( PRANK 😳 ) maalinta jacaylka 14 feb iyo hadiyad qaali ah

  Рет қаралды 60,448

asma som beauty

asma som beauty

2 жыл бұрын

Пікірлер: 147
@AbuZeyd
@AbuZeyd 2 жыл бұрын
Nabigeena Muxammad SCW wuxuu yiri ruuxii ku dadaala Inuu walaalkii muslimka ah caawiyo in Alle weyne uu u gargaarayo unu fududeeyo amuurtisa walal ilahey dartiis I caawiya isoo boqda Kuna Soo biira Kheyrka Kafaideyso Wll qali
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 2 жыл бұрын
❤️SALALAAH ❤️CALAYH ❤️WASALAM ❤️
@aaminaibraahim9618
@aaminaibraahim9618 2 жыл бұрын
Salalaahu calayhi wasalam
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 2 жыл бұрын
Happy Valentine’s Day dhaqan MUSLIM ma ah ALLAH wuxuu raali ka yahay sameeya Asc Jezakalah qayr
@blackgiganosaurus
@blackgiganosaurus 2 жыл бұрын
Masha Allah tabaraka Allah "what a great beautiful couple", may Allah swt bless your marriage and give you a righteous children amiin ya raab.
@cabdicabdi3595
@cabdicabdi3595 2 жыл бұрын
illaahay kacabsada malintas aad shegeyso islaamka raad kunalaha gaalo ayey kasojeda
@bbelove5485
@bbelove5485 2 жыл бұрын
Maansha allaah famil qurux badan alle ha idindayo ❤😘
@boqortoyotube5065
@boqortoyotube5065 2 жыл бұрын
😂😂😂iga dheh wanba yabaye dad diinta ku wngsn ina tihiin wan oga keep up
@Jamalosman665
@Jamalosman665 2 жыл бұрын
Wcs favorite family mashaAllah guul iyo barwaaqo hore usocodah inshallah 👍👍👍👍👍👍👍
@caaliyafaray8553
@caaliyafaray8553 2 жыл бұрын
Mansha.aallh isku waara abid ♥️
@amunabdi2441
@amunabdi2441 2 жыл бұрын
Asmay makeup qofkale kumariyo kuma sobaxdid lkn kan adbad ugu qurux badan tahay waxan filaya ada gacan taada kumar sadey 🌹🌹🌹🌹🌹❤️
@maryanahmedabdirahman6450
@maryanahmedabdirahman6450 2 жыл бұрын
mashaa allah family qurux bdn
@anasmaxamed747
@anasmaxamed747 2 жыл бұрын
Masah allah keep amsa
@farxiyaabukar9784
@farxiyaabukar9784 2 жыл бұрын
Mansh alaha sister keep going
@s..5631
@s..5631 2 жыл бұрын
🤣🤣Adno noloshda dhn anaa isiisy kulhaa wlee inuunan ku siin wli xafso jclyhh wlhi rashka jclkna waa ka ugu hryo
@ayaanaaqib2937
@ayaanaaqib2937 2 жыл бұрын
Hoogtay is caruureya 😂balo Isla caruure
@ubahabdulle2317
@ubahabdulle2317 2 жыл бұрын
Mash Allah
@nafiso7343
@nafiso7343 2 жыл бұрын
Happy birthday wa ogolyihin somalida lkn 14 feb maogola
@hibaaqcismaan124
@hibaaqcismaan124 2 жыл бұрын
Waa denbi gaalada sameysata muslim ayaan nahney
@ishraqsheikh2653
@ishraqsheikh2653 2 жыл бұрын
M.a family aan taageero markaan fiidiwoowga bilaabayay waxaan moodayay inaad run ugu dabaal dageesaan waxan is iri maxaan qaldan qoys diin leh ku ogeed kadibna waan arkay wan farxy runtii noolada into nolol jirto ♥️💚
@ruya3523
@ruya3523 2 жыл бұрын
Masha allah ilaahay hanideesto
@shukricali9999
@shukricali9999 2 жыл бұрын
Malintan maha malin muslim wa malin ay dabal dagan galada🙄
@calwiyocabdiraxman5931
@calwiyocabdiraxman5931 2 жыл бұрын
Masha Allah 🥰 🥰 🥰 🥰
@naimamohamudhussein2284
@naimamohamudhussein2284 2 жыл бұрын
