PROFF INGIRIIS | XAGEE KU DANBEEYEEN 5-TA GOLAHA Sare

  Рет қаралды 53,760

Xaldoon Media

Xaldoon Media

3 жыл бұрын

Copyright by Xaloon Media

Пікірлер: 89
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 2 жыл бұрын
Prof mahamed ingriis soobadiya waraysiyadiisa waa taarikh runa lagama caajissyo
@samsamm5996
@samsamm5996 2 жыл бұрын
Waa aqoon yahan yaab le
@adenabdi933
@adenabdi933 2 жыл бұрын
Good story about somali
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 2 жыл бұрын
Horay usoco prof mahamad ingriis runtaad kahadashaa guulayso
@amareto5772
@amareto5772 5 ай бұрын
Ilaahay ciqaabtiisa ha mariyo ragaas inta ay u geysteen shacabka Soomaaliyeed..
@ismailfarax7670
@ismailfarax7670 3 жыл бұрын
Asc prof maxamed xaaji ingariisi mad ka hadashid dilkii janaral salad gabyare kadiye iyo janaraal madamed ceynaanshe iyo cabdulqadir dhen dhen
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 6 ай бұрын
Khabiir wax badan OG Mohamed H Engiriis
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj Ай бұрын
Walaahay inuusan waxba ogeyn taariikhdana been buu ka sheegaa waana qof cuqdadaysan oo caadifad ku sheekeeya ee research samee oo dhegayso wareysiyadda inqilaabka ay ka bixiyeen saraakiil ka mid ahaa golihii sare weliba kuwoodii uu xidhay Siyaad barre ama saraakiishii kale ee Cabdullaahi Yuusuf,Gen Fadhiku-salaan ka mid ahaa,Gen Galaal ahaa,Cabdullaahi Congo ka mid ahaa,Amb Cawil Ducaale ka mid ahaa,Col Xasan Cabdi Khayre ka mid ahaa ( intii dhimatay Allah haw naxariisto. Dhegayso ama akhri buugtooda,sidoo kale Barnaamijyadda Xasuus-reeb oo wareysiyo ah ,sidoo kale Barnaamijka Somaaliya iyo qarnigii tegay ee Aadan Nuux Dhuule iyo Cawke ( aun) daadihiyaan iyo ugu dambeyn Barnaamijka Haaruun macruuf ee inqilaabka laftiisa lagaga wareysanayo sida Col Cabdi warsame Isaaq Col Cismaan Maxamed Jeelle oo lala xidhay Gen Ismaaciil Cali Abokor iwm. Raggan aan kor ku xusay hal qof ayaa Daarood ka ah oo inta kale waa Isaaq,Hawiye iyo Dir. Ogow taariikhda waa laga been sheegi karaa ee lama qarin karo. Ogow dadka waxaa ugu fiican qofka taariikhda uga run sheega siday aheyd haba ahaato mid kusocota dhinicii ay ishayeen iwm. Raggan aan xusay kulligood waxay isku raacsan yihiin in Siyaad Barre inqilaabka arinkiisu ku jiray lagasoo bilaabo 1960gii sababo musuqmaasuq oo lagu sameeyey awgoodna uu aakhirkii 1969 kii ku guulaysatay . Ninkani khabiir maaha ee waa beenaale aan xishoon waayo wuxuu isku dayaa inuu taariikh u sameeyo shakhsiyaad uu qabyaalad ku taageero balse ma oga inuu dhaawacayo sharaf hawl karnimo oo ay ku qabteen kartidooda iwm. Wuxuusan xataa kani ogeyn in laga soo bilaabo 1960 gii ay saraakiishii ciidanku inqilaabyo isku dayayeen sida kii 1961 ee Laba xidigle Xasan Keyd iyo Labo xidigle Cabdullaahi Congo hogaaminayeen ee fashilmay iwm. Sidoo kale ma oga in ilaa wakhtigaas saraakiishu groups kala ahaayeen iyo siday isugu xidhnaayeen,iyagoo qeyb walba dhankeeda inqilaabka ka diyaarineysay waayo Africa ayaa dabayshaasi ka socotay xilligaas. Keliya soo baadh adigoo u noqonaya raggaas aan kuu xusay wareysiyadooda ama book tooda cida Maxamed Siyaad u fududaysay inqilaabka oo ku raadinayey wakhtigaan kor ku xusay. Weligaa taariikhda caadifad haku raadin ee ogow wixii dhab ahaan u dhacay iwm.
