Qaar Kamida Madax Dhaqameedka Somaliland Oo Eedeyay Madaxwayne Biixi

  Рет қаралды 136,698

Horn Cable Tv

2 жыл бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 65
@happyahmad9689
@happyahmad9689 2 жыл бұрын
Ceeb madaxwaynaheena inla deel qaafo la xag xagto mar walba cadawga muuse biix waa badan yahay ehelbaa la yahee maad amustaan dhib ma jiree ceeb habar awal muuse waa inankeeni waxa walba lays yeelo tol meelna kuma kala tago muuse aynu ukacno soo saaro kadib doorashda halaga hadlo hada hawlo badanbaa u yaal madaxwaynaha soomaaliland hawsha ku badatay reer soomaaliland culyska dhaleexaynta hala daayo waa lays laaya laga heshiiyaaye cuqaashi reer dhulka tihiin reer awoowgay halysu tanaasulo inan iyo reer abtigibaa lawada yahee
@buufiyahaweyn7430
@buufiyahaweyn7430 2 жыл бұрын
FARIID CAQLI BADAN WLLO AFKAAGA CAANO LAGU QABAY
@ahmedadan735
@ahmedadan735 2 жыл бұрын
Muse bixi waa ragaadii afar sano kahor maan tagarsanaan lakiin markuu sanad hastay waxii kadan bayay waan taagaray
@mubarikindho2173
@mubarikindho2173 Жыл бұрын
Qaranka jamhuuriyadda somaliland shacabka jamhuuriyadda somaliland Madaxweynaha qaranka jamhuuriyadda somaliland MUDANE MUUSE BIIXI CABDI XILDIID waxay kudoirten dastuurka jamhuuriyadda somaliland kumaydoranin saladin marlabad waxan leyahay saladinta maaahmaah hanoqonina geel indho kuul muxukagaranayaa mucaardku haday siyaasadoodu tagantay wakhti qaranka jamhuuriyadda somaliland usoodhafay kansoogubay u CODEYEN DASTUURKA JAMHUURIYADDA SOMALILAND kaas oo aykagamarmeen saladin iyo cuqaalba gabiahanba shacabka qaranka jamhuuriyadda somaliland waxa aykuqanacsayihin codka u uuu CODEYEN DASTUURKA JAMHUURIYADDA SOMALILAND
@kaydkadirir5253
@kaydkadirir5253 2 жыл бұрын
Madaxweyne muuse ugaaska faragalinta haka daayo Hadii kale calanka casbaanu qaadan
@abdimagan3482
@abdimagan3482 2 жыл бұрын
Ilaahay baad been u sheegteen Waa dadkii ku mamay Siilaanyi lacagtii ka guuranayeen.
@ibraahinabdulle3222
@ibraahinabdulle3222 Жыл бұрын
Waa inaad u hogaansataan xukuumada
@abdimagan3482
@abdimagan3482 2 жыл бұрын
wallaahi waxay ku wanaagsanayd .waxa sheegta Suldaanada iyo Caaqilada Somaliland in Badhka la taago waayo Dawladdiiba way kee dheereeyeen
@FarahAbdul
@FarahAbdul Жыл бұрын
Bal maanta ka waran hadalkaa waxa aad tidhi wakhti hore bal noo sheeg maanta waxa aad ku taageerayso Muuse biixi
@maxamuudkibaar7907
@maxamuudkibaar7907 2 жыл бұрын
Waxan hanbalyaynaya saldanada subeer awal🌸🥦🥦🌸🌸🌸🌸🌸
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Жыл бұрын
Waxaa I cambaarsynaynaa hunguriilayaashan magacii subeer Awal dilay
@jamaalxuseen4518
@jamaalxuseen4518 2 жыл бұрын
Madaxwaynahu haka daayo sandalaada 300 oo nano jirtay ino faraha kala baxo aya haboon hadii kale wu eedi dono wllhi
@aminahmeds569
@aminahmeds569 2 жыл бұрын
Muse hanadhaafo viva hassan hadii aanu nahayi subeer awal muse cod uma hayino
@sulubhassan2788
@sulubhassan2788 Жыл бұрын
Wager waxuun baan ideaa salaadu Kay kaqabsoomi la dahay show Salddanadii zubayr awal ayaa laga Cariyey Alla sahal amuuraa Adaa noo aqoonee Allaahumma aamiin aamiin aamiin
@KhadarIsmail-sw2ue
@KhadarIsmail-sw2ue Ай бұрын
Waxa la yidhi tol fiican ninkii wada doonaa ma helo.xasan dulqaad ma laha ee suldaankii asalka ahaa ha loo yeedho.
