PUNTLAND 30Street Garoe 2024 || Midkamida Wadooyinka ugu Calamisan Garowe2024

  Рет қаралды 13,305

SOMAL BLOGGER

SOMAL BLOGGER

4 ай бұрын

The Best Highway or Street in Somalia, Garowe Puntland Somalia Jidka 30ka 30Street in Garoe Puntland #puntland #garowe #somalia #viral #somaliya #highway #beautiful #street #dalxiis #blogger #foryou #moresubscribers #growingchannels #tour #trending #explorepage #explore #views #youtube2024 #myvideovlog #blogger #somaliyoutuber

Пікірлер: 95
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 4 ай бұрын
PUNTLAND GUUL IYO GOBANIMO ❤. ALOW BARAKEE
@bby6
@bby6 3 ай бұрын
Wow puntland state horay usocda inshallah
@thepearlofindianocean
@thepearlofindianocean 4 ай бұрын
Excellent ideas
@neverlookback1244
@neverlookback1244 4 ай бұрын
Mansha allah waxaa fican inaa geedaha laa badiyo wayo magalada wey qurhinaya wana good environmental impact
@EEGAGTV
@EEGAGTV 4 ай бұрын
MashaAllah Allah ajar iyo Hasanaad Hakka siiyo Sida wanagsan ee ay udhiseen Amazing 👌👍 Mahadsand I like it
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
You welcome wll
@sarhayeamedia8802
@sarhayeamedia8802 4 ай бұрын
Masha allaha hormar wacan puntland🎉
@user-fx4ec9bi1j
@user-fx4ec9bi1j 4 ай бұрын
My homeland ❤❤❤
@ubahmumin287
@ubahmumin287 4 ай бұрын
mansha allaah tabaaraka llaah
@degelkhayr
@degelkhayr 3 ай бұрын
Masha Allah wall waan kugu cusbahay GAROOWE baan usoo socdaa qof aan magaalada guryaheeda aan waydiiyey baa iisoo kaadiray
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 3 ай бұрын
Kusoo walaal Casimaadaadii iyo Dalkaagiiba Maxaan kula qabanaa
@abobasement346
@abobasement346 4 ай бұрын
waa Good job 👍🏾
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 4 ай бұрын
WAA QURUX❤. Jardiino, iskuulo, dhakhtaro, phamacy dawooyinka gada, supermarket, shirkado ganacsi oo dadku usoo shaqayago, suuqi qudaarta, bakery, hairdresser, post office waraaqaha laga dirsan karo, SHOP, bank iyo xafiisyo dawladu leedahay, war boqolaal shay ayaa laga dhisi kara. Investment shirkado dawlado iyo shacab iyaa ku filan. Wixii quruxda iyo wejiga jidkana bedelayana laga ilaaliyo, taas oy ka midtahay nadaafada jidka😊
@zahramahomud6556
@zahramahomud6556 2 ай бұрын
Asc wr setahey walalkey masha allaha I liked ❤❤❤❤❤guuuuuul iyo gobanimo buntland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 2 ай бұрын
Wcs walaal Guul gobanimo… Thanks wll
@XayaatQasim
@XayaatQasim 3 ай бұрын
Mashaa allaah dhulki hooyo
@ismailmuse8861
@ismailmuse8861 4 ай бұрын
Waa inlasameyaa in magalada dadbadan kunoladan oo lofakara❤
@saidahmed395
@saidahmed395 3 ай бұрын
Boooska baa qali ah Dadka leh na ma dhisan karaaan wayna hostage 😊
@kingshibiinofficially4893
@kingshibiinofficially4893 4 ай бұрын
M.ashaah vi a Qaranaka puntilan Casumada Afirca waa Garoowe Madaxwayne dani xafidahullaah dalka guushisa waa madaxwayne dani 🇺🇿 viva Puntilan 🇺🇿👍💪💪
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 4 ай бұрын
Ma sha allah ilaahay ba mahad leh wa wax lagu farxo from GK ❤❤❤❤❤❤❤
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
🫡👍
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 4 ай бұрын
Walaal jidka amal ka bilow magaalada illaa xaafada amal dhisayso soo duub waa kaa sugaynaa inshaa allaah si aan ufahano adoo ka bilaabaya meesha laamiga amal ka dagto
