PRANK_NIMAN AYAA SWIM POOL ISLA GALNAY XALAY HASSAN SOYA OO MASEER DARTIIS🥵🥵🥵🤣🙏

  Рет қаралды 87,981

umu Ahzab channel

umu Ahzab channel

Ай бұрын

Пікірлер: 178
@hodanahmed-wd8hm
@hodanahmed-wd8hm Ай бұрын
Wlhi xamdi mid maaaha qosol aaa nagudishay prank qosol ah waaaye kanookle soobadi abaayo mcn😂😂😂😂😂😂
@user-lk2cz6gg8n
@user-lk2cz6gg8n Ай бұрын
Allaha wxu jeclyahyy kuwa qadartiisa kusabraa.ان الله يحب الصابرين.Rabi hanadhigo kuwa sabra...
@user-lk2cz6gg8n
@user-lk2cz6gg8n Ай бұрын
Hamdiyeey...mrka ad sabrtyy kadib oo u xjigagi horyy geriyody....sabarkagii ala wxuu kgu badaleey....xasan soya....oo kadhigtyy boqorodiisa...wxuna jeclyahy...sharatada...M.allah...waa hadiyad u ala kugu bedelyyy sabarka aad sabartyy owgeed bedel fcn ayad heeeshyy.....M.allah
@aminoxusen4002
@aminoxusen4002 Ай бұрын
Xamdiyay gorme lagu dharbaxi doona ayan isdhahayay😂😂
@rahimaabdulkadir5239
@rahimaabdulkadir5239 Ай бұрын
Hhhhhhhhhh Deeqo da,daada iyo meelaha aadeesid isma lahan allaa xasanaa😂😂😂
@AyaanMohamed-gi6zy
@AyaanMohamed-gi6zy Ай бұрын
Xamdi wlhi waa funny kulaha rag ragbu kabaqaa ee rabi kama baqo 😅😅 idin jecliya teamkygi rabi ha idin xafido❤❤
@rodashacir143
@rodashacir143 Ай бұрын
Hamdi abayo fidiyowga waa naka so dahisaa ayantaan no so bobsi fidiyowga
@hodanahmed-wd8hm
@hodanahmed-wd8hm Ай бұрын
Wlhi blhi tlhi xasan nin raggeed waaye qalpi wanaagsan alle haisukiin daayo hana idin xafido abaayo mcn nin kujecel ayaa 1anaagaaga ilaaliya masuul sare ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SiyaaSiman
@SiyaaSiman Ай бұрын
❤😊fiqiyada iyo shariifka wan idin jeclahay isku wara ❤ queen 👑
@zukaymainaabdiqadirziciid7097
@zukaymainaabdiqadirziciid7097 Ай бұрын
Alla hamdiyeey qosolka iga dhamayzy wlhia hassan Dhikh buu noqday hhh nosoo badi kuwaan cml😂😂😂
@user-cp2vd2ex4p
@user-cp2vd2ex4p Ай бұрын
Hambalyo xamda cabda raxmaan sadaexda kun kusoo dhawoow 🎉🎉🎉❤❤❤ insha alaah bishan taku xigtana afartakun ayaad kuxidhaysaa maan sha alaah walaal qof akh laaq badanaad ta hay ilaahay haku ilaaliyo ❤❤❤❤
@safiabdilahi
@safiabdilahi Ай бұрын
Xasan wa qabaa hamdi aniga I aamina mashaallah hadalkisa ya imika ka sobaxay naagteyda yu dhahay 😂
@Walal-dulmi-diid1
@Walal-dulmi-diid1 Ай бұрын
Ninka raga ahi gabadha u mustaqbal ka leyahay ayu i lashada saas la soco 😊
@umuaxmed5402
@umuaxmed5402 Ай бұрын
Ruwayadahan gaagaban wan kuheysana lkn amarkaan yarey xasanow ruwayada naga dhis
@aminoxusen4002
@aminoxusen4002 Ай бұрын
Kkkk wlhi san uqoslayay waan dhiman gaary😂😂😂
@QueenSabnaa-le6so
@QueenSabnaa-le6so Ай бұрын
Abyo hadalka dhehe sid ka firso qof walpo rabbi kisa wuga baqayee😊😊
@MaryanabdikadirMaryan-tm1rm
@MaryanabdikadirMaryan-tm1rm Ай бұрын
