Shaamil Basayev | Libaaxii Qowqaz ee Ruushka Dhuunta U Galay |

  Рет қаралды 92,599

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

Waqti caruurteena la baro taariikhda qaramada midoobey Vasco da Gama iyo christopher colomas . waqti misiirkeena lagu xiray cid aanan waxbo la wadaagin …
cayrinta dhaan daban gaalle .. kadibna hal mar aan ku soo baraarugnay dadkii shalay noogula sheegay xulafo .. walaalaheen yihiin .. amnigeena sugaayaan : maslaxd noo wadaan dowlad noo dhisaayaan ciidankoodana la huwiyay sifada nabad ilaalin oo ah xaqiiqo aanan jirin
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 317
@user-nb2uj3uj9q
@user-nb2uj3uj9q 6 ай бұрын
Mahadsanid ustaad cumar inshaar waxaa tahay ninka kaliya ee cadaw iyo sokeeye i kala baray ayaa tahay 👍
@mssqarni
@mssqarni 6 ай бұрын
Sidadoo kale indhaha ayuu no kala qaaday😢❤❤❤❤❤❤
@lovermohamed3346
@lovermohamed3346 6 ай бұрын
أللهم انصر المجاهدين في فلسطين وفي اليمن وفي الصومال وفي العراق
@habiboelmo7877
@habiboelmo7877 6 ай бұрын
Somali mujahidin majoogan waa munafiqin
@user-eb3bv6bf3k
@user-eb3bv6bf3k 6 ай бұрын
اللهم أنصر المجاهدين على الحق😭🤲
@Taajiriintahada
@Taajiriintahada 6 ай бұрын
Aamiin
@fesalyasin7887
@fesalyasin7887 6 ай бұрын
Aamiin 🤲🤲🤲
@Abdulahi22222
@Abdulahi22222 6 ай бұрын
Aamin
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 6 ай бұрын
Barnamij yada ad soo jeediso waxan ad ugu hela qeebta tarikhii kha ha ee soo badii nin igaa ween oo waxbadan an kabartay 🎉🎉🎉🎉😊😊
@ShirwiChirwi-rd1rh
@ShirwiChirwi-rd1rh 6 ай бұрын
Zxp alle haku barakeyo dhalinyarada dalka joogta ma oga xaqiiqda dhabta ee jira qabyalad bay aqanan bas
@Aaziz5
@Aaziz5 6 ай бұрын
Mahadsanid Ustaad Cumar, taariikhdan dahabiga ah ee aad na bartay. Sidoo kale waxaan xusuusta Jowhar dudaayev, aad mar isana muuqaal ka samaysay🫡
@user-ug5nh9zp1o
@user-ug5nh9zp1o 6 ай бұрын
Libaaxa qowqas libaaxiii falastiin ubuucubayda yaxya siinwaar taariikh ta islaabka way qoridoontaa insha alaah
@m.i.m3420
@m.i.m3420 6 ай бұрын
جزاك الله يا استاد عمر ونشرت وكثر الله امثالك الرجل ذو همة يحي الله به الأمة. في وقت قريب ان شاء الله نرجوك اخونا الخطاب عامر سويلم
@mmk4899
@mmk4899 6 ай бұрын
Shamil basayev. Geesi aan jeclahay inaa sidiisoo kale aan noqdo asaga amiir khatab ilaahey ha uwada naxariisto
@baastoowali5038
@baastoowali5038 6 ай бұрын
1M coming soon maalmo kadib insha'Allah (Wll Cumar) geesi garab waayey Allah ku dhowro Inshaa allah
@nasramahamed8205
@nasramahamed8205 6 ай бұрын
Mashallah wll Omar wlhiy waa mawduuc muhiima mhdsnd
@UbahAhmad-gw2zi
@UbahAhmad-gw2zi 6 ай бұрын
Aamiin yaa rabii u naxariiso geesigaa islaamkaa mu jahid buu ahaa janaduu ku raxaysanayaa insha allah
@abdifitahmohamed535
@abdifitahmohamed535 6 ай бұрын
Allaha u naxariisto dhamaan mujaahidiintaa anagana dariiqooda allaha namariyo
@illyaasilyaas2639
@illyaasilyaas2639 6 ай бұрын
Miisanka xasanadka Allah hakuu saaro bararujinta umada somaliyed. Kun iyo milyan jeer Mahadsanid wllo
@abdifitahmohamed535
@abdifitahmohamed535 6 ай бұрын
Cumarow walaal allaha kaa abaal mariyo baraarujinta aad noo soo bandhigtay.
