No video

Qabiil Ka Isaaqu Halkee Ayuu Asal Ahaan Ka Soo Jeedaa ?

  Рет қаралды 2,757

Horyaal24 Tv

Horyaal24 Tv

3 ай бұрын

#Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
▶️ Horyaal24 TV KZfaq Channel = bit.ly/3vdhg9s
▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx
• Qabiil Ka Isaaqu Halke...

Пікірлер: 41
@user-bd8ps5nk3l
@user-bd8ps5nk3l 3 ай бұрын
WAAR URURSAMAALE 😊INO DAAYA
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 3 ай бұрын
irin samaale waa ikow waxa noola yimi hoolay finkaasi waraabaa cunay kkkkkkkk
@user-lj9cw6mq8z
@user-lj9cw6mq8z 3 ай бұрын
Masha allah sharifkan yara wa saxiix hadlkisa axsant❤❤❤❤❤
@jamacxirsi8598
@jamacxirsi8598 3 ай бұрын
Mansha alah
@zackbah7584
@zackbah7584 3 ай бұрын
Sheekh isxaaq inu carab aha iyo duriyadu ka soo jeedo waa la yaqana ee waxba inoo tari maayo. Ee dirteena inoo daaya. Carabna waxba inagama gelin ee.
@user-nk7cs2dz9o
@user-nk7cs2dz9o 3 ай бұрын
DNA Kaagu waa Maxay E1b1b mise T1a1a mise J1
@G.M820
@G.M820 3 ай бұрын
Reerkan Habar Awal ayuun baa abtirka soyaalka reer Sheekh Isaxaaq ka been sheega sababtunna wax kalle maaha ee nimankani lama dhallan 7 nin ee kalle se waa niman Aabahood xabaal laga dul helay oo isxaan korin ah ay Magaado u sameeyey haddan waa niman is baadi donaaya waan sabata ay maalinba meel iskugu qaadayaan kuwo kalle inta daba socotaa waa kuwo aan wax ba soyaalka ka ogayn tusaale ayaan idinka siinayaa arrintaa idiin xaqiijinaya hadda saw ma maqlaysaan inay qirayaan inay hooyo kalle dhashay oo aanay Magaado dhallin Awal. Hore ba waa u qarin jirern oo lama soo marsiin jirin oo waxay ay ku doodi jireen hooyda nadhashay waa Magaado, se soyaalka sida ay hadda u sheegayaan uma aysan sheegi jirine waxa ay odhan jireen mid aan maanta laga maqal oo ay doonayaan inqay qarinyaan kaas oo ah markii ay Magaado dhimatay "Uur bay lahayd ka dibna markii la Aasay ayuu sheekhii yidhi ilmaha caloosha islaanta ku jiraa waa nool yahaye xabaasha dib halloo faqo oo laga soo saaro ilamaha". Wallaahay innan been sheegayne waa soyaalkay hore u sheegi jireen waan halka uu ka yimi ama salka uu ku hayo asalka magaca Awal Ayaanle inta aanay iman ama soo if bixidan sheegashada ah hooyo Shariifo ayaa dhashay Awal oo waxa awoow hooyo u ah Sheekh Yuusuf waa sida ay sheegan jirern. Waxaa soo dhami waa cadaymo ku tusaaya inay yihiin niman is raadinaaya dhawaan waad ogaan doontan iyaga oo sheeganaaya inuu Aabe kalle dhallay, se kuwo Abkood lagu ciyaraayo ayey foolxumo iyo gunimo u tahay kun jeerna hor iyo hoosba waan ugu sheegay se maalin ay aad uga murugoodan ayaa iman doona. Waayo buuga uu hadda sheegaayo ee uu qoray Cabdirisaaw Caqli abtirsiinta ku qorani waxay maraysaa Xasan Al-sakari oo ah nin aan wax ubad ah dhallin Ehelah sunahana ay isku wadda raacsan yihiin inay jiri wax tasiir ah oo ku abtirstaa. Sidoo kalle na Sheecada oo u aqoonsan Xasan Al-caskari immaamkoodda 12daa waxay ugu kalle jabta 14 qaybood oo waawayn iyo in ka badan ba intoodda badan waxay isku raacsan yihiin inaanu dhallin wax ubad ah haddan waa kuwaa marinaaya abtirsiinta taasina waa sumad wayn oo cad oo sheegaysa beenta ay sheegayaan. Waar beenta iyo abtir babiinta raggan wadda iska garata oo iska qabta ayaan leeyahay 7 nin ee kalle.
