Puntland & Shacabkeedu Inay Soomaali oo dhan U Faanaan waa Gar Illaahay | Jama oo Falanqeyay Garacad

  Рет қаралды 10,294

SSTV

SSTV

Жыл бұрын

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on KZfaq, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on KZfaq.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our KZfaq channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Mohamed Abdi

Пікірлер: 57
@M.Duran71
@M.Duran71 Жыл бұрын
Hambalyo soomaali, greetings from Canada 🇨🇦
@hanyaswan1817
@hanyaswan1817 Жыл бұрын
Vive darood Guullesda morning mashllh nollow formj guul team formajo mashllh congratulation Paunland
@puntlandland2679
@puntlandland2679 Жыл бұрын
Farmaajo wa nin diidana inu dhagax dhigo
@M.Duran71
@M.Duran71 Жыл бұрын
Haraadigii Mujrimkii Afweyne Ilkayar nacalatullah war meesha ka carar yaan lagugu wasine.
@hanyaswan1817
@hanyaswan1817 Жыл бұрын
@@M.Duran71 moryan hawiye is karbach moryan gun 😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀
@M.Duran71
@M.Duran71 Жыл бұрын
Maanshaa Allah, Kablalax port waa LA dhisay finally Guul iyo Horayumar
@Yedo25254
@Yedo25254 Жыл бұрын
Hambalyo reer Puntland
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc Жыл бұрын
Maasha allaah illaahay haidin barakeyo gulaysta reersomaliya reebuntland nintashaday ooallaah talasaartay.waa gulaysta
@rnuura334
@rnuura334 Жыл бұрын
Maansha Allaah Tabaarakallaah ILaahayoow Ubarakee oo Kadhig Dakadii Lagubadhaadho ee LagukhayRo Soomaaliyoodhana Anfacda Io MusLinba Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin Allaahu AkbaR☝️ Scw Scw Scw❣️❣️❣️
@kalidabdi4491
@kalidabdi4491 Жыл бұрын
WLHI MASHA ALLAH MAJEERTEEN 💥💥💥 GOBANIMO
@abdikadirosman9819
@abdikadirosman9819 Жыл бұрын
Though it is posetive to have such a great project, I believe if we could encourage mutual brotherhood among somali when investing without tribe, it could take Somalis to next level.
@bhaashi1622
@bhaashi1622 Жыл бұрын
Thank you mashalah degada garacad
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 Жыл бұрын
Masha allaah
@hawaali7417
@hawaali7417 Жыл бұрын
Ascw maanshalaah tabaraka laah ilaahay subxaana watacalaa ha Barakeeyeyo aduun iyo aakhiro ba
@zamzamahmed2226
@zamzamahmed2226 Жыл бұрын
Jamacow mahadsanid walao Wilasha kale kula shaqeya Waa ka amusen garacad Iney ka hadlan 😎😎✌️
@luuljaamac2023
@luuljaamac2023 Жыл бұрын
Zamzam wiilashu way wada shaqeeyaan sida aad sheegeyso sidaa darteed dhaqan uma laha inay barnaamij baxay oo qof ku qornaa kawada hadlaan anoo garanaya ujeedkaaga inaad jeclayd inay qaarkood si xun oo Negative ah hadlaan so I will give u grape words sweet as a honey
@cabdisalamtoni9920
@cabdisalamtoni9920 Жыл бұрын
hamblyo puntlnd
@sharifjanagale3776
@sharifjanagale3776 Жыл бұрын
الحمدلله والشكر لله ثم لكم
@luuljaamac2023
@luuljaamac2023 Жыл бұрын
Gallad gob iyo waxaa tahay geesi ku dayasho mudane💐 Gayfane Sayidkii Gumaysiga diidiyo waxaa tahay Gurey dhashoodiiye💐 Gaabis maaha howli guushana waad gaarin hiigsigiinee💐 Garabkiinaa nahay Guullana idin sii waxaad ku haminaysaane💐
@osmanmohamed6893
@osmanmohamed6893 Жыл бұрын
