“Oof-wareeno badan ayaa dhalan doona, Madaxwayne Awoodna waxba...” Xildhibaan Maxamed Abiib

  Рет қаралды 48,467

MM Somali TV

MM Somali TV

11 ай бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 168
@ayaanlemohamed779
@ayaanlemohamed779 11 ай бұрын
he builds bullet proof confidence.
@hoodo3804
@hoodo3804 11 ай бұрын
Illahay dulmiga iyo dhiiga umada ee la xalaashadey illahow naga qabooji
@sahraabshir1396
@sahraabshir1396 11 ай бұрын
🎉mansh ❤mansh Hooyadii baa wiil dhashey. Illaahey Nabad hakeeno Amiin Amiin ..
@sahroyusuf6848
@sahroyusuf6848 10 ай бұрын
Allaahu akber Dr xabiib allaah yaxfadka fidunyaa wal aakhiro jkz fataxalaahu lisaanik
@careefofficial9019
@careefofficial9019 11 ай бұрын
Si Gobaninoleh Ayaad U Hadashay XildhibaaN🙏🙏🙏
@parkhadmahamed4086
@parkhadmahamed4086 11 ай бұрын
Adiga iyo INTA KuLA GARAADKA IYO ADIGABA ILAAHAY HA DAAYO
@user-fr7jg7dm4k
@user-fr7jg7dm4k 10 ай бұрын
MnshAllh Abiib cumri deer iyo cafimaad walaal❤
@adenali8018
@adenali8018 11 ай бұрын
Hero number 1
@hoodo9260
@hoodo9260 11 ай бұрын
Nin rageed 👏
@ibnubacays8063
@ibnubacays8063 11 ай бұрын
Ina abiib waa runtii o qofa
@somalicookingculture4014
@somalicookingculture4014 11 ай бұрын
MashaAllaah tabarakallah. Run ayaad ku hadashay. Allaah subxaanahu watacaalaa dhiiga walalaha hakala qaboojiyo.
@sahroyusuf6848
@sahroyusuf6848 10 ай бұрын
Allaahuma aamiin allaahuma aamiin allaahuma aamiin jkz
@abdulraven4970
@abdulraven4970 11 ай бұрын
Adeer xisbiga wadani ninkii jilicsanaa waanu soo badelnay oofwareen yaanu idiin keenay ee somalilaneey Naga aqbala dee.
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 11 ай бұрын
Mashaa Allah afku kuma go
@Ali34388
@Ali34388 11 ай бұрын
Waa runtaa mr abiib xafidu alaah 👏👏💯💯👍
@user-mb2ob6kg8z
@user-mb2ob6kg8z 11 ай бұрын
Absolutly ina abib
@jamalsaleeban1666
@jamalsaleeban1666 11 ай бұрын
Walahi hadanu isaaq nahay xadiiis inaan dhegaysanayo ayaad mooda
@mariammouhoumedmariammahou9794
@mariammouhoumedmariammahou9794 11 ай бұрын
kkkkkkkk
@ice-cold4342
@ice-cold4342 11 ай бұрын
I think it’s time ina Abil and ina mooge to lead the nation.people like ina bixi,ina kahin,mr waarabe and mr ciiro are old and incompetent to lead us into the future
@mukhtarfidhiidhe18
@mukhtarfidhiidhe18 11 ай бұрын
Maxamed Abiib 😮
@sahroyusuf6848
@sahroyusuf6848 10 ай бұрын
Insha allaah
@hayirinspired
@hayirinspired 11 ай бұрын
12:23 waa run taasi alle haw naxariisto
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 11 ай бұрын
Dhibaatadu waa snm ee meesha halaga saaro
@adenkaliilcabdulahi9855
@adenkaliilcabdulahi9855 11 ай бұрын
Masha alah libax labax dhalay walahi madaxweyne ayuu istahilaa
@abdiahmed8992
@abdiahmed8992 11 ай бұрын
Dad aya runta ka naxa wllhi, ina abib wa nin rageed
@adamlonghill
@adamlonghill 11 ай бұрын
This is the beauty of democracy, fearless with determination in seeking justice and truth,transparency in our society. These issues are worth fighting for.
