Q 3AAD || Taariikhda uu maray Qudus || Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil

  Рет қаралды 60,234

Salafmedia

Salafmedia

7 ай бұрын

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Пікірлер: 46
@hasind
@hasind 7 ай бұрын
Mountain of knowledge, Ilahey hanoo xifdiyo
@abdirahimsheik9965
@abdirahimsheik9965 7 ай бұрын
Sheekha cimrigiisa allaha noo dheereeyo wax badan buu noo iftiimiyay
@AzzamDigale
@AzzamDigale 7 ай бұрын
Muxaadiro aad uqiimo badan wali qisooyinka soomalida dhexdeeda cidina kama sheekeyn 😮😮😮 Jazakallah sheikh
@hamsehalane7154
@hamsehalane7154 7 ай бұрын
Mashallah alle haku dhawro sh mustafe
@mucaadmaxamed6779
@mucaadmaxamed6779 7 ай бұрын
أمير البيان للصّومال الشيخ مصطفي حاج إسماعيل ❤❤❤❤❤❤
@ubahali783
@ubahali783 7 ай бұрын
Mashaa Allah. Allah ha inoo xifdiyo hana inoo badiyo sh Mustafe oo kale.
@abdiqaadirCali-xt9ke
@abdiqaadirCali-xt9ke 7 ай бұрын
فضيلة الوالد الشيخ مصطفى حاج إسماعيل هارون ❤
@Warsanmedia0
@Warsanmedia0 7 ай бұрын
Yahuudu waxey kusii siqeysaa waayaheedi ugu dambeeyay dhulka barakeysan joogitaankiisa. Allaha baabi'iyo yahuuda
@calimaxamud4874
@calimaxamud4874 7 ай бұрын
Masha allah jazaakumulaah shiikh Mustafa xaajj ismaaciil allaha ajirhakaasiiyo iyo kheyr badan
@Soomaaliweyn1
@Soomaaliweyn1 7 ай бұрын
Masha allah
@user-ph3qf9qy7f
@user-ph3qf9qy7f 5 ай бұрын
Maashaa Allaah , Jazaakallaahu kheyr , Allaha idin xafido adiga iyo familkaagaba , Aamiin .
@Ilwadstyle
@Ilwadstyle 4 ай бұрын
The ottoman empire was the best of all times❤.
@somamohomed1540
@somamohomed1540 5 ай бұрын
Manshallah sheekh Mustafa cilmigiisa allae haubarakeeyo
@haruun180warsame3
@haruun180warsame3 6 ай бұрын
Rabi ha Ku xafido wll illaahay dartiibaan kuu jeclay sh.mustafe
@MrAhmed-ro2tc
@MrAhmed-ro2tc 7 ай бұрын
Allah ha xifdiyo shiikha
@diplomancymustafeabdirahma5611
@diplomancymustafeabdirahma5611 7 ай бұрын
Masha Allah sheekh mustafe sheekh ismail haruun cilmiga iyo cimrigaba allaha ubarakeeyo ❤❤
@mohamoudfarah197
@mohamoudfarah197 4 ай бұрын
Sh Mustafe Alle habarakeeyo waa caalim wayn dhankastaba.
@user-ph3qf9qy7f
@user-ph3qf9qy7f 5 ай бұрын
Maashaa Allaah shukran Jazaakallaahu kheyr
@cabdisalaamcabdullaahi4816
@cabdisalaamcabdullaahi4816 7 ай бұрын
Qudus allaha xureyo kuna soceliyo gacanta falasdhin &muslimiinta shacabka gaza&falasdhiinba faraj daaim allaha ufiido aamiin
@anemabdille
@anemabdille 4 ай бұрын
Mashallah
@samiiryussuf7216
@samiiryussuf7216 7 ай бұрын
جزاك الله خيرا الجزاء
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 3 ай бұрын
Assalamu aleykum sheikh jazakallah khayr illahay khayr haku siiyo scw scw scw
@hassanbareabdi1368
@hassanbareabdi1368 7 ай бұрын
اللهم حررها لنا
@SuperKhaalid123
@SuperKhaalid123 6 ай бұрын
Sheakh khary Allah haku siiyo
@mohamedabdullahiomar3554
@mohamedabdullahiomar3554 7 ай бұрын
Mashaallah
@yahyeqalinle4647
@yahyeqalinle4647 7 ай бұрын
Asc Sheekh mustafe wuxuu ka waramayaa taariikh aad muhiim u ah, waxaan ka codsan lahaa maamulka inay waqti intaas ka badan lasiin lahaa. Sababtoo ah taarikhdani ilaa xad waa muhiim
@mohamedyousuf3238
@mohamedyousuf3238 2 ай бұрын
