaalida oo hal qabiil ah oo isku diin iyo dhaqan ah uu kala qaybiyo, waa fikir xanuunsan oo cadawka u shaqaynayo
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 9 күн бұрын
State ka xalaasha ah waa ka kala diinta ah sida dab caabudud yuhuud muslim kulahaaa Ader dadku hal diin ayay leeyihiiin
@Abdullahi-oo6dr
@Abdullahi-oo6dr 13 күн бұрын
State waa kee marka
@nuuryuusufmooge4753
@nuuryuusufmooge4753 12 күн бұрын
Waa soo Lugar kani waa culmani kani
@afarah4929
@afarah4929 9 күн бұрын
Jamacada u so bartey waxey aheed dhalisha somaliland, lkn sidaas xil laguma radiyo, taas iga gaadhsiya
@abdiisseahmed4188
@abdiisseahmed4188 13 күн бұрын
This Prof. Majes wrong comparison US and secessionist Somaliland.This is wrong comparison.
@Deckmahamudshiek
@Deckmahamudshiek 10 күн бұрын
Ilaa hada ma arag PREFESSOR somaliyeed oo ka hadlayo dalka diinta haluga mamula
@abdiisseahmed4188
@abdiisseahmed4188 13 күн бұрын
Prof.Samater had been defending territorial integrity for more than 20 years but currently he supports the break up of Somalia.
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339 12 күн бұрын
Anigu maba qabo in lo dhibo snm Xilka ugu sareyo Somaliya snm wa argagixis
@maxamedxuseen4049
@maxamedxuseen4049 14 күн бұрын
Mooge muu bilbilaabine wax la arki karo ayuu qabtey ta kale distoorkaga yar ma iska celinaysa illeen dal kale oo Somaliland layira ayaad xisbi qaran iyo madaxtinimo ka rabtaaye.
@huseinabdidahir4039
@huseinabdidahir4039 10 күн бұрын
Asw .. walahay sheikh Ahmed waa runti waxa uu sheegayo aan kuso arkay wale ... waxasi wax yaala Somaliland... Hilac guulayso inshallah .. Reer Hargeysa ayan waliba ahay wale ... . Runtu waa wax fiican mashallah
@sacadbukhari6831
@sacadbukhari6831 13 күн бұрын
Dastuurka aad sidato gaalo ayaa iska leh, dalkan waa Muslim diin aan islaam ahayn ka shaqayn mayso. Ninkan wuxuu inoo muujistay waxa hoostiisa ku qarsoon baa badan, wuuna sharraxan yahay, dadkeeniina Qabyaalad, musuq iyo waxaan dantooda ahayn bay ku mashquulsan yihiin. Yaaa waduuuuuuud.
@aidenhassan5116
@aidenhassan5116 13 күн бұрын
Adeer wadanka rag ba kaadi dooda uso cabay ee waxba hadyad laysuma siinayo kalay oo raga ka maroorso ama dee Iska dud sidaadi
@maxamedcabdi9057
@maxamedcabdi9057 14 күн бұрын
Umaan bogin brofesor arinta diumaha badan eeaad sheegtay anagu hal diin oo qudha ayaanu haysanaa
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 13 күн бұрын
Been ayaaad sheegaysaa. Diin la yidhaa Reer hebel ayaa kala haysataan.
@user-xo6ob6st8c
@user-xo6ob6st8c 12 күн бұрын
meeshu waaba faaruqe aaway dadkii
@cabdijaamac8489
@cabdijaamac8489 12 күн бұрын
DOODIHII CALI KHALIIF EE XALKA AHAA MARKII LA DIIDAY, WAXAY KEENTAY WAXA MAANTA TAAGAN. DABUUBTAA PROF. AXMED SAMATARNA HADDII LA DHAGEYSAN WAAYO GARANMAAYO SIDDUU XAAL NOQON DOONO. FIKRADAHA UU WADAA WAA SAX EE ODEYGAA HALA IXTIRAAMO, SOOMAALILAND LA WADA LEEYAHAY DANTEEDA AYUU WADAA.
@Drqool-pg1qr
@Drqool-pg1qr 10 күн бұрын
Tel Aviv iyo Israel inuu tahay na maku daray
@hassanomar8696
@hassanomar8696 12 күн бұрын
Anigu Ahmef Ismail talodan ayaan u hayaa،: Go back to the USA or through back in Somalia, but please leave Somaliland immediately.
@salmahussein5007
@salmahussein5007 10 күн бұрын
Nin iskusoo noqod aaminsan weli ayaa la dhegeysanayaa
@cabdilaahi2378
@cabdilaahi2378 12 күн бұрын
G
@somalitech102
@somalitech102 13 күн бұрын
Dadka debeda kayimaadaa horta ma dad xanuunsanayaa badankodu waxad moda cuqdad iyo caadifad midhan inay kabuxdo
@user-ix2jk7yb3y
@user-ix2jk7yb3y 13 күн бұрын
99% empty hall hhh somaliland people don’t interest his debates and lectures
@josephyasid9142
@josephyasid9142 11 күн бұрын
Inta daawanysa ka badan
@user-ix2jk7yb3y
@user-ix2jk7yb3y 13 күн бұрын
why don’t you defend somaliland? That question made him mad and so angry.
