PRANK || AMIIRA OON KA OYSIISAY

  Рет қаралды 369,421

Adna Henna

Adna Henna

4 жыл бұрын

Пікірлер: 1 800
@amiraqurux
@amiraqurux 4 жыл бұрын
Kan prank maahin wax kle la imow
@mssbutterfly3890
@mssbutterfly3890 4 жыл бұрын
Hhhh frist reply for youu amiira
@queenoflove6860
@queenoflove6860 4 жыл бұрын
Wuuuw qeebta qaraara mrs amiira hadaan nahay team addna wakujirtaa 😁😁😁😁🤣
@najmariyan8162
@najmariyan8162 4 жыл бұрын
iiiiim kulhaaaa
@HargalTv
@HargalTv 4 жыл бұрын
🤔
@keyfmuhudin4679
@keyfmuhudin4679 4 жыл бұрын
hheheheheeh Amiira yaas Ka so Bixin
@saleymaanahmed3986
@saleymaanahmed3986 4 жыл бұрын
Adna waxan noqday qofkii ugu horey like isara
@umuahana3958
@umuahana3958 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@canabmoa3741
@canabmoa3741 4 жыл бұрын
@@umuahana3958 😂😂😂😂😂
@caziizonuur7253
@caziizonuur7253 4 жыл бұрын
Tuugsi badane ure gus wayne malagu wasaa
@saleymaanahmed3986
@saleymaanahmed3986 4 жыл бұрын
@@caziizonuur7253 alle ka cabso muslimka caydiisa ma bana
@caziizonuur7253
@caziizonuur7253 4 жыл бұрын
Rali noqo abowe saleyman ahmed
@ashwaaqcabdalla1600
@ashwaaqcabdalla1600 4 жыл бұрын
wllyal xaamil ayn ahy iso duceeya in foosha ilhy ii fududeeyo
@haniibrahim3440
@haniibrahim3440 4 жыл бұрын
Ilahy hku fududEEy0 hpptih
@indhakafiya5802
@indhakafiya5802 4 жыл бұрын
Ilahay hakuu fududeeyo insha alaah
@fariidamoalim2502
@fariidamoalim2502 4 жыл бұрын
Allah kuu fududeeyo
@safiyocalisalat2704
@safiyocalisalat2704 4 жыл бұрын
Alha kufududyo
@princessajmalmohamed9711
@princessajmalmohamed9711 4 жыл бұрын
Rbi hku fududeeyo xbbt
@firdowsahassan4350
@firdowsahassan4350 4 жыл бұрын
Amira 8 maa lagu dhalaa kulaha Anba 7 billod ayaan kudhaley Alxmdulillah baby geygana waan haystaa
@sihamdaud5854
@sihamdaud5854 4 жыл бұрын
7 waalagu dhali karaa lkin 8 malagu dhalo
@zaaramohamed7696
@zaaramohamed7696 4 жыл бұрын
Cunugaga isku mid ba nhy 7 ku dhaly ba ahy anba sis😅
@sahrod.cbdule620
@sahrod.cbdule620 4 жыл бұрын
M.a
@amaalahlam6163
@amaalahlam6163 4 жыл бұрын
Kas dhicis waye wana lagu dhala 7bilod alle hku dayo lkn but months childhood wa ku dhintan carurta
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 4 жыл бұрын
Amiira Sixun Laguu galay Maskiin 😭 Iska adkeeso Markeeda Lee Gaad😂
@hanicumarchannel7789
@hanicumarchannel7789 4 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/rsxgmtJyzam9ZKs.html
@cadeaxmad1891
@cadeaxmad1891 4 жыл бұрын
Acs
@zuhuurqalbiuroon6981
@zuhuurqalbiuroon6981 4 жыл бұрын
Cade Axmad wcs
@zuhuurqalbiuroon6981
@zuhuurqalbiuroon6981 4 жыл бұрын
hhh
@najooosman5046
@najooosman5046 4 жыл бұрын
🇸🇴
@zeydronaldo5419
@zeydronaldo5419 4 жыл бұрын
*Waxaa jiri doonto maalin aa dunida ka tagi doonto aadna awoodin inaa ku saliso nabiga* ❤ Ee hada Igula sali 👍❤ SCW- scw
