PART 8 IYO XABSIGA ARORA MAXAAN KALA KULMAY

  Рет қаралды 125,142

King Ck Films & Vlogs

King Ck Films & Vlogs

4 ай бұрын

#sheekada #tahriibka #america #kingck #ckfamily

Пікірлер: 498
@KingCkFilmsVlogs
@KingCkFilmsVlogs 4 ай бұрын
Xarfaaney 20k likes Aan gaarsiino ❤ insha Allah
@Badmaceye
@Badmaceye 4 ай бұрын
Ok taliye
@abdinafacdahir1625
@abdinafacdahir1625 4 ай бұрын
Ok legend
@maahirmaskax
@maahirmaskax 4 ай бұрын
Ck xariif tahay sheekada waa dheereyn taqaan kusoco inta hore waa run kistoo been nooga sii dar wan ku nastaa sheekadada
@MoustaphaMahdi-sr2im
@MoustaphaMahdi-sr2im 4 ай бұрын
ok inchaalah lakin waa inaad maalin walba youtube-ka soo gelisaa muqaalka sababtoo ah mararka qaar waad soo daahday walaalkay
@FeysalBishar-ry4hc
@FeysalBishar-ry4hc 4 ай бұрын
Wllhi saan usugaayy nafta iga baxday😅😢
@Mohamuudcaaqil
@Mohamuudcaaqil 4 ай бұрын
Nabi muxamed ku Sali fadliga ramadan 📿ﷺ ❤️♥️🙏
@HuudHooyo
@HuudHooyo 4 ай бұрын
Inta jecel inee kusaliso nabiga scw❤
@cabdicasiis7824
@cabdicasiis7824 4 ай бұрын
Wllahi waan ooyay markii la soo gaarey gabadhii dhahday ck cadowgiisoo qoslaayo inuusan xabsi ku jireyn alla alla wlljira iga dheh
@rayhanamohamed1092
@rayhanamohamed1092 4 ай бұрын
Cadowga uu Ck leeyahy maxay tahay ? Ma sheekada Tiktok ayaan run mooday bisinka wiilkaan waa wiil soomali halyey u ah
@Suldaaanka
@Suldaaanka 4 ай бұрын
Caawa waa jumcee saliga nabiga inta jecel❤❤
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 4 ай бұрын
مُحَمَّد ﷺ❤مُحَمَّد ﷺ
@Somaliboy
@Somaliboy 4 ай бұрын
Wllhi King Ck wa nin qalpi wngzn ma jiro KZfaqr ka sheekayn lahaa qisadii xanunka badnayd ee ku dhacday ❤❤❤❤❤
@Somaaligirls
@Somaaligirls 4 ай бұрын
Aad iyo aad
@JackCadnaan-d3t
@JackCadnaan-d3t 4 ай бұрын
​@@Somaaligirlstaliso luuqa nh👍🤦
@user-je8hq1fv4y
@user-je8hq1fv4y 4 ай бұрын
We love you lengend king of média m'y bro kenp going king ck❤❤❤❤
@miskiabdirahman5470
@miskiabdirahman5470 4 ай бұрын
Labada wiil Allah haka so furto amen walalayal buufis ba ihaya 😢 waxa sameyo garan maayo
@maxamed19ib
@maxamed19ib 4 ай бұрын
Mee to
@user-my1qe8ct8p
@user-my1qe8ct8p 4 ай бұрын
Aamiin allaha kasoo daayo walalkey ku jiro igu Soo duceeya plz😢
@MohamedAminAdan-ke8od
@MohamedAminAdan-ke8od 4 ай бұрын
Qarada madow halaga soyaco
@updykariinabshir253
@updykariinabshir253 4 ай бұрын
wlhi anaa kaa daran ee Mogadishu maa jogtaa
@miskiabdirahman5470
@miskiabdirahman5470 4 ай бұрын
@@updykariinabshir253 my garowe
@Somaliboy
@Somaliboy 4 ай бұрын
Part 9 plz I can’t wait King CK 😢
@user-pb8tg1vd4u
@user-pb8tg1vd4u 4 ай бұрын
Waxaa hablahaa idhaahda ee is adkee nio 😂😂
@Marwaanali-ko1hp
@Marwaanali-ko1hp 4 ай бұрын
😂😂😂😂​@@user-pb8tg1vd4u
@C.RaxmaanIbrahim-op9mm
@C.RaxmaanIbrahim-op9mm 4 ай бұрын
Part 8 tartiib aa kaaga fiirsano 😂😂😂
@zakarieyare8263
@zakarieyare8263 4 ай бұрын
😂
@Ebiyanita
@Ebiyanita 4 ай бұрын
Bufiski igaley 2012 wuxu sodamadey 2013 bishi 3 waba gursadey 2014 waba dale hadana ilmaheyga kamatagi kari aad aya ujeclahay mana kadofi kari mana dofin karo waxan ucabson dintoda marka edeb aya Africa ujogaya kunashaqeysanaya inshallah
@abdinasirmohamed2238
@abdinasirmohamed2238 4 ай бұрын
2015 ayuu igalay Ani. Wado kaste waan umaray lkn odaygii Trump ahaa ayaa durba ladoortay kadib cabsi igashay maadaana dhowr asxaan iga horeeyeen muqdisho lagasoo dajiyay. Gadaashaan xamaal iyo aduunyo bursi galay. Hada wax 100% guarantee ah maogiyee leen raqiis fudud kunjeer hadii laisoo sheego xataa waan diidaa😂 Bariiskeyga Afrika kaqoran umaleenaa.
