PRANK ADNA OO AARSATAY IYO SAXAAF OO BAROORTAY || SEE DAREEMEE XAGEE MAROYSAA |

  Рет қаралды 375,668

Adna Channel

Adna Channel

2 жыл бұрын

Пікірлер: 2 000
@BurhanChannel777
@BurhanChannel777 2 жыл бұрын
Burhan Channel kala soco wararka arimaha bulshada sidoo kale Ramadan Kareem ☪️💔💔 Channelka kusoo biiraa team adna markaas adinkq ayaan idinla jiraa ogaada oo saxaaf dhulka ayaan la jaray 😂🙏🏿
@halimoabdirahman5955
@halimoabdirahman5955 2 жыл бұрын
👍👍👍👍👍❤❤
@hafsaowfaarax9967
@hafsaowfaarax9967 2 жыл бұрын
Sxbow ruufiyaan nimada intee lacag ka faa iidaa
@leylolove7655
@leylolove7655 2 жыл бұрын
Burhan channel
@fatimamahamud903
@fatimamahamud903 2 жыл бұрын
Burhàn calol ushaqestaya aadna kula baxaday ninka prankiga saxa tahay 😅😅
@muxydiinxassan2317
@muxydiinxassan2317 2 жыл бұрын
Calooshisa ushaqayste kkkkk
@AbuZeyd
@AbuZeyd 2 жыл бұрын
Nabigeena Muxammad SCW wuxuu yiri ruuxii ku dadaala Inuu walaalkii muslimka ah caawiyo in Alle weyne uu u gargaarayo unu fududeeyo amuurtisa walal ilahey dartiis I caawiya isoo boqda Kuna Soo Biira Kheyrka Kafaideyso wll
@shukriahmed1271
@shukriahmed1271 2 жыл бұрын
Qofkii ugu fiicna uguna naxariista badan uguna aqoonta badan uguna akhlaaqda badan uguna Udgoonka badan intuu Rabi Uumay waa Nabigena mohamed SCW ❤ ♥
@rahmararma679
@rahmararma679 Жыл бұрын
baavaan kiyiiwadnu istaaga🤟👏
@nasraabdiali2908
@nasraabdiali2908 Жыл бұрын
Scw
@hanaanabdow6859
@hanaanabdow6859 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@jawaahirrashiid2563
@jawaahirrashiid2563 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-ds1oe2ei5j
@user-ds1oe2ei5j Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@suadasiyadadow1523
@suadasiyadadow1523 2 жыл бұрын
Prankigii wadna istaaaga 🤣🤣🤣 team adna keep going 👸
@user-xt3sm4ov8t
@user-xt3sm4ov8t 8 ай бұрын
Adna abaayo mcn 😍 😍 Come soon 900k❤❤❤
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir
@jamiilamohamed8299
@jamiilamohamed8299 2 жыл бұрын
amiiiin
@faidochannel7486
@faidochannel7486 2 жыл бұрын
aamin ya Rab wn kguso biray
@xamdimaxamedbarrexamdimaxa1195
@xamdimaxamedbarrexamdimaxa1195 2 жыл бұрын
M.a
@munaisxaaq5885
@munaisxaaq5885 2 жыл бұрын
Team adno waan idin wataa aan arko reaplydiina😉😉😉😉😉🥰🥰😍😍😍
@munaisxaaq5885
@munaisxaaq5885 2 жыл бұрын
Qieen adna
@fatxiyusufmaxamed9954
@fatxiyusufmaxamed9954 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 waa sugaayi jabkaaga saxaaf adna guul wacn saxaaf hakugu taagnaato adi iyo tiimkaaga
@nafisaabdullahi3912
@nafisaabdullahi3912 2 жыл бұрын
Woow team adna
@user-ve1wl3yj8j
@user-ve1wl3yj8j 5 ай бұрын