@nasturanastura4015
@nasturanastura4015 11 ай бұрын
10 nin oolamida ayaloo bahana
@kaltunwarsame3072
@kaltunwarsame3072 11 ай бұрын
adiguna ma hadalayaa orado inaad alaha xaal ka keen tiisa tarayeela tu kale ku daraaha qosakagii xaal u heel koow😂😂😂😂🫵🐕🐕🐕🐕🐕🐕
@sahalamunamuna4625
@sahalamunamuna4625 11 ай бұрын
Kawaran Caruurtadi
@amranaden3059
@amranaden3059 11 ай бұрын
Waa qaran dumis xildhibaan oo yaaye
@aishamuuse3003
@aishamuuse3003 11 ай бұрын
cajiib meeshu ma makhaayad baa marba qof leeyahay aan ka qadeeyo haddii kale qori baan qaadanayaa dalku miyaanu sharci iyo dastuur lahayn qabanaya kii u hoggaansami waaya kuwan golaha baarlamaanka fadhiya qaarkood hadal macaan baa lagu soo doortay waxba kam yaqaanaan muumul iyo siyaasad muusey kaga dhegtay wallee muuse iyo ragga madaxcad eed sheegtay wax dhaama la waa waxay usoo joogeen dalkani siduu ahaa inan yar oo ku dhashay nabadda iyo ku qabyaaladi madax martay wax ba ma hayaan nooga daaya waddanka ciyaarta calooshooda u shaystayaasha ugu nool dhaqasho iyo dheregow ka xishooda hooyooyinka iyo carruurta ku doona wadajir maxaa dawa ah halagaa sheego iyo daba gelin xisbi ama qabiil waxba tari maayo wallee ragga caloosha ka doonaya inay xumaani dhacdo ilaahaybaan ka baryaynaa ku buur fuulay ku qurba ku asaasaqay oo ka soo qaylinaya ku waddanka ku nool oo qalbiga ka doonaya burburka dalka sharkooda ilaahay haku rogo iyaga inta waddanka iyo jiritaanka qaranka jecel baa ka badan guul iyo gobonimo insha allah viva somaliland❤💚🤍💯
@malabeeyy6568
@malabeeyy6568 11 ай бұрын
This man is herro
@maryancisman4787
@maryancisman4787 11 ай бұрын
🎉🎉❤
@Home_is._home.4102
@Home_is._home.4102 11 ай бұрын
Waa daacad wiilkani
@ifraxmaxamed5263
@ifraxmaxamed5263 11 ай бұрын
Waa runtii Walee
@ciiltirainacileeye9844
@ciiltirainacileeye9844 11 ай бұрын
Sax abiib waa geesi qaran oo run sheega sax weyan hadalkiisu
@Saeedsy9
@Saeedsy9 11 ай бұрын
حل محمد أبيب غير مقبول وغير مع معقول ان يطلب من دول العالم التدخل في الأمور الداخلية. لان الوضع يمكن حله في داخل.
@Iskudhoon
@Iskudhoon 11 ай бұрын
بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة وبركاته Mr Abib laba mid ahaan kuu saxo Arinta Lascanod waxay ahayd oo ay tahay mid laga lahaa lagana leeyahay Burburka Somaliland taa waxa Daliil u ah Saaxiibkaa Cabdirisaaq hadaladiisii ugu dambeeyey Wuxuu yidhi intii aan ku jiray siyaasada Somaliland wax aan ka xumeeyo mooyaane wax wanaagsan umaan qaban…waxba ku dheeraan maayo…Arinta Buurta Gacan libaax way ka duwantahay oo ah waa inuu Wadani Maddex nimada Somaliland isku soo sharaxo oo Ururada lalaalo…Suaasha ubaahan inaydun isweydiisaan waxay tahay…Oo noqondoontaa marka Xisbi dudu inuu jabhadeeyo haddii laga yeelo Oofwareen😂 oo Xisbi waliba samaysandoona Oofwareeno😂.. Khayran katiiran
@aminamusa5517
@aminamusa5517 11 ай бұрын
Waar husssss dhagahaygii baad uskaygaysay waar wakhtigaagi in yar ba hadhay wa tagaysa
@dhuubo.....
