No video

Qaladaadki Filimkii Tigreyga Guri Barwaaqo vs Saydhiye Qosol 2020

  Рет қаралды 114,662

Maadshe Films

Maadshe Films

3 жыл бұрын

Пікірлер: 146
@teamdirizlethomazka5553
@teamdirizlethomazka5553 3 жыл бұрын
reer burco dad aan izka jeclahay wlhi from garoowe ❤
@Ibnuapdulahi
@Ibnuapdulahi 3 жыл бұрын
Subax wanaagsan subax Lamida Hadaad ileedahay Love isaar
@aasiyarashiid1406
@aasiyarashiid1406 3 жыл бұрын
Subax lamida wllo🥰
@hamzedaacad8428
@hamzedaacad8428 3 жыл бұрын
Inta sidayda Riwaayada khaladaadkeeda sugaysay sidayda gacanta ha taageen.🤣🤣😂👍
@naturerelaxationvedios9521
@naturerelaxationvedios9521 3 жыл бұрын
Guroow hablaha faraha ka ilali markaad wax duubaysaan ileen waa kaa ajanibe waa ku sidee waa kaa soo horeeyaan faruuye
@mohamethnazri5044
@mohamethnazri5044 3 жыл бұрын
FaraHaa kulha adiga wxn kuu muuqda ma aragno anagu oo riwayada jiliinkeda dhaafsiisan mid kle inder gurey gabadh iyo guriba wuu leyahe la soco
@nimcomaxamed1899
@nimcomaxamed1899 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣gurey muxu sameye tu maagi
@nimcomaxamed1899
@nimcomaxamed1899 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣gurey muxu sameye tu maagi
@jamiilajanno6204
@jamiilajanno6204 3 жыл бұрын
Qaladadku waa xarabe mesha waxa ogu qosol badan saydhiye iyo guri barwaqo wan idiin wata brothers 💯♥️🌹♥️👍🙋
@aminaali6892
@aminaali6892 3 жыл бұрын
Alka bAlka beerka idhihii baa icasadaay waalle jecliye dhalin yaradayda alla iga dhigaay reer BURCO mansha allaah nolaada
@yaarabiducadydaiiaqbal9810
@yaarabiducadydaiiaqbal9810 3 жыл бұрын
Inta daawanysa ee qoslaya ismuujiya anigah qosol iga dhamee yeen walhi
@hamzikofficial7712
@hamzikofficial7712 3 жыл бұрын
inta Riwayada ka hehey like 👍 dhac ku sii
@khadrakayfbintuyaziinbarre2765
@khadrakayfbintuyaziinbarre2765 3 жыл бұрын
Oih
@halimamohamoud8908
@halimamohamoud8908 3 жыл бұрын
😘
@saddammohammed577
@saddammohammed577 3 жыл бұрын
Gabdha mnsh allh way qurux badan tahay ♥️💞🥰
@qalbitaajir5942
@qalbitaajir5942 3 жыл бұрын
Hhh khaldaadka waan rabay wale sidy noqonyso
@abdirahmaancase2000
@abdirahmaancase2000 3 жыл бұрын
Nasra dheeman
@hamzemoh1432
@hamzemoh1432 3 жыл бұрын
First comment oky like by maashe
@saredocawosaredo7997
@saredocawosaredo7997 3 жыл бұрын
Yes manta anaa u horeeya saydhiye and guray wn idin salaamay wll
@raadiyamahamed1168
@raadiyamahamed1168 3 жыл бұрын
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅👸🥰🤴💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯🙏👍 macan jecesho soeeganeyso kulahaaa qosol iguma hadhin keep going brothers
@ducomaalofficial6113
@ducomaalofficial6113 3 жыл бұрын
Maadshe, shikhsiyad qiimo leh, sharaf iyo karaamo ku noolow. Taageero buuxda ayaan ku hayaa sxb.
