No video

QABIILKEE KA GUURSAN LAHAYD | TIKTOK CHALLENGE 🔥

  Рет қаралды 157,579

Zaki Bin Xaaji

Zaki Bin Xaaji

2 жыл бұрын

Пікірлер: 3 200
@anisadugsiiya9272
@anisadugsiiya9272 2 жыл бұрын
1:Waxan ahay hg 2:waxan jeclahay inaan guursado darawishta 3:waxan si gooniya ujeclahay hg 4:waxan sharfaa xawaadle
@ahmedjrahmedjr6542
@ahmedjrahmedjr6542 2 жыл бұрын
Thanks 🙏
@saaxibkakaftanka9581
@saaxibkakaftanka9581 2 жыл бұрын
M.a reer abti yaal xl thank you
@cabdisamadcfc6200
@cabdisamadcfc6200 2 жыл бұрын
Thanks
@shucaybDony
@shucaybDony 2 жыл бұрын
My family DARAWISH🐎🐎🐴
@anisadugsiiya9272
@anisadugsiiya9272 2 жыл бұрын
@@shucaybDony dumaashi🙏❤
@mohamedbashiir5746
@mohamedbashiir5746 2 жыл бұрын
1: Waxa ahay Tumaal 2 : Waxa jeclahay in aa Guursado gabooye 3 : waxa si gooni u jeclahay Madhiban 4: Waxa si gooni u sharfaa Yaxar
@cabdiladhiifmaxamed9122
@cabdiladhiifmaxamed9122 2 жыл бұрын
Hooy tumaal maxawaaye
@cabdiladhiifmaxamed9122
@cabdiladhiifmaxamed9122 2 жыл бұрын
😂😂😂
@fikradkorodhso2591
@fikradkorodhso2591 2 жыл бұрын
Dee reerkina ayuumad isku koobtey niyow
@munamaxamed3042
@munamaxamed3042 2 жыл бұрын
@@cabdiladhiifmaxamed9122 hhhhhhhhh dee waaa somali🤣
@samiirkhattab8266
@samiirkhattab8266 2 жыл бұрын
Waa dooq qurux badan tahay ma dhibaan ❤
@whitediamond6045
@whitediamond6045 2 жыл бұрын
1=Waxan ahay dir 🩸🅱️Ⓜ️ 2=I would like to get married Isaaq 3=I like 🆎 and Hg 🦋✨ 4=I respect darood 🤗💕✨
@nafisanaftauroon6599
@nafisanaftauroon6599 2 жыл бұрын
Wow👏😮
@muhammedkayze4341
@muhammedkayze4341 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafno Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir
@aaminoayuub7570
@aaminoayuub7570 2 жыл бұрын
Respectiga wa ka qabna🥰❤
@whitediamond6045
@whitediamond6045 2 жыл бұрын
@@nafisanaftauroon6599 😇✨thx wll
@wllrustam3857
@wllrustam3857 2 жыл бұрын
Wan ku garabsanaa ee nio Somalia maad jogta
@seynabsagal3944
@seynabsagal3944 2 жыл бұрын
Ani = abgaal Hooyo macan = abgaal ❤🥰✌ Qabilkan inan jagursarlaha= gal jecel ❤ Waxan ugu jeclahe = hg❤ Wan gar ahan usharfa= isaaq🥰❤
@calicismaan8139
@calicismaan8139 Жыл бұрын
abgaal🆎🇭🇹
@rizmohamed6403
@rizmohamed6403 2 жыл бұрын
1 : Leelkase 2 : Isaaq 3 : Raxawayn 4 : shiikhaal
@asmaha7364
@asmaha7364 2 жыл бұрын
💋😍
@suweytacali6468
@suweytacali6468 2 жыл бұрын
1:Waxaan ka guursan lahaa Majeerteen🇸🇱 2:Hooyo macaan waa Isaaaq💚🤍❤️ 3:Qabiilka ugu jeclahay waa Majeerteen🇸🇱 4:Waxa si gooniya u sharfa OG🇬🇲 iyo MR🇱🇺
@faadumofani5615
@faadumofani5615 2 жыл бұрын
Madax ilhy dumaashinimo
@aaminaabdihaafid2442
@aaminaabdihaafid2442 2 жыл бұрын
Allaha ku sharfo from mr😘
@abdihashi6225
@abdihashi6225 2 жыл бұрын
Beelaha kale calamo ayaad usoo amaahatay maxaa isaa calanka italy ugu soo ammahan wayday? Kkk
@suratqueenmohamed1068
@suratqueenmohamed1068 2 жыл бұрын
Ani adiga isku dooq ayanahy hoyoyinkena waa isaaq
@queenzalma8989
@queenzalma8989 2 жыл бұрын
Dumaashi bah ku jecel ku soo biir🥰🇸🇱🥰
@ayaanniita5336
@ayaanniita5336 2 жыл бұрын
1:Aniga .HG 2: hooyo.HG 3:qabilka jeclhy ina kagursado .isaaq 4: qabilka sharfo.Mareexaan
@samiirafaarax4642
@samiirafaarax4642 2 жыл бұрын
Wel dumo
@qnnaimoch1725
@qnnaimoch1725 2 жыл бұрын
So dhawoow dumo
@the.beast.