@farahcarlos3669
@farahcarlos3669 Ай бұрын
🧏‍♂️Garoowe saan ha inoo Ahaato 🧏‍♂️❎️ cidna ma rabto 🧏‍♂️👏💐Garoowe Cidladeeda ha inoo Ahaato 🧏‍♂️❎️dhibaato Ma rabno 🧏‍♂️👏Garoowe waa Nabad 👍 Garoowe waa Amaan ✌️Puntland Victory vs prosperity 🟣🟡🔴🌏🔴🟡🟣
@abdullahidaad2062
@abdullahidaad2062 4 ай бұрын
Puntland horumar fiican bay samaynasaa , waa intaas oo lagu daro Warshado Shaqo abuura Madaxwayne kasta oo yimaada waa inuu 3 ilaa 5 Warshadood oo Dad badan shaqo ka helaan dhisaa intaan xilku ka dhamaan . Siciid Deni maadaama uu sii joogayo ilaa 2034 hadii Illaahay idmo waa inuu Warshado badan dhisaa ❤
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
Aad iyo Aad Cid dhaanta hada mahayno Allah habarakeeyee Dariiqa hormarkana Allah hatuso marwaba,Shicibka iyo Dadkeenuna ha isku tashadaan marwalba wixii kdhiban dawladaa ku khasban
@yarka4574
@yarka4574 4 ай бұрын
Deni aqli-caruur 😆 Xaar-Walwaal 😆 faa'iido malaha. Meesha wuxuu ugooga inuu Xamar PM kanoqdo. Puntland wuu kuxifaltama ee umashaqeeyo.
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
Sxb Ninkii Dadkan Dadaalaya Oo Noloshooda udadaalaya Oo dalkooda aaminay ninkii khiyaameeeya isagaa Iskhiyaameeyay Allah madaxda ha inoo toosiyo
@shamisnur9178
@shamisnur9178 4 ай бұрын
Masha Allah
@fuaadabdalle7331
@fuaadabdalle7331 4 ай бұрын
Wa qurux manshallah 😍
@ugaasibraahim3389
@ugaasibraahim3389 4 ай бұрын
Masha alh
@abdirahmanabdi9782
@abdirahmanabdi9782 4 ай бұрын
Mansha allah
@user-fx4ec9bi1j
@user-fx4ec9bi1j 4 ай бұрын
Cajiib
@user-zo6zo4tl2s
@user-zo6zo4tl2s 4 ай бұрын
Masha Allah 💕 rer garoow hamballayo
@silverloola726
@silverloola726 4 ай бұрын
MashaAllah, War walaaloow Warshado maa ladhiso. Hoteelo iyo Gas stations waa fiicanyihiin, lakiin warshado waxsoosaara baa fiicnaanlahaa.
@adamabdi743
@adamabdi743 4 ай бұрын
Warshad iska dhis ma aha wll. Magaalooyinka somalia wali ma xasiloona cid hantideeda ku aaminaysana malaha. Nin walba wuu jecelyahay inuu maalgashto wadanka Lkn siyaasiyin aan caqli iyo wax ay xayrinayaan jirin ayaa wadanka ku habsaday ummadina iyagay u afduubanyihin. Somalia intaaba shacabki maalgashtay ayaa maalin walba dhibaato la kulmaya. Ilaa la helo siyaasad xasiloon way adagtahay in maalgashiyo waaween laga fuliyo wadanka
@mahadawilhossein9220
@mahadawilhossein9220 4 ай бұрын
Magaalo dhaxdeeda warshad Laga MA dhiso waa in meel gooni loo cayima magalada ka fog
@caseerdiiriye8519
@caseerdiiriye8519 4 ай бұрын
Runtii walalaha putland shaqo fican ayay qabten guul iyo gobanimo
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 4 ай бұрын
Bangiyo iyo warshedo halaga dhiso❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@yasinmohamed1818
@yasinmohamed1818 4 ай бұрын
Unukaa leh ha laga ilaaliyo Garowe, sidii 2023 dhacday. 2023 ka dib aniga Garowe ma aaminayo. Sowtii xattaa doorashadii laga diiday oo maalin walba madaxtooyo ha la weeraro la dhihi jirey.
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
Aad iyo Aad
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 4 ай бұрын
Unag ma ahe waa War anaga boowe leh.
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
@faisalmohamedabdulla3600 Aad iyo Aad Unuka iyo Anika Meelna makala jiraan noooh 😂
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 4 ай бұрын
@@SOMALBLOGGER ogali hadeey xanaf la socan.
