PRANK: NINKA WAA LAGUU HAYNI

  Рет қаралды 162,261

Fartun Duvet girl

Fartun Duvet girl

3 жыл бұрын

FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA.
FOLLOW MY SOCIALS:
INSTAGRAM: FARTUSHH
SNAPCHAT: FARTUSH
SONG: CHRONIXX- LIKES

Пікірлер: 417
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 3 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/nMibYMSnnqzSlac.html - abdi’s channel kzfaq.info nesteho’s channel
@jaabircariif5895
@jaabircariif5895 3 жыл бұрын
Cawa qosol iguma harin wll duvet Blhi tagero ku ahay Wlashey dhaba mar kle ino so sameya adi io walaha wad mahadsantihin
@yasminsiyad2630
@yasminsiyad2630 3 жыл бұрын
Manshaa Allah abyo fartun aad ayan kugu xenahay waan xiisaya channel kada abyo keep going sis
@buubaau
@buubaau 3 жыл бұрын
Fartun plz prat 2 waxeey
@teamwaayaab4602
@teamwaayaab4602 3 жыл бұрын
Soo Badi fartuun
@manaxmukhtar7950
@manaxmukhtar7950 3 жыл бұрын
Ah war fartuuney gabadha surwalka maxad ogu xidhay
@mohamedjeelle4061
@mohamedjeelle4061 3 жыл бұрын
Ninka waa in lagaa qadaa waan furaye waalhi😂😂😂😂😂😂😂 23:03 habenimo firsanowa kaligey so jeedo fartuun 👸🕊️👌😍❤️
@fatxafarxan2561
@fatxafarxan2561 3 жыл бұрын
Fartuuney Noo Sooo Badi😅 So Funny we Need Part two
@briiney2102
@briiney2102 3 жыл бұрын
fav triplets i love to see you together guys you always made my days god luck 😘🥺🥰❤️❤️
@saytuuncadeey9523
@saytuuncadeey9523 3 жыл бұрын
Hhhhhhhh
@mo_cazorla1949
@mo_cazorla1949 3 жыл бұрын
Video yada noo soo badiya Fartuuneey 3 diinaan Wiilkaan iyo Gabadhan wa Qosol socda wlhi fartuuneey kkkk😆😅🤣
@mo_cazorla1949
@mo_cazorla1949 3 жыл бұрын
NASTEEXO Waa Gabar Qalbi furan Mansha Allah❤🖤
@halimax0163
@halimax0163 3 жыл бұрын
Omg I’m absolutely deadddd wallahi abdi is soo funny he has replying 😭😭😭😭
@queenlaya9533
@queenlaya9533 3 жыл бұрын
Mamadaa iga gadan anaa ninka u soo diray Waan fuuray 🤣🤣
@l.Mohamednoor
@l.Mohamednoor 3 жыл бұрын
Fartuun Waan ku Aaminsanahay Runtii Inoo Soo badi prankyada Walaal 😁
@purple77253
@purple77253 3 жыл бұрын
I hope if thy live together every Saturday we will watch them 😍😍
@muusemahmud4354
@muusemahmud4354 3 жыл бұрын
Mar walba aduu ma iga so horysa😂
@purple77253
@purple77253 3 жыл бұрын
@@muusemahmud4354 😂😂😂adna iga danbe mar walba fartun lygama horeye
@muusemahmud4354
@muusemahmud4354 3 жыл бұрын
@@purple77253hhhh hye xasan iyo ikran xagy mrisay?😂
@purple77253
@purple77253 3 жыл бұрын
@@muusemahmud4354 wan u xisay anba mr kaladhaqaq iyo ikram
@mervitahmed9379
@mervitahmed9379 3 жыл бұрын
Omg u guys made my day. I laughed so much I got a stomach cramp. Thank u for making our day lighter considering what is going on in the world. 💝 love watching ur videos ☺️
@saabiriinhassan7863
@saabiriinhassan7863 3 жыл бұрын
Fartuun umadena ma tihid wba is oohisay waa in koob lagugu siya jilinka😂😂😂
@qaalilifestyle5502
@qaalilifestyle5502 3 жыл бұрын
