No video

Amina Ugbad ! Fowsia Ayaniita Najiib iyo Aniga Lahjad War Tolow Ya isku Kaya Fahma 😱😅….!

  Рет қаралды 39,729

OMAR OFFICIAL 47

OMAR OFFICIAL 47

2 ай бұрын

Пікірлер: 112
@OMARKA275
@OMARKA275 2 ай бұрын
My Instagram Guys instagram.com/omar_mowlid_?igsh=MTJrYWZrMGM5cGQ5dA%3D%3D&
@AminoAadan-sz7jl
@AminoAadan-sz7jl 2 ай бұрын
❤❤
@MuniiraAadan
@MuniiraAadan 2 ай бұрын
Sry instigaram ma isticmaaalo
@sagalahmed9900
@sagalahmed9900 2 ай бұрын
Part two so sameeya indeer ku so dar nafiisa ilkacas pls
@msscaato81
@msscaato81 2 ай бұрын
Wiilasheena ❤❤❤najiib ❤omer❤from berbera somaliland
@HindaIsmaaciil-wj2nn
@HindaIsmaaciil-wj2nn 2 ай бұрын
Berbera waameelaan jecelahy lkze weligy ma arkin😊
@xmdusha
@xmdusha 2 ай бұрын
Omar iyo najiib salan sare wiilasheena❤
@umumucaad6196
@umumucaad6196 2 ай бұрын
Mashallah omar 100hambalyo
@BARNAAMIJKAWACYI
@BARNAAMIJKAWACYI 2 ай бұрын
Keep going my brother omar
@ASADHHAJIYOW
@ASADHHAJIYOW 2 ай бұрын
Kusali Nabi Mohamed 🎉
@radwayar9182
@radwayar9182 2 ай бұрын
Omar iyo najiip waan idin salaamay Wiilashayadii
@namuush
@namuush 2 ай бұрын
Hablahana haka reebin salanta 😊
@radwayar9182
@radwayar9182 2 ай бұрын
@@namuush hye wll
@kaltunkaafiya
@kaltunkaafiya 2 ай бұрын
Ciin ciin waa Booc booc 😂😂😂
@user-ze6zx8yu1g
@user-ze6zx8yu1g 2 ай бұрын
Najiib iyo cumar 2legend hore usocda❤❤❤
@SiciidAdanSiciidAdan-bu8er
@SiciidAdanSiciidAdan-bu8er 2 ай бұрын
Cumar sxb from jigjiga yar xaafadaheenii
@umalkhayrsheikh3937
@umalkhayrsheikh3937 2 ай бұрын
Mansha alah dad culus
@FowziaMaxamed-fz3go
@FowziaMaxamed-fz3go 2 ай бұрын
Tageraheygi cumar ❤
@NajmaCabdiraxmaan-po7cj
@NajmaCabdiraxmaan-po7cj 2 ай бұрын
Manshalh wll geep going from somlilnd hargeisa❤
@Sacdiyoahmed2007
@Sacdiyoahmed2007 2 ай бұрын
Cumar keep going pro
@hodanxuseensiciid5604
@hodanxuseensiciid5604 2 ай бұрын
Cumarkeenii hamblyo 100k
@Minna909
@Minna909 2 ай бұрын
Let’s go team Omar 100k coming soon 🎉
@munacumar2186
@munacumar2186 2 ай бұрын
Waan idin salamayaa wiilashayadii from burco❤
@faysajama6987
@faysajama6987 2 ай бұрын
❤❤❤❤ mansh alllh wllky qaali
@Selma_khatterr
@Selma_khatterr 2 ай бұрын
Ayaan lahjadii xataa way badalatayy 😅
@LovelyClock-tr2zw
@LovelyClock-tr2zw 2 ай бұрын
Caawa wan layaabanay😂😂
@FihiimaIbrahim672
@FihiimaIbrahim672 2 ай бұрын
Lahjada saxda ah WAA reer waqooyi
@user-jo7xg2pk2f
@user-jo7xg2pk2f 2 ай бұрын
Xaqiiqa
@AishaMahad-du3vw
@AishaMahad-du3vw 2 ай бұрын
Haa sister 😂❤
@user-xp9hm3wx1s
@user-xp9hm3wx1s 2 ай бұрын
Keep going brother 🙏
@rahmaapdilahi
@rahmaapdilahi 2 ай бұрын
Keep going pro🎉🎉
@NasraShabdulahi
@NasraShabdulahi 2 ай бұрын