@dhuubo..... 11 ай бұрын
❤❤🎉
@zakiamareh2674
@zakiamareh2674 11 ай бұрын
Geesi
@AM-hi7ve
@AM-hi7ve 11 ай бұрын
Waa runtii
@Materno1
@Materno1 11 ай бұрын
Jinka kamaradda jecel.
@KokoM-wp6ok
@KokoM-wp6ok 11 ай бұрын
Maxamed abiib isagaa oof wareenka labaad ah kuwa raga buurta saarayna ka mid ah kuwa lacagta wadanka lagu duminayana qaybiya maydaan arkayn siduu u xiiqsanyahay waa ooyaaye balaayaa shidaysa
@samirmuhumed1348
@samirmuhumed1348 11 ай бұрын
Kani waxu u hadal ha lagugu qoslo ama ha lagu hadal hayo Mida labad maxuuu la baalo daymodaaaaaa marku hadalyo qaar Meesha fadhiyiu iska ibiyaaaaaa
@topmanbirmingham464
@topmanbirmingham464 11 ай бұрын
Real talk
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 11 ай бұрын
Maashaa allaah maxamed abiib geesi geesi dhalay xaqa ku adamay
@abdirashidsheikhismail6648
@abdirashidsheikhismail6648 11 ай бұрын
Kani waa qalbi wareen oof wareen wallaalkii
@amareto5772
@amareto5772 10 ай бұрын
Ilaahaygii sammadda tiir la,aanta abuuray baan ku dhaaranaa: Ummad ka go'da dad ay isku diin, isku luqad, isku colour yihiin inaysan WELIGEED meel gaarin. Hal Tusaale i sii ninkii caqqli iyo Taariiq yaqaanow. Ama Qur'an shirkaaga ku fur ama ha ku furin, Ethiopia baa si aan dhib lahayn kuu laqaysa haddii aad walaalahaa diido.
@halimadirie5301
@halimadirie5301 11 ай бұрын
Oofwareenkii ugu weynaa oofwareenada waa adiga
@waayeelcumar5546
@waayeelcumar5546 11 ай бұрын
Xildh maxamed nin raga weeye
@Ibrahim-vx1fu
@Ibrahim-vx1fu 11 ай бұрын
GEESI ILAAHAY MA XILO. WAXAAD U SHEEGAYSAA GOLAHA WAA RUN. LAAKIINSE MA LA MAQLAYAA?
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 11 ай бұрын
ilaaahay ku qabay adiga rabiyow kan xasaradiisa wadanka ka qabo adugu duli duli dhalay ma adiga ka yar shanta coomir anaga dooranay waa ragayagii waana caqligi oo waynaday umada wadankan hagaysa weeye alla ku soo qabay belayo kula dhabar gabanatay weji kaba kulahaatay
@ShabcaanKayse-ww6dl
@ShabcaanKayse-ww6dl 11 ай бұрын
Xaqiiq
@asmaabiibnuur3856
@asmaabiibnuur3856 10 ай бұрын
Maxaa ka galay
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t 11 ай бұрын
Waarun wll
@siraadxasan2770
@siraadxasan2770 11 ай бұрын
Waar kan baaba Oofwareen ka darane maad jeelka inaga dhigtaan maxaad ka eeganaysaan waa namiimiye wayn.
