Qaabkii Bank yadan looga dhacay $1 Billion Dollar | Banks & Kaspersky Documentary

  Рет қаралды 39,586

Jawaahiri

Jawaahiri

Күн бұрын

Kanaalka MA OGNAHAY wuxuu soo tabiyaa
1: Doodaha caalamiga ah ee udhexeeya muslimiinta, kiristanka, Mulxidiinta, hinduuga iyo Dadka diimaha kale haysta.
2: khudbadaha academic ga ah ee jaamacadaha laga jeediyo
3: khudbadaha fagaarayaasha Dr zakir ka jeediyo
4: muuqaalo documentary ah
5: khudbadaha waxbarashda kusaabsan
6: Siirada Nabi Muxammad (scw) bilaw ilaa dhamaad qaab xoogan u faahfaahsan
7: Falanqaynta Taariikhda Islaamka
My Gmail: Khadarjowhar@gmail.com
00:00 Hordhac
00:16 Hackers ka Carbanac
10:28 Qaabkay u xadeen
23:39 Khaladkii Waynaa
28:06 Sooqabashadii
31:22 Johar Academy

Пікірлер: 102
@user-iq6rl3vz8l
@user-iq6rl3vz8l 2 жыл бұрын
1. Mahadsanid 2. Si Xasiloon uhadal, hadalkaadanna (een een ) Ka siib Mudane
@sucaadmaxamad1484
@sucaadmaxamad1484 2 жыл бұрын
documentary gaan waan daawaday hadana waan ku ceshtay cajiip weeye waxay iga haysa inaan hacker noqdo si aan udhac0 hantida yuhuuda falistiin gumaysiga ku haysa horta xalaal in lajabsado bankiyada isreal
@mrdevicesomali5004
@mrdevicesomali5004 2 жыл бұрын
@@khaackhaac989 isku yaacid lee ka fakiraysaa 😂war horta qofka u jwaaab 😂.teeda kale sucaad waa wiil magacii 😂goormee lagaroo e noqoty
@Xuralcayn
@Xuralcayn 2 жыл бұрын
Hhhh hayey adiga un yaa comment gan lagugu jajusin
@mrdevicesomali5004
@mrdevicesomali5004 2 жыл бұрын
Naa heedhe waxaas dhici kartid dhac, ee raadraaca Iska ilaali
@habaneirshaad2185
@habaneirshaad2185 2 жыл бұрын
Tnks zhp aad ayaan ujeclaan lahaa inan barto ama noqdo hikerka Africa
@covid19channel28
@covid19channel28 2 жыл бұрын
Haa ad ban uxisaynayaa
@suleemanaxmad4159
@suleemanaxmad4159 2 жыл бұрын
وعليكم سلآم
@faamunofarey5256
@faamunofarey5256 2 жыл бұрын
Allaahuma najinaa min kuli aafaa wal balaa. Aamiin aamiin aamiin
@salmanjama6663
@salmanjama6663 2 жыл бұрын
waa jeclahay wali saaid
@c.m.g3802
@c.m.g3802 2 жыл бұрын
Hacker waa madadaan barto sanadkii labaad baan marayaa insha allah soo duceeya si qaldan inaan u adegsan in alle I waafajiyo from india
@Apdallehazard
@Apdallehazard 2 жыл бұрын
wqti dhow ina brta rba i.n
@dulmidiidrunsheege2487
@dulmidiidrunsheege2487 2 жыл бұрын
Hhjj
@naxarkooonte
@naxarkooonte 2 жыл бұрын
Cod fiican waad leedahay ee isku day inaad is daji markaa wax tabineyso laxana saarto sida youtuber rada waaweyn Keep going bro
@aliabdi2877
@aliabdi2877 2 жыл бұрын
Aad iyo aad wallahi
@horyaalkaaqoonta
@horyaalkaaqoonta 2 жыл бұрын
Ustaad casharada noocaan ookale noo soo badi adigoo mahadsan
@mohamedaadan8894
@mohamedaadan8894 2 жыл бұрын
Shukran
