Qaabka wax looga barto youtube || qodobadan raac

  Рет қаралды 32,395

Mubarak Hugur

Mubarak Hugur

Күн бұрын

Muuqaalkan waxa aan idinkula wadaagi
Dhawr farsamo oo kaa caawin doona inaad si sahlan wax uga barato youtube
• Qaabka ugu fiican ee a...
• Xalka Caajis-ka | 6 qo...
• 5 cashar oo cajiiba iy...
• Meelo si bilaash ah aa...
#mubarak_hugur
#waxbarasho
#youtube
#dhiirigalin
#Tilmaamo
Tusmada muqaalka
00:00-00:54 hordhac muuqaalka
00:55-01:26 last apdate youtube .
01:27-02:23 qodobka 1aad
02:24-04:01 qodobka 2aad
04:02-05:12 qodobka 3aad
05:14-07:16 qodobka 4aad
07:17-08:44 qodobka 5aad
08:45-10:32 qodobka 6aad

Пікірлер: 168
@Saydomar66
@Saydomar66 5 ай бұрын
Masha Allah wax waxtar leh ayaad ila wadaagtey. Mahadsenid walal
@Zayynab236
@Zayynab236 5 ай бұрын
Mahadsanid waa qodobo aad u noogo muhiim ah 🖤 siiba tan ah muqaalka aad daawaneyso weyneyso marar badan bey igu dhacdey anigo tafsiir ama cashir kale ka dhageysanaya inaan video kale aan arkey waad so laabaneysa aan is dhahay waqtiguna u sidaa igaga tagey. mahadsanid markale walaal. Hormar wacan adne. 💕
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 5 ай бұрын
Aad iyo aad Mahadsanid wll
@farhiaadam2777
@farhiaadam2777 5 ай бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@user-rx9pn4wv1i
@user-rx9pn4wv1i 4 ай бұрын
Ninka kaliya dadkiisa uhagarbaxa waxu jecelyahay walalka lajeclada thay xadiiska nabiga scw ayad kudhaganthay guulayzo wll
@iqraibraahim5186
@iqraibraahim5186 5 ай бұрын
Ilahey haku barakeyo walaal wax badan ii faaidaysay waqtiga aan kugu bixiyo kuma qasaaro mahadsanid adun iyo aaqiro allaha ku barakeyo❤🙏
@user-rr8pu4zc3b
@user-rr8pu4zc3b 5 ай бұрын
Alxamdulilah wax badan ayan ka faiiday KZfaq iyo talgaram❤
@SundusibrahimSi-iy6te
@SundusibrahimSi-iy6te 5 ай бұрын
Wll maxa Kula talin lahayd qof raba inuu samaysto caado wx akhris
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 5 ай бұрын
Muqaaladan soo daawo wll kzfaq.info/get/bejne/o7J9Z7d1nsCseps.htmlsi=wKEDf694bSXIYDDt
@SundusibrahimSi-iy6te
@SundusibrahimSi-iy6te 5 ай бұрын
@@mubarak_hugur horay Ayan udaa waday midkaan wll
@hodoali5714
@hodoali5714 5 ай бұрын
Jazak allahu khayr
@Eng.Faariz
@Eng.Faariz 5 ай бұрын
Shukran jazakallah khayran ustaadii
@abdullahimoallin1432
@abdullahimoallin1432 5 ай бұрын
Jazaka Allah khyra aad iyo aad aya ugu faaideysa khyra Allah haku siyo
@xayaatbintuawoowo2410
@xayaatbintuawoowo2410 4 ай бұрын
Barakallahu fik ustadii
@abdirazaaqahmed2813
@abdirazaaqahmed2813 5 ай бұрын
Intaba waan isticmaala sxp mahadsanid xasuusinta aad ixasuusisay waan sii xoojin inshaAllah 👍
@farhiaadam2777
@farhiaadam2777 5 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد
@Naakhuude
@Naakhuude 5 ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@Qatadoz
@Qatadoz 4 ай бұрын
Mahadsanid Ustaad
@AyanYasin-hx8cp
@AyanYasin-hx8cp 2 ай бұрын
Mahadsanid ustad Mubarak ajar allah hakaasiiyo
@suhaybmuxumed1933
@suhaybmuxumed1933 5 ай бұрын
Mahadsanid ustaad in badan💐
@user-rh6yr8vz6v
@user-rh6yr8vz6v 5 ай бұрын
Masha allh saxib aad ayan uga helay maanan garanayn
@user-se2dh8go7l
@user-se2dh8go7l 4 ай бұрын
Mahadsanid wll Sixdan shan kamida wan kafaiday mashallah
@AdmiringCosmos-lh4kx
@AdmiringCosmos-lh4kx 5 ай бұрын
Mahadsanid ustaad barnaaamijyadda aad inoo soo gudbisid
@samadoonecali
@samadoonecali 4 ай бұрын
Mahadsanid mudane mubaarig
@cadisalaan183
