No video

QAABKII LOODILAY 𝗚𝗨𝗨𝗟𝗘𝗘𝗗 𝗬𝗔𝗥𝗘 𝗜𝗬𝗢 𝗪𝗜𝗜𝗟𝗞𝗔𝗟𝗘 𝗢𝗢 𝗬𝗔𝗥. IYO CALI KHADAAB OO KA WARAMAY DAAWO

  Рет қаралды 33,745

LAAKAHA MEDIA PRO

LAAKAHA MEDIA PRO

Күн бұрын

Пікірлер: 205
@haboonali3643
@haboonali3643 3 жыл бұрын
Kuwaasu Waa Horoor Bini aadam loo ekaysiiyey oo dadka qasha Illahay swt Ummada haka qabto Mooryaanta 😭
@barlinmahamudsabriye6471
@barlinmahamudsabriye6471 3 жыл бұрын
Wiilkaan waa wiil qalbi fiican walaahi suu u qalbi fiican yahay waan soo fiirsaday.
@sacdiowarsame2893
@sacdiowarsame2893 3 жыл бұрын
Marexanku wawadaniyin asna ciyalka somaliyed buwaxbaraya ayanana wllkis baydilayan ax ax
@S0MAALI__KING
@S0MAALI__KING 3 жыл бұрын
😥 wlhi xanun kawen mlhn
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 3 жыл бұрын
Allaha u naxaristo 🤲😢 WlHi wiilka yar sida u u hdlay wa qof diin leh o iman leh
@asmacabdi2263
@asmacabdi2263 3 жыл бұрын
اللهم ارحمه ورفع درجات الجنة الى الأعلى اللهم اجعله رفيق النبي محمد صلى الله عليه وسلم
@nimcomohammedjimale8531
@nimcomohammedjimale8531 3 жыл бұрын
Haaa waxn u fahmay Wlhi in wilkaayar Daroodnimo lo dilay😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Miyaa ?Hawiye Wlhi blhi tolhi Qarax iyo dhiig inusan ka joogsanayn hore lo sheegay. Alle idinkama joojiyo. ☝️
@smx111
@smx111 3 жыл бұрын
innaa Lillaahi wa inaa is leyhi Raajicuun , Reerkaas ,Ehelu khayr kaa ,Qalbiga Allaha - U Qaboojiyo,.Subxaana Allaah Bal Dulmiga - intaa Le ,Eg ,Umalayn maayo Somali inay - Wsligeed Dagayso , inta Saas Laysku Dulminayo ,Waligay Tanoo kale ma ,Arkin
@ifkanolasha8389
@ifkanolasha8389 3 жыл бұрын
Wall illahay ha u naxriisto wllkena cadawga sidaa yelay illahay ha saqiro xaqooda illahay ha oga soo qaaday
@sadiohori1147
@sadiohori1147 3 жыл бұрын
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajucuun Allah ha u naxriisto guuleed yare iyo wiilkii la socdey janada fardowsa Allah ka waraabiyo qabriga waasac Allah ha uga dhigo
@fartuunj6426
@fartuunj6426 3 жыл бұрын
inaalilaah wa inaa ilaaheey rajicuun waxa ciyaalka qabiil ahaanta ku dilay ee jaahiliinta ah ilaahoow umada ka qabo amiin yaarabi
@aasiyoaadan8655
@aasiyoaadan8655 3 жыл бұрын
Walky guuled illhay baa naga jecladay ilahay haunaxaristo
@baadiyebadiye7941
@baadiyebadiye7941 3 жыл бұрын
Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun wuxu araxan daraan ma xabashi baa alaah samir iyo iimaan haka siiyo
@mariahonest2642
@mariahonest2642 3 жыл бұрын
Isbaaro family Somali odhan baa kudhibqabta ilmaha xata kama xishoodaan nacaladi hakudhacdo Isbaaro family
@hawohusenahmed8058
@hawohusenahmed8058 3 жыл бұрын
Arxanlawayalweye runtii adunku wa itixaan samir samir inshallah qabilku waqurun wana uuf iyo akhas weye
@fatumahassan4812
@fatumahassan4812 3 жыл бұрын
Inaa lilaahi wainaa ileehi raajucuun ilaahey ha u naxariisto janadii fardowsa allah abaayo rabi qalbigaa kuu qaboojiyo wixii dilay rabi baa la xisaabtamaaya samir iyo iimaan kaa siiyo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@caseerfarah2018
