PRANK! || HAYKAL OO SUUXAY IYO BOQORADA O OOYSAY?😳

  Рет қаралды 1,880,596

FamilyMask Channel

FamilyMask Channel

2 жыл бұрын

Subscribe for more pranks🙏🏻

Пікірлер: 1 500
@shukriahmed1271
@shukriahmed1271 2 жыл бұрын
Qofkii ugu fiicna uguna naxariista badan uguna aqoonta badan uguna akhlaaqda badan uguna Udgoonka badan intuu Rabi Uumay waa Nabigena mohamed SCW ❤ ♥
@maxamedbedel3539
@maxamedbedel3539 2 жыл бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam
@munomuumin5133
@munomuumin5133 2 жыл бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam
@qadroraagecali6695
@qadroraagecali6695 2 жыл бұрын
Scw scw scw
@cabdimataancumar5334
@cabdimataancumar5334 2 жыл бұрын
❤💚💭
@nimcocali7487
@nimcocali7487 2 жыл бұрын
scw scw scw
@ismaip1
@ismaip1 2 жыл бұрын
Qofki ugu fiicna, uguna kheyrka badnaa, uguna udgoona, uguna qurux badna,uguna akhlaaqda badna, uguna xishoodka badna uguna wanagsana dhaman dadka uu eebe abuurry wa NABI MAXAMED ﷺ KU SALI SUBANAHEENA ❣
@maxamedbedel3539
@maxamedbedel3539 2 жыл бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam
@Roodahuzein3
@Roodahuzein3 3 ай бұрын
Scw scw scw❤❤
@MaxamedMaxamuud-op6eo
@MaxamedMaxamuud-op6eo 27 күн бұрын
Scw
@zizuumohamed4649
@zizuumohamed4649 2 жыл бұрын
The lady with orange garabsaar I rate her 10/10. The way she manage the stage, the assurance of the camera wether recording or not waaaaw I love that.❤️❤️❤️❤️❤️
@zizuumohamed4649
@zizuumohamed4649 2 жыл бұрын
Gabadha garabsarka jaala 💛
@hussencraxman7412
@hussencraxman7412 Жыл бұрын
😱😱
@AlaaeldinMohamed
@AlaaeldinMohamed 2 жыл бұрын
Love and respect to our Somalian 🇸🇴 brothers and sisters From Sudan 🇸🇩
@Haynosh
@Haynosh 2 жыл бұрын
we love you too bro from somaliland
@caliyaomar7459
@caliyaomar7459 2 жыл бұрын
@@Haynosh cafimaad ilhy hagu siiyo😂
@mariabashir8950
@mariabashir8950 2 жыл бұрын
SPR MALOOSAMEEYO
@user-bh7cw2se6x
@user-bh7cw2se6x Жыл бұрын
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 5 ай бұрын
​@@caliyaomar7459😂
@Cabdiqaniali10
@Cabdiqaniali10 2 жыл бұрын
Waxasa jacayl ah boqorada style waaakudana dumashi from burco 🥰🥰❤🤍💚❤🤍💚
@asmaabdi4698
@asmaabdi4698 2 жыл бұрын
Maria waa waxayaroo wanagsan qalbi wanagsan ilahayow inay dumashi noo noqoto noo rumee wllhi waa boqorad magaca bilash ulamay bixin from berbera 💚🤍❤️
@hindahayaan7941
@hindahayaan7941 2 жыл бұрын
Inaanta yar daaya wlhi og baan hada na ilme yay mariya daya wlhi waan ka naxay naxdin ta inay wax noqon karto ma ogi diin miya mariya hala dayo wlhi ku jeclahay boqorada from saxil somalilad
@hoodomohamed1462
@hoodomohamed1462 2 жыл бұрын
Aamin dumashidayo yaan mardambe laga oohin wan la ooyay walhi from hargeisa😢❤❤
@SuheybElmanowlimbo
@SuheybElmanowlimbo 2 жыл бұрын
Masha allh from borama gobolka awdal casimadisa