@the.beast. 2 жыл бұрын
Kusoo biir bah kujecel dumaashi 💚🤍♥️ isaaq
@ayaanfaysal4861
@ayaanfaysal4861 2 жыл бұрын
1:waxan ahay Dhulbahante 2:waxan jeclahay inaan guursado Majeerteen 3:hooyaday waa Dhulbahante 4:waxan ugu jeclehay mareexaan 5:waxaan sharfaa Dhulbahante
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 2 жыл бұрын
Abaayo anaga hadan mareexan nahay waan jecelahay dhulbahante darawiish waxan aqaana gabar walashay ah xadaa magday la bixisaa oo waaka mid dhulbahante
@abdulkadermohamed8977
@abdulkadermohamed8977 2 жыл бұрын
Waxaan ahay Somali,Hooyo Soomaaliyad ,Guurka gabar Soomaaliyeed inshaa,allah,Qadarin dheerad ah Soomali oo dhan,guulaysta waligiin
@maida9959
@maida9959 2 жыл бұрын
Masha allah laandheere labo ma aha. Mr somali guul iyo gobanimo
@anfacmahad
@anfacmahad Жыл бұрын
guul io gobanimo somalinimo hanolaato
@fathiabdi3983
@fathiabdi3983 2 жыл бұрын
1: Waxan ahay marexan 2: Hooyo mcn waa Marexan😳 3: Wxa jeclhy Ina ka guursado Marexan Ama Leelkaze🤴🏼 4: Qabilka an gar ahan usharfo oon qabiilkeyga eheen waa H.G or Isaaaq✌️
@priyaadaahir9459
@priyaadaahir9459 2 жыл бұрын
Waad fcnthy lkn iska dhalnimadu mafiicna Hdaa adi noqoty caruurtaada yey noqon
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 2 жыл бұрын
Waa rundaa ina adeer soo dhawoow
@laztqueen7529
@laztqueen7529 2 жыл бұрын
Qabiilkaan kaguursan Lahaa...H. G❤🤴🏻Insha Allah❤ Hooyo walaa aabo Wayteen...iska Dhal ah😂❤ Qabiilka aan jeclahy.....H. G❤🌼✨ Qabiilka aan respect uhayo..... Daarood ismaaciil🇸🇴❤
@pesdaily1595
@pesdaily1595 2 жыл бұрын
1: Aniga Mareexaan 2: Qabiilka Aan Jeclahay Inaan Ka Guursado Ogaadeen Lafta Geela badha 3: Hooyo Mcn Majeerteen : Qabiilada Aan Sida Goonida Ah U Sharfo Xawaadle Abgaal Isaaq Raxanwayn iyo Murusade
@iqramumin7574
@iqramumin7574 2 жыл бұрын
1- Waxaa ahay hg 2- waxaa jeclhy inaan ka guursado Hg 3- waxa si gaar u sharfaa duduble 4- hooyo macne waa hg
@anisadugsiiya9272
@anisadugsiiya9272 2 жыл бұрын
Waw hgnimo❤
@amaalaraweelo1645
@amaalaraweelo1645 2 жыл бұрын
Hg❤🦁⚔
@naimaqurux3525
@naimaqurux3525 2 жыл бұрын
Sas weye sido kle
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 2 жыл бұрын
Waxaagu waa ila’meereeyso 🙄🤷🏻‍♀️ open your eyes 👀 90ka ha’ku meereeysan hg go around.
@aishaahmed3847
@aishaahmed3847 2 жыл бұрын
Hg❤❤❤❤
@nasragcl4337
@nasragcl4337 2 жыл бұрын
1: waxan ahay somali 2: waxan jeclahay inan gursatha somali 3: waxan si goni ujeclahay somali 4: waxan aad usharfaa somali Somalinima no qawil🥴🥴🥴
@riyaaqislamicchannel3352
@riyaaqislamicchannel3352 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰naga badn wll somali aad iyo aaad qali🌹🌹🌹🌹🌹🌹🥰🥰🥰🥰
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
Masha Allah, one love to all Somalis 🥰❤❤❤❤👏
@gobeyluul1122
@gobeyluul1122 2 жыл бұрын
Masha Allah saas laga rabaa
@kingo5954
@kingo5954 2 жыл бұрын
Waxan ahay leelkase darbi daarood✊ Waxan kagursanlaha (dhulbahnte, shiiqaal, banaadiri,ogaadeen) Waxan jeclhy H.G Si gaarah usharfaa xawadle ✋
@ayuubjamac304
@ayuubjamac304 2 жыл бұрын
Me : Darawishta 😎 Guur : Dir 👩‍❤️‍👨 Waxan si gar ah : Darood 💕💯 Waxan sharfa : Hawiye 👑💫
@ayaantooxyare9670
@ayaantooxyare9670 2 жыл бұрын
Waxa ka guursan lahaa Ogaden 🇬🇲 Waxa jeclahay Mareexaan 🇱🇺 Waxa si gaara u sharfaa Daraawiishta 🐎
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 2 жыл бұрын
Abaayo mahad sanid sidaad noo jeceshahy ilaahay hakuu jeclado sharafeey
@madobeabdi9819
@madobeabdi9819 2 жыл бұрын
Mahadsanid Sida Aad Noo sharaFtaY DarwishNimo 🐎🐎🐎
@xalimocabdi5388
@xalimocabdi5388 2 жыл бұрын
Marexanimo love kugu saray
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 2 жыл бұрын
@@xalimocabdi5388 saas waaye
@jaahiliintaafkaayaankagooy7570
@jaahiliintaafkaayaankagooy7570 2 жыл бұрын