@caseerfarah2018 3 жыл бұрын
Allaha unaxariisto ninkaan waa nin Alle diin iyo imaan kumanestay allaha qalbiga uqaboojiyo allow uboogo dhay fml gaasi
@user-si7rm8ih1d
@user-si7rm8ih1d 3 жыл бұрын
Inaa lilahi waa ina ilehi rajucun geerida waa xaq ilahay ha u naxaristo jantu fardowso ha warabiyo 😭😭
@fadumamohamed7681
@fadumamohamed7681 3 жыл бұрын
انا لله وانا اليه راجعون الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته ويلهم أهله وذويه الصبر والسلوان
@garaad-om7yl
@garaad-om7yl 3 жыл бұрын
Melt My Heart💔💔💔 Very Pain Full Allaha Yaa Arxamu
@fatimaibrahimfatimaibrahim3214
@fatimaibrahimfatimaibrahim3214 3 жыл бұрын
Inaa lilaahi wa inaa ilayhi rajicun 😭😭😭😭 Allah unaxaristo janafardows Allah galiyo 😭😭😭😭eheladi iyo qarabadi ukageriyoday Samir iyo iiman Allah kasiiyo
@hamdisalah6117
@hamdisalah6117 3 жыл бұрын
Inaa lillahi wa Inaa ilayhi raajicuun Allah haw naxariisto gacan kaxaqdaran baadishay Allah samira iyo iimaan hakasiiyo ehelkoodii isaga iyo inanka kale ee lala dilay kuwa dilay iyagaa dhib haystaa Aakhiro iyo aduunkaba because dad bay si xaqdaro ah u dileen. Tan labaad waxay u dileen sida wuxuushtu wax u disho, Subxaana Allah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@qaalihassa3057
@qaalihassa3057 3 жыл бұрын
Inaa lilaahi wainaa ileyhi raajucuun Allah unaxariisto Qabriga Allah uwaasiciyo 😭😭😭😭😭😭😭😭 dhamaan eheladii oodhan Samir iyo iimaan Allah SWT hakaasiiyo way naxanuujisay laakiin waxay fureen wadoxun
@munaaden9549
@munaaden9549 3 жыл бұрын
Kii dilay ilaahay inkaar ha ku rido cadaabtana ilaahay ha geliyo
@ciiltire509
@ciiltire509 3 жыл бұрын
Walaahi walaal key baa soo xasuustay oo 14 jir asagoo Qabiil loo dilay..somali inta dadka dila ayaa badan manaxayaasha illaahey aan aqoonin iyagana Aaqiro iyo aduunka kuma liibanayaan..walaal samir Allaaha naga wada siiyo wiilasha yar yar
@habibohussein4843
@habibohussein4843 3 жыл бұрын
Inaaailaahi wainaaa ileyhi rajicuun Bal muxuu galasaday wiilkan Yar rabi haso qabto kuwaas qoratada ah
@Am_abdalla
@Am_abdalla 3 жыл бұрын
ilaahay hawnaxariisto wiilkaa yar aduunyo meelka fiican ilaahay ha geeyo kuwiidilayna ilaahay hawga xaq qaado xasbilaah wanicma wakiil
@zeinabmohamed9734
@zeinabmohamed9734 3 жыл бұрын
Inaalilaahi wainaailayhiraajicjuun ilaahayow unaxariiso janatulfirdosa kawaraabi ax ax yaa Alaah Rabiyow soomaali xaqa tusi
@nimoabdi71
@nimoabdi71 3 жыл бұрын
انا لله وانا اليه راجعون اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه واكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء وثلج والبرد ونقه من الذنوب والخطايا كما ينبغي ثوب الابيض من الدنس 😭😭😭😭😭
@taajedn8188
@taajedn8188 3 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto
@kubra8
@kubra8 3 жыл бұрын
Inaalilaahi waa inaa ilayhi raajucuun 😭😭😭😭😭😭 qaracan waynaa cadaw yaa helay, Allah ayaa kajaasayn doona, adinkana Samir iyo iimaan Allaha idinkasiiyo Amiin🤲🤲🤲
@naimamuad3140
@naimamuad3140 3 жыл бұрын
