POD | EPI 2 | QOF 2024 SO TAHRIIBAYA MAXA KULA TALIN LAHEYD |

  Рет қаралды 2,901

Wayaamo

Wayaamo

5 ай бұрын

Podcast
Asc!
Muqaalkena maanta waxa isku dul istaagi doona 3 su’aal o kala duwan misana an ku falanqeyn doono isla su’aalahas.
1. Caqabadaha ku qabsan Kara marka timaado Sweden ?
2. Fikirka ad ka heysatay Sweden Inta adan iman ka hor iyo kadib.
3. Maxaad kula talin laheyd qof hadda kadib imaanaya Sweden ama guud ahan Europe 2024.
Hadii ad ka heshay ha’iloowin in ad Subscribe dhahdo kanaalka Mahadsanid.

Пікірлер: 35
@osmancade3275
@osmancade3275 5 ай бұрын
Waa soo soconaa taliye wayamo 😂😂😂😂😂
@4oneuk
@4oneuk 5 ай бұрын
One like of wayaamo ❤😊
@hayattqueen3287
@hayattqueen3287 5 ай бұрын
@muscabfarhan1540
@muscabfarhan1540 5 ай бұрын
Bro wadada ugu macquulsan 2024 iyo wadanka ugu wanagsan
@teamcadeofficial9119
@teamcadeofficial9119 5 ай бұрын
Ana socdo 2024 sxp
@mascutt1055
@mascutt1055 5 ай бұрын
Wayaamo Deserve more than this……Keep Going bro Bravo 🎉
@Alexsandro12121
@Alexsandro12121 5 ай бұрын
2024 yaa Usocda yurub 👋
@saniimcade1496
@saniimcade1496 5 ай бұрын
Ani
@nashaadqurux6122
@nashaadqurux6122 5 ай бұрын
Habartiina u shegeysiin hadaa africa jogi laheden saan uma shidnan laheen😂 wara wasaqdina laga carari laha wa so socona anaga 🏃🏽😂😂
@Wayaamo
@Wayaamo 5 ай бұрын
Wad so daahday 😂
@user-th7zj8yk1q
@user-th7zj8yk1q 5 ай бұрын
Keep going fu aad
@kurana289
@kurana289 5 ай бұрын
Sxb wayaamo guuleyso ❤👑🙏
@zakariyejakarta8
@zakariyejakarta8 5 ай бұрын
Saaxib adinka igu filan❤
@user-ik3wv1ry2f
@user-ik3wv1ry2f 5 ай бұрын
Horay usoco pro😊
@AFTAH_KARAMAH
@AFTAH_KARAMAH 5 ай бұрын
Turkey 🇹🇷 To Greece 🇬🇷 kasoo hadLa
@hamdamohamed7145
@hamdamohamed7145 5 ай бұрын
Tiktok xita waa kugu arkey adi😂
@AFTAH_KARAMAH
@AFTAH_KARAMAH 5 ай бұрын
@@hamdamohamed7145 mashege 😂
@saidhussein1882
@saidhussein1882 5 ай бұрын
two big legends waa idin salamay su'aasha taagan weli waxaa waaye mushaarka/salary-ga lagu shaqeeyo Yurub iyo africa farqi weyn inuu u dhaxeeyo taas inaa ka hadashaan muhiim aheeyd boss.
@Suhaybbigman252_
@Suhaybbigman252_ 5 ай бұрын
Zxp walahay wad isku eg tihin walhay ❤ee ma ❤wallo ayad tihiiin❤❤ plz jawaab
@dalmarmaxamedaxmed9551
@dalmarmaxamedaxmed9551 3 ай бұрын
Saxib Waxarawa inasobaxo side iskudhiwa
@apdisamadazad3795
@apdisamadazad3795 5 ай бұрын
Iyo pro Greece 🇬🇷 zida looga sibaxo
@SuheebAli
@SuheebAli 5 ай бұрын
Umda ha waalin nio ❤😂
@mucaadcabdiciid8849
@mucaadcabdiciid8849 5 ай бұрын
Shekhar fuaad kulahaa😂
@Updywahab
@Updywahab 5 ай бұрын
Sxp germany aa uso tahriibi rabaa
@yusufbacle7893
@yusufbacle7893 5 ай бұрын
Sxp leen jarmalka mega ku qiyaase
@hamzeaadan
@hamzeaadan 5 ай бұрын
War imika wax walba oo kajira yurub iyo nolosheedaba waa la ogyahay inay aad u adagtahay sasoy tahayna wadankii 100jeer ayay dhanta
@xaawomirefaarax-ni6xy
@xaawomirefaarax-ni6xy 5 ай бұрын
😄😄😄😄
@hassanyaasiin9552
@hassanyaasiin9552 5 ай бұрын
Maxa lagaga hadlaa
@apdisamadazad3795
@apdisamadazad3795 5 ай бұрын
Pro ka so hadala turki iyo Greece 🇬🇷
@gacanqabadmedia6669
@gacanqabadmedia6669 5 ай бұрын
Izmir jogaa insha Allan Austria filayaa
@toosane7784
@toosane7784 3 ай бұрын
Turki visa nuucee kutagtay zxb
@AbdiqaniKhalifAdan-lj7ku
@AbdiqaniKhalifAdan-lj7ku 4 ай бұрын
Gx waligaa doofaar ma daliiqday adoon warba u heynin😅😂
@nuursalaad9223
@nuursalaad9223 4 ай бұрын
War kle majiro luktaan soo furaa
@Matt-ft4wb
@Matt-ft4wb 4 ай бұрын
😡 Promo-SM
@AbdiqaniKhalifAdan-lj7ku
@AbdiqaniKhalifAdan-lj7ku 4 ай бұрын
Ninyahow doofaarka wuxu nagu noqday wadno qabad
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 9 МЛН
Salafiyiinta iyo saamaynta, jiilkii sagaashamaadka. 4/5.
33:32
Wacyi Podcast
Рет қаралды 2,9 М.
VLOG | EUROPE LACAG MATALA |
12:38
Wayaamo
Рет қаралды 4,6 М.
An interview " Atoosh iyo AS Maxaa dhaxmaray waana kuma kooxda shirqooshay?
26:55
VLOG | MARKA SWEDEN 🇸🇪 TIMAADO SIDAAN SAMEY |
12:18
Wayaamo
Рет қаралды 3,8 М.
Sida loo soo qaado qaxootiga Jarmalka
19:17
AFGOOYAANI
Рет қаралды 1,9 М.
Самый Лучший Дедушка ❤️
0:15
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 1,7 МЛН
НАЛЕТЕЛ НА БРАТА САНИ🧨
0:36
RFC Fighting Championship
Рет қаралды 344 М.