wadaniyad ku faana jaahilnimo ha ku faanin,ma garanaysaa waxa Somaliya burburiyay 30 sano ka badan? hab dhaqanka jahiliyyah Qabil!!🤦‍♂
@mahamudmohamed1286
@mahamudmohamed1286 2 жыл бұрын
1_Waxaa ahay 𝗦𝗵𝗶𝗸𝗵𝗮𝗮𝗟 2_Hooyo Macan Waa 𝗔𝗯𝗴𝗮𝗮𝗹 3_Waxan JeclahaY ina Gursado 𝗛.𝗴 𝗪𝗮𝗹𝗶𝗯𝗮 𝗦𝗮𝗰𝗮𝗱 4_ Waxaan Si Goni Usharfa 𝗗𝗶𝗿 𝗶𝗼 𝗢𝗴𝗮𝗱𝗲𝗻 𝗪𝗮𝘇𝗶𝗶𝗿 𝗡𝗲𝘅𝘁 𝗔𝗯𝗴𝗮𝗮𝗹 𝗶𝗼 𝗦𝗵𝗶𝗸𝗵𝗮𝗮𝗟 𝗞𝗮𝘀𝘂𝗴𝗮✌️
@nazninabdikadir1396
@nazninabdikadir1396 2 жыл бұрын
Welcome dumashi
@yasminali4201
@yasminali4201 2 жыл бұрын
Viva shiikhal ♥️
@ayanahmed4398
@ayanahmed4398 2 жыл бұрын
Abti
@Ikraamtv759
@Ikraamtv759 2 жыл бұрын
Dumaashi so dhawoow🙏🥰🥰
@mukhtarjibril9450
@mukhtarjibril9450 2 жыл бұрын
1 : waxan ahay murusade 2: waxan jeclahay abgaal 3: waxan jeclaha inaan ka guursado HG 4: waxaan sharfaa mareexaan
@drsshushuu7869
@drsshushuu7869 2 жыл бұрын
1 Dir gursan laha ❤️‍🩹 Hoyo Mcn Dir Qabilka ugu jeclhay dir sure Qabilka sharfo Dir isaaq 🩸🥀
@dhacdooyinka6675
@dhacdooyinka6675 2 жыл бұрын
Blood
@abdirshiidmaxamed6730
@abdirshiidmaxamed6730 Жыл бұрын
Sharaf Adiguna qli
@asadhagiofans2565
@asadhagiofans2565 2 жыл бұрын
1' waxaan ahay murusade 2' waxaan si gaar ah u sharfaa isaaq 3' waxaan ka guursan lahaa majerten❣ 4' qabiilka aan ugu jeclahay ogaadenia One love all somali people❣
@alishamahad903
@alishamahad903 2 жыл бұрын
dumashi sidhawow❤😍🤞
@asadhagiofans2565
@asadhagiofans2565 2 жыл бұрын
@@alishamahad903 hhh thanks xppt ❣❤💥
@qeyrkaninweyn6423
@qeyrkaninweyn6423 2 жыл бұрын
1:waxan ahay H.G 2:waxan jeclahy inaan gursado Abgaal 3:waxan si gooniya ujeclahay baadicade 4:waxaan sharfaa marixaan 5: waxaan ku dhintaa Ogaadeen
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 2 жыл бұрын
Walaalkay ilaahay haku sharfo mareexaan waaye
@djdarbeeye
@djdarbeeye 2 жыл бұрын
1.I'm raxaweyniyah 2.guur.. Raxaweyn, darood iyo Dir 3.respect. All Hawiye
@ikraanaragsan1904
@ikraanaragsan1904 2 жыл бұрын
Marexan rer dini isaq dhulbahante from hg intas jeclahy ina ka gursado qas ahan🤴 nin marexan nagtisa xajiga mustaqblka🥰
@salmoabdi9353
@salmoabdi9353 2 жыл бұрын
Aniga Qabiilkeyga Waa Marexaan❤️ Waxaan Jeclahay Inaan Ka Guursado Dhulbahnte❤️ Waxaan Si Gaara U Jecllhy Hg Ceyr❤️🥰
@fatumali4500
@fatumali4500 2 жыл бұрын
Woow mareexaaniya aad baan u sharfaa ❤
@istarmuse3048
@istarmuse3048 2 жыл бұрын
Thanks from ceyr❤💖
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 2 жыл бұрын
Walee mareexan waa gob hg CAYR oo nakal gaabiyay hadan jecelahay waa gob nimo
@khadraawiaxmed7471
@khadraawiaxmed7471 2 жыл бұрын
@@ayaanabdulkadir5363 wallahi waawiil iyo abti oo hadana isleenaayo ilaahi hakalaqabto
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 2 жыл бұрын
@@khadraawiaxmed7471 haa waa in lakala raro oo qolo walba qad cagaran lakala dhex dhigo waa labo cawaan
@abdibarre8889
@abdibarre8889 2 жыл бұрын
Waxan ahay isaaq waxan jecelahay inaan ka Guursado Ogaaden Waxan Xushmad uhayaa Dhamaan Qabiilada Somaliyed oo Dhon 💔
@kbpost6947
@kbpost6947 2 жыл бұрын
qabiilkayga: isaaq ''durriyada'' ka guursan lahaa: dhulbahante, ''daraawiishta'' qabiilka aan sharfo: shiikhaal ''culimada'' qabiilka hooyo: isaaq ''durriyada''
@najmaasad9996
@najmaasad9996 2 жыл бұрын
Dumaashi so dhowow
@AbsamoFilmsVlogs
@AbsamoFilmsVlogs 2 жыл бұрын
Thanks reer hoyadi sheekhal
@drs.nabiha7917
@drs.nabiha7917 2 жыл бұрын
Sooo dhawow dum
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 2 жыл бұрын
Anakama aad bay noogu yar yihin gabdhuhu daraawiish Hablo badan ma dhalaan wiilashaa nagu badane gabdhahaygu anagayba naga yar yihiin cid kale boos uma hayno thanks
@hogamiyejespar2480
@hogamiyejespar2480 2 жыл бұрын
Guur=Mareexan🇱🇺 Mom=mareexan respect=H.g qapil an qapilkega ehen waxan U jeclahy Mj
@zahramaxamed985
@zahramaxamed985 2 жыл бұрын
🥰👍
@samiiraalihusein4620
@samiiraalihusein4620 2 жыл бұрын