Alla aaqiro xagee aaday qofkas wax udilay yaarbi umada adigaa abuuray naga qabo shartod
@maqsuudmaxamed5463
@maqsuudmaxamed5463 3 жыл бұрын
Guled iyo abdirisaq manozoo noqonayan duco baz ayay noga bahanyihin 😭😭😭😭
@fartunahmad7054
@fartunahmad7054 3 жыл бұрын
ان العين لتدمع والقلب يحزن ولا نقول الامايرضى ربنا وانا لفراقك لمحزونون😭😭😭😭😭
@yullioadmin1188
@yullioadmin1188 3 жыл бұрын
Àllah u naxaristo sar imaan Allah ka siyo inshallah 😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔☝️☝️☝️☝️☝️🤲🤲🤲🤲🤲
@amalomar860
@amalomar860 3 жыл бұрын
Inaa lillaahi wa inaa ileyhi raajucuun ilahayow u naxariiso wiilashas masaakiinta ah ee sida xaqdara ah loodilay samir iyo iimaan allaha kasiiyo dhaman eheladodii ilahay masiibo aan soodaahin hakurido kuwii kadanbeyay dhibatadan fooshaxun ee loogeystay wiilashan dhalin yarada ah rabbiyow awoodada kusooqabo daalimiintas mujarimiinta ah😭😭😭
@jamiilanuur2007
@jamiilanuur2007 3 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto janatul firdows aclaa Allah ha ugu bishareyo Allahuma aamiin
@fatimajamac7510
@fatimajamac7510 3 жыл бұрын
allah u nacasii Wallen janad allah ka waraabiyo
@fadumoadem3151
@fadumoadem3151 3 жыл бұрын
Allehaka dhigo saqiirki janada wiilka yar allehaw naxriisto adigana qalbiga allekamataciyo wax qayrbadan allehakugu buuxiyo booska walalka
@gobeygariumumouad3786
@gobeygariumumouad3786 3 жыл бұрын
Allah haa naxaristo Guuled yare walakisna ALLEH HAA samirsiyo
@maryamomuxumed9402
@maryamomuxumed9402 3 жыл бұрын
Allaah ha unaxariisto cali khadaab wallaahi waxaba kama bedeli karo lkn wan kula ooyay arxan lawayasha waxmagard ah carurta dilayo soomaaliyu wey isdili jirtay wiil 15 jir ah sabarjamiil ah
@haboonabdi1618
@haboonabdi1618 3 жыл бұрын
soomaali rabi ha hanuuniyo waxey noqdeen dad wuxuusha laba is dhashay isku hooyaa waaye reerkani balse waa dad macangag yaal ah subxaanalaah
@amina7327
@amina7327 3 жыл бұрын
Allah u naxaristo aamiin
@shariifomuxumed2113
@shariifomuxumed2113 3 жыл бұрын
alle ha u naxariista guuleed yare ehelki iyo waalidki iyo asxaabtii sami iyo iimaan alle haka siiyo yaa rabbi
@lyannaskar4751
@lyannaskar4751 3 жыл бұрын
Subxanalh ilaahay janatu fardosa ha geyo😭🥺🤕
@abdikhafarbarre9539
@abdikhafarbarre9539 3 жыл бұрын
somalida 100%100 Muslim saxa maha dinta we ku qarabtan we shektan Kuma dhaqman yuhud waxba ma dhaman dhaqnkoda marka firiso
@ifkamedia8334
@ifkamedia8334 3 жыл бұрын
Sabar iyo imaan guleid Allah hakusiyo
@ashaporekh6908
@ashaporekh6908 3 жыл бұрын
Innalillah wa ina ilahey rajucun Allah unaxariisto ameen kuwi dilay allah ma kabaqayan
@TheGansaipioFriendsShow
@TheGansaipioFriendsShow 3 жыл бұрын
Walahi Wa arin murugo iyo xanuun badan ilahay ha unaxariisto ehela dukabaxana samir iyo imaan Alle Ha kasiiyo Amiin amiin inata kadib somalidu qof dalkiisi lagu xidhay iyo waxabo kaloo yaryar ba way ka qayliyaan oo bubuniyaan ee maxaay noodiday inanuu wayabahaan dinta iyo bini adanima daba ku xun inoodidan inanu kadagaalano ?
