PRANK DAGAAL ISKU BADALAY NADIIRA NAYRUUS ]CAYDIID ]SABAAX 2020...........................

  Рет қаралды 109,433

Nadiira Nayruus

Nadiira Nayruus

3 жыл бұрын

...................................
Salaan Gobeed dhammaan Dadkeyga iyo Fans-keyga
Kusoo Dhowaada Bogga Rasmiga Ee aan Ku leeyahay
Barta KZfaq, Halkan igala socda - Waxaan soo dhigi doona
Heeso cusub, Riwaayado,Aflaan Goos Goos ah
Iyo Sheekooyin idiin xiisa geliya.. ...MahadSanidiin .
Follow me on my social links
Facebook Page: / nadiiranayru. .
Official YT Channel: / nadiiranayruus
Instagram link: / nadiira_nadka

Пікірлер: 297
@NadiiraNayruus
@NadiiraNayruus 3 жыл бұрын
Hala soo booqdo goodax official kzfaq.info/love/hRQkbzYs81X3L9FXCpymyg
@hamihooyo6444
@hamihooyo6444 3 жыл бұрын
Aawey mudkii sabaax maa daka usoo bandhitit
@SomaliRoyalFamilyonline
@SomaliRoyalFamilyonline 3 жыл бұрын
@@hamihooyo6444 walaal waalidka ilaahay aduun iyo aakhiroba haa u dambi dhaafo, adna waxa aad rabtid si degdeg ah haa kuu siiyo hadii aad subscribed ii sartid amiin amiin amiin amiin a
@farhiyo.official4158
@farhiyo.official4158 3 жыл бұрын
Abayo mcnto 🌷🌷💚 Allah kuxafido nadira waan kutagerasan hay♥️♥️♥️♥️♥️💕💕💕💕🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💕💕💕
@iqraahmed2147
@iqraahmed2147 Жыл бұрын
V2rgf23tr23ffbgerggf34tt23gt
@bilanbella2519
@bilanbella2519 3 жыл бұрын
Sabaax ino ar marke dhasho Nadiro insh Allah ilahey haisku keen xifdiyo🤴🏻❤ 👸🏻❤👸🏻💃💃👏🏼👏🏼👏🏼
@abdirahmanosman9154
@abdirahmanosman9154 3 жыл бұрын
Walaahi sabaax waa laga gashtay caawa walaasheen keep going nadira iyo ceydiid, godax iyo sabaax dhamaan laakiin nadiira ha laga wareejiyo barankiga
@FatmaMohamed-st8dp
@FatmaMohamed-st8dp 3 жыл бұрын
am in kenya and I really love you Nadhira , keep going mcnto
@Fahmi_Heego
@Fahmi_Heego 3 жыл бұрын
Keep Going Couplez
@SomaliRoyalFamilyonline
@SomaliRoyalFamilyonline 3 жыл бұрын
walaal waalidka ilaahay aduun iyo aakhiroba haa u dambi dhaafo, adna waxa aad rabtid si degdeg ah haa kuu siiyo hadii aad subscribed ii sartid amiin amiin amiin amiin am
@tufaaxcadoosh6937
@tufaaxcadoosh6937 3 жыл бұрын
😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😭😭😭😭
@hedieloski5771
@hedieloski5771 3 жыл бұрын
Sabaax anaa ku haystee iidaayo walalahi waa qofwanaagsan
@teamiskufilan5896
@teamiskufilan5896 3 жыл бұрын
Wooooow Thanks wll
@hamdishpiepe4400
@hamdishpiepe4400 3 жыл бұрын
Sabaaax maskiiin dulqadkeda💯💯 Is adkeey aaarso sxby
@asiaabdikadir4152
@asiaabdikadir4152 3 жыл бұрын
Mafiicna sidaan, gabdha maskiinta cayarta kadaa. Nayaa bastarad baa tahaye. Raalinaqo sabaaxey abayo macan boqorad baa tahay mudan Ixtiraam dhaba❤