@ikraancadey510
@ikraancadey510 2 жыл бұрын
Wey kuu rumowday
@idiriscilmi2025
@idiriscilmi2025 2 жыл бұрын
Waabay rumawdee maad maqlin
@Muwahib_khayre
@Muwahib_khayre 2 жыл бұрын
Fariid Weeye Wllhy Dhiiga Inay U Shubayso Haykal Ayaa Cadatay🤣🤣🤣
@muzamilmuzamil9920
@muzamilmuzamil9920 Жыл бұрын
Standard of living in a good 5th to be in a position of 2379acklkd490ye is the original values verified 9th and you 9th 9th the 5th to bring in yet90ye and 6th hsj7tecllnbcxafbj
@amuunmohamehirzi3866
@amuunmohamehirzi3866 Жыл бұрын
haykal😂
@kismaayochannel4296
@kismaayochannel4296 2 жыл бұрын
Mariyo ayaaba qatar gashay nafteeda waah waah waxaas ayaa jeceyl waa ah👍allow iskukiin dhaaf amiiin
@bintiburco4485
@bintiburco4485 2 жыл бұрын
San uga naxay haykal war yeee inanta ciyarta nowga daah ayada dayeh anaba ooyay wlhi jojih ciyarta boqor keenow💚💭❤
@timacade2509
@timacade2509 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣Somali caqli xumo Angoo Og Prank ina la isla og yahy ayaan fiirsanonaa kwrn 🤣
@zalmitaupdull761
@zalmitaupdull761 2 жыл бұрын
Ma aragtey wlhi madadalo Lee dhihi karna
@shamsashamsa5237
@shamsashamsa5237 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@amiircaamir8380
@amiircaamir8380 2 жыл бұрын
🤣🤣😂😂waan runtaa walahi suuq laanta inaga badatay
@Rihameyy
@Rihameyy 2 жыл бұрын
MaAragte Horta 😂😂🤭😂
@amiinhaibelyrics417
@amiinhaibelyrics417 2 жыл бұрын
😃 😀 😄 😁
@barirahahmed4230
@barirahahmed4230 2 жыл бұрын
Her feelings makes me cry💔
@Deeqasan
@Deeqasan 2 жыл бұрын
Me 22 ilintan iska celinayay 🥺
@lifewithzuzu6597
@lifewithzuzu6597 2 жыл бұрын
Same
@ahmedqoslay2178
@ahmedqoslay2178 2 жыл бұрын
🤣🤣
@ahmedqoslay2178
@ahmedqoslay2178 2 жыл бұрын
@@Deeqasan kkkkkkkkkk wllo masajidka ciyata kada
@HajiFarhan-ho8iu
@HajiFarhan-ho8iu 3 ай бұрын
❤love
@ayaan850
@ayaan850 2 жыл бұрын
Waan sugaayey prank gan 😂😂😂😂😂 Team mariya hadanahay waa inaan soo aarsana
@cuntomacaan9962
@cuntomacaan9962 2 жыл бұрын
Walalaha somaliyeed wxn idinka codsanayaa inad ilahay dartiisa igu so boqataan
@ibrahimhaad2503
@ibrahimhaad2503 2 жыл бұрын
Inta ila aragty inay jeceshahy like dhac😂🤣
@maryanruun7662
@maryanruun7662 2 жыл бұрын
Legend always is legend keep going haykal
@aminaabdullahi8833
@aminaabdullahi8833 2 жыл бұрын
‘’Mariya ma oynee’’. 🥲😂 Wey oynosa lagawada lasocda 🤣🤣
@queniqra2334
@queniqra2334 2 жыл бұрын
🤣🤣 anagay no shegayan 🤦🏾‍♂️
@somaliyameni202
@somaliyameni202 2 жыл бұрын
Inta boqorada io haykal ila jecel is muji 🍎🥺
@yuusufhaji5861
@yuusufhaji5861 2 жыл бұрын
Deeqo waa afdheertahay
@ahmednasir844
@ahmednasir844 2 жыл бұрын
Reer xamatkaba inantaas ayaa noo joogta ee hanaga maagina , haykalaw darbi adag ayaad haysataa ee ilaali sxb inkastoo aanad burco keenin mariya lkn waa hablaha boqoradoodii love ayan u hayaa ❤