@abdirishiidhassanegag3239
@abdirishiidhassanegag3239 Жыл бұрын
Pr. Aan ku saxee golaha sare ee kacaanku waxay ahaayeen 25 nin bilowgii. Lakin 5 taan waxaa loo bixiyey guddiga siyaasadda . Waad qaladay titlekooda.
@ShaaficiShariif-zp1iq
@ShaaficiShariif-zp1iq 4 ай бұрын
Dr guulayso
@HassanMohamed-qd5pw
@HassanMohamed-qd5pw 10 ай бұрын
Xaasid ayaa tahay kheyr laawe ah habardugaag kasii ah
@mohamedibrahimguure6171
@mohamedibrahimguure6171 2 жыл бұрын
Dafle runti waxa la oran kara dawlda ninka kalawaday inuu ah oo siyad bare maqar saar aha sabtoo ah wax kasta oo dhaca asaga sabab u aha awoodisana nin aad u muqta ayuaha
@mulkidahir3837
@mulkidahir3837 10 ай бұрын
Heesta magaceeda ii sheega🥰
@abdirizakfarahhussein6922
@abdirizakfarahhussein6922 8 ай бұрын
Wn so hellay sxb cumar dhuule heestii jabhadaha 1991
@saidmussa6461
@saidmussa6461 9 ай бұрын
Prof Mooryaan dhiigyocab ah waa kan waa bug Prof xaal qaado
@mohamedkaahiyekaahiye634
@mohamedkaahiyekaahiye634 2 жыл бұрын
Asalamu calaykum ugaas waar ku waasi waa ehelunaar dhamaan
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 2 жыл бұрын
Hawiye hawiye xaarla dhuuqayay
@mohamedalit168
@mohamedalit168 Жыл бұрын
Professor nimankan aqoon ma lahayn dilki salad gabayre iyo axsabti kale ayey ku faraxsanayen jawabtedi waa helen
@GaaShAaNLe12
@GaaShAaNLe12 10 ай бұрын
All in all siyaad barre dalka wu urona dadse naaruhu ka waraabiyay wuuna xukun jecla been alaa nacaye
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 2 жыл бұрын
Ninka tariikhiyanka ahi maha nin cadifad kashaqeeya
@yaakcon
@yaakcon Жыл бұрын
FARASYOONUHUU JIITEY KULAHAA. WAXAAN AYAAN HISTORY KA SHEEKEENAYA. HAWIYE MA YAXYAXO OO XISHOOD MA LEH.
@cjesse6698
@cjesse6698 3 жыл бұрын
Joogan Mooryaan
@baashaal6778
@baashaal6778 Жыл бұрын
Bibelka xagga dambe backgroundka ka dhigtay maxaad ka wadaa?
