PART 3: NOLOSHA ICISHAY HOOYADAY WA SUXDAY MARKI ARAGTAY XALKAYGA

  Рет қаралды 125,749

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

7 ай бұрын

#Subscribe #Like #Share

Пікірлер: 402
@ismailomar7962
@ismailomar7962 7 ай бұрын
Ridwaan sxb waad mahadsantahay inaad soogudbisay arinta gabadhan UBAX waxaanan rajeynayaa in lacaawindoono oo dadka bogaaga kuxiran ay uistaagidoonaanaan insha allah. soomaaliyay aanu caawino gabadhaa asturan oo iimaanka badan oo samirka badan, halugu sadaqeysto qofwalba wuxuu awoodo insha allah
@carfoon1792
@carfoon1792 7 ай бұрын
Qof kasta oo qoralkeyga arka alla ha u sahlo wuxu jecel yahay ❤
@user-zl1yr2gf2m
@user-zl1yr2gf2m 4 ай бұрын
آمين يارب العالمين
@user-uj8dy9ce7r
@user-uj8dy9ce7r 6 ай бұрын
Wllo gabadha waxa kula talin lahaa inaa badsatid adkaarta iyo saliga nabiga scw scw
@Qalinle-yare
@Qalinle-yare 7 ай бұрын
Gabadhan halacawiyo 😢😢😢😢😢😢 ilahayna ah u gargaro amiin amiin
@maxamadxaayow969
@maxamadxaayow969 7 ай бұрын
Somaliyey waa walashiin somalinimo ugu naxarista hadii qof idinka mida wax u awodo malinka qiyame ayaad mu baxsan dontan qofkan waxba u awodin blz u duceya in alle wax qer badan lakulansiyo nolasha waa imtixan imtixan allow u gar gaar gabadhan dhibka geysto &dhaman qofkasto muslim ah
@AhmedAk-uy5jj
@AhmedAk-uy5jj 7 ай бұрын
Walahi waa nolol aad u xanuun badan qofkastoo wax u heli kara ilaahay ban idinku dhaafshee nambarka meesha ku qoran ugu dira hadii aynaan maanta waxkale u tari karin aynu caawino 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Xaawolul-vj3ol
@Xaawolul-vj3ol 7 ай бұрын
Miskiin yaa allah dhibaatada kadulqaad adaa awoodlehe gabadhaas waxaankulatalinlahaa inay astaqfaarta saliga nabiga scw iyo xowqada aybadiso
@InaMohamed24
@InaMohamed24 6 ай бұрын
Gabadhan Walhi Waa Gabadh Ilalheey Wato Bal Fiirii Inta Qof Ee La Kulantay Ee Caawiyay Subhanalllah😢Ilalheey Ha Kula Jiro Gabadh Qalpiga Ficaan Oo Ilalheey Taqaano Ayaa Tahay❤
@SuweidaCQaadir-gg3qj
@SuweidaCQaadir-gg3qj 7 ай бұрын
😢😢😢ilahaw dhibka kaasaar adi iyo familka this is emotional wlhi😢
@AKAz369
@AKAz369 7 ай бұрын
Ridwanow gabadha maxaad qeeybta Ugu muhimsan ugala sodahday maskinta dhawacyo badaney lakulantay wxn rajeynayaa iney gushedane nalawadagto insha Allah abayo
@xasanbeyzani264
@xasanbeyzani264 7 ай бұрын
ilaahay nolashada Haku Hagaajiyo sister
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 7 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 mulaca waa u qudh gooyo caruurna waa u muraaqo maalin baa imani doonta macbuud qaado gartaada miirdilaaco xaqaagu wlshy 👆🙏✌ f:g abwaan jamaal baashe
@MilkshakeHa
@MilkshakeHa 7 ай бұрын
Saddest story on the channel 🥺 may Allah give ubah the healing she needs
@fadumohassan2425
@fadumohassan2425 7 ай бұрын
This story made me smile and Cry at the same time Masha Allah I smile about how strong ubax is and cried about how sad her story is please let’s support this amazing young girl
@hodanahmed9684
@hodanahmed9684 6 ай бұрын
Asc walahay wan oyey in shallah wan sowacay
@fatinabdirahmanabdirahman8012
@fatinabdirahmanabdirahman8012 7 ай бұрын
xanuun waynaa 😢😢😢😢wlhi waan oyay. ilahay wax khair qaba haa siiyo
@khadarasad9999
@khadarasad9999 7 ай бұрын
Ridwaan bro waxan aaminsanhy gabadhan ina wajigaaga ugu heli kartid shaqo adiga nooga dhaw caawi please mahadsanid
@yusramahamed3780
@yusramahamed3780 7 ай бұрын
Sax
@abdirashidmadey2420
@abdirashidmadey2420 7 ай бұрын
Wa sax
@Jamaalxasanmaxamed
