Philophobia | Cudurka Ka-cabsiga Jacaylka.

  Рет қаралды 35,454

Sahanka

Sahanka

3 жыл бұрын

In badan waad aragtay dad leh jacayl ma jiro iyo waa nacab, se dadkaas xanuun aanay isku ogayn oo nafsi ah ayaa ka haya dhanka jacaylka.

Пікірлер: 327
@elmiroble4608
@elmiroble4608 3 жыл бұрын
إن الله وملائكته يصلون على النبي يا أ يها الدين أ منو سلو عليه وسلمو تسليما
@nasraabdullahi9406
@nasraabdullahi9406 3 жыл бұрын
Scw
@abdirashiidkhadar3145
@abdirashiidkhadar3145 3 жыл бұрын
Scw
@cabdulqaadirawilmohamed9534
@cabdulqaadirawilmohamed9534 3 жыл бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW Salalaahu Calayhi Wasalam Salalaahu Calayhi Wasalam Salalaahu Calayhi Wasalam Salalaahu Calayhi Wasalam Salalaahu Calayhi Wasalam Salalaahu Calayhi Wasalam
@abdixakiin3047
@abdixakiin3047 3 жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم
@aqoonsahmiye6699
@aqoonsahmiye6699 3 жыл бұрын
صل الله عليه وسلم
@secretstar8830
@secretstar8830 3 жыл бұрын
Comments kayga hada aragto waxan ku rajeynaya caafimaad iyo cimri dheeri ❤️‍🔥
@cumargolden
@cumargolden Жыл бұрын
Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan ilaahay qabrigeenna beer beeraha jannadda kamid ah ha nooga dhigo, Aamiin dheh.🤲😍💖
@aftahkaramah5368
@aftahkaramah5368 3 жыл бұрын
Jacayl micnihiisu waa is fahan, runti dunidaan aad u jeedo waxey ku dhisantahay jacayl:)
@farxanaden2240
@farxanaden2240 3 жыл бұрын
Adiga halkan zxp kunahay
@abdallaabdullahi5942
@abdallaabdullahi5942 3 жыл бұрын
jaceylka iyo maxabada aad ilaahey iyo rasuulkiisa u heyso qalbigaada hagu weynaato balse haddii aad jaceyl xad dhaaf ah u qaado binaadam waxaa macquul ah in uu sixun kaaga faaiideysto.bal ma maqasheen dad jaceyl dartiis isku dilay mana isweydiiseen sababta ey sidaas dhan u sameynayaan ma ahan wax kale qalbigooda waxaa ku weyn biniaadam halkii la rabay in uu ilaahey ku weynaado.
@Lander6656
@Lander6656 3 жыл бұрын
Hadanad jacayl iyo Afaraha zo Marin like Saar 😂😂🤣
@goldboygamer9952
@goldboygamer9952 3 жыл бұрын
🤟🏾
@Notalt17
@Notalt17 3 жыл бұрын
😂hadana ina maro marabo
@mahadhassen5509
@mahadhassen5509 3 жыл бұрын
Alx ani iguma dhicin waligey jaceyl waxaa iigu filan ki ilaahey iyo rasuulki scw markaad ilaahey udhowaato wax kasta wey ku fududanayaan naxariis ayaad dareymeysa lkn markaad ilaahey aad ka fogaato madow ayaad galeysa ilaaheyow anoo kasii fogaanayo ama jid khaldan qaadayo isoo hanuuni adoonkaagi oo lumay baan ahey ee aamin aamin
@fadximuuse1114