❤❤
@bushrobashir5457
@bushrobashir5457 2 жыл бұрын
Team Adnaa keep going mantoo kala madaxaa nafuran ❤anaga waa arsaney saxaf ha kugu daagnato 🤣🤣🤣😥
@bicharoatteyeh805
@bicharoatteyeh805 2 жыл бұрын
Wa Runta wlhi
@ceynicali2855
@ceynicali2855 2 жыл бұрын
Hhhhhh😂😂😁
@user-kt3wr1hq9u
@user-kt3wr1hq9u 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@ubaxcabdalecabduqaadir1498
@ubaxcabdalecabduqaadir1498 2 жыл бұрын
Don't you want me to ask your parents what they're doing for you so far
@sumayhussein4675
@sumayhussein4675 Жыл бұрын
@@bicharoatteyeh805 wa runwaye
@ayaancarab4839
@ayaancarab4839 2 жыл бұрын
Gurigaaga tag uudhahy ana kaga tegaayee Saxaf waa qof fiican👍
@safiosaafiofficiall1637
@safiosaafiofficiall1637 2 жыл бұрын
Adno waaan kala tagaynaaa mar danbo prank haku samyn abayo qoyskaaaga ilaaalsho
@saadiamohamed2911
@saadiamohamed2911 2 жыл бұрын
Prankigi wadni istaagi waye prankigaan 😂💪 Team Adna
@faceedkaroon5377
@faceedkaroon5377 2 жыл бұрын
Saxaafow been ayad no shegtee waxd dhahde camerada gadashedaa aya. Romantic ku ahay hadi an prankigan lislaa ogeen maa gabdhaa sasabti oo dhahadid adnoy mcney haiga tagin berka iyo wadnah😡😳🥺❤❤🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ifraancabaas5255
@ifraancabaas5255 2 жыл бұрын
😂🤣😂😅
@queenamiish8541
@queenamiish8541 2 жыл бұрын
So ma ahyn🤣🤣🤣
@ifraancabaas5255
@ifraancabaas5255 2 жыл бұрын
@@queenamiish8541 😂🤣😅 haa wllahi wey aheed lknse wxs oo dhn waaba jiliin😅 nolosha dhabta ah saas ma aha😆
@iloveallah3519
@iloveallah3519 2 жыл бұрын
Romantic wax kama oga ad adeeg wuu dhameeyey
@queenamiish8541
@queenamiish8541 2 жыл бұрын
@@ifraancabaas5255 haa ana ku dhahyo dadka socail medaiha ku jira badana noloshoda dhabta farxad ma aha anga horten le jecel ben ku jilayan
@queensomali5463
@queensomali5463 2 жыл бұрын
🥰Team adna waan Aarsanay💪😂
@user-dv3cv3zo7l
@user-dv3cv3zo7l 2 жыл бұрын
Adna joog ilaahay yuusan kaga dhawen ilasho saxaaf 😔😔
@yusramohamed869
@yusramohamed869 2 жыл бұрын
Caadi maha wasugaye prank gaan adna wa aarsatey waku wata walashey keep going saxaaf hakugu taagnato😂😂😂
@sadocabdi7737
@sadocabdi7737 2 жыл бұрын
Time adna burhaan mata duco ayunaga muteystey 🤣🤣😂saxaaf sifican ayaa lagu galey 😘😘😘😘😘😘😘
@sidra857
@sidra857 2 жыл бұрын
Internatinal prank weye kan 😂😂😂😂 Manta kle kal iyo laab u qoslaa Video i bilow raftay🤣🤣🤣
@nuurclaahi5963
@nuurclaahi5963 Жыл бұрын
🙌👍👍👌
@hodonhassan7575
@hodonhassan7575 2 жыл бұрын
Samara waxay tiri wax kasta oo social media ha ku jira ha rumaysanina, idinkuna caqligiinaadba ku ciyaarteen ma waxad naga dhaadhicinaysaa ma garanayno in pranks la igu samaynayo, jiliinka walee waa ku fiican tihiin keep going