@hamzabarkad5448
@hamzabarkad5448 3 ай бұрын
2:46
@user-my1qe8ct8p
@user-my1qe8ct8p 4 ай бұрын
Amiin allaha ka soo furto dhamaan umada Walalkey ayaa xidhan asina ee igu soo duceeya plz😢
@cabdirisaaqxasan6971
@cabdirisaaqxasan6971 4 ай бұрын
I can't wait part 9😂
@user-yx7rp4yv2v
@user-yx7rp4yv2v 4 ай бұрын
Mashallah CK great story teller keep going bro
@Madridista686
@Madridista686 4 ай бұрын
Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😥😥😥🙏
@Saciid_Fashion
@Saciid_Fashion 4 ай бұрын
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A🕋❤🙏❤❤🎉
@Cumarahmed2
@Cumarahmed2 4 ай бұрын
Ck zxb waad nagu guumeysaneysaa wlhi runtii 😢😮
@mohamedaamin930
@mohamedaamin930 4 ай бұрын
CK pro waraaqda macluumad mukhalsiinta rabay jidka kusi jira brazil 🇧🇷 jooga ❤
@queenacishqi1
@queenacishqi1 4 ай бұрын
Anaa haayo
@anisaqueen7496
@anisaqueen7496 4 ай бұрын
Snp ka lahdal abowe Alle haku fodeediyo safarkaga
@queenacishqi1
@queenacishqi1 4 ай бұрын
@@anisaqueen7496 anaa screenshort anaa ka qaday ayaan kawadaa aniga 2 bil kadib aan baxaa insha allah🦋💙
@missnajma5505
@missnajma5505 3 ай бұрын
Walal hada matagtey
@MustafaJama-jt3me
@MustafaJama-jt3me 4 ай бұрын
First one to comment ❤️ One love awowe CK🤝🙌 Ck family all the way and forever ❤️🫡🫡
@AbukarChannel
@AbukarChannel 4 ай бұрын
Ck big talented Legand 💪🏼
@HodonmaxamedYuusuf-ux8fr
@HodonmaxamedYuusuf-ux8fr 4 ай бұрын
Maa soo dhaqsatiid ck waH😮 wanga xanajinoosa sxp😂😂😂😂
@user-jg5bp7je2b
@user-jg5bp7je2b 4 ай бұрын
Warya king ck shekado yaye dhaman frmo garowe
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 4 ай бұрын
Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga ❤
@husseinahmedali2879
@husseinahmedali2879 4 ай бұрын
Keep going my pro king ck 💪 ❤👍
@Mohamed.hassan-jg7pz
@Mohamed.hassan-jg7pz 4 ай бұрын
Team king CK 10 like ismujiya
@mohamedkhalif5466
@mohamedkhalif5466 4 ай бұрын
10 like ma weysay?