@kiineyabdi9136
@kiineyabdi9136 3 жыл бұрын
Inaalillah wa inaa illeyhi rajicun waxan jogna in xiligan saqiradeyni qabil lodilo walibo sii arxan daran ale haka sabar siyo rerki uka baxay guled yare
@fadumosaid2419
@fadumosaid2419 3 жыл бұрын
Allah haunaxariisto guuleed yare wllkay cali khadaab allah samir hakaa siiyo walaale kuwii dilay guuled aduunka alle haku ciqaabo ciqaab aduun alle hamarsiiyo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@farhiajama5556
@farhiajama5556 3 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto wiilasha yaryar ee xaqdarada loodilay helekiina samir iyo imaan ha ka siiyo
@farhiyajama6609
@farhiyajama6609 3 жыл бұрын
Alle unaxariiso wa waxlaga murugoodo
@safiamuse5060
@safiamuse5060 3 жыл бұрын
Ilahay ha u naxariisto, walaal samir iyo iman baan ilahay waaridkiis iyo walaale iyo qaraabada uga baryayaa, waa musiibo, in ciyaal aano qabiil loo dilo, ilahayaw uusan shaydaan balaayo noo qurxin
@ayanahmed9511
@ayanahmed9511 3 жыл бұрын
Inalilahi waa ina ilahirajucun cawan miya dadkas Muslim bananay ayey ihidonan
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 3 жыл бұрын
Allah unaxariisto cali qadaba walaslkiis Walhay very sad
@sayinbahmed8132
@sayinbahmed8132 3 жыл бұрын
Ale.haw.naxariisto.wllo.samir.iyo.iimaan.haynaga.siiyo.waynu.wada.dhimanaynaa.ilaahay.qabriga.hawnuuriyo.wllo
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 3 жыл бұрын
Allah ha unxariito. 💔💔💔🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻😭😭
@habsamouse5994
@habsamouse5994 3 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto wllken isagan Samir iyo iiman Allah ha ka siiyo ameen ya rabbi 🤲😭😭 wlhi waa ooya 😭😭
@suadahmedismail439
@suadahmedismail439 3 жыл бұрын
Inalilaah waa inailaahi rajucun Allah ha naxaristo janatul fardawsa ha ka warabiyo waa wiil yar
@deeqaahmed9564
@deeqaahmed9564 3 жыл бұрын
Allah unaxaristo
@faiza6126
@faiza6126 3 жыл бұрын
Ax ax subxanallah 🥲🥲🥲 Alla u maaqan Somaliya hadiba ilmo yar qabil loo diilayo 😭
@deqaissa7045
@deqaissa7045 3 жыл бұрын
Illahay ha unaxariisto samir iyo iimaan buuxa rabbi hasiiyo
@xamdicabdi1461
@xamdicabdi1461 3 жыл бұрын
Alle yarama
@mariamsheikh3143
@mariamsheikh3143 3 жыл бұрын
Ax ax ax inaa lilahi wa ina ileyhi rajucun alla haw naxaristo samir iyo imana haydinka siyo amiiiiin amiiiiin walahi edo waxad u hadashay sifican waxad tiri argosi marabno barakala fikum war qabil ba somali walay alla ka cabdada
@qabilomuse382
@qabilomuse382 3 жыл бұрын
Allah u naxariisto janatul fardowsa allah ku arsaaq amin amin waa
@fartuunmali761
