No video

PRANK UGU NAXDINTA BADNAA AYAAN KU SAMEEYAY SORRY XBBI😭❤️

  Рет қаралды 150,165

IFRAH QALIIF

IFRAH QALIIF

Жыл бұрын

Пікірлер: 604
@SomFamous10
@SomFamous10 Жыл бұрын
Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar ❤ الله ❤❤❤♥
@munoqali826
@munoqali826 Жыл бұрын
👍🧡❤❤❤💛💚
@umanajmo6684
@umanajmo6684 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤💘
@safwaanahmed4096
@safwaanahmed4096 Жыл бұрын
❤️🧡❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@khadraoooy1153
@khadraoooy1153 Жыл бұрын
💟
@ayanitomohamed5202
@ayanitomohamed5202 Жыл бұрын
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Жыл бұрын
Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (ﷺﷺ) igula salliya subanah ❤💞🕋
@Smooth-Relaxation27
@Smooth-Relaxation27 Жыл бұрын
Salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@mahamoodhoodan2281
@mahamoodhoodan2281 Жыл бұрын
Scw scw scw
@bisharoabdulahihassen6755
@bisharoabdulahihassen6755 Жыл бұрын
Salallahu Calayhi Wasalam ❤
@mohamudmursal5998
@mohamudmursal5998 Жыл бұрын
nabigeen ku sali 《scw》
@safiajamaa4054
@safiajamaa4054 6 ай бұрын
Scw scw scw scw scw ❤❤❤
@maxamedjaale1468
@maxamedjaale1468 Жыл бұрын
The best person ever the most knowledgeable and the most shy all has Allah is created is prophet muhammed SCW ❤️🙏
@bisharoabdulahihassen6755
@bisharoabdulahihassen6755 Жыл бұрын
Salallahu Calayhi Wasalam ❤
@maprukamohameth1776
@maprukamohameth1776 Жыл бұрын
Salalahu caleyhi wasalam
@maawhaji1735
@maawhaji1735 Жыл бұрын
Scw scw scw
@mushtaaqiinmohaollow8971
@mushtaaqiinmohaollow8971 Жыл бұрын
🤣🤣 musuhu waaba funny huruupa ka oynayaa🤣🤣 waakaa timihiina soo wada bexeen kuma lahoo🤣 wlhi dacadaa iga qosliseen
@moha_ali_warsame
@moha_ali_warsame Жыл бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed صلي الله عليه وسلم
@qalanjo6065
@qalanjo6065 Жыл бұрын
Scw scw scw
@Jackson12452
@Jackson12452 Жыл бұрын
Scw
@zeinabyusuf5170
@zeinabyusuf5170 Жыл бұрын
SCW SCW SCW 💖
@Jackson12452
@Jackson12452 Жыл бұрын
Thanks
@malyunmaxamud4617
@malyunmaxamud4617 Жыл бұрын
Scw
@halimamohamed7431
@halimamohamed7431 Жыл бұрын
Ifrax qosol wanaag qosolkaan kugu jeclahay qof farax badan ayaat tahay mashaa allaah ❤
@bahjomohamud2866
@bahjomohamud2866 Жыл бұрын
Allah miskiin dumashigega raali galin in loo sameeyo waaye ifrax miskiinga sidaan kadaa mcney 💔😭❤🥰😢
@aminaoziil3494
@aminaoziil3494 Жыл бұрын
Sorry dumashi muse 😢Maskin waye wilkan wlhi
@GojoSatoruFitnessOfficial
@GojoSatoruFitnessOfficial Жыл бұрын
Muuse is sweet ,nice boy. Muuse doesn't cry Ifrah makes to PRANk for MUUSE. .... Sorry for MUUSE brother.