@superfun1819
@superfun1819 12 күн бұрын
Nothing called somalinder 😊
@abdifatahelmi3092
@abdifatahelmi3092 12 күн бұрын
​@@superfun1819nothing called somalia
@abdidegan8452
@abdidegan8452 11 күн бұрын
Somalia ❤❤❤❤❤
@Engayub
@Engayub 9 күн бұрын
​@@abdifatahelmi3092somali ayaanu nahay. Intaa hadaa ila ogashahy alx Waxaa lagaari doonaa mar ay No du shaqeezo
@omaraden8391
@omaraden8391 11 күн бұрын
Benaale de la somaliland
@horijoogmedia
@horijoogmedia 14 күн бұрын
Somaliland prof doorta hadii aad rabtan change hadii kale sidiina fartiina eeda? Aduunka lama arag qoom sadex xusbi oo fashilmay dhagaysanaya sadexda xusbi masha ka sara dad wadanka wadi kara doorta
@mohamedSagal
@mohamedSagal 12 күн бұрын
ninkaan waxa uu bartay geopgraphy aduunkana hada waa laga il baxay oo technology GIS wax la dhaho baa labartaa oo laistimalaa marka waa prof expire ah waa iska boojaaale marba meel madaxa lagala oo samir iyo dulqaad lahayn
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 12 күн бұрын
Geo hdii lga ilbaxey tech wa lga ilbaxey 😂
@MohamedMohamedYasinJama
@MohamedMohamedYasinJama 12 күн бұрын
Goormay shardi ama wax lagu garto noqotay wadanka inuu yeesho diimo kala duwan waa aragti daciif ah taasi.
@MaxamedEega-ci7sz
@MaxamedEega-ci7sz 9 күн бұрын
Hay Hay kula haa 😂😂😂😂😂😂😂 war dani baa kaa fiican adi io somaliland baa isaaqow mxaaa isku haysaan mj baa idinka fiicn ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ mj mj mj mj mj mj mj mj mj mj mj mj mj mj mj banana waliba cumar British waliba rer mhdnimo❤❤❤❤❤
@MaxamedEega-ci7sz
@MaxamedEega-ci7sz 9 күн бұрын
Laandheeere Laandheeere soo maihi
@ugasougaso6091
@ugasougaso6091 12 күн бұрын
Miyaanu ogayn tolow in magaaladan hargeysa gebigeeduba 30 sano ka hor jirinba
@ayanfarah2268
@ayanfarah2268 11 күн бұрын
Wu isku xaaray professor nimow ba ma nocasad ahayd
@kamalyusuf6211
@kamalyusuf6211 12 күн бұрын
Somaliland dad muruqamayba jooga Qaadka iyo Tugunimode muuse Bixi waa tuugaa ugu xunee
@fikirchannell4442
@fikirchannell4442 12 күн бұрын
Ileen waxay somalidu u heshiinlaadahay waxaa laaqaya muwadinin dalal kale! Walee in aay somalidu toosto waa waajib
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 12 күн бұрын
Diimaha badan?????😂 waxba jira
@maxamedthanks3788
@maxamedthanks3788 13 күн бұрын
Haldoorke isma dhaanto ayaa isku camiray dalkuse rag d'a walba ah ayuu leeyahay irbad cilmi aan keenin ama aan maati aqli nooleya kaan keenin wuxuu samaysatay muuqal iyo magacyo isagu iigu yeedha yidhi dalxiise weeyi waxa nolol dadka wakhti hore iyo hada mid sax loo sameeyay ma qiro isna maalin qayb kama mid ahayn waana nin dadkan qiimo uhayn nin American inuu yahay sheegta ninkan Mar haduuna dalkan iyo dadkan kafaanayo maan garan waxa ku naanabiyay
@odowaboqore249
@odowaboqore249 13 күн бұрын
Qolka qayta dumarka waxaad moodaa inuu madhanyahay
@rayanmustafe5473
@rayanmustafe5473 14 күн бұрын
Markaa ma dastuurka aad sidato ayaad doonaysaa in aad Dalkan ku maamusho. qalbigana waad ku sidataa, maaha shandada oo qudha. Markuu Illaahay af kaaga kaa khashifayo waa tan oo kale.
