No video

QAMAR SUUGAANI 2023 | MA HELO NACABKA GUUSHA | HEES CUSUB

  Рет қаралды 560,410

Mattan Pro

Mattan Pro

Жыл бұрын

Thank you for watching !!!

Пікірлер: 115
@abdifataahmahamoud7144
@abdifataahmahamoud7144 Жыл бұрын
NinkaN Maxamed qamar Aya La dhaha Ninkii Kaga Horeeyey Kabaxay Maxamed bk La odhan jiray Alle Ha Unaxariiste abwanki abwaninta maxamed Warsame Hadrawi La Odhan Jiray Poqorkii Codka isna maxamed saleban Tubeeec La odhan Jiray Wa MagaC Cajiipa maxamed suubaneheeni Aya La Odhan jiray❤
@shuzihussein4024
@shuzihussein4024 Жыл бұрын
Tageero 😢number 1 kuahay wll qamar keep going❤
@meymaahmett7827
@meymaahmett7827 Жыл бұрын
Hestan waxan dhagaysanaya 12:58Am. Aniga iyo jacylkyga waliba anago safar ah . Dalkuna waa turky❤❤🎉
@imraanmotivation1558
@imraanmotivation1558 Жыл бұрын
Xilqaad iyo garasho suban hubqaab iyo gudasho toosan adaa kartiban gudoomay maymumay adaa garaadka gabdhadhan ❤🎉noloshii 🥰💋
@meymaahmett7827
@meymaahmett7827 Жыл бұрын
@@imraanmotivation1558 aduunkaygii🤴🦋♥️🫂 mahmett
@hindiyowardheerebile2105
@hindiyowardheerebile2105 Жыл бұрын
Qamar heestiisa waa another level wlhi boqorka fanka
@ahmedanalyser2114
@ahmedanalyser2114 Жыл бұрын
i am the one who said another level to Qamar Suugaani first tume and world become used all. Now i will say QAMAR IS VALUE ADDED to Somali Song. keep it up brotherdont look back.
@zayidcaska4637
@zayidcaska4637 Жыл бұрын
QamarKa nin loo dhigoH lawaaH wll.keep going hees dagnaansho uu Ku QaadaYy ♥
@warsameabdihasan6179
@warsameabdihasan6179 Жыл бұрын
Fanaan haddi lasheego Waa qamar. Wax kale oon sheego majiro 👍🏾
@Raaye_Rijaal
@Raaye_Rijaal Жыл бұрын
"Gabadha ree Galmudug Dhadiga labo kalle u dhigan" Gabdhaheenu dumarka kalle wax dheeraa. 🙌🏿🇸🇴
@husseinapokor6195
@husseinapokor6195 3 ай бұрын
Waxan qiimeyay dhaman fananinta waxa iso baxdey in qamar u dheer yahay midabeynta laxanka wa arrin naadir ah ❤🎉
@isxaaqsacad5826
@isxaaqsacad5826 Жыл бұрын
Qamarka awldul caazimaH axyaa fanaan
@cadnaanhayfeozmaan2940
@cadnaanhayfeozmaan2940 Жыл бұрын
Heestiii Heesaha QamarKa Hirgaley Fvrt 🎉❤
@abdirahimmohamed4266
@abdirahimmohamed4266 Жыл бұрын
Ereyadii abwaan xamse xadaari Lxmka iyo codka wiilkaas ku raaxaytay e kamar alsukani Misic by karaama ❤
@jannoapdiraxmaan4569
@jannoapdiraxmaan4569 Жыл бұрын
Waxan daawanayaa 2:17 maalinimo 25 /1/2023 inta iga danbaysa ee dawanaysana wakhtigu hadin wacnado wllyaal ee keep going wiilka reer hargaysa
@khaledabdirahmansalsal6333
@khaledabdirahmansalsal6333 Жыл бұрын
2😊2😊😊q
@maryamaqalbisaafi9684
@maryamaqalbisaafi9684 Жыл бұрын
Anigan 10:08 25/5/2023
@cabdiqanicaydiid7156
@cabdiqanicaydiid7156 10 ай бұрын
Qamarka duula ❤
@updy952
@updy952 Жыл бұрын
Waxaa tahay geenyo muuqa Quruxda lagu gaadhi waayay .. Cisugu waa galad ilahy Wxaa tahy guulaheenu mid uu sharf gaara siiyay My mercy and my queen azmo Gobaad agtyda katahy 🥰🥰 23/1/8‽‽‽♡♡