@Mohamed.hassan-jg7pz
@Mohamed.hassan-jg7pz 4 ай бұрын
@@mohamedkhalif5466 Haa
@hamzeiimaan8295
@hamzeiimaan8295 4 ай бұрын
ckeyow qisadaada manta 10kii galabnimo ilaa hada oo ey tHay 20:00 habenimo wan dAwanayaa part 9 ku soo djaqso pro
@user-em8bk5iy5t
@user-em8bk5iy5t 4 ай бұрын
@mohamedmowlid7239
@mohamedmowlid7239 4 ай бұрын
Welcome back again legend hore usoco legend king 🤴 ck❤
@AbdiCasiis-ng2kj
@AbdiCasiis-ng2kj 4 ай бұрын
Iɴᴛᴇ Oday xaayow Taqanto plz Like sara guys👍🥰
@faisaciise5819
@faisaciise5819 4 ай бұрын
Rabanaa yaxfidak habo adiga iyo ehelkaba guulayso oo hore usoco
@abdullahisacidhirsi2434
@abdullahisacidhirsi2434 4 ай бұрын
Muraad ayaan leyahay isoo duceeya asxaabey ❤
@MAHDICADE-uy7xv
@MAHDICADE-uy7xv 4 ай бұрын
Goat part 9 codsi waye shekada waa igu socataaa😊
@shuebabdikhalif8927
@shuebabdikhalif8927 4 ай бұрын
Most Watched Person In The History Of King Ck Videos Iam Legend Man❤️🌙
@Khayrwade01
@Khayrwade01 4 ай бұрын
Cida quraanka jecel welcome❤❤❤❤
@user-wy3oq1xk9m
@user-wy3oq1xk9m 4 ай бұрын
I.n beri to California kuegyhy team ck isoduceya talathina suguya 🙏🙏🙏
@user-ci3rn7ty3g
@user-ci3rn7ty3g 4 ай бұрын
War maxaas na leeyahay hhhhhhhh ck waa cajiib wlhi waa iga qosliyay
@xasaninhodestevano820
@xasaninhodestevano820 4 ай бұрын
6:04 wllh waa qsly😂😂😂😂😂😂
@isnakizooctopizo2816
@isnakizooctopizo2816 4 ай бұрын
Inta ilaaragtay Arora removable processing center iney ehen waxa mesha kuqoron ..one love 😂😂
@user-kj2jc7yo3g
@user-kj2jc7yo3g 4 ай бұрын
I can't wait part 9 wlhi😂😂
@SICIIDGAALERI
@SICIIDGAALERI 4 ай бұрын
ABAAL LOO GALAY NINKII GARTAA WAA GOB WALEE 🦁🤴
@MOHA__MB1
@MOHA__MB1 4 ай бұрын
Allah is One ☝️❤
@abdiwaliarnold5028
@abdiwaliarnold5028 4 ай бұрын
Ck legendary sxb waan ku wataa wlhi halgamaay aan baqin
@updykariinabshir253
@updykariinabshir253 4 ай бұрын
sxboow warqada tahriibka xaa iigu soo diri weysay snaphachat kaala soo hadlee
@cabdilahikhadar8483
@cabdilahikhadar8483 2 ай бұрын
Legend soo jabay keep going 💪🏾🙌👏❤
@mrsaidmoha8097
@mrsaidmoha8097 3 ай бұрын
Gabdhuhu raga ka naxariis badan Allaha xfdio ❤❤❤❤
@xiingecadeofficial6337
@xiingecadeofficial6337 4 ай бұрын
Legend waye Ck su lahjadena rerpuntland u kenay adban ugu qoslay
@XuseencismaanXuseencismaan
@XuseencismaanXuseencismaan 4 ай бұрын
Ramadan mupaarak ❤😊
@craxmaanducaysane
@craxmaanducaysane 4 ай бұрын
Kaas musiibo Allaah haku Rido 😂😂🎉❤
@Farhankey2470
@Farhankey2470 4 ай бұрын
My boy can't wait part9️⃣❤️❤️
@mohamudahmed3693
@mohamudahmed3693 4 ай бұрын
Ck qeebta aa suuxeesid qeebtee waaye part 10 miyaa mise 19ka
@simanruxii298
@simanruxii298 4 ай бұрын
proud of my brother ismacil and gabadhi orodka badned manderanimo❤❤
@Abdwiilhoog0987
@Abdwiilhoog0987 4 ай бұрын
Xafaaney anaga ayaa diidan in daily losoo dhigo sheekada tahriibka waayo videoka xaqiisa masiino oo liketa ah marka 30k oo like ah dhac aan kusiino part 9 waa diyaar