@munacadey7613
@munacadey7613 4 жыл бұрын
Cristiano Ronaldo scw
@qadiijonuur3827
@qadiijonuur3827 4 жыл бұрын
Scw
@safiyacabdikarim2714
@safiyacabdikarim2714 4 жыл бұрын
Scw
@saaraqaali1110
@saaraqaali1110 4 жыл бұрын
Scw
@munajimcaale6697
@munajimcaale6697 4 жыл бұрын
scw
@munamohammed579
@munamohammed579 4 жыл бұрын
‏‏الله يسهل عليك الولادة إن شاء الله أنت وعيالك وزوجك الله يحفظكم كلكم🥰👍🏻🌹
@ismahanchannal8766
@ismahanchannal8766 4 жыл бұрын
Ku saliya rasulka walalyal scw
@khadroabdullahi1838
@khadroabdullahi1838 4 жыл бұрын
Illahow gabdhan fosheeda u fududeey oo kal dhig afar indhood kala furan aamin yaa rabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@suldaansaabironthebeat2866
@suldaansaabironthebeat2866 4 жыл бұрын
Aamiin
@deeqocumar6835
@deeqocumar6835 4 жыл бұрын
Amen amen amen
@happybintucalihappy1436
@happybintucalihappy1436 4 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@ifraaxmukhtaar5669
@ifraaxmukhtaar5669 4 жыл бұрын
Aaamiin aamiin yaa rabi
@indhahaauronmohamed5190
@indhahaauronmohamed5190 4 жыл бұрын
Amiiiiiiin
@zaaragirl4632
@zaaragirl4632 4 жыл бұрын
Inta narkey prank maqashey sii oradey is muujiya 🏃🏻‍♀️🏃🏻‍♀️😁
@lifeofbahja
@lifeofbahja 4 жыл бұрын
Adna Walahi qosolka iga dhameysi ma sha Allah 😂❤️
@queens5170
@queens5170 4 жыл бұрын
Ha icelcelinin😂😂😂😂iga qoslisay wllhi❤❤❤ saan hadiis yahy haisku dhalin cunug dhan marabi dheh kulahaa 😂😂😂iga qoslisay habo adno❤❤❤❤
@ishwaaqali3616
@ishwaaqali3616 4 жыл бұрын
Aniga somali ayaan ahay 500like waligee maisinin plz ii saara
@qaayasiman4545
@qaayasiman4545 4 жыл бұрын
Maskiin amiira weeba yaabtay adna uuraa leedahay yaa lagaa aarsanin meel majogtidoo ❤️ allaha nii xafido lawadeena gabdho adna cadey iyo amiira qurux🥰
@keyfiinapoqoradareeromar4582
@keyfiinapoqoradareeromar4582 4 жыл бұрын
3 cunug dhashee adkeeso kulahaa Ar Amiraa🤣🤣🤣🤣
@wb9307
@wb9307 4 жыл бұрын
Hambalyo walaashey waxaan rajeeynaa in aan noqday qaofkii ugu horeeyay ee kugu hambalyeeyo in aad gaartay 200k subscribe 🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎆 Hambalyo hormar wacan
@abdullahaliabdikariimabdul9779
@abdullahaliabdikariimabdul9779 4 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@iqraanaali2077
@iqraanaali2077 4 жыл бұрын
Amiira mala rabin wlhy ee saxaaf utashta watu wiishka idin saaray idin labisay hami idin galiyay oo idin ao celiyee ka aarsada wah😩😩🙏🙏😂❤
@simoncadey4279
@simoncadey4279 4 жыл бұрын
Haa wlhi waa ruunta saxaaf fiicneyd iney ku sameyso wn kula qaba 🤪😯👍
@haniyusuf2973
@haniyusuf2973 4 жыл бұрын
Walahi saxaf oo ku ficnay prank kigan
@iqraanaali2077
@iqraanaali2077 4 жыл бұрын
@@simoncadey4279 hani yusuf haa wlhy ha wareeree imtixaanka anaga team adna nahay saxaf jabkisa wa rbnaaye😂❤❤
@xaalixalane2317