@fadximuuse1114 3 жыл бұрын
Jacal waa gur dabadii inta ilamidka aha like
@clwahaabnadaara6405
@clwahaabnadaara6405 3 жыл бұрын
Really 🙏
@ABDULAHIAHMEDDAHAB
@ABDULAHIAHMEDDAHAB 3 жыл бұрын
Really
@nasriosman3261
@nasriosman3261 3 жыл бұрын
صلو علي نبي صلي الله عليه وسلم 😍يا حبيبي يامحمد 💚🇹🇷
@nihaalabdirahman6586
@nihaalabdirahman6586 3 жыл бұрын
dhalantiina wax maanta halka dhigay waa jecelka khiyaaliga ah e wakhtigi ka cunay afar iyo labaatkiba xabibi un la isku diro ayago kanba kan kale guur diyaar u ahayn hadna wax ugu badan le e wakhtiga ka cuna waa jecelka bila faa'idada ah 'jecelka iyo kahiladana tirada badan leh waxa ay ku haleleyan xiliyada firaaqada aad tahay o aanad camlba heyn dabetana qofka u raadinayo wax u wakhtiga u haayo ku bixiyo, wax ugu badan le aa ad argta nin iyo gabdh anu is qabin hadana 3sac wada hadleya dabetana screenshotkoda meelah la wareegaya Ina adeer gacliye booska haasawaha iyo xidhidhkan tirada badan leh kugu jiro hadi aad wax akhris ku badesha o maalinti ugu yaran 1 ama 2 buug kaga marsiisa wakhtigagna maareysa jecel iyo buuqisa maa aanad so xasuusten ba
@cabdisayidmaxamed3741
@cabdisayidmaxamed3741 3 жыл бұрын
😂😂 ustaaad hadda ayaaba beerku banaanka ila yaalaa jacayl dartiis kwran
@yuusufaah130
@yuusufaah130 3 жыл бұрын
Aadan waa ku salaamay🖐
@The_musculine_Gs
@The_musculine_Gs 3 жыл бұрын
𝘼𝙖𝙮𝙖𝙙𝙖 𝙌𝙪𝙧𝙖𝙖𝙣𝙠𝙖 𝙖𝙝 𝘼𝙮𝙖𝙖𝙣 𝙠𝙪 𝙦𝙖𝙣𝙘𝙖𝙮 𝙗𝙧𝙤𝙩𝙝𝙚𝙧 𝙩𝙝𝙖𝙣𝙠𝙨
@hamzepirlo7353
@hamzepirlo7353 3 жыл бұрын
Calaamada kuu taala profile ka iska badel zxp
@The_musculine_Gs
@The_musculine_Gs 3 жыл бұрын
@@hamzepirlo7353 𝙨𝙖𝙗𝙖𝙗 𝙡𝙤𝙜𝙤 𝙖𝙖𝙣 𝙨𝙖𝙢𝙮𝙨𝙩𝙚𝙮 𝙬𝙚𝙚𝙮𝙞
@nasramahudin9229
@nasramahudin9229 3 жыл бұрын
@@The_musculine_Gs calamada masoniyada uun beey u eg tahy sabab kale ma jirto wll
@The_musculine_Gs
@The_musculine_Gs 3 жыл бұрын
@@nasramahudin9229 𝙤𝙠𝙚𝙮
@sahrajsahraj3068
@sahrajsahraj3068 9 ай бұрын
Jaceyl😢
@Sahel.
@Sahel. 3 жыл бұрын
Philophobia: is a fear of falling in love. It can also be a fear of getting into a relationship or fear that you will not be able to maintain a relationship. Many people experience a minor fear of falling in love at some point in their lives:)
@HorseedFilms99
@HorseedFilms99 3 жыл бұрын
Ok
@maxamedxasan2855
@maxamedxasan2855 3 жыл бұрын
aadan sidaa uso badi vidoeska dee ayaamahn waalagu waayee
@rohosafi7888
@rohosafi7888 3 жыл бұрын
Hori usoca walal جزاك الله خيرا وجزاء
@ahmednasir4766
@ahmednasir4766 3 жыл бұрын
"Caashaqa wadaad kiisu iyo waayo-aragiisu waa ruux kun jeer oooyey".
