No video

Qamar cabdullaahi harawo

  Рет қаралды 60,288

Somali skytv 24

Somali skytv 24

Жыл бұрын

Waraysi Qamar harawo iyo waayihii nolosheeda/qurbaha.xabigii turkiga iyo ugu danbeyn kulankii Aun maxamed siyaad barre.....

Пікірлер: 121
@maguled
@maguled Жыл бұрын
Maasha Allah, Qamar Cabdillaahi, cimri dheer iyo caafimaad ku waar walaashay Soomaaliyeed..
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 Жыл бұрын
Msha allh WAA HALDOORKI UMADA UGU SO GUDBIN JIRAY SUUGAANTA #QAMAR_CLAAHI ILLAAHAY cimriga iyo cibaadada caafimadka hku siyaadiyo🤲
@farhiaabdullahi5759
@farhiaabdullahi5759 3 ай бұрын
Masha alaah habaryar qamar cabdullahi harawo cimri dheer caafimaad taam ah iyo cibaado suuban eebe haku siiyo ❤
@xkadedkardhow3534
@xkadedkardhow3534 Жыл бұрын
Qamar ilaahay cimirgaaga ha ku dheeryo Harwo waa degaanka beeraha badan oo baadiyaha boorma. Thanks harwo.
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Жыл бұрын
Qamar cabdillahi harawo ilaahay haku sharfo markaa aad fanka ku jirtayna waa lagu jeclaa imikana xagii Allah ayaad u jeedsatay oo ka sii wanaagsan if-san iyo aakhiro san.
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy Жыл бұрын
Alxamdulilaah Rabbi ayaa xaqa ku waafajiyay Allaah ha ku siyaadiyo❤
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Ай бұрын
Alle cimriga iyo caafimaadkaba haw barakeeyo Qamar
@mohamoudhassan551
@mohamoudhassan551 Жыл бұрын
Masha'Allah mama Qamar been Mahan si kastoo dawladi uxuntahay meshan maanta jogno meel kalida ta majirto qaxoti iyo burbur iyo meelba meeshay kaxuntahay allow dadkena mide
@alisaladahmedomar4459
@alisaladahmedomar4459 11 ай бұрын
Qurux iyo qalbi wanaag bay la gabawday 💯💕💕🇸🇴🇸🇴, tolow caruur ma dhashay
@ubeydyarre757
@ubeydyarre757 11 ай бұрын
Allah yacizak fanaan jilaaa qamar harawo ❤thanks yaqe inad iyadii na tustay🥰
@alaalealmahdi5566
@alaalealmahdi5566 Ай бұрын
الله يحفظك ويبقك ويرعك من كل شر يارب العالمين اءمين
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb Жыл бұрын
MAASHAA'ALAAH Maamo Qamar Aad bay U mahadsan tahay Soomaalidu inta Badan Baasiin iyo Tarakh bay wataan waxa dhaca way sii ololiyaan khayrka Sharkey ka jecel yihiin ilaahaay Soomaali Nabiibiye nimada waa lagu cadaab mutaa .
@dahirabdi2276
@dahirabdi2276 Жыл бұрын
Qamar Abdulahi harawo Waa Fanad ummadda somalia 🇸🇴 taarikhda ku leh ilahay qaram waa fanad Fiican taarikhda ummadda l uleh Qamar hadalka harawo
@JaamacMaxamed-yo7kj
@JaamacMaxamed-yo7kj Жыл бұрын
Si fiican ayay u talisay Marwood qamar
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Жыл бұрын
Ma sha allah Qamar Abdilaahi ilaahay haku xafido from GK ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@dahirabdi2276
@dahirabdi2276 Жыл бұрын
Qarmar Abdulahi harawo aad ayaan u jecelahay heesti ha laasiga ahad taarikhda somalia 🇸🇴 wada garanayso
@cabdiraxmaan.aalley
@cabdiraxmaan.aalley Жыл бұрын
Wadaad wax ma xaarantimeeyo waxna ma xalaaleyo, fanku iyo musicu xaaran ma ahan waan ka xumahay taarikhda aad Baal dahabka ka gashay in aad diido adoo wadaad adeecsan.