@xaalixalane2317 4 жыл бұрын
Kkkkkkkk wiilkaas kabtiisa nooma gashee aan ka haro hadaa team adno nahay🤣😂
@iqraanaali2077
@iqraanaali2077 4 жыл бұрын
@@xaalixalane2317 waa gashaheen hadi naga weyn thy xasid nima ina ugashano aaka yareeheenaa walibo😂😂❤
@mohalimohsamii5570
@mohalimohsamii5570 4 жыл бұрын
Xaaskayga oo 8bilood kujirta ayaa hada sidaasoo kale noqotay 😂🤣
@farxiyaisse4553
@farxiyaisse4553 4 жыл бұрын
Fool diin wax la dhaha jiro o dumarka 3bil idanbeyso qabto wa fool yaryar
@queenyaxlaamnuur2534
@queenyaxlaamnuur2534 4 жыл бұрын
Armaad aamini waydaa😂
@Carfon44
@Carfon44 4 жыл бұрын
Waa caadi way kudhali karta e ciyar ha umalenin wll
@mohalimohsamii5570
@mohalimohsamii5570 4 жыл бұрын
@@Carfon44 haye wll
@mohalimohsamii5570
@mohalimohsamii5570 4 жыл бұрын
@@queenyaxlaamnuur2534 mey dhakhtarban geeyay
@themtt7853
@themtt7853 4 жыл бұрын
Iisoo duceeya inuu Allaah awlaad qeerqabta nasiiyo me and my husband 🙏🤲
@ayaancadey4386
@ayaancadey4386 4 жыл бұрын
Awlaad baari ah allaha idin siiiyo
@ayaancadey4386
@ayaancadey4386 4 жыл бұрын
Awlaad baari ah allaha idin siiiyo
@maxamuudaadancali1975
@maxamuudaadancali1975 4 жыл бұрын
adna wllo bilaa markad run u foolato pranka😢😢 la moda wayo somalidu waxay dhahaan been tada hore runtada danbeey dishaa 😀😆
@shacnimohamed9397
@shacnimohamed9397 4 жыл бұрын
*amiiro si xun gashay adna miskiin iska dulqaado waa arsan donaa team amiira like✊😡😡😡😡😡😡*
@252Qasaalimedia
@252Qasaalimedia 4 жыл бұрын
Naa waxni waa been xataa prank maa ah
@freemeditation4577
@freemeditation4577 4 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/gtSlf9xptd64lmQ.html Plz subscribe
@najmocabdulahi4418
@najmocabdulahi4418 4 жыл бұрын
ani adnana axbaaxtedan kamid ahay amiirana sido kale kanbarankiga lagusameynayo iyo kankale wan lajeraa
@ikraandiamond5331
@ikraandiamond5331 4 жыл бұрын
Yaa soocararey markuu arkey prankiga aniga kow ka ahey 👌🏻🤣🤣
@iqracabdihiraabe1059
@iqracabdihiraabe1059 4 жыл бұрын
Aniga
@Janno_Moha
@Janno_Moha 4 жыл бұрын
Bariiisey ku waaalatey dheh kuma lahoo adna 🤣🤣🤣 Allah isku kiin xafido wllshey adi io cunugaaga😘😍
@mohamedcadefilmsvlogs5840
@mohamedcadefilmsvlogs5840 4 жыл бұрын
Wooow masahallah 200 k subscribes keep going my sister adna henna waxaan ku rajena 1 million subscribes inshallah 🙏🙏♥️
@queenmaandeeq7130
@queenmaandeeq7130 4 жыл бұрын
Prank kan xigo saxaaf ku sameey Ka aarsada wiishka Like saar inti iku raacsan Team adna &amiira✌
@sacdiyamohammad6821
@sacdiyamohammad6821 4 жыл бұрын
22 qof lee igahureeyaan like iii saar soomaali maxamed
@user-mt3me7fp7b
@user-mt3me7fp7b 4 жыл бұрын
Amira wey igaqoslisay
@user-mt3me7fp7b
@user-mt3me7fp7b 4 жыл бұрын
Kkkkk kkkkk adna umadeena maxa
@kifuuzhmohha6358
@kifuuzhmohha6358 4 жыл бұрын