Manshallh hassan wa wil sxptisa umaserayo❤😂
@user-lr3tv3ji6b
@user-lr3tv3ji6b Ай бұрын
Hamda abdirahman m'a sœur je vous from Djibouti et j'étais ton fans depuis film série somali rich girl donc asxabti shutter iyo daren hadad dagal ku kala tagten waxan ku oran laha iska cafi wayo ilahay qofka walalki samaxa ayu jecelyahay hamday walaley merci beaucoup
@user-il7nw8gq9y
@user-il7nw8gq9y Ай бұрын
Walaalee ani waa yaabe hadaa saan isku jeceltihiin maa isxalaa shataan 😂😢😮😊
@XayaatKhaliid
@XayaatKhaliid Ай бұрын
Intaa hada reer tiktok wee la ordeen ron eehada kanikayaan dadka maxeeka aaminaayan❤❤❤
@hanimahamud3974
@hanimahamud3974 Ай бұрын
😂😂😂 walahy xasan ninka & deeqa udaran warkale maba kusocdo hamdi walay xasan dhibka kadha deeqo adigana gacanta xasan bad ku dhiman donta 😂😂😂😂
@user-ix7eb7qz1j
@user-ix7eb7qz1j Ай бұрын
Wow qofkii uhoreeye pls reply🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@Ifka-nolosha78
@Ifka-nolosha78 Ай бұрын
😂😂😂 dadaada iyo meelahaad aadayso ismaleh ar deeqo maxaa ku dhacay😂😂😂😂
@alisheikh7505
@alisheikh7505 Ай бұрын
Masha Allah Hassan soya nin raget
@anzalabdullahi3484
@anzalabdullahi3484 Ай бұрын
Alla ma noli deeqo waxi kugu dhacay ka mero😂 Kuweygi idin jclhy🫶😘
@user-me5xu9gd1g
@user-me5xu9gd1g Ай бұрын
M.a Allah idin xafido kuweyga ❤
@yusroshariif3504
@yusroshariif3504 Ай бұрын
Kuweygiii dar alle idin jclhy ❤❤
@hodanahmed-wd8hm
@hodanahmed-wd8hm Ай бұрын
Deeqo aaamu meesha sheekaa taale aamu halaxaliyee xasan soya wlhi fanny waaye
@fiidowmrk
@fiidowmrk Ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@deqaahmed4308
@deqaahmed4308 Ай бұрын
Walhy Deqa waa uxiusay samiday funny 😂😂
@farhiahassan1831
@farhiahassan1831 Ай бұрын
Guusha waxa qaatay umu ahzab ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ horo usoco wll❤❤❤
@Akdugaldowson1
@Akdugaldowson1 Ай бұрын
Xassan soya halyay halyay dafi waaa ma.kulaha nakteydo o qawan ninki swimming pool lagali hadina wuisceli no.xassam ma.sxp waxathy nin role model u ah wilasha somaliyed ok❤❤
@AbshirMaxamedxasan-uy7fw
@AbshirMaxamedxasan-uy7fw Ай бұрын
Hamdi abyo wuu ku jeclahy❤haku dheelin qalbi giisa ilaali hassan❤
@BoqoradaCodka
@BoqoradaCodka Ай бұрын
Aar kan way waaleeeeenn😂😂😂😂😂😂😂
@fowsiyohussein5150
@fowsiyohussein5150 Ай бұрын
Xasan hadal baa ka fakaday ,,,,, naagteyda oo qawan kkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂😂😂 yac ,,,, umu axzabna waa funny
@user-mi8me7mk7e
@user-mi8me7mk7e Ай бұрын
😂😂😂hau qabnin😅
@user-jw8op5cp1t
@user-jw8op5cp1t Ай бұрын
Haa wlhi uu iskunaxay naagtayda kulaha😂
@user-pj5zg8hf5i
@user-pj5zg8hf5i Ай бұрын
Xasan soo arso pranka
@xamdiaxad5801
@xamdiaxad5801 Ай бұрын
