No video

Qaabka Ugu Wanaagsan ee Aqoon iyo Xirfad looga Barto Internetka (Muuqal Dhamaystiran)

  Рет қаралды 9,155

Somali Tech

Somali Tech

Жыл бұрын

muuqalkan waxa aynu ku wadaagi doona saxibayal qaabka ugu wanaagsan ee internetka wax looga barto, 5 sano ee udambaysay oo aan ahaa arday internetka si joogto ah wax uga barta iyo sido kale sanad iyo badhki udambeeyay oo aan ahaa macalin online ah, waxa aan muuqalkan idin kula wadaagaya saxibayaal khibradayda ku saabsan qaabka ugu wanaagsan ee internetka wax looga barto. waxa aan idin la wadaagaya sida loo raadiyo casharada ama courseska onlineka ah kuwa free ah iyo kuwa iibka ah ilaa ugu danbayn qaabka aad aqoontas u kasban lahayd ee ubaran lahayd.
★ ---- this video is for aducational purpose only. do not use it to harm others. If you do, the responsibility rests with you. --- fiidiyowgaan waxaa loogu talagalay ujeeddo wax barasho oo keliya. ha u isticmaalin inaad dadka kale ku wax yeeleyso. Hadaad sameysid masuuliyada adigaa iska leh. ----- ★
Digital Marketing Course | Brashada Aasaska (Fundementals) Xirfada Digital Marketingka • Digital Marketing Cour...
Canva Course | Baro Graphic Designka Iyo Digital Marketingka Adigo Adeegsanaya Aalada Canva • Canva Course | Baro Gr...
Course Dhamaystiran: Video Editing - Sida Video Loogu Edit Gareeyo Camtasia Bilaw Ilaa Dhamaad • Course Dhamaystiran: V...
Sida Website Loo Samaysto Si Free Ah Dhaqaalena Looga Sameeyo Blogger.( Bilaw Ilaa Dhamaad) • Sida Website Loo Samay...
Sida Loo Sameeyo Website Blogger Ah Bilaw ilaa Dhamaad | Qaybti 2aad • Sida Loo Sameeyo Websi...
Crash Course | Sida Wax Loo Desing Gareeyo Sawirna Loogu Edit Gareeyo Aalada photopea (photoshop) • Crash Course | Sida Wa...
WEBSITE YADA UGU WANAAGSANE WAX LAGA BARTO E INTERNETKA. QAAB FREE AH IYO QAAB LACAG AHBA • WEBSITE YADA UGU WANAA...
fursad.waxbarasho o aqoonkasta ah isla markana ad ku baran karto aqoonkasta si bilaasha oo online ah • fursad.waxbarasho o aq...
★ ---- linkiyada iyo appska aynu muqalada kaga hadalno waxa ay yaalan telegram channelkena iyo whatsapp groupkena, halkaas ka hubiya. ---- ★
☑ Daawaday Muqalka
☐ LIke Gareeyay?
☐ Subscribe Gareeyay?
--------------------------------------
★ ---- Linkiyo Muhiim Ah ---- ★
☑ Websitekena -- somalitech0.com
☑ Blogeena: article.somalitech0.com
☑ Facebook -- / somalitech0
☑ Instagram -- / somalitech0
☑ Telegram -- t.me/somalitech0
☑ Whatsapp-Number -- 2520657917414
#somalitech
#onlineclasses
#onlinelearning