@khaaliahmed5088
@khaaliahmed5088 Жыл бұрын
Masha Allah Allaha ufududeyo waxa waliba oo qer barashadoda ifka farxada aqirona jantul fardowsa insha Allah
@amalidiris9641
@amalidiris9641 11 ай бұрын
Qamar Abdillalhi Harawo..Masha Allah hadi ilahay kuwa fajiyay talada
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 Жыл бұрын
Weriyaasha hadda joogaa wax badan baa ka dhiman oo xagga saxaafadda ah Ee runtii ha bartaan qaabka waraysiga oo ha isoo diyaariyaan intaanay live soo gelin oo qofka ay waraysanayaan iyo waxa ay ka waraysanayaan ha iska sii shaandheeyaan
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 11 ай бұрын
Waan idin salaamay adiga Qamar Cabdillahi harawo waa fanaanad qaran. Cimri dheer iyo caafimaad kuu rajaynayaa wll qaali
@dahirabdi2276
@dahirabdi2276 Жыл бұрын
Waa qof Fiican dadka somalia wada jacel yihiin runti anigu wadanka ma jogo xamar ayaa igu danbaysay runtii qof Fanka lagu yaqano
@abdibashe567
@abdibashe567 Жыл бұрын
MaashAllah Qamar Abdillahi ❤
@maxamuudnuux2287
@maxamuudnuux2287 Жыл бұрын
Haģraw
@magidamuse2436
@magidamuse2436 Жыл бұрын
Mashalaa hooyaday qaali ilahay haku xafido
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 Жыл бұрын
Good advice,well done and well siad
@ahmedabdirisaaq7567
@ahmedabdirisaaq7567 Жыл бұрын
Mashalaah walashay Qamar cabdulaahi harawo Ilaaah ha ku dhowro
@nasracaynab411
@nasracaynab411 Жыл бұрын
Maasha allaah illaahay khayrka ha kugu dilo
@qaysmiiney
@qaysmiiney Ай бұрын
Wllo illaahay haku xafido
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 11 ай бұрын
Mama Qamar Cimri Dheer Allaha Siiyo Waa Wadaniyad Soomaaliyeed
@HassanAli-bf9um
@HassanAli-bf9um 5 ай бұрын
illaah baa ku siiyey hadaaya .alla ha ku barakeeyo.
@user-yf5cb8sb3f
@user-yf5cb8sb3f Жыл бұрын
Masha Allah Eedo illaahay cimriga hakuu barakeeyo
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 Жыл бұрын
Fanaan kiiba way diiday Qamar cabdulaahi
@kaysenur1592
@kaysenur1592 Жыл бұрын
Illaahaybaa dariiqa wanaagsan garansiiyay.
@yassinadan1455
@yassinadan1455 Жыл бұрын
Dhib ma leh qamar inaad taariikhdaada ka waranto fanaanad qaaliya
@aminaali5816
@aminaali5816 11 ай бұрын
Nacasyohow siyaadkaad xayaysiinawso miyaanuu ahayn kii ayadaha quraanka dafiray sharaftaad sheegaysaa waxay ahay diintiisii ayuu kubadashay diintiinii samanan qaliilaa
@Ahmad17056
@Ahmad17056 Жыл бұрын
Hooyada faanka somalida hargeisa ❤❤❤
@Aminaseben-vu6jg
@Aminaseben-vu6jg 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabdinaasiryuusufciise5901
@cabdinaasiryuusufciise5901 Жыл бұрын
habaryareey cimriga caafimaadka ilaahey hakuu barakeeyo
@cabdirisaaqxaashi2277
@cabdirisaaqxaashi2277 11 ай бұрын
Masha qamar cabdi laahi ilaahay haku xafido qalbi saafi
@abdihagi3517
@abdihagi3517 Жыл бұрын
Qamar Waxay Fanaanadi Arooskayga Kasoo Qay Gashay Ayado Yar iyo Anigo yar Ila iyo hada Vdeo Badan bay ku Jirta iyo Qalbigayga markaan ku Arkay SKTV aad baan U Farxay Allaha Xafido , meel Joogto ma Aqaan Insha Allah mar un waan Arki .
@mustafeaxmed8807
@mustafeaxmed8807 11 ай бұрын
Wll caruur ma.leeday
@ahmedyasin8544
@ahmedyasin8544 Жыл бұрын
Qamar ilaahaygii hanuunka waafijiyay baa mahad leh. Waxay tidhi warshada rasaasta markaasaa la furay. Laakiin warshada 1977 way furayd.
