PRANK SAGAL LOOGA OOYSIIYAY

  Рет қаралды 288,630

Family Sagal Channel

Family Sagal Channel

2 жыл бұрын

Пікірлер: 305
@aminaomar1882
@aminaomar1882 2 жыл бұрын
ASIYO HA U XANAAQIN EE NOOSOO AAR SAGALEEY GABADHEYDA AASIYO YER DEMBI MALAHAN FARAHA IIGA QAAD KEEP GOING SAGAL
@ruqiyomohamed9954
@ruqiyomohamed9954 2 жыл бұрын
Aasiyo yar wn jeclahay sagal ha iga kululeyn taagero buuxa idin ahy family qurux bdn masha allah
@ayandahirmohamed8801
@ayandahirmohamed8801 2 жыл бұрын
Asiya yar waa ilmo fican habo mcn mansha Allah tabarkallaah ❤💖
@abdulahiahmedraage7113
@abdulahiahmedraage7113 2 жыл бұрын
Eseed iyo sagaal waxan leyahay sidaan u maficno khoska ee ka jooga dhiqo lugaha hala geeline
@farxiyoalijamac4945
@farxiyoalijamac4945 2 жыл бұрын
M.a famil qurux badan allah idin xafido sagal asiyo iyo asad ❤
@inahassan6431
@inahassan6431 2 жыл бұрын
Prank hada maqashan wa kan wewe anaba naxay wlh 🤣🤣
@hodanabdi3430
@hodanabdi3430 2 жыл бұрын
Namaxad inanta yar kucuni wuxu naxaris darana😭
@essiahassan5157
@essiahassan5157 2 жыл бұрын
Team sagal quruxey kaa arso asad kkkkkk
@yasminkhalif2307
@yasminkhalif2307 2 жыл бұрын
Sagaley ka so aarso walhi Aniga ayaaba wadnaha igo ay 😭
@umumascuud3307
@umumascuud3307 2 жыл бұрын
sagal wd dabci kulushahay wlhi xanaaq badanaaa teeda kale ninka gacanta ha u qaadin
@sucdisiman5249
@sucdisiman5249 2 жыл бұрын
Masha allha aasiyo cade habo mcn ilaah ha ku xafido
@habibahassan8314
@habibahassan8314 2 жыл бұрын
Kkkkkk 😅😅😅🧡 mashaallah Baraka Allah fikuum keep going
@iftinmaxamad1610
@iftinmaxamad1610 2 жыл бұрын
Team asad hadanahay wan qanacnay sagaley xageed maree see adeeme haduul duulin darbiga qabso
@markaboaden3413
@markaboaden3413 2 жыл бұрын
Mashaalah asadow salan Sarre walalkay wanku salamaya wadka badisay
@minaladnat9984
@minaladnat9984 2 жыл бұрын
Sagaleey gabadha yar sidaa ugu hanjabayso ilmaha uma fiicna mentally
@fadumosaid9019
@fadumosaid9019 2 жыл бұрын
Mashaalaah hooyo wanaagsan tahay waxay diiday gabadheeda horteeda inaad kuqeylisid 👌
@cashaabdalla459
@cashaabdalla459 2 жыл бұрын
Masha Allah asiyo hooyo ilahey haku xafido
@fartuuncalicabdulle1561
@fartuuncalicabdulle1561 2 жыл бұрын
M.a famil qurux badab ayaa tahin alla idin xafido
@ibtisaammohaali3046
@ibtisaammohaali3046 2 жыл бұрын
Waaw asiyo bayo sookor inshallah waan isarkidoonaa anagoo nabad qabna asiyo nabad iyo kheer baan kurajeenayaa family fiican ilaah hangadhigo asiyo qurux yabaal caashaw party 11 soodayaa wa bilaahi towfiiq
@samiyoqalanjo1364
@samiyoqalanjo1364 2 жыл бұрын
Sagal maseer badanaa😂😂🤣😂🤣
@munishabdi9770
@munishabdi9770 2 жыл бұрын
Asadow maskin lagu moda wllhy lkn ma tihid 😂😂😂
@sadaahmed1263
@sadaahmed1263 2 жыл бұрын
Sagal Asiya hay ga maagin mansha allaah waan jeclay asiya
@fatumasomo1076
@fatumasomo1076 Жыл бұрын
Anigabo wanjeclahay
@xafsamohamed4978
@xafsamohamed4978 2 жыл бұрын
Sagaleey waa inaad ka jarataa asad waliba mid uuna ilaawin forever
@abukaraliabati7496
@abukaraliabati7496 2 жыл бұрын
Talent ayaad leedihiinee la imaada
@queenamiisha8150
@queenamiisha8150 Жыл бұрын
