PRANK WAALI AH IAMK UGA YAABSAY

  Рет қаралды 31,304

asad jabaraani

asad jabaraani

Жыл бұрын

Пікірлер: 95
@asadjabaraani8897
@asadjabaraani8897 Жыл бұрын
waan idin salamay dhamaan azxaapta sharafta leh muqaladan prankiga sigaar marhore ayaan duubay ee maahan wax an hada duubay balwadna malihi waan idinka raali galina hadii aanan ka helin
@najiibcade6353
@najiibcade6353 Жыл бұрын
Saas iga dheh waxaa is dhehe muuqalaadan madaabtan miya aa is dhehe 😇💋🥰👑
@teammaxaacunaa190
@teammaxaacunaa190 Жыл бұрын
keep goin bro jabraani
@kingmaalik27
@kingmaalik27 Жыл бұрын
Wara haashle
@kingmaalik27
@kingmaalik27 Жыл бұрын
Wara cabtooy
@nasrahared144
@nasrahared144 Жыл бұрын
Hye wlala🥰qof balwad leh inaad eheen waaba loojeeda
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Жыл бұрын
Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah 😍❤🕋
@wadaniboy9183
@wadaniboy9183 Жыл бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhamed scw scw❤❤💖🕋
@c.ladhiiffaisal5308
@c.ladhiiffaisal5308 Жыл бұрын
Qof yahe meel kasta waan kugu arkaa maxa waaye
@nasrahared144
@nasrahared144 Жыл бұрын
@@c.ladhiiffaisal5308 hhh markinoo ana dhihi raby hh
@yacquubmaxamed5977
@yacquubmaxamed5977 Жыл бұрын
Salalaahu Calayhi Wasalam
@yacquubmaxamed5977
@yacquubmaxamed5977 Жыл бұрын
Salalaahu Calayhi Wasalam
@KING_11878
@KING_11878 Жыл бұрын
The Best Person Ever The Most Knowledgeable And Most Shine al Created Prophet muhammad صلى الله عليه وسلم♥️♥️♥️🕋
@yacquubmaxamed5977
@yacquubmaxamed5977 Жыл бұрын
Salalaahu Calayhi Wasalam
@cabdirahmanmaxamuud6572
@cabdirahmanmaxamuud6572 Жыл бұрын
Qofka ugu horeeyo aan ahay love iwada siiya🤕🥺🤣
@axmadcumar708
@axmadcumar708 Жыл бұрын
asadoow see cml hee prank gaan sigaar cabowga meqa qofa ku samesy maku fiirsadan miya kuwan asad hagio ' ceyda ' hada imk oo waqti ukla dhexeyo ma nagu ciyare ebow 😁
@moodchanel3754
@moodchanel3754 Жыл бұрын
Sigaar cabis baad u xiiso qantaa 😂😂😂🤟🏽🤟🏽🤟🏽
@bakarfariidofficial
@bakarfariidofficial Жыл бұрын
Sigar macabo maadna dhihi rabtaa macnaha 😂 qof walbo adoo sigaar cabayo prank uga soo dhige any way sxp sigaar maficna waad ogtahay irzaqad meel kale karaadso pro
@jawahircabdi2476
@jawahircabdi2476 Жыл бұрын
Sami asad hagio cadi matihid wlhi IAmk waka washay😂😂😂
@halimaabdi6511
@halimaabdi6511 Жыл бұрын
Wcs Masha Allah wa tim asad hajiyow
@moofarah359
@moofarah359 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣prank gariga labarti mxawye sxpw 🤣🤣🤣
@asliabdullqadir3352
@asliabdullqadir3352 Жыл бұрын
Xaraam wye wxa isticmaleyso prank ma galo wax kle la imow wll qaali qeyr allah ku siye
@Najuumfantastic
@Najuumfantastic Жыл бұрын
Wa qoslay walahi sigaarka wax laga naxo waye😂
@ibrahimyussuf4162
@ibrahimyussuf4162 Жыл бұрын
This is the second prank which you are inhaling my friend hope you are active smoker
@farduusaxmed9730
@farduusaxmed9730 Жыл бұрын
