Q2AAD|| WARAYSI AAD U XIISO BADAN|| TARBIYADA CARUURTA|| Dr MAXAMUD SHIBLI

  Рет қаралды 26,872

Sheekh Maxamuud Shibli

Sheekh Maxamuud Shibli

4 жыл бұрын

FADLAN HALKAN SUBSCRIBE KA DHEH:
/ @sheekhmaxamuudshibli
THANKS FOR WATCHING! :) LIKE & SUBSCRIBE FOR MORE VIDEOS!
-----------------------------------------------------------
FOLLOW US ON:
Facebook: shmaxamuudsh...
Twitter: / sheekhshibli
visit our website
sh.shshibli.com/so/

Пікірлер: 67
@shucaybyusuf1252
@shucaybyusuf1252 4 жыл бұрын
Barnaamij aad u qiimo badan mahadsanid shekh shible and suheyba badqas
@zaadmediachannel9201
@zaadmediachannel9201 4 жыл бұрын
Mnsha allah aĺle haku xafido sheekhow anagana alle hanaga dhigo kuwo waalidkood u ixsaan fala awlaadoodana wng ku hogaamiya
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 4 жыл бұрын
Allaha ku barakeyo sheekhow iina soo ducee amuuraha ayaa igu adage inuu alle ii sahlo 😢😢😢
@fadumohassan1054
@fadumohassan1054 4 жыл бұрын
Illhey hakuu fudadeeyo amurahaga qof walboo muslin ah illhey dhibka haka dul qaado
@meecadsoftware3761
@meecadsoftware3761 4 жыл бұрын
Ilaahow u fidudee miskiinkan adonkaaga ah
@aishayusuf1033
@aishayusuf1033 4 жыл бұрын
waxkasta oo dr shibili yiri i agree laakiin tan hooyo wanaagsan haladoorto waa tusaale qaldan anigu waxaan dhihilahaa labada waarid kii xunba ilmaha waysaamaynaysaa ee qofwalbow qof diin iyo asluuble guurso
@sahrosheikh5890
@sahrosheikh5890 4 жыл бұрын
Jazaakallah khar sheikh
@maryansheikhabdi6860
@maryansheikhabdi6860 4 жыл бұрын
Masha allah Sheeqa iyo abaayoba qeeyr alle ha siiyo. Waa Wax aan aad ugu faraxsanahay waayo Suaalo badan oo waxaa jira anaga dumar ahaan u bahanahay oo eey gabadhu ee fahmi karto.
@user-zr9eh3xl7b
@user-zr9eh3xl7b 4 жыл бұрын
جزاك ألله خیرا وبارك ألله فیك وزادك ألله علما وثباتا علي ألحق یاشیخ محمود محمد شبلي
@maryanmuqtar7899
@maryanmuqtar7899 4 жыл бұрын
Masha allh jazakallhu khyran
@alxamdulilahalxamdulilahi8138
@alxamdulilahalxamdulilahi8138 4 жыл бұрын
Masha allaah ❤️ ale ha kuxafido shekh
@dulmidiidofficialschanels2882
@dulmidiidofficialschanels2882 4 жыл бұрын
Kazakallahu khayran Sheekhuna 👏👏👌👌👈🇸🇴🇸🇴👈👈👈
@deeqoluulofficialchannel4484
@deeqoluulofficialchannel4484 4 жыл бұрын
Masha Allah
@naimasheikhs7566
@naimasheikhs7566 4 жыл бұрын
Mashallah jazaakalaahukhayr
@abdihassan4785
@abdihassan4785 4 жыл бұрын
Runtii aad ayaan u jeclaystay barnaamijkan.Suhayba guulayso walaal.
@haliimodoowla6885
@haliimodoowla6885 4 жыл бұрын
Masha allaah sheeqeena xafidulaah
@faaiidodiineed6924
@faaiidodiineed6924 4 жыл бұрын
Walaalae suheyba waad ku Mahadsantahay dadaalladaadan, Allaah ku barakeeyo, shaykhana Allaah haynoo barakeeyo. Waxaad sheekha noo waydiisaa :- 1- waxaan rabaa jaamicadda madiina Almunawwarah, da'dayduna way wayntahay, da'da been maka sheegi karaa oo ma yarayn karaa, shahaaddo dugsi sare maka samaysan karaa dugsi aanan soo dhigan? 2-Hooyaday waxay ii soo jeedisay in ay process dhoof ah isugu key aaddiso, lamana huro in been la sheego, sida : aabbe oo dhintay, innagoo kala lunnay, maku raacaa, mise waan ku diidaa?!
@nihamqurux3267
@nihamqurux3267 4 жыл бұрын
Maskax fadhida mansha allah sheikhena thanks
@marwoabdi7623
@marwoabdi7623 4 жыл бұрын
Mansha Allah Alle ha ku xifdiyo aduun iyo aakhiro ba shiikh