@Caashacilmi-qn5zdzhk
@Caashacilmi-qn5zdzhk Күн бұрын
😢😢😢
@user-ce6io3je4n
@user-ce6io3je4n 2 жыл бұрын
maalontu reer sheekh isaxaaq kala aaadqaaday ayu iga dhintY ninkani
@ibraahinabdulle3222
@ibraahinabdulle3222 Жыл бұрын
Hadaad tihiin cuqaasha subeer awal u hogaasama xukuumada iyo sharciga
@walalek9017
@walalek9017 Жыл бұрын
WARKÌUDABE YIY
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
Muuse biixi waa ina ceebeyay dumarkii buu jaad u qaaday balwada lahaa oo ku yidhi aniga suldaan idiin ah
@mohamedosman7016
@mohamedosman7016 Жыл бұрын
Anuu ina sulubow sidaad suldaankunoqotay anigaygaasaa ogaa ee xishoo hadiikale xabadii asprinkii eed iibinjirtay kunoqo walaahi reershirdoon waad ceebaysay hadaa xishoon waydo anagaa xishoodkaku bari
@ibadomohamed1908
@ibadomohamed1908 2 жыл бұрын
👇👇👇👇👆👆👆👆
@maxamuudceli8719
@maxamuudceli8719 2 жыл бұрын
Dh
@user-ce6io3je4n
@user-ce6io3je4n 2 жыл бұрын
qoodhay iyo xeraday musaw nin ragaad tahay hadaad kaa suldaan xasan lagu magaxaabo inaad cumaamada ka rido dibjirka dabshedaa ah
@aaminaali1786
@aaminaali1786 2 жыл бұрын
Markuu qaranka kala qaybiyey ee uu hablaha uu laynayey maxaa toloow uga hadli waydeen muuse waxba kama xishoodo ilaahayna kama baqo
@ahmadjellah3582
@ahmadjellah3582 2 жыл бұрын
Aamina INAABTII HOOS ISU EEG OO MARADU WAY KAA DHACDEE DHIIDHIIBSO OO RAGGA HA DHEXBOODINE GURIGA HA LAGUGU OGAADO !!!!!!!
@mukhtaradan64
@mukhtaradan64 Жыл бұрын
Kkkkkkk yaaab dulmigiih oo soo kala caw day 🤣🤣🤪🤪
@ibraahinabdulle3222
@ibraahinabdulle3222 Жыл бұрын
Sidii habar yoonis hawuu hadlina
@JamaTarabi
@JamaTarabi Жыл бұрын
Si dhaqso leh Md Mweyne Muuse Biixi faraha ugala bax Saldanada Subeer Awal. Waa bilaahi towfiiq 😠😐🤬
@sali6052
@sali6052 2 жыл бұрын
Saldanadu ma baloodhbaa Suldanka xasanbaa ah mid kalena ma jiro
@abokaradaan8232
@abokaradaan8232 2 жыл бұрын
Sandaladu waa waa subeer awal subeer awalna waxa ka mudan somaliland
@ibadomohamed1908
@ibadomohamed1908 2 жыл бұрын
suladaan caaqil kuligiin somali 30 jiss ma akhridaa ma fahansantihiin. xiligii suladaaan caaqil madhani umad hogaaminaayeen weeeeeey dhamaatay
@abdallehassan5626
@abdallehassan5626 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣😭😭😭😭😭😭😭
@cabdallahahmad7288
@cabdallahahmad7288 2 жыл бұрын
Subeer Awal waxa dandaladoodii hayaa waa nabsigii ay ugu ololeeyeen muuse Qabyaalada maantana iyagiibaa kalabixila subxaan labadii xaqdaro Ku heshiisaa xaqay Ku calawdaa hhh.