@Arille03
@Arille03 2 жыл бұрын
Naxariisti oo qof ah boqorada m.a inankaas gabadh buu helay nolosha si wada jir ah ugu waara from waaberi❤️
@queenabnaaz421
@queenabnaaz421 2 жыл бұрын
Keep going ma beautiful sister best prank forever ❤🌼🌼🌼
@suleymanbarkhad6353
@suleymanbarkhad6353 2 жыл бұрын
Plz Hakuulow bro markle mari haku samayn prank waliba adi nafsadaada ah waayo bro manta haday wax yar kusoo gaadhan ogow dhibka ugu horeeya waxa uu samayn wayn ku yeelan doona waa mari oo manta aad adu marti ugu tahay muqdisho markaa bro wax kle ku samee lkn nafsadaada inaa kaga naxsato ka ilaali gabadha Waayo waa gabadh wax yar ayaa wax wayn ula noqon kara halisna galin kara Waligiin rabi idinma kala geeyo
@queenzaapiriin8134
@queenzaapiriin8134 2 жыл бұрын
Sidaas waaye wax uu yareysanaayo ayaa nafsadooda halis galin kara marka wax yabaha qaar ciyaar magalaan siiba tan nafsiyan aha
@fahiimocabdikariin206
@fahiimocabdikariin206 2 жыл бұрын
Naceem wlhi maariya waa waxa yaro qalbi fican masha allah
@carif9779
@carif9779 2 жыл бұрын
Agree with you masuul .
@xassanyarkarobla6512
@xassanyarkarobla6512 2 жыл бұрын
Jaceylku ciyaar magalo,, lamana xakameyn karo,, wxy noqotay qofkii ugu horeeyey uso orda misana ilin ayaa katimid durbaba 😓😓
@aliyafarah9644
@aliyafarah9644 2 жыл бұрын
Waa laizlaogyhy prnk ladhhey😂😂😂
@iqramohamed3227
@iqramohamed3227 2 жыл бұрын
@@aliyafarah9644 bbOFKFKgaA
@aweysgacalofficial3738
@aweysgacalofficial3738 2 жыл бұрын
Gabadha haynaga waalina jeesteye hoooy joogi maskiinta hanaga waalin 😂😂😂😂
@amiraqurux2830
@amiraqurux2830 2 жыл бұрын
Congratulations 30k family🥰🥰
@queenilhaamqueenilhaam5278
@queenilhaamqueenilhaam5278 2 жыл бұрын
Wlhi prank an in badan sugayayy🥰😁😁boqorada niman arsan uur hoyadii bu kujira so arso😁😁
@ikhlazyj5002
@ikhlazyj5002 2 жыл бұрын
🤣 🤣 🤣
@nastehohassan3459
@nastehohassan3459 2 жыл бұрын
Balo🤣🤣😂
@zakiyamaxamed1026
@zakiyamaxamed1026 2 жыл бұрын
Cajis
@canabmaxamuud8178
@canabmaxamuud8178 2 жыл бұрын
Wooow
@AyaanAare-ju8xx
@AyaanAare-ju8xx Жыл бұрын
Wy gaaden gabadha 😂😂
@munayusuf3352
@munayusuf3352 2 жыл бұрын
Wlhi wxs cml xanuun weeeye 😭😭😭😭 team poqorada waa arsa doona
@zakirjama6483
@zakirjama6483 2 жыл бұрын
Masha allah illahayow gabadh canykas oo kale isii aamin
@abdirahmaanmohamed1582
@abdirahmaanmohamed1582 2 жыл бұрын
Woow channel ka xawaare ayuu ku socdaa few hours later 20k 🤩
@cabdirisaaqaxmednuur1405
@cabdirisaaqaxmednuur1405 2 жыл бұрын
Jah mario boqorad alla haku dhaafo waa naxariistii oo qof ah dadkii dhan ayay u jwpaysaa wllhi love you habaryaro
@happyahmad9689
@happyahmad9689 2 жыл бұрын
Mashalllah keep gowing dumaashi boqorda qof nool really love is guursada isku waara
@hamdihaji7298