@abdinurmuse6147
@abdinurmuse6147 2 ай бұрын
Waa gudiga siyaasada ee golaha dhexe eexisbiga h k s
@cjesse6698
@cjesse6698 3 жыл бұрын
Galaal usheeg bichiz
@saidmussa6461
@saidmussa6461 9 ай бұрын
Kahadal habrihii aad faraqooda lacagta kala baxaysey
@drs.nabiha7917
@drs.nabiha7917 Жыл бұрын
Kkkkkkkkk professor kulahaa Been badanaa
@hobergurey3093
@hobergurey3093 2 жыл бұрын
prf USC maa nooga warantid
@user-jt9sd3fx9v
@user-jt9sd3fx9v 3 жыл бұрын
Ismacil cali abukar media dhan waa diiday inu wax taarikh ah reebo
@haaji99
@haaji99 2 жыл бұрын
Waa qoof damiir leh
@ridwantimo4164
@ridwantimo4164 Жыл бұрын
Ha wuu Ka shalaynayaa Fikirkii uu keenay ee ahaa in dalka la afganbiyo ayaa sababay in dadkiisi la xasuuqo asagana Ka ixtiraami waayo oo la xidho
@adnanaliyasin1274
@adnanaliyasin1274 Жыл бұрын
@@ridwantimo4164 waaqolama
@ClahiCabdiadan-cp2wc
@ClahiCabdiadan-cp2wc Жыл бұрын
​isaaq
@mohammedabdi7061
@mohammedabdi7061 2 жыл бұрын
Markaad General Mohammed Ali Samater oo lagu qiyaasay inu u dhigmay General Vo Nguyen Giap Former Deputy Prime Minister of Vietnamese and military General Ee Maraykanka Ruugagga dhulka u dhigay wax ka sheegtay waan gartay inaad dhaqan Mooryaaneed leedahay oo taarikh been ah oo degdegsan nagu si deysay oo weliba Lagu soo dhiibay.
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub 2 жыл бұрын
Kkkkk pro tasriikh buu ka hadlayaa, qabyaaladi yaanay ku qaadin Faqash,
@mohammedabdi7061
@mohammedabdi7061 2 жыл бұрын
@@AhmedAli-fb7ub General Ali Samater idinka ayaa isku rer ahaa ee anagu Somalinimo iyo wixi u dalka u qabtay ayaanu runta ka sheegaynaa ee take it easy
@yaxyecibaar9039
@yaxyecibaar9039 Жыл бұрын
Barfasoore aad iyo aad Ayaan kuugu bogaadinayaa arintaa ciidanka dal aan ciidan laheen dowlad la aqoonsayahay ma aha hada ayaa afgenbigii socdaa aniga waxaan ahay akadeemiyo jaale siyaad nalama arki Karo waxaa nalaga sare mariyey kuwo lasoo mariyey machadyo si deg deg ah lagu gaarsiiyay darajo oowsan qaadi karin
@a.hassanjama4571
@a.hassanjama4571 Жыл бұрын
War ninkaani waxba MA oga Shanta nin oo ku magacaabay golaha share ee kacaanka waxaa LA oran jirey guddiga siyaasadda ee golaha sare Golaha sare Markii hore wuxuu ku biloowday oo inqilaabka sameeyey 25 sarkaal magacyadooda raadi dadkii taqaaney Wali waa noolyihiin.. Taariikhda been ha ka sheegun..
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 Жыл бұрын
Ninkaa professorka sheeganayaa ,wuxuu moodayaa in south Africa xilligaa xor ahayd ,maba oga ineynnu innagu u doodi jirney ,oo dhaqaale siin jirney ,geeljiaha iyo jaamiciga soomaaligu waa isku Aqoon.
@ahmedsalaad3013
@ahmedsalaad3013 Жыл бұрын
Caqli baadan lahayn taarikhna ma haysid waxaad maqashay anagaa udoodi jiray yaa reer baadiye .south africa dawlad bay ahayd waxaana haystay dadka cadaanka ah oo midab takor ku hayay madawga .dawladii sideedi bay ujirta cadaanki iyo madawgii uunba xukunkii ukala wareegay
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 Жыл бұрын
@@ahmedsalaad3013 Iney xornimo udagaallamayeen baad Qiratay ,Anna ineynnu taageeri jirney bn sheegay ,caqli yaraantu waa sidaad u leedahay ingiriis baa dhul isiiyey.