Hoooyo xaaali mgaca dunida ugu jeclahy she’s my mom🧕❤️
@fatma2505
@fatma2505 2 жыл бұрын
Asiya Asad maa la dhahaa👍👍👍
@thegoats274
@thegoats274 2 жыл бұрын
Mansha alaah beautiful family ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@qadro4ucaseyr239
@qadro4ucaseyr239 Жыл бұрын
Jyzusirurirooddudo😍
@ifraaxgalbed9793
@ifraaxgalbed9793 2 жыл бұрын
Walahi majecli inlaku sameyo walahi wan jeclahay sagal
@umunaiimamowlid1572
@umunaiimamowlid1572 2 жыл бұрын
Sagal maxa uxanaaqaysa adba dadka waa ku samaynaysa😄😄
@maryamahashi1232
@maryamahashi1232 2 жыл бұрын
Keep going asad and asiyo
@umumascuud3307
@umumascuud3307 2 жыл бұрын
hooyaaa jogta mey dhahday sagal mise dhagaheyga waaye
@hanaanhassangalde5446
@hanaanhassangalde5446 2 жыл бұрын
Aaaax niyohow anigu waxa wanacay waliba ina gabdhaha lagu sameyo wakaso hor jeda azedow wa naso fara gashate hada dhoqo cagaha ku galinaysa sagal dee sorry huno qurxey From awadl
@xamduushcadeey3979
@xamduushcadeey3979 2 жыл бұрын
M.a waxqariska waa kawanagsantahay lkn sagaley waa kulushahay wlhi
@zahramoussa4482
@zahramoussa4482 2 жыл бұрын
Macha allh sagal mayser badana wa gabadh damir leh
@sahroabdullahi9935
@sahroabdullahi9935 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk biyaha iyo bakerika kudhufto
@dhymnbintumohamoud2678
@dhymnbintumohamoud2678 2 жыл бұрын
Hooyada was intii maqashey🥺
@ibtisaammohaali3046
@ibtisaammohaali3046 2 жыл бұрын
Prank kale soosameeya asad iyo aasiyo sagal ka,aarsanaysaan
@aminaomar1882
@aminaomar1882 2 жыл бұрын
MASHALLH TABARAKALLHT AASIYO QURUX KUSALAMAY ADIGA IYO AABE ASAD
@kifahsiyaad8992
@kifahsiyaad8992 2 жыл бұрын
Wllhi prankigaan prank waa dhaafay 😂😂sagal soo aarso heee sxpey maanta dhulkaa lagula galay 😁😁😁😁
@umunaiimamowlid1572
@umunaiimamowlid1572 2 жыл бұрын
Aasia yar💝
@prancessdiamand684
@prancessdiamand684 2 жыл бұрын
Mnshalaah aziya ilkacas anigana waxa laydhahaa azma ilkacas
@xamdacabdi1136
@xamdacabdi1136 2 жыл бұрын
Waxa igayaabisay talefonka benta ah saa logu hadlayay 😂😂😂😂
@aminaabdi6818
@aminaabdi6818 2 жыл бұрын
masha Allah tabarakalah
@hasnoomar9499
@hasnoomar9499 2 жыл бұрын
Aasiyaa laga adagyahay
@samirak6404
@samirak6404 2 жыл бұрын
Wwwww Masha Allah aboowe ❤️❤️❤️❤️❤️💔😢😢😢😢
@sawdaamirofficial1884
@sawdaamirofficial1884 2 жыл бұрын
M.a qoys aad uqurxoon aasiya alle haku daayo habo iisoboqda channel kayga walalahayoow
@umaayuub7119
@umaayuub7119 2 жыл бұрын
Sagal sxbtay weeyee wan tageeraa prank mafirsankaro
@sacdiyodaud8420
@sacdiyodaud8420 2 жыл бұрын
Ma. Asiyo qurux Allah ku xafido habo Adigo waalidiintaada
@fahanmoha594
@fahanmoha594 2 жыл бұрын
asad wa igaqusliyay kulaha maxa bigi bigiga kugey ma gari batahay 😂😂😂😂😂
@zulekhahussein4919
@zulekhahussein4919 2 жыл бұрын
LoL 😂🤣😂😂
@umusumayaibraahim8808
@umusumayaibraahim8808 2 жыл бұрын
Asc sagal iyo asad waan kaa arsan donaa asad gegso markaga
@maryamoruun1532
@maryamoruun1532 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 sagal soo,aarso
@xamduushcadeey3979
@xamduushcadeey3979 2 жыл бұрын
Sagaley waa lagu helay
@najaxnuura1759
@najaxnuura1759 2 жыл бұрын