❤nnshlh❤
@nimcohassan3782
@nimcohassan3782 7 ай бұрын
Masha Allah alle hakuhifdiyo sheik❤
@Nastii145
@Nastii145 7 ай бұрын
Allah protect with you sheikh mustafa ❤❤❤❤❤❤
@SahraAbdi-io2vy
@SahraAbdi-io2vy 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤😂❤
@somalinetflix3533
@somalinetflix3533 6 ай бұрын
20 sano ayuu ka horeeyaa Mustafe Somalida
@haruun180warsame3
@haruun180warsame3 6 ай бұрын
Fadlan culimada haw imanina hadaydaan aamusaye waayo sheekha karahiisu ma idin faacna taas fahma
@yurubmaxamed6847
@yurubmaxamed6847 7 ай бұрын
Qaabkaloxoraynayo quduz barabaa inaa ogaado yaaxoraynaya ugudanbaynta
@khalidoday8943
@khalidoday8943 7 ай бұрын
sh. mustafe uudhaafay waqtiguu cilmigiisa guri lafadhiyi lahaa siuu ukorodhsado eee waa in uu baraha bulshada imaadaa cilmigiisu heer uugaaray ee umada wax badbaadiya oo dhalinta soo dhax galaa la rabaa haduu bar lagala xiriiro uuyeeshona dhalinta uu udhow yahay waayeelkana sido kale oo taasuu kaga waxtarbadnaan lahaaa
@cabdiqaadirmohamed330
@cabdiqaadirmohamed330 7 ай бұрын
Adeer cilmiga miyaad rabtaa mise sheekha laftiisa cilmigii waa yaala wuuna wada duubay hadad isaga rabtana hargaysa ugu tag
@amalmohamed928
@amalmohamed928 7 ай бұрын
❤❤❤
@saadiqabiib
@saadiqabiib 7 ай бұрын
Inta. Taxanahan ku xidhan
@asmamohamed3250
@asmamohamed3250 4 ай бұрын
Sh mustafa allaah nokaadaya
@cuudnuuu7345
@cuudnuuu7345 6 ай бұрын
Somalia Saas kusocota oo itoobiyo la wareegin Hawaii såna ku socoto
@user-zk8bs1hn2m
@user-zk8bs1hn2m 7 ай бұрын
Yahuuda kaalay dawladii cusmaaniyiinta in badan way utageen turkida islaamka boos weyn bay ka kajiraan
@sirabdullahi7089
@sirabdullahi7089 7 ай бұрын
maad isku hal kanaal wada galisaan qoladii 2 labadii xalaqo hore so daysay dacwa tv inaad udaysaan bay aheed dadka waku wareerin
@IgniteThyDrive
@IgniteThyDrive 7 ай бұрын
Ugaas Salafba wee soo deysay xalaqada 2 aad
@wejdanaabdurahman5973
@wejdanaabdurahman5973 7 ай бұрын
وضربت عليهم الذلة والمسكنة وباؤوا بغضب من الله
@user-xs1yy8ff7h
@user-xs1yy8ff7h 7 ай бұрын
War dadkaan Sacbinaaayo Ma Shaleeemo ayee Jooogan war wadaaado Dhaqamada. gaalada Dadka Halaga Qabto Waala Jabay Wale Haday marayso Wadad Wacdinaaayo Looooo Sacbinaaayo
@abdullahimahamudbile
@abdullahimahamudbile Ай бұрын
Muxadarada Ciyaalka iyo Dumarka waa in laga saaro!!!Oo gooni loogu qabto!!! Sidaan si ma’ahyn 😡
@FardowsoJamac-ft8es
@FardowsoJamac-ft8es 7 ай бұрын
Mansha Allah ❤sheekh mustafe
Gym belt !! 😂😂  @kauermtt
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 17 МЛН
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 12 МЛН
Taariikhda YUHUUDA / ISRAEL || Sh. Mustafe X. Ismaciil
39:45
Garaad Bile
Рет қаралды 75 М.
Sheekh Mustafe X Ismaaciil┇HA MURUGOON┇MA MURUGOONESID MANTA KADIIB
1:08:26
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 730 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 1,2 МЛН
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 331 М.
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 11 МЛН
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1 МЛН
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 134 МЛН