@hamdihaji7298 2 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhh
@nadifoaden1289
@nadifoaden1289 2 жыл бұрын
Waxan prank ma dhihi karee ruwayad fiican aa jishene keap going😂
@queenzelmizh1016
@queenzelmizh1016 2 жыл бұрын
Madhimanayo bay boqoradu ku celcelise ma iyadaa wadka ka celinaysa haykal 😅😅 lkn gabadha si xun bay uga naxiyeen 🥺
@maryanruun4326
@maryanruun4326 2 жыл бұрын
Congratulations 10k 🥰 family maska channel keep going
@familymaskchannel8901
@familymaskchannel8901 2 жыл бұрын
Thns mcnto🙏🏻❤️
@hindahayaan7941
@hindahayaan7941 2 жыл бұрын
Alla wlhi haykal anaa ba naxay gabadha dhibka kadaa wlhi qofku jecel wu dhimana inaan ta yr dhibka kada
@akiitarays3809
@akiitarays3809 2 жыл бұрын
Haykaloow so badi naxdinta mariya
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 Жыл бұрын
@@akiitarays3809 hhhhh bisinka
@ismailarte9834
@ismailarte9834 2 жыл бұрын
Funny wlhi Haykal oo iska dhigay qof siriray 🤣
@manaalqurux9067
@manaalqurux9067 2 жыл бұрын
Ala ani sida prank lo sameyo ama lo jilo mid laisla ogyhy san u aqano io sidan caan u ahen Isma lahan 🤣🤣😂caanimanh mid uso jeedo maihi lkn dadkan prank benta jilayan wey ii bahnan lahayen
@nimconuura4493
@nimconuura4493 2 жыл бұрын
Isku mid baa nahay wlhi prank mahee filmanta waweyn baa inoo bahan 😂😂😂😂
@roodaciise1870
@roodaciise1870 2 жыл бұрын
Gabadha ha kanixin ee iskada way ku jeceshahy
@najiipmontana3998
@najiipmontana3998 2 жыл бұрын
Nio Waxani Prank Maaha Ee Dooxa Geeya Waa Brank 10 qof isla ogyihiine😂
@beer-lula_22
@beer-lula_22 2 жыл бұрын
😭 waa beer wax jecel miskiin Wuu dhimanayaa ma dhihi kartid kulahaa 😢 Waxaso kale ciyaar lagama dhigto
@kooshinowjamac2566
@kooshinowjamac2566 2 жыл бұрын
Masha Allah mom xabiibi hormar wacan channel dhaq dhaqaaqisa waa heer sare mar dhaw waxan rajeynaa inaad gaari doontit 100k insha Allah hooyo waxad tahay moralkeyga jir oo joog ramadanka qeyr iyo cafimaad rabi ha nagu garsiiyo mom xabiibti karaman Ku hayaa ii nolow hoyo mcn 💋❤🙏💯
@haajimouse5646
@haajimouse5646 2 жыл бұрын
Tiktok hadii la xidho dhalainyaradan sidan iskumay ag fadhiisteenba😅😅😅
@Asli090
@Asli090 2 жыл бұрын
Another level ma heesba 9 days nus million ma couples 💑 idinkaa iska leh social media ku raxysta
@bukharimohamed3828
@bukharimohamed3828 2 жыл бұрын
Mayee waa niiko
@qadancige8063
@qadancige8063 2 жыл бұрын
Ax waaka naxay boqorada prank haykal ka daa way qalbi jilicsan tahayee way oyday caloosha I hurtay ha waaro jacaylku waanu kaa aarsan doonaa team boqorada hadaanu nahay
@zamaarahirad8932
@zamaarahirad8932 2 жыл бұрын
Aar somalidu dhibadanaa kulahaa waa laysla ogayay waar ilmadeeryal aayar iska dawaduun sidaydayda.😂 Sorry dumaashi.😢
@ayanxasan3957
@ayanxasan3957 2 жыл бұрын
Mayee thank you dumashi🤣🤣🤣
@bashiircabdi1856