1:47 😂😂😂 yaa wax maqlay hee amiira dhahoosa tartiib no😂
@yasminqali2977
@yasminqali2977 4 жыл бұрын
Aniyamaqlay
@maandeqali1862
@maandeqali1862 4 жыл бұрын
Fake prank 😂😂😂
@aminocabdulahimaye2643
@aminocabdulahimaye2643 4 жыл бұрын
Adno ciyaalka xitaa waa ka nixisey maskiin😭😭 waqtigada hadii la gaaro illahey ha ku fududeeyo
@naimkaqueen6138
@naimkaqueen6138 4 жыл бұрын
Walalo isjecel Rabow isku da❤💯😍❣🥀🌹
@suhaybofficial7954
@suhaybofficial7954 4 жыл бұрын
Wlhi nadiyo nag now waye gurmad ku jirtaa wilashina iska xaroda ladhahy way xarodeen gabar iyo wiil awal isku mid aheen nice nadiya
@daniaabdikarim2321
@daniaabdikarim2321 4 жыл бұрын
Haa wllhi caloosha ixanuuntay😭 sey abti abti udhaheesay weedaashay
@fardowsamohamedamiin9229
@fardowsamohamedamiin9229 4 жыл бұрын
Iskuma dhawa gabar gacaley wye
@ayanahmed509
@ayanahmed509 4 жыл бұрын
@@fardowsamohamedamiin9229 asc
@fardowsamohamedamiin9229
@fardowsamohamedamiin9229 4 жыл бұрын
@@ayanahmed509 wcs
@maankanuura
@maankanuura 4 жыл бұрын
Caaaaaaaac kulahaa aar adnaa wlhy qosol iguma hadhin.. Amiira hadhoow ta runrunta markey timaado iney ku rumeysan weydaa ka baqaaa😂😂😂😂😂😂
@hudomakaaiil9926
@hudomakaaiil9926 4 жыл бұрын
Adna qali hamplyo hmplyo 200k subscribe intas inka badn horey usoco fooshana Allah kuu fududeeyo🤲🤲
@suhellaofficial942
@suhellaofficial942 4 жыл бұрын
Qofki Uhoreyey Liketa Ha Iga paqiilina Yqy🤔
@hamdiyasinofficial8466
@hamdiyasinofficial8466 4 жыл бұрын
Suheyla abaayo plz subscriber isaar
@freemeditation4577
@freemeditation4577 4 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/gtSlf9xptd64lmQ.html Plz subscribe
@mohamudosman677
@mohamudosman677 4 жыл бұрын
@Mubarak Abdillahi Hassan ll Dm
@anafcadam3690
@anafcadam3690 4 жыл бұрын
Allaha ku xifdiyo adna wllshy wan jclhy kartidada qof lagu daydo ba thy♥️💋
@yasinabdirahmanalabari6954
@yasinabdirahmanalabari6954 4 жыл бұрын
Hhhhhhh Wlhy Inta Danbe ayaa Macaanesy Prank ga 😂😂😂😂😂😂 kal iyo Laab Ayan u qosly 😂😂Bariis ayee ku waalate dheh kulahaa Adna wax kale 🙏🏾🎂
@ayaandaad7618
@ayaandaad7618 4 жыл бұрын
Mansha Allah wll is jcl ilaahaay ha idn xifdiyo dhamantin ❤❤❤
@saleymaanahmed3986
@saleymaanahmed3986 4 жыл бұрын
Adna hena hala garsiyo 200 wax yar ayaa ugu dhiman
@ramlomuhudin9566
@ramlomuhudin9566 4 жыл бұрын
Wey gaartey be 300 kun gaarsiya
@hamdahennabeauty6058
@hamdahennabeauty6058 4 жыл бұрын
Wey ku dhacday 200k
@xamsejamac6968
@xamsejamac6968 4 жыл бұрын
Intii adna ku tageersan prank like I saara
@idilcabdi3394
@idilcabdi3394 4 жыл бұрын
Adna oo boqol ke baridaan ogaa Msha Allah cwa 200k ayaan arkaa masha Allah habaryarty adna channel hamblyo
@balgisamusa7359
@balgisamusa7359 4 жыл бұрын
Sanaa Wlhi anaba isku naxey 💔😩😩🤲 allah ku fududeyo foosha bilaha ku dhamin
@raxmasalma85