Raxanweyn ayan jeclhy ina ka gursado Hooyo mursade weyeh Marexan ban jeclhy Shiikhaal❤ Wasiir 🆎️ next waaye
@alexisy9779
@alexisy9779 2 жыл бұрын
gur: issaq👨‍👩‍👦 Hooyo Macan : Issa❣️ Garaahan : darod💋 Sii goni ah : samaroon♥️
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
Alex 🥰❤❤❤❤ from samaroon
@mahadgesale3368
@mahadgesale3368 2 жыл бұрын
abti
@yasmin8196
@yasmin8196 2 жыл бұрын
Alle haku sharfo alsamarooniyah.🥰❤️
@sahrayusuf5879
@sahrayusuf5879 2 жыл бұрын
Wow waakuwataa samaroon dadkayga❤
@updulaahijabriil286
@updulaahijabriil286 2 жыл бұрын
Waxan ahay 🆎️ Hoyo waa🆎️ Waxan jeclahay inaa gursado 🆎️ I respect all clans in Somalia Waxan jeclahay hawiye
@salmaanarab
@salmaanarab 2 жыл бұрын
Qabiilkayga: DARAAWISHTA (DHULOOZ) Reerka Hooyaday mcn: DHULOOZ (UG, N.A) Xaaskayga Mustaqbalka: MAJEERTEEN Reerkan Sharfo: UGAADEEN, MAREEXAN IYO SAMAROON Reerkan Jeclahay: ABGAAL OSMAN, DURIYADA REER SHEEKH ISXAAQ. One love intaa hadad tahay_________________________________________________
@moh_dream574
@moh_dream574 2 жыл бұрын
Waxan ahay abgaal Wxan jeclahay inan ka guursado H.G 🥰❤ Hooyo mcn shiikhaal ❤ Qabiilka ugu jeclahay isaaq 💯 Qabiilka gaar ahaan u sharfo Mj 💯
@anisadugsiiya9272
@anisadugsiiya9272 2 жыл бұрын
Dumashi so dhawoow hadan hg nahay madaxa ayaad no saarantahay💜
@moh_dream574
@moh_dream574 2 жыл бұрын
@@anisadugsiiya9272 mahadsanid duma sido kale respect 💯
@faadumofani5615
@faadumofani5615 2 жыл бұрын
Thnks
@yasminali4201
@yasminali4201 2 жыл бұрын
Mashallah hooyo macaan Viva shiikhal ♥️
@moh_dream574
@moh_dream574 2 жыл бұрын
@@yasminali4201 m.a aad baan idin jeclahay reer abtigeey 🥺🥰❤💯
@raxmocali3213
@raxmocali3213 2 жыл бұрын
Part two wasiir 1_ Waxan ahay mursade ( majabe sabti ,abaker majabe ،israafil abekar ) 2_ Hooyadey macan Mursade ( majabe sabti ,abaker majabe ،israafil abekar) 3_waxa si garaa usharfaa isaaq ,majeerteyn Ogadey. 4_ waxa jeclahay Ina ka guusado qabiilkasto Somali ah 🇸🇴💯
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 2 жыл бұрын
Abaayo laf anaga ah baa idin raacday oo mareexan ah hhhh
@fatimafunnyofficial928
@fatimafunnyofficial928 2 жыл бұрын
Thanks pro from jareer weyne wanku wataa keep going waziirka 💉❤️❤️❤️❤️💉
@anitaanita9659
@anitaanita9659 2 жыл бұрын
اللهم اظلنا تحت ظل عرشك يوم لا ظل الا ظلك 🥺😓❤️
@Hijabilover102
@Hijabilover102 2 жыл бұрын
اللهم امين يا رب العالمين 🤲🏽🤲🏽
@israshiekh2606
@israshiekh2606 Жыл бұрын
Hl
@umulqeyrmohamed9492
@umulqeyrmohamed9492 2 жыл бұрын
1Waxan ahay lilkase 2 waxan jiclahy inan gursado isaq 3 hoyo macan waa ogadin 4waxan siguni ujiclahy ogadin 5waxan sharfa majirtin iyo qabilkan kadashay 🥰🥰🥰
@shardihazzanali4335
@shardihazzanali4335 2 жыл бұрын
Wxaan ahay HG Guur: majeerteen Aan jeclahy : isaaq Hooyo: HG Aan sharfo : Raxawayn
@boqoradihhawenka8359
@boqoradihhawenka8359 2 жыл бұрын
Qabiilkan jeclay ciize🥰 Qabiilkan ka guursanayo cidagale ama IzaxaaQ❤ Qabiilkan hooyo IzaxaaQ🌏 Qabiilkan sigaara usharfo hawiye💋
@hanimohamedali3088
@hanimohamedali3088 2 жыл бұрын
Wxana ka guursaday 🆎 Hoyo macan Waa shekhaal Qabilka said u sharfo boqotoyad abgal cisman ❤️🥰
@amishrm1926
@amishrm1926 Жыл бұрын
Dumashi pilaney🥰❤️
@Omar-mf9nd
@Omar-mf9nd 2 жыл бұрын
1 I'm gurre cali madaxweyne dir 2 My mom: shekhaal 3 respect for Isaaq 4 marry dhulbahante And ogaden 5 and I love ❤ Hawiye all Wasiir Haka Tagin Please waa saraakiisha
@sunda3133
@sunda3133 2 жыл бұрын
1.wxn ahy shiikhal✌️ 2.wxn jeclhy inaa gursado Mj reer ayeeyo❤️ 3.wxn si gooni ah ujeclhy mr😌 4.wxn sharfaa dir 😊🤗
@sacdiyoabdi6269
@sacdiyoabdi6269 2 жыл бұрын
8:37 waziir qosola igu dishay inte ka kentay arabicas😍🤞 wxn ahay owxasan😍 hoyo wa owxasan😍 qabilkan jeclahay inan ka gursado hg😍 qabilkan an jeclahay marexan😍🤞
@sadiasaid5565
@sadiasaid5565 2 жыл бұрын