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 Жыл бұрын
Reer baadiye cay maaha ,yaa Reer magaal ah ,oo aan baadiye sal ku lahayn oo soomaali ah Axmaqyohow
@daoudadavid7571
@daoudadavid7571 2 жыл бұрын
Darood don't wanna hear the true siyaad bare was biggest qabilist in somalia history period
@koorabelayo4035
@koorabelayo4035 2 жыл бұрын
Siyad barre never favoured daarood infact they were his biggest victims.
@hugdheh
@hugdheh 2 жыл бұрын
@@koorabelayo4035 hh so are you telling us that hhh Yaa daarood ismaaciil ahay druqday ceebtiye kkkk
@somdhabah6059
@somdhabah6059 2 жыл бұрын
Meesha magaca kuugu qorani waa Daouda David, in aad gabar faransiis iyo ingiriis iska dhaleen baan u haystay saas ooy tahayna qabiil iyo qurun baan ka hadlaysaa, aabe Siyaadna wax uusan ahayn baad ku sheegaysaa...cajiib..
@abuubakarsaid7531
@abuubakarsaid7531 5 ай бұрын
Beelow cuqdad qaba duli ah badtahay
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh Жыл бұрын
Midgaanki cumar dhuule ahaa yaakushubtay ? Maxaa kagalay wixi is haysto isagu midgaan buu kayahay waxa kagalay maleh!
@jiilkacusub3019
@jiilkacusub3019 Жыл бұрын
midgaankii cali samatar ee siyaad barre kabaha u leefi jirey kawaran isaga?
@ifka2877
@ifka2877 2 ай бұрын
Cumar dhuule Adu kaa Somali Sanaa ee aqligaada eey dadka usheege inaa moowtada caaydo sorry
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh Жыл бұрын
😂😂😂😂
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 2 жыл бұрын
Doqontii magol duufley
@abubakarozman1017
@abubakarozman1017 Жыл бұрын
Ar. Fiiri. Sida. Beenta loo baafinaayo. Nin. Sir Doon. Ah Miyaa Qolkiisa. Qolka kale ku dhegan. Laga maqlaa. Guriga cariish miyaaa
@saidmussa6461
@saidmussa6461 9 ай бұрын
Prof USC 1991 KAWARAN ADEERKAA CAYDIID KANI CIYAAL JEEB AYUU AHAA CID UU WAX U AQRINAYO AYAABA KA DARAN
@mohamedalit8770
@mohamedalit8770 2 жыл бұрын
Cumar carte itobiya u shaqaynayey professor wax badan ba ka maqan ismacil mucarad ma noqon albabada laga xirtay nimanka awal iyo Habarjeclo waxa bananka u tuuray afwayne ku diray general ismacil axmed ismacil o u caraysna dilki inaderki general caynashe nimanka o ka dambeyey dilki general ka iyo gabayre
@NUURIYE.
@NUURIYE. 2 ай бұрын
Gen qorsheel warsangeli Caynanshe isaaq h.yonis Xusen kulmiye abgaal Maxamed ali samatar madhiban Ismaciil ali abokor isaaq Dafle dhulbahante. Inaa siyaad barre dowlada waa naga ilaalin jirey hadsa mj nHay sabbto ah inaa u daadanyno buu ogaa😂
@mohamedalit8770
@mohamedalit8770 2 жыл бұрын
Professor arinta ina dafle wuu ugu talo galay ismacil inu maqlo,ismacil ma ahayn nin snm aha wuxu aha guulwade wayn waqtigi lagu shaqaysan laha ba dhamaday isaga iyo cumar carte
@NewDayMedia.
@NewDayMedia. Жыл бұрын
axmed maxamuud faarax naaneys ma lahaaay?