@faamunofarey5256
@faamunofarey5256 2 жыл бұрын
Haa waan xiisaynaayaa
@khaackhaac989
@khaackhaac989 2 жыл бұрын
aad baan ujeclahay adeegaaaan
@gangguy9396
@gangguy9396 2 жыл бұрын
Barnaamijkaan feejignaan iyo u fiirsasho dhan walba ah ayuu kugu beerayaa, mahadsanid boqol jeer🙏❤
@QALFOOFtv
@QALFOOFtv 2 жыл бұрын
Ino so badi sxb
@yahyajamac499
@yahyajamac499 Жыл бұрын
m.a sha alah sxp shaqadaasi waa shaqadaydii
@fakir4273
@fakir4273 2 жыл бұрын
Waar soo daa muuqaalada noocan oo kalle ah
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 2 жыл бұрын
Wcs wll noosoo badi mowduucyada noocaan oo kale ah
@siciidcabdiaadansiciidcabd4446
@siciidcabdiaadansiciidcabd4446 2 жыл бұрын
Khayr alle haku siiyee waan kugu caakisay
@dr.hassansalli8483
@dr.hassansalli8483 2 жыл бұрын
Waan xiiseeyaa wallahi sxp waad mahadsantahay
@EARTHSPORT200
@EARTHSPORT200 2 жыл бұрын
Masha Allah document aad u qaaliya ayaad noo soo gudbisay waan jecelahay document Yada noocan ah fadlan noo soo badi document wathaaqiga ah waliba kuwa al Jazeera ayaa aad u xasaasiya waayo siro badan ayay soo gudbiyaan cajiib hore u soco wll
@salmanabdirashid593
@salmanabdirashid593 2 жыл бұрын
Soowad zxp 😊
@cabdiwalihussein3646
@cabdiwalihussein3646 2 жыл бұрын
Anaa xiiseyo ee fadlan badiya
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 2 жыл бұрын
So much thanks Ma Ognahay channel.
@mumiin77
@mumiin77 Жыл бұрын
Waan xiinaysaya
@mouztaphederie9663
@mouztaphederie9663 2 жыл бұрын
Ma ognahay shp mhdsnid 🙏
@salmajamal6577
@salmajamal6577 2 жыл бұрын
U see khadar 70% waa wada interst dhanlinyaradu takhasuskan 2030 Somali baa ilaalada la wareegi doonta umleyn insha Allahu inkastoo la isugu jiri doono 3 diisi type ujeedo take care about black hat hackers to ur account 😁😁
@jawaahiri
@jawaahiri 2 жыл бұрын
😁😁😁 Ok
@mrdevicesomali5004
@mrdevicesomali5004 2 жыл бұрын
Gabdhuhu hacker ma noqon karaan 😂
@mdmadar5984
@mdmadar5984 2 жыл бұрын
LEGEND HORE USOCO😍
@user-iq6rl3vz8l
@user-iq6rl3vz8l 2 жыл бұрын
Halyeey ✔ Halyeey = legend
@mustafasamow2735
@mustafasamow2735 2 жыл бұрын
Bilaay
@abdiwaliomar6992
@abdiwaliomar6992 2 жыл бұрын
Kasber sky
@queenmaria7767
@queenmaria7767 2 жыл бұрын
Haa wan jecel ina barto cyber security insha allah
@mohammeddeeqobsie6986
@mohammeddeeqobsie6986 2 жыл бұрын
Like saabar sukuritiga
@abdirahmanahmed764
@abdirahmanahmed764 2 жыл бұрын
Interesting
@TechBarAmaBaro4810
@TechBarAmaBaro4810 2 жыл бұрын
Maashallah, wllo, waad mahadsantahy, noosoo badi!!
@ruqiyafarahmaxamed2880
@ruqiyafarahmaxamed2880 2 жыл бұрын
mansha Allah keep going
@mohamedbarre4332
@mohamedbarre4332 2 жыл бұрын
Walhi mashalaaaaaaaaaaaaaaah waa noo faa iideesay.