@garaadcabdilaahihaybe2516
@garaadcabdilaahihaybe2516 Жыл бұрын
Mm TV
@sidiiqtogdheer712
@sidiiqtogdheer712 2 жыл бұрын
Sanadihii qabyaalada waxa lagu tartamayaa suldaamo iyo tuulooyin Iyo wasiir maleenahay Sawtii la.odhan jiray ilbaxnimaa jirta
@mohamedcigaal4179
@mohamedcigaal4179 Жыл бұрын
Tuugbad tihiine sultan cidna uma tihidin
@generalabshir4702
@generalabshir4702 2 жыл бұрын
Ergada maqaadanjiray kornaylku
@adanjamac341
@adanjamac341 Жыл бұрын
8
@maxkamadasare2067
@maxkamadasare2067 Жыл бұрын
waa wax saladanad ku diin ah yaa u ogolaadey horta
@husseinnur8250
@husseinnur8250 2 жыл бұрын
Madaxdhameed ma aha waxani. Waa dhuuni qaatayaalkii kaga handraavay dhacdhacii iyo laaluushkii xukuumaduhu isaga aamusiinaynayeen narkay qaylyaan. Ummad dhan oo kamarada uun horfafhida iyo ciyaal CBB yaa oo kamarada hooa haya oo ku dhaqatsta been iyo isku fur iyo huhaa baa wadankii kharibay Allah ha kharibo dhammaantood e.
@mohamedosman7016
@mohamedosman7016 Жыл бұрын
Madax dhaqameedku hawshooda haku eekaadaan
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Жыл бұрын
Hungurigiinaad saldalada baas u sidataan suldaan xasan ma rasuul xagga rabbi laga soo diray baa? Waa bashar waa shakhsi waliba duul duul badan waa nin calooshiisa u shaqayste miciinkii la collow Madaxwayne Muuse Xirsi suul cawro ku dhangadeeyo 2023 baa la marayaa cid cid matashaa ma jirto waliba Habar Awal muqayiliintan xayraamiini ma matalaan tuug yahay cadawga u adeegataa salaadiina ma tihidine basaasiin baad tihiina ummada ka fadhiista balaayaa idinku badh go’daye maanta waxaasi ka suurtowday waxan bilaa dhiiga miidhan ah
@DarwiishNL
@DarwiishNL Жыл бұрын
Mujriib. If. Iyo. Aakhiro. Seega Oo. Cimrigiisii. Ceeb. Foolxumo. Dhiig. Ku. Sagootiya Aakhirana. Ciqaab. Eebe. Ayaa Ku. Sufeysa. Fuley. Dumar. Iyo Caruur. Laaye. Marka. Isga. Marya. Calasta. Diihaalku. Ladegey. Laxanuujiyo. Ayuu Madaafiic. Fuleynimo. Maatda. Guryaha. Meelaha. Bulshadu Isugu. Timaado. Masaajidada Hosbitaalada. Isgaafhsiinta Ku. Duqeeyaa. If. Iyo. Aalhiraba Waa. Lagaa. Jarayaa kuwiina 90jirkan. Cimrigiisa. 3 meelood. 2bo. Dhiig. Cabayey. Maato Xasuuqe. Ah. Sawirkiisa. Ay Hadheeyeen. Dunuub. Dhiig Xasuuq. Diin. La'aan. Garaad. Xumo. Aqoon. Daro. Maadi .diin. ka. Madhan Shaashadaha. Soo. Dhigtaan Oo. Xayeysiisaan. Dunuubata Uu. Ifka. Ka. Geystey. Aakhiro Waxbaad. Ku. Yeelaneysaan.
@dahaabdisamed9907
@dahaabdisamed9907 2 жыл бұрын
Ala maxaa asaasaq meesha fadhiya cilaaj u baahan bal yay mataalan nacsyadani
@ahaiban1
@ahaiban1 2 жыл бұрын
Madaxweynaha iyo suldanada Subeer Awal maxaa ka dhexeeya, ugaaska Iisaha màrkii la soo dhaweynayay suldaan Hassan wuxuu ku maqnaa kililka shanaad, suldaan Hassan wuu dhacdac badan yahay.
@abdirashitshiikh3228
@abdirashitshiikh3228 2 жыл бұрын
ADEER MADAXWAYNUHU WAA NIN REERKIINA AH MARKAA LAGA QURUXBADAN IN WARBAAHINTA ARINKAN OO KALE WARBAAHINTA LAMA KEENO..