@monam7931
@monam7931 3 жыл бұрын
Sorry sbax wa miskin dulqad badan nayaa nadiira ka leexo sabax ka daya ciyaarta 😲
@yaasminahmed6174
@yaasminahmed6174 3 жыл бұрын
Sabax waan ka xumahay lkn waxaa thy qof dol qadbadan😭😭😭😭
@fowsiyoabdisamad4393
@fowsiyoabdisamad4393 3 жыл бұрын
Wllhi naadiiro waa arsatay 😂❤❤❤❤
@shushuuahmed9038
@shushuuahmed9038 3 жыл бұрын
Maskiin wlhi wey dul qaad 😥😥badantahy gabadha masha allah walee ani maaha 😃😃😃
@fatxiyacarab5937
@fatxiyacarab5937 3 жыл бұрын
Team nadiira liket ha iladhaafin plz
@nasirabdi8670
@nasirabdi8670 3 жыл бұрын
Hhhhhh pole zanaa zabaaax siman iyo Nadiiro io ceydiiid wlhi markiinta waaa ku sugteeen so badiyo Taaam zabaaax
@abdirahimdahirmalin6728
@abdirahimdahirmalin6728 3 жыл бұрын
Wlhi miskiin gabadhaan Nadiiro sxbtaa miskiin waaye ilaasho
@Sayidoomar
@Sayidoomar 3 жыл бұрын
Masha allha walshy Nadiira ♥️♥️
@qabuulnuux3004
@qabuulnuux3004 3 жыл бұрын
Masha Allah nadiiro my dhiiga iyo ceydaruur goodax rali galiin ka baxiiyo walahi waan la oyaay ❤️❤️❤️💕💕💕🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@garassowgarassow1901
@garassowgarassow1901 3 жыл бұрын
Sabaax keep goin your beautifully girl tell your youtube
@marwaqalii6514
@marwaqalii6514 3 жыл бұрын
Nadira iam a big fan of yours but i didn't like the prank that you did to that innocent sabax, next time don't do that please.
@SomaliRoyalFamilyonline
@SomaliRoyalFamilyonline 3 жыл бұрын
walaal waalidka ilaahay aduun iyo aakhiroba haa u dambi dhaafo, adna waxa aad rabtid si degdeg ah haa kuu siiyo hadii aad subscribed ii sartid amiin amiin amiin amiin am
@sahrahasan3331
@sahrahasan3331 3 жыл бұрын
gabadhu maxey sidanoodhan iskugubahdiley Saaa key iskagabaxdo barankigi runta ayuu hosyimadaa hhhhhhh sarbeeb waayee
@safaadan3502
@safaadan3502 3 жыл бұрын
ano og inuu pranki yahay hadana waa ka naxay sabaax😂😂😂😂😂
@fadumiinali565
@fadumiinali565 3 жыл бұрын
Maskiin saan dhan maxaa logugalaa waadulqaadbadantahay wallahi saas ha ugalin nadiiro sister taata waaye ♥️♥️♥️
@samiranuur7052
@samiranuur7052 3 жыл бұрын
Nadiira neyruuz sabax ilaalso waa qof qalbi ficn wlhi 😭😭😭
@farhiaali4383
@farhiaali4383 3 жыл бұрын
Akhas prank maaha kani qofka dadnimadiisa inaad meel kaga dhacdo maaha naa xishood wx yahay aan wxba isku falayni hno qalbigaa iga xanuunay miskiinta adna wll sabaaxay waligaa qof haysku dulayn 😡
@fahmahassan3248
@fahmahassan3248 3 жыл бұрын
Walaahi waaa miskiin sabaax iskadaya nadiro nayruus
@bushroqurux7244
@bushroqurux7244 3 жыл бұрын