madhin tanoo kulaha Hassan dhib badanaa 😂😂😂qosol igu dilay
@MaryanAbdi-cy5fg
@MaryanAbdi-cy5fg Ай бұрын
😂😂😂😂ninki kushukansana aaa kuqabsadha aa deshi😂😂
@SacdiyoSiman-wf2qk
@SacdiyoSiman-wf2qk Ай бұрын
Naagteyda hadala fakaday😂😂
@shukriali9899
@shukriali9899 Ай бұрын
Masha Allah allh isku kiin xafido❤❤❤
@user-rv6ll7cj7y
@user-rv6ll7cj7y Ай бұрын
Prank gaan waad isla ogedeen hassan laga dareema 😂😂
@xabiiboibrahim151
@xabiiboibrahim151 Ай бұрын
Sorry wllkey xasan soya 😂
@ubaxsiciidwarsame7502
@ubaxsiciidwarsame7502 Ай бұрын
Kkkkkk balaayo hakaa dulqeylisee
@MariamohamedMohamud
@MariamohamedMohamud Ай бұрын
Kuwygii alle haysu kiin dayo ❤
@NasraArai-gp8nc
@NasraArai-gp8nc Ай бұрын
Keep going
@Cumarcumar-xs9tu
@Cumarcumar-xs9tu Ай бұрын
Anigaa uhoreyo asxabta icamamada😢😢
@zamiiraadan4618
@zamiiraadan4618 Ай бұрын
wxn wad isla ogtiine naga taga😂
@user-yn3qo6bs9g
@user-yn3qo6bs9g Ай бұрын
Sorry wllky xasan soya
@amiraahmed9738
@amiraahmed9738 Ай бұрын
Xasanow deeqa si umad galin😂
@user-zh4qc4si7y
@user-zh4qc4si7y Ай бұрын
❤❤ fiqiyada iyo shariifka❤❤❤
@AsmaIbrahim-no8kv
@AsmaIbrahim-no8kv Ай бұрын
Kusali nabigena Wscwscwsc Wscwscwsc Wscwscwsc Wscwscwsc Wscwscwsc Wscwscwsc Wscwscwsc Wscwscwsc Wscwscwsc 🎉
@user-cr6bc6bn2c
@user-cr6bc6bn2c Ай бұрын
Sorry abaayo Macan ❤❤deeqa ❤❤❤😂😂😂
@xassancabdulahi491
@xassancabdulahi491 Күн бұрын
Xaaaan Xamdi Xaaskaada iyaa
@umuaxmed5402
@umuaxmed5402 Ай бұрын
Gabdhaan maskinta maxa ugu gafee xasanow madan ka xishoon wlhi
@xafsalajecleyyy5060
@xafsalajecleyyy5060 Ай бұрын
Wlhi wn ka yaby xasan sidan mu ahan jirn Zawka inantii diirka ka siibay
@hanuuniye252
@hanuuniye252 Ай бұрын
@@xafsalajecleyyy5060 wuu xanaqsanyhy waa caadi waa hadii prankiga run yahy
@umuaxmed5402
@umuaxmed5402 Ай бұрын
@@xafsalajecleyyy5060 midbuu iskagadaa miduu bahdilaa lkn aydaa is yeshy isaga iney kujeesatay ahed ay dhahdo xagee kusharfbelay
@user-vf3ww3sb8h
@user-vf3ww3sb8h Ай бұрын
Dhiman dhiman buu leeyahay markasta Maxa nogusoo noqotay kuyeh. I’m really sorry Lkin ayada isku kaliftan inu nin sas ula hadlo
@umuaxmed5402
@umuaxmed5402 Ай бұрын
@@user-vf3ww3sb8h Haa wlhi si qof loo Amano hadii laguu bahdilo kawrn ana qosleesid
@mahdiaasma5773
@mahdiaasma5773 Ай бұрын
Mashallah
@user-uv1ef8yy8w
@user-uv1ef8yy8w 18 күн бұрын
Qosol ugu harin😅😅
@Fatusheytushey
@Fatusheytushey Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂wlhi tacat uqoslee wa gawada kadhac hassanow😂😂😂😂😂😂😂😂
@IfraaxMaxamed-io7ub
@IfraaxMaxamed-io7ub Ай бұрын
Wllhi xasaan caydisa funny wye eyehee eyda kala jirin 😂😂
@mohamedabukarhusein3631
@mohamedabukarhusein3631 Ай бұрын
Adinkane prank ayaan inikunacay beleen kale keensada
@SalmaSalma-wk8hp
@SalmaSalma-wk8hp Ай бұрын