@c.samad09
@c.samad09 6 ай бұрын
Ogaansho 1M coming soon 🎉🎉🎉🎉
@godadtv3958
@godadtv3958 Ай бұрын
Omar walal aad iyo ayaad umahad santahay caqliga iyo Cimrig ALAHA kuu barakeeyo
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 6 ай бұрын
Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada soomaaliyeed meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah ha garadsiiyo nimcada Allah ku beerey iyo diintooda aamiin maanta waxaa lagu lagu heysto waa nimcada Allah ku beerey ee Allah ha ka dhigo kuwa ilaashado ee difaacdo aamiin Allah ha badbaadiyo dalka iyo dadka soomaaliyeed aamiin
@hafsaahmed5515
@hafsaahmed5515 6 ай бұрын
Ilaahay calamul islam ha xoreyo
@TahliiLAhmett
@TahliiLAhmett 6 ай бұрын
ALLAH IS ONE PROPHETT MOHAMED SCW ❤😊ALLAH IS ONE PROPHETT MOHAMED SCW ❤😊ALLAH IS ONE PROPHETT MOHAMED SCW ❤😊
@FardowsoIbrahim-xj1mi
@FardowsoIbrahim-xj1mi 6 ай бұрын
Scw
@xadaari129
@xadaari129 6 ай бұрын
mahadsanid astaad cumar taarikho badan waad noo faa idaysay ale caqliga iyo cimriga hakuu siyadiyee❤🫡🔥
@user-gi8uu8go6k
@user-gi8uu8go6k 5 күн бұрын
aboowe ale haku barakeyo noosoo tabi taariikhda geesi yaashi islaamka
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 6 ай бұрын
Shamiil pasayev mashaa allaah nin culus chechnia siliniqan nasarbayev. Aslaam maskhadov Shamiil wuxuu ku shahiiday duqayn rushuku u gaysteen oo loo marsiiyey radioga HF ka isagoo ku dalaaaya ayey gantaal ku tuureen wuuna ku shahiiday
@abdurahmanyusuf7704
@abdurahmanyusuf7704 6 ай бұрын
اللهم انصر بلادنا وبلاد المسلمين والمجاهدين غزه والفلسطين وفي كل مكان
@midnimo.jaceyl23
@midnimo.jaceyl23 6 ай бұрын
Waa mahadsantahay yaa ustaad
@hassanwais2921
@hassanwais2921 5 ай бұрын
Masha Allah walalo siida ad nola socodsiisid ariimaha calamka iyo kuma Muslim kaba dhamatood
@AbdifitahMukhtar
@AbdifitahMukhtar 6 ай бұрын
Alle ha u naxariisto Alle hanagu arsuqo dad asiga oo kale ah. Aamiin.