@faatimacadey271
@faatimacadey271 4 жыл бұрын
Mashaa allah
@abdullahiahmed3710
@abdullahiahmed3710 4 жыл бұрын
Masha Allah allaha nawaafajiyo
@user-zr9eh3xl7b
@user-zr9eh3xl7b 4 жыл бұрын
aamiin
@safiyajama4106
@safiyajama4106 4 жыл бұрын
maasha alaah sh,
@ibrahimosmanelmi7690
@ibrahimosmanelmi7690 4 жыл бұрын
Mashaa ALLAH
@shukrisheik4403
@shukrisheik4403 4 жыл бұрын
Masha.allah
@xadleimanyusuf9981
@xadleimanyusuf9981 4 жыл бұрын
masha allah sheikh allah haku xafido
@user-zr9eh3xl7b
@user-zr9eh3xl7b 4 жыл бұрын
اللهم اامین
@ahlammohamed821
@ahlammohamed821 4 жыл бұрын
Suleyman Abdurahman wa ku salamayaanisku fasal baanu ahayn wiil wanaagsan ba ahayd
@marianali7951
@marianali7951 4 жыл бұрын
It’s a very beneficial topic. May Allah reward you.
@fadumocumor8003
@fadumocumor8003 4 жыл бұрын
Wale tarbiyada ilmuhu waa shaqo aad u adag waxa fahmi kara qof soqabtay shaqadas hadad aragto wil ama gabadh tosan aqon iyo aqlaqleh ogow ilahay kasokow walaguso tacab belay Iaahay ubadka hano tosiyo
@hindaibraahimmaxmed8750
@hindaibraahimmaxmed8750 4 жыл бұрын
Niin ilmihisa dayacay hadhow yanu shegan
@namiin3034
@namiin3034 4 жыл бұрын
It is true if the father is useless Qashin a child can still be good but if the mother is useless Qashin it is harder for the child,
@laascaanood539
@laascaanood539 4 жыл бұрын
I say NO
@namiin3034
@namiin3034 4 жыл бұрын
@@laascaanood539 Somali fathers are majority absent fathers, so all these Somali children are brought up by lone mothers if they are good then it is from her if they are bad it is from her,
@laascaanood539
@laascaanood539 4 жыл бұрын
You are 100% correct
@zeynomer8236
@zeynomer8236 4 жыл бұрын
N Amiin waxaad ilowsantahay xumaatads waxaa jirto mid dhaxal ku timaada iyo mid tarbiyada, waxaa ku ogaaneysaa surat kahfi waalidinta mu’mininta ah oo wilka madiga ah o caasiga ah heestay!! Is that mean in waalidka xumaa?? Marke waxaan ku dhahi lahaaa waalid rabo majiro in ubadkiisa xumaado.
@namiin3034
@namiin3034 4 жыл бұрын
@@zeynomer8236 true there is always exceptions to the rule good parents with bad children and bad parents with good children, but it seems the majority of Somalis leave the parenting to the mother or they are single mothers or wives with husbands who marry again and start new families leaving the family behind, if the Somali Mother is strong the children can succeed and go on to have good lives if she fails it is harder for the children, Allahu yacalam.
@shamismohamed6846
@shamismohamed6846 4 жыл бұрын
Wax badan baan maqli jiray gabar hooyadeed la furay lamaguursado.....
@SollasMedia
@SollasMedia 4 жыл бұрын
Barnaamijyda Suheyba waa kuwa habaaysan oo hal mwoduuc ku socda
@alxamdulilahalxamdulilahi8138
@alxamdulilahalxamdulilahi8138 4 жыл бұрын
❤️ ❤️
@umuhafsa830
@umuhafsa830 4 жыл бұрын
Masha Allah
@ibtisam8454
@ibtisam8454 4 жыл бұрын
Waxaa loogu bishaaraynayaa bulshada kudhaqan xaafada islii in Estate ka juja B guriga 144 in laga fuuray MARKAZ AL QIMMAH oo machad iyo taxfiid isugu jiro. 0722178203
@saidohn8126
@saidohn8126 4 жыл бұрын