@fartaabdullahi3498
@fartaabdullahi3498 Жыл бұрын
Masha Allah wlhi adunka qof Sidan kuu jcl inaa hesho wey adgatahy illhy ha isku keen barakeeyo😭😭
@asmomohamednuur435
@asmomohamednuur435 Жыл бұрын
Lamaneheyga waa idin jeclahay wlhi🥺♥️❤🥰🌹
@ilyaasilyaas9037
@ilyaasilyaas9037 Жыл бұрын
Hhhh wlhi maskiinka waa ooyay ifraax saan maa ugashay saaxibkaa 😄😘
@Yaaser_Ahmed
@Yaaser_Ahmed Жыл бұрын
prankgaan beentiisa waxaaa iga qosol badan somalida Englishka iska doon donayso inay comment kusooo qorto😁😁
@ifraaxgarane132
@ifraaxgarane132 Жыл бұрын
😂😂😂
@asmoluula589
@asmoluula589 Жыл бұрын
Team ifraax waan faraxsanahy cawa 😂😂
@baxsanabdi6961
@baxsanabdi6961 Жыл бұрын
Best prank, keep going ifrax
@khalidcabdi5733
@khalidcabdi5733 Жыл бұрын
Woo iska oynaa maskiinkan ha iska fasaxin 😢😭
@roda4284
@roda4284 Жыл бұрын
Masha Allha muuse qof wangsan sidan ka dhaafa ifrax 🥺
@halimasacdiya63
@halimasacdiya63 Жыл бұрын
Ala wilka wad ka nixisen ifrah raligali walow ad arsatay PRANK cajibah waye 🤣🤣🤣🙏
@xamdaidiris8644
@xamdaidiris8644 Жыл бұрын
Keep going dumashi and walakay muuse 🥰💋
@lakiaxmed6945
@lakiaxmed6945 Жыл бұрын
Ifrax dhibkiyo qofa horay usoco wllll0 mcn 🙏🙏🙏
@amran6052
@amran6052 Жыл бұрын
Saa uqoslaaye waa fuuray 💔😂😂magaranayo wxa ku dhacay 😩😭😭😂😂😂😂
@khayrali1814
@khayrali1814 Жыл бұрын
Dmo ifraaax wiilkeena qlbigisa u ilaaliyo😂😘
@rowda7196
@rowda7196 Жыл бұрын
Ifrahe umadena matihid wlhi qosol igu dishey inanka dhibka kada huno🤣🤣cadi buu onaxey wlhi dumashigena muuse🥺
@ciisecabdicasiis22
@ciisecabdicasiis22 Жыл бұрын
😂😂😂😂 qofku siduu u hadlayaa mise waxba dhex hadlaya
@anisodahir7015
@anisodahir7015 Жыл бұрын
Maseen wuu iska ooyey alh isku keen daayo lamaanahayga ♥😍
@nimcocqaadir4441
@nimcocqaadir4441 Жыл бұрын
Ifraxy dumshi Ax mad ka daysid wlhi sii xuna aya uu oyay ❤dumashi mar dambe ha isku samaynina
@xamdaabdi4459
@xamdaabdi4459 Жыл бұрын
Subxaanalaah walaaley qof weynaad tahy ilaahay maadka baqdid waaxay ragaan korkaaga taatabanaya
@dahaboabdi2495
@dahaboabdi2495 Жыл бұрын
Sidaan reer maleshiyaa lagu arkay Iney nimanka isku bed bedelaan kuna dheh dhegaan haduu ku qabo xataa ninkaada poplic ma meel banaan oo cid walba joogtaa leysku dheg degaa anagaa yaabnay
@shukrimaxamedzeynabmaxamed1695
@shukrimaxamedzeynabmaxamed1695 Жыл бұрын
ALLA hooyo wuu ooyey maskiin 😭😭🤔abti raali noqo🙏❤😂😂😂😂
@sundusa.rashiid4410
@sundusa.rashiid4410 Жыл бұрын
Funny prank waye ifrax khalif 🥰
@nawalmaxamed5844
@nawalmaxamed5844 Жыл бұрын
Masha allh lamaanahayga aan jecela hy❤
@xayaadxirsi5376
@xayaadxirsi5376 Жыл бұрын
Aad baan iska helye labadeyn alle hay idan xiftyo 🥰🥰🥰🥰
@dhereye3202
@dhereye3202 Жыл бұрын
Keeps goings my brother's and sisters go forwards another's levels best prank 💯💪💖
@asmamo1134
@asmamo1134 Жыл бұрын
Nin jileec waaye Kuwan dhahaayo Ma inuu ka.naxo ayuu Jileec ku yahay somalida Qalaf sanaan ayey raganimo moodaan Keep going wll muse ifrax ha iska sii dayn
@raaqiyomaxamedaadan1589
@raaqiyomaxamedaadan1589 Жыл бұрын