@bashiircabdi1856 2 жыл бұрын
😅😅😅😅😅
@zamaarahirad8932
@zamaarahirad8932 2 жыл бұрын
@@ayanxasan3957 😂😂😂😂😂😂
@s..5631
@s..5631 2 жыл бұрын
Wlhi lamy ogyn sbbto ah family dhn u tashy
@zamaarahirad8932
@zamaarahirad8932 2 жыл бұрын
@@s..5631 Anba waxaan aminsanay inaanay ogayn sababtu tay way xanaaqay markuu jeesteeye lahaa wu dhmnyaa.😂😂
@yasminapdikadirolatt9004
@yasminapdikadirolatt9004 2 жыл бұрын
Hada prank maa dawaday mise film laisla ogyahy 🤦🏽‍♀️😂😂
@mimi-ahmed55
@mimi-ahmed55 2 жыл бұрын
Film 🤣somali prank samenesa ma jirto
@qweennajmish4283
@qweennajmish4283 2 жыл бұрын
Film 😂
@sadiyaissa9079
@sadiyaissa9079 2 жыл бұрын
Poqoradda kaligeed inaa lagu soo sameeyaa fiicnyd😂😂😂😂
@princess9205
@princess9205 2 жыл бұрын
Maskiin gabdha yare ku jecel prank niicdaa kala tag wax kale oo naftada ahayn prank ku la samee naftaada ka jooji.🙄
@Moha12571
@Moha12571 2 жыл бұрын
Mxa laqaraartay 😂😂😂😂😂
@dahirfarhan4610
@dahirfarhan4610 2 жыл бұрын
Family soo badiya prankiyada hakuuul iyo poqorada
@mubarikadaan9443
@mubarikadaan9443 2 жыл бұрын
Qofkii ugu sharafta badna uguna geesisanaa nabi muxammed buu ahaa ♥️♥️♥️
@ubahabdi453
@ubahabdi453 2 жыл бұрын
Mariah Wallahi I cry 😭 too I’m so sorry walalo too much bay ahayd ee miskiin 😢
@kanzisaid9186
@kanzisaid9186 2 жыл бұрын
Baqorada maskin wan aarsanena reer heykal isoo adkeya
@masnahappi7181
@masnahappi7181 2 жыл бұрын
Dadkani waa zxp3😂zomaliy3y fahma idinka lamane idin hoR carar3😂maria wllhi ax ka nxey sorry zizter inankayagana ka soo aarZo🤗👸
@sacdiyoahmed6218
@sacdiyoahmed6218 2 жыл бұрын
Walhi anoo og inuu prank yahay ayaan la,ooyay😭😭
@hiboahmed3466
@hiboahmed3466 2 жыл бұрын
😂suro bdhna qofta wah dimasho maaiyadha ka hor tagan
@sabaaxhassan7290
@sabaaxhassan7290 2 жыл бұрын
Haykal maaria waa qof qaaliya oo nool horaa loo yidhi qof kii nool baa ku nooleyee inanta ha inga sii dayn ku fara adayg prank gana ka daaa waliba naftaada waa ku sidee
@shoobare460
@shoobare460 2 жыл бұрын
naya ninkan hada jaceshahay guurso curadkaga cml u kolkolileysa de 😂😂
@omarfatah2312
@omarfatah2312 2 жыл бұрын
Walaahi waynaxdy maskintu daaacad Mariya❤️🥰👌
@abdiwaasacqorshe7195
@abdiwaasacqorshe7195 2 жыл бұрын
#To be honest this is a emotional clip.😱😱😱
@ayaandahir5415
@ayaandahir5415 2 жыл бұрын
haykuul inanta mxd sid igu gasha ha ku samayn prank dumashi waa qof qalbi nadiif leh
@salmaabshir7411
@salmaabshir7411 2 жыл бұрын
Waxaaaz prank xitaa uma eka zory waad nagu dheedheshen 😂😂
@huuskaamannen4558
@huuskaamannen4558 2 жыл бұрын
Ma daawatay ba😂😂😂
@mohamednimco7314
@mohamednimco7314 2 жыл бұрын
Ka dhac hhhh
@hothanabdi0114
@hothanabdi0114 2 жыл бұрын
Kkk haykal maxamed wuu kasii dryaba siduu gamc aleeyhy kkk
@deqsanmoha3091
@deqsanmoha3091 2 жыл бұрын
