Prank Waan Ku Arkay Waana Ku Caashaqay!! | Very Funny Public Prank | Kamera Şakası

  Рет қаралды 149,071

Abdullahi Akanuu

Abdullahi Akanuu

10 ай бұрын

Prank Waan Ku Arkay Waana Ku Caashaqay!! | Very Funny Public Prank | Kamera Şakası
MAQAAXIYAHAN HOOS KUSOO QORAY KAALAY IGULA SHAAXEEYA OO IGALA SOO XIDHIIDH SXB
facebook :: / akanteam
instagram :: instagram.com/
snapchat:akanuu619
tiktok::akanuu1
email::akantechnology69@gmail.com
selamlar kankılarım nasılsınız iyisinizdir bende iyiyim teşekkür ederim bugünkü vidyoumuz başlıkta gördüğünüz gibi SOKAK RAP. umarım beğenirseniz like atabildiğiniz kadar atın teşekkür ederim
Burdan iletişim bilgilerimi ulaşabilirsiniz👇🏾👇🏾
💌maqaaxiyahan igala soo xidhiidhi karto.
facebook :: / akanteam
instagram :: instagram.com/
snapchat:akanuu619
tiktok::akanuu1
email::akantechnology69@gmail.com

Пікірлер: 305
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 10 ай бұрын
Hadaad U jeedo magaca neBigeena Muhammad Like saar😢❤❤ Allah is one 😢❤❤❤❤
@axmadxasanshire2108
@axmadxasanshire2108 10 ай бұрын
صلي ألله عليه وسلم
@muusejiinow6550
@muusejiinow6550 10 ай бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam
@youssoufradwan7629
@youssoufradwan7629 Ай бұрын
Scw
@OSMANAHMEDJAMAC-ub7wc
@OSMANAHMEDJAMAC-ub7wc 25 күн бұрын
SCW
@xuseenyare5620
@xuseenyare5620 10 ай бұрын
40 qof ducadooda waa la'aqbalaa ee ii soo duceeya inuu ilhy muraadkeey ii sahlo😢🤲io inuu ilahy igaqado walwalka🥰🥰
@Salman-er8ck
@Salman-er8ck 10 ай бұрын
Allaha ku sahlo muradkaga iyo muraad muslim
@osman__bakar
@osman__bakar 10 ай бұрын
Labadeenaba ilhy ha inoo fuliyo muraadkeena iyo walwalkana ina dul qaado
@halimanuhow
@halimanuhow 10 ай бұрын
Ameen ya rabbi ilahayow hakusahlo
@badrimaxed1604
@badrimaxed1604 10 ай бұрын
Ilahey muradkada haku wafajiyo❤
@kingzuberkingzuber8119
@kingzuberkingzuber8119 10 ай бұрын
Allah kucafiyo akhi
@Maxamedmuuse6696
@Maxamedmuuse6696 10 ай бұрын
Walaahi walaahi kadaa kaftanka
@Maxamedmuuse6696
@Maxamedmuuse6696 10 ай бұрын
Dhaarta iyo kaftanka kala daa sxb
@Maxamedmuuse6696
@Maxamedmuuse6696 10 ай бұрын
Waa iga talo
@Maxamedmuuse6696
@Maxamedmuuse6696 10 ай бұрын
Akanuu
@JackCadnaan5
@JackCadnaan5 10 ай бұрын
Allah is one ❤
@mustafecabdirashiid2518
@mustafecabdirashiid2518 10 ай бұрын
YES ALLAH IS ONE❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CabdaleXasan-nd1oz