@rayan781
@rayan781 10 ай бұрын
edo from ree harawa cafimad iyo cibado suban❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 Жыл бұрын
Qamar waddani ,khayr Ilaahay ha siiyo
@dahirabdi2276
@dahirabdi2276 Жыл бұрын
Masha Allah weye dadkii la garanayey iyada ka jogta taarikhda Fiican ku leh😊
@jujuqoolif4517
@jujuqoolif4517 Жыл бұрын
Masha Allah run sheekto afka ha beelin
@abdirashid4016
@abdirashid4016 Жыл бұрын
Towbo sax ah ayaa lagaa rabaa
@ayaanabdi7519
@ayaanabdi7519 Жыл бұрын
Mansha allah tabaraka Raxman mamo waa ruunta fanku waa xaram
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 10 ай бұрын
kalmada itoobiya ka dhaaf dhulku waa dhul soomaaliyeed, mida kale markaad ruux waraysanayso, haddalka haka kala jarin
@doonmedia6512
@doonmedia6512 11 ай бұрын
Hoobal Qaran Qamar ❤❤
@mohamedsomali3783
@mohamedsomali3783 Жыл бұрын
Masha Allah mama Qamar ❤️ 💖 💕
@alteso-offical4592
@alteso-offical4592 11 ай бұрын
We lov❤❤❤❤ Qamar
@abdiosman335
@abdiosman335 Жыл бұрын
Qamar mashaa allah
@anabellarobleh1077
@anabellarobleh1077 9 ай бұрын
Mashallah ayeyo ilahay ha kuu dhawro
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE Жыл бұрын
Qamar mansha allaah ❤❤🎉
@mmhhgg22
@mmhhgg22 8 ай бұрын
Kan Niicda ahi muxuu ahaa
@cabdirisaaqxaashi2277
@cabdirisaaqxaashi2277 11 ай бұрын
Aniga ayaaba xadi jiray kulahaa kkkkkk waa riwaayad qamar
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 Жыл бұрын
Waad salaaman tahay qamar c/ laahi harawo
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 11 ай бұрын
Doqono Kaad Amaanaysa Ee Aad islaanta dhegaha ugu ridaysa miyaanu ahayn kii ayadaha illahay bedalay ee yidhi rag iyo dumarku wey siman yiin ee wadaadi yidhi ma sina dilay ee sarkiishi la iqilabay dilay Hargeisa diyaaradaha La dhacay barwaqada aad Sheegayso iyo jamacadaha xagu ka dhisay ee xamar ahayn magaalada ka soo jeedo borame isagadaa jamacado hal laami may lahayn jidadkeedun wada jid cadbay wada ahayd
@dabodheeredabodheere6661
@dabodheeredabodheere6661 Жыл бұрын
NINKAAN MAGACIISA MA FEYSAL MISE MEECAAD WUXUU U EGYAGAY NIN AA BUS ISLA WADI JIRNEY LKN WUU IS BADALEY ODOY UU NOQDEY ASIGOO NIN YARA AAN AQAANEY LKN HADA NIN WAAYEEL WEJIGIISA.
@cabdicadow1472
@cabdicadow1472 Жыл бұрын
Jaaahilnimada iyo hadalada bilaa naxariista ah ee dadka qalbiga ka jabinkara somali baad utahay juhalo
@nourismail4114
@nourismail4114 Жыл бұрын
Ma sha Allah ,
@Xo01w
@Xo01w Жыл бұрын
Nohow edo qurux ❤
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb Жыл бұрын
HOOYO QAMAR TAFSIIRKA QURAANKA IYO AXAADIISTA BUKHAAROGA IYO MUSLIMBA KA BARO KZfaq KA BAY KU JIRAAN EE BARO QAMAR QURUXEEY SHEEKH CUMAR FAARUUQ SHEEKH DIRIR SHEEKH UMAL KA BARO TAFSIIRKA TIMEKAAN ILAAHAAY KU SIIYEY WAA QAALI. WAXBARASHOLAGAMA GABOOBO .
@ayaanlewajiofficial1662
@ayaanlewajiofficial1662 Жыл бұрын
harawo waxaan ku xasuustaa riwaydii hablayhow hadmaad guursan doontaan heestii xaajiga keen lacagat
@rugiyomahamud4961
@rugiyomahamud4961 Жыл бұрын
Mashalah
@hodancige7233
@hodancige7233 Жыл бұрын
Hablayahow hadmaad guursan doontaan xaajiga keen lacagta
@ubax7758
@ubax7758 Жыл бұрын
Naagihi tiktok ka cayayay yaa ka cafinayo😢😢
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb Жыл бұрын
WAR KA DAA MAAMADA HA DAMBAAJININ WAA RUNTEED ILAAHAAY KA CABSO WARIYE.
@Wonderer224
@Wonderer224 Жыл бұрын
Waraysigani muxuu micna ah oo uu leeyahay haddiiba ay fannaanadu tiri fanka yaan wax layga weydiin? Waxa keliya oo ay magac ku leedahay waa fankii iyo suugaantii Soomaaliyeed. Tan kale ninka waraysiga bixinaya hadal badanaa? Ma isagaa waraysigu ku saabsan yahay?