@queenasli5422
@queenasli5422 2 жыл бұрын
Soonka cafimad Allah nagu garsiiye 100 subscrube iga farxiiyaa illhey ha idiinka farxiyo murugtinanah farxaad allah idinku badalo xawiwiyaal 🤝❤️🥰😍
@kaltunkaafiya
@kaltunkaafiya 2 жыл бұрын
Walahi aniga wajeclahay prank yasha adna yeee team adna go go team adna
@user-du7ol6ne5g
@user-du7ol6ne5g 11 ай бұрын
Woow adna❤❤❤ soco horay usoco😂
@aminaomar6306
@aminaomar6306 2 жыл бұрын
WALEE WAAD KABAXSATAY SAASA LARABAA KEEP GOING AMAAD ILLOWDAY AYAAN LAHAA GOOD
@sabiriinabdi4022
@sabiriinabdi4022 2 жыл бұрын
Adno yaa gaaro wallee waad ka baxsatay keep going adna TEAM ADNA
@laylamaxamed7135
@laylamaxamed7135 2 жыл бұрын
Quflee dacwo kuu qabo oo haddane wuxuu kuugu heesto la kaseynin wlhi ciil iyo caro kaweyn majirto wlhi😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@KINGBKOFFICIAL
@KINGBKOFFICIAL 2 жыл бұрын
Walaley inta ad prank ifur sameynosid yan lagaga dabeynin xiligan ohintada iyo baroradkaga kama kacnee🤣
@degan-noura8506
@degan-noura8506 2 жыл бұрын
Team adno maanto kale maxadaa nafuran👏👏👏👏😂😂😂 saxaaf taariikhaa maanta lagu dhigay
@myruuneydarus2037
@myruuneydarus2037 2 жыл бұрын
Saxaf waka arsaney team adna hada nahy hormar wacan xabbty🥰🥰
@yumnaduale2924
@yumnaduale2924 2 жыл бұрын
inoo prank leesla ogyahy waan ujeedna blse inoo isjilciyo baa fcned adoo lahadlesid irida katagy saxaafow askarinimada iska daa oo xaaskada bahdilaada io adadeega iska daa bisinka😒Adnaay Adigane neh ilaahey dulqaadkada hkuu siyadiyo gurigaadane prank yoo dumin❤
@msszooya1919
@msszooya1919 2 жыл бұрын
Prank kasto wlh ayada ku bahdilan maru ku qeyliyo iyo maru ayado hdleso ka dhaqaqo qof dulqad leh ma aha saxaf adna wa dulqadkiyo qofa masha alah
@nasraahmed7678
@nasraahmed7678 2 жыл бұрын
@@msszooya1919 walahi wan ka xumada adna wa qof wanagsan reerkedana jeclahay waxa mesha ka ced in ee tahay qof ninkeda ka dambeso asagase wa waxa laga xumado sida ula dhaqmo guri aad u kireso dadka ka gado mahaan wanaga ee nagteda qimey ee wanaji
@nasraahmed7678
@nasraahmed7678 2 жыл бұрын
Aamin walahi ilahay ha u siyadiyo iska dhaaf asxaf prank ku sameyneso adna amira iyo adiga marka is lasamey nesan ayaa ka fican walasha ku samey ayada og qimahada ilahay ha ku xafiyo adiga iyo reerkada walashey
@afnaanwarsame6761
@afnaanwarsame6761 2 жыл бұрын
Wlh hadn dhıhı rabay saxafo gabadha bahdıka kada acuudka bılahıye wuxu wa jılın lawada ogyahye gabdha ısku jılcı
@jawaahirabdifarah5535
@jawaahirabdifarah5535 2 жыл бұрын