@Jumu-rb5bi
@Jumu-rb5bi 3 ай бұрын
Ka bacdi Ayoub Curadka Magad oromia iyo Ancient Egypt Absiiynia Iwm
@abdirahmandahirabtidon7702
@abdirahmandahirabtidon7702 3 ай бұрын
Afkan ma kelmedo Oromo ah baa ku jira mise anigaa mooday?
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 3 ай бұрын
adaa mooday su aal baad na waydiisee
@Jumu-rb5bi
@Jumu-rb5bi 3 ай бұрын
Xawaalka ku xiggah Sh.Isaaq WA Cimran Mhmd Sh.Isaaq.
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 3 ай бұрын
yaa kuu waramay hortay magaado iyo xabuusho ayaanu weligay maqlay naye kkkkkkkk
@Jumu-rb5bi
@Jumu-rb5bi 3 ай бұрын
@@user-sz7sn2rv9r Magado oromia iyo Xabuusho Ancient Egypt- Absiiynia Iwm. Curadka Xabuusho WA Cimran Mhmd MN
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 3 ай бұрын
@@Jumu-rb5bi islaamuu waa laba waarkaa waa la hayaa waa xabuusho iyo magaado
@user-ih4nk6zk6z
@user-ih4nk6zk6z 3 ай бұрын
Haduu doono carabta madoow ha ahaado laakiin shiki kuma jiro in uu nin carbeed ah Cadayn: somalidii xiligiisii noolayd magacyadoodi iyo isku fiiri magacyada ilmihiisa iyo Aabihii
@user-lj9cw6mq8z
@user-lj9cw6mq8z 3 ай бұрын
Sada lulxadid kara sharifkan yaar
@yusufdhule8123
@yusufdhule8123 3 ай бұрын
Siilkii hooyadaa ayuu kasoo jeedaa
@Jumu-rb5bi
@Jumu-rb5bi 3 ай бұрын
Oo Iyana ah taas oromia magado ka danbaysay oo ah Egypt Abstinia iwm!!!.
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 3 ай бұрын
HAlkaas uun baad been ka sheegtay Awal arab ayuub garxajis afartaa baa isku baha malaa kan yari waa habar jeclo habrjeclo uun baa afrtan kala kaxaysa oo iyana is huwan oo tidhaahda awal hooyo kalaa dhash inta kale waan maqlay inn shiikh isaxaaq arbka yimi weliba qiraaq laakiin waa noo kow awal waa hoyo kalehabar jeclo uun baan ka maqlaa
@G.M820
@G.M820 3 ай бұрын
Habarjecelo ma ay sheegin Habar Awal ayaa sheegtay inaanay dhallin Magaado se ay dhashay Islaan kalle oo la dhaho Shariifo hadda doonayso arrintaa xaqiiqadeedda soo akhriso buuga uu qoray Caaqil Cabdillahi Caqli ninka lagu magaabi jiray hadda inuu dhintay ayaan filayaaye waliban KZfaq ka waad ka helaysaa marka aad ku qorto tariikhda Sheekh Isaxaa.
@AbdirazakAhmednour
@AbdirazakAhmednour 3 ай бұрын
Adigaaba hada xaqiraad wada, kolkaad laan-gaab noqotay ayaad dad aanad gaadhi karin sheeganaya oo leh way naga lumeen, yuhuuda aad sheegay sana idinkaa ka soo jeeda, yibraha ayaad walaalo tihiin, xaqiiqada kusoo noqda.
@xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy
@xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy 3 ай бұрын
Iiwad sheekada Kuwo ku abtirsado oromada aa ayaamahaan ka maqlaayay Dr's Adna iida waxee sheegatay inee ku abtirsadaan British eena tahay ilmo British Su.aasha yaa dago waqooyi Daraawiishta iyo samaroonka iyaga soomali ee ku abtirsadeen
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 3 ай бұрын
wax oromo ku abtirsadaa xagaad ku aragtay kaftanka iyo runta kala saar kaftanku wuu furan yahay intiiyareer ee bad la bixiyay baanu ku kafta maynay waxwalba run moodaa rag ugu liita
@xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy
@xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy 3 ай бұрын