m.a beautiful couple keep going
@qurayshoali9273
@qurayshoali9273 2 жыл бұрын
Masha allah farxad igu nolada lamane an jeclahay❤🥰
@fadumoibrahim9594
@fadumoibrahim9594 2 жыл бұрын
Mashallah Allah idiin barakeeyo
@safiamohamud1222
@safiamohamud1222 2 жыл бұрын
Subhanallah Subhanallah
@ta.aw9918
@ta.aw9918 2 жыл бұрын
Sidaa dhan maba usuuron karo😂😂
@fardowsojama9878
@fardowsojama9878 2 жыл бұрын
Msha allaha
@albigalbi5112
@albigalbi5112 2 жыл бұрын
Msha allh
@farhiaali5107
@farhiaali5107 2 жыл бұрын
Maasha alaah
@nimcoxabeeb6055
@nimcoxabeeb6055 2 жыл бұрын
Mashaaaalh tabarakalaah
@sacdiyomohamed6821
@sacdiyomohamed6821 2 жыл бұрын
MashAllah 🥰🥰💖
@afnaanc.casiis7575
@afnaanc.casiis7575 2 жыл бұрын
M.a Alle haidin daayo
@raniaabdiweli5789
@raniaabdiweli5789 2 жыл бұрын
Mashallah ❤️
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 2 жыл бұрын
Mashallah jacaylku hawaro
@sumayasusu4082
@sumayasusu4082 2 жыл бұрын
Biraha ilkaha waakuwaa asma ka qosliyay ileen qosolka waa qurux😂😂😂
@musaafirah999
@musaafirah999 2 жыл бұрын
Maxaa ugu mashquule qosolkeeda subxanallah. Dadka amaan siiya plz.
@suomonkhan5579
@suomonkhan5579 2 жыл бұрын
@@musaafirah999 abaayo soomali jada qososho lagu deymaayo hada ooysane sidoo kale
@sucdiabdiraxmanmohamuud3584
@sucdiabdiraxmanmohamuud3584 2 жыл бұрын
Keep going
@fatumaahmed9105
@fatumaahmed9105 2 жыл бұрын
Oh my god jac wenaa
@deeqocali6318
@deeqocali6318 2 жыл бұрын
aqas naagtan qaab darada ku nacay uf team xafsa is muujiya
@hafuuuuzahmed1623
@hafuuuuzahmed1623 2 жыл бұрын
Xafso wa laga tagy de nag asturno cuntada u karnyso an ka waregin bu hlay naag mj weliba cumar maxamud ah naag karti kuma garto xafso wareg ha qabilsanto
@maryancumar1023
@maryancumar1023 2 жыл бұрын
Ma❤️❤️
@fatumaahmed9105
@fatumaahmed9105 2 жыл бұрын
Jac kaween malahanwshekada jacdaha please don’t change
@star-ut4ii
@star-ut4ii 2 жыл бұрын
Jiliinka aad ayaad uguficantihiin soobadiya
@mariammoha4756
@mariammoha4756 2 жыл бұрын
Meday hadyada qaliga xaba kubade dhiiqdhiqla mise ubaxa yar😂🤣🤣🤣
@khadraabdiqadir1172
@khadraabdiqadir1172 2 жыл бұрын
Kusoc quruxey
@munaahmed5613
@munaahmed5613 2 жыл бұрын
Abow abow wixiin heee jiliin wadaafeey
@fatushey8006
@fatushey8006 2 жыл бұрын
Rashka wa wiil diin leh😍
@sabiriinmxmed7543
@sabiriinmxmed7543 2 жыл бұрын
Naa naga daa calaacalka 😏
@sahrahassanfoodcade2116
@sahrahassanfoodcade2116 2 жыл бұрын
Haye saxiibey
@queensomali5463
@queensomali5463 2 жыл бұрын
😂😂😂😂Ar Somalia🤭
@addehaji3421
@addehaji3421 2 жыл бұрын
Razhka wuxu ku dhel dheli jiray ayad u kentaye 🤣🤣
@ahmedabdiali1296
@ahmedabdiali1296 2 жыл бұрын
😂😂😂 maskaxdeydaa weyna nio maxan iskadaa lkn
@hawomahad4005
@hawomahad4005 2 жыл бұрын
Labadiii baaaac
@fawsihussein9487
@fawsihussein9487 2 жыл бұрын
قال النبي صلى الله عليه وسلم من تشبه بقوم فهو منهم وهذا أعمل الكفار
@kaltuunfaatax4425
@kaltuunfaatax4425 2 жыл бұрын
Wxna parnk miyaa mise waa la isshukansanayaa
@nasriinmohamed8230