Ma cabo kukahaaa caruurta uhu sheeekee deee wllhi xataa kan waalan baan kaa yeekayn
@kingshafeec3290
@kingshafeec3290 Жыл бұрын
Sigaar hadaaa cabto video prank Hagu sooo dhuuman 🤣
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 Жыл бұрын
Woooow 💯💯👌👌🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-hy9sk3vc6k
@user-hy9sk3vc6k Жыл бұрын
maalin kasta khiyali kucabaa sigarka waa prank buuleyahay
@arimaheena2721
@arimaheena2721 Жыл бұрын
Tolkayga markaan lajoogo waji malihi🤣🤣🤣
@caashojamaal8348
@caashojamaal8348 Жыл бұрын
Oo cada
@hikmoabdiaziz8721
@hikmoabdiaziz8721 Жыл бұрын
Hhhgg
@caanogaroor4373
@caanogaroor4373 Жыл бұрын
jabqishsbwjshdbahajshajjqhh hahahaha waa arimahena waqtigaga ka faaideso ✅✅✅ makeenay arimahen 😜😅
@hikmoabdiaziz8721
@hikmoabdiaziz8721 Жыл бұрын
Hhh niyiw wad cabta qofkaan cabin sigarka bwe wuu qufca ee benta daa
@mohanbishar989
@mohanbishar989 Жыл бұрын
zxp sigaar waad cabtaa ee prank hanooga dhigin
@DirectorApdul
@DirectorApdul Жыл бұрын
Plane kaaan badel waa lagugu fahmaye mid cusub la imoow
@gobsanjaamac5544
@gobsanjaamac5544 Жыл бұрын
Ninkan sigaar ben ben ku caab🤣
@caydiidxirsi7724
@caydiidxirsi7724 Жыл бұрын
Kan wllhi buusan Prink aheen 3qof oo iska war haya ku sameesay marke iyaga madawadan miya mise risaaqada xaga gashy
@kingmaalik27
@kingmaalik27 Жыл бұрын
Adi saad prank usmaynysid waxan ka baqaa in aad noqoto cabtoy
@abdirashiidali2954
@abdirashiidali2954 Жыл бұрын
Balwadaada daacad u noqo nin raguu alle ka dhigee, Waxba hayska dhaadhicin inta yar ee ku dawatee Iska wado hawshada.
@kismayoboss7884
@kismayoboss7884 Жыл бұрын
Maxa wada waba idilosaa 🤣🤣
@safiyoqoorgaab8648
@safiyoqoorgaab8648 Жыл бұрын
sigaarka hadaadan joojin sabeskrabka waan kaala laabaneynaa
@yuunismaxed9172
@yuunismaxed9172 Жыл бұрын
Arimaheena sooqabo 🙏plz
@xanaanxanaan6209
@xanaanxanaan6209 Жыл бұрын
Dhawr qof ki sameesay prank gan Ee wxs prank maaaaha
@burhaangeedi8655
@burhaangeedi8655 Жыл бұрын
Waan kaaqaaday sxp
@sacdiyaluula4329
@sacdiyaluula4329 Жыл бұрын
Dee ciyalba mala nohaystaa what is going on🤣
@abdiwahabhusseinmohamedmra2136
@abdiwahabhusseinmohamedmra2136 Жыл бұрын
Prank sigaar waxaa aheen ma taqaanid miyaa
@MaxamedSaldato
@MaxamedSaldato 5 ай бұрын
🎉🎉❤
@honcaruuse8201
@honcaruuse8201 Жыл бұрын
War ninyohow bahalkii ciyaarwciyaar baaad ku cabtaye hhh
@jamalmohamud9608
@jamalmohamud9608 Жыл бұрын
Nio Adi video kalena adoo cabaaya soo duubtey caadi cabtooy uthy
@best.flims.afsomaali
@best.flims.afsomaali Жыл бұрын
Sxpow inad sigar cabdto wan aragna we prank gan benta ngda
@anasabdi719
@anasabdi719 Жыл бұрын
Sigaar macabo yaad kadhaadhicinaysaa
@yahyesabdow6255
@yahyesabdow6255 Жыл бұрын
Nio been been kusocota ama run u cabtaa,🤣🤣
@daadirsimbaofficial9284
@daadirsimbaofficial9284 Жыл бұрын
War nio sidaan sigaar iyo balwad ayaa ku baranee marka jooji plz 🙏
@suldaanaxmed689