@safaaragsan8446
@safaaragsan8446 3 жыл бұрын
wll maskiiniinta tigrayga ah maxaad caayaysaan
@farahsaed8329
@farahsaed8329 3 жыл бұрын
Anigu. Qalaladkbn ku hysta nosoo badiya😂😂😂
@abdiasiisjamaabdiasiisjama9094
@abdiasiisjamaabdiasiisjama9094 3 жыл бұрын
Guri barwaaqo siduu noqdey inantii gacantuu qabroo markasu wadnihiisa kudhaweeye war ma banaana waxaasi hablaha hadii aad qabin gacanta haw dhaween
@zerinmohamed3320
@zerinmohamed3320 3 жыл бұрын
War ragan yaa yidhah hablaha ha fogada 😞😬😤 omg
@hamdahusseinshire6887
@hamdahusseinshire6887 3 жыл бұрын
Ala hoogey inan qurux badan bey ku ciyaarayaan
@abdiwaliaamusane978
@abdiwaliaamusane978 3 жыл бұрын
Gabdha way qoslaysa hadnan qaylo maleh o dhahdhah daqosolkeda lama maqlyo astaan ficn weye m.a 🌸
@khadarmohamut2306
@khadarmohamut2306 3 жыл бұрын
inantu wlhi waa kajaLta somaLida QOSOLKO QUDHAA IGA GADAN🙈🙀
@kifahsaidmohamed4601
@kifahsaidmohamed4601 3 жыл бұрын
Gbdhn qosolkeeda lamama maqlayo 🤣🤣🤣🤣🤣
@hanadmohamed7989
@hanadmohamed7989 3 жыл бұрын
Gurey barwaaqo gabadha qacanta ka daa abti plz
@kokeofficial9778
@kokeofficial9778 3 жыл бұрын
Hmmm saydhiye Madaxa qosolka hore uzoco pro😃😃
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 3 жыл бұрын
dadkeygi reer Burco❤💪
@adnasiciid6553
@adnasiciid6553 3 жыл бұрын
astaqfirulah ala ma nooli😂😂😂😂😂😂😂😂guri umadena maha🤣🤣🤣🤣
@ahmedqude4425
@ahmedqude4425 3 жыл бұрын
teer burco beer nashaad wllhi
@taajiosman6506
@taajiosman6506 3 жыл бұрын
Fist comments
@bileali8846
@bileali8846 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkk qalaladka soo badiya
@hayanabdi2856
@hayanabdi2856 3 жыл бұрын
WryHeee saydhiyow deee meeshaba qosol baadku cWrtay
@mursalcabdi7396
@mursalcabdi7396 3 жыл бұрын
Guray sxb yaa kuu baneeyey inaad taatabato gabadha ka xishood
@galadaxmedcumar4483
@galadaxmedcumar4483 3 жыл бұрын
Dadka a dariska nahay saas ha ucayinina ilhy kabaqa xushmad mujiya
@nadiirayuusuf6887
@nadiirayuusuf6887 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 caawa qosol iguma hadhin Axdige
@apduzametzalah5606
@apduzametzalah5606 3 жыл бұрын
Guri Barwaaqo zHp Sida kale wN ku jecLahy balse iska daa qosolka aad qoslaysid isago qofka kula taagani aanu woslin adigaa ka qoslinayo qoslaye qofku marku hadalkga ku qoslo wa waa caadi qosol adigu markaa balse qofkiiba adiga qosolka ugu horaynaya majaajilaystena waad tahay gobolka togdheer adiga ayaa mnta u hormuud ah gobolada kale xata way nagaga kaftan helayaan markay na dhahaan ma qofkan iska qoslayaad leedihin waa majaajilayste nio zHp sidan wax ka bedel qof ku taageran ahee wxa ka khaldan qasab weeye inaan ku sheego
@mukhtaarmaxamuud4706
@mukhtaarmaxamuud4706 3 жыл бұрын
Zah lipaah waa iinta qudee odaYgu leeyhy
@halimamohamoud8908