@khalidmaxamuud2941
@khalidmaxamuud2941 Жыл бұрын
waa sxa
@dr.hassansalli8483
@dr.hassansalli8483 2 жыл бұрын
Sxp aad baad umahadsantahay ee documentary noo soo badi
@Axmeds222
@Axmeds222 2 жыл бұрын
mahadsanid wll 100%
@abdinoorqasse8869
@abdinoorqasse8869 2 жыл бұрын
I like thid
@shabcaansane0137
@shabcaansane0137 2 жыл бұрын
Wllhi inman oo dayay
@sub-zero1962
@sub-zero1962 2 жыл бұрын
M.a soo badi zxp documentary nocaan nookale ah waan xiseeyaa cybersecurity ✔✔
@mohamedjamalupdillahi6050
@mohamedjamalupdillahi6050 2 жыл бұрын
Keep going my pro
@powerfulldua647
@powerfulldua647 2 жыл бұрын
#Waar #sxb #documantaries #wax #laga #faaidayo ee #taariikhda iyo #technologyga #noosoo badi🧡🧡🧡
@Hassanali-yp8ml
@Hassanali-yp8ml 2 жыл бұрын
Waad Mahad santahay mor soobadi
@canyoudothat9140
@canyoudothat9140 2 жыл бұрын
THANKIz wllka 📌
@maxamed3p778
@maxamed3p778 2 жыл бұрын
Keep goin pro
@maadmaad8866
@maadmaad8866 2 жыл бұрын
Wan xiisaynaya inan barto
@hoodolucky6144
@hoodolucky6144 2 жыл бұрын
Wllo noosoo badi
@abdi3658
@abdi3658 2 жыл бұрын
masha allah mahadsanid walal qeyr allaha ku siiyo. waxa barnaamij inoga so sameysa side isla bankiyada ey u dhacan isla lacagtoda marka ayaga la dhaco tusale marka laga dhaca 1milyan ey u dhahan waxa nagala dhacay 3milyan.
@alimohamedabdisalan749
@alimohamedabdisalan749 2 жыл бұрын
Yaabka adoonka
@khalidjiheeye3809
@khalidjiheeye3809 2 жыл бұрын
Cyber Security
@DeepFacts202
@DeepFacts202 2 жыл бұрын
Waan bartaa wle
@batuulok3624
@batuulok3624 2 жыл бұрын
Noosobadi 😁😁😁
@mrdevicesomali5004
@mrdevicesomali5004 2 жыл бұрын
Waa been sheekadaan, shekooyinka noocaana waxaa loo alifaa si'loogu baahdo server security 👌
@Imaanabdi22
@Imaanabdi22 2 жыл бұрын
Please more documents
@JAKAARTA516
@JAKAARTA516 Жыл бұрын
Noosoobadi sxb
@mohamudmohamud2534
@mohamudmohamud2534 2 жыл бұрын
Salaamullaah sxb
@siciidcabdiaadansiciidcabd4446
@siciidcabdiaadansiciidcabd4446 2 жыл бұрын
Waan kugu caajisay
@iammozb6098
@iammozb6098 2 жыл бұрын
cyper security wn ku shaqaysta hada
@mrdevicesomali5004
@mrdevicesomali5004 2 жыл бұрын
Saaxiib maad i bartid 😂
@ahmedmuse327
@ahmedmuse327 2 жыл бұрын
Runtii waa xogmuhiim ah
@jigijaanmanner8383
@jigijaanmanner8383 2 жыл бұрын
aad baan kaaga mahad celinayaa gentleman 7 years cyper security ku qaatay hindiya 2013 until 2020 Hada suuga online ayaan ka shageestaaa way jirtaa mar aan isku dayey tusaale 0.12$x900000 people population hacker Maalin walba iyo bil iyo sanad End details.............................................................................Good lucky
@mouztaphederie9663
@mouztaphederie9663 2 жыл бұрын
Barnaamijyadada ad ban ula socdaa
@cawaleyareibnufaarax4628
@cawaleyareibnufaarax4628 2 жыл бұрын
miyaad inoo diyaaris koorso cusub oo ah cyber security
@mohamudahmedfarah4591
@mohamudahmedfarah4591 2 жыл бұрын
easy
@ilyaasofficial10
@ilyaasofficial10 2 жыл бұрын
Waan jeclaha in barto Hackerska
@calimohamed9610
@calimohamed9610 2 жыл бұрын
8
@abdisataarabdulahi
@abdisataarabdulahi 2 жыл бұрын
wanjeclahay waana Bartaa waxa rajaynhaya inaan ad ugutakhasuso
@calimohamed9610
@calimohamed9610 2 жыл бұрын