Boqorada steylka qalbi jilicsana way iska oydy😢🤣soo arso prank an la arag🙈 lamaaqal🙉 kuso samee🤣haykal👌🏻🤣
@fatxiirobe6283
@fatxiirobe6283 2 жыл бұрын
10 qof prank ee ogyihiin see kaligeed ku ogaan weesay 😂😂😂😂😂 kan wuu fashilmee koo kale la imaada
@mahrezking1346
@mahrezking1346 2 жыл бұрын
Jeezteye legend Weye walahia wuu dhimanayah hehehe dhimashadu xaq Weye
@shukrishacni6850
@shukrishacni6850 2 жыл бұрын
team maria aarsi aa noo yaala keep going sis
@abdiqafarali7410
@abdiqafarali7410 2 жыл бұрын
King jesteye legend wayey naftaa kabaheso 😂😂😂
@xafsiinamahamut9271
@xafsiinamahamut9271 2 жыл бұрын
79k Oo Fiirsate Ma Fllow So Dhahdan Gapdha 😂Aww Noso Badi Marka Xigto Prnk Lapadooda Kuso Sameey 😂😂
@faatimajaamac7488
@faatimajaamac7488 2 жыл бұрын
😃😃😃Way daawanaayaan kaliya
@khadrojamac9380
@khadrojamac9380 2 жыл бұрын
Wwwww war waaniwata familymask dadkii kugu horeeyay oo boqorada prank kusameeyay Baad tihiin sorry boqorada balse familymask oo iskoor beey jabiyeen 👍👍👍👍
@fihiimamukhtaar9681
@fihiimamukhtaar9681 2 жыл бұрын
Jiliinka haykal waan ka helay 💯💯💯
@ismailduulane
@ismailduulane 2 жыл бұрын
dadkani Dhimashady missed call Grynayan e😂
@xafsaquen7823
@xafsaquen7823 2 жыл бұрын
Waa idin taa geeraa keep going😗😗😗😇madaxaa iisaarantihiin
@kanzisaid9186
@kanzisaid9186 2 жыл бұрын
Abayo heykal prank ku samey
@caynicudoon9767
@caynicudoon9767 2 жыл бұрын
Oh sorry maria wllhi wan jechy ee kadaya brankiga hadii kle soo arso😂😂
@aawoabdirahmankhaliif1800
@aawoabdirahmankhaliif1800 2 жыл бұрын
Ok
@aawoabdirahmankhaliif1800
@aawoabdirahmankhaliif1800 2 жыл бұрын
AAwo
@deeqoabdiaziiz1045
@deeqoabdiaziiz1045 2 жыл бұрын
Mash Allah wllky dar ilaahay ban idiin tageeraaa haykal and poqorada
@sadaamjamac8744
@sadaamjamac8744 2 жыл бұрын
Wakas halka ka wada hawsha vidoe gu wuu kala kacay😀😂😂✌❤
@Ajniko
@Ajniko 2 жыл бұрын
Hah mario wlhi wadnaha ihorise,😢😢 maskinta maxa sas uyesheen yaq
@jeryandere2776
@jeryandere2776 2 жыл бұрын
it's really love ❤ 😍 💖
@leylosaalax7972
@leylosaalax7972 2 жыл бұрын
Wllhi waa qof qalbi wanaagsa boqorada ma, is guursada wllhi farxdna kunoolaada adiga iyo heykal❤💍♥️💧🔥💧🔥🔗
@queenasli5422
@queenasli5422 2 жыл бұрын
1000 subscrube iga farxiiyaa illhey ha idiinka farxiyo murugtinanah farxaad allah idinku badalo xawiwiyaal 🥰😘
@daacadpro7813
@daacadpro7813 2 жыл бұрын
Waxan prank kaweyn boqorada xaladeda serious ayey gartay wlahi wadnaha jari garteen xitaa prank waye markii ladhahay xitaa wajigeda Laga dareemi karaa ineysan raali ahayn. Sorry boqorada walhi waxaa tahay qof aad u naxariis badan oo bi'adanimada wax kataqano 😪
@amatallahbintuosman1092
@amatallahbintuosman1092 2 жыл бұрын
Zaaid waa gabar qalbi jilcan
@maryamaqalbisaafi9684
@maryamaqalbisaafi9684 2 жыл бұрын
Waxan waa la isla ogyahay