@cadisalaan183 4 ай бұрын
جزاك الله خيرا
@user-dg8jy4wt2j
@user-dg8jy4wt2j 4 ай бұрын
Mahadsanid ustaad, Faa'iidadii Igu waynayd Intaan KZfaq Daawanayey Shukran♥️
@AMAN_MEDIA_OFFICIAL
@AMAN_MEDIA_OFFICIAL 4 ай бұрын
Mahadsantahay ustaad. Alle haku barakeeyo.
@owfarahmedia6091
@owfarahmedia6091 5 ай бұрын
Mahadsanid ustaad mubarak hugur
@cawilmaxed5532
@cawilmaxed5532 5 ай бұрын
Jasaakallaahu khayr akhii.
@mohamedxabiib7928
@mohamedxabiib7928 4 ай бұрын
Shukran wall
@hodanmaxamuod7174
@hodanmaxamuod7174 5 ай бұрын
Shukrn wallo
@user-jg7yd7ek9w
@user-jg7yd7ek9w 5 ай бұрын
wadku mahadsantahay xoogta aad nasiisay .....waxan ka faiiday playlist thanks and keepgoing
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 5 ай бұрын
Mahadsanid macalin
@inamohamed5768
@inamohamed5768 5 ай бұрын
MahadsaniD jazakallaH 🎉❤
@tanadoahmed4317
@tanadoahmed4317 3 ай бұрын
Jazakallah
@qamarali7638
@qamarali7638 5 ай бұрын
Aad ayad mu hadsan tahay allah qeer badan haku siyo sida aad wax aan ogen aan kaga fa idey
@user-rb1im2jw2x
@user-rb1im2jw2x 4 ай бұрын
Wax ayaan ka faaiiday thanks sxb
@anwarsadaata260
@anwarsadaata260 5 ай бұрын
Mch allaH soo badina🎉
@Abdirahmanwanaajiye
@Abdirahmanwanaajiye 5 ай бұрын
The legends mr mubarak hugur
@user-xe3qe3ov3u
@user-xe3qe3ov3u 5 ай бұрын
Mahadsanid wllky
@laylaabdirahman3473
@laylaabdirahman3473 5 ай бұрын
thanks you 🙏🏻
@user-fr1cr7ri6b
@user-fr1cr7ri6b 5 ай бұрын
mahadsanid good
@ikraamcabdi6728
@ikraamcabdi6728 5 ай бұрын
jasakalaahu kher wll
@qadarcade2380
@qadarcade2380 4 ай бұрын
Ayy thanks wax baan kaa faidey
@Baananews
@Baananews 4 ай бұрын
Mahadsanid wax badan ayan ka faidey
@deeqaibraahim
@deeqaibraahim 4 ай бұрын
Thanks Abowee ❤
@AMiNBushuP
@AMiNBushuP 4 ай бұрын
Thankz pro
@filsancumar9431
@filsancumar9431 5 ай бұрын
جزاك اللة خيرا
@user-db7tq4xk8u
@user-db7tq4xk8u 4 ай бұрын
Thank you abtiyo
@khadarcabdle7483
@khadarcabdle7483 5 ай бұрын
thanks you so much bro
@user-ug6ef1rr8g
@user-ug6ef1rr8g 4 ай бұрын
Mahadsanid
@hanadabdi8450
@hanadabdi8450 5 ай бұрын
Thanks ustad
@Susuhassan123
@Susuhassan123 5 ай бұрын
Thanks macalin
@caaishaibraahim3247
@caaishaibraahim3247 5 ай бұрын
Mahadsanid walaal
@zainababdirashid6500
@zainababdirashid6500 5 ай бұрын
Ilaahay khayr ha kaaga abaaliyo
@abdikhairmohammed2395
@abdikhairmohammed2395 5 ай бұрын
mahadsanid macalin 6/6
@saidabdiugaas9713
@saidabdiugaas9713 4 ай бұрын
Ilaahay khayr haku siiyo
@InaBarre450
@InaBarre450 5 ай бұрын
Kher badan ALLAHA kusiiyo.
@maancaaqilka5788
@maancaaqilka5788 4 ай бұрын
M.a zxb allah ha kaa abaalmariyo
@fathimoha433
@fathimoha433 5 ай бұрын
Magdsanid❤
@rRdwanmaxamud
@rRdwanmaxamud 5 ай бұрын
Mahadsanid 🙏🏻
@abwaangedey
@abwaangedey 4 ай бұрын
Masha Allah
@bahjocabdi9357
@bahjocabdi9357 5 ай бұрын
Thanks wax badan ka faaiday
@user-amazoonee
@user-amazoonee 5 ай бұрын
Mahadsanid ❤🎉
@AbshirAmigo
@AbshirAmigo 2 ай бұрын
Thanks ❤
@khadarxasan9426
@khadarxasan9426 5 ай бұрын
Mahadsanid pro❤
@barkhadabdikadirmusse8193
@barkhadabdikadirmusse8193 5 ай бұрын
Thnks bro💯🙏
@abdirahmanceenaanshe338
@abdirahmanceenaanshe338 5 ай бұрын
Thank you
@alimubarik6172
@alimubarik6172 4 ай бұрын
Waad mahad santay ustaad
@user-pi4wj9ib7x
@user-pi4wj9ib7x 4 ай бұрын
Happy to see ❤
@maidomohmed7828
@maidomohmed7828 5 ай бұрын
Thnkz wllo❤
@mohammedhassanhussein620
@mohammedhassanhussein620 4 ай бұрын
Shukran
@xoogaaltv