Puntland waxay tusaale u yihiin somali oo dhan ..gaar ahaan somaliland Sababtoo ah .smalilad eyagoo gnacsato waaweyn iyo shacab fiican .baa DAKADOODII u dhisneed shisheeye siiyeen ..Halkan garacadna ground (0) BEEY KA BILAABEEN ..CALAASHAN EBER
@ahmeddaud5075
@ahmeddaud5075 Жыл бұрын
maansha alaa waa horu mar u soo kordhay mandaqada ,somalidu waxay indhaha ku kala qaaday in dawlad dhexe oo kaliya wax laga sugo ,waa dadaaleen reer putland ,maamul iyo kala dambayn ,iyo dakado in ay dhistaan.burburkii dawladii dhexe ee laysku odhan jiray somalia ,marka laga yimaado somaliland oo gooni isaga taagtay ,putland waa meesha kaliya ka raysatay meeshii kaliya ahayd ee wax laga sigayay ,waxa camirmay magaalooyinkii aan laguba baydhi jirin sida garoowe,boosaaso, waana in la fahmaa in ay hoosta wax waliba ka soo bilaabmaan .oo aan la isku mashquulin ,
@mohamedhajiisseilaak138
@mohamedhajiisseilaak138 Жыл бұрын
Guul somaliyed waye gaar ahan reer puntland
@cfataaxbadhan9699
@cfataaxbadhan9699 Жыл бұрын
Harti.people
@boqorkamudug2060
@boqorkamudug2060 Жыл бұрын
waxa wax lagu farxo ah besha cumar maxamuud iney dhisato dakad iyadoo dawlada somalia dhisi karin tasina wa awooda besha waxa mahad celin mudan madaxweyne Cabdiwali gaas islaam bashiir islam cabdule garaad maxamed cilmi shirwac
@ibrahim10rock
@ibrahim10rock Жыл бұрын
Majeerteen iyo soomaali oodhan baa wadaleh balse dadka lama xaqiree jifo majeerteen kamid ah oo layiraahdo Omar Mahamuud baa hantidoodii oodhan geliyey. Bilaash looguma bixin Omar British 😅
@abdilahiabdiyusuf7658
@abdilahiabdiyusuf7658 Жыл бұрын
tani waxay dhiiri galineysaa in dadku ay isku tashadssn halaka ay fadhi ku dirir iyo qabiil ku mashquuleen suurto galkan dekadani ku dayasho syay mudantahay qoriga dhiga qalinka qaata
@feisalfarah1392
@feisalfarah1392 Жыл бұрын
Jama galad sifiican baad uga hadashay intaanba waa garab istaag
@abdullahmaakhir
@abdullahmaakhir Жыл бұрын
Jaamac Waan Qaatay Hadalkaaga Beesha aad Guubaabinaysid Ee Dekedu Macnaha ugu Fadhido Waxan u Qabaa Waa MuuQataa Waa Beesha Maakhir State LaasQoray Maakhir State Ayaa NoQonaysa Tan labaaad
@libanabdiwali8524
@libanabdiwali8524 Жыл бұрын
Jaamac galad
@maryamjama5179
@maryamjama5179 Жыл бұрын
Page Jaamac Gallad Wax Yar aan ka Qoray Tuulada Garacad Waxa isoo Jawaabay Waa Wada Rag kkkkkk Caku dhadig. Nin Gabadh u Jawaaba Waa ( dhedig) Page Kor ayuu u Kacay Kkkkkkkkkk
@husseinhassen6662
@husseinhassen6662 Жыл бұрын
Dakado labadiyaa oo qabiilaysi ah waxba sokordhinmayso mashruucyo kale uga wareega
@luuljaamac2023
@luuljaamac2023 Жыл бұрын
Husien Qabiilaysi Dastuurka Doomaali baa ku dhisan 4.5 hadana waxaa ka qayliya dadkii u sabab ahaa inay Soomaali beelo u kala dagto qabiilna wax lagu qabsado laakiin ha niyad jabin shacabka Soomaali ama haka indha saabin inay ku daydaan Puntland waayo daljeen waa Jasiurad u eke oo baddeenaa badan Dejefo badan ayaan dhisan karnaa 🙏🇸🇴🙏🇸🇴🙏🇸🇴
@abdirahmanburhan544
@abdirahmanburhan544 Жыл бұрын
Mashruc kale wa soo wadna iska sug kadib falanqeeya adiga iyo reerkaaguba ama wax so kordhiya idinkuna dhamanteen aan hormarne
@Cici_mimi
@Cici_mimi 4 ай бұрын
Weey kudhibeeysaa qabiilkaas waxqabsadday saa kaagaa waxba qabsanin.