@fartuunmali761 3 жыл бұрын
Allaha unaxariisto janadii fardowsa allaha geeyo adinkana qalbiga allaha idiin uqabojiyo samar&iimaan allaha idinka siiyo
@nameincapitals
@nameincapitals 3 жыл бұрын
Subxaanallah ilah ha u naxariisto ilmaha yarka ilah cawaantaas ubaxii wadanka leyneysana ha ka soo qabto wadankeena
@ayanfaraha6377
@ayanfaraha6377 3 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto soomaaliyeey rogmada ubaxii wadanka ayey afqabteen waligoodna nabad ma helayaan cali khadaab ka carar ha caawin soomali adigana yeysan ku qalan waa ilmo yar
@kadijomaallin2433
@kadijomaallin2433 3 жыл бұрын
Allaha u naxariisto ilmahaas Somaalina allaha ku duwo xaqqa Ilaahoow cid aan adiga kaa baqeyn hanagu saladin aamiin
@samatarsaid6568
@samatarsaid6568 3 жыл бұрын
Ilaahay waxaan uga baryey cadawga saas u dilay ilmahaas yar cadaab ifkana calaamad xun ka muujiyo qabiil baa nå baa i iyey
@manaalshire5031
@manaalshire5031 3 жыл бұрын
Very sad 😭😭😭😭😭💔💔💯Allah ya arhamhum inti dhimatay wilisha dhan.
@leylacuthmaan228
@leylacuthmaan228 3 жыл бұрын
Inaa lillaahi wa inaa illaahi raajicuun😭😭😭😭
@lakilove9310
@lakilove9310 3 жыл бұрын
allah unaxaristo
@faysalmire7624
@faysalmire7624 3 жыл бұрын
Allah u naxaristo
@kiinmahammed5867
@kiinmahammed5867 3 жыл бұрын
Wa wiil iimanlah mansh allh ilahay ha unaxaristu melashaas
@hodanabdirahman807
@hodanabdirahman807 3 жыл бұрын
Walaahay waa ciil iyo calool xumo guuleed yare ilaahay samir iyo iimaan haka siiyo dhamaan ehelkiisa very sad walaahay
@maryanilmi5344
@maryanilmi5344 3 жыл бұрын
Allaah ha unaxariiso
@nuraomer4272
@nuraomer4272 3 жыл бұрын
İllahey ha unaxariisto soomaaliya waka daalnay dil
@akrammuuse804
@akrammuuse804 3 жыл бұрын
Alle haunaxristo qabriga alle hauwasiciyo kitabkan gacanta midig alle haka siiyo
@sacdiyoaden8315
@sacdiyoaden8315 3 жыл бұрын
Subxallah! Waa dad jaahilin
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 3 жыл бұрын
Subxana laah somali ilahoow jaahil nimada ka saar waa caween somalidu qofki qof dila isaga iyu ilahay waydinaya inaderkay iyo abahay iyan uu aar gudayay laga yeeli mayo malinta lagu xisabinayo qof waliba waxu galay isaga la waydinaya xita geel inad xaq daro ku disho ilahay kuma baneeyn
@uistabraq9222
@uistabraq9222 3 жыл бұрын
Inaalilaahi wanna ileehe raajicuun dhamaan aheladiusa samir Allah hak siiyo wax kaqeer badan Allah haugu badalo Kuw diluent Allah hasoo muujiyo dhagr qabayaash Arianna aan laheen arrange iyo naxarius yaarabi qalbiga u qaboos waldikii waa kabax iyo dhamaan ahekiisa amiin aamiin
@fartunahmed9989
@fartunahmed9989 3 жыл бұрын