@noorabarkhad5526
@noorabarkhad5526 3 жыл бұрын
Jacaylkeena dadkoo dhan ma ogaysiyaaa kulahaa adan ka yaabayy 😂😂
@salmamaxammed7436
@salmamaxammed7436 3 жыл бұрын
الحمد لله على نعمة الاسلام
@aftahkaramah5368
@aftahkaramah5368 3 жыл бұрын
Qisada channelka Soomali Christian TV Ka So HadaL😎
@khazali9381
@khazali9381 3 жыл бұрын
Our philosophy aadan khadar keep going bro👏
@maprukadeeqa7956
@maprukadeeqa7956 3 жыл бұрын
Barnaamij dhiirigelin iyo talooyin bdn ku jiraan,raxmaanku haka abaaliyo adan khadar 😍👏
@mahamedmawlid1604
@mahamedmawlid1604 3 жыл бұрын
Wa kuma ninka halista badan ee farsameeya gantaalaha xamaas Kaso daawo chnlkyga ka faidysa inshlh
@khalidoday8943
@khalidoday8943 3 жыл бұрын
Waasi wcn suldaan
@aqoonsahmiye6699
@aqoonsahmiye6699 3 жыл бұрын
@@jameeomar9700 haduu wax fiican hayo hadhibsan
@nasraabdullahi9406
@nasraabdullahi9406 3 жыл бұрын
Haye walal🥰
@user-sd3kh5cm5v
@user-sd3kh5cm5v 3 жыл бұрын
@@jameeomar9700 wa nio isla yaab tuugsi lhyne bal channlkiisa gal aqoon bdn ka buuxda isku xisho dadkeena horumrka smynya ina taagerno weyne mahn ina cayne
@user-sd3kh5cm5v
@user-sd3kh5cm5v 3 жыл бұрын
Horumr wcn ku rjynya wll hore u sooc
@secretstar8830
@secretstar8830 3 жыл бұрын
9:25 alahay ka alla 😂😅
@xamsemaxamed3353
@xamsemaxamed3353 3 жыл бұрын
Adan khadarow zxp Hargeisa maxad Noogu iman wayday
@adan053salah7
@adan053salah7 3 жыл бұрын
Moowdoockasta oo aad kahadashid si wanagsan ayad usoo gudbisaa wayna cadahay inaad waqti badan gilisay tnks bro.
@abdirahman_mohamed5569
@abdirahman_mohamed5569 3 жыл бұрын
Khayr Alle ha ku siiyo wllo Aadan😩
@SalmaAhmedzh
@SalmaAhmedzh 3 жыл бұрын
Wll barnamijyada cilmi nafsiga inoo soo badi fadlan
@j.m0handaj.m0handa89
@j.m0handaj.m0handa89 2 жыл бұрын
Adden your The Best Teacher U Thought Me Alot Of things Allah Ayaa Mahad iska Leh chanellkga igu Xiray. lastly I wanna Say: Adden your intelligent Person God bless u😍🙏
@abdirahmanmohamed2056
@abdirahmanmohamed2056 3 жыл бұрын
Sxb waxyaabaha soomaalida ku badan sida waxyaabahan oo kale mawduuc ya badan inooga soo diyaari insha alh alle hakuu fududeeyo
@madaromar9660
@madaromar9660 3 жыл бұрын
Jacayl waan sameyay xata qaar ayaa iga baxay waligayna jacaylka kamam aminin wax xun Balse waxan amiina intaa inan wadda socono inay noo qornayd
@abdirahimahmethashi924
@abdirahimahmethashi924 3 жыл бұрын
thank you zhp qli 1k oo video ah wxa inoga haray 12 video mansha Allah in an dawday 600 oo video ama wax ka badn ayan rjaynaya oo aan wax ka FAA iiday
@AqiLiNOmedia5250
@AqiLiNOmedia5250 3 жыл бұрын
malaga yaaba aadanow barnaamijkan iyo kii ka horeeyey inay rag fara badan oo guurka ka maraataynayey ay ku yaacaan iyo hablo badan labaduba