@CabdaleXasan-nd1oz 10 ай бұрын
Noosoo badi wlhi very public prank 😅😅❤
@dheereyechannel
@dheereyechannel 10 ай бұрын
Big legend always abdullahi akanu another's levels pranks 👍📤❤⚽️💯⚽️❤
@user-cq6br4ly7x
@user-cq6br4ly7x 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@KayseAxmed-kt1nj
@KayseAxmed-kt1nj 10 ай бұрын
kzfaq.infouSWeHYyOOBI?si=mH50wNxU93_KkBP3
@shariifciid3762
@shariifciid3762 9 ай бұрын
​@@user-cq6br4ly7x❤❤😢
@user-kc8ee5io5x
@user-kc8ee5io5x 9 ай бұрын
Wllk dhaarta bdn kadaa illeen wuxu waa prank 😮😊
@muhammadozmanhussein2824
@muhammadozmanhussein2824 10 ай бұрын
Waa gabadh caqli badan oo geesiyad ah runtii 🤗👍👌 so , hadii aadan aqoon u lahayn qoftu way shidan tahe ku dhagso lipaax 😉🤷‍♂️
@cabdullaahixasan1670
@cabdullaahixasan1670 10 ай бұрын
Akanuu 300K coming soon inshalah 🎉❤🎉❤
@1.m232
@1.m232 10 ай бұрын
Riyadh ii rumey 😂😂😂 Abdullah akanuu sakasi camera so badi shunkaansi liveah😂😂😂😂😂
@AbdiAbdullahi-nv1un
@AbdiAbdullahi-nv1un 10 ай бұрын
My favorite prankster 🤣🔥🔥🔥😍 the edits 🔥🔥
@abdirisakfrance1605
@abdirisakfrance1605 10 ай бұрын
Akanu finly wa heshay manta gabar qurux badan oo tabecad fcn waliba never give up my bro ❤keep going
@user-ng6sp4zg8i
@user-ng6sp4zg8i 10 ай бұрын
Abdulalhi akaanu indho adeegi oo qofa wllhi taliye halka Nina iga qosliya tahay😂😂😂
@user-wp9mp8wu2t
@user-wp9mp8wu2t 10 ай бұрын
Dhartaa iskaa dhaf
@osman212
@osman212 10 ай бұрын
The one and only somali youtuber🎉
@Mohamet-abdi1
@Mohamet-abdi1 10 ай бұрын
Keep going pro🎉Abdullahi
@adem_son
@adem_son 10 ай бұрын
Abdullahi Akanuu wllke waan ku taagera ee wll hal talo marka videos park samaynayso dhaarta iska daa 🫡
@ibrahimahmed3701
@ibrahimahmed3701 10 ай бұрын
Walahiida kareeb
@abaasmaxamed-bx3ep
@abaasmaxamed-bx3ep 10 ай бұрын
Respectigeyga waa ii tix gelisay runtii mhdsanid kun jeer pro qaali waad kuso baxeysa prankiyadaan cml😂❤🤛
@yaxyecali7057
@yaxyecali7057 10 ай бұрын
Welcome back and keep going
@kawakawa4726
@kawakawa4726 10 ай бұрын
Walaahida bdn yareey Akanuu.
@adiidiyaa.rahman2809
@adiidiyaa.rahman2809 10 ай бұрын
Waka washay qofta 😂😂😂😂😂😂
@oHoade1557
@oHoade1557 10 ай бұрын
Walhi da badan iska ilaali wa dambi wayo ado beeen shekayo hdana dharanysa😢
@ibrahimhadame8766
@ibrahimhadame8766 10 ай бұрын
waa prank la isla ogyahay , hadii aan la isla ogayna gabadhu wey ku fahansatay inaad prank jilayso oo iyaduna wey kula metashay!.