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
@@faisalmohamedabdulla3600 Aad iyo Aad Unukaaleh hadii Lagadaayo Caasimada dalka Garowena anakaa leh wadaynaysaa Intaasi kaftan ha iga ahaato 😂😂
@adamabdi743
@adamabdi743 4 ай бұрын
MashaAllah sxb muuqaaladaada qalbigaa ku doogsada aad baanan kaaga mahad celinayaa welcome back mudo kadib. Nolosha qurbaha waa iska gebogebo inshaAllah mesha aan isha ku hayo waa Garowe. Dawlada amniga ha laba jibaarto si maalgashiga u kordhana ha dajiso siyaasad dhulkan banaan looga faaiidaysto. Garowe nolosheeda Sidaan maqlay waa meelaha ugu qaalisan Somalia. Dawlada waa inay xakamaysaa
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
Aaad iyo Aad sxb Allah Ha inoo fududeeyo Hawlahana Siwanagsan Ha inoogu dhameeyo Dadaalkeedaa lagujiraa InshaAllah Soodhawaada Qurbajoogtana Waa in Dawladu Soodhawayn gaara iyo Gacma furan ufidisaa Si ay dalkooda umaal gashato InshaAllah Sharci khair qaba ayaa kasoo bixidoona arimaha dhulka iyo Horintooba iyo Qiimaha oo laxakameeyo InshaAllah
@adamabdi743
@adamabdi743 4 ай бұрын
@@SOMALBLOGGER waa Sidaa sxb inshaAllah. Waxaad inoo soo duubtaa mashaariicda xaafadaha cusub ee magaalada ka socda iyo qiimaha Hadaad kala sheekaysan karto masuuliyiinta mashaariicdaas inshaAllah sxb
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
@adamabdi743 hayee InshaAllah wll
@ayanhassan5906
@ayanhassan5906 4 ай бұрын
Asc masha allah wll soobadi
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
Igu halee wll
@yarka4574
@yarka4574 4 ай бұрын
Dhirta 🌴 beeritankeda hasocoto... meelo Hoosle iyo kuraas dadku fadhistan haladhiso. Dadku waay soobixi. ✌️
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
Haa Waa Fikir waanagsan Dadka iyo Gadiidka Dadkaa horeeya Lkn Dhibmaleh Hadaba Goobihii Dadwaynaha Waa lagu siidari karaa Dhul badan baa ubanaan
@user-oo3yl2ry3c
@user-oo3yl2ry3c 29 күн бұрын
I sheeg ciise maxamud waa iyaga markii doorasho timaado raxanraxan inta isku soo raaca xabada ka bilaabaya garoowe anigu waxaan ahay rer saaxo mareykan jooga waa dhisan lahaa garoowe lkn marka arko in reerka dagan wali u bisleyn isdhexgalka iyo dawladnimada oo hadda aad moodo unuka leh dii xss aad xamar
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 29 күн бұрын
Ciise maleh garowe waxaa leh puntlander wixii siyaasada waa meesheeda lkn hadaad deegaan iyo hormar wado shaqsi puntlander ah ayaad katahay inadeer
@hodanshirechannel3418
@hodanshirechannel3418 4 ай бұрын
Magaalada unukaa leh halaga daayo way dhusmaysaaye
@Cici_mimi
@Cici_mimi 4 ай бұрын
Sallaam Walal, wqqn Daawaddaa Video Daada. Waxaan ahay puntlanders Qurbaha kunool. Waxaa La iisheegay Garoowe Innneey Tahay Meesha Soomaaliya Ugu Nolal Qaalisan. Hadda Garoowe Haddii Larabo Inneey Dhisanto, Waa Iin Boosaskeedda Laraqiisiyaa Dadka Maalgashanayana Lasoo Dhaweeyaa. Macquul Maahan In qofwalba Dhaha Nolosheedda Lama Gooyn Karo.
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
Aad iyo Aad Walaal Hawlahaa waa la wadaa isimada siiba Islaanku aadbuu uga hadalay,Arinkaasi waa muhiim in dadka lasoo dhaweeyo Casimada Dhul badan ayaa wali iska banaan meel walbana wadooyin Highway ah ayaa lamariyay markaa Maal gashi dagdaga Waa lagama maarmaan, In dadka lasoo dhaweeyo siiba Puntlanders waa lagu khasban yahay
@Cabdiraxman..Mudug.