@raxmasalma85 4 жыл бұрын
Walee calooshayda markan uur yeesho waxaso ninii daawan maayan inshalh intaan ubad haysan ilahay hasiiyo
@ubahmohamedaliquruxsan2883
@ubahmohamedaliquruxsan2883 4 жыл бұрын
Aamiin illah ha siiyo lkn abaayo aniga waan ka hadlay arinkan prank ah waayo wax wanaagsan ma ahan
@Zaam495
@Zaam495 4 жыл бұрын
Ha whi daskaan Allah ba u maqan Naftooda
@raxmasalma85
@raxmasalma85 4 жыл бұрын
@@ubahmohamedaliquruxsan2883 haaa walal noloshadu inay buug cid kasta akhrisato maaha
@raxmasalma85
@raxmasalma85 4 жыл бұрын
@@Zaam495 haa walal dad noloshoda cid kaste daawanyso ma ficno
@xayaatiamaal9154
@xayaatiamaal9154 4 жыл бұрын
Amiin yaa Rabbi
@kingmjfilmsandvlogs5338
@kingmjfilmsandvlogs5338 4 жыл бұрын
Wll adno adiga kuwa masakiinta lee ka ooysiii saxaaaf aadigana kuu joogo I am team saxaaf keep going wllshy adno
@naimasharifabdi4216
@naimasharifabdi4216 4 жыл бұрын
Kulhaa ha bixin ilmaha yey Ka so fakanin😆
@najmiinashcabdulaahi3602
@najmiinashcabdulaahi3602 4 жыл бұрын
Adna walhi wa iga qoslisay baris ken kulaha aqwan adna Aallah ku xafido xappti ❤❤❤
@saphiaabdalle6384
@saphiaabdalle6384 4 жыл бұрын
Amiira wxay ku walatay ilmaha yuu kaa soo dhaxpixin😂😂
@queenkothar4934
@queenkothar4934 4 жыл бұрын
Ani waa furay markey sas tiri
@boqoradatogdheer8604
@boqoradatogdheer8604 4 жыл бұрын
☺😀😀😅😅😅😅
@jannamohamed2253
@jannamohamed2253 4 жыл бұрын
13:17 alla qoso iguma harin🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 keep going adna
@salmanmohamed942
@salmanmohamed942 4 жыл бұрын
Hambalyo hambalyo andna henna for 200k Keep going sister We love you very much
@FatuushKl
@FatuushKl 4 жыл бұрын
Keep going queen 😍😍
@naimaabdukadir1539
@naimaabdukadir1539 4 жыл бұрын
827 qofood iga horeesay😂 like ta iisaara Team adna
@mariamohamed3802
@mariamohamed3802 4 жыл бұрын
First comemti anilee wye😂✌
@qumangurey3471
@qumangurey3471 4 жыл бұрын
Masha allah 200k ayey gartey Adna wallahi wan sugayey intaaad gareyso farxad nootahy Abayo hambalyo❤️❤️❤️❤️👌🤩🤩
@inafarah4186
@inafarah4186 4 жыл бұрын
Naadiya yariise waaka nixisay wallhi😭 Abtiii ee ku waaalatey😭
@faarisomar4423
@faarisomar4423 4 жыл бұрын
Hahaha maskiinta inaa saas ugashid ma aheen yaaqee
@fardosoofficial9838
@fardosoofficial9838 4 жыл бұрын
Wan kusalamay adna tageraa weyn ayan ku ahay wana jecelahay muqalada at soduubto masha alah abayo qaliya
@queendejunior644
@queendejunior644 4 жыл бұрын
Adno nagadaa ciyaarta Wllhi ubadka laguma ciyaaro caloosha ku jira Marka Allahu Akbar waxan prank mahan
@xayaatiamaal9154
@xayaatiamaal9154 4 жыл бұрын
Sax
@zuuzuzuuzu778
@zuuzuzuuzu778 4 жыл бұрын
Waxan maqli jirey runtada hore been rada danbe eyubaas baxdaa run run market noqoto yaa a inaa ileen amira at uwacehe
@princessayanaragsan4243