@Iphone20249
@Iphone20249 11 ай бұрын
Walaahi waarunta kan hadan layska qaban wax buuwada calan ka xamar baaku maran madixiisa uu la gugubanaya
@jibrilali5139
@jibrilali5139 11 ай бұрын
Dhagta halagu dhuftomkan iyo gacan libaaxba
@haboon123
@haboon123 11 ай бұрын
Miyaan dad kaleba hadlayn maxaa dhacay
@husseinmohamed5363
@husseinmohamed5363 11 ай бұрын
Mohamed abiib
@ahashi7828
@ahashi7828 11 ай бұрын
Waar Is Casila ama Tuugta wadanka ka Qabta.
@hassanwarsama338
@hassanwarsama338 11 ай бұрын
kuwani Garxajis maahee waa huwanta wadani
@omardafle3614
@omardafle3614 11 ай бұрын
Dadka comment yada dhiibtaa inta ugu badan maaha dad reer Somaliland ah ee waa qolyo kale yaan lagu fitnoobin
@xil_diidofficial7287
@xil_diidofficial7287 11 ай бұрын
Xaqiiqda hdii ladido xomaantaa logurtaa ina abiib waa xaqiiq hadly cidii ka vodhanysaba
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 11 ай бұрын
NINKA SUUDHKA BULUGA XODAN WA BILA AKHLAAGA MOBAYL AYU 90 KU FPORARA MA GOLE AYU JOOGA MISE MAQAXI?? MIDA KALE XILIBANKA HADLAYA MUXU U DHIBSANAY TALABA MA OGA IN KAMARADO HAYAN MA OGA JAHILKAA MIYA????
@fadumocali1407
@fadumocali1407 11 ай бұрын
Adigaa sharci dajintii wax sheeg qaylo looma bahnee iyo qaylo
@khadramohamoud4422
@khadramohamoud4422 11 ай бұрын
Faqashtii adliga ahayd
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 11 ай бұрын
Remote baa lagu soo hagay istus caruurtiisii baa qatan xaaskiisii baa mediaha ka ooyaysa.Muse kii indha l kuu furuu ahaa markaad lacagtii dadkii aids-ka curtay baa shaqadii lagaa eryay tuug guriga uu ku jiro malaha kirana kama bixiyo inuu uga baxo muwaadinkii lahaana wuu diiday markuu ka saar is yidhina card-qabiil iyo mid xildhibaanimuu isticmaalay xalay baa ka soo mustafeeyay
@ahashi7828
@ahashi7828 11 ай бұрын
Down Ehlunaar Muuse biixi and Saleebaan Gaal and Mohammed Kaahin
@NasraJohor-zd1wk
@NasraJohor-zd1wk 10 ай бұрын
issues
@mahamudh9589
@mahamudh9589 11 ай бұрын
Ina abib nin raga lakin ya dhegaysanaya
@musaedbanabilah2700
@musaedbanabilah2700 11 ай бұрын
Libaax hadaad maqasho waa maxamed abiib noollow geesi
@khalidcarab1435
@khalidcarab1435 11 ай бұрын
Kan neefka ee maxamed abiib daba fadhiya ma xildhibaanba
@dhabadaxaqa5179
@dhabadaxaqa5179 11 ай бұрын
🤫🤫🤫
@mahdiibrahimabdi3197
@mahdiibrahimabdi3197 11 ай бұрын
Goosi garan waa taliyee talada qaado muuse wareenoow
@abdulkadirdirie6146
@abdulkadirdirie6146 11 ай бұрын
Sharciga Diinta islmaanka Maxay Tahay Iswaydiiya Reer Soomaaliya?
@calicabdiismaaciil3974
@calicabdiismaaciil3974 10 ай бұрын
Ciil qabe ay ay dhalay kolay waa lagu wasidoona ee iska sii dhamayso
@lovenmercyfdc4291
@lovenmercyfdc4291 11 ай бұрын
Subxaana’Allah!!!! I wonder some of the parliament representatives ignores the reality and fully blames the government when they knew that Somaliland government being attacked from outsider!!!!!!!! I am in shock when they talk like this.!!!!!!!!