Keep going pro
@user-bg8gm3oh7y
@user-bg8gm3oh7y 2 ай бұрын
Keep going cumar official ❤
@Mustafeabdalle11
@Mustafeabdalle11 2 ай бұрын
100k comming soon i.a❤
@ShamsoXasan-nb2fc
@ShamsoXasan-nb2fc 2 ай бұрын
Cumar keep going❤🎉❤
@user-wg5mr7te5k
@user-wg5mr7te5k 2 ай бұрын
Keep going ❤🎉
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 2 ай бұрын
From muqdisho gedka canaha leh ad shegesn anaga boocbooc aa dhahnaa kn biyha lgu dhurna oo msaf ad utqnan anagana duplad a dhahnaaa😊
@loveisbeautiful6494
@loveisbeautiful6494 2 ай бұрын
Booc gooni waye ciin ciin sida u sheegay uun aya xamar loogu yaqana
@user-ge8ct2qk3g
@user-ge8ct2qk3g 2 ай бұрын
Wllkey omar horey usoco bowe
@Amina_Isse
@Amina_Isse 2 ай бұрын
😂😂😂😂 dad cadiya ma thiid wlhi❤😂
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 2 ай бұрын
Hampalyo omar 100k❤🎉
@zhaadiyacabdi562
@zhaadiyacabdi562 2 ай бұрын
Wiilazhayada💚🤍❤️
@zamzammohamed8998
@zamzammohamed8998 2 ай бұрын
Guys soo badiya 😂❤
@faatimacabdiqaadir6268
@faatimacabdiqaadir6268 2 ай бұрын
Gaadga caanaha leh anagu waxaan dhahnaa booc from puntland 😅
@user-re9py3uv1d
@user-re9py3uv1d 2 ай бұрын
OmEr keep gOing
@NejlaMohmeth
@NejlaMohmeth 2 ай бұрын
Cumar wlkey mcn❤
@namelos2963
@namelos2963 2 ай бұрын
Haaye haaye😮
@KhaderXasan-os7zh
@KhaderXasan-os7zh 2 ай бұрын
M.a horay usoco gaais
@MariamRuun-gr9ki
@MariamRuun-gr9ki 2 ай бұрын
Ree puntlnd iyo ree xamark isku lahjad maba nihin 😂 aniga ree puntlnd dhexdeda ba isku lahjad ahyn😂
@user-bg8gm3oh7y
@user-bg8gm3oh7y 2 ай бұрын
From borama 😂
@Girlboss1.
@Girlboss1. 2 ай бұрын
Inamadaayadii🥰
@hamdalaahi4448
@hamdalaahi4448 2 ай бұрын
Cumar ❤❤❤❤
@MubaarigXabuun
@MubaarigXabuun 2 ай бұрын
Cumar iyo najiib wan idinsalaamay
@user-kf1do3ky5f
@user-kf1do3ky5f 2 ай бұрын
🎉100k
@Kingzayon112
@Kingzayon112 2 ай бұрын
From Amiira ❤❤❤
@AminoAadan-sz7jl
@AminoAadan-sz7jl 2 ай бұрын
❤❤❤
@MuniiraAadan
@MuniiraAadan 2 ай бұрын
😂😂😂makhsin mala garan wayna😂
@user-jo7xg2pk2f
@user-jo7xg2pk2f 2 ай бұрын
Waan idiin salamaay dhamaantii wllhy
@nuurahaybe3911
@nuurahaybe3911 2 ай бұрын
War soo badi omar hhh
@user-rb1sr5pb8f
@user-rb1sr5pb8f Ай бұрын
Wlhi waali waaye tan kuwan yaa isku dalamiyay 😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂
@xamdiClraxmaan
@xamdiClraxmaan 2 ай бұрын
Wllo cumayr
@Qoraxdi-carartay
@Qoraxdi-carartay 2 ай бұрын
Part 2 so sameya
@user-rx4ky6bh1t
@user-rx4ky6bh1t 2 ай бұрын
Mujahid cumar yare wanku salaamay inder noloshu Kuma xumayso
@user-qq6qh6wh3y
@user-qq6qh6wh3y 2 ай бұрын
Walee ayanita weye weye kulahaa hhhhhhhhh 😂😂😂
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 2 ай бұрын