Sabaax qurux waa jeclahay wlhi hala iidaayo waa qof dagan oo wanagsan allaha ku barakeeyo abyo mcn❤❤❤❤❤ lamanagayga nadiiro iyo caydiid farxad iigu noolaada
@hafsoali6793
@hafsoali6793 3 жыл бұрын
Sabaax qurux waa jeclahay ❤️❤️💯💯
@mohafishaal4190
@mohafishaal4190 3 жыл бұрын
Sabaax kadaaya pranka walhi waa qof dulqaad badan oo qalbi wanaagsan love walhi
@maariizhqurux6589
@maariizhqurux6589 3 жыл бұрын
😘😘nadiiro iskaa jeclaHy runtii queen keep going
@fali2695
@fali2695 3 жыл бұрын
Mash allah abayo guul 😍😍
@maryanruunmohamed5819
@maryanruunmohamed5819 3 жыл бұрын
Sabax dawecaad ficanaa mansh allah 🥰
@sucaadzoya8520
@sucaadzoya8520 3 жыл бұрын
Nadiira sabax vadio raligalina usame wll
@zainabdegenchannel3915
@zainabdegenchannel3915 3 жыл бұрын
Sabaax waa samir badantahy ❤️
@iqraofficial6872
@iqraofficial6872 3 жыл бұрын
Maasha allah she’s so nice sabax 😘
@saynabsaafi3942
@saynabsaafi3942 3 жыл бұрын
Maskiin anigu waaba dililahaa sadaxdooda maashallaah sabaxa waa gabar dagan oona maskiinah
@raxalove3219
@raxalove3219 3 жыл бұрын
Mashaallah wlshy qali kjcly
@ismahanchannal8766
@ismahanchannal8766 2 жыл бұрын
Masha alllha nadiro
@asmajaamac496
@asmajaamac496 3 жыл бұрын
Keep going brothers
@samriina_beyblove3627
@samriina_beyblove3627 3 жыл бұрын
Masha allah wlh sabaax ninkii helaa nasiib buu leeyahau ♥️♥️♥️♥️
@ayaanmohamedibraahim239
@ayaanmohamedibraahim239 3 жыл бұрын
Keep going 💟❤
@saadonuur4465
@saadonuur4465 3 жыл бұрын
waankuwataanadiiro💪
@xamdiboss3071
@xamdiboss3071 3 жыл бұрын
Sabaax waa gabadh wngsn oo miskiina nadiiro gabadha kaxishood
@maryanmaxamed3917
@maryanmaxamed3917 3 жыл бұрын
Wlhi saabax waa maskiin 😂😂
@anisanur4641
@anisanur4641 3 жыл бұрын
M.a team nadiira halasooyacahee fananad anjeclahy codmacn❤💝❤❤❤❤❤
@kk-uy7zk
@kk-uy7zk 3 жыл бұрын
Sabaax qalbi xabxab🥰🥰🥰🥰
@asmasiciid1145
@asmasiciid1145 3 жыл бұрын
Wllhi saxab waa dulqad midhaan wllhi ilahay dulqad haa isiyo
@bilanafrah5289
@bilanafrah5289 3 жыл бұрын
Sabaax wka xumahy wlh saa u gashen wa mskin gbdha hah
@dhuuxcumar4241
@dhuuxcumar4241 3 жыл бұрын
Dulqaad badanaa Gabadhu Wallaahi Sabaax waa Waxlagu daalo
@ramlahagi2750
@ramlahagi2750 3 жыл бұрын
Prank la isla ogyahay 😁
@queenesra5409
@queenesra5409 3 жыл бұрын
Nadiira xbbti PRANK kulaayl ah Caydid ku same please 🙏
@sumayocusmansumayo4325
@sumayocusmansumayo4325 3 жыл бұрын
Allh Sabaax waa miskiin wlhi 😢😢😭😭💘💔
@fissafamilyoffical
@fissafamilyoffical 3 жыл бұрын
Maskiin
@umubashiirchannel8250
@umubashiirchannel8250 3 жыл бұрын
Sabaax maskiin
@faraxmohamedmursat6443
@faraxmohamedmursat6443 3 жыл бұрын
Sorry sabax miskin weye wlhi sabax wn ku jeclahy xbbti ♥️♥️