@princessayanaragsan4243 4 жыл бұрын
8bilod ilmo kuzo baxaa Amiira way yaaban thy😂😂😂
@sabuualiafrah309
@sabuualiafrah309 4 жыл бұрын
Team adna💋 we never down😓
@laylaomarabdullahi615
@laylaomarabdullahi615 4 жыл бұрын
Msha Allah 200k iyo ka badan baan kuu rajeenaa ♥️
@KakaKaka-tk7dv
@KakaKaka-tk7dv 4 жыл бұрын
Masha Allah ilaahey kuma kaso Xayati😭kulahaa dhalow waa sidan ha isku dhanin onta maqashey like isaar Eid wngsn💋💋❤🇸🇴😭😭👈
@shaakiraahmeds4728
@shaakiraahmeds4728 4 жыл бұрын
Kkkkkkkk wllhi qosolkaa igadhamaday saa uqoslaye 😂😂😂👌👌👌 pranki qatara igadheh
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 4 жыл бұрын
Amira wale sixun ayaa logaley maskin abyo adan Alle ha ku fududeyo ❤🌹
@faatmachannel7717
@faatmachannel7717 4 жыл бұрын
😂😂😂😂ar amiira maskiin cunuga askaso dhaxbixin kulahaa maskiin😇😇😂😂
@sumayaabdisamad7619
@sumayaabdisamad7619 4 жыл бұрын
Abaayo ılaahey ha kuu fududeeyo foosha aamiin yarabbi 💞
@maanabdullahiahmed874
@maanabdullahiahmed874 4 жыл бұрын
MAASHA ALAAH GABADHA YAR SAY ULAHAYD ABTI ABTI ABTI AYAY XIIQDAY ILAAHOW UDAA NAADIYA YAR ADNA HENNA ONE LOVE
@gaaboow2018
@gaaboow2018 4 жыл бұрын
Kkkkkkk
@faizoaqaa
@faizoaqaa 4 жыл бұрын
Kkkkk adno wallhi waan kanaxaye
@maanabdullahiahmed874
@maanabdullahiahmed874 4 жыл бұрын
@@faizoaqaa Kkkkkk ooh sorry ha nixin queen
@ikraam_huruuse6895
@ikraam_huruuse6895 4 жыл бұрын
Hhjhh wlhi amiira waa laga dhansaday inta prank saxaaf sugayasa like ha ila dhaafina
@shacnimohamed9397
@shacnimohamed9397 4 жыл бұрын
*cunuga prank yuu kagaso bixin amiira Adna hada dhali laheed wa arki laheed xanuunka🤣🤣*
@hd__rocorder356
@hd__rocorder356 4 жыл бұрын
M.a apaayo waan ku taageraa keep going ❣🙏
@shanayababe8077
@shanayababe8077 4 жыл бұрын
Hambalyo walashey adna 200k 😍 hormar wcn qali
@fartacabdulahi7326
@fartacabdulahi7326 4 жыл бұрын
Ar Adnaaa ha I celinin ha i celin kuteh 😂😂😂😂😂 Amiira si xun lagu galay
@najmadiamond9666
@najmadiamond9666 4 жыл бұрын
😂😂😂😂
@nasracarfaye5018
@nasracarfaye5018 4 жыл бұрын
Cadeey waaku salaamy hhhhhhhh
@fartacabdulahi7326
@fartacabdulahi7326 4 жыл бұрын
@@nasracarfaye5018 ❤❤❤
@amiirabazzem5948
@amiirabazzem5948 4 жыл бұрын
Adna prank is back 🙄😂😂 amiiro nagu qaado aqwaan 😂😂
@mariamapdallah1974
@mariamapdallah1974 4 жыл бұрын
hmblyo 200k adna keep going abyo❤❤❤
@sahuuramuxudiin9414
@sahuuramuxudiin9414 4 жыл бұрын
😂😂adna prank run la modaa waxaa igu qosol badnaa amiira markad oraneysay muko ha ha isku dhalin xanunkan arkee 😂😂
@deqadalka9953
@deqadalka9953 4 жыл бұрын
Adna xabiibti inta jecel like dhac ii siiya💖🙏
@Salwa3r
@Salwa3r 4 жыл бұрын
58 qofaa iga hormaty wlhi int ka ga danbeyso likata ha isiiso aniga caq ulahe😭😭😭
@fousiamohamed5873
@fousiamohamed5873 4 жыл бұрын
Baby Naadiya, waa wareertey. Abti, abtii, abtii.