@suldaanaxmed689 Жыл бұрын
Waxa la rabay ina dhahdo kursiga danbe la farisana adi inta joog😂😂😂😂
@mariamabdi4885
@mariamabdi4885 Жыл бұрын
Dukan kas aqonsady kii muniir oo prank liicto sigaarka ku sameynaye
@mukhtar20k
@mukhtar20k Жыл бұрын
Asc
@quenlucky9221
@quenlucky9221 Жыл бұрын
Sidaad sigaarkan u cabeysid run iney kaa noqoto baan u malen😂
@xudeyfimaxamedcumar4921
@xudeyfimaxamedcumar4921 Жыл бұрын
Bal qofkan waxa uu noogu sheekeenayo ba eeg miyaanu videoyadi hore ee noocan ahaa miyaanu daawan
@World_youtube_guhaadali
@World_youtube_guhaadali Жыл бұрын
Iamk magac miya
@niciimamattan5871
@niciimamattan5871 Жыл бұрын
,😂😂😂😂 iamk
@awilabdimohamed1519
@awilabdimohamed1519 Жыл бұрын
bahasha bes naga dheh maku arkaan miyaa meeqa mar sameysay hooy naga xishooda anaga ilmo ma nihin
@fowziyoxuseen219
@fowziyoxuseen219 Жыл бұрын
Sigaar cab caadiya weeye Kan cabtoy dheh 😏
@salebancabdulahi
@salebancabdulahi Жыл бұрын
Kkkkkkk
@Zaisma7700
@Zaisma7700 Жыл бұрын
War adi prank benta nagadaa sigar wa caba deh alle lee kacabso
@zakisaid1309
@zakisaid1309 Жыл бұрын
Malin walba sigaar cab adi kusoco
@ayaanmahad5863
@ayaanmahad5863 Жыл бұрын
😂😂😂😂
@salmanhaadiofficiall4569
@salmanhaadiofficiall4569 Жыл бұрын
Sigarkan lacabayo wala isla fahmay iney pranki ehen
@nimcoahmedraabi8114
@nimcoahmedraabi8114 Жыл бұрын
Ben Ben bad oga dhargtye ina ader iska daaa
@baby_chocolate4191
@baby_chocolate4191 Жыл бұрын
Adi sigaarka saxaa u cabtaa mia😏maba ku qufocoosidee🤔
@mohamedaliahmedmohamedalia204
@mohamedaliahmedmohamedalia204 Жыл бұрын
Taalent kale ma lihid miyaa aan prank been eheen
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 Жыл бұрын
Nio sigarkn wuku qban donaa iska daa😏
@alfaaropoi8072
@alfaaropoi8072 Жыл бұрын
Asxabey wax macquul gal eh loo bahan yhy azad? ceyda? ibara kadarba Intaba wuu ku sameyay marka imk madawan miya muqaladaas wuu arky inee brank ahaayeeh marka Azad jabraani waxaana nala tag waat is ogtihiin
@deqomohamudahmed2418
@deqomohamudahmed2418 Жыл бұрын
Waxa laga yabaa Malinbo inuu duubayey marka kis kis uso galinayo
@queengobaad4144
@queengobaad4144 Жыл бұрын
Iamk gormu iska dayay sigarka cabtoy weynadey wye be hh
@deqomohamudahmed2418
@deqomohamudahmed2418 Жыл бұрын
Lkn adiga intaas sameen kugu yeelan karaan maxaa ka qaldan bisinkee
@mankaboy3601
@mankaboy3601 Жыл бұрын
Sigaar waaba xaaram goorme noqotay sigaar in aad cabto kdib aad dhahdo prank wye Fiiri asad wajigaaga bay ka muuqata qof sigaar aysan ku cusbeen ee wxn iska dhaaf wax cusub la imaaw shaqo la aan kaa badatee 😒
@lacagysocryptolearningchan7568
@lacagysocryptolearningchan7568 Жыл бұрын
Beenta imk funaanadu caawa sitay var
@micrajismailmohamud8317
@micrajismailmohamud8317 Жыл бұрын
Shiishada wuuba cabaaa i amk saxaaf arimahrena wlh sheeko
@flystarsyoutubechannel9067
@flystarsyoutubechannel9067 Жыл бұрын