@fadumoomer1790
@fadumoomer1790 3 жыл бұрын
Asc sabaax waad dulqaad badantahay allaah hakuu siyaadsho
@maryanadan3010
@maryanadan3010 3 жыл бұрын
M.ashallah😍
@sacdiyocabdulahi8080
@sacdiyocabdulahi8080 3 жыл бұрын
Keep going couples
@umeymaomar9569
@umeymaomar9569 3 жыл бұрын
Abyo sabaxa faaan iska dhaf waxa faida kuma laha akhiro iyo adunba
@princessrodaabdi8076
@princessrodaabdi8076 3 жыл бұрын
Sabaax yaan lagu dheelin waa ku goobateene
@jimcaalemuusejimcaalemuuse8901
@jimcaalemuusejimcaalemuuse8901 3 жыл бұрын
Sabaax miskiin waaye
@sucdihilowle4867
@sucdihilowle4867 3 жыл бұрын
SabAax maskiin nadiir habo macaan gabdha raali gili
@hibaknuora486
@hibaknuora486 3 жыл бұрын
Samir maha sidani waa Wax laysla ogyhy qofka inta dulqaadanaya xaguu joooga jow
@ridwaanali4692
@ridwaanali4692 3 жыл бұрын
Waa runtaada💖
@zeitunadan6337
@zeitunadan6337 3 жыл бұрын
Nadiro gacan an kusiye walai
@cabdulahimaxadfarey4541
@cabdulahimaxadfarey4541 3 жыл бұрын
Gabadhan dulqaadbadanaa allayaa tanoo kale illahaw ii sahal
@Somaliboy516
@Somaliboy516 3 жыл бұрын
Nadiiro iyo Caydiid waxad tihiin dad an waxba ka aqonin bini adam wayo sabax uma bahdili lahayn sidan u aad gashen aad ban uga xumaday sidad u gasheen gabadhan, Sabax ma garanayo mana maqlin lakin waa waa gabar sharaf badan dulqad badan (Good person is always better then XXXXX !!!!!!! ######.)
@queenmariya6794
@queenmariya6794 3 жыл бұрын
Miskiin waaye wlhi sabaaax mnsha allh
@kk-uy7zk
@kk-uy7zk 3 жыл бұрын
Inantaydii sabaax prank danbe haku samaynina
@SomaliRoyalFamilyonline
@SomaliRoyalFamilyonline 3 жыл бұрын
walaal waalidka ilaahay aduun iyo aakhiroba haa u dambi dhaafo, adna waxa aad rabtid si degdeg ah haa kuu siiyo hadii aad subscribed ii sartid amiin amiin amiin amiin am
@quruxsan70
@quruxsan70 3 жыл бұрын
Walahi dulqaaad mahane wa bahdiiil sidaaan walasheeey xitaaa kamayeleeen yahuu prank ayay qalaad kafahmeeen maskiiintaaa dhulkaaa lagu jiidaaay aflagadaaaa iyo bahdiil baaa wa laiskugudaraaay
@amishalove8359
@amishalove8359 3 жыл бұрын
Masha Allah 😍😍😂
@jaamanimbuzz4016
@jaamanimbuzz4016 3 жыл бұрын
wlhi sabax iney maskin tahay waa ujeda wlhi aniga hadan ahan laha mesha kakici lahay wlhi sabax iney maskin tahay aniga hada kahor prank kusameyey maskiin waye 😄😄😄😄😄😄😄😄
@farxiyamohamed5430
@farxiyamohamed5430 3 жыл бұрын
Mashaa Allaah
@faraxmohamedmursat6443
@faraxmohamedmursat6443 3 жыл бұрын
Janalka sabax maxa ku qoran abayo nadiiro iso sheeg 💔🙏
@cabiircisman6051
@cabiircisman6051 3 жыл бұрын
Hhhhhh nadiiro iga qoslisy wllhi sabax kadaya dhibka noh
@ciiisecolow7933
@ciiisecolow7933 3 жыл бұрын