@AXMED131
@AXMED131 10 ай бұрын
Masheegee marka 😂
@AXMED131
@AXMED131 10 ай бұрын
Waa la isla ogyahay hddana waa lajecelyahay😂
@sumayasharmaarke5504
@sumayasharmaarke5504 10 ай бұрын
ha waba asxpee ana iskula arkey 😂
@star.bigfan
@star.bigfan 10 ай бұрын
Legen wakuwata sxp abdulahi Akanuu.hori usoco legend
@user-ps8xu2qz2h
@user-ps8xu2qz2h 10 ай бұрын
😂😂wlhi gbdhuhu ciyal cagwen way isdhiibtay😢
@user-pr2xp2qd6y
@user-pr2xp2qd6y 10 ай бұрын
Gawadha markaa jilcisay iga raali noqo dhehe kwrn se wax uwada shiiqow😅😂
@Mahadyare01
@Mahadyare01 10 ай бұрын
4:44 wlahi runta kala hadlaa i aamin (astaqfurallah😢
@hindaaa_ali
@hindaaa_ali 10 ай бұрын
Amazing 😂😂😂 keep going wll
@Damal_media_1
@Damal_media_1 10 ай бұрын
Aniga wax kasta heesta back groundka ayaa igaga daran😅😅😅😂😅😂😅😂😅😂😅😂😅😂
@Asadhaajio27
@Asadhaajio27 10 ай бұрын
Trust our Prophet Tʜᴇ Bᴇsᴛ Pᴇʀsᴏɴ Eᴠᴇʀ Tʜᴇ Mᴏsᴛ Sʜɪɴᴇ Aʟʟ Cʀᴇᴀᴛᴇᴅ Pʀᴏ ᴘʜᴇᴛ Mᴜʜᴀᴍᴇᴛᴛ (ﷺ)♥♥
@abdaleMedia6830
@abdaleMedia6830 10 ай бұрын
Labada okiyaale waa maxay Akanuu yoow😂😂
@sarbeebsaa4536
@sarbeebsaa4536 10 ай бұрын
Qof yaroo quruxbadan weeye anaaba run run ujeclaadayba💌
@cusmaanqeys1535
@cusmaanqeys1535 10 ай бұрын
Sxp sare c.akanuu waan kuwataa inoo sobadi barnaamijka soona dheerey teamka dad badan kuso samey my brother 😂😅
@MuxiyadinCabdi-os5xi
@MuxiyadinCabdi-os5xi Ай бұрын
Nio taliyow muuqaladaada najageral waaye sobadi 💯🙏🏻
@apdishakuur9433
@apdishakuur9433 10 ай бұрын
Aknuu wll qofta caadi ey kaga heshee qofta noo so dhawee 🤔🥰❤️
@UpdyrizaakMoHomeTtKunkarone
@UpdyrizaakMoHomeTtKunkarone 7 ай бұрын
Akunkuu 😂
@AhmedIbrahim-qq4ro
@AhmedIbrahim-qq4ro 10 ай бұрын
Keep going legend akaanu
@farxandaacad9875
@farxandaacad9875 10 ай бұрын
Way iswaseeen aaaaaaaa akanuuuu caaaaadi matihid
@ina.halista
@ina.halista 10 ай бұрын
Kusali nabigeena muxamed scw
@ina.halista
@ina.halista 10 ай бұрын
Allah is one
@mahadaosman7593
@mahadaosman7593 10 ай бұрын
Scw
@abchirmoussa8328
@abchirmoussa8328 10 ай бұрын
You are soo funy wlhi machaallah Keep going bro
@Jarmo6677
@Jarmo6677 Ай бұрын
Akanuu legend🎉😂
@Khadarabdi-kb3tn
@Khadarabdi-kb3tn 10 ай бұрын
Keep going pro
@Maroquinerie-Harig-Shill
@Maroquinerie-Harig-Shill Ай бұрын
Salaam, sxb kaliya walahida kareb sida kale waan kuwata Akanu
@yaxyecali7057
@yaxyecali7057 10 ай бұрын
Waakugu bogaadinaa shaqadaan adag ee aad haysaa❤
@kamaalabdala
@kamaalabdala Ай бұрын
dhaga hadal freeee ah soo sameey😂😂😂😂😊
@abcoramos470
@abcoramos470 10 ай бұрын
😢😢😢😮 zxb dhaarta badan yareee plz
@AbdirahmanHussein-gs4ip
@AbdirahmanHussein-gs4ip 10 ай бұрын
Keep on going zxp
@nono123jk
@nono123jk 10 ай бұрын