Horta sheekha mid baa kakhaldan oo aan rabo in aan usaxo,dowladaha yurub aan lanoolnahay qofkasta ilmaha dhaqaale lomasiiyo, kaliya dadka aan shaqaysan ayay dawladu beshaa Somali badana wa jiraan saas ah lkn ayagoo dhan ma ahan. Hada anaga waan shaqaynaa cuntada kirada guriga,safax gaynta dharkooda anaaga baxsana, lkn waxbarashada inta jamacad kahoseesa waa free iyo caafimaadka inta ay 18 gaarayaan. Marka taas in uu sheekho saxdo yeclaan laahaa
@fardusqueen7369
@fardusqueen7369 4 жыл бұрын
Saido hn walalo anigu yurub baan jogaa dal kamid ah wanu shaqaysanaa oo caydh ma qaadano hadaa lacag bay dowladu nagu sisaa caruurta markaa waxay ku xidhantahay dalka aad ka jogto yurub
@saidohn8126
@saidohn8126 4 жыл бұрын
@@fardusqueen7369 walla ma adinkoo buuxda haysta bay dawladu idinbishaa hadana ,oo walalay wa wadankee anigu mamaqal eh. Anigu UK bn jogaa walal. Hadii hooyada ama aaba shaqo buuxda full time waxay dhahaan haysto dowladu waxba kuma darto, lkn shaqo part time oo sacadu Yar hadad shaaqayso way kaabta dadka ayagoo qofkaas ku amra in uu full time shaqo ràadsado
@fardusqueen7369
@fardusqueen7369 4 жыл бұрын
@@saidohn8126 haa walalo waxa jirta lacagta caruurta oo metel jarmalkanu joogno waa lagu qaata oo xitaa jarmalka dhaladka ah baa qaata ilaa intuu ilmuhu ka gadhayo 18 sano lkn lacag kale ma jirto oo lagu sinayaa taas ilmaha uun baa lagu tala galay ee lkn waa runtaa qofku haduu full time shaqeeyo lacag cawima ah lama siiyo
@saidohn8126
@saidohn8126 4 жыл бұрын
@@fardusqueen7369 haa mawaxaad shegaysaa lacagta Yar oo ilmaha markuu dhasho lasiyo aa weekii ah 20 dollars ama wixii kayar taas ukba way kajirtaa lkn Dee waxba matarto oo carurta bay siyan oo taajir iyo daqiir walawada siiyo even raysalwasaraha ilmihiisa
@fardusqueen7369
@fardusqueen7369 4 жыл бұрын
@@saidohn8126 maya 20$maha malah meeshad jogto weye lkn anaga lacag fican oo wax ku ool ah ayey Sidaan caruurta marka waynu kala duwanahay
@laascaanood539
@laascaanood539 4 жыл бұрын
Ma nimbaa la waayay wadaadka maxaa Qof Dumara u keenay?
@abdif1256
@abdif1256 4 жыл бұрын
Asc barnaamijkaan waxaa qaabilsan oo soo diyaarisa gabar.
@saidohn8126
@saidohn8126 4 жыл бұрын
Muxammed jaamic gabadhu maxay qabtaa markii dumarka ladhigi jiray xayawaan aan bulshada wax utareen. Adeer somalidu dumar baa haya anaga dhaqan carbeed hanokeenin
@khadiijahassan9722
@khadiijahassan9722 4 жыл бұрын
@@saidohn8126 😂😍😘waa cunsuri hadalba ma uu doonayo hhh
@saidohn8126
@saidohn8126 4 жыл бұрын
@@khadiijahassan9722 wa runtaa dear
@laascaanood539
@laascaanood539 4 жыл бұрын
Allah wuxuu leeyahay xijaab gadaashii Dumarka wax ka waydiiya. Ma lihi waa xaaraan lakiin waxaa dhaama nin
Tarbiyada caruurta || sheekh dirir
20:24
Kalsoor Media
Рет қаралды 702
Kalmad ku Socoto Ardeyda || Dr Sheekh Shibli
50:42
Sheekh Maxamuud Shibli
Рет қаралды 7 М.
ТЫ С ДРУГОМ В ДЕТСТВЕ😂#shorts
01:00
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 6 МЛН
BBC Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 08.08.2024
15:17
BBS Somali Radio
Рет қаралды 1,1 М.
RABIGAA XASUUSNOW  MAR WALBA IYO MEEL KASTA
10:32
Ahlantube
Рет қаралды 814
Tarbiyada Carruurta Sh.Maxamud Shibli New!!!
1:11:39
Salafmedia
Рет қаралды 10 М.
Kalimad aad u kooban muhiimna ah ka hadlaysa | Tarbiyada Caruurta - Sh Mustafe xaaji ismaaciil
13:29
TARBIYADA WANAAGSAN EE CARUURTA IYO WADADA LOO MARO  || Prof. Aisha Mohamed
31:38
SHEEKH MUSTAFA | QISOOYIN OO UGU SAAMEYNTA BADAN_XUL 2024
2:44:02
Madxafka Diinta
Рет қаралды 138 М.