@Jamaalxasanmaxamed 7 ай бұрын
Intii kahun gawadhaan xanuunka soo martey isoo raacan😂😊
@samiiraabdi7223
@samiiraabdi7223 7 ай бұрын
Maxa ka qosliyey markaas wax lagu qoslaaba ma jirane ilahay waxba kuma aha tay marty mid kasi lidata inu ilahay ku marsiiyo ❌🤬
@ikranahmed3001
@ikranahmed3001 6 ай бұрын
😭😭 wllhi billhi wan siin laha wx kastoo inanta yar farxad galiya iyda iyo hooyadedba wllhi hadan awodo cagahodan dhigi laha wala dulmiyey maskintan ki ugu xuma dulmi illahyow ka farxi yaaa rabi😢🤲🤲🤲🤲🤲
@loolasharif3298
@loolasharif3298 7 ай бұрын
Sorry abayo wan kaxumahaay anigaba kenya wan kucishoday melan jiiftaan weyjiray marki dembenee anoo uk dhax tagaa na is arkaay Marka Allah wax walbo wuu awoda taas o goow.
@hashimabdullahi7714
@hashimabdullahi7714 6 ай бұрын
Sorry Abaayo Adi iyo Ubax ba Allaha idin Sharfo, Gabdho sidad u tihiin dhibaatoyin badan ayaa u dulqaadatan. Dulqaad sameeya oo Qof Aad jeceshihiiN u sheegta xanunka aad daremeysin ee aad so marteen 😢😢
@queennadar
@queennadar 6 ай бұрын
😢wlhi gabadha mar wlbo dhibaato wey aragtaa qalbi kastana qisaa ku Duugan alx dheh ilhy baa ku bimceeyey😢
@Tasniim1
@Tasniim1 7 ай бұрын
Laa taqnaduu min raxmati Allah. Naxariista Rabi haka quusan. Waa lagu caawin insha Allah.
@cebla7849
@cebla7849 6 ай бұрын
Ubah Waa ka baxee Nairobi waa meel adag waan ku soo noolaa anoo gabadh ah oo waxba haysan, Waan soo dulqaatay sharaftayda ayaan dhowrtay oo ahayd hantida kaliya een haystay, Alxamdulilah Waxaa iguur saday nimaka somalida ugu fcn mid kamida qaraabo dhowna aan ahayn wuxuu ii dhigay arooskii ugu waynaa ee gabar xiligaa joogtay loo dhigo Dahab fara badhan ayuu ii ibiyay, guri wayn ayuu ii goglay, Biil uu qof qaato jirin ayuu ii soo diri jiray nimco ayaan galay Kadib wuu I dhoofsaday Waxaan ku noo lahay UK 🇬🇧 iyo Reer aaad u qurux badan Nin fiican awlaad. Waxaan inaa kuugu sheegay Nairobi waan aqaan. Labo Wax baad haysataa oo qaali ah Allah Raxiim Araxmaan ah ha ka quusan . Sharaftaadana waa Hantidaada ee ilaal so . Waadna ka bixi inshaallah 😢
@HAMDAMuuee
@HAMDAMuuee 5 ай бұрын
Wllo ilaahay ubadakaaga iyo reerkaaga hakuu barakeeyo ❤
@cebla7849
@cebla7849 5 ай бұрын
@@HAMDAMuuee Amiin Abaayo
@Abdalladaldhis
@Abdalladaldhis 7 ай бұрын
Gabadhan qisadeeda 1,2,3 waan dhameesty wxaase iga soo baxday dumarkeena 99% inay cadaw yihiin inta caawisay waa Rag inta dhibkan xanuunka badan u geysaty waa Dumar 😢
@MJ-gg4je
@MJ-gg4je 7 ай бұрын
Aabeheed baa dhibka ugaystay, waayo markii ilmahiisu usheegtay inay dhibantahay, wuu kakaxayn lahaa, waxaanu usiiyay fasax inay dhibaatayso siday inantu sheegatay,
@Abdalladaldhis
@Abdalladaldhis 7 ай бұрын
@@MJ-gg4je off course wa sax abbaheyd khalad lkn inta dhibkaas oo dhan u geystay waa Dumar halka Raggi ay caawiyeen sida ay sheegty gabadhu taas waxay meesha ka saaree dumarka naxariistoodu inay aad u hooseysa 99.9%
@sacdiish5616
@sacdiish5616 7 ай бұрын
@@Abdalladaldhis wlhi mashlh wiilashena meel aad kudhibantahay kagama tagayan waxan ladhacay bal wiilkas asagon dan kalahayn arag shaqada ufuray arag mashlh barakalah wll ilahay bayd janada yaal hakaga dhiso janada xisaab laaan allaha kugaliyo wllkayaw ❤
@samiragedahasodhiib1644
@samiragedahasodhiib1644 6 ай бұрын
Gabadhan Kow abaheed oo nin ah aya dhibatada ugeeste ha ilowbin tas asaga adu sas samenlahen Waxan dhib ah me marteen. Abo Mahan kas wa dhaydan
@DoctorAhmedYusuf
@DoctorAhmedYusuf 7 ай бұрын
Ilaahay faraj kheyr qabo oo deg deg ah haku siiyo Amiin