Alla kada ifrax dumashi waa qalbi jilican yahay wllhi😭 Allow isahal nin san caml😥jah Ax san jacel😟😥
@fadumamohamed7714
@fadumamohamed7714 Жыл бұрын
Jilin lewaye quruxey
@Kayqurux
@Kayqurux Жыл бұрын
Wah jilin ladahayo wye welka boqor waye allahi haiskubarakeyo🤲🏻
@sunduskhalif7123
@sunduskhalif7123 Жыл бұрын
Abyo wiilka wuu kujecelyhy wllhi ilaasho wlle ifraah😍😍
@Kayqurux
@Kayqurux Жыл бұрын
Ha
@raxmoruuxi8179
@raxmoruuxi8179 Жыл бұрын
Ayyy wad Arsaty team ifraax Ahy Ani inkasto lamana An jeclhy tihiin
@nuuneycabdullahiyare5270
@nuuneycabdullahiyare5270 Жыл бұрын
Maskiin sorry huno😭😭❤️❤️
@thegoats274
@thegoats274 Жыл бұрын
Muuse he so funny ifraax wiilka dhibka kadaa abaayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@rahmarahmish2931
@rahmarahmish2931 Жыл бұрын
Masha alaah wiilka wuu qalbi fiscal yahay🥰🥰🥰🥰🥰
@munaxasan8686
@munaxasan8686 Жыл бұрын
Masha Allah wall waa wiil wanaagsan xata gamcihiisa uu ka dhawraya xata wiilka kale gamcihiisa ayuu u ka ilaalinaya
@ifraaxifka9164
@ifraaxifka9164 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 wlhi muuse fani waaye wakuku dhacday ee is kaqado walalkey wrka aya isku dardartay
@Hanaan-Wacan
@Hanaan-Wacan Жыл бұрын
Kob ka ohintaa waan idin siiyeyey qeys iyo Leylo halkaa kaga haya……….! Dhibta adun ka iyo wayaheeda ohinta wax u hambeeya 😂😂
@shuuriye6371
@shuuriye6371 Жыл бұрын
M.a nin raaliyo ah mansh allh ale haiska daayo muuse wllhy waxaan ku qosley timihii sowada baxay kulahaa🤣🤣🤣🤣🤣
@shamsoali4540
@shamsoali4540 5 ай бұрын
Mashaa Allaah wuu naxarisbadan yahay❤❤❤
@mubarakyare1222
@mubarakyare1222 Жыл бұрын
Ifraxey dumaashigay mardambe haku samaynin sidan💙💙💙
@najmalaky1157
@najmalaky1157 Жыл бұрын
Ifaraaxyeyy waji malihid from somliland
@raliaabdikontoma9783
@raliaabdikontoma9783 Жыл бұрын
MashaaAllah master if pranks ifrah very painful 😢 💔 prank today sorry dumsh mcn
@Salwa_siman1
@Salwa_siman1 Жыл бұрын
Ifraaxey wll nolosheena prank dhan iska dhaafa idinma fcne 🥲 waxa noloshiina xal xal ku keenaya iska ilaali wx kale noogu badala wll
@xagsoabdikadir6728
@xagsoabdikadir6728 Жыл бұрын
Masha alah Hambalyo walashey gesibad is wadaane
@jiyaamaxamed2180
@jiyaamaxamed2180 Жыл бұрын
Dumashi Digir Ma Cunoow Raali Noqo Markaga Adkeysoh🥰🥰🥺
@Gashanle02
@Gashanle02 Жыл бұрын
Prank sidana waa qalad 😭😭 ma wanagsana
@ayaanlenaaib3010
@ayaanlenaaib3010 Жыл бұрын
Jacelka kadaya branki wayo deren dhb wayo🙏🙏🙏
@kaabanuuxaxmed4819
@kaabanuuxaxmed4819 Жыл бұрын
Dhumaashi ifraxeey noo ilaali wiilka alan kugu dhaarshee dhib ha ugu samayan waanka naxnay anagoo og inuu pank yahay ilaa kiin wllo ka daa wiilka dhibta waan ku jecelahay waan ku soo dhayay naynaa marwalba ee wiilka qalbigiisa ilaali from somaliland
@fatuushabukar6419
@fatuushabukar6419 Жыл бұрын
Sorry 😞 muse wixi kugu dhacay
@itssabiriina9056
@itssabiriina9056 Жыл бұрын
Ala hoyooy cashar bad u dhigtay 😅😅😅🥺😩🙏
@fatimamohamed366
@fatimamohamed366 Жыл бұрын
Wlhi waa nxdin ifraax si xun u gashy wiilk rli glin Soo samee 😢😢