@nasriinmohamed8230 2 жыл бұрын
M.a 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@hodanahmed1329
@hodanahmed1329 2 жыл бұрын
Walal maal mahaan gaalada u dabaadagto
@asmamaxamud695
@asmamaxamud695 2 жыл бұрын
Aamuza ku lahaa aduunpa hadlayee aduuu iz aamiziii😂😂😂
@rukiyamuse7332
@rukiyamuse7332 2 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh waad igaqoslisay waa runtaa wey wada dhahaan aamusa sidii anagoo lajogno
@nimcogariik1964
@nimcogariik1964 2 жыл бұрын
Waaa danbi😂😂😂
@Cafiifo.xalane
@Cafiifo.xalane 2 жыл бұрын
Alla mexee cuodka xafsa iska dhigdhigee cajaa ib
@sakiyaoffical4902
@sakiyaoffical4902 2 жыл бұрын
Xaraam
@zahroshanleey6847
@zahroshanleey6847 2 жыл бұрын
Subxaanallaah
@iftiinkasahanka1595
@iftiinkasahanka1595 2 жыл бұрын
Woow manchlaha family 👪🥰 📌 pin ku qaBo
@aziizaahmed7863
@aziizaahmed7863 2 жыл бұрын
Waaba yaabay waxaan is dhahy maxaa ku dhacay asma saan kuma ogeen Ilove you xbbti
@geenyagedo4569
@geenyagedo4569 2 жыл бұрын
6:45 mrku fakaraayo way yara maserty inu xafso waqtigeedi xasuus kaxulaayo ayay darenty lkn wuu is boojeeyay kkk landheranimo
@umuabdirahmanabdi3553
@umuabdirahmanabdi3553 2 жыл бұрын
Kkkkkkk
@umurayaan7796
@umurayaan7796 2 жыл бұрын
Wlhi aqlaaq iyo xishood waxaa ka leh hafso wlhi uf
@Cafiifo.xalane
@Cafiifo.xalane 2 жыл бұрын
Is ciyaalisooy uf
@zainabmoha1835
@zainabmoha1835 2 жыл бұрын
saas maa caqlii iyo dhaqn muslim modeen yaahuuu 14 february lee nolool idiin ah
@fatmacookingbeuty
@fatmacookingbeuty 2 жыл бұрын
Asxbta iso boqda
@apdiwahaabmxaabzey5885
@apdiwahaabmxaabzey5885 2 жыл бұрын
Meeshu wa bollywood baa mise waa youtube channel ya waduud 😅😅
@bisharoomargedi6209
@bisharoomargedi6209 2 жыл бұрын
Masha Allah
@aminaamish242
@aminaamish242 2 жыл бұрын
MashaAlAh asma saan Lee uquruxsanow marwalba
@aminaemiyow9787
@aminaemiyow9787 2 жыл бұрын
Hhhhh
@lulululu748
@lulululu748 2 жыл бұрын
🤲🤲🤲🌹❤
@queenesra5409
@queenesra5409 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@omarmadey9921
@omarmadey9921 2 жыл бұрын
Waa haran ,dinta maogola
@hafsomohamed8244
@hafsomohamed8244 2 жыл бұрын
Wax valentine ladhaho majiro islaamka dhexdiisa
@ruwdokhalif865
@ruwdokhalif865 2 жыл бұрын
War calaacalka nakadaayo dadbaa idin daawanayee
@ayanayan5087
@ayanayan5087 2 жыл бұрын
Meesha caqli kuma haysaan sida dadka waa wayn udhaqma
@laylaahmed1937
@laylaahmed1937 2 жыл бұрын
Danyerad
@99h511
@99h511 2 жыл бұрын
M.a video gaan wa iga gadan yhy io sidaa umada soomaliyed o Muslims ka ah uga taxadarysaan valentine day ga M.a wallh video gaan I hope in dhalinyarada ay ka faaidystaan o iska dayan xoolaha gaaleed Pls rashka abowe video gan channel kaga so gali🥰💖💖💖
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 2 жыл бұрын
Manshallah 😍 happy family
@xiimaaymaxaad347
@xiimaaymaxaad347 2 жыл бұрын
Guleysota walalayaal
@iftinxussien6347
@iftinxussien6347 2 жыл бұрын
Si kastaba waa iska fiicantahay malin malin Inaa lugu tuurto oo Shaxshax saa'id la iska digo.