@nuuradiinmaxamuud178
@nuuradiinmaxamuud178 3 жыл бұрын
Aadan zxp waad mahadsan tahay imika wixii ka danbeeya waan joojinayaa sababta oo ah wali maan qaangaadhi 20 jira sidaanoo iga xumaan Qofka aan Nolosha aan la wadaagaayo keep going pro
@xuseynnor3046
@xuseynnor3046 3 жыл бұрын
Al ustad Aadan Khadar ilaah cilmigaga hakuu ziyaadiyo 🥰💖
@kmfarah99
@kmfarah99 3 жыл бұрын
Waa runtaa zxp khabiir sare hormar wcn
@musharafkodah
@musharafkodah 3 жыл бұрын
Aadanoow jacaylkee kahadlaysaa Ma jacaylka wiil iyo gabadh ajnabi kala ah intay wada sheekaystaan wax walba wada sameeyaan Mise Jacaylka saxda ee nin iyo xaaskiisa Haduusan jacaylka nin iyo xaaskii ahayn waxa kale waqti lumis baan u arkaa
@abucumar6788
@abucumar6788 3 жыл бұрын
Jacaylku waa yahn wuxuu noqday wax afka laga shegto
@cabdiraxmanmaxamed628
@cabdiraxmanmaxamed628 3 жыл бұрын
Sida khabiir jacayl oo anoo kala kulaHaa hadana war allahay ka alle allahay ka halle yeynaan isku soo walaacin hoy .😅😅😅😅
@alibinali2141
@alibinali2141 3 жыл бұрын
Philophobia= philo = Love Phobia= hate hhhhhhhhh❤❤❤✌
@mssnujuum2020
@mssnujuum2020 3 жыл бұрын
Phobia=fear
@alibinali2141
@alibinali2141 3 жыл бұрын
@@mssnujuum2020 Phobia & philia waxaa kala fahmi karo qof medicine bartay ✌
@mssnujuum2020
@mssnujuum2020 3 жыл бұрын
@Ali Bin Ali Anigaba Waa Ahy Qofkas😊
@alibinali2141
@alibinali2141 3 жыл бұрын
@@mssnujuum2020 Thanks drs....🤞 #Respect
@mssnujuum2020
@mssnujuum2020 3 жыл бұрын
@Ali Bin Ali U welcome Wll
@quenkatherine3413
@quenkatherine3413 3 жыл бұрын
Philophobia waa dhibka i haysta ee dawadiisa ii sheega 😅😅😅
@nimomohet5537
@nimomohet5537 3 жыл бұрын
hhhhh adan masha Allah wllo ilaahay caqliga iyo caafimadkba haku siyaadiyo wllo waa runtaa aad bay soomalidu jacaylka u qald fahnty👋
@husseinyousuf8111
@husseinyousuf8111 3 жыл бұрын
Philophobia dadka ay saameesay waan ku juraa umana maleenyo inuusan jirin qof uu saaameenin
@mohamedamin449
@mohamedamin449 3 жыл бұрын
Sahanka waxaan ka codsanaa in aad inoo so diyaariso maclumaad ku saabsan wadanka labad ee ugu dhaqalaha badn e laxembourg pls 😍
@apdirashideprahim7422
@apdirashideprahim7422 3 жыл бұрын
Adan waxan ka cod sanaya inad arimaha science ka ad barnamijyo cusub ka diyariso
@ipraahimapdurazhid24
@ipraahimapdurazhid24 3 жыл бұрын
Inad wax jeclato waxa ka horeya inad garwaqsato waxa uu yahy jacaylku Good point runti keep going wll
@salmaanofficial5005
@salmaanofficial5005 3 жыл бұрын
KEEP going bro 💖💖
@muztafeali8058
@muztafeali8058 3 жыл бұрын
Galab wanaagsan dhamaantiin adan sahan fikir wanaagsan ayaad ka hadashay brother ♥
@khandaqmedia2243
@khandaqmedia2243 3 жыл бұрын
Mahadsanid aadan sahan
@abdiazizmurttimal5443
@abdiazizmurttimal5443 3 жыл бұрын
