Waxaan la yaabay waxay rabaan inay zinestaan oo ay gabdhaha kufsadaan oo ay ka dib marka ay guursanayaan waxay rabaan gabar bikra ah Isaga yaa waydiyey inuu bikra yahay Ma oga miyaa in ay illahay agtiisa isku mid yihin gabadha zineysata iyo wiilka
@nimcoabdullahi959710 күн бұрын
Soomaali ruufiyaan
@Xaliimomaxamed11410 күн бұрын
War waa qaliinadii badnaa oo jirkii latolayeyba maxaa inan uga baahantahy
@user-bw4rp3ih7w8 күн бұрын
Iska dafir maxaa daba dhigay xasuus xun weeyee 😢😢
@AnabSaed-us1wo7 күн бұрын
Islaantaaba ka darayd inanka cadaabta alla kugu fogee