Kaabe cabtow hadaa tahey noo sheeg unsbscribe aan ku dhahneee hadii kale nagadaa waxaan hal prank waxaas kaama yeelin niga
@maankacadde2068
@maankacadde2068 Жыл бұрын
Wxaaan wax isla og yahy wayeh Sbbta; wxa prank gan oo kle lagu sameyy Asad hagio Ceyda Mxaa iamk shaki magalayo miyaa Mase wxaa rptaa inaaa been ku cabto sigaarka xoolo yahow War anigah dadka mlysia jooga oo dhan wllhi waa ku kalsona lkn wxad igu kalifi rptaa inaa prank yadiina aamini wayo ama unsubscribe wllhi 🤮🤮🤮 nio nio is qabo Keep going proh from mogadishu somalia 🇸🇴🇸🇴🙏🇸🇴🇸🇴
@Sheeko-Sheek0
@Sheeko-Sheek0 Жыл бұрын
geeel maaa lagaa dhacay waa maxy caalaa calka dadkaan shaqadooda ayee wataan !! shaqo yeelo sxp otherwise adiga waqtigaaga siiyay ee ku daawo 😉
@maankacadde2068
@maankacadde2068 Жыл бұрын
@@Sheeko-Sheek0 wlasha aya laiga dhacy 🤮🤮
@mohamedaliahmedmohamedalia204
@mohamedaliahmedmohamedalia204 Жыл бұрын
Dad waa ween aad wax usoo gud binoosaa naga xishoo😡subscriber maa kaaa ceshanaa
@namelos2963
@namelos2963 Жыл бұрын
Walaal waan ku 5ageera lakiin zigaarka inaga daa pleas😭😭wax fiican maha dhalin yara ku dawanaya oo modaya wax fiican😭
@hodanwacdi5309
@hodanwacdi5309 Жыл бұрын
Adiga been beenley sigaarka u cabaysaaa ma runta isku sheegtid inaad cabtid
@hanaanproduction8811
@hanaanproduction8811 Жыл бұрын
Ifka lagu yahay walal e fadlan Kunka waxaa iga dhiman 80qof kaliya e walal xaa ila dafin Subscribe 🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴♥️♥️💯
@Shuraim102
@Shuraim102 Жыл бұрын
Wxga prank we dhafen😂😂
@samirafaraxsan5846
@samirafaraxsan5846 Жыл бұрын
Cadi loobuufinaa Banki waayaa dhahaa bisinkoo😂😂😂😂😂
@yoonisnuur4278
@yoonisnuur4278 Жыл бұрын
Malinkasta wad cabtaa sad ledahay ma cabo Adi ma waalantahay
PRANK|| IAMK GACAN QAAD INTA MAXAA KU KEENAY PART2
17:08
Ibra kadarba
Рет қаралды 103 М.
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 4,2 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 24 МЛН
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 21 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 26 МЛН
IAMk XAASLE MIYAA WAX BADAN KA OGOW NOLOSHIISA
8:13
Amira Qurux
Рет қаралды 246 М.
PRANK WAALI AH IBRA KADARBA
10:15
asad jabaraani
Рет қаралды 8 М.
Kan umadeena Manha xuseen og meel lasaaray lama waalan is heshay
4:44
FAKE DHUUSO  AYAN KUBUFIYAY YA DHUSAY ANI MADHUSIN AA KADHACDAY
11:07
KOKO IYO AMIIRA QURUX MAXAA U DHAFARTIIN? IAMK IYO CEYDA
8:37
Cumeer BigFan
Рет қаралды 76 М.
YAA AAMINAA GAME GOD QAYAANO HA QODIN
16:26
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 433 М.
EX TAADA WAC KU DHEH WAAISKUSOLABNEYNA
19:35
Aj style
Рет қаралды 190 М.
MALAYSIA SHOQO MIYAY LEEDAHAY // QAABKEE LOO YIMAADAAH........?
10:25
asad jabaraani
Рет қаралды 16 М.
PRANK WAALI AH IBRA KADARBA SI XUN UXANAAQAY
9:10
asad jabaraani
Рет қаралды 8 М.
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 4,2 МЛН