Пікірлер: 42
@SomaliTech0
@SomaliTech0 Жыл бұрын
Linkiga telegram channelkena waakan saxibayaal: t.me/somalitech0
@user-ek7zp9td8e
@user-ek7zp9td8e 9 ай бұрын
ASC
@ShugriMohamed-zx9lu
@ShugriMohamed-zx9lu Ай бұрын
Asc online inaa cashir ka qato raba macalin ma bixisaa iso jwb tnx
@OmarMohamed-ms5mn
@OmarMohamed-ms5mn Ай бұрын
Thanks wll mcn, aad ayaan iigu faaideysay manta wax kaa faaiday m.a Allaha kusharfo.
@ilyasosman3643
@ilyasosman3643 7 ай бұрын
Thank u Ustad Actually u are great teacher
@SomaliTech0
@SomaliTech0 7 ай бұрын
Adiga mudan ilyas
@hamseeit
@hamseeit 8 ай бұрын
effort
@user-xv3lc6wb5y
@user-xv3lc6wb5y 9 ай бұрын
Mahadsanid ustaad sida hagar la'aanta ah ee aad wax noogu soo gudbiso.
@SomaliTech0
@SomaliTech0 9 ай бұрын
Adiga mudan wll qiimo badan
@ENGmuxumadaxmedCali
@ENGmuxumadaxmedCali 6 ай бұрын
Somali rech.. send me a lot knowledge about Information technology of computer
@DHEXNIMOTV
@DHEXNIMOTV Жыл бұрын
Masha Allah Macalin sare
@ENGmuxumadaxmedCali
@ENGmuxumadaxmedCali 7 ай бұрын
So fiican ii bar haka online ee casharada lagu barto
@harunyusuf-ro8wb
@harunyusuf-ro8wb Ай бұрын
sxb meesha isga tak waxbo kuma hay sid waqti yar bad iga lumisay
@abdiazizkaabehassan6397
@abdiazizkaabehassan6397 Жыл бұрын
Mahadsanid zxb Lkn ustaadaw course free ah see loo helaa intabadan kuwo lacag ah aan arkaa
@MARIAALI9230
@MARIAALI9230 3 ай бұрын
luuqadaha sida onlineka loga barto iso sharciyada lamaro sodoob teacher
@ibrahimcandocsziizadam7593
@ibrahimcandocsziizadam7593 2 ай бұрын
Saxib waxan ahay qof raba online inuu ku ganacsado ii sheeg koorso lacag ah oo aad u sahlan
@CraxmaanKatiin
@CraxmaanKatiin 9 ай бұрын
Hodhow shaxaado majirtaa ustaad
@SomaliTech0
@SomaliTech0 9 ай бұрын
Haa walal, badanka goobaha online-ka ah ee wax laga barto oo ay ku jirto somali tech waa ay bixiyaan shahaadoyin
@FardawsoAxmed-qb3ip
@FardawsoAxmed-qb3ip 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤wllo allah darti
@silver14007
@silver14007 Жыл бұрын
Programming course ma la ifinka helaaa ustaaaad❤❤❤
@cabdirashiiddayib7303
@cabdirashiiddayib7303 Жыл бұрын
Hurbad institute gal wll
@SomaliTech0
@SomaliTech0 Жыл бұрын
Hada ma bixino wll course programming ah waqtiga aan fariintan kuso qoraayo, balse waxa aynu rajaynayna mustaqbalkan dhaw in aynu diyaarino
@SenyoritaSalihiya
@SenyoritaSalihiya 9 ай бұрын
Wll markaanba wax ka baro isdhaho lacagta waxaa la dhahaa account ahaan ku dir o credit cards aanan garanayn meel aan ka soo furto ayay ii sheegaan oo caalamiya kiwaas dalalka qaar baan laga heli karin miyaa
@hamseeit
@hamseeit 8 ай бұрын
🎉
@user-lq7oi4kq6w
@user-lq7oi4kq6w 8 ай бұрын
Sxb aad ayad u mahadsan thy,bro wxn ahay dhaqtar wxn raba inad I shekto basic computer sida (window,word iyo excel power point) ayako course lacag ah o ad diyarisay ma jirtaa
@fadumaugas8146
@fadumaugas8146 Жыл бұрын
Mahadsanid wll maxamed korsooyinka aad bixiso maxay kala yihiin , tanlabaad na qof aan waxba u bilaawneyn xagee buu kabilabi karaa iyo qiimaha koorsadu waa imisa??/
@SomaliTech0
@SomaliTech0 Жыл бұрын