@user-no1uu7yb3y
@user-no1uu7yb3y 4 ай бұрын
Zhp waa naga soo dahisay😂😂
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 4 ай бұрын
Allah uso fududeeyo 2 das wiil
@abdiweliissack4920
@abdiweliissack4920 4 ай бұрын
Bro ❤you always tell the truth 💯💯💯Amazing story 😘🔥
@warkacade9659
@warkacade9659 4 ай бұрын
Firtst one ck ❤
@ahmedhonest32
@ahmedhonest32 4 ай бұрын
Keep moving broda❤
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 4 ай бұрын
Aamiin saxiib illaahey haka soo fakiyo
@NastitaApdi
@NastitaApdi 4 ай бұрын
Waa nugu guumasanaysaye wll C k
@Qanciye4
@Qanciye4 4 ай бұрын
Wllh ey ey dhalay ayaa thy ck kaftan waaye
@cabdishakuraadanofficial7824
@cabdishakuraadanofficial7824 4 ай бұрын
One ilke team ck family♥️✋
@Natural_view100
@Natural_view100 4 ай бұрын
From Afgooye ck keep going
@habsathehambarte1498
@habsathehambarte1498 4 ай бұрын
The goat king ck,legend of all time
@user-hp8pn8cw1j
@user-hp8pn8cw1j 4 ай бұрын
Man kliya prt 1 inaa ka sooo pilaaway prt 8 mrooyaa😂😂 plz i can,t wait prt 9😂😢
@qali20
@qali20 4 ай бұрын
Legend daqiqadaha noo dhereey please
@abshiryeberow4994
@abshiryeberow4994 4 ай бұрын
Waanaga soo daahisay ckyow ❤
@user-by1rx4eu2i
@user-by1rx4eu2i 4 ай бұрын
Masha allah ilaahey Hakuu fududeeyo
@MaxamedCabdulahi-vr1wo
@MaxamedCabdulahi-vr1wo 4 ай бұрын
Haa ck kan wan kaa hayaa waxan sugi la ahay part 9🫶
@MaxamedSirad
@MaxamedSirad 4 ай бұрын
First coment rebally King ck😂
@sahrahared2599
@sahrahared2599 4 ай бұрын
Masha Allah ❤❤
@ruweydiinalaky7541
@ruweydiinalaky7541 4 ай бұрын
Mararka qaar codka magaban yahay mise Ana umaleyo
@user-el2yx6um1c
@user-el2yx6um1c 4 ай бұрын
First comment❤❤❤
@Cabdinuurmo100-rl8lm
@Cabdinuurmo100-rl8lm 4 ай бұрын
Ck waayo arag 👍
@user-hk5rc2bo9f
@user-hk5rc2bo9f 4 ай бұрын
Ck legan abwe hore usoco❤
@user-uf5kd2uc1d
@user-uf5kd2uc1d 4 ай бұрын
Ck zxb mcn waankula soconaa
@user-zw7lq6qi4f
@user-zw7lq6qi4f 4 ай бұрын
King ck keep going
@Helpingpublicytstudio
@Helpingpublicytstudio 4 ай бұрын
The king of reaction kuwataa
@daahirdhaayow4185
@daahirdhaayow4185 4 ай бұрын
Shekada hanaku kala goy ck 9 haben danbe hana dhafin❤
@nanatochannelofficial7883
@nanatochannelofficial7883 4 ай бұрын
Best youtuber for ever
@user-by8rk1ek6v
@user-by8rk1ek6v 4 ай бұрын
Ck zxb film 📽️ hanugu Canaan San noosoo badi daqiiqadaha 30:00/25:00 nooga soo dhig❤🎉
@UPTHALAH
@UPTHALAH 4 ай бұрын
Ck my prother guulysoH ❤
@user-ob7fz2dg9q
@user-ob7fz2dg9q 4 ай бұрын
War ku soo dar abowe❤
@CabdiwahaabMohaaa
@CabdiwahaabMohaaa 4 ай бұрын
Lasoodhaqso part 9plz❤❤❤
@CnaasirAhmed-jd7cs
@CnaasirAhmed-jd7cs 4 ай бұрын
Kevin hhhhhhhhh😅 ck u r funny guy wllh
@SihamSiham-ni7sq
@SihamSiham-ni7sq 4 ай бұрын
Allah ha ka soo daayo
@sacdiyokaariye7552
@sacdiyokaariye7552 4 ай бұрын
Insha allah wey ka so bexeyna
@MalyunSalad-ts9hs
@MalyunSalad-ts9hs 4 ай бұрын