@user-bz8dg7mo8n
@user-bz8dg7mo8n 7 ай бұрын
Amiin amiin ❤❤
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 7 ай бұрын
Ax abaayo alaha ku garabgalo aamiin qofkii caawin Kara ha caawiyo soomaaliyey aduunkaa wax laysku yahay boqolaal Somali ah oo waxaa jira alle hanti siiyey kuwa Kenya jooga iyo kuwa meelahaas kale joogaba gabadhaas shaqo abuur kale haloo sameeyo aduun iyo aakhiraba ajar buu ka helayaa qofka caawiya rasuulkeena scw wuxuu dhahay dadka waxaa ugu khayr badan Kan dadka anfaca❤
@lulmohamed4076
@lulmohamed4076 7 ай бұрын
Thank you Ridwan, Ubax habo may Allah bless you.
@AJeesow
@AJeesow 7 ай бұрын
Gabadhaan qisadeeda wa qiso aad u xanuun badan, waase qof hal adayg u dhalatay, alle cfmaad ha siiyo iyo nolol qurux badan, xanuunki adduunyada way soo aragtaye rabbi danbi dhaaf ha uga dhigo kuwii ku xadgudbayna alle haka jazeeyo waajibkooda.
@mushtaqmanka9099
@mushtaqmanka9099 6 ай бұрын
Mash alah noloshaa qof adag kadhigtay. Ani intan oynayey ayada nuu madhihin intaas ay xanunkas kasheekaynayso. Ala maxay noloshu cishay dad wanaagsan😢
@user-eg6dr4uu1b
@user-eg6dr4uu1b 4 ай бұрын
ad iyo ad aniga waxan ba u arke dadka wanagsan ba la imtixama bal gawadha eg inta ad adeg oga baxde iyo nacas isku kor saran tahay o wax Walbo haysto ayad arkeyso maxey danta dad wanagsan cishe
@queencadey604
@queencadey604 7 ай бұрын
maxaa ula soo daahday gabar maskiin caawinaad ubaahan waaye allah ku sahlo abaayo
@maryamabdi9448
@maryamabdi9448 7 ай бұрын
Faraj khyr leh rabi haku furo abyo nolol quruxbdn ban ilhey ku waydin salliga nabiga scw iyo istiqfarta badi waa ku hagaagi nolosha
@idman-bt3tf
@idman-bt3tf 7 ай бұрын
Somaliyeey Gabadhan yar ee dhibka heeysto aan caawino insha Allaah ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 7 ай бұрын
Allah hooyoy janadii udgooneyd allaha geeyo hooyooyinka soomaaliyeed waay dhibtoodeen gabadhan yar ilaahoow u boogodhay
@Axmad-legend
@Axmad-legend 7 ай бұрын
Kusali nabigeena SCW❤ dhaamaan I.n❤
@alidalali4216
@alidalali4216 7 ай бұрын
Good Mr Rilwan Issak
@cabdalle_bille
@cabdalle_bille 7 ай бұрын
Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamy like dhac ku sii😂😂
@maryanhussein5194
@maryanhussein5194 7 ай бұрын
Wlle ridwaan gabadh kanax oo wax sii illahay dartiis walaahi waey dhibtootay
@mohamedmahamud8920
@mohamedmahamud8920 6 ай бұрын
Even if her story is painful still she has complete Faith mashaa Allah 🙏😍...such person may succeed in life even if it's not now but future, May Allah stand beside her and open for her His endless bounties she and others who have sad stories and no one stands for them...Amiin 🙏🤲
@mohamedjama1329
@mohamedjama1329 7 ай бұрын
Naagta gabadha dise Ayadana Mxaa Madaxa looga qaraaci waaye
@sacdiish5616
@sacdiish5616 7 ай бұрын
İlahaw barakee wiilka iyo gabadha isqaba oo cawiyey mashlh wiilasheena wlhi naxariis leyihiin
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 7 ай бұрын
Xasuusta Alle Waa Muhiim Mar Walba ❤
@HibaqA-jg5pl
@HibaqA-jg5pl 7 ай бұрын
waligeey qof kama caawin khad lakiin waa balan inaan cawiyo inantan... ilahayoow culayska ka qaad inantaa
@husseinwiilkaalicade9484
@husseinwiilkaalicade9484 7 ай бұрын
Yaa Rabi illahow albaab qeer qabo ufur yaa rabi gabartan iyo dhaman muslimiintada aan ka mid ahay noogar gaar allow albaab qeer qabo ufur wlh waan qiirooday
@fahmaali3542
@fahmaali3542 7 ай бұрын
Ilaahey faraj qeyr qaba hakuu furo. Tasbiixda badi abaayo. Aduunyada waa wajiyo badan tahay.