Asc aad barnuxifay nosonba plz
@yaasiinmohamed146
@yaasiinmohamed146 2 жыл бұрын
Asc haa waan jaclahay in aan barto hackiska sida waxa aad ka soo hadasha y oo kale insha Allah ilaahey ha ii fududeeyo 😕😕😕🤑🤑
@EARTHSPORT200
@EARTHSPORT200 2 жыл бұрын
Aniga waxa iiga baxay in computer kaaga iyo mobile kaagaba aad ilaashato wax walba laguu soo dirana aad uga taxadarto waana wax fcn in security ga la ilaashado cajiib rag xarfaana ahaayeen lkn labadaas nin Aya wax ka waalay
@shamarkegorod9368
@shamarkegorod9368 2 жыл бұрын
Jh
@abdirisaaqahmed4752
@abdirisaaqahmed4752 2 жыл бұрын
Adeerow is daji si laguu fahmo Hadalkaaga waa is dhex yaacayaa
@Hamzaani
@Hamzaani 2 жыл бұрын
Sxb Is deji be calm
@dekafi4151
@dekafi4151 2 жыл бұрын
Nama qaban kartan aa😂😂😂 Beenti ugu wened somali Hacker mexe ka garanayan😂😂
@abdirizaakabdikaadir5380
@abdirizaakabdikaadir5380 2 жыл бұрын
Walle aad bn u xiiseeya barnamijyada noocaas ah Wxana ahay ardy barta I T ga😄
@craxmaandaakir1785
@craxmaandaakir1785 2 жыл бұрын
Cyber security waan rabaaye sanado badan ayaanba raadinaya ee igu xidha cidii haysaay please please 😔😔😔😔
@faizamohamed1
@faizamohamed1 Жыл бұрын
Hurbad institute of technology 🥰 channel kaas ka baran kartaa cashiro ayaa ayuuna bixiyaa
@wlljaja1286
@wlljaja1286 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkk😅😅😅😅😅
@maxamedshariif4046
@maxamedshariif4046 2 жыл бұрын
Fariid ninkan wax un baa laga faaiidaa
@mrdevicesomali5004
@mrdevicesomali5004 2 жыл бұрын
Nu lllllllllllll nu!
@purhaanxbf8496
@purhaanxbf8496 2 жыл бұрын
Khadarow Carbanak hada course hacker ah ayey bilaabeen iney bixiyaan dark web
@jawaahiri
@jawaahiri 2 жыл бұрын
😁😁😁walee! Maka soo dhiganaa toloow!?
@abokorali1381
@abokorali1381 2 жыл бұрын
Run ahaantii waan dhigtaa lkn tani way iga maqnayd mahad sanid lipaax
@amiirmaxamed2149
@amiirmaxamed2149 2 жыл бұрын
Cood kaaga lama fahmayo sidii aad adna wax dhacaysoo kale ayaad u guuxaysaa
@mrdevicesomali5004
@mrdevicesomali5004 2 жыл бұрын
Hehehe 😂adiga amuu marhore kugu yaacay 😂
@Nimco.qaali143
@Nimco.qaali143 2 жыл бұрын
Somali fataloshina tuuga jiranee maxa sidan dhan ugushrxe Bangiyadena yaryarka maa wad kunoqonrabtaa
@habaneirshaad2185
@habaneirshaad2185 2 жыл бұрын
Tnks zhp aad ayaan ujeclaan lahaa inan barto ama noqdo hikerka Africa
@iammozb6098
@iammozb6098 2 жыл бұрын
cyper security wn ku shaqaysta hada
Pegasus Spyware  Maxaad ka taqaanaa?
26:45
Hurbad Institute of Technology
Рет қаралды 12 М.
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 8 МЛН
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 28 МЛН
World's Roundest Object!
11:44
Veritasium
Рет қаралды 38 МЛН
Maxay Qasab u Tahay in aad aamusnaanta Barato
13:49
OGAANSHO
Рет қаралды 326 М.
Who is the student that rules the world with his teacher?
16:19
Have It Out With Galloway (Episode 17) Middle East:WW3 looms?
49:22
Have It Out With Galloway
Рет қаралды 1,6 М.
Sababta Aadan Waligaa Isu Badalaynin |
15:11
OGAANSHO
Рет қаралды 126 М.
Internet ka sirta ahee Qarsoon | Dark Web Documentary
26:56
Jawaahiri
Рет қаралды 14 М.
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 8 МЛН