Waxa ahay MJ Waxa jeclahay ina gursado MJ❤️ Hoyo macan wa marexan Waxa saraf uhaya iyo ciso uhaya rer abtigey ❤️
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 2 жыл бұрын
Habar yar sax naasku cayaar ma ahan anba isaaq baa reer abti ii ah in lacaayo majecli waayo hoyaday macaan ilaahay hawnaxariisdee baa ah gayga hala caayo lakiin reer abti maya
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 2 жыл бұрын
Aniga= Cisse Wayne Waxan jeclahay ina ka guursado: Samaron Hooyaday wa: Samaron Siciid Qabiilka Aan jeclahay anan ka dhhalan: Mareexan Qabiilka Aan gaar ahan u sharfo: Isaaq Axmad
@yasmin8196
@yasmin8196 2 жыл бұрын
Soo dhawoow dumashi❤️🥰
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 2 жыл бұрын
@@yasmin8196 Allaha ku sharfo waan dhawahay. Gabadha diyaarsha ina abti
@amuunaxmedaxmed952
@amuunaxmedaxmed952 2 жыл бұрын
mahdsanid habo
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 2 жыл бұрын
@@amuunaxmedaxmed952 wad iga mudan tihin Habo macan
@shugriegek3670
@shugriegek3670 2 жыл бұрын
Alaha ku sharf0
@umuakram4418
@umuakram4418 2 жыл бұрын
1: Waxaan Ahay: Waceysale 2:waxaan Ka Guurasade Raxaween 3:Hooyadee Macan Abgal Cali Gaaf Cad Cad 4: waxaan Si gaar U sharfaa Hawiyahaan Ka Beeramay 5:Qabiilakaan Eheen Aan Ugu Jclhy Isaaq ❤️💋
@mariammahamed4016
@mariammahamed4016 2 жыл бұрын
Via Raxanweyn ❤️❤️
@inaabdi511
@inaabdi511 2 жыл бұрын
Habo guuleyso💯
@fahadcali4188
@fahadcali4188 2 жыл бұрын
Another level ceyr🤩🤩🤩
@axmedmuxiyadiin0405
@axmedmuxiyadiin0405 2 жыл бұрын
1-waxaan ahay majeerteen 2-Hooyo macaan majeerteen❤❤ 3-waxaan jeclahay inaan ka guursado majeerteen,Isaaq,ogaadeen iyo mareexaan 💋❤ 4-qabiilkaan jeclahay waa Raxanwayn 5-qabiilkaan sharfo waa mareexaan Soomaali oo dhan waan idin wataa Wasiir part two Naga soo qabo
@fartunhajji6339
@fartunhajji6339 2 жыл бұрын
Dhulbahante lee ka guursanaa♥️ Hooyadayna Dhulbahante ♥️ Mareexaan ♥️🙏 All Hawiye respect 🙏
@nimcoali3639
@nimcoali3639 2 жыл бұрын
DUmashi❤🥺😂
@fatumali4500
@fatumali4500 2 жыл бұрын
❤🌹👍habo Qaali baad nagu tahay
@Cadar200
@Cadar200 2 жыл бұрын
soo dhawow habo anigaba daraawiish waan ahay hooyadayna waa hg allah hasharfo dhaman somali
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 2 жыл бұрын
Abaayo mahad sanid anoo marexaan ah dhulbahante waan jeclahay
@Cadar200
@Cadar200 2 жыл бұрын
@@ayaanabdulkadir5363 welcome abayo ani xataa waan jeclahay
@xasanxaad6311
@xasanxaad6311 2 жыл бұрын
Waxan ahy mursade Hooyadey waa mursade Waxan qiimeyaa h.g Waxan guursanlahaa AB girl 👧😍
@lovelygirl3642
@lovelygirl3642 2 жыл бұрын
Xawaadle ahay ❤ Hooyadey mcn waa shiikaal❤❤❤ Habargidir saleeman baan jeclay inaa guursado🥰 Qabiilka aan keyga eheen oon jeclahay waa abgaal❤ Midkaan si gaar u sharfana waa mareexaan❤❤❤ best friend tayda aheed mareexaan🥰🥰❤
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 2 жыл бұрын
Thanks Wasiir, Somaali oo dhan intasamaha Jecel hanolaato, Insha'Allah Guul🇸🇴🥰🇸🇴💖🇸🇴💪 Somaali wayn🇸🇴👏
@dhamechannel6581
@dhamechannel6581 2 жыл бұрын
1:qabilkayu waa ogadeen 2:hooyo macan waa ayuub sheekh isaaq 3:waxan kagursan laha mareexaan 4:waxan garahan usharfa 🆎️gaal ✅♥️
@abdihashi6225
@abdihashi6225 2 жыл бұрын
Abti anaa ayuub ahe ilaahay haku sharfo
@moussahakim5593
@moussahakim5593 2 жыл бұрын
Welcome Abtii
@quruxkudhiiglefans6407
@quruxkudhiiglefans6407 2 жыл бұрын
1...hooyo Hg ❤🔥 2....aabe HG ❤🔥💪 3...qabiilka an rab inan ka guursado ......ogaadeenia 🔥❤ Ama ....isaaq 🔥❤😀 All Respect MJ and dhulbahante ❤🙏🙏🙏
@fardushurre1668
@fardushurre1668 2 жыл бұрын
We love hg from 🐎🐎🐎🐎
@kingkeyowmohamed6202
@kingkeyowmohamed6202 2 жыл бұрын
Welcome ogadeniya🏖️
@saradaahir1009
@saradaahir1009 2 жыл бұрын
Welcome to isaaq wllo mcn
@quruxkudhiiglefans6407
@quruxkudhiiglefans6407 2 жыл бұрын
@@saradaahir1009 thanks wll mcn ❤🔥
@ibrozetheprince