Allah unaxariisto familkii you kaxayna samir iyo iimaan allah kaiiyo Aamiin
@halimaali308
@halimaali308 3 жыл бұрын
Ilahey ha u naxariisto aamiin yaa rabi 🤲 😭 😭 😭
@sudiyusuf3757
@sudiyusuf3757 3 жыл бұрын
Ilaahay jizadooda oodagdaga hasiiyo kuwa sidaa udiley ilmaha birmagaydadaa
@laylaabdi1485
@laylaabdi1485 3 жыл бұрын
allaha samir iyo imaan ha ka siiyo walkey ali runtii waa murugo
@mohamedadan1518
@mohamedadan1518 3 жыл бұрын
Alle ha u naxriisto
@barlinosmaan545
@barlinosmaan545 3 жыл бұрын
Illahayoow unaxariiso Aamiin Aamiin yaraabi
@anisoabdisalam10anisoabdis99
@anisoabdisalam10anisoabdis99 3 жыл бұрын
Aad iyo aaad an uga xumahy ali qadaab illahy ha unaxasirto abwe
@nafisakuboqrayaabe9811
@nafisakuboqrayaabe9811 3 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto wllkeena alle qalbiga ha u qaboojiyo 😢😢
@aaminadhool9050
@aaminadhool9050 3 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto aamiin aamiin yaa rabi
@fadumaabdullahi6425
@fadumaabdullahi6425 3 жыл бұрын
Inna lillaahinwa inna ilayhi raajicuun ax ax ax xanuun weynaa ilahay samir iyo iimaan ha inaga wada siiyo 🤲🤲😫🙏😢😢
@nasroahmed4510
@nasroahmed4510 3 жыл бұрын
Allah unaxariisto cali qataabne waxaan leeyahay samir iyo iimaan Allah kusiiyo
@amaalmoha3681
@amaalmoha3681 3 жыл бұрын
Inalilahi wa ina ilehi rajucun allow u naxariso
@sharmakecabdi4994
@sharmakecabdi4994 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin
@muniraahmed7031
@muniraahmed7031 3 жыл бұрын
Ali i’m sorry very very sorry this is disgusting ilaahay ah unaxaariito Guled yar iyo wllkiikale waa geerixanuun badan🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@202r
@202r 3 жыл бұрын
Allaha unaxaristo
@duceysansheikh7019
@duceysansheikh7019 3 жыл бұрын
إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ
@mankamohamed3024
@mankamohamed3024 3 жыл бұрын
Inaalilaahi wainaa ilayhi raajicuun allaha unaxariisto
@fadumayusuf4102
@fadumayusuf4102 3 жыл бұрын
Allahu akbar allahu akbar walahi waan ilmeyey 😭😭😭
@nimoabdiweli975
@nimoabdiweli975 3 жыл бұрын
Alle Samir iyo iiman saadiq ah haydinka siiyo wllo😭😭😭😭
DEG DEG MAXAMED OO MASER DARTIS ADAN ABHIYEY MARKU SHUKAN SADEY MUNIRO
18:36
Prank vs Prank #shorts
00:28
Mr DegrEE
Рет қаралды 6 МЛН
Look at two different videos 😁 @karina-kola
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 14 МЛН
DEG DEG CAWALE AROOSKIISA IYO HODAN ABDIRAXMAA OO SHAAH GADAYSA......
15:53
DEG DEG MASLOXO IYO NINKEDII OO AFKA FURTAY IYO GABAR TIRI CANSAR BAY QABTAA
14:30
DEG DEG RASHKA BOY OO LASIXRAY OO SHARMA MASLOXO HANKA LOVE MALYUN ROOBLE
16:51