Iyadaaa u sabab ah in marwlb la bahdilo prank wlb wuu ka dhaqaaqaaa iyadane markeeda markuu prank ku sameyo asxbta la hadal aa la dhahaa meeshaaney soo qoslee mey iyadane aarsato oo wejiga ay ka dadbato oo ka aamusto markaas edeb uu yeelan lahaaye
@mahamedmahmoud8311
@mahamedmahmoud8311 2 жыл бұрын
waa baranki waaliha oo xaabadisa wada adna wll ku dayasha mudan adiga iyo famaligagaba halkan ayaan iniga salamaya
@maymuunomer3829
@maymuunomer3829 2 жыл бұрын
😀😀😀 Kan prank ma ahan umana dhigmo kiisa marka ciyaar le u arkaa kiisa kaga leh runti
@ifraxhoor3216
@ifraxhoor3216 2 жыл бұрын
War adnooy waali waye wllhi waaka aarsatey keep going legene noo soo badi🤣🤣🤣✋
@adenali6381
@adenali6381 2 жыл бұрын
Arimaha gurika iyo familka prank ya laka sameyn prank kikan ogale qofka walalka ah waka naxa wax kale oo easy Ah Insha Allah 😂
@luulabukar4750
@luulabukar4750 2 жыл бұрын
Another level 💯👌
@user-lz3rv5sl2p
@user-lz3rv5sl2p 6 ай бұрын
Another levl🥰👌👌👌
@waanowaxsheegchannel235
@waanowaxsheegchannel235 2 жыл бұрын
Mash alaah abaayo keep going 🥰🥰
@drhaliimahussen479
@drhaliimahussen479 2 жыл бұрын
Balaayo keep going dheh ma inee balayo saadsato rabtaa waxa walayo adinkaa ka mid ah dadka 🤮
@xalimamacalincabdi8343
@xalimamacalincabdi8343 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk
@ismahaansayid1671
@ismahaansayid1671 2 жыл бұрын
Prankigi wadna istaga🤣🤣🤣🥰 wakusoqori adna🤣🤣🤣🤣🥰
@ikraanabdi6026
@ikraanabdi6026 2 жыл бұрын
Www. M a❤️❤️❤️❤️😂😂😂👍👍👍👍👏👏👏
@qaliladan3838
@qaliladan3838 2 жыл бұрын
😆😆😁
@fardowsamohamoud5337
@fardowsamohamoud5337 2 жыл бұрын
Allh saxaaf waxaabi kusoo hery jazaara tihiin see dareemeysaa hadi cml kkkkk prank danbe haka sameynin adno waa kuu sheegy ogaaw hadaba adna keep going xbbti
@amiiro1875
@amiiro1875 11 ай бұрын
Burhan Channel kala soco wararka arimaha bulshada sidoo kale Ramadan kareem 💔
@aminamaxamad7119
@aminamaxamad7119 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂saan rabaa san lee rabaa adnooy alle ha ikaa dhooro saxaaf joog laga wayiyee best arsi intaa soo arsaneese kan leeba ka hele😂😂
@amranbashirmohamed582
@amranbashirmohamed582 2 жыл бұрын
I can't wait
@muhammedkayze4341
@muhammedkayze4341 2 жыл бұрын
Wllahaygaa somliyeed 1k subacribta wax yar iga dhiman igaarsiyaa waa codsi mahadsanidiin igarap isdaaga💔💔
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir
@mohaabdi8042
@mohaabdi8042 2 жыл бұрын
😀😀😀😀
@dalmardahir8985
@dalmardahir8985 2 жыл бұрын
Mansha allah adna iyo saxaaf family aan ku daydoo horee usocdaa,allena haysu,kiin barakeeyo aamin aamin.ilaa 3 years ayaan adinku xidhnaa .