@a.j2428
@a.j2428 Жыл бұрын
MUUSE WUXUU DHIHI DOONAA ARGAGIXISA KU JIRTA ODAYAASHA, DAGAALNA WUU KUSOO KICIN, ODAYAASHOOW IS JIRA, MUUSE MATAQAANIINE.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
Haber awal auldanka waa in aynu badlanaa madmaa madaxweynahii ahacabka doortey ziyaasad ku weeraryo Suldaan Hassan waad qaldantahey iyadoo madaxweynaha qabiil lagu eryanyo inaad aadna dhinacga kaga bilowdo Hadii ku maqli waayey waa inaad xataa ka amustp ninkan cadwagu u tazhadey ee qabiil ahaan loo eryanayo
@khiderijaam1310
@khiderijaam1310 Жыл бұрын
Waar iska dhiciya ninkiinan
@roodacabdi6136
@roodacabdi6136 2 жыл бұрын
Reer walba iyaga oo garanaya ninkan u sharaxani in aanu faa iido lahayn ayay qabiil ku qaadanayaan ka caba waxaad dhaqateen
@khadarmuuse-hs8tv
@khadarmuuse-hs8tv Жыл бұрын
P
@FarahAbdul
@FarahAbdul 2 жыл бұрын
Alaylee farteena ayaynu eednay Muuse biixi waxa uu noqday Madaxwaynii Aargoosiga.
@ahmadjellah3582
@ahmadjellah3582 2 жыл бұрын
HUBAAL WAXAAD TAHAY HADHAAGII FAQASH OO DOONAYA INUU ISU EKAYSIIYO BANI AADAM CAADI AH OO CAQLI LEH OO KALA GARANAYA XUMAAN IYO SAMAAN !!!!!!!!!!! NACDALI KU DEGTO FAQASH OO DHAN IYO AABEHEEDII AFKAWEYNAA EE KU BAKHTIYEY MUSQUL KU TAAL NIGERIA ISAGA OO MURTAD AH OO ISKU DAYEY INUU KITAABKA QURAANKA BEENIYO !!!!!!!!! و العياذ بالله.
@fadumocisman6602
@fadumocisman6602 Жыл бұрын
Gjlgjgkgduiit378th
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 жыл бұрын
Biixi wuxuu rabaa inuu garxajs kuqasbayaa inay aqoonsadaan Soomaaliland iyaguna Somaaliwayn baydoonayaan
@buufiyahaweyn7430
@buufiyahaweyn7430 2 жыл бұрын
HHHHHHH YAA IBNU HAAD INA AFWEYNE EY BAADIYE FAQASH AH NO DHIG MAGACYAGA GARXAJIS HOYADAA GARXAJIS WASYE BULSHADA SOOMALILAND WAXAAN U SHEEGAYNA WAXANI WAA QADADWEYN MAGACAYAGII LOOGA TAG LA YAHAY GARXAJIS YANAY MODIN REER SOOMALILAND IYAGUNA WAXAY KA HELAN DIRA DIRALAHA AYAY LEYIHIIN DAROOD IYO HAWIYE WAXAD KA HESHAN COLADA DADKA REER SOOMALILAND SIDA BADHEEDHKA AH ILAA TII HORE AFWEYNE AAD LA DABA SOCOTAN WA MID AANU ANAGUNA IDIIN HAYNO WADA HA WAREEGTO GIRAANTU BAL INAN DAMIIR LAWE AHAY IN KALE WABA LA ISBARAN
@ibrahimmead5907
@ibrahimmead5907 Жыл бұрын
Defend your country. Stop this nonsense
@commonsensebornandraise8451
@commonsensebornandraise8451 Жыл бұрын
Salbaysee libaax
@markihoremaxadtidhi916
@markihoremaxadtidhi916 2 жыл бұрын
Buhu baha xaar baa niin dilay!! Oromo foqal oromo marka horeba been abuur iyo qacan ku rimis ayad ahaydeen!!
@buufiyahaweyn7430
@buufiyahaweyn7430 2 жыл бұрын
HHHHHHH YAA WAXAAN KU IDHI WAAD ISKA CI DAY FAQASH CI DAYNA MAANTA NOGUMA HORESO MAAAA
@markihoremaxadtidhi916
@markihoremaxadtidhi916 2 жыл бұрын
@@buufiyahaweyn7430 Faqashtu waa ragga idin cilay ee 30 sano xabalaha uso faqdo awgwed! Darood ba na xasuqay, calamkow ictiraf nasii.
@jiilkacusub3019
@jiilkacusub3019 2 жыл бұрын
@@markihoremaxadtidhi916 hhhhh
@mohamedjama1902
@mohamedjama1902 2 жыл бұрын
P
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 9 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 48 МЛН
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 2,7 МЛН
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 9 МЛН