Day day sidayinanta yarucunto ninka may aragto intay inanta yar maagayso way dullaysantahay intayar sida ayruwayada kaga soomuuqato ayaa kadhaba ilmaha ax ax😢
@umumeymunchanal6683
@umumeymunchanal6683 2 жыл бұрын
Abayo ma ila aragtay 😰
@dahirfadan2148
@dahirfadan2148 2 жыл бұрын
🥰🥰😍😍🤩🤣🤣🤣🤣🤣👍👍👂👃👃👌waad fecantihin
@dahirfadan2148
@dahirfadan2148 2 жыл бұрын
Magacaygu waa dahir axmed fadan iskakaiy barta
@dahirfadan2148
@dahirfadan2148 2 жыл бұрын
👍👍👍👍👌👌👌🌹🐵🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@thegoats274
@thegoats274 2 жыл бұрын
Mansha alaah asad so funny 🤣
@fatma2505
@fatma2505 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 walahi qosolka iga dhamaaday
@maryamaisack5052
@maryamaisack5052 2 жыл бұрын
😄😄😄🤣🥰
@farahjama6250
@farahjama6250 2 жыл бұрын
Maasha allah illahay ha isu kiin barakeeyo dhamaantiin
@zamzamxuseen3189
@zamzamxuseen3189 2 жыл бұрын
Mashallah mama Soo kor
@salmaanmoomin1138
@salmaanmoomin1138 2 жыл бұрын
sagal way isbedeshay ilmihii yaraa ayay cuntay kkkkkkkkkkk
@Abass894
@Abass894 2 жыл бұрын
Marko hora Ascww asiyo &asad keep going .... Sagale socrsa hee mahas sugu wakudamati ee asiya faraha kaqat
@idinomarhassan1975
@idinomarhassan1975 2 жыл бұрын
Huno sagal sorry 🤣🤣🤣🤣🥰🥰🥰🥰🥰
@norjaras2296
@norjaras2296 2 жыл бұрын
Asad iyo aasiya 😘😘❤️
@laylaladan2895
@laylaladan2895 2 жыл бұрын
Wlhi wad la heshay manta🤣🤣🤣🤣🤣
@ruquyoamuse3933
@ruquyoamuse3933 2 жыл бұрын
Sagal mash funny aa thy abayo❤️❤️
@aaliyaqueen1189
@aaliyaqueen1189 2 жыл бұрын
Masha allah
@abdulkadiraliamin3658
@abdulkadiraliamin3658 2 жыл бұрын
Indhaha day mesha liga soo firihayo. Kulahaa. 😂😂🤣🤣🤣😀😀😀😁😁😃😃
@umuadnachannel1830
@umuadnachannel1830 2 жыл бұрын
walaahi aniga oo vedio hore ka soo arkay ayaan xanaaqay asad sagal in aad saas u gasho ma ahayn mida kale Aasia iyo hooyadeed ha isku dire sorry sagalee ciyaari waa galin danbe
@apdihanifanpiyos1279
@apdihanifanpiyos1279 2 жыл бұрын
Wad iga Haysa Zhp Asad IntAbah✌️
@user-ds1oe2ei5j
@user-ds1oe2ei5j Жыл бұрын
Sagaley xabibtih waan kujecalnay walashen ha xanakhin waxan waa PRANK ee haskah dilin asad waa xabibkagih iskanah dah xanakhah a digabah waad kuh sameysah asad prank Waa ciyar prank ee haxanakhin sagal isnah dah dilkah walashey sagaleey
@rashkacade5889
@rashkacade5889 2 жыл бұрын
Waa prank wali ah walaahi madaxaa la baxdeen
@aaminahussein5630
@aaminahussein5630 2 жыл бұрын
Toban jeer is maagnay waad ogtahay Ku te war dhamaaday😄😄😁😁😁
@daganmaxamed7290
@daganmaxamed7290 2 жыл бұрын
Hhhhhhhh qosol iku maharin so aarso sagal cadeey hhhhh
@aaminoamnaa6423
@aaminoamnaa6423 2 жыл бұрын
Maasha alaah aasiyo yar habo
@bintuyasin3119
@bintuyasin3119 2 жыл бұрын
SAGALEEY CUNUGTA HAW HANJABIN NAFSIYAN UGUMA FIICNA CARUURTEEE
@sahromaclinsahromaclin6049
@sahromaclinsahromaclin6049 2 жыл бұрын
Maashaa.allaaah lkn waa lagaa aari doonaa asad adkeyso duqa
@umaayuub7119
@umaayuub7119 2 жыл бұрын
Sagal a wan kaxumahay maxa juhelay gacanta allah kuu cafiyo
@hasnoomar9499
@hasnoomar9499 2 жыл бұрын
Maashaa allah sagalay qurux ley
@idinomarhassan1975
@idinomarhassan1975 2 жыл бұрын
Kkkkkkkk🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣bravo
@sahroabdullahi9935
@sahroabdullahi9935 2 жыл бұрын
Kkk gabadha ma kuqararesa kkkkk Naya kale kulha inta imow kulha
@hasnoomar9499
@hasnoomar9499 2 жыл бұрын
Ilkaha dabarkaa idilay ilaahay hakuxafido habaryar
@maryanyuusufmaryanyuusuf7598
@maryanyuusufmaryanyuusuf7598 2 жыл бұрын
Masha allahfamil qurux badan allaha idinka xafido
@ruweidaaliahmed8415
@ruweidaaliahmed8415 2 жыл бұрын
Doofaaryohoow kuteh allha berka😂😂😂
@faaduoabshir2492
@faaduoabshir2492 2 жыл бұрын
Xamda xasn 👍🤣
@nasmacumar3096
@nasmacumar3096 Жыл бұрын
Tayar wat madax ka gujisay 😂😂😂😂
@samsammaxamud1628
@samsammaxamud1628 2 жыл бұрын
Masha Allah 😂😂🥰
@maiza4163
@maiza4163 2 жыл бұрын
Mise baybi Baad soowadaa inshalah khayr
@user-kw1uf1lg1x
@user-kw1uf1lg1x 5 ай бұрын
Masha Allah team Asad et sagal family
@qadromuxudiin4951
@qadromuxudiin4951 2 жыл бұрын
Acuudu Bilah abayo iskadaa cadabta
@mariemoud5126
@mariemoud5126 2 жыл бұрын
Waaaw msha allh
@faizaqawdhan6021
@faizaqawdhan6021 2 жыл бұрын
Manshalaa asiyo wankuslmyaa habo waxaan slkga baryaa inalkuxfido
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 2 жыл бұрын
Maasha allah
@fahmomohamed5998
@fahmomohamed5998 7 ай бұрын
Mashallaha waa idin salamay asad xaasid saad gabdhah ugu adagtahY Ayaan kayaabay
@asmasheikh8943
@asmasheikh8943 2 жыл бұрын
Yesss 😂😂😂
@sahroabdullahi9935
@sahroabdullahi9935 2 жыл бұрын
Kkkk kurikeni an takno hyeeey walku garbsha
@nasrobulale8977
@nasrobulale8977 2 жыл бұрын
Ax walhi sagal wad ka xanajisen miskinta lkn wa nag nool mansha alaha
@Aarkalaasgeel
@Aarkalaasgeel 2 жыл бұрын
Haley caawiyo asda wllo
@user-jm9bd5dm8f
@user-jm9bd5dm8f 10 ай бұрын
Mashallah hore usocda family quruxbadan
@hibosouldan4593
@hibosouldan4593 2 жыл бұрын
Waouuuu Sagal ne te fâché pas stp kkkkkkkkkk
@user-ft9qg3uh5x
@user-ft9qg3uh5x 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 Asia😂😂😂😂😂Asiyaba kaaga daran naagow la hadlaayey maantoo dhan 😂😂😂😂😂😂☪️☪️☪️☪️☪️well done Asia
@uniqueperson6294
@uniqueperson6294 2 жыл бұрын
bro xaajiyada waa ka ga shatey . hadaan lgu dakhrin. waa fcn tahey. niisiiib aa kubaxsatey .. brank waa dhib badanyahee. iska taxadaraaa. .
Prank sagal oo ka aarsatay Asad
14:51
Family Sagal Channel
Рет қаралды 188 М.
PRANK ASAD OO OYIN AFKA FURTAY
15:26
Family Sagal Channel
Рет қаралды 74 М.
#PRANK UGU XUMA ABID ASAD OO…OYAY SORRY
13:48
Family Sagal Channel
Рет қаралды 101 М.
PRANK_GII UGU XUMAA OO ASAD LOOGA OOYSIIYAY
12:18
Family Sagal Channel
Рет қаралды 67 М.
ISMACIL AARKA IYO FANAANIINTA MUQDISHO BAASHAAL IYO HEESO MUSIC LA AAN AH
11:37
Asad oo jacayl dartii la oyaya
13:06
Family Sagal Channel
Рет қаралды 33 М.
FARXAD DARTEED WU AAMINI WAYAY LAMA FILAANKA AAN U SAMEYAY🙈
22:18
Marish Beauty channel
Рет қаралды 597 М.
late ciid mubarak
14:03
Family Sagal Channel
Рет қаралды 126 М.
MASEER PART 1
29:20
Family Sagal Channel
Рет қаралды 380 М.
Prankikii aduunka asad oo mar kale ooyay sorry bbe
16:52
Family Sagal Channel
Рет қаралды 67 М.
Ciid mubarak vlog
14:46
Family Sagal Channel
Рет қаралды 144 М.
MASEER PART 38
30:08
Family Sagal Channel
Рет қаралды 200 М.