@halimamohamoud8908 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
@halimamohamoud8908
@halimamohamoud8908 3 жыл бұрын
😬😬😬😬😬😬😬😬😬👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👺👺👺👺👺👺👺👹👹👹👺👺👺👹👹👹👺👺👺👹👹👹
@aljaabiralidek3308
@aljaabiralidek3308 3 жыл бұрын
Show riwaayadahan aan ku qosolno show horaa lagu soo qoslaa😂😂
@hibaqsiceid9698
@hibaqsiceid9698 3 жыл бұрын
Inantaa lagama xishoon walee🤣🤣🤣
@mohammedabdi8172
@mohammedabdi8172 3 жыл бұрын
Markaad filin dhigaysaan please qosol ka kadaaya
@kifahsaidmohamed4601
@kifahsaidmohamed4601 3 жыл бұрын
Filimkii ma ahn waa qaladaadkiii
@cumarcabdi2976
@cumarcabdi2976 2 жыл бұрын
Filmkaan dhamaantiis waa khalad war gabdhihii in aflaan xun laga sameeyo ma jeceshiin
@hassanabdullahi7348
@hassanabdullahi7348 3 жыл бұрын
7:12 Qosol aa u dhiman rabay guri-barwaajo waa qosol miiran Wlh
@daacadofficial4664
@daacadofficial4664 3 жыл бұрын
Walhi waan qoslay 😂😂😂
@faanbugaaxyare9508
@faanbugaaxyare9508 3 жыл бұрын
Guray barwaaqo inuu inaanta gacmaheeda marba taabanayo yaa ila arkay
@rahmahussein6666
@rahmahussein6666 3 жыл бұрын
Qooq 5 daqiiqo ahba haya🤣🤣🤣
@faanbugaaxyare9508
@faanbugaaxyare9508 3 жыл бұрын
@@rahmahussein6666 🤣🤣🤣🤣 maHee
@suldaanceeri6090
@suldaanceeri6090 3 жыл бұрын
Gar io gardaraba wan ku wataa 👊👊
@_afardhaan8250
@_afardhaan8250 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣zhow dhiba la mara
@ednamohamettaani6708
@ednamohamettaani6708 3 жыл бұрын
Guroow inanta caadi baad uga dhanaan sanaysaye😂😂
@sacadabdirahman1409
@sacadabdirahman1409 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhh
@axmedshariif515
@axmedshariif515 3 жыл бұрын
Hhhh
@cabdixakiinfaarax3152
@cabdixakiinfaarax3152 3 жыл бұрын
kkkkkkkk qosol iguma harin
@isaaqceli119
@isaaqceli119 3 жыл бұрын
Qaladaadkaaba kamacaan riwaaayada
@faizamaxamed8660
@faizamaxamed8660 3 жыл бұрын
Alla qosol badan Abdikaarin Saydhiye and guri Barwaqo hhhhhhhhhhh
@qadrinovic9320
@qadrinovic9320 3 жыл бұрын
Qosol badanaa😂😂😂😂
@mohametizmail3966
@mohametizmail3966 3 жыл бұрын
6:34 waad uraysa ayu ku dhahay 😂😂 var var
@hamzedaacad8428
@hamzedaacad8428 3 жыл бұрын
Hahah intaas way kaga fakatay wuu is qabtay lkn
@muunajaamac5331
@muunajaamac5331 3 жыл бұрын
Saydhiye qosol badanaa horta🤣🤣🤣🤣
@hassandaahir4858
@hassandaahir4858 3 жыл бұрын
Keep going pro
@apdurhmanapdullahisky7635
@apdurhmanapdullahisky7635 3 жыл бұрын
Guri barwaaqo inaga cilmi badan
@daudahmed4597
@daudahmed4597 3 жыл бұрын
Guribarwaaqo legend
@aminaali6892
@aminaali6892 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkk ala beerka kama xiiso dhaco burco lama gadhaayo nin kastaaba ha hadle
@saahidsaid6653
@saahidsaid6653 3 жыл бұрын
Guri Barwaaqo waaba nooc kale waxaan iskasoo dul xidhay shaadhkii iida iyo kii arafo kuyee kkkk wlhi waan raftay