@aaminadaacad3976
@aaminadaacad3976 2 жыл бұрын
Team wada istaga farta sotaga horay usoco quruxey ❤
@raaqiyoibrhim8089
@raaqiyoibrhim8089 2 жыл бұрын
Abaayo rabi ka baq samada inay furan tahay laga yaaba nimcaa kujirtaa alxmdulilaah dheh
@cashuunicabdalla4797
@cashuunicabdalla4797 2 жыл бұрын
Jasaar a tihin ka dhacde si fcn lagu gale viva team adna ❤
@jawahirmohamed6122
@jawahirmohamed6122 2 жыл бұрын
Inta fahantay in ooo saxaaf camerada arkee likee😊
@carfoonofficial9416
@carfoonofficial9416 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 team adna waa faraxsanhy Saxaaf down
@mariachannel1976
@mariachannel1976 2 жыл бұрын
Prank waali eh aa Saxaaf qabsate lkn iska daaya wax fiican maahan 🤔
@HassanAhmed-tl8tk
@HassanAhmed-tl8tk 2 жыл бұрын
abayo hal wano ayan kusinaa intaa radineso like guriga ha iskaduminin
@sadiamohamed9669
@sadiamohamed9669 2 жыл бұрын
Wax saadsaneeso ha iskadeeso inkastoo laysla ogyahay haduu xanooqo ooga dhabeeyo kawaran ay guraga iska dumiso
@anassalaad9618
@anassalaad9618 Жыл бұрын
Prank kigii wadna istaaga team adna ismuujiya
@najaxxasannajaxnada859
@najaxxasannajaxnada859 2 жыл бұрын
Maasha allha abaayo hore usoco
@amiiraahmed5332
@amiiraahmed5332 2 жыл бұрын
I can't explain this prank Keep goin adnaa Saxaaf sedareemi xagee marayaaa
@saddamcaato8470
@saddamcaato8470 2 жыл бұрын
Keep going adna👊
@nimcoqaali7108
@nimcoqaali7108 2 жыл бұрын
M.a allah abyo keep going🥰🥰
@simanqurux7909
@simanqurux7909 2 жыл бұрын
Lolz sister enjoy your don’t make yourself crazy.
@kaasarag2322
@kaasarag2322 2 жыл бұрын
Adna mar walipa arso mcnto 😍 videowgan anoo qado karinaayo ayaan fiirsanaayi wllhi😅🤣 saan Lee u aarso
@sucdimuuse8600
@sucdimuuse8600 2 жыл бұрын
Waa ku sameysay 🤣😂🤣😂
@hodanmohamedhussein4010
@hodanmohamedhussein4010 2 жыл бұрын
Prank somaali waxaan nacay markii ck iyo samaara Prank-yadooda iyo jaceylkiiba been noqday
@nimconuur4053
@nimconuur4053 2 жыл бұрын
Awalbo wan oga somalida aqliga yar in ay aaminayan
@nasriinapea752
@nasriinapea752 2 жыл бұрын
😂😂😂😂kaaas sicd lo ogaaa
@nimcoabdulahi126
@nimcoabdulahi126 2 жыл бұрын
Subscribe kal noqdye anig 1m been ku gaaren
@AyaanAweis-cn5co
@AyaanAweis-cn5co 2 ай бұрын
Prankigii wadna istaaaga 🤣🤣 team adna keep going👌
@soumeyacabdinour4372
@soumeyacabdinour4372 Жыл бұрын
Keep going abayo 👏👏👏👏
@ayaan8621
@ayaan8621 2 жыл бұрын
Dhageey fareey aaa ku dhigtay 😂😂😂😂😂 Aarsi waa dhaafay prnk gaan 😂😂😂😂 Lkn isku badnow adna kole waa aar sanaa saxaaf Waliba ramadaanka so dhow haduu alle idmo waqtiyadaa filo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@duniyoali4618
@duniyoali4618 2 жыл бұрын
Teem adna waan arsanay saxaaf wixi kuhelay layaabay
