Qaarkamida Shacabka Hargeysa oo Rayigooda ka Dhiibtay Qodobadii Baxay Shirkii Dalwanaaje ee Burco.

  Рет қаралды 3,885

CBA TV

CBA TV

Жыл бұрын

Qaarkamida Shacabka Magaalada Hargeysa oo Rayigooda ka Dhiibtay Qodobadii kasoo Baxay Shirkii Dalwanaaje ee Burco.
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 14
@sahraj3885
@sahraj3885 Жыл бұрын
Asalamu Caleykum Maansha Allah Tabaraka Allah Shir aad u qiimo badan ayuu yahey, Illahey ha hir geliyo Qodabaa lagu shirey Dadkaa Shireyna Allah ha Barakaale Cimri dheer iyo Caafimaad ku Waara Abidkiinba ALLAHUMA Aamin ALLAHUMA Amiiin ALLAHUMA Aamin
@Ayaan_wadaani
@Ayaan_wadaani Жыл бұрын
Masha allah tabaraka rahmaan bal eega inaanka dhalin yarad ah ee uguu banbeyey siduu wax uguu sheegay kuwii GIIN DAGAAGAY EE reerkoodii siistay Qado loo qaado. Walee GAARXAAJIIZ WAA MID allow oo adkee midnimaadayaada amiin amiin
@fay5183
@fay5183 Жыл бұрын
Kuwina halkan ku soo qoraya ee wali muuse difaacayaa dantiina ka fakara oo majority ga soo raaca muuse wuxuu dhib gaystay waad ka dharagsan tihiine. Somaliland nimadu muuse ha ka waynato.
@mohamedabdikadir6939
@mohamedabdikadir6939 Жыл бұрын
xaafad baad wareysanaysaa iyo reer kaliya hargaysi uma dhana
@alijama3401
@alijama3401 Жыл бұрын
WAABA GARXAJIS SHIRKIISII EE YAAD RABTAA IN LA WARAYSTO.
@allyadan9185
@allyadan9185 Жыл бұрын
Abdiyow muse kursiga mar igadeg
@saynabxiisxiis7248
@saynabxiisxiis7248 Жыл бұрын
Aan ku saxee badh reeekii shiraayay ka mida dheh shacabka kale haceebayne
@yuusufmaxamed7742
@yuusufmaxamed7742 Жыл бұрын
Beel. Beel. Ma. Jirtee. Ninkii. Isku kalsooni. Haku. Tartamo. Karti. Iyo. Kalsooni. Bulsho
@allyadan9185
@allyadan9185 Жыл бұрын
Layab dad baa raba dhengedii xamar imanso ta muse dalka intaa kadegtan kuekada
@abdilahiabdiyusuf7658
@abdilahiabdiyusuf7658 Жыл бұрын
saami qaybsi ma jiro dadka waabloo sumayahay maha shacabka reer hargeyso waa shacabka garxajis oo kaliya
@abdilahiabdiyusuf7658
@abdilahiabdiyusuf7658 Жыл бұрын
muse waxu ogolyahay doorasho Anagu shir maanaan arkeyn kordhintuna may bilaaban shirkani waxa uu ku saleysnaa in SL la burburiyo wariye dhinac baad ka rarantahay garxajis iyo madaxweynaha midkoodnafiito baawar ma laha madaxwryynuhu sharciga iyo distoorka ayay raacayaan bal dadkani waylunsayihiin qabiilka ayaa ku qaloocday walifmgaaba taageer sharciga lama dhaafi karo Musow abtiyadaa kursiga ugu dag hadaad doonto anagu doorashada ayaanu soo dhoweyneynaa wariyahaa dhinac ayuu kararaa waa dadka wadanka raba iney indhaha qabtaan reer hargeysa wareysiga muu dhex dhigin intii garxajis ayuun buu warsaday
@abdilahiabdiyusuf7658
@abdilahiabdiyusuf7658 Жыл бұрын
musow abtiyadaa kursiga uga kac muuse ma isagaa kursiga leH TĹeeda kale kursiga miyaa la isa siiyaa mise waa la isdoortaa Garxajis ma waxa raacsanyahay in Garxajis laga baqo taasi ma caqlibaa musaw hadaad doorasho qaban weydo cidwaliba way ku haysataa SL DOORASHO DHAKHSO AH AYAY GALEYSAA KA DIB MARKA URURADA LA SOO DHAMEYSTIRO WALAALADAYADA GARXAJIS WADO XAGAAFTA AYAY MARYAAN WAA CADUUR DHAWDHAWDU UMA DHACSANA IYAGA OO DALKA LA DUMINAYO AYAY U HAYSTAAN IN LA DHISAYO QAARKOOD SIDII BARIISKA AYAABAY LEEYHIIN MEEYEY GARAMKEYGII HORAA LOO YIDHI WALEE CIIDAGALE AYAAN TURUB BARAN HADDANA MA FOGA WAXA SOCDA AYAANEY FAHAMSANEYN DAWLADNIMADA AYAY GOOSARAD TIMIR AH U HAYSTAANN GARXAJIS URURADA LA FURAY IYO BEELAHA DARAF YADAH OO MAANTA XAQ U LEH IN AY DOORASHADA KA QAYBGALAAN OO MADAXWEYNE HELAAN AYAY KA OOYAYAAN OO WAXAY RABAAN IN BEESHA DHEX AY KELIGOOD KU KALTAMAAN MAR HADII AY CAYNKAA TAHAY JIRITAANKA SL MUCAARAD AYAAN KU NAHAY DERMADA HA LA LAABO SHIRWENE SL LADU DUMINAYO AAN ISUGU NIMAADNO WAXAY SHEEGATO BA WEYDEE SIDII LIXDANKII YEYNAAN KOONFUR DAAQADDA UGA GELIN EE AYNU ALBAABKA UGA GALO INAGA LABA DAWLADOOD OO XUDOO SUGAN KALA LEH OO SHARCI IN KALA HAGAYO........
@alimohamoud2714
@alimohamoud2714 Жыл бұрын
CBA xisbiga wadani ayuu u shaqeeyaa,xaafad keliya inaad tidhaa waa aragtida shacabka Hargaysa waa kugu badawnimo.
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
Cool Items! New Gadgets, Smart Appliances 🌟 By 123 GO! House
00:18
123 GO! HOUSE
Рет қаралды 17 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 18 МЛН
Hargeysa: Murashax Tanaasulay
4:39
SAAB TV
Рет қаралды 3,1 М.
Aaskii Qaran Ee Marxuum Prof, Axmed Cabdi Dacar Oo Hargeysa Ka Dahacay + Muuqaal
24:42
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН