No video

Qaab Fudud ufahan Aduunku Saynis ahaan siduu ushaqeeyo

  Рет қаралды 28,825

Jawaahiri

Jawaahiri

2 жыл бұрын

Siirada Ninkii Aduunka ugu Waynaa oo ah Nabi Muxammad ﷺ oo Taxane & Taariikh Cajiib ah, Link gan hoose ka daawo 👇👇👇
• SIIRO 01 | Sidee Siira...
Kanaalka MA OGNAHAY wuxuu soo tabiyaa
1: Doodaha caalamiga ah ee udhexeeya muslimiinta, kiristanka, Mulxidiinta, hinduuga iyo Dadka diimaha kale haysta.
2: khudbadaha academic ga ah ee jaamacadaha laga jeediyo
3: khudbadaha fagaarayaasha Dr zakir ka jeediyo
4: muuqaalo documentary ah
5: khudbadaha waxbarashda kusaabsan
6: Siirada Nabi Muxammad (scw) bilaw ilaa dhamaad qaab xoogan u faahfaahsan
7: Falanqaynta Taariikhda Islaamka
My Gmail: Khadarjowhar@gmail.com

Пікірлер: 43
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 Жыл бұрын
Thanks Ma Ognahay channel, dadaal weyn ayey sameyeen, Alle ayaa swt ku ilhaamiyey, iyadoo ALLE swt fulinaya asma'dii uu weydiiyey Nebi Adam cs iyo sida uu Alle swt u borogaraamiyey maskaxda ibnu-adamka oo jaan go'an sidii ay ilma Nebi Adam cs ugu noolaan lahayeen waxna uga ogaan lahayeen una camiri lahayeen, taasina ay sabab u noqon doonto rumeynta Alle swt. inagana waa hawl inoo taal.
@eeshiyamaxamed9535
@eeshiyamaxamed9535 10 ай бұрын
Aad bad u fican tahay Thank you
@user-jv8yu4ht2p
@user-jv8yu4ht2p 6 ай бұрын
Mhsnid walal
@Mohammed_Jacob
@Mohammed_Jacob 2 жыл бұрын
Khadar jowhar aad baad u mahadsantahay walaalow
@zackman2024
@zackman2024 2 жыл бұрын
Guulayso wll
@LovelyFullMoon-jb8fs
@LovelyFullMoon-jb8fs 7 ай бұрын
Thanks
@mrscasho3474
@mrscasho3474 2 жыл бұрын
M.a soo badi
@somalia1142
@somalia1142 2 жыл бұрын
Thanks my teacher
@khayr.shorts
@khayr.shorts 2 жыл бұрын
Haldoor baa tahay sxp❤
@barstar9060
@barstar9060 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا وبارك الله
@amiindaaud5629
@amiindaaud5629 2 жыл бұрын
Mahadi hakaaga sugnaato wll khadar joharoow🙏🙏❤❤🥰✋
@user-jv8yu4ht2p
@user-jv8yu4ht2p 6 ай бұрын
Alah
@maxamuudcabdiqaliif4223
@maxamuudcabdiqaliif4223 2 жыл бұрын
Awoodda 5aad waa tii allah saan ufahmay ee rumeeya gaalooy.
@adnanmalele4899
@adnanmalele4899 2 жыл бұрын
Jazakallaah
@cabdiraxmancali9362
@cabdiraxmancali9362 2 жыл бұрын
Soo badi walal kuwan oo kale
@cabdiraxmaanmaxamed3582
@cabdiraxmaanmaxamed3582 Жыл бұрын
Saxib aad baan uga faa'iday , mahadsanid. جزاك الله خيرا .
@CODKADAHSOON9554
@CODKADAHSOON9554 2 жыл бұрын
The four forces in nature 1. Gravitational force 2. Electromagnetic force 3 weak nuclear force 4. Strong nuclear force
@iftiinshepro6666
@iftiinshepro6666 2 жыл бұрын
Awooda illaahay iyo cilmiga illaahay ayuu wax walba oo cirka iyo dhulka yaala ku shaqeeyaa. Aadamuhuna ka daalayaan inay wax ka ogaadaan! Lkn awoodeenu ma gaadhsiisno inaan wax walba ogaano!
@maxamuudcabdiqaliif4223
@maxamuudcabdiqaliif4223 2 жыл бұрын
Muuqaalkale oo teknooloji ah soo samee kan aad ayaan uga faa,idnaye
@subxaanyostudio1359
@subxaanyostudio1359 2 жыл бұрын
Cilmigaad noosoo gudbisay waxbadan baan ka fahmay ,Awoodda shanaadna oo ay raadinayaan waxaan aniga ufahmay inay tahay tii ALLA waligoodna ma Gagaari karaan oo waa wax awoodda bindi aadam ka weyn.tani waa aragtideyda mahadsanid
@eeshiyamaxamed9535
@eeshiyamaxamed9535 10 ай бұрын
@madar7777
@madar7777 2 жыл бұрын
Masha allah mahadsanid
@ileysacademyoflanguages8889
@ileysacademyoflanguages8889 Жыл бұрын
Barnaajim yadan noosoo badi Qadaroow
@maxamuudcabdiqaliif4223
@maxamuudcabdiqaliif4223 2 жыл бұрын
الدنيا الأخيرة التى يزعمونها هي الآخرة
@sucaadmaxamad1484
@sucaadmaxamad1484 2 жыл бұрын
zxp thanks waqtigaaga aad kubixisay video gaan
@diishlone111
@diishlone111 2 жыл бұрын
Sxb noo soo badi
@sadaka.idiris7752