Anaku reer wiqooyi hadaan nahay labada lahjadooodba wanaqazna takonfùrtana waznaqana lakiin lakiin reer koonfurku intabadan mayaqnan tàyada imika masaf iyo masaf midi Waka taha hadhuuķa lagu haadiyo midna Waka biyaha marka weeks afkayar biyaha lagu shubayo ❤❤❤❤
@MaalmoALI
@MaalmoALI 2 ай бұрын
Dubladda maa masaf dhahdiin wa igu cusubyahy tkle dadka xamar ku dhashay afsomaliga waba iskaga yaryahay wax badan ma aqonsan karaan lkn shabellada dhexe hiran galgadud kuwas ba lahjad ahan iyo somali ahanba wanagsan
@ifraahifka292
@ifraahifka292 2 ай бұрын
ayaaniita sida rer waqoyi u hadlosaa side ula socotay kuwaan😂
@suhaybalijama
@suhaybalijama 2 ай бұрын
100k ❤❤
@user-qb6be1sq9n
@user-qb6be1sq9n 2 ай бұрын
Wcs❤❤❤❤❤
@user-vm7zt5mu3v
@user-vm7zt5mu3v 2 ай бұрын
Omar,samiya ma u yeedhaan saddex iskaga dhigtan
@user-ts6rr7en6c
@user-ts6rr7en6c 2 ай бұрын
Raqay means Xamar.
@farhiaaadanmohamed2900
@farhiaaadanmohamed2900 2 ай бұрын
Ka sheeke ayaanita warkey no badalate😂😂
@sacdeaqueen927
@sacdeaqueen927 2 ай бұрын
Maila aragtay😂
@user-tv2mk1vn6z
@user-tv2mk1vn6z 2 ай бұрын
Dani
@CirroMaxamud
@CirroMaxamud 2 ай бұрын
🎉😂😂
@diamondkiiaduunka3969
@diamondkiiaduunka3969 2 ай бұрын
Booc booc from gaalkacyo😅
@user-qq6qh6wh3y
@user-qq6qh6wh3y 2 ай бұрын
😂ayanita lahjada iga sax waad bada latay miyaa rer waqoy anqatay 😂😂😂😂😂
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 2 ай бұрын
Kaa reer maba taqane kii konfurta Maha ayanita keku hadleysa
@nabaadlove6019
@nabaadlove6019 2 ай бұрын
Waa ciinciin waa ciin 😂
@lulaa1113
@lulaa1113 2 ай бұрын
Cumar raali ahaw ciin ciin maaha waa ciin halaba jeer laabin
@MohamudHaji13
@MohamudHaji13 2 ай бұрын
Dhirta caanaha leh wa badanyihin waxaaasi ugu wayn dharkaynka iyo cananada
@user-mj9tt4jb5p
@user-mj9tt4jb5p Ай бұрын
Cumarow geedka aad sheegayso budlaan waxa looga yaqaanaa tiintin
@Cawrala1100
@Cawrala1100 2 ай бұрын
Kuuleey cali banjar macneeya bal😂😭
@Dhooleey
@Dhooleey 2 ай бұрын
Ayaaniita maxa ka qaldan lahjad ay leheen iska riixosaa😂😂😂
@user-dz8le4jt6t
@user-dz8le4jt6t 2 ай бұрын
😅😅😅😅😅😅😅😅 mesha kuyabe a fadhiyaa
@Dhooleey
@Dhooleey 2 ай бұрын
@@user-dz8le4jt6t 😄😄😄 anaa kaa daran
@amaalali3153
@amaalali3153 2 ай бұрын
😂😂😂
@faysajama6987
@faysajama6987 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@kafiyahabdihakim3070
@kafiyahabdihakim3070 2 ай бұрын
Fawsiya iyo ugbaad reer bari maxaa uwaydiinwaydeen
@user-gv9xo2py4z
@user-gv9xo2py4z 2 ай бұрын
Wlhli omar dadkan ilahy anunba inawada aburay
@user-ge8ct2qk3g
@user-ge8ct2qk3g 2 ай бұрын
Ciin ciinka waxaa unaqanaa rer puntiland booc booca geedka caanaha leh
@farhiaaadanmohamed2900