@ibrozetheprince 2 жыл бұрын
Qabiilkeyga : eeylaay Qabilka an guursanayo: jareer weyne
@honmuscabliilovehonmuscabl1042
@honmuscabliilovehonmuscabl1042 2 жыл бұрын
1 waxan ahay abgal wacesle 2 waxankagursanalaha majerten 3Hoyo dey mcn warsangili suladamada 4 waxabsharfa isaq
@abdifatahgerman3429
@abdifatahgerman3429 2 жыл бұрын
2017 waxaan jeclaa inaan ka guursado hawiye 👍 2020 mareexaan 2021 Isaaq 2022 🤔 Majeerteen iigu cimaamada 😀😀
@kowtherhapiip3994
@kowtherhapiip3994 2 жыл бұрын
Adi go aan yeelo noh 2023 soo nagu boodi meysid
@queenzalma8989
@queenzalma8989 2 жыл бұрын
2022 ku adkayso hanagu boodin🇸🇱😂
@halimoali4131
@halimoali4131 2 жыл бұрын
Cawa hhhhhhh
@abdifatahgerman3429
@abdifatahgerman3429 2 жыл бұрын
@@queenzalma8989 may may la iguma oga boodi taan dambe 🤣🤣
@64yearsago59
@64yearsago59 2 жыл бұрын
😂😂😂😂nio shalmad raacsanidaa ma mj baa tahay mise ogaadeen😂😂😂
@mohamedneima3174
@mohamedneima3174 2 жыл бұрын
Guur : Cid walba oo islaam ah ,qoladayda: Samaron,Hooyo:Isse, cidan jeclahay qadariyo xishmeyo dhamaanba somali oo dhan
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
Masha Allah, saas baa la rabaa👏👏
@cayuushinacali341
@cayuushinacali341 2 жыл бұрын
Waziir Next aan iska aragno Al dudubliyaH 😂 Waxan ahay Duduble Waxan jeclahy ina ka guursado HG Waxaan si gaara u sharfa Daarood Waxan si gooniya u jeclahy Dir
@rumaanqurux7623
@rumaanqurux7623 2 жыл бұрын
Waxa ka gursan laha marexaan🦁 Mom wa dhulbahante 🥰 Abgaal ugu jeclahay 🦁 Waxa gaar ahan u sharfa dir🦁
@moha9872
@moha9872 2 жыл бұрын
1 Aniga waxaan ahay Isaaq💚🌧️❤️Habar Yoonis💚🌧️❤️ 2 Hooyo Mcn Abgaal Cismaan🇸🇴 kasii aha Harti Abgaal Cabdala Caroone 3Qabiilka aan jeclahay inaa ka guursado HG oo hada gabar Hg ah xiriir jaceyl naga dhaxeeyo Insha Allah guurkenana soo dhaw yahay noo soo duceeya in Allah reer lagu nagaado naga dhigo 4 Qabiilka aan si gaar ah u jeclahay Ogaadeen 5 Qabiilka aan si gaar ah u sharfo Abgaal Abtishey🩸One love Somali weyn 🇸🇴💕❤️❤️❤️❤️
@sowda2506
@sowda2506 2 жыл бұрын
Habo mcn abgaalnimo❤✊
@moha9872
@moha9872 2 жыл бұрын
@@sowda2506 Habo madaxa ii saaran thiin Abgaal oo dhan because Hooyo Mcn ayaa 🆎🩸ah❤️🥰❤️❤️❤️❤️
@nashaadinaabdi7710
@nashaadinaabdi7710 2 жыл бұрын
Dumashi allaha isku kiin daayo 🥰
@moha9872
@moha9872 2 жыл бұрын
@@nashaadinaabdi7710 Aamiin duma ❤️🥰🥰
@kowsarhassan4756
@kowsarhassan4756 2 жыл бұрын
Dumaashi allh kaaga dhigo guur qeyr qaba aad ku dagtiin
@mushtakmohamet7000
@mushtakmohamet7000 2 жыл бұрын
Qabiilkaan ka guursan lahaa dhulbahante 🐎🥰 Hooyo mcn waa isaaq libaaxyadii habaryoonis 🦁😍 Qabiilo aan aad u jecelahay mr ,og and hg 😍🥰 Qabiil aan gaar ahaan u sharfo Abgaal🦁🥰 Anoo ah naag Ahmed garaad ah😇🥰😂
@sudaysisaleeban8388
@sudaysisaleeban8388 2 жыл бұрын
Sodhawow wll Aniga Ayaa isaaqa
@fatumali4500
@fatumali4500 2 жыл бұрын
Masha Allah daraawiish soo dhawaw xabiibtii
@mushtakmohamet7000
@mushtakmohamet7000 2 жыл бұрын
@@fatumali4500 🥰
@mushtakmohamet7000
@mushtakmohamet7000 2 жыл бұрын
@@sudaysisaleeban8388 reer abtigay 🤩
@fardowsoahmed3914
@fardowsoahmed3914 2 жыл бұрын
Thnk you wasiir m.j 💋💞💛💛💛💛💛🇸🇱dhigu biyo mahan qabilkaan kaguursan laha waa ogaadeen one love
@barkulmis
@barkulmis 2 жыл бұрын
Hg ceyr 🥰🥰 Kaa hayaa Wasiir
@Samiir703
@Samiir703 2 жыл бұрын
Majeerteen cumar maxamuud ah ayaan ka guursan waa gobtii mansha allaah Dhaladkayga ogadeen💯❤🤴🤴👸👸
@kowtherhapiip3994
@kowtherhapiip3994 2 жыл бұрын
Welcome dum🤣😅
@Samiir703
@Samiir703 2 жыл бұрын
@@kowtherhapiip3994 aniga iyo adiga kwrn dumashi layne 😂👸👸💯
@nmo-cv8fm
@nmo-cv8fm 2 жыл бұрын
Waxan ahay MJ❤ Qabiilka aan ixtiraamo ama sharfo Samaroon✊ Qabiilka aan ka guursanyo shaanshi❤ Qabiilka aan ugu jeclahay H.G😅🤚
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
@Nadii Mahamed, Alla haku sharfo, nasab kaamila ayaad tahay🥰🥰 from Samaroon!