@sk-hq7wk
@sk-hq7wk Жыл бұрын
Gabadhaan Hal shey bey Ku xun tahay nimanka ay Ku dhegdhegto subxaanalaah allaha ka Soo hanuuniyo midaas
@gacaloyfarah2198
@gacaloyfarah2198 Жыл бұрын
😰abayo Allah haiskukin macaneyo iskuwara abidkin abayo muse ilasho qalbigisa ilali abayo runti way'adhagtahay sidhi lagu helo niin sidhan unaxaris badhan barakowa I.a
@bisharoabdi8428
@bisharoabdi8428 Жыл бұрын
Keepgoing my sister ifrax
@Abass894
@Abass894 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣wlh wabalayo sithe ujishi runrun umale ee imran wunahi walagadarema sorry Muse
@sacdiyomaxamuud2419
@sacdiyomaxamuud2419 Жыл бұрын
Waaad ku sugtay abayo ka aaarso he
@ikramzooplih9817
@ikramzooplih9817 Жыл бұрын
Dadaan jeclhy team muuse hala kacoh
@nasriabdirixmaan5210
@nasriabdirixmaan5210 Жыл бұрын
Sorry muuse waa naxariistii oo qof ah ilaahayow qof naxariis badan nasiih
@nastehaabdulahiali2662
@nastehaabdulahiali2662 Жыл бұрын
Abayo ifraax noloshada mid qurux badan alaha kaga dhigo
@ayanfarax6357
@ayanfarax6357 Жыл бұрын
Subxana Allah lawa qof o aganawi kala eh o is tawanayan wali ma arkin subxana Allah
@mustafecali6412
@mustafecali6412 Жыл бұрын
Aabbihii la janneegu calool jilicsanna wll ragga oohinta uma wacne ka daa inanka waad ka oohisay dhwar jeere
@HalimaIse-zl1hv
@HalimaIse-zl1hv Жыл бұрын
Dad badan noo soo qabo ifraax fani ayaa tahay😂😂😂😂😂😂❤
@amaalawees5105
@amaalawees5105 Жыл бұрын
Masha allah ilahey hani xaafiido 🤲🤲🤲🤲❤ ❤❤❤❤🌹🌹🌹
@user-zp6rf2if8h
@user-zp6rf2if8h 11 ай бұрын
Masha allh
@nasteexomohamad3976
@nasteexomohamad3976 Жыл бұрын
Subaxan Alha nin Ajnabi ah sidan inad igu dhaga dhagato waa qalda walhi
@faadumoaxmed2866
@faadumoaxmed2866 Жыл бұрын
Keep going macaanto
@nastehoclqani3240
@nastehoclqani3240 Жыл бұрын
Walhi waa aduun macanki ka dhamaday hada saan miya ajanabi ku kala tihiin
@asmaomer2413
@asmaomer2413 Жыл бұрын
Prankiyadinuba ma oohin uunbaa😂
@ruunabdaleofficial8569
@ruunabdaleofficial8569 Жыл бұрын
Subxanallh dadka waa kaa ajnabi ilahy kaxisho subxanlh
@kawsarabdiofficial117
@kawsarabdiofficial117 Жыл бұрын
😄😄😄 ar wuxu hadal jilicsan bisinke
@bilejama235
@bilejama235 Жыл бұрын
Quruxey qof ku jecel sidaa loo magalo
@samiiraibrahim3103
@samiiraibrahim3103 Жыл бұрын
Cimaraan😂kulahaa gabadha xanbaar😂ma qof ficiis buu xambaari karaa😂tankle codkiis ku qosloyaa yuuusuf😂😂
@queeniqroiqroqueen2655
@queeniqroiqroqueen2655 Жыл бұрын
Hhhh codkaba yableh
@user-dz5zt1rc7d
@user-dz5zt1rc7d 7 ай бұрын
❤Wllyal cafimada ku waa sunaha iyo salada hadaba an ku dadalano Wllyalky islaamka ah ❤❤ intas ayu khayrku nogo jira ku dadala blz ❤❤
@qwgf77f25
@qwgf77f25 Жыл бұрын
keen mcn going ruti sorry quruhow
@user-ge1md8mh3s
@user-ge1md8mh3s 3 ай бұрын
Ani xidaa wauuyay
@soumayaabdirashid8198
@soumayaabdirashid8198 Жыл бұрын
san u qoslayey ilina iga imaatay muuse hadalkiisa funny wllhu 😅😅😅😅
@asmamaxamedfaroole7804
@asmamaxamedfaroole7804 Жыл бұрын
Sorry walalo qalli 🤣🤣🤣🤣🤣
@fartuunmoha5126
@fartuunmoha5126 Жыл бұрын