part two kaa sugeynaa 🤣🤣 my queen 💞💞💕
@Malikahmed961
@Malikahmed961 3 жыл бұрын
Omgsh wiilkan wlhy wa funny wa iga qosliyay saa'id, 100% 100% I'm sure inuu talent leeyahy so please u fura youtube channel I'm sure inuu ukala kacayo because dadka ayuu ka qoslinyaa ❤
@naimacadow6393
@naimacadow6393 3 жыл бұрын
Wooba qabaa
@naimacadow6393
@naimacadow6393 3 жыл бұрын
Biinka meesha yaalo ki dhufo
@mulkianwar4421
@mulkianwar4421 3 жыл бұрын
Please nosoo badiya prank calls ka😂😂😂 I really love it.😍
@leylawadani4761
@leylawadani4761 3 жыл бұрын
12:10 - 13:45 😂🤣 war ileen qosol looma dhinto istaqfuralah 🤣😂 Abdi is so funny wlHi
@Worldfood121
@Worldfood121 3 жыл бұрын
I haven't seen you recently Duvet miss you 😢 ✌🏻
@quruxdaafirca2945
@quruxdaafirca2945 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣adana shaqda makula jirta ana uwudir mom so funny weye wlhi fartun xarabo tahy wlhi
@itsjustme9930
@itsjustme9930 2 жыл бұрын
I’ve watched this about 100 times now 😭😭😭😂😂 Fartun x Abdi = iconic 😭😭😂😂💀
@hoodidji
@hoodidji 3 жыл бұрын
Best prank ever on this channel 🤣🤣🙏🏽
@abdifitahtube5322
@abdifitahtube5322 3 жыл бұрын
Part two si deg deg loogu baahan yahay dhuusada igu maqiiqatay saan u qoslaaye 🤣🤣🤣
@hamdigeenyo6377
@hamdigeenyo6377 3 жыл бұрын
Walahi wn ka hely prank kan this guy is so funny 😂, do another one guys 😭😂😂
@genyadasoomaliland9160
@genyadasoomaliland9160 3 жыл бұрын
Fartuntayda cashaqa💛 ilove ziz
@xafsacalish6494
@xafsacalish6494 3 жыл бұрын
Fartuuney wllh waa qosol ee dadkan ku soo celi channalka Waa laba qof io adiga oo talenti leh 😄😄😄
@fatimazahraomar7793
@fatimazahraomar7793 3 жыл бұрын
Fartuun labadn qof caadi ma ahn masha allh gabadha qosolkeeda aan ku heystaa so cute
@aliyaadan704
@aliyaadan704 3 жыл бұрын
Omgggg we need part 2 😂😂😂😂😂
@iamfarhiya
@iamfarhiya 3 жыл бұрын
Fartuney bring this guy again wlhi I’m dying 😂😂😂 ala hooyoy
@zaedzahid8217
@zaedzahid8217 3 жыл бұрын
Mansha Allah keep going my sister
@qalimohamed2109
@qalimohamed2109 3 жыл бұрын
😁😁😁😁Saan u qoslayay ilmihii ayaa sasay walahi waan furay fartun iyo asxabteda so funny aalihii
@shaymaalishabeel8646
@shaymaalishabeel8646 3 жыл бұрын
😂😂😂😂 videogii ugu qosolka badnaayeen arko abid intaan ku xidhnaa KZfaq kaaga
@shamisahmed8031
@shamisahmed8031 3 жыл бұрын
Part two pleaseeeeee 🧡✨
@Malikahmed961
@Malikahmed961 3 жыл бұрын
We need part two ❤
@mohameddahir21
@mohameddahir21 3 жыл бұрын
Omgggg we need bart two😂😂😂😂
@najmoquen37
@najmoquen37 3 жыл бұрын
Wiilkan ku hesta isiya fartuney😭❤
@roblozchannel8396
@roblozchannel8396 3 жыл бұрын
we are waiting for the second part ✔😂
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 жыл бұрын
Fartun duvet girl anytime waxaa Sugnaa hal prank oo noogu so tuuri😂kkkk Love u walal💯
@falastiinwil9845
@falastiinwil9845 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 dhuuso asmo lagu qaaadayo funny baad tihiin wlh nolasha idinma xumeeso😍😍😍😍😍😍😍😍😍 fartuuney no so badiya plz