@nouramohd1314
@nouramohd1314 3 жыл бұрын
Guri barwaqo qosol badana
@nimcomuxumadcabdi4519
@nimcomuxumadcabdi4519 3 жыл бұрын
Guri iyo saydhiye wa xarabe caadiya hhhhhhhhhhhh🤣🤣🤣
@cabdisalancolad2963
@cabdisalancolad2963 3 жыл бұрын
nio ta yari ethiopian ayay u eegteee
@rahmahussein6666
@rahmahussein6666 3 жыл бұрын
Ceeeb kkk
@banoodachannal4379
@banoodachannal4379 3 жыл бұрын
kkkkk Guri bawaaqo wax waalan wlhi
@saarxanabdiasismadidadne8007
@saarxanabdiasismadidadne8007 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk wlhi qosolka IGA dhamadaydee
@mohamethnazri5044
@mohamethnazri5044 3 жыл бұрын
Bahashan macaan jeceshu soo eeganayso😅🤣😂✋
@ahmedyazin5193
@ahmedyazin5193 3 жыл бұрын
First😍😍
@zadoabdirezak4029
@zadoabdirezak4029 3 жыл бұрын
Guri barwaqo sankiiba lagaga ururay🤗🤗🤗🤣🤣🤣🤣
@souleqassali9766
@souleqassali9766 3 жыл бұрын
Nio maxa inaga siya dad dhib ku dhacday ayaa riwaayado, heeso ayad hablohoogii laga sameynaye oo qaxooga lagu farxayaa
@abwaanjidhoon7897
@abwaanjidhoon7897 3 жыл бұрын
Subscribe hadaad awoodo miyaad saartid chnannelkeenan
@maftouhofficial5867
@maftouhofficial5867 3 жыл бұрын
wll ilaahay ayaan kugu dhariyee ha i dhaafin adoon subscribe ii saarin alle janada ha idinku kulmiyo adi iyo waalidkaa Amen🤲🤲💯n
@qaasimcllaahi390
@qaasimcllaahi390 3 жыл бұрын
Najax deeqsi kulaha dhiig bay leedahy
@fuaadjunior6735
@fuaadjunior6735 2 жыл бұрын
Alla beerka wlhiii qosol ilaa dhamaadka,, g.barwaaqo wjigiisabo (aragiisa) lugu qosli hhhhhhhhh
@afendibrochannel9944
@afendibrochannel9944 3 жыл бұрын
Inanta waad bahdisheen
@asiaibrahim9228
@asiaibrahim9228 3 жыл бұрын
wlhi wan sugayey kwrn
@mohamedsuldaan1122
@mohamedsuldaan1122 3 жыл бұрын
Qosol Wllhi saydhiye wax kale iyo guribarwaaqo
@drs.nabiha7917
@drs.nabiha7917 3 жыл бұрын
Gurey barwaaqo kkkk beer casaad
@mohcade2521
@mohcade2521 3 жыл бұрын
Kulahaa waxay urtani
@salebanhusein1880
@salebanhusein1880 3 жыл бұрын
Riwaayadii Aad u Qosol badan Keep Going
@gamegamex7271
@gamegamex7271 3 жыл бұрын
RHKFF!!!!! NAAG TIGRE AH HADAAN ARKO GOBALKA RAGGA BAN USOO KAXAYNAYA
@BUUQ__SIRAATE
@BUUQ__SIRAATE 3 жыл бұрын
Inta naqas qadatay like
@cadaanwaynemedia7969
@cadaanwaynemedia7969 3 жыл бұрын
kan madshe youtube ha laga saaro waa qudhac saydhiye
@nadiirayuusuf6887
@nadiirayuusuf6887 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 sidaan u rabay qaladaadka Xaraabe WLHI
@ahmedshafii5888
@ahmedshafii5888 3 жыл бұрын
Gurooow inad so galiso may ahayn qaladadkan waayo somaliban ka aqano imakay varta ku wada eegayaan 🤦🏽‍♂️kugu dhacday taniye wax nocano kale ah haso galin😉
@shakhrixasan3670
@shakhrixasan3670 3 жыл бұрын
Qoslkii aduun
@craxmanali468
@craxmanali468 3 жыл бұрын
Waar HaaYe Zxp waxpad khaladen inantu tigreeYadna WeY tahaY zomalina WeY kuhadlaYzaa halkaa inagaga noqda Maazhaw