@muniirmohamed9401
@muniirmohamed9401 Жыл бұрын
Wuxuu laxwas
@muniirmohamed9401
@muniirmohamed9401 Жыл бұрын
Naanaystiisu waa laxwas waa isaaq
@jiilkacusub3019
@jiilkacusub3019 Жыл бұрын
@@muniirmohamed9401 laxwas naanays maaha ee naga aamus
@ilayscmr1800
@ilayscmr1800 3 жыл бұрын
Porfasoore maxaa ka jira arinta ah in Maxamed siyaad uu ahaa sirdoon talyaani oo maxamed siyaad waxuu ahaa sahmiyihii koofurta itoobiya ee moyaale,nageyle, ilaa qalaafe iyo godeey isagoo talyaaniga u sahminaya kahor dagaalkii 1936 itoobiya lagu qabsaday. Kadib waxuu ingiriiska u noqday 1941kii sirdoon ingiriiska
@ayanahmed1487
@ayanahmed1487 3 жыл бұрын
Mooryaankan Prof Sheegta ha caayina u duceeya cugdad ayaa jidhkiisoo dhan dagtay. Anigu ma ihi Daarood ee xaqa ayaan sheegaa
@ilayscmr1800
@ilayscmr1800 3 жыл бұрын
@@ayanahmed1487 siyaad bare wuu ahaa jaajuus ingiriis & mid talyaani in 1932 Siyad wuxuu ahaa askari talyaani oo spy ahaa and in 1941 wuxuu ahaa askari ingiriis! Wuxuu ahaa ninkii soo xirxirijiray halgamayaashii SYL 1949 dagaalkii dhagaxtuur askartii booliska xamar ee maalinkaas isagaa turjubaan u ahaa ingiriiska. Taariiqdu Nina ma doonto Nina ma diido! Parfasoornimada cilmi ayuu ku helay ee garab kuma helo EEDO!
@ayanahmed1487
@ayanahmed1487 3 жыл бұрын
Ilays anigu siyaad bare ma taageero ee waxaan diidanahay taariikhda dhinaca ah ninkan ina ingiriis uu wado waayo USC kaladaadkeegi kama waramo. Anigu academic waan ahay markaad essay qorayso waa inaad dhinac walba aad eegto. Sidaa ii fahan.
@ilayscmr1800
@ilayscmr1800 3 жыл бұрын
@@ayanahmed1487 siyaad intuu aayado quraan beeniyey aa shacbigu u sabciyey. culumo, indheergarad, saraakiil etc wuu dilay oo xiray oo ceyriyay. Sidookale wuulahaa positives sida gumeystihii ree yurub u lahaayeen negatives & positives lkn hadba mowduuca ayey ku xirantahay oo USC & jabhadihiikale iyo dagaalkii sokeeye in dalku galo ma dhaceen (qadarta ALLE waa halkeeda) hadii dowladii siyaad eey mid shacbigu leeyahay ahaanlahayd. Dabcan is xijinsiinta inuu asagu dalka iyo dadka uu leeyahay ayaa keentay burburka, markuu dalka isaga cararayey wuxuu ku xiray miino USC iyo intii kaleba waaku qaraxday dalkiina dhalo qaraxday ayuu noqday mana jiri karto si la isugu soo celiyo oon ka aheyn waqtiga iyo waayaha ileen iyagaa bogsiiye wanaagsan ahe maalinba maalinta ka danbeeysa. Culumadeenuna kama shaqeeyn sidii culumadii Rwanda, Sierra Leone, Liberia etc. waxbadan ayaa sii qaldamay siyaad kadib, xiligiisii, dowladihii ka sii horeeyay iyo xiligii xoriyad doonkaba. Marka Ayaan Sikastaba Porf ingiriis aa wuxuu noqday aqoonyahankii soomaligaa ee u bareeray inuu ku taqasusu TAARIIQDA SIYAASADA SOOMAALIYA. Isaga ka hor waxaad moodaa in dadkeenu aysan qiimo weyn ulahayn!