Human evolution ka so hadal saaxib oo ka soo diyaari barnaamij man gal ah jallkeyow mahadsnid 🌎🌎💯
@ayandaud8487
@ayandaud8487 3 жыл бұрын
Aadan sahan love you pro wlahi keep going from hargeisa
@Iftiinshe7
@Iftiinshe7 3 жыл бұрын
Wey soo badanayan dadka jaceylka u haysata wax xun
@amira_z1921
@amira_z1921 Жыл бұрын
20 sano.ayaa jira waligay wxba ma jeclaan wlhi xata cidna wakhti kama lumin 😂😂miskiin ilaahay ban iska ahay
@naasirdeeq2242
@naasirdeeq2242 3 жыл бұрын
Qofka koobaad 🥰🥰✨
@naasirdeeq2242
@naasirdeeq2242 3 жыл бұрын
Wow
@abdiwakiilmaxamed7817
@abdiwakiilmaxamed7817 3 жыл бұрын
Mahadsanid Ustaaad👏
@maarsopio2642
@maarsopio2642 3 жыл бұрын
Waxaad ka hadlee darenkeena aaabow keep going
@zuhraumucamaar2032
@zuhraumucamaar2032 3 жыл бұрын
Ustaad Adam khadar Cali walhy si wangsan baad ULA keeentay waxay shegan aflaamta hindiga
@Sooraan
@Sooraan 3 жыл бұрын
Realy waxa thy father of love ani ahaan Waxaa kuu arkaa istaadki jacaylka pholibia Dad badan ku ogaa 😂 realy waku wata lovely
@ABUCADOOD77734
@ABUCADOOD77734 3 жыл бұрын
Adigo maxaad ubixin lahyed suldaan aadan khadarow
@withCARABEY
@withCARABEY 3 жыл бұрын
No love kaliya dadka isdaba ordaya waxay isku qabaan xiiso oo kaliya cidna majeclaado ee waxaan jeclaada wanaagyada dadka oo kaliya ee maha shapekooda Inta ugu raacsan Lakers🙂🇸🇴
@Abdijamal_media
@Abdijamal_media 3 жыл бұрын
Wlhi Mr Aadan mowducan waa mid muhiim ah dhalin yaro badan wax un ay ka faidaan Mahadsanid sxb
@asioaxmed875
@asioaxmed875 3 жыл бұрын
Wcs wr wb Mahadsanid wllo🌹👍🥰❤ maya Ima samynin philophobia alx alx alx
@abdihassan1479
@abdihassan1479 3 жыл бұрын
Asc aadan wll waxaan rabaa bugaagta aad soo turjumto xagee ka helaaa thank you mudane
@shaficiahmed2739
@shaficiahmed2739 3 жыл бұрын
hHHH PRO KWRN ADN KU SOO HDOH RACAYH IGA EEG HORTDAH MLIN UUN PRO
@badrihhajihofficial8981
@badrihhajihofficial8981 3 жыл бұрын
Ka daaya ciyaarta jclka ku dhe Zhp 🤣
@hawosugule8503
@hawosugule8503 3 жыл бұрын
Jacayl bad shegtayee inaan nin hello irahdan ka baqaa😂😂😥
@zadaq01
@zadaq01 2 жыл бұрын
Numberkaaga iisheeg anaa ku tababarayee😂😂😂
@hawosugule8503
@hawosugule8503 2 жыл бұрын
@@zadaq01 oo wuxuu ma piratical bay u bahantay😂
@zadaq01
@zadaq01 2 жыл бұрын
@@hawosugule8503 haaye facebook maxaa kuugu qoran 😂
@hawosugule8503
@hawosugule8503 2 жыл бұрын
@@zadaq01 ina ader KZfaq kaga ino soo kali sida layska daweeyo philophobiad 😂
@zadaq01
@zadaq01 2 жыл бұрын
@@hawosugule8503 youtube malihiye facebook igasoo qabo
@nurxuseencabdiqaadir7041
@nurxuseencabdiqaadir7041 3 жыл бұрын
Masha allah aadano barnamijkan waqtigii loogu talagay ayaan keetay JANATU FIRDOOSE ALLAAH HAKU GEEYO AAMIIM AAMIIN AAMIIN👋👋👋❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aishamaxamad9663