Waxa aynu bixina wll courses kala duwan oo lagu barto xirfado iyo aqoon kala duwan, waxa aad ka arki karaysa courseska aynu bixino hada wll Websitekena wll somalitech0.com iyo sido kale telegram channelkeena t.me/somalitech0
@nasrosalat9899
@nasrosalat9899 6 күн бұрын
Wll waxan raba in aan luuqad sii online ah ku barto wax iga faiide
@SomaliTech0
@SomaliTech0 6 күн бұрын
Hayeh wll waan kula wadaagi kara e, waxa aad igala soo xidhiidha whatsapp numberka yaala muuqalka qaybtiisa hoose ee descriptionka
@cabdirashiiddayib7303
@cabdirashiiddayib7303 Жыл бұрын
Wll video nooga soo same jaamacadaha aan online ku dhigan karno oo shahaado bachelor laga qaadan karo mahadsanid
@SomaliTech0
@SomaliTech0 Жыл бұрын
Hayeh wll haday inoo suuro gasho, muuqaladena soo socda ayaynu kuso qaadan doona
@user-ek7zp9td8e
@user-ek7zp9td8e 9 ай бұрын
HI hello
@Xaadqabaaze
@Xaadqabaaze Жыл бұрын
Wll A14 Samsung sidee sawir nadiif ah oo bilaa shoocaac aha loo dhigi karaa markaan Facebook sawir dhigo shoocac ayuu noqonayaa mahadsanid
@user-lv1yb8jv1d
@user-lv1yb8jv1d 7 ай бұрын
Wll sawirka waxa nooli sidiisaba waa xaaran markaa wax dani inagama xidha, ma hadlaaa inoo hay
@user-kz7qh8qw6l
@user-kz7qh8qw6l 8 ай бұрын
@dhaadasho1850
@dhaadasho1850 Жыл бұрын
Hordhac ayaad waqtiga ku luminasaa sxb Tooos ugal casharka Waa iga talo uun.
@xamsecumar6892
@xamsecumar6892 Жыл бұрын
teacher aaad ayaan umahadsan noo soo badi qabab ka internetka wax looga baadho
@SomaliTech0
@SomaliTech0 Жыл бұрын
Hayeh wll insha allah
@kalidabdibasodiir2061
@kalidabdibasodiir2061 Жыл бұрын
Ka onlineka aad ku bixiso qiimihisu waa imisa
@SomaliTech0
@SomaliTech0 Жыл бұрын
Waxa aynu bixina wll courses kala duwan oo lagu barto xirfado kala duwan, waxa aad ka arki karaysa courseska aynu bixino wll Websitekena ama telegram channelkeena, linkiga telegram channelkeena waakan wll: t.me/somalitech0. Linkiga websitekena waakan wll: somalitech0.com
@kalidabdibasodiir2061
@kalidabdibasodiir2061 Жыл бұрын
Mhdsnd zxp Si fcn ayad noogu hagar baxdaa
@SomaliTech0
@SomaliTech0 Жыл бұрын
Waad mudan tihiin walaal qalia
Look at two different videos 😁 @karina-kola
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 11 МЛН
黑天使遇到什么了?#short #angel #clown
00:34
Super Beauty team
Рет қаралды 37 МЛН
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 34 МЛН
Кадр сыртындағы қызықтар | Келінжан
00:16
Ku Baro Xirfad 2O-Saacadood  (The First Twenty Hours)
17:55
Macalin
Рет қаралды 134 М.
xirfadaha ugu lacagta badan 2024
11:58
Bakaal Warfaa
Рет қаралды 2,1 М.
7 Qodob Oo Noloshaada Waxweyn Ka Badali Doona.
13:04
Warsame Bade
Рет қаралды 52 М.
أندرو تيت : حياتي بعد الأسلام
15:22
Abn al Falah - ابن الفلاح
Рет қаралды 110 М.
Sidee Wax Loo Bartaa? | GlobalNet | Macalin Abdallah
10:12
GlobalNet
Рет қаралды 49 М.
Wax badan ka ogow Xadhiga USB Type C (Muuqal Dhamaystiran)
17:16
Somali Tech
Рет қаралды 2,5 М.
11 Xirfadod oo Aaladaha AI ah Aad uga Faa'idaysan Karo ChatGPT
34:51
Look at two different videos 😁 @karina-kola
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 11 МЛН