@ah3069
@ah3069 11 ай бұрын
😅😅😅😅😅😅😅😂😂😂
@aminayusuf517
@aminayusuf517 11 ай бұрын
Ninkaasi waa nin caqli leh, ciro dhukuro isagaa ka caqli badan
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 11 ай бұрын
OYAAYE WALAAHI BADOWGA GUDHAA TAHEY SIRDOONKA QARNAKA WA INEY ADIGA IYO DHAMAN XILDHAABANDA KU SHEEG FARMAJAO KEENEY GOLAHA WAKILADA
@sahalamunamuna4625
@sahalamunamuna4625 11 ай бұрын
Bastar Caruurtadi Maxaad Madaxa U gadishay waxaad dhashay Iyo hooyadod wabaa
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 11 ай бұрын
Ciidankii jidgooyada lagu laayay iyo waliba taliyihii maydkiisa madaxa cagta laga saaray ee mediaha la soo dhigay halkaasaa lagu baabiiyay xuquuqdoodii lagama hadal inta Oofwareen ugxantii Cabdirisaaq huwantii gudaha parliament-ugu jirtay buunbuuninayaan. Mee barkhad maye ragii kale mise kuligoodba lacagtii mahdi guuleed baa soo wada gaadhay
@abubokorbile9818
@abubokorbile9818 11 ай бұрын
Ina abiib nacasnimaa kaa buuran walahi
@baashaal6778
@baashaal6778 11 ай бұрын
War imaanka alla kaa qaadye mooryaanta Snm iska xoreey, oo degaanadaada adigu u tasho
@zakisoleiman4287
@zakisoleiman4287 11 ай бұрын
Fariid dheh 1000 oofwaren iyo 1000 wadno qabad ayaa soo baxaya waayo 6 gobolba way degaan
@mohamedabdikadir6939
@mohamedabdikadir6939 11 ай бұрын
Af qadhmuune halkuu ku maqnaa waayadan
@faisaali7176
@faisaali7176 11 ай бұрын
Kan doqonka ah ma la iska qabto isakaba dadka isku diraya.xikmat haduu leeyahay naagtiisa dawarsanaysa marna uu dilayo wax ha la qabto.waxani war ma aha.😮😮😮
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 11 ай бұрын
OYAAYE MAXAD ISU BARBAR DHIGEYSAA ASKARTA LA XASUUQEY IYO DHALIYARO CIRO YADHI XABAD AISU DHIGA OO KU DHINTEY SHAQSHAQQO NAABDEED LAKIIN CIIDMADA WAALA XASUUQEY CIYAALAK KU DHINTEY MUDAARADAK SABATA U MADAARDEN NO SHEEG EEY XABAD ISGU DHIGEEN
@user-uh2wt9hf9d
@user-uh2wt9hf9d 11 ай бұрын
Hhh
@theonlydiamondyouknow
@theonlydiamondyouknow 11 ай бұрын
Intaaa u sheeg cirro dhaan dhaan.
@maryanmohamed6688
@maryanmohamed6688 11 ай бұрын
Naa Doqon Yahay Dhareerka Iyo Dhataqlaha Daadinaysaa, Afkaaga Qadhmuun Ee Dheer Ka Jeedi Cirro
@theonlydiamondyouknow
@theonlydiamondyouknow 11 ай бұрын
@@maryanmohamed6688 kursi ma jiro ...
