Passport Somali Qatar Ma Lagu Imaan Karaa ? || Meeqaa Lagu Shaqeeyaa?

  Рет қаралды 14,733

Hiigsasho

Hiigsasho

Күн бұрын

For contact Instagram 👇
hiigsasho?i...
websiteka shaqada
www.linkedin.com jobs qatar
Passport Somali Qatar Ma Lagu Imaan Karaa ? || Meeqaa Lagu Shaqeeyaa?
0:00 Hordhac
1:00 Passporka Somaliga Qatar malagu imaan karaa ?
1:58 siyaabaha Qatar Lagu Imaado ?
4:51 Wadankaan Maxaa Laga Shaqeeyaa ?
5:52 Lacagaha Lagu Shaqeeyo
8:16 Sgaqada imaanimada
9:10 Gabhaha Somalida Shaqaale Ma Noqon Karaan ?
9:29 shaqooyinka soomlida loo ogalyahay ?
10:25 Kirada Guriga waa meeqo
11:47 Quruxda Qatar
15:00 waxa wadanka laga iibsan karo

Пікірлер: 184
@ayanabadirahman9240
@ayanabadirahman9240 Ай бұрын
Wll mahasanid sida qurux badan aad wax bixinta ino sogudbisay shaqada aad radineysid allh ha ku sahlo irsaaq xalaal ah allh ha ku siyo Inta shaqo la'aant oo aniga aan ka midka ah allh ha siyo shaqo barakaysan iyo arsaaq xalaal ah ❤
@Hiigsasho
@Hiigsasho Ай бұрын
Aami wll ilaahay kaa ajibo
@Hamda6
@Hamda6 Ай бұрын
Wllo waxaadkaso hadasha jamacada qadar sida loo xaraysto iyo sida ugu fudud ee lagu heli karo sido kale gabdhuhu wax caqabada miyay ku tahay 🙏runti waxbadan waadno faidaysay جزاك الله خيرا
@Cusmaniyiinta
@Cusmaniyiinta Ай бұрын
Sxb shaxda vedio sameynta waad fahante lkn inaa joogteyso ku dadaal joogteyn la'aanta dhib kle waaye vedio-yo wax Tar leh oo wax laga faaiidayo soo gudbi iska ilaali prank iyo wax la mida! I wish you success ♟️🏅
@Hiigsasho
@Hiigsasho Ай бұрын
Qorshaha ayaa sidaa ah inaa soo gudbiyo video dadka wax u taraayo iyo vlogs aan dadka wax ugu faaideynaayo
@QaysmohamedKLM
@QaysmohamedKLM Ай бұрын
Mashallah bro waxaan kuurajeynaa guul carabta horumar iyo waxqabasho malahan mel kaqayr badan inshallah
@allahismylife1206
@allahismylife1206 Ай бұрын
Sax
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 Ай бұрын
Walalkey ilaahay risakh xalaal ah oo waasaca ha ku siiyo meel aad qariib ku tahay ayaad joogtaaye
@Hiigsasho
@Hiigsasho Ай бұрын
Amin wll mahdsanid eng
@cabdixafiid3428
@cabdixafiid3428 Ай бұрын
Masha Allah tabarakallah brother Rangoow
@jowharamuudey9753
@jowharamuudey9753 Ай бұрын
Abowe horay usoco Hormarwacan kuu rajayna ha rajo dhigin insha allah
@sharmaakeubdiqdirismail9231
@sharmaakeubdiqdirismail9231 Ай бұрын
Thanks 😊
@ummuhan6053
@ummuhan6053 27 күн бұрын
Walal wax barashada sida lo xareysto no so sheeg insha,allah mahadsanid ❤❤❤
@farhansandheere-sx9zz
@farhansandheere-sx9zz 10 күн бұрын
hal qol iyo 8 qof subxanalah mel lagu nolan karo mahan
@axmedanashde9194
@axmedanashde9194 Ай бұрын
Masha allaah wll qaabka quruxda badan aad wax nogi so Gudbisay waaga mahadcelinaya Guulayso
@Madarasatii
@Madarasatii Ай бұрын
Gabdhaha shareecada bartay shaqa noocee ah bay kahelikaraan 😊
@amiirahjama5057
@amiirahjama5057 Ай бұрын
Inshalalh noga jawaab wll
@kulmiye1970
@kulmiye1970 Ай бұрын
hadad sharecda barty gabdha muslika ah shaqo iyo inay kliged safrto malo ogolyahy???