Hamda ❤
@AbdikaNi2
@AbdikaNi2 Ай бұрын
deeqo qof kaftan taqaanno waaye m.a lkn xasan waa ku taraaraxay hhhh
@user-sq5yq1lq1r
@user-sq5yq1lq1r Ай бұрын
Xamdi ninkan wlh nin makuu noqdo iska dhaaf atooro hindi ah ayuu isku maleeyaa soyaa😂😂😂😂😂
@xabiibomacalin7350
@xabiibomacalin7350 Ай бұрын
Wale waa ila aragtay😂😂😂
@hodanahmed-wd8hm
@hodanahmed-wd8hm Ай бұрын
Kkkkkkkk inta ciilan maaku jirtaa raganimadisa adiga maasootijaaabiyay rufyaanyahay meesha dhaaf
@hodanahmed-wd8hm
@hodanahmed-wd8hm Ай бұрын
Mxaaa la arkay maila aragtay kulhaaa rufyaanimaa kudishay nin masuula inuu yahay adiga muukula wadaagi lahaa😂😂😂😂😂😂
@user-cs8wy9pj5r
@user-cs8wy9pj5r 18 күн бұрын
​@@hodanahmed-wd8hm Labadiinaba wado qaldan aa kusocotiin.😂😂😂😂😂😂
@hodanahmed-wd8hm
@hodanahmed-wd8hm 18 күн бұрын
@@user-cs8wy9pj5r adaaa wada saxan haya miyaa
@dinorealist1633
@dinorealist1633 Ай бұрын
Wow aduunki prank ayuu kudhamaday. Bro you losing yourself is ilaali
@user-eb4bj4fx3r
@user-eb4bj4fx3r Ай бұрын
m a wlhi gesi wye mserka heka 😂❤❤❤
@UbahAhmed-hs2cu
@UbahAhmed-hs2cu Ай бұрын
Haiga kor hdlin lgaa kor hdlye 😂😂😂😂
@user-bf2xx2mx9t
@user-bf2xx2mx9t Ай бұрын
ام حز حبيبتي احسن احسن كده انا فرحان❤😂😂😂😂💃🏼💃🏼💃🏼😊
@ablamohamed2834
@ablamohamed2834 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂ar xasan iyo xamda hhhh
@Sabnacabdi-qy1ip
@Sabnacabdi-qy1ip Ай бұрын
Uf aboo xasan gbadha ixtiraam waa wlashaa o kle qof xun camalaa ula dhqmee deqo wa gabar wanagsane
@FarhiyaAbdi-ow1jt
@FarhiyaAbdi-ow1jt Ай бұрын
Balayo haka dul qeyliso kulaha
@roomofaarax8668
@roomofaarax8668 Ай бұрын
hhhhh walhy wan inh jeclay ❤❤❤❤❤
@user-xf4yd4ws9i
@user-xf4yd4ws9i Ай бұрын
Xamadi.wanaga.waasheree.siguursada❤❤❤❤
@CabdinajiibYare
@CabdinajiibYare Ай бұрын
#deeeqow wixii ku dhacay layabe 😂😂😂😂
@AsmaAbdirahmaan
@AsmaAbdirahmaan Ай бұрын
Ninkn udhaqan xunyhy why inanta kle ubahdilysa erayda afkga kaso bxyaaa uu fiirso intaad isledahy xariif iska dhik qofkga ka maseer lkn shrfta qof kle wax ha dhimin😮😮😮
@hodanahmed-wd8hm
@hodanahmed-wd8hm Ай бұрын
Adiga .mxaa kaagalay bahdilka daawo ama meesha dhaaf way bahdilantahay kulahaa rufyaanad ayaa tahay
@ShukriadanMaxamed
@ShukriadanMaxamed Ай бұрын
Xamdi qosolaanagudishay noosoobadi❤❤😂😂😂
@BushraMintaan
@BushraMintaan Ай бұрын
Xamdi.abayo nose badi
@user-bc7ts3jy8b
@user-bc7ts3jy8b Ай бұрын
Xassan funy😂😂😂😂😂😂😂
@preciousheart4237
@preciousheart4237 Ай бұрын
Naagtyda o qaaawan miyaad is qabtaan wllyaal 😂
@user-ig8gb1bz9j
@user-ig8gb1bz9j Ай бұрын
Jahh nin kuwa ninayo❤🎉
@user-zz8fd5gc3e
@user-zz8fd5gc3e Ай бұрын
Hassan deeqo ràli Gali 😢
@user-cs8wy9pj5r
@user-cs8wy9pj5r Ай бұрын
𝗜𝗻𝘁𝗮 𝗼𝗴 𝗜𝗻𝗮 𝗟𝗮𝗶𝘀𝗹𝗮 𝗼𝗴𝗬𝗮𝗵𝗮𝗬.😂😂
@AsmaQali-in4gc