@ikraanahmed9889
@ikraanahmed9889 3 жыл бұрын
Wallahi this was hella funny no cap😂😂😂 do more
@zainababdulkadir
@zainababdulkadir 3 жыл бұрын
Fartunnnn😭😂😂 omggg Oscar on the wayyy wlhiii
@anisoonnn5767
@anisoonnn5767 3 жыл бұрын
We need part 2😂
@amirapea3177
@amirapea3177 3 жыл бұрын
Part 2 plzz 😂🤣😂 waa furay wlhi naa dhuuso bdanida kulahaa 😂🤣hhhkkk
@sayidmaxamad
@sayidmaxamad 3 жыл бұрын
Fartuun agian another time topicaan gabdhaan iyo wiilkaan funny waaye waa wataa lkn gabdha faruurta iyo wajigeeda isku egyihiin mashaallh I liked qoslkeeda 🤣🤣
@abdikafinursalad4482
@abdikafinursalad4482 3 жыл бұрын
it's my first time to wcht this chnnel but i loved this program it's acuatly like real prank call the middle guy upstly fntastic how he made
@aishaahamed7230
@aishaahamed7230 3 жыл бұрын
Qosolka adduunka. Soo badiyay. ❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕 Kuwaan oo kale sameeyay
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 2 жыл бұрын
I have watched it a 1000times🥺❤
@queenhppy3449
@queenhppy3449 3 жыл бұрын
barnaamijkaan noosoo badi fartuun wan ku jeclahay abaayo ale haku dhowro sidaan kuu fiirsado youtube kale uma fiirsado 💙💙💚💚💜💜
@riyan6401
@riyan6401 2 жыл бұрын
May Allah bless you guys and mashallah.
@ayanabae1262
@ayanabae1262 3 жыл бұрын
Fav💕 plz more of this😂😂😅
@farhiyaahmed657
@farhiyaahmed657 3 жыл бұрын
I love these type of videos make more and more pls😍😌
@naiimajama9441
@naiimajama9441 3 жыл бұрын
ommgg I loved this moree pleasee
@amaljirde1126
@amaljirde1126 3 жыл бұрын
Pranks kan haka ahaado haddi kale haka saqiiro 🤣🤣🤣🤣 2 qof waan wataaa lox nooso badiyaaaa 🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾
@munaibrahim1015
@munaibrahim1015 3 жыл бұрын
Iam first person 🤩🥰🥰
@mo_cazorla1949
@mo_cazorla1949 3 жыл бұрын
Fartuuneey Gabadhaan waanka helay abaayo Xagee Ka helaayaa😭😭
@simanmohamed609
@simanmohamed609 3 жыл бұрын
Fartuun keep going from 💚🤍❤✋
@sophiamohmetmohmut1945
@sophiamohmetmohmut1945 3 жыл бұрын
❤❤❤❤❤ keeep going queeny💯💋💋💋💋
@zalmaanjoseph4065
@zalmaanjoseph4065 3 жыл бұрын
Queen hory uzco ad bd iga qoslisaa😄❤️frtun🙏
@sihaamaxmed8323
@sihaamaxmed8323 3 жыл бұрын
Fartuuney wlhi funny tahay abayo prank noo soo badi kulaah abayo qaranka lagaa sugoyaa 😃😃😃😃😃😃😃😃
@adammohamed2522
@adammohamed2522 3 жыл бұрын
Fartuun wllo dadka sidan uqosolka bdn inte noga qarsanyen m.a nasteexo Abdi funny waye walhi 💚💚💯
@justnana3541
@justnana3541 3 жыл бұрын
LOOOOOOOL LOVED THIS! fartuun pls do more of those shukaansi phone call pranks you smashh it
@hajjiabdalle7035
@hajjiabdalle7035 2 жыл бұрын
Hi👋
@justnana3541
@justnana3541 2 жыл бұрын
@@hajjiabdalle7035 👍🏿
@hajjiabdalle7035
@hajjiabdalle7035 2 жыл бұрын
@@justnana3541 🙁🙄🙋‍♂️🔥
@justnana3541
@justnana3541 2 жыл бұрын
@@hajjiabdalle7035 xaa jira?