Wlhi nadiira nayruus waa bilaa xishood uf iyadaba kadaran oo intaas kusabreso cidda islaamed xaku dhax dhigay maa KZfaq kala kacsatid wlhi dulqaadka kabatay maraa xanaaqa wey lahaay 😔😔😔
@maryanabdulahi7246
@maryanabdulahi7246 3 жыл бұрын
Wlhi Nadiiro wajii malaha xiita qofka melo kala laga sogala maxa Prank giiga iyo isu keney KZfaq sabax wlhi waa maskiin sabax Naa dhiga alaa kamiryey iska celidadka hadlkada xoji uf dadka qar nacey Yasiitan ey kathy Nadira😡😡😡😡😡😡😡
@mummunyuuyax4455
@mummunyuuyax4455 3 жыл бұрын
Saxiibtaa ilaaasho walal tan mar Dan be hasameen
@berdilacshe6046
@berdilacshe6046 3 жыл бұрын
Nadiira neyruus waan salamay
@indhouroonhooyadeed3748
@indhouroonhooyadeed3748 3 жыл бұрын
Sabaax waa miskiin walahi xoogaa dabka isku fur miskiin nimada alaa heerkasa mafiicna
@munaibrahim2694
@munaibrahim2694 3 жыл бұрын
Waaa aarsatay nadiiro
@hodmanahmed1547
@hodmanahmed1547 3 жыл бұрын
Nadiiro saabax ilaalso wllhi waa qof qalbi wanagsan oo dagan masha allah waan la oyay wllhi sxb wanagsan haysataa 😍❤️❤️😍
@SomaliRoyalFamilyonline
@SomaliRoyalFamilyonline 3 жыл бұрын
walaal waalidka ilaahay aduun iyo aakhiroba haa u dambi dhaafo, adna waxa aad rabtid si degdeg ah haa kuu siiyo hadii aad subscribed ii sartid amiin amiin amiin amiin am
@simrandek7911
@simrandek7911 3 жыл бұрын
Keeb.Going❤️❤️❤️❤️abayo
@ejaaboabdirahman6463
@ejaaboabdirahman6463 2 жыл бұрын
Sabaax wlhi waa inan qaliya prank gan hadzn dawaday sidaas inad ugashsn
@bartaynoloshicusbeyd8103
@bartaynoloshicusbeyd8103 3 жыл бұрын
Ceydiid America ma nacde shoow wadka reysate walee meel laga reysto weytahay hadana tram ayaa ku sii xaar xaare Xamar ku raaxeyso. Ilaa March qawoowgii iyo barafkii aya bilawde 😌😌
@aragsanfarah5835
@aragsanfarah5835 3 жыл бұрын
Ma amiracka
@aragsanfarah5835
@aragsanfarah5835 3 жыл бұрын
Ayuu kayimi
@bartaynoloshicusbeyd8103
@bartaynoloshicusbeyd8103 3 жыл бұрын
@@aragsanfarah5835 Haa
@maryanchannel2187
@maryanchannel2187 3 жыл бұрын
@@aragsanfarah5835 wl subscribe isar
@SomaliRoyalFamilyonline
@SomaliRoyalFamilyonline 3 жыл бұрын
@@aragsanfarah5835 walaal waalidka ilaahay aduun iyo aakhiroba haa u dambi dhaafo, adna waxa aad rabtid si degdeg ah haa kuu siiyo hadii aad subscribed ii sartid amiin amiin amiin amiin am
@najmoquen37
@najmoquen37 3 жыл бұрын
Saabax abyo fanan ha noqon plz 😭💔🙏
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 3 жыл бұрын
Wn kugu raacsanahy qeer maahan fanka
@laylasaydali9163
@laylasaydali9163 3 жыл бұрын
Sabax qof sabar badan wlhu
@aminohamdi9510
@aminohamdi9510 3 жыл бұрын
Sabax daacad waaye calosha aya i xanuuntay