@xoogaaltv 5 ай бұрын
Masha allah
@abshirmahamed4738
@abshirmahamed4738 4 ай бұрын
Tnks bro
@cabdalesheekhmustafe5036
@cabdalesheekhmustafe5036 5 ай бұрын
شكرا لك اخي
@abwaangedey
@abwaangedey 4 ай бұрын
Maanta un baa channel kaaga isoo gaaray, wuuna i canfacay, waana rukumadey.
@user-gk7kl1qg5r
@user-gk7kl1qg5r 4 ай бұрын
M..a ustaad
@usaamemustafe6004
@usaamemustafe6004 4 ай бұрын
Thanks por
@dhaannageeyemedia4559
@dhaannageeyemedia4559 4 ай бұрын
Waan kaa haynaa ustaad
@HudaOmar-rl8ms
@HudaOmar-rl8ms 5 ай бұрын
Thank you prother
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 5 ай бұрын
Mahadsanid ustd macluumaad baahiweyn loo qabo
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 5 ай бұрын
Soo dhawoow wll
@hanancarabz9223
@hanancarabz9223 4 ай бұрын
Hore usoco wll❤
@Mrhaybe
@Mrhaybe 5 ай бұрын
Mahadsanid sxp
@cabdiqaadir533
@cabdiqaadir533 4 ай бұрын
🎉thanks
@fihima6618
@fihima6618 4 ай бұрын
Jazakallah kheyran ustaad episode kan waxbadan baan ka faaidey ka hor vedion waxan is weydiinayey sidee youtube ka xog looga baadha Jawaabtii waxan ka heley vediogan
@badalchannel3963
@badalchannel3963 5 ай бұрын
Waad ku mahad santahay sida aad u sharaxday
@xamsexandule2559
@xamsexandule2559 5 ай бұрын
Waad mahadsantahay Waxaan isticmaalin watch later
@user-yt6qh9wi1o
@user-yt6qh9wi1o 4 ай бұрын
mubaarig. hugur. xaaji. baxnaan. yes. or. no
@hoodolucky6144
@hoodolucky6144 5 ай бұрын
Wllo aad baad u mahadsantahay aad baan uga faaiday runtii❤
@zakibashiir8315
@zakibashiir8315 5 ай бұрын
Thanks pro
@Atarax32
@Atarax32 5 ай бұрын
Maclin waa mahad santahy.
@aliyafarah987
@aliyafarah987 5 ай бұрын
Playlist adaa maalin hore kabartey ba😂❤
@yasmiinhaji2119
@yasmiinhaji2119 5 ай бұрын
Mashaalh
@user-ws6wk9hf9e
@user-ws6wk9hf9e 5 ай бұрын
Thnks
@aaminaibraahim3564
@aaminaibraahim3564 5 ай бұрын
Mashallah
@WllZaki-wk6ts
@WllZaki-wk6ts 4 ай бұрын
Aada umahdsnthy wllkey allha kudhowro
@user-xn6uq1zs8l
@user-xn6uq1zs8l 5 ай бұрын
si waacan
@jibrilolad2673
@jibrilolad2673 5 ай бұрын
Thnk sxp
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 5 ай бұрын
Dhalinyaro madadaalada aan yarayno wax macna leh aan ku bixi waqtigeenna
@user-nt8bn4dw4e
@user-nt8bn4dw4e 5 ай бұрын
Wan kusalamay mubarak
@omarahmed145
@omarahmed145 4 ай бұрын
Sxb noo sheeg,sida ugu fudud ee youtube wax loo waydiiyo
@saidabdulahiabshir6769
@saidabdulahiabshir6769 5 ай бұрын
Sxp barnaamijkii Sawir iyo Xikmad Part 3 noo sameeH aad Paan u daawadaa 2 dii video ee hore wad padan nah waa ka faaiday . so p.3 noo sameeh.. thank you 😊 🙏
@AwilMohamud-rd8kv
@AwilMohamud-rd8kv 5 ай бұрын
Thanks ustaad Ani waxbaan kabartaa yotube ka lkn researching kaa iga khaldanaa Playlist kumadaro. I learnt it from you thanks
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 5 ай бұрын
Good
Furo Youtube Channel | Faa'idada aan ka helay Youtube ka
9:04
Gelle Bashir
Рет қаралды 23 М.
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,9 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,6 МЛН
Hadaad talo i waydiin lahayd! || afar samee ,afar kalena iska dhaaf
12:09
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
0:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 8 МЛН
настоящий чемпион
0:59
QorabogTV
Рет қаралды 4 МЛН
The thieves pulled a prank on the Policeman ! 😬👮🤣
0:38
BOGDANCHIKI
Рет қаралды 6 МЛН
Выйграли Много Денег с Сыном
0:55
Карман
Рет қаралды 8 МЛН