@CabdirazzaqYuusuf-gz7nl
@CabdirazzaqYuusuf-gz7nl Ай бұрын
Xaasha​@@kulmiye1970
@HafsaBintuOmar
@HafsaBintuOmar Ай бұрын
Keep going bro ❤
@Hiigsasho
@Hiigsasho Ай бұрын
Walaashee qaaliga ah mahadsanid
@Laare.44
@Laare.44 Ай бұрын
WLhie brother waxan KZfaq kaga kuso biray muqal aan dawanayay ood ka hadlaysay side shaqo lagu hela Qatar 🇶🇦 marka sido kale Ana hamigaygu waa KZfaqr marka waxan ku rajaynaya hormar wacan wayo isku muwqof ba nahay.👍
@Hiigsasho
@Hiigsasho Ай бұрын
Qatar haddii aad joogtid libaax waan isla duubi lahayn
@Laare.44
@Laare.44 Ай бұрын
@@Hiigsasho waa cadi Lpx i.a Lpx hada waxn Ethiopia jigjiga lkn xilikala naga badan i.a.zxp
@MallOfgambia
@MallOfgambia Ай бұрын
Sxb bilow aan ku dhihi lahaa waxaad jeceshahay waxbo din ha u dhigin
@Laare.44
@Laare.44 Ай бұрын
@@MallOfgambia tnz zxp wan bilabaya i.a
@hajeroabdo8072
@hajeroabdo8072 Ай бұрын
Muqalada noocan run ahntii aad bay faiido badan yihiin noosoo badi insha Allah. Jamacdaha sida loo xaraysto ka soo hadal Uppka shaqada laga xaraysan karo halkeen ka heli karaa
@Hiigsasho
@Hiigsasho Ай бұрын
Dr's hajara , I.a waan ka soo hadli aad ayaad umahadsantahay for ur support , Dadka ugu horeeye oo support gareeyo chenelka ka mid ahayd thanks
@ganacsigaxirfadahaguud1203
@ganacsigaxirfadahaguud1203 Ай бұрын
M.a sxb jasklh kheyr jamacada soo dir
@saamicadde4162
@saamicadde4162 Ай бұрын
Jaamacadaha muuqal kaso samee sxp . Shukrana.
@Abaalfx
@Abaalfx Ай бұрын
Thnks sxp Waaa Kaa Muhsanthy Codsikeeka ii tix Kalisay❤❤ sxp Yaal Ninkaan Muuqalkiisa Like Ta Haloo saaro legend ❤
@maajidalimohamed
@maajidalimohamed Ай бұрын
Wllka mahdsanid wxa sii radisa qababka ugu fudud ee lgu Iman karo ama wdamo ka fudud aad adiga taqanid
@MohamedAbdullahi-mq4mu
@MohamedAbdullahi-mq4mu Ай бұрын
Next Videos scholarship jamacadaha kaso hadal sxb
@Hiigsasho
@Hiigsasho Ай бұрын
ok sxb
@bashirahmedahmed6475
@bashirahmedahmed6475 27 күн бұрын
Wcs sxp waxaad tahay legend waad gaadhi meelsare
@yaxyeshiine6791
@yaxyeshiine6791 Ай бұрын
Guuleyso wll
@Taliyaha123
@Taliyaha123 Ай бұрын
Horay usoco walaalka ❤
@Hiigsasho
@Hiigsasho Ай бұрын
mahdsanid libaax
@AmiinBadel
@AmiinBadel Ай бұрын
Mahadsanid ustaad vissaha imisaha leygu sameynaya marka qof halka jogo an la hadlo
@cimraan166
@cimraan166 Ай бұрын
Walaal aaway Linkiga waan xareesan lahaaye
@HodanMohamed-gb5ij
@HodanMohamed-gb5ij Ай бұрын
Wllo shukran❤
@Hiigsasho
@Hiigsasho Ай бұрын
Welcome hodon
@HodanMohamed-gb5ij
@HodanMohamed-gb5ij Ай бұрын
​@@Hiigsashobowe meelaha shaqada laga xareysto noo soo gali❤
@AliadamAbdulrahmaan
@AliadamAbdulrahmaan Ай бұрын
Carabta aduunka ugu necbahay wayo waqtiga ayey kaa luminayan faaido ma lahan
@calaskeyosman9122
@calaskeyosman9122 25 күн бұрын
Gulayso zhp
@mohamedfarah6546
@mohamedfarah6546 18 күн бұрын
Geedkas waxa la dhahaa Scooter aduunka dhan wa laga isticmala ee dhibka ku heysta, aya waxa ah in ad ciyaal gobol aheyd markagii hore ka dibna ad Sudan tahriib ku tagtay ka dibna ad Qatar qax ku tagtay..
@user-dg7zz9ke5u
@user-dg7zz9ke5u Ай бұрын
Alla wll anigu waxan rabaa waxbarasho jmcdeed. Ee bal muqal ka so samee adigo mahdsan😊
@mahameddeeq8177
@mahameddeeq8177 Ай бұрын
Jaamacadda Qadar
@juuwaryele
@juuwaryele Ай бұрын
4:17 Wllo Doha institute fully information fdln
@user-hs4qy8bm9c
@user-hs4qy8bm9c Ай бұрын
Sxb jamacada lacag miyaa sxb ❤❤❤❤
@CLQAFAARMAXAMED-d9r
@CLQAFAARMAXAMED-d9r Ай бұрын
جامعة
@MaxamuudCaliabdulqadir
@MaxamuudCaliabdulqadir 27 күн бұрын
Taraaglayaasha kawaran
@MajiidJama
@MajiidJama Ай бұрын
Mhdsand inzllh hadda dubai baan jooga waa imanayaa Qatar
@nyg1162
@nyg1162 Ай бұрын
💪🏽👍🏽
@user-dg7zz9ke5u
@user-dg7zz9ke5u Ай бұрын
Oo wll hablo ciidani majiraan
@AbdihakimAdam26
@AbdihakimAdam26 27 күн бұрын
Next video about driver
@AbdirahinAbokarAhmed
@AbdirahinAbokarAhmed Ай бұрын
Jaamcadaha muuqaal nooo ka soo samey zxpo
@capdyzhakuur807
@capdyzhakuur807 Ай бұрын
Dhalinyaro yaan laidin waalik deeqo waxbarsho somaliya mansiiyaan ,shaqooyin aad wadankaaga kasoo xarsysan karto ood ku iman kartona manjrto Qodobka afraad uun ba lgubtagaa in agency lacag kaa qaato ood viso kuusoo saaro dabadeed aad tagto ood shaqada raadsato adiguna ciqaama iska bixiso licence haddi aad u baahan tahayna aad lacagta iska bixiso Cid guri kusiinaysaana ma jrto io wax kale toona
@MuxuboMuxubo-ct1sx
@MuxuboMuxubo-ct1sx Ай бұрын
❤❤❤
@greanchannel7485
@greanchannel7485 7 күн бұрын
Dhakhtarda sid nersta ee dumarka side ku xaraysan karanaa wabsdo wix lag xaraysto no so gudubi wll mahdsanid
@AhmedYusufAli-dk5fb
@AhmedYusufAli-dk5fb 25 күн бұрын
Saxib kenyati wax xaga imadhe ooo shaa laa,an man arkine bal no sheg sababtaa kenyati marku imadho isla markas shaqa ubilabayo
@abdihamidgamer8279
@abdihamidgamer8279 Ай бұрын
Nosoo badi muqaaladaan oo kle
@CabdimalikAadan
@CabdimalikAadan Ай бұрын
Jaamacadaha soo dhig
@mubarakabdikaremeisse2014
@mubarakabdikaremeisse2014 29 күн бұрын
Walal waad mahadsantahay sida loo xaraysto jamacadaha kasoo hadal
@mahameddeeq8177
@mahameddeeq8177 Ай бұрын
Walaal Jamacadda
@abdirahmanjoordan558
@abdirahmanjoordan558 Ай бұрын
Saxiib waxaad kasoo hadashaa shaqooyinka farsamada gacanta
@user-vv5dc7cr3c
@user-vv5dc7cr3c Ай бұрын
Bro how to apply university scholarship full guide video ka soo samee
@sahromaxamuud4899
@sahromaxamuud4899 Ай бұрын
Kwrn qofka hadii luqada wadankas aqoonin shaqona codsado cv online ka dirsado marka sidee ugu sahlaysa inoo helo
@abdimalikabdullahi9402
@abdimalikabdullahi9402 Ай бұрын
Sxp sidee jaamacadaha loo xareestaa
@bintukamamachannel9099
@bintukamamachannel9099 29 күн бұрын
Make up art iyo henna malaga helaa shaqo
@nasriinawali5717
@nasriinawali5717 Ай бұрын
Jamacadaha iyo minxooyinka ka so hadal pls
@xuseenqaasinali2992
@xuseenqaasinali2992 Ай бұрын
Zxp Mesha business ma ka furankara thank
@naajicade4700
@naajicade4700 Ай бұрын
Sxb kaso hadal sida waxbarashada loxareesto iyo qabka ay unolyihin ardada ,ciidanimada ayadana side laguheli kara
@yusufuk9151
@yusufuk9151 25 күн бұрын
Wlal mahaddanid Waxa kaso hadashaa Jaamacada sidee lagu Xareystaa