Wey isl ogyhiin😂❤
@Mohamed-amin_chanel
@Mohamed-amin_chanel 5 ай бұрын
Inoo 1 M inshaalah
@yussufmahamad4876
@yussufmahamad4876 10 ай бұрын
Best KZfaqr 🎉💪💪💪
@mahamudmohamed6624
@mahamudmohamed6624 10 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂2022 gabadhan masha Allah halsano ayay adunka kadan beysa Haloduceyo lakin wagabar bashash ah allaha xafido amiin
@osmandaad8275
@osmandaad8275 10 ай бұрын
Mashaalaah 😂❤❤
@yacinhassanbouh1358
@yacinhassanbouh1358 10 ай бұрын
😂😂😂 geed hosti fadhisa nahyna funny wlahi akanu
@user-qx8vv5gu6o
@user-qx8vv5gu6o 9 ай бұрын
❤❤❤ yey ku dhaafin
@mursihaibe9302
@mursihaibe9302 9 ай бұрын
Gabadha markii Hore xooga aftaag lahayd xaga dambe ka wacnaty 🥰😂😂😂😂😂😂😂
@abuukarmuuseali9498
@abuukarmuuseali9498 10 ай бұрын
Legend so badi✌
@sulemansahalabdi
@sulemansahalabdi Ай бұрын
Daarta ha ku kaftamin❤🎉
@hassansarif3715
@hassansarif3715 10 ай бұрын
Akanuu xld kwrn
@Supr93
@Supr93 10 ай бұрын
The first new research is expected 🥥🌽😅
@walalkamilini8386
@walalkamilini8386 10 ай бұрын
I like this vedios wlh akanu nosobadi ninyahow
@user-ju9gi7io3q
@user-ju9gi7io3q 10 ай бұрын
Aaar😊
@ahmedabdi2753
@ahmedabdi2753 10 ай бұрын
Keep going 💪 ❤❤❤
@KayseAxmed-kt1nj
@KayseAxmed-kt1nj 10 ай бұрын
kzfaq.infouSWeHYyOOBI?si=mH50wNxU93_KkBP3
@calloraul2199
@calloraul2199 10 ай бұрын
Nio wllhida beenta ah iskadaa ma fiicno pro
@AhmedMohamed-sm2gl
@AhmedMohamed-sm2gl 10 ай бұрын
Uu waashay i aamin😂😂😂😂
@user-pi5uw1fo4i
@user-pi5uw1fo4i 10 ай бұрын
Funy waaye
@mohanadabdullaahi8882
@mohanadabdullaahi8882 10 ай бұрын
Dudiiii❤️
@SaalimMohamed-rz5yc
@SaalimMohamed-rz5yc 10 ай бұрын
War akanuu inantu iyadaaba jaceyl ku dhacay wllgi
@mahadjokar1738
@mahadjokar1738 10 ай бұрын
Saxipoow muqaladaan cml soo badi😂
@kingckfamilyflog3051
@kingckfamilyflog3051 10 ай бұрын
Zxp prankiyadan oo kle soo badi 😂😂❤ tlie❤
@cismancali8520
@cismancali8520 8 ай бұрын
Keep going
@user-wz6nj4xt5x
@user-wz6nj4xt5x 10 ай бұрын
That was epic chennelkas ka daawaday iyadoo english ah hortaa la sameeyay lkn horay usoco da.daal heysa sxp
@Somali-Rights-Watch
@Somali-Rights-Watch 10 ай бұрын
Haa wlh
@HamdiHussein-gs9fv
@HamdiHussein-gs9fv 10 ай бұрын
40 qof ducadooda waa aqbal iiso duceeya in illhey ii sahlo amuuraheyga❤️🥰
@mursihaibe9302
@mursihaibe9302 9 ай бұрын
Alle haku caafiyo😢
@horaymaumaqashay3017
@horaymaumaqashay3017 10 ай бұрын
Amazing😂😂😂
@cumarmaxamed7239
@cumarmaxamed7239 Ай бұрын
Waa khalad sxb
@umereal3341
@umereal3341 10 ай бұрын
waa kala turey cadi mhn macalinka yar
@suhaybdayipnour6244
@suhaybdayipnour6244 10 ай бұрын
Isoo Badi Zhip
@hassanmohamedchannel3053