@hajjiabdalle7035
@hajjiabdalle7035 2 жыл бұрын
@@justnana3541 ☎️📞🥺🥰
@MK-ub1ut
@MK-ub1ut 3 жыл бұрын
I like it nasteexo 😍😍😍😍😍😍😍 qoftaas waa iga gadantahay
@nouhsaid9423
@nouhsaid9423 3 жыл бұрын
part two inta ila rabto like saara daqiiqadaha noo badi fartun
@izmahanapdiqadir7978
@izmahanapdiqadir7978 3 жыл бұрын
Way beerka mamo da ugu horaysa IGA yaa bisay wlhi ku laha aniga u soo diray
@ikkyyaisto8403
@ikkyyaisto8403 3 жыл бұрын
Wiilka waa funny wllhi 🤤
@marianyartistry9957
@marianyartistry9957 3 жыл бұрын
My fav Somali KZfaqr wlhi😅😅😅😅
@daayare4909
@daayare4909 3 жыл бұрын
Hhhhh wlh aad baan u qoslay waxaan rajeynayaa in aad barnaamijyadan noo badidaan thanks
@cayuushmaxamud2102
@cayuushmaxamud2102 3 жыл бұрын
Plz part 2 iyo saddexdiina😂😂😂😂😂😂
@Zopdoz
@Zopdoz 3 жыл бұрын
This is an elite trio!! Content is legit banter!! Luv it!!!
@sacdiyomoalin7064
@sacdiyomoalin7064 3 жыл бұрын
Masha Allah qosolkii iga dhamad ey. Caadi ma tihiin kuli giin. Cunugan carabka adagna fartuney waa isku fiicantihii Masha Allah
@abdiali4138
@abdiali4138 3 жыл бұрын
Wallahi saiid baa uqosle Masha Allah
@dhagardiidnasruallaah4213
@dhagardiidnasruallaah4213 3 жыл бұрын
Maama isniino isthe best wlh waan kahelaa
@hayaabintusln3122
@hayaabintusln3122 3 жыл бұрын
Fartun Duvet girl 👸❤
@ugbaadqurux3822
@ugbaadqurux3822 3 жыл бұрын
fartuun miss you wlhi 👸🥰🥰😂😂😂😂😂
@mohammedalimohaaa1867
@mohammedalimohaaa1867 3 жыл бұрын
Kaan wallahi waa ig qoslisay nimco jokar mey walalo yahiin
@ahmedcabdi6642
@ahmedcabdi6642 3 жыл бұрын
Part 2? Aan rabnaa wlhi it’s nice 👍 prank
@fahemaomer6008
@fahemaomer6008 3 жыл бұрын
Wn u xiisay fartuneey pranki yadaadi wlhi wn qoslay mnta lkn inankii qurux lowga ahaana wd wadataane
@ubahabdirahmanubahabdirahm4098
@ubahabdirahmanubahabdirahm4098 3 жыл бұрын
Ala maxey Ani isoo wici weyda meel maa saari lahah fartush oo igu wllhi ah 😂🤣🤣lkn mamada wey iga qoslisay manooli cwa 😂😂😂😂
@faizajama9220
@faizajama9220 3 жыл бұрын
First one
@yasminsiyad2630
@yasminsiyad2630 3 жыл бұрын
Waxan ahay youtuber cusub waxan sameya farshaxanka qurxinta iyo wax kale badan jewellery diy sida samaysan karto xataa aad soo booqo waxan rajayna in aad ka heli dontaan inshallah ❤
@amaalartan3844
@amaalartan3844 3 жыл бұрын
Wlhi waa funy noo soo badiya please 😂😂😂😂
@hibaaqkaise5221
@hibaaqkaise5221 3 жыл бұрын
Part two please
@idillily7914
@idillily7914 3 жыл бұрын
Wlhy wan qoslay cwa😂😂 Best prank so badi abaayo fartun 👏👏
@hanzy9499
@hanzy9499 3 жыл бұрын
We miss you fartuun noosoo badi update plz if you can 🙏
@cadey3925
@cadey3925 3 жыл бұрын
Keep going guys be safe and healthy ❤❤🧡💯
@faizaofficial3965
@faizaofficial3965 3 жыл бұрын
I wonder how they get their numbers 🤷‍♀️
@sagalsimansalaad9870
@sagalsimansalaad9870 3 жыл бұрын