@daacadpro7813
@daacadpro7813 2 жыл бұрын
@@maryamaqalbisaafi9684 Maya Ani maqabi iney boqorada wax ka oged wayo qofka wajiisa aya Laga akhrisan kara
@khadramohmedchannel7062
@khadramohmedchannel7062 2 жыл бұрын
@@daacadpro7813 waa runtaa waa run parnka
@faraxmaxamed4599
@faraxmaxamed4599 2 жыл бұрын
This prank, only can understand And feel who love something 😥 really mariya her action made me 💔😥
@dadisinthenextdginthisemai8536
@dadisinthenextdginthisemai8536 2 жыл бұрын
Haykal noocaas miyaa miyaa tahay prank kale miyaad weysay oo qoox da dhan kuwada camirteen raari galin weyn ayaa lagaa rawaa ,safiican ayaad uxanuu jisay markale hasamaynin waan kuu sheegay 😂😂😭😭🙏❤️❤️❤️💔💯🇸🇴🤔👌👍🌹🌹💘💑
@ruqiaali5181
@ruqiaali5181 2 жыл бұрын
Kan wuxuu iila Muqda prank sax ah maskiin waxay tiri waa qofaan iska warqabin maskiinta waa loo heshiiyey 😥
@AxmadB89
@AxmadB89 2 жыл бұрын
Inaa lilaah wll waxaso kale laguma cayaro ilahay irsaqad baxshee 🥹
@kafiaabdinurahmed6843
@kafiaabdinurahmed6843 2 жыл бұрын
Mida deeqo la leeyahay war bdna qalal mu qaba ku tiri🤣
@maryaanahmed1574
@maryaanahmed1574 2 жыл бұрын
Ma ila argty anba ka yaby😂😂
@aaziyo3513
@aaziyo3513 2 жыл бұрын
Ruwayad Shidab Bay aheed wllhy prt2 Nosoo galiya azxpey 🤣
@maxamedismail3971
@maxamedismail3971 2 жыл бұрын
Wali ma arag video prank ah oo hal bil lee kujiray oo 1 million kudhaw amazing 🤩
@nasrasaciid7467
@nasrasaciid7467 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk
@khadrojamac9380
@khadrojamac9380 2 жыл бұрын
Waa inaada boqorada sidaan SI kafiican u raaligagisaan familymask
@yusufmanis4235
@yusufmanis4235 2 жыл бұрын
Ramadan is coming i.a🥰
@taqwachannel9897
@taqwachannel9897 2 жыл бұрын
Inta khayr ka jecel alaha ka aqbalo sonka iyo salada ameeen iso boqo walashey ama walalkay
@ifrahmohamedcabdulle8902
@ifrahmohamedcabdulle8902 2 жыл бұрын
Wah wlh Ana oyay wlh Mariya wa qalbi jilcantahay haku ciyaarinina
@cabdifarax3115
@cabdifarax3115 2 жыл бұрын
DadkaaN prank kasta waa been bay dhahayaan maxaa prank ah marka 😂😂
@azlaamali2513
@azlaamali2513 2 жыл бұрын
Ma,aragtay horta xaa igagale waa fiirsanaa 😂😂
@sahraahmed3849
@sahraahmed3849 Жыл бұрын
kkkk
@bilanabdilahi7859
@bilanabdilahi7859 2 жыл бұрын
Habo she so funny 😂 aamus maria😂🙈
@Saaficalimaxamad
@Saaficalimaxamad 2 жыл бұрын
boqorada iyo haykuul way iku nuraayaan😇
@widhwidho5655
@widhwidho5655 2 жыл бұрын
Inta tiktok kaso raacday like saara🥰😂
@samiiramohamed4332
@samiiramohamed4332 2 жыл бұрын
Boqorada soo aarso wllo waar hooy waar inanta kadaa ciyaarta 👊
@zalmandugsiiyeofficial4405
@zalmandugsiiyeofficial4405 2 жыл бұрын