@hibao9569
@hibao9569 2 жыл бұрын
Cadi iska dhiga valentines day dad badan aa dabal dago oo ku haysto specially nimanka somalida wa in labadaa maba yaqaanaan jaceel loo celbrate gareeyo
@fawsihussein9487
@fawsihussein9487 2 жыл бұрын
Abayo maxaad noogasheegaysaa Inu Soo xaarayo
@yasmiinabdi1380
@yasmiinabdi1380 2 жыл бұрын
Xbbti asma one love isku waara wll❤🥰
@hibao9569
@hibao9569 2 жыл бұрын
Haye looo xishood rashka gawadha bar soda loo hadlo boqorka romantic aa tahay qofta jilci
@farxiyocusman2438
@farxiyocusman2438 2 жыл бұрын
👨‍👩‍👧
@farxiyocusman2438
@farxiyocusman2438 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰👌
@cabdirizaaqaxmed9701
@cabdirizaaqaxmed9701 2 жыл бұрын
Asmo
@faadumomaxamed2731
@faadumomaxamed2731 2 жыл бұрын
Asm dhimn hhhh
@aminaemiyow9787
@aminaemiyow9787 2 жыл бұрын
🤣🤣
@shukrisaid1636
@shukrisaid1636 2 жыл бұрын
Amusa maxaa la dhahaa ma anaga kula jogno
@umuanzal1865
@umuanzal1865 2 жыл бұрын
Tacsi ma u socotin mise jcl xusosiin😱
@sunduscabdiwali7664
@sunduscabdiwali7664 2 жыл бұрын
Laamanaheyga farxad aduunka ku dhmeysta🥰❤🔐
@Hakan_fidan1
@Hakan_fidan1 2 жыл бұрын
Oo hda aniga miyaa prank laygu sameeyey😀
@abdullaahigmail9088
@abdullaahigmail9088 Жыл бұрын
😅😅😅
@faravsharif4988
@faravsharif4988 2 жыл бұрын
Walaalaha qaaliga ah valentine magacaas Nin qaniis ah ayuu ahaa oo wiilyar xoogey oo yiri waan jeclaa waa xaaraan in lagu daysado gaalo oo ah weliba kii ugu xumaa ee Allaah kabaqa oo iskadaaya dhaqamada gaalada.
@inabashiircabdi7486
@inabashiircabdi7486 2 жыл бұрын
Mnsha allaah Ani odaygayga waa iidiiday inuu had yad iikeeno wuxuu dhahay anaga ma aaminsanin waxaas maalin kasta jacayl aa nootahay waa sheeekh wuu igu adkeeyay kkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkk
@shukricali9999
@shukricali9999 2 жыл бұрын
Alla ku daayo odaga m.a😂❤
@nafiso7343
@nafiso7343 2 жыл бұрын
😀
@abdullaahigmail9088
@abdullaahigmail9088 Жыл бұрын
😂😂😂😂
@queengaraadqueen6907
@queengaraadqueen6907 2 жыл бұрын
Sida loo hadlayaaaa idilayaaa say walahi kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkmkkkkkkkkkkkkkkkk Astaqfurullah qoftaaaan ilkihii marki loo xidhay way qososhay kkkkkkkkkk
@dhamaystiran8342
@dhamaystiran8342 2 жыл бұрын
Alx ugu dambayn asma way noo ilbaxday🤣🤣
@shukriyassin4431
@shukriyassin4431 2 жыл бұрын
😁😁😅
@suleekhamohamed9986
@suleekhamohamed9986 2 жыл бұрын
🤣🤣
@ramlaismail914
@ramlaismail914 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
PRANK!!!!  SIDAAN AYAAD IGU RAACEYSAA MAGAALADA
13:34
asma som beauty
Рет қаралды 22 М.
Wooow kabax 😉😘😘👌
1:32
asma som beauty
Рет қаралды 27 М.
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 49 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 42 МЛН
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 14 МЛН
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 38 МЛН
RASHKA PRANK KU SAMEEYE ASAGANA HADIYAD BUU II KEENAY
17:15
asma som beauty
Рет қаралды 54 М.
XAFLAD SANADGUURADEENI 2aad 💖 ( 25/12/2022 )
3:11
asma som beauty
Рет қаралды 96 М.
QOSOL IYO QARAXO
9:19
khaalidhashi
Рет қаралды 10 М.
RASHKA BOY IYO ASMA OO DIB UGU SOO NOQDAY YOUTUBE ............
7:32
asma som beauty
Рет қаралды 6 М.
PRANK RASHKA KU SAMEYEY WUU ISKU NAXAY WALHY😢💔
14:00
asma som beauty
Рет қаралды 40 М.
تجهيزات العفش خلاص بدأ العد التنازلي
14:25
أسرار المطبخ مع سمر
Рет қаралды 58 М.
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 49 МЛН