@user-be9sm7my5h
@user-be9sm7my5h 7 ай бұрын
Allaah ha ku fududeeyo wax kheyr qaba insha allaah
@naimaomar3375
@naimaomar3375 7 ай бұрын
Gabadhaan dhibkeshegaty hadurunyahy wlhi mayara Alxmdulilaah waxwalbo allahkena dhibka dheef allahugubedelo wllshyn ridwaana wainu caawiya dadkna ubandhiga siloocaawiyo 😢😢😢o lagarabqabto
@safiaisse8949
@safiaisse8949 7 ай бұрын
KZfaq kaa lasoodhigay iyadoo dhawaca waa kasodawankartaa
@samiragedahasodhiib1644
@samiragedahasodhiib1644 6 ай бұрын
Ubax wa gabar adag Mashallah wa dadale wana gare nag karti leh aya tahay. Inshallah ilahay irdo ha kufuro
@amiiraarush8561
@amiiraarush8561 5 ай бұрын
illahay culeeska fudeed hakaga dhigo illahay risaqad wasic hakusiiyo amiin amiin
@fatumahussein893
@fatumahussein893 7 ай бұрын
Sorry abayo ilahey cafimad iyo nolol qurux badan haku siyo
@nrcabdi
@nrcabdi 7 ай бұрын
🥺🥺🥺🥺 ilaahoow xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta iga dul qaad. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto igu garabsii si walaalnimo ah oo igalaxariir *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex* . Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho. ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin gelinkeed ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi xaafadna kuma nooli oo wax kama quuto ee meel masaajid ah ayaa ku noolahay..🥺
@saafifood6518
@saafifood6518 7 ай бұрын
Yaa rabi, somaliyey gabarta ha loo kaco, insha allah. Samir sbayo wa imaneysa nolol wanagsan, wuxu wa aduunyo.
@hawobashir838
@hawobashir838 7 ай бұрын
Mar walbe abayo waa abahaa u Bari Samee adigana.alle baa ku cawine warid gar iyo gardaro wax ka sheg no
@abdhakim_deer
@abdhakim_deer 7 ай бұрын
Waa qiso xanuun badan Allah ha u gargaaro gabadhan miskiinta ah.