@ahmedmohedmuuse2541
@ahmedmohedmuuse2541 12 күн бұрын
Aqligu ha ku shaqeeyo waxa uu ka hadlaayo fahan horta
@mazatoshi7501
@mazatoshi7501 13 күн бұрын
Odaygan meel uu caano geel ku Cabo fresh ah kuna xagaa baxo buu raadinayay wuuna helay, siyaasada beenta uu cayaarayo wuu isku badbaadinayaa
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 14 күн бұрын
Ninkan professors ka sheekta wuu hadlayaa uun laakiin WAX FICIL AH LAGAMA HAYO(MAKHSIN YAROO MCH AH KAMUU DHISIN GAYIGA SOMALILAND
@KhalidDahir-qg2kd
@KhalidDahir-qg2kd 13 күн бұрын
Ma mid utaala taasi imika
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 13 күн бұрын
​@@KhalidDahir-qg2kd😂😂😂😅
@HRU2100
@HRU2100 13 күн бұрын
PROF. AXMED ISMACIIL 0+0=0 WAX AQOONA MALAHAN WAA QABYAALADEYSTE AAN WAXBA SOO KORDHINEYN TAASNA GAAR UMA AHA ISAGA SOOMAALI AYUU LA QABAA....
@Jamal.145
@Jamal.145 13 күн бұрын
War ninkaan Umadda halaga qabto waa cilmaani diin laawe ah! Bal dhagaysta wuxu ku hadlayo deegaan iyo dad Muslim ah intuu u yimid ayuu leeyahay Qaran waxaa lagu gartaa inuu diimo kala duwan leeyahay😡😡😡😡
@abdiisseahmed4188
@abdiisseahmed4188 13 күн бұрын
Prof. Samater has no character to be the President semi-defacto secessionist Somaliland.
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339 12 күн бұрын
ahmed ismail Şamatar wa adiga hesta aun wax dhama ma helnay after siyad bare diinta kugu yar morayan ba tahaye daa mootida
@ahmedsouleiman2137
@ahmedsouleiman2137 14 күн бұрын
Future président of somaliland aqonti o Qof ah
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 13 күн бұрын
Kuwani miyaa arday ah? Waa dad dhigta jaamacad been ah kkk
@mychannel-bq1mq
@mychannel-bq1mq 10 күн бұрын
Ninkani wixii ilaaway Inay maraykanku ay dhisteen dad sidiisoo kale oo aqoon yahano sheegta Balse isagu aqoontiisu Waxay dhaafi wayday dhaliil iyo 56 koton dal baan tagay iyo aflagaado waar dadka waxaad u sheegtay Inaan musharax tahay oo aad rabto inaad wax ku so kordhiso Ee ma aha inaad cay iyo calaacal la soo hor istaagto Mida kale you can’t be a leader even your knowledge can’t lead you respect to others and control int your. Words. For the last 30 years you are insulting and against to Somaliland and now you still against them so plz leave our Somaliland we are happy they way it’s even if there is nothing we are happy so go to your church
@mawlid7260
@mawlid7260 12 күн бұрын
Runtu way Qadhaadhay wlahi 1991 wixi lagu heshiiyey ma aha inana tuugo u sacab tuno Ilahypa deeqda lehe ninka aan doorano
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 13 күн бұрын
Muxuu difaacaa? Kkkkkk Hadii ay cadaanku sheegeen wax run ah,ma been sheegbaaa? Proffku ma beenin karo wax ay baadheen dad la hubo waxa ay sheegayaan. Saa aduunka ayaa qaata waxa uu sheego Proffku. Wax been ah ma sheegikaro.
@abdiqaniahmed9440
@abdiqaniahmed9440 13 күн бұрын
Afkaygow qani baatahee Qoladaad la dhalataa Iyagoon ku aqoon Hadana ku qoonsanaayee Sida uu u balaadhan yahay afsomaligu iyo sidaan somalidu u adeegsan waa laba aan isku dhawayn 😮
@superfun1819
@superfun1819 12 күн бұрын
Huuhaa huuhaa 😂😂😂😂 Nothing called somalinder
@mohamedSagal
@mohamedSagal 12 күн бұрын
ninkaan waxa uu bartay geopgraphy aduunkana hada waa laga il baxay oo technology GIS wax la dhaho baa labartaa oo laistimalaa marka waa prof expire ah waa iska boojaaale marba meel madaxa lagala oo samir iyo dulqaad lahayn
In Honour of Dr.Hussain “Tanzani” Adam and Prof. Said Samatar. Somali week Day 7
2:18:47
Kayd Somali Arts and Culture
Рет қаралды 125 М.
Homemade Professional Spy Trick To Unlock A Phone 🔍
00:55
Crafty Champions
Рет қаралды 58 МЛН
Каха ограбил банк
01:00
К-Media
Рет қаралды 10 МЛН
FOOLED THE GUARD🤢
00:54
INO
Рет қаралды 62 МЛН
🌊Насколько Глубокий Океан ? #shorts
00:42
African Development for African People: Prof. Abdi Ismail Samatar
36:26
DAD East Africa Association
Рет қаралды 23 М.
Wareysi Prof.Ahmed I Samatar
41:44
Dalmaronline
Рет қаралды 29 М.
Putin receives lavish welcome in North Korea
2:25
The Times and The Sunday Times
Рет қаралды 544 М.
DOOD-ABUUR || Prof Axmed Ismaaciil Samatar. Q/2aad
56:08
MM Somali TV
Рет қаралды 80 М.
Homemade Professional Spy Trick To Unlock A Phone 🔍
00:55
Crafty Champions
Рет қаралды 58 МЛН