@faisabilan2107
@faisabilan2107 3 жыл бұрын
Maskiiin sabaax waa gabar qalbi wngsn
@hamdicawil7919
@hamdicawil7919 3 жыл бұрын
Keep going
@duniyaadan9983
@duniyaadan9983 3 жыл бұрын
Masha Allah
@anababdullahi7785
@anababdullahi7785 3 жыл бұрын
I love u abayo Nadiro adhiga iyo xajigagaa
@ahmedosman2557
@ahmedosman2557 Жыл бұрын
Waa. Arin. hinaase. Ku. Jira. Sabaax. Naagtu. waxay. Is. tidhi. ninkay. Kaa qaadaysaa. Kkkkkkjeje❤❤
@sheekoshaax1843
@sheekoshaax1843 3 жыл бұрын
Wlhi qof dulqad Fican waye sabaax ee nadiiro gabadha ka dhamow hadal qaldan danbe ha dhihin Aniga hadan ahan laha afka ka garaci laha
@rahmoibrahim4200
@rahmoibrahim4200 3 жыл бұрын
M.allh ykhy naynuuseey keep going wllsheyda 💗💔❤❤❤💔💔💔🤙
@luulaluula2237
@luulaluula2237 3 жыл бұрын
Masha allh. Wlhi saxibata. Wey. dula qata. bdn. Saxibtinimata. Aya. Ku. Weyn. Wa. Kuqeymeysay. Saxibata.
@munitaahmed7273
@munitaahmed7273 3 жыл бұрын
Sabaax wa miskiine daaye😥
@Loml-chi
@Loml-chi 3 жыл бұрын
Asckm my family lovely aanjecleen seetahiin
@samiraburco6735
@samiraburco6735 3 жыл бұрын
😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️
@sahrocabdi1359
@sahrocabdi1359 3 жыл бұрын
Nadiiro xanaaqa ku qurxoontahay
@mahajamacofficial3957
@mahajamacofficial3957 3 жыл бұрын
Sabaax maskin wyh
@dhamaysdumar7147
@dhamaysdumar7147 3 жыл бұрын
Ma ilma ay dhelen baa bismilaahi bahdilaad badanaa naaa nadira gabdha maskinta sida u dhaan maskiina miska la fuula leh uff 😥😥😥🥵😡
@gabadhangoormeeaarsaneekha317
@gabadhangoormeeaarsaneekha317 3 жыл бұрын
((Jaw)) mxaa kawadaa nadiiro noo faaidey
@teamiskufilan5896
@teamiskufilan5896 3 жыл бұрын
Nadiira caydiid alle ha is ku kiin daayo dada kii is qabay aan jeclaa aduun baa ku haray
@hooyomacaan7137
@hooyomacaan7137 3 жыл бұрын
Masha allah
@cabdirisaaqmahad3145
@cabdirisaaqmahad3145 3 жыл бұрын
Sabaax iga dulqaad badan
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 3 жыл бұрын
walalayalow naga daya pernkiga hadii kale ani waan iska kiin deyn wax fcn ma aha waa naxdin
UNO!
00:18
БРУНО
Рет қаралды 2,7 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 67 МЛН
Iron Chin ✅ Isaih made this look too easy
00:13
Power Slap
Рет қаралды 36 МЛН
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
00:54
火影忍者一家
Рет қаралды 30 МЛН
SHAADIYO SHARAF & BOQORKEEDA ABDIFITAH YARE CHALLENGE BIYO CABIS QOSOLKA ADUUNKA
14:45
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun kasoo saartay kiiska gabdho caan ka ah barta TikTok.
19:58
DAAWO l KAFTAN IYO SHEEKOOYIN QOSOL AH
29:53
Ali Zaki Official
Рет қаралды 163 М.
UNO!
00:18
БРУНО
Рет қаралды 2,7 МЛН