@user-gv1zn7er1m
@user-gv1zn7er1m 6 ай бұрын
𝐀𝐬𝐜
@marwaanyare1892
@marwaanyare1892 3 ай бұрын
Mujaahidka Alle ha unaxariisto❤❤❤
@asadahamadbarre1164
@asadahamadbarre1164 6 ай бұрын
Waamahadsantahay ustad
@QANCIYE_FILMS
@QANCIYE_FILMS 6 ай бұрын
Golden voice❤😊
@user-zv1pm1cq3f
@user-zv1pm1cq3f 6 ай бұрын
Qofka ugu horeeyey ee daawada ayan ahay ❤❤
@Somlink252
@Somlink252 6 ай бұрын
أفضل تقرير
@MaxamedQaliif-vh1ph
@MaxamedQaliif-vh1ph 6 ай бұрын
Janada Allah keeyo asiga iyo intee geesiyaasha islamka o dhan insha allah
@MawlidAkadir
@MawlidAkadir 6 ай бұрын
Mahadsanid ustaad❤
@user-jx8xo4zi4g
@user-jx8xo4zi4g 6 ай бұрын
Ma Sha allah❤❤❤❤❤❤❤
@ZeinabFarah
@ZeinabFarah 6 ай бұрын
Mahadsanid jazakallah khayr free Palestine
@lovermohamed3346
@lovermohamed3346 6 ай бұрын
Fiidhiyawgan dadkiisiii manta waa wada gaala raac nataniyaahu io abyi ahmed io baydhan wada qabo
@AroundUs-2024
@AroundUs-2024 6 ай бұрын
cumar nin aad u wanaagsan baad tahay oo geesi ah
@deeqsiad8880
@deeqsiad8880 6 ай бұрын
Ilaahay hakaa ajar siiyo maanta kahor mamaqal Mida kale qabyaalada kasoo hadal iyoidii loo midee lahaay bulsha weynta soomaaliyeed
@MohamedOmar-oo8yd
@MohamedOmar-oo8yd 2 ай бұрын
Jazzaka llahu wll
@Maahirzayinmaahirzayin
@Maahirzayinmaahirzayin 6 ай бұрын
Alle ha unaxariisto shaamil baasayeef
@abdinasirmohamed7342
@abdinasirmohamed7342 6 ай бұрын
Asc cumar inshaar legendary cod noo soo badi geesiyaasha islaamed ee ay galbeedku naga qariyeen in shaallah ❤❤
@wadani9971
@wadani9971 6 ай бұрын
Muslimiinta ugu Adag caalamka waa Chechnya & Afghanistan 🇦🇫 waxa soo raaco waa yemen 🇾🇪
@mataantigey6334
@mataantigey6334 6 ай бұрын
Allah haw naxariisto Halyeey S/Guuto Shaamil soloomamvich basayev muddo 7 bilood ah 1998 waxa uu Noqday Reiisal wasaaraha wadanka Chechen
@Deeqfaarax1
@Deeqfaarax1 6 ай бұрын
KU SALI NABI MAXMED CSW ❤❤
@user-lc9wi6zy8p
@user-lc9wi6zy8p 4 ай бұрын
Allaha unaxariisto Shaamil Basayev iyo Dzoghar Dudayev
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 6 ай бұрын
CUMAROOW BARAKOOW. Aadbaan u jeclahay reer Shiishaan welibana raggaas waan la noolaaday waa rag aad magaca rag ku tilmaami karto. Ha u joojin eeyaha maskaxda laga nijaaseeyay ee QM u aamminsan beesha caalamka.
@habiboelmo7877
@habiboelmo7877 6 ай бұрын
Dadki islamka jihaadka haday maqlan way kacararan aniga kuwa somalia joogo jihaad mahan woxoda waa Somali dhameyn
@abdallamahamoud3590
@abdallamahamoud3590 6 ай бұрын
Aad iyo aad
@Maandhoore
@Maandhoore 5 ай бұрын
Jihaadka waxa dadka nacsiiyay waa khawaarijta aduunka nala yaaban
@axmedcumar3718
@axmedcumar3718 2 ай бұрын
THANKS CUMAR ISHAAR
@xarbisiin880
@xarbisiin880 6 ай бұрын
Macalin nooso badi taariiqda islaamka sidaan ookale ah
@hasandaahir309
@hasandaahir309 6 ай бұрын
nin ka gaal la tashada god madaw ayuu ku dhacay aakhiro iyo aduun ba gaal ku isagaa talo u baahan Allah abuurtay in uu caabudo ayaa loogu yeedhaya wax kale inagama dhaxayn karaan
@mascudsheikh7033
@mascudsheikh7033 6 ай бұрын
I will start creating his documentary wooow