@naciimaapdi1110
@naciimaapdi1110 2 жыл бұрын
Team adna mata dabaal dagaynaa saxaaf wixii ku helaan layabnay wlhi dadka kaliye prank amisanahy🥰🥰🤣
@leylomohamed205
@leylomohamed205 2 жыл бұрын
Hhhhh ar saxaaf hooyadi dhashay wiilbey no dhashay Masha Allah mama sahro mahadsanid 💯💯 ninka raga WA inow San marna is dhiibin asigon salad gelin
@hawoabdullahigacal6866
@hawoabdullahigacal6866 2 жыл бұрын
Tim saxaf 😭😭😭
@hadiyaabdirahman1097
@hadiyaabdirahman1097 2 жыл бұрын
Keep going sister
@simansiman8319
@simansiman8319 2 жыл бұрын
Team saxaaaf waa adkeesaneenaa adnooy adee kuu taaalaaa waa aarsanrenaa wlhi saxaaf waa nin dulqaad badan maasha allaaah team saxaaaf no guul daro noo soo aar yaaqry saxaafow💪💪💪🙏🙏
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 2 жыл бұрын
Asc walalhey chanelkeen Soo booqda qeer Allah Idinsiito Inshaa Allah🙏🙏🙏😍
@xamdiayuub-pu8hp
@xamdiayuub-pu8hp Жыл бұрын
Horay usoco adna
@cabdiraxmancabdinuur445
@cabdiraxmancabdinuur445 2 жыл бұрын
Coming soon 600k
@axmacarab5397
@axmacarab5397 2 жыл бұрын
Team saxaaf wan so arsanayna adano hayeya saxaaf sirata saxaaf wey sirayo kuloshayh iska ilail team saxaaf
@rahmacabdiraxmaan8051
@rahmacabdiraxmaan8051 2 жыл бұрын
Hello saxaaf se dareeme xagee maroosa😂😂😂😂prank_gii wadno istaaga😂💪
@faisomaskiney930
@faisomaskiney930 2 жыл бұрын
Hada nhy Tim saxaf wan arsaneyna
@habooncabdilahi9929
@habooncabdilahi9929 2 жыл бұрын
😅😅😅wax kale
@AishaHersi5577
@AishaHersi5577 2 жыл бұрын
Team adna 😂😂😂😅 waan arsanay maanta
@abassabdul8
@abassabdul8 2 жыл бұрын
Know The game Is Draw two Teams 1.1 Let's Saw The Next Video My Best Channel keep forward on New level
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 2 жыл бұрын
Masha allaa adna xabiibti wlh waa arsatay ar adigaa adna wagaadayi dhe saxaaf 😂😂😂😂😂😂😂😂😂👍👍👍👌👌👌👌👌👏👏👏👏👏🥰🥰
@ifraahshcalimmm607
@ifraahshcalimmm607 2 жыл бұрын
Like teeda waa iga heesataa ee kusuco 🤣🤣🤣🤣 aarsiga waan sugaayay saasa kaarabaa🤣🤣🤣🤣 waa iwadataa adna
@farhiyoali19
@farhiyoali19 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@hamdahusein9468
@hamdahusein9468 2 жыл бұрын
Adna dhulka la gashay saxaaf keep going qli🥰
@mohaandzeynafamaliy4855
@mohaandzeynafamaliy4855 2 жыл бұрын
Ala Amiira kadartey hhhhh Amiira adinah prank ayan rabna noso geli adna ku samey 😍😌😂
@rahmamohamed8554
@rahmamohamed8554 2 жыл бұрын
Saxaaf see dareeme😂😂jasaar kulaha🤣✌️
@khadijamohamed5402
@khadijamohamed5402 2 жыл бұрын
Mashaallah abayo setihiin xaladina mawacantihiin igwaraan mawacantahii
@marwodumar
@marwodumar 2 жыл бұрын
Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💟💞
@xanobilan306
@xanobilan306 2 жыл бұрын
Team adna mxadaa nafurn❤😂