@user-yc6kh4yh4t
@user-yc6kh4yh4t 7 ай бұрын
Illahay ha ku gargaro abaayo mcn Insha Allah samir kheyrka xigaya Illahay udhibo taalada
@jawaahiryusuf3132
@jawaahiryusuf3132 7 ай бұрын
Ilaahay waxaan kasha baryayaa I uu ilaah kusugo waxaan kuurajaynayaa guru quruxbadan iyo nolosha oo ilaah kuu barakeeyo
@user-vm1ie2vi9v
@user-vm1ie2vi9v 7 ай бұрын
Magaciisa xus walaal abtigaa ku caawiyay 😢💔
@MustafBashiirali
@MustafBashiirali 7 ай бұрын
Habaryar illahay hakucaawiyko dhibna illahy kumotuso waan kulaxanuunsady wllhi oowaan kulaooyay calooxumadaada habo illhy kuma ciriiriyo
@faatuushfaraxsan1212
@faatuushfaraxsan1212 7 ай бұрын
Waxad ku faraxdo allaha ku siiyo abaayo🎉🎉🎉
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 7 ай бұрын
Maama oday ha dhin aabe ka roone dheh qaayer allaha ku siiyo please soomaaliyeey aan u kacno gabadhan yar
@umuabdallahifrah8501
@umuabdallahifrah8501 7 ай бұрын
Allah ku xafido hno
@fertunali1007
@fertunali1007 6 ай бұрын
Ilaahey haku caawiyo walaashey daruuftana alaha kaasaro hooyadana dhibka alaha kasaaro
@abaasabshir3583
@abaasabshir3583 7 ай бұрын
Nolosh waa wada qiiso😢
@gantalyano8982
@gantalyano8982 7 ай бұрын
Ridhwan issack caw am first person to start comment ❤
@hudakhadar3185
@hudakhadar3185 5 ай бұрын
Arima allh hakuu fududeeyo wlll
@ilaahowgafkenaiyogerideena5005
@ilaahowgafkenaiyogerideena5005 7 ай бұрын
Gabadhan please an cawino somaliyey
@fardowsamoha2382
@fardowsamoha2382 5 ай бұрын
Allah dhibta ka saaro. Dhamaanten albab kheyr qabo Allah ha noo furo nolosha Nairobi waa adag tahay😢😢
@ZainbZainab-zy5mc
@ZainbZainab-zy5mc 4 ай бұрын
Rabiyow caafi faraj kherqaba ufur midan xanun wey dhaftay 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@zamzambashir3067
@zamzambashir3067 7 ай бұрын
Allah ha ka bixiiyo walashey dhibka oo dheef ha kugu badalo 😢😢
@naciimonalka6852
@naciimonalka6852 5 ай бұрын
Walaalo illaahày faraj dag dag ah hakusiiyo ood dhibkii kusoo maray aad ku ilodid insha allaah wllo halkaa nolosheeda kugu adkatay maad iskaga soo tagtid
@mayan-eb8yf
@mayan-eb8yf 7 ай бұрын
I love you ubax Hab inakusiyo jeclan laxaa😢
@nastexokhaliif4473
@nastexokhaliif4473 7 ай бұрын
Somaaliyey plz an wax iskugu darno😢😢
@sadiyoabdi1461
@sadiyoabdi1461 6 ай бұрын
Masha Allah habo noloshaada inta kadhiman waqtigu kuma ciilo insha Allah
@abdulkadiryousuf7395
@abdulkadiryousuf7395 7 ай бұрын
Adkeysto Abayo Qof Wayo Arag Ba Tahy Best Wishes Inshaa Allah
@farax6361
@farax6361 7 ай бұрын
Wlhi meeshan Nairobi waaba rafaad socda alle hablaha ha xafido
@HoodoMahmoud
@HoodoMahmoud 7 ай бұрын
Alle ha ku gargaaro abaayo dhibat fudaad ayaa ka danbeeyn Samir allena isku xidh alle weeyne isaga awood leh oo ku gargaari umadan abbe iyo hooyo ha kaag dhigo
@akramukofficial6953
@akramukofficial6953 7 ай бұрын
Wlhi gabadhaan qisadeeda aad ayaan uga naxay lkn waa daahisay qeybtaan
@bushromahdi6779
@bushromahdi6779 6 ай бұрын
Waa ka baxe wllo insha allha nayda qira u shega
@saabiriinmaxamedibraahim8730
@saabiriinmaxamedibraahim8730 7 ай бұрын
Ilaah ayan ka rajeynaya inaad noloshada wax ka badalman insha allah alle ayan kaga rajeyay pyo😢
@maryanhussein5194
@maryanhussein5194 7 ай бұрын
Subah illahay hakuu gargaaro waayo waxaad sheegtay oodhan waanka xunahay illahay ha kaa xarxiyo aamiin
@alidalali4216
@alidalali4216 7 ай бұрын
Good story
@ardhoyahmed6189
@ardhoyahmed6189 6 ай бұрын