@rugiyomahamud4961
@rugiyomahamud4961 Жыл бұрын
Amiin
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 Жыл бұрын
Haday ka toobad keentay way liibaantay
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Жыл бұрын
Ninkan wixiisu waa anigu aan sheekeeyo
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 Жыл бұрын
Weriye Feysal waa ku salaamay. Waa nin yaqaana degan Shepgerd’push London emailkaada iisoo qor telkaada waa iga baxay. Wareysigaan qeybtiisa 2aad noo soo geli. Guuleyso
@aminaali5816
@aminaali5816 11 ай бұрын
Waraysi garanmaysid
@fawziahmed3290
@fawziahmed3290 Жыл бұрын
Weriye hadal badan ma jecli.
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 Жыл бұрын
ani fanaanimo ma jecli lakiin danbiyo ka waa wayn baa buuxa oo soomali samayso
@caasholikeyou8434
@caasholikeyou8434 Жыл бұрын
Cunugta 😂orada waxab ku dhacaye 😂lugaha qaloocan
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 Жыл бұрын
Ma garan karo waxuu ulajeedo dad aan ina siyaad barre ahayn baa dalka baa biiyey , malaha kuwaasi waajini ee maaha qabyaaladii ,maamul xumadii ,dhicii hantida ,kaligii taluskuu , ku tumashadii qawaaniintii , aargoosigii iyo ugu danbeeyn burburi tii wixii umaddu ay dhistay 20 sano ee uu kaligii taliyuhu horey iyo gadaal dalka ugy tubanayey.
@gedefletv6049
@gedefletv6049 Жыл бұрын
Adaa xanuun qabyaaladeed ku hayaaye maad adeerkaa muuse juudaan dhiigyacab dulmiga iyo dhiiga uu daadinayo aragtid iyo dhaqan xumada uu ilaa abaarso u furtay in khaniisnimada iyo masiixiga lagu faafiyo caadifiyahaw
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 Жыл бұрын
QAMAR FANANADI U HORAYSA EE QIRATA DANBIGAY WADANKA IYO DAWLADA DUMOYEEN.!!
@mahamedguun9189
@mahamedguun9189 8 ай бұрын
War kan yaa yidhi weriye noqo
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 Жыл бұрын
qamar miyaa heesti itaataabo ayaaba iguso dhacday
@somnews6954
@somnews6954 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@edildaode2389
@edildaode2389 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr Жыл бұрын
Qaranka khaladka laga fahmay!
@caasholikeyou8434
@caasholikeyou8434 Жыл бұрын
Qamar ruwayda hablahyhow hadama guursadey doonto funny ahaye
@alijama3401
@alijama3401 Жыл бұрын
BEENTA. XANTA XAARAANTA DILKA QABYAALADU WAA XALAAL. HEESUU WAA XAARAAN. HHHHH. SOMALIDU. ISMA OGA
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 11 ай бұрын
Oo tagsigii ma wadaa sxb.
@saidelmi7550
@saidelmi7550 Жыл бұрын
Qof fanaanad ahaan jirtay Oo in la warsysto ogalaatay hadana tidh fanka ha iga waraysan bal wa su'aali maxa la waydiiya,,😂😂😂kkk
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Жыл бұрын
NACAB LOO TASHADAY NABAD KUMA GAM'EE NINKA YAW WARRAMA-----------NAYLAA IDAA KAMA NUUJINNEE NINKA YAW WARRAMA
@GALBEDDINI
@GALBEDDINI Жыл бұрын
Sxb Kusoo dhowow bulshadaada qiimaha badan . Xasuusnow Hadalka Maama Qamar kugu tiri , kaasoo ahaa dhegaha Dadka ilaali waxyaabaha qaar
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 Жыл бұрын
Fanku ma wada xumayn oo wuxuuba ahaa wacyi galin ma aqaan cidda u belada galisay.
@ashaadenosman2645
@ashaadenosman2645 Жыл бұрын
Sixun bad igu jirtay way is ruxijirtay
@mustafeaxmed8807
@mustafeaxmed8807 11 ай бұрын
Ladaa
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr Жыл бұрын
Qodtu waaba Ethiopian.
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 Жыл бұрын
FANANITA WAXA KA QAYBQATEN DUUMINTI DALKA IYO DAWLADI SOMALIYA!!
@abdiali5750
@abdiali5750 Жыл бұрын
Adigu diidan inay eedo kuu tahay.