@aweysmaxamed290
@aweysmaxamed290 2 жыл бұрын
Masha allh
@maryambasheer7406
@maryambasheer7406 2 жыл бұрын
Team adna ismujiya waa guIeysanay saxaaf sedareemaysaa 🤣🤣😂😂
@sadiatartib9474
@sadiatartib9474 2 жыл бұрын
Team adana wa arsennay 😂😂
@duniyomumin2715
@duniyomumin2715 2 жыл бұрын
my sister keep going❤️❤️❤️❤️
@nimconura3294
@nimconura3294 2 жыл бұрын
Wlhi prank walan 😂😂😂adnoy waakawaashy miskiinka 😂
@mumtaazqaali2631
@mumtaazqaali2631 2 жыл бұрын
War waxn parnk waa dhafy team adno jiro oo jooga😂❤💯
@sacdiyomohamed2096
@sacdiyomohamed2096 2 жыл бұрын
Adne prank hooyadeed😂😂😂😂
@ABDULAAGANE
@ABDULAAGANE 2 жыл бұрын
In aad xanaaqsan tahay wan dareemooynaa adna 😂
@sactushchannel
@sactushchannel 2 жыл бұрын
team adna cabsi cabsi waaye 😂😂😂
@izapella8813
@izapella8813 2 жыл бұрын
Prank wadne istaag ah🤣🤣team adna✊
@iqrocabdi9839
@iqrocabdi9839 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣hakugutagnato saxaaf
@maandeqcllaahi1495
@maandeqcllaahi1495 2 жыл бұрын
San hasmeenin sheydanka yuu kaa xokbadanin abayo🙏
@zeinabcataab7125
@zeinabcataab7125 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣 wan rabey in laga aarsado faxaaf iyo asxabtisa sasankuwadey adno
@nimcoahmed9485
@nimcoahmed9485 2 жыл бұрын
Team adna ahay ani gar io gardaroba adna la jiraa 😂❤
@aizahmohammed1839
@aizahmohammed1839 2 жыл бұрын
Mac sokor saxaf 😂😂😂😂😂team adna ❤️💯😂
@famaily5884
@famaily5884 2 жыл бұрын
Waxaan ka cabsanaa in eey maalin malmahaha ka mid ah run noqdaan. Marka abaayo iska ilaahi wax yalaha Qaar Ramadan kareem
@fardawsohazan7566
@fardawsohazan7566 2 жыл бұрын
😂😂😂🤣🤣 wlhay sifiicn u kashy miskinka 😂 aar adnaa cadi matihid
@iqrayahye-jy5vk
@iqrayahye-jy5vk 9 ай бұрын
Wankaqathne gawadey nahida❤ ina arsana wanogar😂❤
@samatarmoh16
@samatarmoh16 2 жыл бұрын
Adna keep going sister waa noo aartay abti masha Allah🤣🤣🤣🤣😢
@amiraqurux2830
@amiraqurux2830 2 жыл бұрын
Adna nosoo badi prnk hppti❤
@asmakasim1019
@asmakasim1019 2 жыл бұрын
Furniin prank ah kkkkk wll maxaad u hasadsnaysaan
@israahashi4594
@israahashi4594 2 жыл бұрын
24k waaw masha Allah abaayo waad gaartay
PRANK AMIIRA OO GACAN IIQAADAY KADIB MARKAAN USHEEGAY ILMAHEYGA…😳
15:37
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 114 МЛН
Jacaylka amiira iyo cayda ka dhexeeya
4:07
Ducaale
Рет қаралды 5 М.
PRANK KORONTO OO AD UXANUN BADAN AMIRA CUMER MACALIMO😂😂
9:38
ASAD HAGIO OO KA HADLAY NINKII XABADAHA KU DHUFTAY iyo warbixin..
15:02
SUNDUS OO ILMADA CESHAN WEYSE WIILKEEDA AYAAN SURPRISE….?
11:48
King Ceyda
Рет қаралды 224 М.
PRANK ||SUPRISE SAXAAF ISKU BADALAY NAXDIN
20:09
Adna Channel
Рет қаралды 430 М.
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 114 МЛН