Wll qodba siro maha wuu jecel yahay qofkagoo xanuunsan kama noqonyso abayo ilahay ha isukiindayo
@xawohodon786
@xawohodon786 Жыл бұрын
Alla muuse maskiin waa nxariisti oo qof ah m.a abyo cml mar dambe ha samaynin
@khadraoooy1153
@khadraoooy1153 Жыл бұрын
wadkasoo aarty cawa saxbkaa qosol igumaharin ifraax wajilaa weyn wllhi kkkk
@daganmaxamed279
@daganmaxamed279 Жыл бұрын
Mansha allah ifraxey talo wiilkan hadii adisqabtan xajiso oilalso hadii adan isqabina isgursado blz qalbigaa ixanunay mardanbe tan haku samen
@wadnakaabba5738
@wadnakaabba5738 Жыл бұрын
Intuu leegyee isu kaaya yeel yeelayo😂😂
@sacdoyoabdikadir424
@sacdoyoabdikadir424 Жыл бұрын
Calol jilcnaaa 😂😂😂😂 misa jalin le wye 😂😂😂✌️
@Aymaanhuruuse123
@Aymaanhuruuse123 Жыл бұрын
Wlhy waa kaso aarsatay lkin wlhy waan ka naxahy marku oo yahy
@fowsiyohussein5150
@fowsiyohussein5150 Жыл бұрын
Ifraax saan daacad ma ahan muse waaba dhiman gaaray miskiiin aarso muse adna kkkkkkk😢😢
@fadumofadumo1878
@fadumofadumo1878 Жыл бұрын
Mansha alllla haykii xafido
@ayanfarax6357
@ayanfarax6357 Жыл бұрын
Ifrax ellahay ka cabsada adiga iyo muse lawa qof o is qabtaa matihin e ellahay kacabso
@saciidoaxmed6022
@saciidoaxmed6022 Жыл бұрын
Ifraax wlly prank kaaka waa waxkale wllhi waakawaalee qofka marki prank ladhaho
@zamzamahmed9889
@zamzamahmed9889 Жыл бұрын
Team ifrah way inoodhinty caawa team muusena idinky idintaalaa any way muuse nabar xaq daro ilaaahay hakaaga dhigo
@funny.637
@funny.637 Жыл бұрын
See uhadlyaa wiilku😀😀😀
@faadumoyuusuf1415
@faadumoyuusuf1415 Жыл бұрын
Maskiin dumaashi raali noqo ifraax saan qalad waaye wax macqoola kusamy wiilka saan kadhaaf😫😭😭
@sagalmaxamedsagalcadey2726
@sagalmaxamedsagalcadey2726 Жыл бұрын
hhhhh alla ifrax fani sana miskiinka sida udhaan heedhe
@arliyodiiney4097
@arliyodiiney4097 Жыл бұрын
Srooy walalkey 😢😢
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 Жыл бұрын
Wow walh wa ka arsateey ifrax qosl wang
NAFTEEDA AYAAN MAANTA HALIS GALIYAY😭😭
8:35
IFRAH QALIIF
Рет қаралды 86 М.
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 37 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 23 МЛН
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 19 МЛН
SHUKAANSI AJANABI YES or NO YAA LAGU ADKEEYAY hhhhh
20:57
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 621 М.
ROUTINKEYGA MAANTA IYO HAWSHA OO IGU BADNAYD INTAAN XANUUNSANAA
16:54
Maanya iyo qadada aankariyay ilasucod wanaagsan
7:06
Umu Ahlaam
Рет қаралды 10 М.
QOFKI XASID NIMO MARAYKAN UGU SO TARXILAY AYADO 9 JIR AH WACDAY
45:01
Ridhwan Issack
Рет қаралды 75 М.
UGU DANBEEN MEHERKEENA WUU NOO DHACAY RIYADRENA WEY RUMOODAY💍
16:23
RASMI RAYS FARHAN YARE IYO ADNAN MODEl OO PRANK KU SAMEEYAY BAARO
10:07
Adnan Model Official
Рет қаралды 367 М.
PRANK AMINA ABDIQADIR OON XARIIR U SOO BANDHIGTAY😳😳
10:54
IFRAH QALIIF
Рет қаралды 60 М.
SIDAAN KAMA FILEYN QALIBI JAB AYAAN KALA KULMAY# PARANK
13:42
IFRAH QALIIF
Рет қаралды 206 М.
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 37 МЛН