Qabkii Masaridu uga Baxen iyo sidii uu ingirisku ula waregay Somaliland DHIBCAHA TARIIKHDA Q -3AAD

  Рет қаралды 10,980

MM Somali TV

MM Somali TV

2 жыл бұрын

Qaabkii Masaaridu uga Baxeeb Berbera ee Ingiriisku ula wareegay 1886-kii, iyo dhacdooyinkii ay la kulmeen saraakiishii Ingiriiska ee Somaliland xukumi jiray.
DHIBCAHA TARIIKHDA QAYBTII 3-AAD

Пікірлер: 37
@eidomar5754
@eidomar5754 2 жыл бұрын
Aad baan u sugayay. Qaybtii uu yidhi waxaan kaga hadli doonaa buuggii ugu horeeyay ee afsoomaali lagu qoro iyo codadkii ugu horeeyay ee la duubo noo soo galiya iyadna insha allah. Shaqo wacan
@jamaalbooto8454
@jamaalbooto8454 2 жыл бұрын
waar bal ninkani saanta taala guriga suldaanka guud ee ingiriiska laga saxeexay meel ku sheeg dheh. taariikhdan wax badan ayaa ka khaldan
@cabdiqadiraxmed3414
@cabdiqadiraxmed3414 2 жыл бұрын
Taariikh muhiima MM tv mahadsanidin
@maxamedcali3164
@maxamedcali3164 2 жыл бұрын
Wlly waa taarikh aad u weyn xiiso badan leh
@chillwaryaa8416
@chillwaryaa8416 2 жыл бұрын
Taarikhdii dhaneyd ay somali lahayd ma guumeysigaad inooga bilowdeen
@xuseenmedia
@xuseenmedia 2 жыл бұрын
taarikhda soomalidu ka fac wayn ingiriis iyo masarida saxiib ee bal isku day ila boqortooyadi adal iyo wixi ka horeeyay saxiib🙏🙏🙏🙏
@MohamedHussein-mf3fp
@MohamedHussein-mf3fp 2 жыл бұрын
Masha alah waa tarikhti reer somaliland ee Lahay ee dhabta aha ha la radiyo tarikhihi ka horeyey ee ila wakhtiyadi ahramta iyo xidhiidhki tarikhiga aha ee masaridi hore waxay ka qoreern somaliland
@ibnuahmed4515
@ibnuahmed4515 2 жыл бұрын
Tolow buug afsomali ah muu ka qori? aad baa loogu baahan yahay in taariikhdaa la isku wada geeyo.
@adamhirqal2983
@adamhirqal2983 Жыл бұрын
Victoria falls waa webiga Nile ee ma ahayn Zambezi
@thefiber100
@thefiber100 2 жыл бұрын
Ninkani xogta uu keenay mid ka duwan keena hadal ha la soo hortaagnaanina’e
@sarsiogra8032
@sarsiogra8032 2 жыл бұрын
taarikhdaa iga soo sax inaab ti maamalik dheh cusmaniyin dheh mida kale masar waa la qabsaday
@khadarmohamed516
@khadarmohamed516 2 жыл бұрын
Barnaamij aad u macaan weeyaan , ee MmTv waxan idinka codsanynaa inaad si nidaamsan usoo galisaan imika sedexdan barnaamij eed soo dayseen malaha ciwaan ka dhexeeya. Kuna dhakhsada qaybihisa kala duwana listna u sameeye
@leabantwin7480
@leabantwin7480 Жыл бұрын
1877
@asanms2352
@asanms2352 Жыл бұрын
Taariikhdan waxbaa ka khaldan Mana ah mid sal iyo raad leh
@rugtamaansadasoomaalida1521
@rugtamaansadasoomaalida1521 2 жыл бұрын
Oo Masaarida Harar qabsatay xagay ka soo gashay? Ileen Harar Bad ma lehee.
@ahmedakhyaar5701
@ahmedakhyaar5701 2 жыл бұрын
Under the flag and somali coast.
@Adam-fj5ut
@Adam-fj5ut Жыл бұрын
Kulaha habar garcajiis
@falcon4137
@falcon4137 2 жыл бұрын
Adigoo mahadsan sideedaba dhulku shalay lama helin oo ingriis inooma helin balse soo jiraan ayuu ahaa magacyo iyo maamulo Kala duwan ayuu soo maray ha ku koobin 150 ama 200 Sano ee ha inaga dhigina dad taariikhdooda abtirsaga ka bilaabatay waqtigii gumeystaha ingriiska inoo yimid waynu ka qoto dheer nahay ee dadkii waayo araga ahaa raadi ama ka doon meelaha lagu keydiyo taariikhaha saxa ah isma taqaanid ee isbaro