@maryamjama5179
@maryamjama5179 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkk Qabiilada Aan Lahayn Xeebaha iyo Badaha Miyaa loo Faanaya? Alxamdulilaah Badda iyo Xeebta ugu dheer Oo Weliba ku Taal Meel istaraajiga ah ayaan leeyay Media masoo dhigo kkkk Degmada Qadiimaga ( Hobyo) Waxaa iga Soo Dega Shiidaalka Raashinka, Qalabka dhismaha, iyo Gawaarida Casriga Ah) Dekad Qabiil leeyahay Oo Dadka Meesha u dhalan lagu Afduubayo Allaah swt Wuxuu i Siiyey ( MAGAALA XEEBEEDKA HOBYO❤)
@boqorkamudug2060
@boqorkamudug2060 Жыл бұрын
wax an dhulna lahyn dadlahyn wa idinka o afka un ka hdla hobyada shegayso tii yusuf kenadid inta kaga so dagay kugu adonsadey alshabab inta kaso dagen kugu adonsadey sow maha yad hobyo uga warameysa ma dad indho xiran ba joga hobyo tan sakelada iyo gariyolka ad ku dhisaysan sow maha dawladinu sowtan shababka fadaralku ka kicinayo maha waxba dad ada gari karin ha isku dherarin boqor iyo adoonkis banu kala nhy adooney🤣🤣😂
@maryamjama5179
@maryamjama5179 Жыл бұрын
@@boqorkamudug2060 Yusuf Kanadiid wuxuu ahaa Nin Talyaniga sidii Eygii ugu shaqaysan jireen isagoo Miskiin ah ayuu isku soo dhiibay ( Sacad) Akhirkiini Wuxuu ku Bakhtiyey Xabsi. Naaya Anigu Waxan ahay gabadh sacad ah oo adiga ku leh. Aduubka Cida ka baqdaana Waa Sacad
@maryamjama5179
@maryamjama5179 Жыл бұрын
Boqrada mudug kute Mudug Waa 4 Degmo iyo Galkacyo Xarardheere iyo Hobyo Aniga leh Galdogob Reer baa leh Jariiban oo dumarka lagu kufsado 9 jirka aya leedahay Naa maadiga leh dhul aad ku faanto Xaafada Waqooyiga galkacyo kutaal ee layiraahdo SUUSACLEY Ayaad galkacyo ku leedahay Mahbar Noloshu ku cusub tahay aya tahay kula Yaabi maayo Naagahiina iyo Ragiina Wax idinka fulaysan dunida kuma noola Faankana Adigoo uraya ayaad faanaysa
@mahamudnuur7850
@mahamudnuur7850 Жыл бұрын
@@maryamjama5179 kkkk Maryan wllo isku xishood oo lugaha isuduwo reer Puntland iskuma dhererin kadhid mudugna wax kuuma yaaliin Baraxlay aad ka degtaa barakacayaasha Baraxlay yaa laydiin yaqaan. Waxaad tahay mooryaan, Shabaab, Tuug iyo intii xun. Sharaf iyo karaamo malihid.
@maryamjama5179
@maryamjama5179 Жыл бұрын
@@mahamudnuur7850 Anigu Waxan La Yaabay Dhabayacada Ragooda Maxay Dumarka ugu Jawaaban Horta? Waxaa Waa Ciil Caro ay Badeen Tolkay🤣 Ceelka Baraxleey Ee KU Yaala Xaafadaaha Koonfurta Galkacyo Maxaa Biyihiisa Ka dhigay Dhiiga? Mise Dadka aya ka Maqashay? Tuulada Garacad Markan ka Hadlay Ayaad inta Soo Xiratay Durac iyo Googarad 🩱👠 Ayaad i Jawaavaysa? ( DHEDIG)
@abdilahiabdiyusuf7658
@abdilahiabdiyusuf7658 Жыл бұрын
adeer waa wax lagu farxo dekada Garaca laakiin ma qabo in maamulka Buntland ay kalidood sameeyeen
@Cici_mimi
@Cici_mimi 4 ай бұрын
Puntland Maahee MJ Jifo kamid ah baa Dhistay. Idoor dabacayuun Oromo dadka Libintoodda Uqir.