@hassanmohamedchannel3053 10 ай бұрын
Legend sare 🎉❤
@bashirmohamed474
@bashirmohamed474 10 ай бұрын
Wllo hablaha somaliyed arinkaa kadaa waayo waa guurdoon prank ayuu ahaa waa naxdin waku tagera lakin kuguma raacsani
@Mohamed-q9l
@Mohamed-q9l 10 ай бұрын
Allah is one❤
@xasancutti8422
@xasancutti8422 10 ай бұрын
Akanuu wku wata Wlhi Qamrji Lcibka prankiyada
@CabdulahiMursal-xx6jx
@CabdulahiMursal-xx6jx 10 ай бұрын
Soo badi kan 😂😂😂😂
@najmomaxamud9049
@najmomaxamud9049 10 ай бұрын
Kkkkkkk nio aknuu wadnha na jarty 😂😂😂😂
@Kingofcity-we4gp
@Kingofcity-we4gp 10 ай бұрын
Sedi cml 😂😂
@keepchat
@keepchat 10 ай бұрын
Qofta intaan lala Murmaayo ma arragto qofka duubaayo 😂😂😂😂
@Elmi.451
@Elmi.451 10 ай бұрын
Abdulahi kanuuyoow sanad walba iidmaahin kaad ku dhimanlaheed aaa soosocda
@KayseAxmed-kt1nj
@KayseAxmed-kt1nj 10 ай бұрын
kzfaq.infouSWeHYyOOBI?si=mH50wNxU93_KkBP3
@suhaipyusufabdi5228
@suhaipyusufabdi5228 10 ай бұрын
Noso badi kan sxb
@baadhistatv8921
@baadhistatv8921 10 ай бұрын
Is was very good prank ❤❤❤😅❤❤❤😮😮😅😅😅
@user-zi4wo3vh2w
@user-zi4wo3vh2w 10 ай бұрын
Walihi this Guy Funy
@ugaasmaxamed9392
@ugaasmaxamed9392 10 ай бұрын
Dhaarta iskadaaa sxb
@maxamed912
@maxamed912 10 ай бұрын
Keep going sxp
@nUuradimUpdiqadir
@nUuradimUpdiqadir 10 ай бұрын
Oh😂😂😂😊
@Cadanishow
@Cadanishow Ай бұрын
Dhaarta dhaaf walal
@Ismlre125
@Ismlre125 10 ай бұрын
Wlhi qofta wa diyaar way iskeentay 😢😢 jaceylka ayay run mooday
@suhaipyusufabdi5228
@suhaipyusufabdi5228 10 ай бұрын
Noso badi sxb kan
@yaxyecali7057
@yaxyecali7057 10 ай бұрын
Sxb mcn waxaa tahay KZfaqrka kaliya ee aan xiiseeyo muuqaladiisa❤
@user-nn5qq3or7m
@user-nn5qq3or7m 10 ай бұрын
Zxp qeybtiisa 5 kaa sugeynaa legend
@9al_games_fan
@9al_games_fan 10 ай бұрын
GG😂😂
@WllwaliitMousa-mx8hn
@WllwaliitMousa-mx8hn 10 ай бұрын
qaybta kle wa sugoynaa akanuu
@UbaxmuseAhmed-gd6wt
@UbaxmuseAhmed-gd6wt 10 ай бұрын
Nsoo badi sxp plse funny weye😂😢
@nuurjsb2111
@nuurjsb2111 10 ай бұрын
Abtiyo waan iga washay
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 205 МЛН
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 6 МЛН
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 176 МЛН
HA DHAQAAQIN BOQOL DOOLAR QAADO XAD GUDUB WAAYE SAAN
24:06
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 456 М.
HOR FADHOISO DOOQAAGA   || NASIBKA HADAN LAGA HELIN PART 2
18:52
Muniir official
Рет қаралды 96 М.
WAA  LAGU FAHMAY  TUUGA SOO SAARA HADII TUUGA UU BADBAADO 50DOLLAR QAADO
19:48
Prank Cabitaan KHAMRI Kujiro | Very Funny Puplic Prank | Kamera Şakası
27:55
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 205 МЛН