@galmudugboy4994
@galmudugboy4994 2 жыл бұрын
Sdo kle wa ku jclhy ❤️
@yasmin8196
@yasmin8196 2 жыл бұрын
Thanks alsamarooniyah🥰
@shugriegek3670
@shugriegek3670 2 жыл бұрын
Alaha ku sharfo anaguna waan ku jecelnahay
@minoabdirahman8352
@minoabdirahman8352 2 жыл бұрын
❤❤❤
@maysaainaahmed8083
@maysaainaahmed8083 2 жыл бұрын
Guur: cid walpo oo muslim ah Hooyo mcn Mj❤ Dhaman somali weyn waan shrfaa❤
@sabirinhajjimohamed1508
@sabirinhajjimohamed1508 Жыл бұрын
Madha allah 😍😍
@aishaaahmed8846
@aishaaahmed8846 2 жыл бұрын
waxn ka guursan MR cida villda 2: hoyo MR 3: qabilkay ku ahan ma jeclan karo 4: somali dhan sharfaa
@nasuutahir6025
@nasuutahir6025 2 жыл бұрын
Naag dhulbahanta Hooyadey waa dhulbahante Ma ogi cidaan ka gursanayo 😂 Gaar ahaan waxan u sharfaa abgaal reer ayeeyonimo Waxanan jeclahay MJ reer ayeeyonimo kale iyo marexan 😂
@juweriasaalax2414
@juweriasaalax2414 2 жыл бұрын
Dhulbahnte ka guursanlahaa Hoyo waa Dhulbahnte Mareexan waan sharfaa Majeerteen waa jiidhkayga Ogaaadeen love you H.g wan taageera Abgaal exkayga ah waan idinsalamay ex dumaashiylaa Jaaaw😂
@jabarti252qodhob2
@jabarti252qodhob2 2 жыл бұрын
Qabiilka aan jeclahay dhulbahante ❤ Hooyo mcn waa dhulbahante 👸 Mj Reer mahad🥰 AbgaaL ceyr🙏
@tigerabdul8087
@tigerabdul8087 2 жыл бұрын
Qabilkeyga cayr Qabilka aan ka gursan laha sacad Qabilka aan iska jeclahay saruur Qabilka aan sharfo saleban
@salmocali8368
@salmocali8368 2 жыл бұрын
Hg lee nokala qaaday anyway ina ader guuleso
@yusraluza7858
@yusraluza7858 2 жыл бұрын
Inader from saruur 🥺🥺🥰🥰
@hafsacooking3818
@hafsacooking3818 2 жыл бұрын
Qabilka ahay majeerteen ❤️ Hooyo mcn qabilkeda Ogaadeen❤️ waxa jeclahay inaa ka guursado Majerteen, Mareexan, Abgaal sadexdaas mid uun ❤️ qabilka ugu jeclahay ogaadeen reer abtigey. Qabilka gaar ahaan usharfo warsangeli iyo Dashiishle. Ilmo aderyaal waa idin wataa ❤️
@khadarazhari5187
@khadarazhari5187 2 жыл бұрын
Hooyo wa HG CEYR Wax jeclahy inaa ka guursado HG sacad ah Qabiilka an jeclahy ee an keyga ahayn wa Samaroon siciid❤ Waxan si gaar ah u sharfaa Awoowayashey Mareexan Sade iyo dhaman Daarod Ismael❤❤❤❤
@elminasibb
@elminasibb 2 жыл бұрын
Ka guursan lahaa Habar Gidir, Hooyo Macaan waa Shiiqaal, jeclahay Gabooye, si gaar ah u sharfaa Xawaadle iyo Abgaal
@mohasaid9747
@mohasaid9747 2 жыл бұрын
Gur:dhulbahante Hooyo:duduble Waxan u jeclahy :mareexan Waxan si gara u sharfa samaroon
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
Moha Said, Allah ha ku sharfo, madaxaad noo saaran tahay qaali, from Samaroon.❤
@maryanhareed6863
@maryanhareed6863 2 жыл бұрын
Iska dhal Xawadle 🩸 Waxan jecelhy inaa gursado ❤️ Mariixan wagardhac Waxaaan farfo leylkase. 🌺 Waxan jecelhy HG
@dekzixajiawed241
@dekzixajiawed241 2 жыл бұрын
qabiilkan ka Guursan LaHa Een laaBta iska SaarinLaHa waa OgadeeN Eso Qabta 😅
@alfanaanciiltireboy4148
@alfanaanciiltireboy4148 2 жыл бұрын
waana kan
@sacdiyaalimohammed1438
@sacdiyaalimohammed1438 2 жыл бұрын
Waa ka haaya 🤌🆎️🥀❤🌷🎸🤟 Wasiir thank you from facebook 2014 Ila hada kula socdaa ani kolaY 🙈🤣✌
@zakichamac2561
@zakichamac2561 2 жыл бұрын
Habar jeclonimo 🥰 thanks wasiir ☝️🙈
@afnaanmohamed335
@afnaanmohamed335 2 жыл бұрын
Way joogan duriyadu 🥰🥰Sarakisha sare ayyayba ku jiraan
@indho_adayg3268
@indho_adayg3268 2 жыл бұрын
Anaaba og isaaq inuu ku jiro 🤣 haduu ku jirina dagaal Thanks wasiir ❤
@jamaalfaarax3342
@jamaalfaarax3342 2 жыл бұрын
Dadka commentiga bixiyay 90/100-kii Abti baan u ahay From:-daraawishta Guur:-mareexan❤ Sharfaa:-somaliwayn🇸🇴🇸🇴❤❤ waan idin jeclahay
@momedladiye1792
@momedladiye1792 2 жыл бұрын
The best youtubeur of somalie zaki bin xaaji 👑👑👑 you are my role model bro Next waziir