@AsmaQali-in4gc 4 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@lulrage360
@lulrage360 Ай бұрын
Wlhi Deqo waa mucjiso.xasan waa fanni😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@zahroshanleey6847
@zahroshanleey6847 Ай бұрын
Ninka naagteyda qoaaban arkay 😂😂😂😂😂😂😂😂 xasan tan ha udhaafan 😂😂😂😂😂😂
@dublinireland9175
@dublinireland9175 25 күн бұрын
Asc xasan cali Iyo xamdi abdirahman Iyo deeqo Salaan badib waxaan ahay aabe soomaaliyeed Waxaan idinka codsanayaa in aad is kontorooshan Qaasatan xamdi khurux Hadal ay ku hada shay 10jun 2024 ma sheegi karee adeer ka toobat keen waa og tahaye adeer mcn darlaan kuu jeclahay Iyo dhamaantiinba By omar elmi
@hodanahmed-wd8hm
@hodanahmed-wd8hm Ай бұрын
Haiga kor hadlin lagaa kor hadalye kulahaa alla xasan dhibadanaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@CabdisamadMuuse-fv1uc
@CabdisamadMuuse-fv1uc Ай бұрын
Dad aan jeclahy
@BilqeyrAxmed
@BilqeyrAxmed Ай бұрын
Hasan soyo isn't easy 😂😂
@xamdiaxad5801
@xamdiaxad5801 Ай бұрын
Ala xasanaa deeqo warka dhan uu ku celiye😂😂😂
@user-lk2cz6gg8n
@user-lk2cz6gg8n Ай бұрын
❤❤❤❤❤😂
@SamsunMe
@SamsunMe 6 күн бұрын
M.a❤❤❤❤❤😂😂😂
@user-lk2ck1iy2o
@user-lk2ck1iy2o Ай бұрын
Wah
@aminoxusen4002
@aminoxusen4002 Ай бұрын
Wlhi wan kufarax sanahy qofki uhoreeyay in aan ahy❤❤❤❤
@FarhiyaAbdi-ow1jt
@FarhiyaAbdi-ow1jt Ай бұрын
Kkkkkkkkk
@user-xn1yh8su9v
@user-xn1yh8su9v Ай бұрын
Deeqo xasan ka amus laga kor hadalye 😂😂
@yusroabdullahi7370
@yusroabdullahi7370 Ай бұрын
Wllhi si fcn aad u gashay😂😂😂
@AichaAbdi-ls2px
@AichaAbdi-ls2px Ай бұрын
Aar kuwanaa
@SabrinMahamed-og3rc
@SabrinMahamed-og3rc Ай бұрын
Ninka ku shukansada man ahy kulaha caadi bu isku cadeyay xasan😂😂😂😂
@micraajabdulqadir7350
@micraajabdulqadir7350 Ай бұрын
Waraa gabadha hayasin😂
@filsanmaxamudfilsanmaxamud3122
@filsanmaxamudfilsanmaxamud3122 Ай бұрын
Xasansoya siriyos😂😂😂😂😂😂😂
@AncaamK
@AncaamK Ай бұрын
Ha iga kor hadlin ha laga kor hadle😂😂😂
@XayaatKhaliid
@XayaatKhaliid Ай бұрын
Xasan umad mahan balaayo hakaa kurqeeliso kulahaa❤❤❤❤
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 49 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 37 МЛН
SORRY UMU AHZAAB _ _ DHAAWAC XUN AYAA ISOO GAARAY _ SHIL AYAANA GALAY
13:27
Soya films Studio
Рет қаралды 166 М.
UMU AHAZAAB NIN KALE AYEEY KULA SHUKAANSATAA (P4 PRANK)🤣
11:06
umu Ahzab channel
Рет қаралды 28 М.
HASSAN SOYA OO RUNTA KA SHEEGAY XIRIIRKA UMU AHZAAB IYO JACEELKOODABA
13:38
I LOVE YOU _ WAAN KU JECELAHAY , WAXAA TAHAY BOQORADA DUMARKA
10:06
Soya films Studio
Рет қаралды 69 М.
Они так быстро убрались!
1:00
Аришнев
Рет қаралды 2,2 МЛН
哈莉奎因以为小丑不爱她了#joker #cosplay #Harriet Quinn
0:22
佐助与鸣人
Рет қаралды 7 МЛН
这是王子儿子吗
0:27
落魄的王子
Рет қаралды 20 МЛН