@user-ej1uy9lo9p
@user-ej1uy9lo9p Ай бұрын
Sxb jaamacadaha kasoo hadal adoo mahad san
@bintukamamachannel9099
@bintukamamachannel9099 29 күн бұрын
Wllo ka soo hadal jaamacadaha wadanka
@mohamedbulshaawi4668
@mohamedbulshaawi4668 Ай бұрын
Dadka youtuber madagi karaan
@cabdisalamaxmed7761
@cabdisalamaxmed7761 28 күн бұрын
Wll linkga aan kxreysano Visa qatar noosoo dhog Apply cml
@halimoabdalle7273
@halimoabdalle7273 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aalloow227
@aalloow227 16 күн бұрын
Sida aad adigu ku tagtay, qaabkaas video ka soo samay billow illaaa dhamaad qarashka ka baxay intuba
@jeylaani.media1
@jeylaani.media1 Ай бұрын
sxb askarta
@hashiman8868
@hashiman8868 Ай бұрын
I'm in qatar
@AbdihakimAdam26
@AbdihakimAdam26 27 күн бұрын
Ma huptaaa
@CabdirahmanAli-y3c
@CabdirahmanAli-y3c 26 күн бұрын
Qatar waxbarasho malee dahay 😢😮
@abdulhaqanwar8396
@abdulhaqanwar8396 Ай бұрын
wll adoo mahadsan muqal kasoo samee sida jamacada loo xaraysto please🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@sensoyussuf9291
@sensoyussuf9291 Ай бұрын
Asc wll
@user-iu8gg9ey2q
@user-iu8gg9ey2q Ай бұрын
Sxb imaamka masjid lacagta eey qaataan cadadkeeda maxaad inooga sheegi waaysay
@RaOu-wv9to
@RaOu-wv9to Ай бұрын
ina waxaa joogta Dubai shaqad may noloo dab 7 sunad
@smartchannel2459
@smartchannel2459 Ай бұрын
Shaqooyinka iyo jmcd sidee loku xariistaa
@abdullahiabdifataax8566
@abdullahiabdifataax8566 Ай бұрын
Zxp jamacadaha scholarship mala kahelaa nio
@IsmaaciilYuusuf-zf7se
@IsmaaciilYuusuf-zf7se Ай бұрын
جا معة. منح
@AadanIsaaq-zy6dp
@AadanIsaaq-zy6dp Ай бұрын
Wll sida jaamacada la isu diiwaan galiyo kasoo xadal.
@AliadamAbdulrahmaan
@AliadamAbdulrahmaan Ай бұрын
😂😂carabta hormar ma taale masha iskaga so tag dabaalyohow😂😂
@amransidiiq
@amransidiiq Ай бұрын
Muqaal kasoo samee jaamacadaha plz
@axmeddahir8545
@axmeddahir8545 Ай бұрын
Jaamacadaha scholarships ka bixiso dowladu hadey jiraan kasoo hadal sxb.
@SudaysiSalma
@SudaysiSalma Ай бұрын
Wll jamacadaha sidee loga xaraystaa minxo ahaan
@user-df4ss9zb6u
@user-df4ss9zb6u Ай бұрын
Ardaynimada ka soo hadal
@farhiabasal1227
@farhiabasal1227 29 күн бұрын
Asc wllo qofka haysta USA passport ahan nurse ama teacher like how much can makes
@Hiigsasho
@Hiigsasho 29 күн бұрын
Khibrad haddii aad leeydahay 4000 to 7000 $
@abdulrahmanafrah9335
@abdulrahmanafrah9335 Ай бұрын
Nio kwrn qofka diriving license qaato fursadiisu WAA sidee
@Hiigsasho
@Hiigsasho Ай бұрын
Sxb fursadiisa aad ayee ubadan tabay qofkaa
@user-zi3xw6jg2e
@user-zi3xw6jg2e 9 күн бұрын
Jaamacadaha iyo xirfadaha qaabka loo xarayso nosooo gali
@abdiwahabhusseinamin-cx2cx
@abdiwahabhusseinamin-cx2cx Ай бұрын
Jaamacada ka soo hadal
@cabdisalankhadarmaxamed6257
@cabdisalankhadarmaxamed6257 Ай бұрын
Sxb jaamacadah wadankaa kasoo hadal
@FarahAhmed-g4q
@FarahAhmed-g4q Ай бұрын
Jamacada kaso hadal zxp
@AhmettHidig-wo9uc
@AhmettHidig-wo9uc Ай бұрын
Sxp ilahy hku fududeyo shaqada Qatar Wan ka war hyna dhalin yaro badan baa kusoo lugo'day oo ila hadda waxpa hayn jeebkooda fuushan dhanka jaamacadaha dhalinyarada uga faaidey