@farhiaaadanmohamed2900 2 ай бұрын
Anaga xita sas ayan u naqana reer xamar
@user-sw3no4br4x
@user-sw3no4br4x 2 ай бұрын
❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂
@loveisbeautiful6494
@loveisbeautiful6494 2 ай бұрын
Ayanita maxaa rabta ciin ciin xamar sida oo cumar u sheega aya logu yaqana
@shaakirofficial
@shaakirofficial 2 ай бұрын
Ayaanita somaliland waa necebtahay😢😢🎉
@user-xi1vs4my6o
@user-xi1vs4my6o 2 ай бұрын
Ciin ciin means booc booc
@Aisha-gb7of
@Aisha-gb7of 2 ай бұрын
Waa kla laba geed wll Ciin waa gaar boocduna waagr
@AbdibasetIsmail
@AbdibasetIsmail 2 ай бұрын
Somaliland iyo putland. Deegan ahaan iyo lahjad ahaanba waa dadka isku dhaw balse meelah qaar way ku kala duwan yihiin
@user-jo7xg2pk2f
@user-jo7xg2pk2f 2 ай бұрын
Xaqiiqa putland waa jarkayagaa ❤ from Somaliland
@user-iq1rs7uk7s
@user-iq1rs7uk7s 2 ай бұрын
Soo badi
@Burco_bila
@Burco_bila 2 ай бұрын
Omar hal talo ku siinaya inader barnamijkan markad samynaysid qofka kale ereyga wuxu uyaqaano ku ixtiram o kasi soco wayo laba lahjad bay kala yihin qofkastana deegankisu wxbu uyaqana
@DeckaMohan
@DeckaMohan 2 ай бұрын
Masaf dubaalad baa uaqaanaa
@user-jo7xg2pk2f
@user-jo7xg2pk2f 2 ай бұрын
Bismilaahi maad walntiihn dubaalad waxa la shehaa faynuuska taan lagu shido ee dheexdaa lagaa geliyo 😂😂😂
@SalaadoCabdulecali
@SalaadoCabdulecali 2 ай бұрын
BoocBooc
@RayaanApdikrim
@RayaanApdikrim 2 ай бұрын
Kuwanan dawaday berkuna ima casan san uqoslayay hdan ka yelo san cml🦍
@SaaraHaji
@SaaraHaji 2 ай бұрын
Boocbooc😂 ladhahaa Ciinciin
@HamdiAli-fq2tm
@HamdiAli-fq2tm 2 ай бұрын
Boc booc ba ladha
@MubaarigXabuun
@MubaarigXabuun 2 ай бұрын
Cumar iyo najiib wan idinsalaamay
@InaAadan-cw1lq
@InaAadan-cw1lq 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@user-oq3xj4mr1g
@user-oq3xj4mr1g 2 ай бұрын
😂😂
PART (2) KULEY CALI BANJAR 😂 MAXA LA YIDHA …………?
12:29
OMAR OFFICIAL 47
Рет қаралды 16 М.
PRANK KII UGU XUMAA TEAM 27 KAGA AARSADAY WEE MATAGEEN🤮😱
18:44
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 5 МЛН
小宇宙竟然尿裤子!#小丑#家庭#搞笑
00:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 19 МЛН
EX KAADA WAC….
18:27
Aj style
Рет қаралды 33 М.
DILAAGA QARSOON
31:23
King Ceyda
Рет қаралды 339 М.
CHALLENGE ROMATIC ISKU BADALAY YES OR NO DAD BADAN OO CAAN AH
8:38
Jimea Lifestyle
Рет қаралды 26 М.
Amina Ugbaad Iyo  Manta Sir ba Fakatay……😱
8:06
OMAR OFFICIAL 47
Рет қаралды 36 М.
MAXA NAKALA QABSADEY ANIGA IYO ADNA…. | LAHJAD😂😂
12:17
OMAR OFFICIAL 47
Рет қаралды 41 М.
AMIIRA QURUX IYO ||  LAHJAD 😂 | MAXA NAKALA QABSADEY CAWAA……..!?
9:47
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 5 МЛН