@Cabdiraxman..Mudug. 4 ай бұрын
Puntland Laamiyadeedu see yihiin, Wadooyin gaadiidka casriga ah lagu wadi karo ma leedahay, aanu ku maalgashanee
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
Puntland Wadooyinka Cidna kagama horayso
@YayahAli-nx6ru
@YayahAli-nx6ru 3 ай бұрын
Where's the start and ends of this road
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 3 ай бұрын
Magaalada ayuu kuwareegsan yahay Laamigan
@adamjamaahmed37
@adamjamaahmed37 4 ай бұрын
Garowe waxay noqon lahayd magaalada Somali ugu Wayn hadi loo ogolado daarood Wayne lakinse ciise riyole aya dadki u didan
@mahamedali4976
@mahamedali4976 4 ай бұрын
Inadeer waan Ku bahane maad ila so xidhiidid TikTok aaga iso sheeg
@khadijasaid6539
@khadijasaid6539 9 күн бұрын
Dadka reer puntland most are diaspora
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 9 күн бұрын
True
@ruqiyoxasan8119
@ruqiyoxasan8119 4 ай бұрын
Haye aniga boos malagi siin karaa aan camiree rer muqdisho ayaan ahaye mise waa leybursanaayaa hhhhhhh
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
Hahhahahahah Lagu Bursan maayee Gacmo Furan Kusoo dhawaw
@abdinasirabdullahi1037
@abdinasirabdullahi1037 4 ай бұрын
Waa horumar fiican xawaaraha ay darawaladu ku socdaan waa in sharci lagu yareeyo loo helo
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
Aad iyo Aad
@saidahmed-vt4ew
@saidahmed-vt4ew 3 ай бұрын
Bowe dadki meeye niin..
@aliyusuf1851
@aliyusuf1851 4 ай бұрын
Very beautiful but malaha meela looga baxo wadada(excit)
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
Way leedahay wll iyo Parking Buskii ama 🚕 giiba
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 4 ай бұрын
Garoowe waxaa dadkii u horeeyay bilaabey ka mida Awoowageey (JALAM).
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
Good
@AliMohamed-tv8ni
@AliMohamed-tv8ni 4 ай бұрын
My beautiful home city
@user-cw8sr8vd2o
@user-cw8sr8vd2o 4 ай бұрын
Wadada hareeraheeda hadii la dagaayo waa in si nidaam San oo cabiran loo degaa street street dowlada waa iney cabirta waa in master plan iyo qorsheyn loo sameeya maha qof walba inuu meshuu soo garo iska dhisto oo isku dhex yaac iyo foodo ah dhamaan xafadaha Garowe waa in wadooyinka magac loo bixiya iyo guryaha oo number guri walba iridiisa ama albaabkiisa ama ilin kiisa lagu dhajiyaa guri walba waa in la rijeyeeya albaabkiisa gambaleel lagu xira wadooyinka waa in 📸 camera iyo light ka cad ceeda ku shaqeeya waa in lagu xiraa , Garowe dii hore waa in la dumiyaa oo dib loo dhisaa waxay udhisan tahay qaab isku dhex yaac iyo saxmad oo aan la qorsheyn wadooyinkeeda oo xiriiri ah luqyada oo ku badan iyo guriyaha isku raranka ah Garowe Kaliya mahee Galkacyo Bosaso qardho burtinle Galdogob dhamaantood waa in sidaas loo dhisaa guriyaha jiingada ama lamiyeeriga saqafkoodu yahay waa in laga guura oo guriyo casri oo dunida la Jaan qaada la dhisaa samafare light 🚦 iyo calamada wadooyinka bad bada waa in la dhisaa waa in interlock la saara wadooyinka xaafadaha dhex mara interlock ga wuxu ka hortagaa fatahaada iyo in wadooyinka biyo iyo qashin fariistan shirkadaha nadaafada iyo dowlada hoose city council waa ineey nadaafada ka shaqeeyan sanadkii ba waa in la qabtaa abaal marinta degmada gobolka iyo xaafada ku guleystay nadaafada
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
Aad iyo Aad Faanoole fari kama qodba Waxyaabaga badan oo inaga dhiban oo wada muhiimka ah Isku tashi iyo Dawlad Hoose iyo Wada shaqaynaya ayaa lagu gaadhi karaa Allah ha ina fahansiiyo waxyaaha inaga Dhiman
@moolcaliyow
@moolcaliyow 4 ай бұрын
GAROE maahaan ee waa GAROOWE. Magac isma bedelo. Magaca cayaarta ka daaya!