Haykalow bro wax fiican md samayn wlhi gabadha inaad saa kusamayso mahayn wlhi Waayo manta ogow marti baa tahay nafsadaada inaad kaga naxsatana ma ahayn wax kle Haa lkn bro gabadha ka ilaali inaad markle waxa camal ku samayso Ogow manta inta aad muqdisho joogto dhibka kusoo gaadha waxa uu saamayn ku yeelan doona waa mari markaa zp qli wax kle ku samee lkn nafsadada hakaga naxsan Wn niwaata bro ee dumashi ha dhibin noh
@muxidiinmaxamed6276
@muxidiinmaxamed6276 2 жыл бұрын
Boqorada waa qof loodhiman karo walaahi dhiig ayay leedahay Danyeer xataa waalo noqon karaah Gorile midka kasii wan💉🩸🩸🩸🩸
@asmamaxamuud4863
@asmamaxamuud4863 2 жыл бұрын
😁😂😂😂😥waar ani goriile inoqo😥😂wll boqorada ana ka nasabsane😂😥
@bukharimohamed3828
@bukharimohamed3828 2 жыл бұрын
@@asmamaxamuud4863 Anaa kunoqonaaye
@muniir3654
@muniir3654 2 жыл бұрын
Walaal caafimaadku maaha wax lagu kaftamo waa naxariis Allah siiyay ummada.
@ibraahimqudde5883
@ibraahimqudde5883 2 жыл бұрын
Nin suuxay oo la aa'aamusan yahay maxawaye🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@happygirl7986
@happygirl7986 2 жыл бұрын
Mariyo mahee inta kle wee la ogyihiin
@axmedcalimursal5640
@axmedcalimursal5640 2 жыл бұрын
Hablaha dheesha ka daaya qalbiga yaan looga ciyaarin prank laguma sameyo ruux wax jecel ama la jecel yahay wana xanuunka kaliya oo aan khaqso u boskoon dhawiciisuna dhimasho ka dhalan karto dhalinyaro jaceylka dhabta ah dhibta iyo dhalanteedku uma roonee ka dhawra dhammaantiina soo dhaweyn iyo dhiirigelin ayey mudan yihiine ka dhaafa dheeldheesha iyo waxa dhaawacaya niyad si dhab ah jaceylku dhuuxeeda u gaaray waa iga dhambaale taa hala ogaado dhalinyaro saad u dhan tihiin
@faadumoabdi660
@faadumoabdi660 2 жыл бұрын
haye walal qaali mahad sanid wilashii jacaylka wax ka yaqaney adaa ka jooga show 😭😭😢😰😥
@cabdifataaxxaajiyusuf4811
@cabdifataaxxaajiyusuf4811 2 жыл бұрын
We love you best prank legend always another level
@xasan.dinaari9933
@xasan.dinaari9933 2 жыл бұрын
Wax kasTa way ku DHiCikaRaN mariya
@qxamseaxmed637
@qxamseaxmed637 2 жыл бұрын
😍
@najmaabdia7833
@najmaabdia7833 2 жыл бұрын
See kamirada u firinoyaan ayaga dhan day wlle kan inusan prank eheen 😀😀😀
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 14 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 6 МЛН
PRANKi XUN AYAN KU SAMEYAY DAYAX ……..
12:43
Dayax official
Рет қаралды 356 М.
WUU BAXAY WALAALKEYGA OOYINTA CESHAN WAAYAY SAFAR SALAAMA😭😭
13:19
PRANK || MARKALE AYADA PRANK IGU SAMEYN DOONIN TAN KU DHACDAY ...
15:54
PRNK UGU XUMA LEGU SAMEYAY🥺
10:00
Boqorada Stylka Official
Рет қаралды 321 М.
Вилка для консервов 🥒
0:51
Сан Тан
Рет қаралды 2,5 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
0:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 7 МЛН
He Used All The Sauce On 1 Slice Of Pizza🤪😂
0:12
BorisKateFamily
Рет қаралды 38 МЛН
Девушка ограбила мажора, но…😳
1:00
Trailer Film
Рет қаралды 6 МЛН