Wlh fartuney prank nocaan len kugu jeclahay iyo doodaha noso badi part two noso samey fadlan
@GojoNiceMM2
@GojoNiceMM2 3 жыл бұрын
Kal iyo laaab u qoslay walaahi 🤣🤣🤣only Fartuun Jiliinkeeda caadi ma ahan 🤣🤣🤣👉🏾💪🏾
@shabanibrahim1354
@shabanibrahim1354 3 жыл бұрын
Please part 3
@walaalkaweyn5677
@walaalkaweyn5677 3 жыл бұрын
Fartuunay Xamar baan kaa sooo slaaamayaa👋👋
@fathiquen3718
@fathiquen3718 3 жыл бұрын
Fartuun abyo video yadan oo kale ino so badi wlhi cawa ad ban uqoslaye
@asmanuur7649
@asmanuur7649 3 жыл бұрын
Fartuun plz we need part two its soo funny
@canabaxmed7379
@canabaxmed7379 3 жыл бұрын
😂😂😂Fartuuney noo Soo badi sxpey
@Hamzalii1
@Hamzalii1 3 жыл бұрын
😂😂😂😂 made my day fatush 🥰
@hanaibrahim9605
@hanaibrahim9605 3 жыл бұрын
Wllhi funny waan qoslayay manta dhan ❤❤❤💋😂😂
@abdiraxmaanmaxamuud8399
@abdiraxmaanmaxamuud8399 3 жыл бұрын
❤💖indha adkaa fartuun idhaaf kulahaa
@anuumohamed7298
@anuumohamed7298 3 жыл бұрын
qofta u horeese ee fiirsato😘🥰
@rumanhillwa7760
@rumanhillwa7760 3 жыл бұрын
Part two abaayo😂😂😂😂😂
@somalitiktok8430
@somalitiktok8430 3 жыл бұрын
FaTush adiGa iYo wiiLkaN iYo gabaRtaN waan isku kiiN jeclahaY fiidiYowyda noso badiYa
@zhadiyaupdi5082
@zhadiyaupdi5082 3 жыл бұрын
Plz part two 😭😭
@suwayscabdirashiid9774
@suwayscabdirashiid9774 3 жыл бұрын
Hhhhh anaa soo diray kulaha keep going fartun
@ikraanmohamed2561
@ikraanmohamed2561 3 жыл бұрын
Fartuunteyda nafta nafteediye nolosha wehelkeediye ❤️💋💉 luv u mel walbo jogto ii nolow quruxey
PRANK QOSOL BADAN
21:36
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 105 М.
DOOD WADAAG: ANIGA NAAGTA HA I KOR SAARIN
21:02
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 103 М.
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 17 МЛН
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,7 МЛН
VLOG: BIRMINGHAM BAA LONDON KA FIICAN
23:17
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 59 М.
AF SOMALI VS ENGLISH SI TOOS AH U FASIR FUNNY DIRECT TRANSLATION :
17:16
Qurux Ku Dhiigle
Рет қаралды 155 М.
PRANK: UUR BADANIDAA!
17:07
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 180 М.
ABZ IYO ANIGA WAA ISKU DHIB QABNAA
16:00
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 56 М.
WASAQ YAHAY…ADIGA DARTAA BAA GYM U AADAY
14:46
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 58 М.
Going to my Best Friend/sisters Nikkah | Fartun Duvert
11:50
Akafi Ali
Рет қаралды 184 М.
CONFESSION IYO DILEMMA BAA SOO NOQDAY
16:15
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 117 М.
PRANK: SHUKAANSI CUSUB
19:43
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 138 М.
QOSOL IYO QARAAXO
16:40
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 104 М.
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 17 МЛН