ilahay faraj kher qawa haku furo inshaallah wlhi wa xanun qisadan. Kasna abo maahan wa mas .balayo haku dhacde
@Nuurah951
@Nuurah951 7 ай бұрын
Allaha kuu yasiro abayo
@kaltundahir3812
@kaltundahir3812 7 ай бұрын
Allaah aku cawiyo insha allaah Allaahu akbaar allaahu akbaar Allaahu akbaar
@xawoosman1601
@xawoosman1601 Ай бұрын
Allow hoyoyinkena janadi wadagee amiiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@OumalkaireMohamed-sq1jj
@OumalkaireMohamed-sq1jj 7 ай бұрын
Qiso xanun badan abayo allah faraga khery gabay kusiyo wan kuducy
@user-kc1yl4ck4h
@user-kc1yl4ck4h 7 ай бұрын
Illahey haku caafiyo Abyo umadana illahey hakuu sakhiro
@DeeqMohamad-jv7zn
@DeeqMohamad-jv7zn 7 ай бұрын
Walaalayaal.waa.gabar.waaanagsan.waqdiga.ayaa.ciiile
@SacidoCawil
@SacidoCawil 6 ай бұрын
Alla illahow rabiyow qof walbe oo muslima muradkisa usahal oo faradkherqaba ufur😢😢😢😢
@user-ju5bj3gv6f
@user-ju5bj3gv6f 7 ай бұрын
Siz mcn may Allah bless you
@Ur_fvv_Hina
@Ur_fvv_Hina 7 ай бұрын
First number one ❤❤😂
@user-of4zh4jw1p
@user-of4zh4jw1p 7 ай бұрын
Ilahayow athaa wah bihiya gawada n walashena ah dibatatha kaqaaad😢
@user-wj3lp2hm3t
@user-wj3lp2hm3t 7 ай бұрын
wl qli l sabar dunida e weey wiji badan thy فصبر جمیل واللہ مستعان علی ما تصقفون
@AJeesow
@AJeesow 7 ай бұрын
Gabadhaan qisadeeda aad baad ula daahday final part why?
@BahjoCadey-db5yz
@BahjoCadey-db5yz 6 ай бұрын
Abaayo ubax ilhy garabkaaga hagalo noloshu waa mid isbadalbadal badan in sha Allah guuuul ayaan kuu rajenayaa
@saynabjama2038
@saynabjama2038 7 ай бұрын
Ilhay hakuu gargaaro wllo
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 7 ай бұрын
Ninkii Abtiga kuugu aadanaa ee kusoo caawiyey raadi lambarka asaga hadaa heshiin kartaan oo uu ku dhaqanayo xataa isaga is guursada waa caqli awlaad baariya ale haydin kalasiiyo hadaa calaf isku leedihiin baayo aaamiiin
@ruuney7083
@ruuney7083 7 ай бұрын
iillahy haku fududeyo arimaha 😮
@hassanmohamud7556
@hassanmohamud7556 7 ай бұрын
Problems as opportunities, the second factor that triggers your creativity 😊😮😅
@halimasacdiya63
@halimasacdiya63 7 ай бұрын
Wad ka bixin dhibka inshallah abayo
@aminamohamed9139
@aminamohamed9139 7 ай бұрын
Abaayo ubaxey nolal qurux badan iyo irsaqad wasac ah Alaha ku siiyo
@saarabintumustafaa3415
@saarabintumustafaa3415 7 ай бұрын
Hooya mcn abaalkeeda lamagudi karo Naxariista hooya mcn naxaristay kusiiso cidna kumasiinkarto 😢😢😢😢
@amalabubakar3178
@amalabubakar3178 6 ай бұрын
Ilhay nolosha ha ku fudueyo ❤😢inash Allah waad ka bax I.n
XANUN WAA LA I AFDUUBAY WA LA IXUMEYEY STRESS IGU DHACAY
47:19
Ridhwan Issack
Рет қаралды 356 М.
MISKIIN! QAC KAYERTAY LKN ASO NAAG QABO MAXA GABADHAN SAN UGA GALA
19:10
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,8 МЛН
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 112 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 39 МЛН
Qubanaha VOA
29:46
VOA Somali
Рет қаралды 7 М.
QOLKII CABSIDA QOLKA 12AAD!@sawdamqaalib
59:15
Sawda Qaalib
Рет қаралды 40 М.
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun kasoo saartay kiiska gabdho caan ka ah barta TikTok.
19:58
XANUN! LACAGTI BIIL ISIN JIRAY IDIDAY ITIJABI XAASLE NOQDAY
15:04
Ridhwan Issack
Рет қаралды 142 М.
M&M IN MY THROAT
0:35
dednahype
Рет қаралды 4,6 МЛН
Doing This Instead Of Studying.. 😳
0:12
Jojo Sim
Рет қаралды 23 МЛН
Стюардесса спасла пассажирку😳
1:00
Kinooff
Рет қаралды 1,4 МЛН
Кто из девушек быстрее печатает?
0:58