@khaalidmahdimmmmaxamuud
@khaalidmahdimmmmaxamuud Ай бұрын
Zxp sidee college yada lo xaraystaa
@najiibzhacbaan7602
@najiibzhacbaan7602 Ай бұрын
Jamacadah ka soo hadal
@Keena-diid
@Keena-diid Ай бұрын
Sidaada oo kale ayuu company isoo saaray visa waxuu iga qaaday $2000 oo sanaati la'a weli ma iman oo sidii markii hore la iigu sakhirayay xaaladdu way ka duwan tahay markaa haddaan damco in aan visaha cancel gareeyo wax lacag ah maku leeyahay qoladii iisoo saartay? Mahadsanid wll guulayso
@farhanalmani1772
@farhanalmani1772 Ай бұрын
Sida lagu helo scholarshipka wadanka qatar kaso hadal sxp
@siman_mohamad
@siman_mohamad Ай бұрын
Asi shaqadii ma heeshayn3 hort3
@mariamm.sheikhw1522
@mariamm.sheikhw1522 Ай бұрын
Jaamacadda ka soo sameey wlaal
@user-cs7im5zh8u
@user-cs7im5zh8u Ай бұрын
maasha allah sxp aad baan kaaga mahadcelinaayaa tixgelintaada codsigeena, sxp labo mid qaabka company-ga aad ku timid, iyo qaabka wxbrashada nosoo sameey sida loo xareesto, hdeer wxaan umaleenaa inee qatar university scholarship bixineyso marka ielts iyo toefl kugu xujeynayaan ayagoo arab ah, insha allah waanu kaa sugi
@Hiigsasho
@Hiigsasho Ай бұрын
I.a sxb , Instagram iigala soo xirii hiigsasho
@user-cs7im5zh8u
@user-cs7im5zh8u Ай бұрын
@@Hiigsasho haye sxp
@Abdikafi.
@Abdikafi. Ай бұрын
jaamacdaha kasoo hadal nsxb
@SayidcusmaanCalishariif
@SayidcusmaanCalishariif Ай бұрын
Imisa saac ayaa lashaqeenayaa wall
@abdirahmansiisii1665
@abdirahmansiisii1665 Ай бұрын
Bto kado hadal jamacaha iyo qabka ay ushaqeyan
@nourittabarkat5557
@nourittabarkat5557 Ай бұрын
Jamacada qadar
@sensoyussuf9291
@sensoyussuf9291 Ай бұрын
Ya khe fadalan meel khaas ah oo aan kaalasoohadlo
@Hiigsasho
@Hiigsasho Ай бұрын
hiigsasho instgram
@MohamedFooh
@MohamedFooh Ай бұрын
Jaamacada kaso hadal wll
@jesshalan6325
@jesshalan6325 Ай бұрын
Manid adigu sidaad ku taktay iyo company ga ku qaaday noo soo faah faahi
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 40 МЛН
БАБУШКИН КОМПОТ В СОЛО
00:23
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 16 МЛН
Sidee loo Abuuraa xidhiidh Guulaysta? | Meehaal Podcast
34:22
GAAR XORRIYAD MAALIYADEED: SIRAHA HANTIDA
13:17
Ayanle abdirashid
Рет қаралды 4,9 М.
Passport Kenya iyo Ethopia keba qiimo fiican safarka
7:43
Ahmed Osman
Рет қаралды 996
Vlog | SHEEKO | 3 wado o ad ku iman karto | Europe | 2024
8:42
حقيقة ايلون ماسك ..!
20:47
THE HORROR - مهند السيوف
Рет қаралды 347 М.
Miro Guntii Ku Jira Miro Geed Saaran Looma Daadsho
28:40
Hiigsasho
Рет қаралды 821
Duq Shar Badan / Maxeey Gabadha Ku Sameeysay
13:32
Hiigsasho
Рет қаралды 4,5 М.
Они не знали, почему он так поступил, пока
0:39
ПОМЕНЯЕМСЯ? 🥺😬😵‍💫 #funny #comedy
0:12
Fast Family LIFE
Рет қаралды 1,2 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
0:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 21 МЛН
A young mother couldn't calm down her baby at the lesson #shorts
0:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 7 МЛН
It worked for me)
0:19
F&T Team
Рет қаралды 9 МЛН