@abdirahmandahirabtidon7702
@abdirahmandahirabtidon7702 Жыл бұрын
Qamar Harawo, laakiin qofku hadii aanu lahayn taariikh aan fan ahayn maxaa laga wareysan ee kale? hhhh
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 Жыл бұрын
Fannaanku waa xog ogaal ,waa sida saxaafadda ,waa siyaasi ,waana waddani , sidaas ula soco
@abdirahmandahirabtidon7702
@abdirahmandahirabtidon7702 Жыл бұрын
@@ahmedmusa8929 Iyadaaba tidhi wax xun ba nooma muuqan annaga, wuxuun baa lana xafidsiiyey annaguna waan ku dhawaaqnay uun... Just microphone
@abdibotan4740
@abdibotan4740 Жыл бұрын
Moryantas foshoxun wakas nackdel hawiye folxuma cawantas tukgadas
@xoxo-yg6gb
@xoxo-yg6gb Жыл бұрын
Qamar Waa naag inkirta qabiilkeeda. Waa xeebjire gaar ahaan sheekhaal reer Aw qudub, reer Aw ismaaciil. Waxay sheegataa gedobiirsi, ama samaroon.
@caasholikeyou8434
@caasholikeyou8434 Жыл бұрын
Maxaye kula fiicaan yihin waa 2 laangaab 😂
@xoxo-yg6gb
@xoxo-yg6gb Жыл бұрын
@@caasholikeyou8434 jaahilad xun Oo cawaan ah ayaa tahay. Sheekhaal maaha adigoo kale Oo ah 4 is taqaan oo Laba Degmo deggan. Waa qowmiyad geeska africa Oo dhan si mug leh u deggan. Waana qabiilka reerkaaga Oo xaaraan isku fuula, diinta u keenay ee baray. Waa tafiirtii sayidinaa abuubakar sadiiq CS. Ilaah SWT ayaa doortey oo ka dhigay reer quraysh. Sidaa u baro, jaahilad yahay aan taariikhda la socon.
@kaltoumwaiss9634
@kaltoumwaiss9634 Жыл бұрын
Qamar wa naag gadaboursi ah Sheikhal hada unbay noqdeen😂😂😂
@xoxo-yg6gb
@xoxo-yg6gb Жыл бұрын
@@kaltoumwaiss9634 kkkkkkkkk Subxaanallaah. Ma qabiil ayaa la bedeshaa?
@kaltoumwaiss9634
@kaltoumwaiss9634 Жыл бұрын
@@xoxo-yg6gb way dhacda zabankan wax kasta filo
@mohamedabdisuleman8113
@mohamedabdisuleman8113 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdihagi3517
@abdihagi3517 Жыл бұрын
Qamar Waxay Fanaanadi Arooskayga Kasoo Qay Gashay Ayado Yar iyo Anigo yar Ila iyo hada Vdeo Badan bay ku Jirta iyo Qalbigayga markaan ku Arkay SKTV aad baan U Farxay Allaha Xafido , meel Joogto ma Aqaan Insha Allah mar un waan Arki .
@SomaliSkyTv24
@SomaliSkyTv24 11 ай бұрын
Ma Allah mahadsanid wll,London ayay ku nooshahy.
@ahmednuur7441
@ahmednuur7441 8 ай бұрын
London ayay jogta uk
Qamar harawo waraysiga qeybtii 2aad oo xiiso gaara ah leh....
24:26
Somali skytv 24
Рет қаралды 33 М.
Qeybtii 3aad waraysiga Qamar harawo....
14:46
Somali skytv 24
Рет қаралды 25 М.
If Barbie came to life! 💝
00:37
Meow-some! Reacts
Рет қаралды 50 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 21 МЛН
NAXDIN: MAXKAMADA OO LA SIXRAY IYO SHEIKH RUSHEEYE OO LOO WACAY
19:48
Maxkamada Calasow
Рет қаралды 9 М.
MW XASAN SHIIKH MA TAGI KARAA XAAFADIHIISA (4227)
40:56
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 1,9 М.
SOO DHAWAYNTII WAABARI LEGEND QAMAR HARAWO
4:39
Abdirahman Somali
Рет қаралды 168 М.
GEN. MORGAN: INQILAABKII APRIL 1978 iyo HESHIISKII SIYAAD BARRE & MINGISTE 1988
24:36
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 62 М.
Waaberi-Maxaa Iiga Gidhiisha
24:35
GALMUDUG TV
Рет қаралды 309 М.
If Barbie came to life! 💝
00:37
Meow-some! Reacts
Рет қаралды 50 МЛН