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
Garowe/Garoowe
@guulaysoguul9131
@guulaysoguul9131 4 ай бұрын
Asc Xaaji magaalada markaad videos ga aad qaadaysid xagee ayay jiraan dadka reer garoowe mar walba waxaan arkaa markaad video samaynaysid badanaa magaaladu way banaan tahay
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
Dadka Qaar Guryahay uga shidantahay qaarna Xaafiis yada,Markaa Garowe Hadaad mar uun timaado waa Goob ay dadku shaqo iyo Hawlo badan busy kuyihiin Xafiisyo ha ubadnaadaan “Indoors” Banaanka lama jeclo
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
Wcs
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 4 ай бұрын
Qiimaha primada io dhulka laamiga u dhow waa imisa? Reer xamar malagu soo dhaweeyan mise waa reer puntland kaliya.
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
Qof walboo Somali ah welcome Muhii madu maaha Halkee kasoo jeedaa ama gobalkee,Qofku Haduusan amniga Gobalka waxba yeelayn Somalina yahay waa dhulkiisii,Ajaanib ayaa dagan kuna nool garowe lagayaabaa inay hanti kadhisteen xitaa
@R3dS3a
@R3dS3a 4 ай бұрын
Kabadala magaca oo u bixiya halyeyadi reer puntland sida ilan fulan ama maxamed Abshir walde
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
Aad iyo Aad cabirkii Balaca ayaa loogu magacdaray malaha
@guulaysoguul9131
@guulaysoguul9131 4 ай бұрын
Waxaan isku dayay inaan dhul ka gato magaalada garoowe oo aan anigana ka shaqaysto dhalin yaro dhowr qofna aan shaqo samayn u sameeeyo laakiin nasiib daro waxaa laga dhigay qaali qaali markaas waxaan ka iibsaday wadan shisheeye aan wax walba aan ku helay wax macquul ah kana faaiidey iyaguna ay iga faaiideen markaa dadka dhulka ka ganacsada garoowe waa in ay dadka aysan fogaynin qofku qasri gadan maayo ee dhul banaan you gadanayaa iskana daaya inaad doontaan inaad hal maalin aad ku taajirtaa
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
Aad iyo Aad Dadka haloo jabiyo dhulka Ayaan leenahay Si maal gashado Oo dadku Usoo dagaan magaaladuna u camiranto hadiikale Eyl iyo Dhulka Xeebaha udhaw ayaa loo gudbayaa iyo wadamada shisheeye
@Last_King2023
@Last_King2023 4 ай бұрын
This is very funny there is no car 🚗 on the road so what's the point in building a road 🤣🤣🤣
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
We have more another highways that’s why this one is like the future one 😂 MashaAllah
@muniircadekacade1199
@muniircadekacade1199 28 күн бұрын
MAgaladii waa laga soo baxay Mideda kale Wadooyinka magalada soo gala ama kabaxa ayaa jaam ah Lkn tan waa xafad aan wali magaladu Garin maxa laga soo doonaya kaliya waa la diyaariyey
@daimentraymi7962
@daimentraymi7962 4 ай бұрын
Sax waaye soo dhaween ha la muujiyo. Yaa la dhin. putland waaye meeshan maxaa ka soo dontay. Putland wee hormartay allah u saaido. Somali allah isku keeno (anagu iyo anga leh ) anee meesha ka baxdo waaye. Somalia oo dhan hormar iyo nabad allah gaarsiyo.
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
Aad iyo Aad Ameen Ameen Allah ha ina wada guulaysiiyo
@Guulsnapsnature
@Guulsnapsnature 4 ай бұрын
Copy cats
@Puntland1
@Puntland1 4 ай бұрын
So according your idoor mind road are invented by Muse Bixi 😆😆
Magaalo aad uga amni badan magaalinka kale ee Soomaalidu degto
8:58
Suheyba Badqas
Рет қаралды 46 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 8 МЛН
- А что в креме? - Это кАкАооо! #КондитерДети
00:24
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 7 МЛН
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
My LAST 24 Hours in Puntland, Somalia
14:44
gus1thego
Рет қаралды 19 М.
Dekada Magaalada Bosaso ❤️
3:28
Dharjaale TV
Рет қаралды 1 М.
Spanning Garowe Divides | SURPII_Nagaad Project, World Bank
5:06
vlog: GAROWE, Somalia🇸🇴… through my eyes!!
8:58
Life With Jamad
Рет қаралды 44 М.