@hanaomari797
@hanaomari797 4 жыл бұрын
Ilaah haku fududeyo abyo adna amin 🤲
@user-go4cu6zw2i
@user-go4cu6zw2i 4 жыл бұрын
Prank markan so maqly carar😂💃
@xamdidooyow3721
@xamdidooyow3721 4 жыл бұрын
adna qaali maxaad saas u yeeshay maskiinta caato waayee hhhhhhhhh team amira soo aarsada
@_afardhaan8250
@_afardhaan8250 3 жыл бұрын
Cunug haysku dhalin kulaha😂😂😂🙈
@adoontiallen986
@adoontiallen986 4 жыл бұрын
Hhhh ala adna kal iyo lab ika qoslisay kkk bariis ayay rabta kulaha abaayo Mcn Allaha kufududeyo waan jacelahay prankigaga abaayo hore usoco kkk
@bilanlifestyle3114
@bilanlifestyle3114 4 жыл бұрын
200k hambalyo hambalyo hore usoco intaan iyo kabadan💋❤💞💕💕💞
@fardowsofaarax965
@fardowsofaarax965 4 жыл бұрын
Adna keep going sis❤❤🥰🥰
@samanbadan7516
@samanbadan7516 4 жыл бұрын
M.a nadiyo allah ku dhowro way kula dashay hapo mcn m.a kuma wayo ebid
@haboonmowliid9344
@haboonmowliid9344 4 жыл бұрын
Maaaaaaaaasha allaha kkkkkkkkkk adna hamblyo 🤣🤣🤣🤣♥️💖💖💖♥️♥️♥️
@fahmocabdinuur4132
@fahmocabdinuur4132 4 жыл бұрын
Wcs Masha allaha kkkkkkkkkkk
@fatimaabdrizakshire2725
@fatimaabdrizakshire2725 4 жыл бұрын
Hehehe amiira argudashadada sugaynaa🤣👌
@deeqofaarah6329
@deeqofaarah6329 4 жыл бұрын
Horta Amiira uurkeedi prank miyuu ahaa sidaas inaa maqlay Ayaan modayay oo Adna soo dhigtay KZfaq ka yaa ila Arkag 🤔
@mulkiabuubakar2676
@mulkiabuubakar2676 4 жыл бұрын
Anga kla arky
@nimcosaid3113
@nimcosaid3113 4 жыл бұрын
Hada mid run wye ciidii ayaa kamaqlayey
@deeqofaarah6329
@deeqofaarah6329 4 жыл бұрын
@@nimcosaid3113 lkn calosha way yartahy Adna way kahoteysay
@suleekhamaxamed1217
@suleekhamaxamed1217 4 жыл бұрын
Ee
@sacdiyomaxamed6357
@sacdiyomaxamed6357 4 жыл бұрын
@@suleekhamaxamed1217 warbadna subxana aalah
@neyruusnalkacali7883
@neyruusnalkacali7883 4 жыл бұрын
Adna abayo wlhi waan idin jaclahay adi iyo family ga ka I love you 😍😍😍💋
@calishufeer5077
@calishufeer5077 4 жыл бұрын
Hanbalyo hanbalyo sister 200 inkabadn ayaad uqalntaa 💞💞💞
@mahnamem1430
@mahnamem1430 4 жыл бұрын
Lailaha adna shaqa fican add so bise 😂❤️
@zeynabomar1703
@zeynabomar1703 4 жыл бұрын
mahana mem dhanestir Ashadankan
@rozaaquen6978
@rozaaquen6978 4 жыл бұрын
200k kuuzii hmplyeeenaaa😘😘😘😘 1k le.ka dhimn
@shukriaabdullahi4370
@shukriaabdullahi4370 4 жыл бұрын
😁😆😆😆😆mnta prank ugu qosal ka bdna smeysey team adna👏😁
@hudaexpress5816
@hudaexpress5816 4 жыл бұрын
Prank qurux. Badan keep going adna henna 😍😍😍
@princesscayuush6506
@princesscayuush6506 4 жыл бұрын
noo soo badiya parnkiga team amira wn arsanenaaa❤❤🙏🥰🥰🥰
@hassangutale85
@hassangutale85 4 жыл бұрын
Adna iyo prank 👏 mxaa kala heesta
@fihiimamusexasan8723
@fihiimamusexasan8723 4 жыл бұрын
Ilahay fosha haku fudediyo 😁😁😁lkn run run markay ku qabatoo amira maku amineyso 🤣🤣🤣🤣🤣
@anisoali617
@anisoali617 4 жыл бұрын
Naag uur lah oo pranka sameneso Adan lugu imaada ☺️😁😁
@abdiyoalibeere8590
@abdiyoalibeere8590 4 жыл бұрын
Adna gorma prank dhaafe yaaa ii sheg ilahay ku maqaado waa ku jec lahay wllhi
@yasminmohamed1712
@yasminmohamed1712 4 жыл бұрын
Prank Jcl ly lamarooyaa 😂😂
@xamduush4387
@xamduush4387 4 жыл бұрын
Congralution 200k🖤🖤
@bishara270
@bishara270 4 жыл бұрын
Cunuga yuu kaa soo dhex bixine fariiso kulaha amiiro hhh hay iga qoslisay wallahi ilmaha maxaa albabka in laga furo lee may sugooyaan it's jocking only keep going 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 43 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 7 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 30 МЛН
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 43 МЛН