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 6 ай бұрын
Allaw u naxariiso Halyayga
@fiidowmrk
@fiidowmrk 6 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 6 ай бұрын
Muslimiintu waa markay ugu badnaayeen manta lkn dulinimo iyo doqonimo ayay isku darsadeen
@mohamedabdi5963
@mohamedabdi5963 6 ай бұрын
Allah ha unaxariisto
@SaciidabdiYacquub
@SaciidabdiYacquub 4 күн бұрын
Tariiqdu mahiim
@historypublishers
@historypublishers 6 ай бұрын
Dope video! 💪🏿🇸🇴💪🏿
@aminsheikhassan3901
@aminsheikhassan3901 2 ай бұрын
Ilaahii saan hanaga dhigo
@abdullahiadawe5637
@abdullahiadawe5637 6 ай бұрын
Jazakalahu kheer walal
@user-nj7np5wx7s
@user-nj7np5wx7s 6 ай бұрын
Macalin ka soo hadal sheekh xassan barsane
@adanabdi2903
@adanabdi2903 6 ай бұрын
Walahay cumarow wan farxay marka dhahday kuwan waa kuwo jilicsan Alx allah islam naga dhigay
@khadarmohamed2530
@khadarmohamed2530 6 ай бұрын
Allaha u naxariisto wllken🫡
@Xasanalbana
@Xasanalbana 6 ай бұрын
رحم الله كل مجاهد جاهد في سبيل الله رحم الله شامي باسيف
@abdulqadirkutub8032
@abdulqadirkutub8032 6 ай бұрын
TAARIIQDEENA XALAASHA AH SHARAFTA LEH JIHAADKA IN AAN NAFTEENA U HURNO DIINTEENA IYO DALALKEENA AYAA NAGU FILAN HADAAN MUSLIMIIN NAHAY
@cabdikarincusman2401
@cabdikarincusman2401 6 ай бұрын
Allah ha unaxriisto, qaalid bin waliidka casriga aan noolnahay ayuu ahaa shamil basayev
@yousufbakoshe
@yousufbakoshe 6 ай бұрын
🎉 Duudaayeef warbixin ka soo diyaari Waad mahadsani
@KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt
@KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt 6 ай бұрын
Mahadsanid omar inshaar allaha caqliga haku barakeyo wll
@aliharedali4562
@aliharedali4562 6 ай бұрын
جزاك الله خيرا
@abdirahman125
@abdirahman125 6 ай бұрын
Malclom x ,al.xajji shabah waa role model kayg ninkaas waan jeclahy , xigmadihiisa
@shijo2055
@shijo2055 6 ай бұрын
اللهم فرج الاسلام والمسلمين والمسلمات 🤲🏼
@user-zf4pq8kn5x
@user-zf4pq8kn5x 6 ай бұрын
Ustaas ka soo hadal shiiq xasan barsane
@xariirmaxamed1111
@xariirmaxamed1111 6 ай бұрын
اللهم اعز الاسلام والمسلمين
@ASAD-988
@ASAD-988 6 ай бұрын
WLLKAY UMAR ISHAAR ANIGA TAGEERAHAAGA KUWA UGU HOREYA AYAAN AHAY SXB INKASTOO BARYAHAN XOOG S/LAND UGU DHALIISHAY JANALKA WAXAAN FILAYAA CAASIMADEENII JIGJIGA INAAD WAX KATIRAAH WAXA KASOCDA IYAGOO AH DAD 100% ISLAM AH WAXA LALA SOO DOONTAY
@iam_hearbroken1960
@iam_hearbroken1960 6 ай бұрын
1M COMING SOON❤
@HousseinMoussa-xj4cb
@HousseinMoussa-xj4cb 3 ай бұрын
Allah haka jazaisiyo
@mohamedharounn
@mohamedharounn 6 ай бұрын
Thanks ustaad balse somalidu waa dad dhagaysiga ku fiican iyo cadiifada balse waa inta ay maqlayaan odhaahaha afka dhiirigaliyaa kasoo baxaya markaa alle dhaqan galinta hayna baro ❤
@abdirasakaden980
@abdirasakaden980 5 ай бұрын
aaamiin aamiin
@salmaancali495
@salmaancali495 6 ай бұрын
Masha Allah
@abdiasismohamed1437
@abdiasismohamed1437 6 ай бұрын
Soonadi tariikhahan oo kale ❤❤❤
@Bullale6
@Bullale6 6 ай бұрын
Allaha ya raximu Raaximiil. Taariikhda Baal dahab ah ayuu ka galey Shaamil Basayev.