@thefiber100
@thefiber100 2 жыл бұрын
Kumuu soo koobine, intii oo soo baadhay ayuunbuu ka hadlay!
@moegreenback6854
@moegreenback6854 2 жыл бұрын
Jabane taariikh ka hadlaya kanaa kow ah 😂
@yusufjaama748
@yusufjaama748 2 жыл бұрын
Somaliland history was recorded UK National Archives .....as a researcher you can collect more conclusively. But novelist can't provide .....
@sarsiogra8032
@sarsiogra8032 2 жыл бұрын
masar yadiiba la qabsaday siks biiko ayaa yada lagu qabsaday
@abdihamidawil2818
@abdihamidawil2818 2 жыл бұрын
What a load of bulshit saanta waxay taala British emperiel in Bristol ayey taala saantaa I read that book 📖 been haka sheegin qabiil ayaad ka hadlaysa waliga beeksi ... kkkkkk sheeko waar beenta joogi runta ka sheeg kuligood Welsh ayey ahayeen runta ka sheeg dadkii ayey British conoliel yimadeen reer hi hawd ka joogay ayey la heshiiyeen .. markay berbera yimadeen biji .. gilay waar dadka beenta ka daa
@cescoxaad9364
@cescoxaad9364 2 жыл бұрын
hhh bal adu bentad shegayso eeg nin berbera kaso dagay oo xafis ka dhigtay bad ku leday dadki hawd jogay bu la heshiyay kkkk oo kuwan maxa dhafiyay uu la jogo qabyaladu xuma
@fdama
@fdama 2 жыл бұрын
Wariyuhu inuu aamuso weeyaan marka qofka la wareysaniyo. Learn the etiquette.
@yusufjaama748
@yusufjaama748 2 жыл бұрын
Beenaale iska yidhaahde.
@yusufjaama748
@yusufjaama748 2 жыл бұрын
Taariikhdu adeer sidaa maaha noval wax lagu qoray maaha waanu soo bandhigi adeer .....mana aasi kartid adigu noval wax lagu qoro kawayn adeero. It will confront you soon and no one can't deny or hide the truth.
@rugtamaansadasoomaalida1521
@rugtamaansadasoomaalida1521 2 жыл бұрын
Waar kani waa phuush taariikh boob ah sida Muuse Biixi.
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 2 жыл бұрын
Ninkani nin taariikh yahanna uma eeka xataa qabka aw uwaramaayo usheegayo waxiiso waa mala awaal iyo bawsi indhacadays
@ibrahinkahin3655
@ibrahinkahin3655 2 жыл бұрын
sheekadani waa been abuur wayo Engliisku muu ciidan ka qoran Habar awal
@fdama
@fdama 2 жыл бұрын
Tuf caleyk
@AANOUR1
@AANOUR1 2 жыл бұрын
Yaa ku yidhi wll, Adeerkay Axmed xasan ayaa ka mid, ahaa, Adeerkii Xuseen Ibraahim ayaa ka horeeyay oo aan soo noqonba kadib markii uu Gabadh Ingiriisa guursaday..
@abdulkadirabdullahi8968
@abdulkadirabdullahi8968 11 ай бұрын
Waxaan maqlay in badmareeno Somali ah ay Egland geeyeen meydkii David Livington oo ay ka qaadeen Zanzibar. Ma jirtaa taasi?
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 38 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 18 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 31 МЛН
"Nin ma shaqayste ah ha guursanina" Sheekh Muuna Axmed
6:59
MM Somali TV
Рет қаралды 1,6 М.
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 38 МЛН