Ck alalh kubarakeyo wiil karanle kibirjabshaa sidaan laka helaa 😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@rayhanamohamed1092
@rayhanamohamed1092 4 ай бұрын
Kibir alh ayuu u sugnaaday
@Abdirizak_kaawiyada
@Abdirizak_kaawiyada 4 ай бұрын
Waan soo socdaa iga War hay from jigjiga ethiopia 🇪🇹 😍
@fatmasaid5259
@fatmasaid5259 4 ай бұрын
Sxp turk joga America utahrib islehay lkn passport mahayto ithiopianka hada ma labaxshaa aan so doonteee
@Abdirizak_kaawiyada
@Abdirizak_kaawiyada 4 ай бұрын
@@fatmasaid5259 ar may wllhy anagoo udhalanay Baan hayn wuu adkaaday hadeer
@ayaancnasir5971
@ayaancnasir5971 4 ай бұрын
@@fatmasaid5259haduu ugu fudud yahay
@abdisalan4038
@abdisalan4038 4 ай бұрын
First comment 😅
@hanadahmed4913
@hanadahmed4913 4 ай бұрын
Gootka social media king ck wll
@user-zl8wq3gm9w
@user-zl8wq3gm9w 4 ай бұрын
Fast coment
@foozia426
@foozia426 4 ай бұрын
Ilahay hakasoo furfuro cadowga insha allaah
@user-xi5vw5oo4m
@user-xi5vw5oo4m 4 ай бұрын
Ck abti wax wad nagu soo daahinaysa😢😂❤
@user-wv3ej8ur5o
@user-wv3ej8ur5o 4 ай бұрын
Waankuwataa wll ck❤❤
@ZakariaAbdullahi-hf3my
@ZakariaAbdullahi-hf3my 4 ай бұрын
Zxp mcn ck family Ayan ka mid ahy part 9 laso dhaqso 😢❤😊
@fardowsosuldan6649
@fardowsosuldan6649 3 ай бұрын
😅😅😅Habarta Buufked🤭Nolow walal Cumar krish(ck)🤴❤️✌️
@user-ip4sc7xk4s
@user-ip4sc7xk4s 4 ай бұрын
Waan soo baxay shb ducadiina aqbal ayay naqatay mahad sanidiin ❤
@user-el2yx6um1c
@user-el2yx6um1c 4 ай бұрын
First comment
@user-zu6di1hz5o
@user-zu6di1hz5o 4 ай бұрын
Ck ader wallhi nin qalbi wngsn thy manoqon karaa qofkii ugu horeyy ee an family gda ehen ee iPhone u gadoh codsi waye🥹😔
@suhaybabdikarin854
@suhaybabdikarin854 4 ай бұрын
Sxp inshalah sxp❤❤ ilaahow kasoo fur
@AhmedshalleMohamed
@AhmedshalleMohamed 4 ай бұрын
captan shekadaan part 9 nooka soodar😢😢❤
@Aganeboy7575
@Aganeboy7575 4 ай бұрын
King ck rmda mabruuk ❤
PART 9 IYO SIDAAN XABSIGA UGA BAXAY
21:46
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 125 М.
这是王子儿子吗
00:27
落魄的王子
Рет қаралды 20 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 39 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 61 МЛН
SI AAD U GARTID HAMIGAGA ARIMAHAN SAMEEY PART 1
19:36
Abdihakim Arji
Рет қаралды 15 М.
CIYAAL XAMAR WAA JABTEEN KUWAAN HADEE IDIN DAMCEEN REACTION BUUQIISA WATA
13:03
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 63 М.
INTADAN TAHRIBIN KA HOR MAXAA U BAHANTAHAY PART 1
12:02
Abdihakim Arji
Рет қаралды 41 М.
SHEKADA TAHRIBKEYGA PART 3 DAGAAL AAN KUGALAY
30:31
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 157 М.
SHEKADA TAHRIB KEYGA PART 4 CABSIDII MASKA IYO DUURKII BANAMA
31:49
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 155 М.
May everyone be happy🩷
0:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 4,5 МЛН
Гномы против Квадроберов
1:00
Макс Рэйн
Рет қаралды 4,4 МЛН
黑天使的要求也太过分了。#天使 #小丑 #超人不会飞
0:32