@cabdimajiidhussein6082
@cabdimajiidhussein6082 6 ай бұрын
Waxa ilaahay mahad ugu sugnaantay Inaanay haayada guumaystahaa ee UNESCO aanay waxba isoo Barin macnihii manhah ay gacanta la gashay... Waxaan wax Ku bartay iskuuladii islaamiga ahaa ee مدارس البحرين oo lagu dhigi jiray manaahij islaamiya oo markii danbe sidii loola dagaalamayay UNESCO manhajkeeda lagu qasbay...
@Yaasirofficial-dv7jb
@Yaasirofficial-dv7jb 6 ай бұрын
Nabiga aan ku salino scs❤❤
@user-ur2gd8ic1r
@user-ur2gd8ic1r 6 ай бұрын
Rasuulka ❤❤❤ n nd scw kusali nabiga scw kusali nabiga scw
@dr.hassansalli8483
@dr.hassansalli8483 6 ай бұрын
Mahadsanid ustaad, muqaal qiimo badan waqtibadan lagalshay 🙏🙏
@user-qm2pt2ov9w
@user-qm2pt2ov9w 6 ай бұрын
Geesi sidiisuba waa geesi 😢😢😢Ustaad
@barroofficialchannel596
@barroofficialchannel596 6 ай бұрын
Asc ustaadii wlhi waxaad tahay qofka Maanta loo baahanyay ayaa tahay waan kuu cudur daarayaa qalad Waliba kaa dhacdo waayo bani Aadan ayaad tahay haddii aan awoodi lahaa madaxweynaha muslimiinta Ayaan kaa dhigi laha falastiina waan kula xoreyn lahaa lkn waxaan ku leeyahay siiwad faafinta wax Waliba oo daruuri ah 1M SUBSCRIBERS COMING SOON
@nuurmacoow3523
@nuurmacoow3523 6 ай бұрын
Beenaale SHABAB cida ubaahan waa ayo cawaan miyaad namooday
@Shamuuri_official393
@Shamuuri_official393 6 ай бұрын
Anaa daawaday filim rush ah shamil iyo ciidamiisa kuwa ruushka jaf ka dhigaayo
@dekaadar9636
@dekaadar9636 6 ай бұрын
SubhaAllah
@jalaalmedia
@jalaalmedia 6 ай бұрын
📌 أمضي إلى المعنى أجد اللاشيئ مرتميا أمامي !!
@user-ew4kx5ix4h
@user-ew4kx5ix4h 6 ай бұрын
الله يجزاك خير ويطول بعمرك ويكثر امثالك
@ismalure-25
@ismalure-25 6 ай бұрын
Muslimiinta maxaa halyeeyo taarikh reebay soo maray dhamaantood Rabbi ha unaxariisto
@wardiliverpool8525
@wardiliverpool8525 6 ай бұрын
Aamiin yaa rabbi
@najiip___neto
@najiip___neto 19 күн бұрын
Ibn al-Khattab" kaso hadal ustaad waxa arky kuwo ku tilmamyo argagaxiso inu ahaa❤
@abdirahmanabdinur2892
@abdirahmanabdinur2892 3 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@CabdicasiisCabdicasiismu-if1qw
@CabdicasiisCabdicasiismu-if1qw 6 ай бұрын
بل فعل مناسب بالفيديو
@zoora5
@zoora5 6 ай бұрын
ONlf soomali galbeed taariikhdeeda kasoo sheeeke plz
@user-jb3un6zv8h
@user-jb3un6zv8h 6 ай бұрын
Shaamil basayeef😢😢😢😢😢
@aadancambe7079
@aadancambe7079 6 ай бұрын
allaahuakbar ❤
@user-il4rj1lr6r
@user-il4rj1lr6r 6 ай бұрын
Ma sha allah wll xaqiiqda Ayan ka hada shay omar iishaar
@abdikadirwarsame7152
@abdikadirwarsame7152 6 ай бұрын
Masha ALLAH saxiib tariiqda Muslim Waa wax tarka umada somalida Somali Waa Muslim
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 201 МЛН
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 129 МЛН
Iron Chin ✅ Isaih made this look too easy
00:13
Power Slap
Рет қаралды 35 МЛН
Galka Baarista: Qorshaha Al-Shabaab ee duulaanka Itoobiya
19:19
VOA Somali
Рет қаралды 98 М.
Ramadan Bin Putin | Canuga Putin ee kabaha ka weyn xiran .
11:15
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 201 МЛН