@@user-sz7sn2rv9r adeerkaa aa ku abtirsanaayay Waqtigaa daal lajiiftay marqaan dheer kadib
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 3 ай бұрын
@@xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy Waar ilayn anaa yaabay waar bal maxaad qortay bal Afgaal iyo mid muslin mid la kaalay kkkkkkkkkkkkkk
@jamacxirsi8598
@jamacxirsi8598 3 ай бұрын
Asalkeen Duriyadii waynunahay Lkn dhinaca siyaasada irirsamaale viva
@Jumu-rb5bi
@Jumu-rb5bi 3 ай бұрын
Duriyada Sh.Isaaq waxa curadka guud u ah Cimran Mhmd Sh.Isaaq. Tuugna ma xadde karroh.
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 3 ай бұрын
Khalad baa ku jira Afartii magaaduu kala qaybiyay habar jeclo uun baan ka maqlaa inay Afarta habar magaado kala qaybiyaan malaa waa habar jeclo kan yari iyana way ishuwan yihiin xabuusho dhawaan uun baan maqlay inay magaado kala reebaan habar jeclo kkkkkkkkkkkkkk
@abdurahmanali4374
@abdurahmanali4374 3 ай бұрын
reerkaan Idoor ma xishoodaan waa dad aan isir laheyn mar waa Dir waxey la dhasheen Oromo mar waa Irirsamaale waxey wada dhasheen Hawiye haddanna waxey sheegteen carab. waaba sheeko waalan.
@Shams-yb2ui
@Shams-yb2ui 3 ай бұрын
İsrail ku dar kkk
@maryanali6192
@maryanali6192 3 ай бұрын
Waar Reer sheekh isaxaaq oo qudhii ma sheegtaan dadka aad sheegtay soomali badan ayaa sheegata dadka muslimiinta ahina waa wada walaalo
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 3 ай бұрын
Been dheeee
@abraQolkisa
@abraQolkisa 3 ай бұрын
Sheekh la yidha Isxaaq oo dhulka carabta ka yimi oo yimi Geeska tariikhdu masheegin, way qoran yihiin culumadii soo gadhay geeska lamna xusin macaaa isxaaq, Abtika aya sheegayaa in isxaaq uu galalo reer binu hashim ayaaba khaladba ah.
@Jumu-rb5bi
@Jumu-rb5bi 2 ай бұрын
Go Yemen go Egypt go Absiiynia Iwm you gonna find Sh.Isaaq history.
@abraQolkisa
@abraQolkisa 2 ай бұрын
@@Jumu-rb5bi tariikhdu isma qariso wali ma aragtay sh C/qadir jaynali oo lagumuran San yhy, Abadir Omar arida asasihii Harer kana farcamen Shekhashtu waxkasata wey qoran yihin.
@abraQolkisa
@abraQolkisa 2 ай бұрын
Abtir Malin dhawayd sheegay nin sucudiga joga ee shiicada galiyey, hab galiyee nin aan ubadba dhalin oo culimadibisku raaceen ayuu mariyey
@Jumu-rb5bi
@Jumu-rb5bi 2 ай бұрын
@@abraQolkisa A/Q Jaylani wuxu hoos yimada qahdani Halka Sh.Isaaq hoos yimada Adnani. Got it okay 👍.
@abraQolkisa
@abraQolkisa 2 ай бұрын
@@Jumu-rb5bi hadaad manta sh Isxaaq galiso googlaha waa Dir iyo inta shegata in u dhalay, culimadi islamku waxay somari jirteen saylac to Harer xaguu Soo maray, mis waa sh isaaxqani waa kuu Haryonis, Soo bo baadh 4magado iyo 4 xabashi, oromo, bantu kasoo jeeda waxa dhalay sh dabali kentay oo maydh ku so turtay bal so sax warkan
Beesha Isaaq halkee ayeey ka galaan Carabta?
6:04
MM Somali TV
Рет қаралды 25 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 9 МЛН
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 21 МЛН
DJ Subeer Iyo wadamada 100 ka badan ee uu soo ruxay
28:29
Hereri Media
Рет қаралды 130 М.
Maxaad Kaadida geella u cabtay sheekhoow? Wareysi xiiso leh
19:05
Xogmaal Media
Рет қаралды 67 М.
Garaad Jaamac Waa Wecel (Garac) Boqor Buur Madow DEG DEG Jawaaab Kulul
29:49