@ayaannuuramohamoud9933
@ayaannuuramohamoud9933 2 жыл бұрын
Aniga: isaaq Hooyo: isaaq Jecelay inan ka guursado: Hg 😅
@istarmuse3048
@istarmuse3048 2 жыл бұрын
Welcome duma from hg
@fatumaali4380
@fatumaali4380 2 жыл бұрын
𝐃𝐮𝐦𝐚 𝐪𝐮𝐫𝐮𝐱❤️
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 2 жыл бұрын
Qaraabada’lee ku meereeysatey Habartà lee ka’raacdey waa iska garan’karaa 😂🤣😉
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 2 жыл бұрын
Caadi iska dhig kaftanka lee waaye😉
@ayaannuuramohamoud9933
@ayaannuuramohamoud9933 2 жыл бұрын
@@Kaakoos_641 🤣🤣🤣
@najmanuur6860
@najmanuur6860 2 жыл бұрын
Thanks waziir Ka guursan lahaa soomali dhan qaas ahan goobooye Hooyo. HG ❤️ Dır Sharfo. Soomali dhan😍
@abdigarad3341
@abdigarad3341 2 жыл бұрын
Best challenge waaaaw masha'alaah
@adeshabdirahman7739
@adeshabdirahman7739 2 жыл бұрын
Wa marixaan qabilka aan rabo in aan ka Guursado madaxta somaliya iyo Ogaadeen lan dheere gabdhaha dhar dheer ee OG iyo Mj boqortoya Thankz (W)
@aichadarar678
@aichadarar678 2 жыл бұрын
1.Waxan ahay #Diir_Ciise_Power_Sacadmuuse💪💪💪💪 2.Reer Abtigey #Ciise_Waladoon 3.Qabiilka #Samoroon_Saciid an jeclahay inaan ka’guurso 4.Qabiilka an ugu jeclahay on qabiilkeyga ahayn waa #Soomali oo dhan. Liketu wa dhankiina #Sarkaalad_sare from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯✌️
@umalkhayrismail7655
@umalkhayrismail7655 2 жыл бұрын
Thank you
@nafisanaftauroon6599
@nafisanaftauroon6599 2 жыл бұрын
Thank you
@daim0ninnayousuf12
@daim0ninnayousuf12 2 жыл бұрын
hoyo macan wa izaaq 😇 Waxaa an ahay zacad muuse ❤️ waxa an jeclhy inan ka gursado samaron💯 qapilka an zharfo wa h jeclo 👏
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
@Hoodo, Allaya cizak, Allah haku sharfo! soo dhawow walaalo qaali, waad u qalantaa wiil samaroon inabti 🥰🥰❤
@fataxaadam9308
@fataxaadam9308 2 жыл бұрын
Sᴏᴏ ᴅʜᴀᴡᴏᴏᴡ ᴡʟᴏʜ ғᴏʀᴍ ʜ ᴊᴇᴄʟᴏ
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 2 жыл бұрын
Ale haku sharfo quruxey ❤❤❤
@daim0ninnayousuf12
@daim0ninnayousuf12 2 жыл бұрын
@@fataxaadam9308 𝕥𝕙𝕟𝕫𝕜 ❤️ 𝕕𝕙𝕒𝕨𝕙𝕪
@daim0ninnayousuf12
@daim0ninnayousuf12 2 жыл бұрын
@@faizam523 𝕒𝕕 $ 𝕒𝕕 𝕥𝕙𝕟𝕜𝕫 ❤️
@cabdalekaraama2915
@cabdalekaraama2915 2 жыл бұрын
Thanks wasiir, idaacada hargeisa sacad muuse.
@sharmaakeabdi6729
@sharmaakeabdi6729 2 жыл бұрын
Woooowa thanks sxb keep going brother
@sahranura741
@sahranura741 2 жыл бұрын
Thanks wasiir🥰. 1:waxan jeclhay in aan kaguursado h.g . 2:hooyo waa h.g saleeban. 3:waxan ugu jeclhy isaaq💋. 4:waxan sharfaa majeerten mareexaan🥰 .
@fartuunkhaliif9864
@fartuunkhaliif9864 2 жыл бұрын
1Xawaadle ahy wxn guursan lahaa 2 gaaljecel 3 reer hooyadey jajeelo 4 wxn sigooni usharfa maraxeen iyo habargidir💞🥰
@bashiiryare13
@bashiiryare13 2 жыл бұрын
Wᴀsɪɪʀ ᴡᴀ sᴀʀɢᴀᴀʟ ʜɢᴀ ᴀʜ ᴏᴏ ᴍᴜǫᴅɪᴀʜᴏ ᴊᴏɢᴏ ɢᴜᴜʟᴇʏsᴏ ᴀᴘᴏ❣️👑
@SOMALINOMUSIC
@SOMALINOMUSIC 2 жыл бұрын
Thanks xaji
@ayaanitagodane5563
@ayaanitagodane5563 2 жыл бұрын
Aniga :dhulba hante Hooyo:dhulbahante Qabiilkaan gaar ahaan usharfo waa :warsangali Qabiilkaan kaguursan lahaana waa:dhulbahante
@jamiiladagaan6774
@jamiiladagaan6774 2 жыл бұрын
Thanks wasiir😘 Gur:isaaq Hoyo mcn:isaaqiyah Qabilkan jeclahay;awladul cilmi samarooniyah Qabilkan sharfoh;ogaadeniyah❣
@abdishakur5336
@abdishakur5336 2 жыл бұрын
Wasiir wan ku wadana saraakishu Wa Buux wan ku wadana from hargeisa 🙏🙏🙏🤣🤣
@anzalsharaf5491
@anzalsharaf5491 2 жыл бұрын
Thank you wasiir from OGADEN Aniga iska dhal ogaden Qabiilka jclhy majeerten Qabiilka si gaarka u xushmeya mareexan dad gob io nasab ah waye💉❤💯🌍
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 20 МЛН
UGAASO SHEEKO LAYAABLEH
1:07:38
Abdikadir Royel
Рет қаралды 172