@sadaka.idiris7752 2 жыл бұрын
Anigoo dib u dhageysanaya doodii hamza tzortizis iyo Lawrence krauss ayuu i soo dhacay videogan
@governosacad8174
@governosacad8174 2 жыл бұрын
5 day intee ka baxday 😭😭
@husseinhassan5426
@husseinhassan5426 2 жыл бұрын
For me, "Michio Kaku best physicist in this modern modern"
@husseinhassan5426
@husseinhassan5426 2 жыл бұрын
Walaal waxa jiraa force shaanaad oo dhawaan la soo bandhigay
@fartunhaaji
@fartunhaaji 2 жыл бұрын
Hhhhh akhiro ma u shaqesatan, saa uga qosasha iga qoslise, mahadsanid sida wanagsan aad nogu so gudbise.
@user-jv8yu4ht2p
@user-jv8yu4ht2p 6 ай бұрын
Nashlah noolow wlal
@khalidmaxamuud2941
@khalidmaxamuud2941 Жыл бұрын
waba somusosarine ebeaya uidmaye
@abdidahir8593
@abdidahir8593 2 жыл бұрын
Wll waan kuxidhnahay programm kaada ee maxa wax cusub ka mahyno
@maxamedxasan7484
@maxamedxasan7484 2 жыл бұрын
Taariikhda iyo marxaladihii aqoontu soo martay marka laga waramayo sida loo soo gudbiya cadaalad maaha 1600 iyo wixii ka horeeyey taariikhda uu ka soo bilaabay ninkani aqoonyahanadii noola 2000 sano dhamaantood ma reer yurub iyo ninka cad ayay ahaayeen Umadaha kale aqoonyahanadoodi iyo wixii ay qoreen aragtiyahoodi meeye Ilaa maanta ay nool nahay qarnigii 21 aad ayaa been la inoo sheegaya Laakinse waxaa u akhriyayo ninkani indhaha yari intii idin anfacda ka qaata
@mohalaki-rl1yf
@mohalaki-rl1yf 7 ай бұрын
Kkkkkk aqoonta saynisku wa in ay ku wareegto argtida qarax weyn inay magac u bixyan okliya lkin hada wxy rabn iny qarx kle samayn o adunkle smyan mana smyn kran wa beentod ilahy ba ino nimceyey o muslim qali bdn inga dhagiy ilahow wn kga mahad celinaya Mr hdd muslim ig dhgty
@caaqilkaa
@caaqilkaa 2 жыл бұрын
annaga hadaan islaam nahay hal dhib ayaa na haysto oo ninkaan ilaah inkirsan wax cilmi dheeri ah nooma keenaayo waxaan uu sheegaayo waa nolosha aduunyo uun iyo sida ilaah u sameeyay oo aadahanaha ka fahamsiiyay balse su, aasha muhiimka ah waxaa waaye waxaan uu ka hadlaayo yaa sameeyay ilayn wax jiro oo hortood jiray ayay ka hadlaayaan sida anagaba aan wax u barano balse waxaan yaa sameeyay ? taas haka jawabaan keliya inta badan ma ogola awooda Alle balse waxa cajiib ah wax Alle sameeyayna way kaaaga sheekaynayaan yaa sameeyayna makuu sheegaayaan kibirkooda ,
@abdiallah614
@abdiallah614 2 жыл бұрын
34:45 ?? Ma fahmin hadal ka macal qosalku Ku jiro
@khaalidkhadar3615
@khaalidkhadar3615 2 жыл бұрын
Ninkan magacii ?
@maxamedxasan7484
@maxamedxasan7484 2 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/gpyUedZ2mZiokYU.html Inoo soo tarjun barnaamijkan saddexdiisa xalqadood ba
@somalia1142
@somalia1142 2 жыл бұрын
mundane noo diyaari barnaamij la waramaya taariikhda iyo hindisayaasha Nikola Tesla
@amiirmaxamed2149
@amiirmaxamed2149 2 жыл бұрын
Waar sxb qarax yadan washeeg taa uune islaam ka wax walba ikhtiraacay
MAXAY TAHAY XİDDİGAHA AY KU WAREEREEN AQOONYAHANDA (Neutron stars)
19:09
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 74 М.
Qaab Cilmiyaysan u baro Kutubta Yahuuda, Kiristanka & Firaqooda
1:00:31
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 33 МЛН
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 30 МЛН
QURAANKA KARİİMKA SİDDEE AYUU U SHARXAY BİLOWGİİ ABUURKA KOWNKA (2)
18:21
AQOONTA CİRKA HALKA AY KA BİLAABATAY?
19:38
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 142 М.
Dhaxal Mise Kasbasho ! | Caqliga iyo caqli badnida |
10:34
OGAANSHO
Рет қаралды 125 М.
KHUDUS MAXAY YAHUUDA U WAREERTAA MAR WELİBA? TAARİİKHDA YAHUUDA.
15:33
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 118 М.
Cilmi baadhistii Qabriga ee Bible kii Xogta Qur'aanka lagahelay
22:06
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 33 МЛН