@mazkaxdacusub5825
@mazkaxdacusub5825 3 жыл бұрын
Ayaamo badan ayuuu qabayo somali ga uu baray
@craxmanali468
@craxmanali468 3 жыл бұрын
@@mazkaxdacusub5825 Ilaa marka Hore uu kaxaYzanaYo waa laga daremaYaa inaY zomaliga garanaYzo ina mari marku Yidhi WeY raacaYzaa
@maxamedxassan9498
@maxamedxassan9498 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 waa fuuray walhi
@suhaybdaahirsuhaybdaahir3426
@suhaybdaahirsuhaybdaahir3426 3 жыл бұрын
Anuu guray oo kaliyaan ku qoslaa
@fathihaipesaid
@fathihaipesaid 3 жыл бұрын
Waxan bilaa macankaa naga daaya
@faatimaahmed4412
@faatimaahmed4412 3 жыл бұрын
qosl iguma hadhin qaladadka haso gelinin
@xasanmaxed1939
@xasanmaxed1939 3 жыл бұрын
War yasb badanaa inanta qosolkeeda mxa lo maqli wayay guribarwaqoy sxb
@sayidali5879
@sayidali5879 3 жыл бұрын
Firts 👋👋👋👋👋
@kalityasiin9931
@kalityasiin9931 3 жыл бұрын
dulqd ayay kula fadhidaa😆😆😆
@hoodohanaadi3499
@hoodohanaadi3499 3 жыл бұрын
Gurowgbdha kda qa qabsiga
@salebanhusein1880
@salebanhusein1880 3 жыл бұрын
Qosolka Iska yareeya
@nuramuse1093
@nuramuse1093 3 жыл бұрын
Guri barwaaqo faraha ayuu ka waashay
@nazraapdirizak1573
@nazraapdirizak1573 3 жыл бұрын
Hhh manooli walaahi gurayaw
@farxaanxirsi7405
@farxaanxirsi7405 3 жыл бұрын
Ahhhhhhh
@muhzininazhuaip3942
@muhzininazhuaip3942 3 жыл бұрын
Gurow inanta ka dhamow
@azmaraaj3977
@azmaraaj3977 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhh alla beerka
@quensafa4829
@quensafa4829 3 жыл бұрын
Safi aa🤣🤣🤣Mise waa sifay
@Fabio_weeye
@Fabio_weeye 3 жыл бұрын
Guribarwaaqo wxn qosol ba ahyn bu ku qoslaya
@laylamaxamed1986
@laylamaxamed1986 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhh
@ducaysane.ipnufahdi1847
@ducaysane.ipnufahdi1847 3 жыл бұрын
Guri barwaaqo gabdha wuu ka dhanaansanayaa gacmaha iska haystaa😀😀😀
@abdifatahmohamed4258
@abdifatahmohamed4258 3 жыл бұрын
War waaxay urtaan saayidka ah 😬😬
@ubahmata9833
@ubahmata9833 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk
@rahmaaliomar6137
@rahmaaliomar6137 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk manooli
Qaladaadki Filimki Tigreyga Part 2 guribarwaaqo Qosol 2020
10:55
Maadshe Films
Рет қаралды 28 М.
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 92 МЛН
Look at two different videos 😁 @karina-kola
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 4,5 МЛН
Guri Barwaaqo C kariin Cali Shaah and Saydhiye Filim cusub 2019
19:29
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 539 М.
Le Couple Djiboutien Episode 3 - I Fur
4:50
BUuTI Television
Рет қаралды 2,2 МЛН
Saydhiyo Guri Barwaaqo  Parnk Ku Sameeyay? ||2020||
25:26
Maadshe Films
Рет қаралды 72 М.
Axmed Jacayl Heeso Xulla Iyo Burco ||2022||
11:12
Maadshe Films
Рет қаралды 6 М.