No video

Qaar ka mid ah Dadwaynaha Burco oo ka Mudaharaaday Shirkad Gaar Kooto Loogu Xidhay Laydhka.

  Рет қаралды 4,736

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 18
@JonathanCkay
@JonathanCkay Ай бұрын
Reer soo wada baxa❤😂
@nugaal012
@nugaal012 Ай бұрын
Reer Burco waa dad soo jeeda oo nool.
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 Ай бұрын
REER BURCO IS KA CALI YA 😂😂
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq Ай бұрын
Ilahay haynaga qaabto heko wlhyi burco dhiib baay ku haysa
@Reallander1991
@Reallander1991 Ай бұрын
Heego is not easy 😂😂😂😂😂
@kamalyusuf6211
@kamalyusuf6211 Ай бұрын
Dadkaa Diifaysan maxaaku Dhacaye Gajaadan wajiigin ka muuqat😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@faraxcali1236
@faraxcali1236 Ай бұрын
Waxan ka fahmay shirkada laxayeysiinayey aya ladiidey halaga qabto magaalada
@doubledeqabus6815
@doubledeqabus6815 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 HEEGO WAA KULMIYE MUUSOW
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q Ай бұрын
Diida tukala ku biira ya cusub
@yasinyusuf5629
@yasinyusuf5629 Ай бұрын
Burco waa dhaantaa hargaysa Hargaysa cidiba ma hadli karaan Shaqadan waa shaqadii dawlada laga rabay inay dadka u qabato Markaa waa nasiib daro dalkan ku habsatay macneheedu waxaa weeye dawlada ma jirto Shaqada dawladdu shacabka u qabataa waa adeeg mar hadaan wax adeeg ah aannay dawladu bixin maxaa lagu macnayn karaa
@MascuthElmi
@MascuthElmi Ай бұрын
Bootoy baratee hargeisa wax ka baro Borama gaadhi maysidee
@user-un4yq9dw5j
@user-un4yq9dw5j Ай бұрын
Waa mudohaarad reeraysan sxb heco waa haqabtira bulshada ee isdaji ma cqani ayaa idinsoo kiciyey ax wlhy waxa idinga muuqda haraad fara badan sorry
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq Ай бұрын
Ilahay umada haka qaabto waay na dhiibtay haqaab Tirana mahe
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq Ай бұрын
Mudaharaad reeraysa maha yaa leeh heeko waa sheer ciid kasta hj iyo hy iyo kuwakaleba isugu jiirta reerba ku hoor cararee
@user-un4yq9dw5j
@user-un4yq9dw5j Ай бұрын
Anigu waxaan arka.reer soowada baxay oo shirkadooda udoodaya sister
@Siciid_Carab
@Siciid_Carab Ай бұрын
Waa yahuud
@sahnim7481
@sahnim7481 Ай бұрын
😂😂😂 dadkan 12$ doolar ka ooyaya maa loo sheego inta ay ree hargeysa bixiyaan.
@abusacad0704
@abusacad0704 Ай бұрын
12$ waa hadii ay saacada laydhku 1 unit wax ka yar soo qorto waa qiimaha lagaa qaadayo, si kale hadii aan kugu dhigo hadii aad reerkaaga miyiga u caano doontaan ee aad gurigaaga sii xidhatid bishii 12$ ayaa lagaa rabaa ma xaq baa mise waa xaq daro.
Suldaan Miisaankiisa dhimay oo bulshadda dhibaato kala kulmay.
8:44
Nurse's Mission: Bringing Joy to Young Lives #shorts
00:17
Fabiosa Stories
Рет қаралды 4,6 МЛН
Glow Stick Secret Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 9 МЛН
7 Days Stranded In A Cave
17:59
MrBeast
Рет қаралды 96 МЛН
Violet Beauregarde Doll🫐
00:58
PIRANKA
Рет қаралды 34 МЛН
Lacagta Gawaadhida Truck ga iyo Canada?
36:46
MM Somali TV
Рет қаралды 66 М.
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
Somalida iyo Carabtu ma isku DNA baa?
31:33
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 18 М.
DOOD ADAG XAALADA CEERIGAABO REER SOMALILAND IYO DADKA KASOO HORJEEDA
1:01:31
Nurse's Mission: Bringing Joy to Young Lives #shorts
00:17
Fabiosa Stories
Рет қаралды 4,6 МЛН