@ayanahmed1487
@ayanahmed1487 3 жыл бұрын
Waa run inta badan qoraalkaagu laba arimood mooyee. 1. USC malahayn plan B waayo Cali Mahdi iyo Caydiid ayey kala saari waayeen Cali garle Caydiid garle ayey ku dhameeyeen shirkii USC 1991 ee siyaad bare ka dib xamar ka dhacay. 2. Ina ingiriis ugu ma horayn rag badan oo kale ayaa jira oo buugagooga lagu barto jaamacado badan sida Savannah University Georgia USA Professor Mukhtaar iyo Ottawa University Canada Professor Maxamed Nuux Dean hore ee lafoole.
@saidmussa6461
@saidmussa6461 9 ай бұрын
Kani ciyaal jeeb ahaa ceelgaab ayuu jeebka dadka baaranayey ayaa prof Mooryaan dhiigyocab ah
@aliadam4699
@aliadam4699 2 жыл бұрын
War ninkaan Waxa uu akhriyayaa waa been golaha sare way badnaayeen Shanta qof oo uu ku magacaabayo golaha sare waxaa la óran jirey guddiga amaanka ee golaha sare wuxuu rabo ayuu ku hadlaysaa...
@xuuseencabdulaahi8643
@xuuseencabdulaahi8643 Жыл бұрын
Oo hada ma beenbuu nagu afuufaya😂😂
@mohamedsharif6647
@mohamedsharif6647 18 күн бұрын
Sxb Been iyo Taariikh Aad Hubin Oo Qabiileysan Baad Ku hadleysaa Ee Beenta naga Jooji. Magacaaga Oo Professor Ayaaba Been Ah
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 Жыл бұрын
Xalddoon media Ismaaciil c.Abokor gurigiisa lagama soo qaban,ee Baydhabo ayuu u fakaday oo laga soo qabtay
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 2 жыл бұрын
Beenale
@alioucisse3207
@alioucisse3207 Жыл бұрын
Cumar dhule wuxu aha midgaan ina gumeed ee baqtiga cuna oo idoor ku shaqesan jirey
@kaderabdiadam9443
@kaderabdiadam9443 Жыл бұрын
Kolay wuu dhaamay midgaankii kale Cali Samatar ee Siyaad bare wasi jiray iyo kab iyo lax fijaan, koombo,
@qalpinuura9091
@qalpinuura9091 Жыл бұрын
Midgaan wixi xun baa layirahda hada madhiban tirahdana ceeb mahane waa qabiil kamida qabiilada somalida *AUN cumar dhuule inbadan wuxu ka fiicnaa cali samatarkii horgalka u ahaa siyad barre*
@saidmussa6461
@saidmussa6461 9 ай бұрын
ismaaciil cali abukar Baydhabo ayaa laga soo qabtey Prof mooryaan dhiigyocab ah waxaad ogtahey calyada aad daadineyso iska dhaq dhareerka ciyaal jeeb ceelgaab maxaa kala heysta
@user-yv8np5el3b
@user-yv8np5el3b 10 ай бұрын
Lol this guy has no clue what he is talking about
@somdhabah6059
@somdhabah6059 3 жыл бұрын
Mooryaan bililiqaystay borofosoornimo..Raabiyuu qabaa dibjirkaanu, cuqdadna wuu qabaa..Quraandhurwaa, iyo huuhaa aan waxba ka jirin buu sheegayaa..
@gaashaamotv
@gaashaamotv 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Layaab Waa nin jira profasoor
@hassanisak8152
@hassanisak8152 Жыл бұрын
Runbaa fiicane Been baad sheegeysaa
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 24 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 93 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 61 МЛН
Waa kuma Cabdullaahi Ciise, waxaa soo jeedinaya Maxamed Xaaji Ingiriis
14:17
Wareysi S guuto Ahmed Saleban Dafle
20:02
xusuusonline
Рет қаралды 353 М.
QABIILEYNTA UBADKA AMA SOOMAALIYEYNTA
32:33
HANOOLAATO
Рет қаралды 75 М.
45 GUURADA  DILKII WADAADDADA 1975 -MAXAMED HAAJI INGIRIIS
14:18
HANOOLAATO
Рет қаралды 99 М.
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 24 МЛН