@aishamaxamad9663 3 жыл бұрын
m.a Aadan khabiir waa tahay jasakallah
@siciidabdulaahiabdi6645
@siciidabdulaahiabdi6645 3 жыл бұрын
Khabiirka jacaylka Aden khadar mashaa alaah sxp
@Maahir397
@Maahir397 Жыл бұрын
Ilaa manlikan garad sady jacayl ka aad ixisayn jiary lkn muddo kedib jacayl kii khabiir kunoqdy 😁🖐🖐🖐🙏
@ismanaadan6541
@ismanaadan6541 3 жыл бұрын
it is best your sepeech
@suldaansiciid2001
@suldaansiciid2001 3 жыл бұрын
Mahadsanid macalin
@mamedapdi6157
@mamedapdi6157 3 жыл бұрын
CiLmi baadhiz LA sameeyay Ayaa Lagu ogaady in 6 biLood ka dip guurka in uu soo baxo jcyLku marka ay Labada qOfi izkU agnoLadn
@caaishacadey1487
@caaishacadey1487 3 жыл бұрын
Love is apain intaad ka carari karto kacarar Illahay ayaaan kamagan galay cishqi aan guur raacin
@mohamedhassanshugri2783
@mohamedhassanshugri2783 3 жыл бұрын
Kuma amaanayo balse waxaad tahay nin aad u qiimo badan waana ku tageeraa sababa la xidhiidha waxyaabaha faaiidada ah ee aad bulshada soo gudbiso si walbooy ahaataba horay usoco wll qli
@zahrazagal
@zahrazagal 3 жыл бұрын
Wll waxban raba inan ku weydiiyo xagen kala so xidhiidhi karaa adoo mahadsan ❤
@thetruth-ol3os
@thetruth-ol3os 3 жыл бұрын
Mashallah sxp waxa tahy qofka garaad keyga dhisay
@idontcare6649
@idontcare6649 3 жыл бұрын
20 jir ahay waligay jaceyl ma jilin Alxm 🙂
@SICIIDGAALERI
@SICIIDGAALERI 3 жыл бұрын
Jecel baa famlygayga igu diray🤦‍♂️ War muqalka aan sodhigay sodawda bal🤦‍♂️✔
@buuxcaynaan5658
@buuxcaynaan5658 3 жыл бұрын
Hhhh
@cabdiraxmaancabdillaahi516
@cabdiraxmaancabdillaahi516 3 жыл бұрын
mahadsanid saaaxib
@owabdi3124
@owabdi3124 3 жыл бұрын
Really waa xaqiiqo dhab ah oo aan soomaray
@husseinyousuf8111
@husseinyousuf8111 3 жыл бұрын
Philophobia is fear of falling love.
@sakariyedhiico7288
@sakariyedhiico7288 3 жыл бұрын
Macalinka jacaylka aadan sahan 😂😂
@naturevideos182
@naturevideos182 3 жыл бұрын
Waad saxantahay walaal waana kugu raacsanahay maxaa yeeley anigoo weligey aan jaceyl sameyn ayaan nacay jaceylka.
@ismaaciilhiiraay8560
@ismaaciilhiiraay8560 3 жыл бұрын
Muqal is wato, Rer muqdisho wan garsiin ustad
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 3 жыл бұрын
Aadan khader Ali midkamida aqoonyahanada somaliyed
@abdikarimsubeer8665
@abdikarimsubeer8665 3 жыл бұрын
Zxp waa xaqiia jirta waa runta zxp aadan
@Soloman2001
@Soloman2001 3 жыл бұрын
Mahadsanid Aadan wllo
@mohakr5461
@mohakr5461 3 жыл бұрын
Kkkkkkkk Legend wallaahay waa xaqiiq in Noloshaba laga fahansanyhay qalad sidaad sheegtay 😅😅😅
@xasanturky1935
@xasanturky1935 3 жыл бұрын
Keep going zxpQali
@faraxxuseen3834
@faraxxuseen3834 3 жыл бұрын
Keep going!!!!