@Iphone20249
@Iphone20249 11 ай бұрын
Madaxda wadanku caya waxan iska qabta
@sahalamunamuna4625
@sahalamunamuna4625 11 ай бұрын
Tug hantidi kaa dhaxaysay umada Sodigan xalashaday
@fatimahashim5596
@fatimahashim5596 11 ай бұрын
INA ABIIB WAA CIYAALASUUQ XAARAAN AH NAAGTIISII IYO CARUURTIISII AYUU NOLASHA KARIDEY NACALAA KUGUYAAL DIBJIRYAHOW
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 11 ай бұрын
DHALINYARDII MUDAHARAADKII KU DHIMATEY WAXEY KU DHINTEEN AMARKII CIRO EE AHAA XABADA ISU DHIGAA MUDAHARAAD AAN LA FASAXIN BAAY KU KACEEN CIIDANKA UGUMA DALINGAKIN INEY DILAAN
@omarishirwa
@omarishirwa 11 ай бұрын
Maxsmad Abiib waa xulafada laascanood e inakhaliif waa wuxuu ka mid yahay ragga qaraka inay dumiyaan ku hawlan
@asiaomar3841
@asiaomar3841 11 ай бұрын
Oof wareen baaba Indin dhaama Ee Kan maxaa wax aa busiiya loo wAyay 😂
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 11 ай бұрын
ninkan wa qaran dumis ha laga saaro meesha xilkana ha laga qado madama uu noqday qaran dumis intu colada damin laha sii hurinaya duli duli dhalay xaaskagii iyo ubadkagii bad dayacaday halkana nabiibnimo la soo fadhida
@januarySl2024
@januarySl2024 11 ай бұрын
Waar xaarwalwaalkan cid qabata miyaa la waayey ?
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 11 ай бұрын
war curigan dhabarka gaaban inu sidas u kibro dumuradiyada keentay waa calamadahii qiyamaha marka kan kale la tirsado muuse yaab waa ehelu shar xaaskiisi baa baroornaysa oo qatan isna fabada waynatay laba sano ka dib baruur buu la fadhiisanaya ilahow xasidinta ka qabo wadanka wa isku sii dir wa nabiib war reer sheekh isaaq is dili mayo waxad doonto samee adoon yahow madaxa wayni muuse isagba garaxajis dna diisa kala badh garaxajis
@Iphone20249
@Iphone20249 11 ай бұрын
Ķan iskudiraaya somaliland baan u necbay dabshidahan madow
@shujitsu3551
@shujitsu3551 11 ай бұрын
Mohamed iskada iskudika shacabka iyo madaxweynaha adigu haskagi iyo awladedi ayaad kalaqarisay .😅😅😅 Wadanka hildhibano adkamidtahayb ayaa duminaya.
@a.bismail6492
@a.bismail6492 11 ай бұрын
waa nooca luqadaada ee kicinta rabshadaha
@CamuudAwed
@CamuudAwed 11 ай бұрын
Kan cadaw ga Jamhuuriyadda Somaliland ayaa inagu soo darsaday siduu u hadli jirey bilawgii qalalaasaha laascaanood ayuu iminkana doonayaa in uu beesha dhexe dhexdeeda ka bilaabo Ama isaaq is dilo wuxuuna rabaa in uu caayo caqliga isaaq ama beesha dhexe wuxuu kaloo mar walba caayaa caqliga xubnaha golaha wakiilada Oo innankaa yar meel iska saari waayey ama odhan kari la waar golaa akhlaaq xumida iyo edeb darada loogala dhex bax hadaad ciyaala suuqay nayso tag gurigii hooyadaa oo iyo ruqi oo
"Aabahay wuxuu Yemen tagay 100 sano ka hor"  Siciid Ismcaiil Inijineer
30:50
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 84 МЛН
ВОДА В СОЛО
00:20
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 30 МЛН
"Kuu Jawaabi Maayo Adiga " Gudoomiye Xinif
26:00
Horn Cable Tv
Рет қаралды 56 М.
Wixii kala Qabsaday Xildhibaan Maxamed Abiib & Jaaliyada Reer London ee Awdal
31:43
Dhamays Media Production
Рет қаралды 38 М.
XILDHIBAAN  MAXAMED ABIIB WAA KUMA ?
5:50
ZEETEYE PRODUCTION 1
Рет қаралды 15 М.
"Aabahay ayaa ii iibiyay guri ku yaala Ruqi" Xildhibaan Maxamed Abiib.
1:04:57
صوت الكرة الصفراء | بدون ورق 110 | عادل الشطي
1:46:09
بودكاست بدون ورق
Рет қаралды 137 М.