@ahmedismailabdullahi3821
@ahmedismailabdullahi3821 Жыл бұрын
Jamac galladow, Garacad in naiaxdo waxay ku xirantahay Dawlad Deegaanka Somaalidu oo aayihiisa ka tashada oo gobolku sidaa ku dago, shidaalka iyo xoolahana halka laga dhoofiyo. inta ka horaysa Dakhliga Boosaaso ayey la qaybsanaysa.
@maryamjama5179
@maryamjama5179 Жыл бұрын
Allah Waxa Maqli jiray ilowshiyo dhawa Ma Umulba. Dds War hadaad Wax dhoofsanaysan Ka dhoofsada Meel aan lagaa afduubayn Ka dhoofso xoolahaaga Dekada KISMAAYO. Imisa Aya lagu Afduubay Bosaaso? Xoolihiina laga dhacay? Garacad Waa Tuulo Banaan Cidla ah Mooryaan Cabtooy Qoryo Sidata aya joogta isagoo khamri kasoo dhargay Ayuu adiga iyo Xoolahaaga lagu Waayi Wale. Dadka Cida Disha un bay ka baqaan
@abdihiis5017
@abdihiis5017 Жыл бұрын
Jaamacaw maxaa jira inay shabaab dekedda kaga qaybgaleen malaayuun doolar sida la sheegayo wada xaajood ku dhex maray siciid Dani iyo madax ka tirsan Alshabaab,oy imaaraadku dhexdhexaadiyeen?
@trumpppl2024
@trumpppl2024 Жыл бұрын
DADKA XANUUNSAN EE CUQDADA QABA OO JAAHILNIMO GURI KA DHIGATAY WAA NOCAAN ALSHABAABKA BLOWJOB U SAMEEYA
@karamali2198
@karamali2198 Жыл бұрын
HHH HAWIYE BAAA ALSHABAAB KUFSADAAN LKN ANIGU 1992 BN XASUUQEY EE TAARIKHDA DIB U EEG INTAADAN HADLIN
@mahamudnuur7850
@mahamudnuur7850 Жыл бұрын
Kkk Abdi Hiis adeer sidii nin raga u hadal reer Puntland waa gob dhaqanka gunta koonfureed maleh shabaabna xabad bay afka ka galiyaan waana dadka kaliya ee shabaab dhulkooda ka dhariyay. Ninka raga ahi waa kii qira guusha qof kale gaaro lkn adigu nedel baad tahay xun oo cuqdadaysan.
@trumpppl2024
@trumpppl2024 Жыл бұрын
ali DADKA SOMALIYEED cayda KA daa matid reerkaas aad ku qaraabaneysid XOOLOW
@Cici_mimi
@Cici_mimi 4 ай бұрын
Shabaab Iyo hooyadaaba Waala dhabaa inan gumeed Xaasid ah.
@halimaabdirazak6525
@halimaabdirazak6525 Жыл бұрын
Masha allaah
@halimaabdirazak6525
@halimaabdirazak6525 Жыл бұрын
Masha allaah
@xirsi.ducaale
@xirsi.ducaale Жыл бұрын
Masha allaah
@halimaabdirazak6525
@halimaabdirazak6525 Жыл бұрын
Masha allaah
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Secret Vlog
Рет қаралды 22 МЛН
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 32 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 18 МЛН
ТАМАЕВ УНИЧТОЖИЛ CLS ВЕНГАЛБИ! Конфликт с Ахмедом?!
25:37
XUUTI OO DAGAAL BA'AN KU BAAQAY | WOQOOYIGA IS4AEL OO GOBANAYA
21:22
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 68 М.
Jawiga Jariiban ee Maanta ayaan Safar ku tagay.
4:16
Deex TV
Рет қаралды 1,5 М.
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Secret Vlog
Рет қаралды 22 МЛН