@abduqadirabdirahman7706
@abduqadirabdirahman7706 3 жыл бұрын
Sxb ma Jecel Miyaa Ku galay
@kingabdi8101
@kingabdi8101 3 жыл бұрын
ANIGA AYUU IGU DHACAY WXN AHAY 12JIR 11 JIR KAYGA AYUU IGU DHACAY WLL
@buuxcaynaan5658
@buuxcaynaan5658 3 жыл бұрын
Hhhhh
@koos1302
@koos1302 3 жыл бұрын
😂😂😂
@HothoHeego
@HothoHeego 3 жыл бұрын
Maxad drentynh😂😂
@sacdiyocabdikariim9588
@sacdiyocabdikariim9588 Жыл бұрын
Alla maqoslikaro 😂😂💔😂 sawirkiisa fiiriyay qosol iima dhimano😂😂😂
@khadarxasan5230
@khadarxasan5230 3 жыл бұрын
KEEP going ibnu KHADAR
@ayuubaxmed4654
@ayuubaxmed4654 3 жыл бұрын
🥰Wll alle ha ku sharfo 💯
@ridwaandiini1321
@ridwaandiini1321 3 жыл бұрын
Aadanow zxp hargysa bal nagu soo yar gaadh nio
@xamsemaxamed3353
@xamsemaxamed3353 3 жыл бұрын
Ogaygu Burco Uunbu ugu hayaayo Iska shitaaye Hargeisa Loga Bahanyhy
@ridwaandiini1321
@ridwaandiini1321 3 жыл бұрын
@@xamsemaxamed3353 haa wlhi zxp odayga waa lo bahanyahy
@ridwaandiini1321
@ridwaandiini1321 3 жыл бұрын
Insha allah zxp wxan rajynayna kna codsanynaa inuu inoo yimaado
@cbasidismail715
@cbasidismail715 3 жыл бұрын
Walhi waa xaqiiq Arimahaasi waa jiraan 😂🤣😂🤣😂
@abdirazakahmed4692
@abdirazakahmed4692 3 жыл бұрын
Ustaad meesheedii baad dhigtay
@nasronuurdiin4280
@nasronuurdiin4280 3 жыл бұрын
Shugran wll mcne xaqiq weye kkkkkk
@noorabarkhad5526
@noorabarkhad5526 3 жыл бұрын
Adan khadar cali ku salamay wll
5 Siyaabood oo ay Dumarka Jaceylka  ugu dhacaan!
4:37
Abdinasir Safaana
Рет қаралды 11 М.
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 29 МЛН
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 6 МЛН
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 29 МЛН
Dhibaatooyinka jacaylka midkee u nugul ragga iyo haweenka?
1:32:06
MM Somali TV
Рет қаралды 134 М.
What You Need To Know About Hell | #Jahannam Webinar by Dr. Omar Suleiman
1:19:21
What is ChatGPT doing...and why does it work?
3:15:38
Wolfram
Рет қаралды 2,1 МЛН
Wolfram Physics Project Launch
3:50:19
Wolfram
Рет қаралды 1,7 МЛН
كيف نبني علاقات صحية؟ | بدون ورق 91 | أسامة الجامع
1:28:34
بودكاست بدون ورق
Рет қаралды 440 М.
Gudiinka Gabdhaha | Maxay U Diidan Yihiin Gudniinka?!
13:29
Maxaa kelitalisyada loo jecel yahay?  | Stockholm Syndrome
9:46
Ammaanta Jidhka | Afka Ragga | Eedaadka Dumarka!
12:36
Sahanka
Рет қаралды 43 М.
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 29 МЛН