@hindaseenyo1556
@hindaseenyo1556 Жыл бұрын
Heestaan waa iga gadantahay ❤hobyo iyo guriceel galmudug
@nasteexo9181
@nasteexo9181 Жыл бұрын
P
@sahramayes8050
@sahramayes8050 3 ай бұрын
I’m more than 60 years old, can’t get enough of him, the best Somali singer and very handsome at that❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂
@cadaroosh8364
@cadaroosh8364 Ай бұрын
Wow 😂 so funny
@dekowabdille23
@dekowabdille23 Ай бұрын
Yez you can get😢
@empireshow1
@empireshow1 Жыл бұрын
Heesti heesaha❤
@guuledjerar4136
@guuledjerar4136 Ай бұрын
Heestan fanaaninti hora ilowday ma odhan karna qamar ama qaraami dadki dhahay fankay wax ka yaqanaan wllhi❤
@0daykaarto
@0daykaarto Жыл бұрын
Qamar suugaani another level keep going
@xaawocali663
@xaawocali663 Жыл бұрын
Ar qamrow maiiso hested ana😩🥺🤣
@sulupo8535
@sulupo8535 Жыл бұрын
Anu maku Heesa 😢😂
@waterofficial251
@waterofficial251 Жыл бұрын
Fanaan Ka Zareeya MaJirro Qamar Hir GaLey
@empireshow1
@empireshow1 Жыл бұрын
Fankuba waa qamar iyo qaraami
@user-kh4gr2nh7p
@user-kh4gr2nh7p Ай бұрын
Mahelo nacabkaagu guusha Ada galo oo abaalka Dhamaan wada gudi yaqaan Axyaa hees
@abokortalo
@abokortalo Жыл бұрын
napiga ku zaliya. Wlalayaal ❤
@user-ng8lj5mz8b
@user-ng8lj5mz8b Жыл бұрын
ma fanan aan qamar ahayn baa jira goeatka fanka shida weeye
@Mukarama_Abdullaahi
@Mukarama_Abdullaahi Жыл бұрын
Bartii guricel❤🩸🙌🏿
@BilleCabdiqadir-wp7bb
@BilleCabdiqadir-wp7bb Жыл бұрын
Aarka fanka walhi lejenow wan ku wataa😎
@fanihabdirisaq7202
@fanihabdirisaq7202 Жыл бұрын
Heesihii hore tan ku ilow 🤪🎤
@abdicasiismawlidcawl4998
@abdicasiismawlidcawl4998 Ай бұрын
Fanaan waa qamar
@romaaalrihaaniofficial3646
@romaaalrihaaniofficial3646 Жыл бұрын
ABTI hubka dhiga Abdikrim ali shaah gulled suldaan seerar xattaa xariir ahmed khadar keyow sharma boy ilkacase qays khadar keyow khaalid kaamil alll somali singers with rappars Ku daroo hadaa ikeenteen fanaan laxankaas saas udegan O saas O lagu raxaysanayo ikeentan wx nin wayn ba iga dhinta abti kan cayaal hakusoo dhisinina Wa mullaxan dhamays ahe byyyy like isaar wll❤✋✌️
@cumarcabdiraxmaan32
@cumarcabdiraxmaan32 Жыл бұрын
Big ljn qamar 🥰
@cabdulaahiciisesalaad4082
@cabdulaahiciisesalaad4082 Жыл бұрын
Niman waa ween ayaa ciyaal ku tilmaamee Laxdi ku keentay was 😡😡😡
@mssnasra8562
@mssnasra8562 Жыл бұрын
Ben kamadan shegin ma gaarayaane maxaa loo daba joogaa🥰
@mawliidcabdi7620
@mawliidcabdi7620 Жыл бұрын
Waan ku laqaba
@warsameabdihasan6179
@warsameabdihasan6179 Жыл бұрын
Sxb Walahi waarunta ninkan nin u dhigma Waan waayay
@xaroowe4714
@xaroowe4714 Жыл бұрын
Iga gadan aniga heestan keep going 💪
@hakuulfaarax6637
@hakuulfaarax6637 Жыл бұрын
Qamar fanaan somaliyed shaqsi wanagsan
@user-th2rw9kc7m
@user-th2rw9kc7m 2 ай бұрын
M.a Gab dhahena galmudug ❤
@Abdikafipodcast
@Abdikafipodcast Жыл бұрын
Fᴀᴠ SᴏɴG 2023❤️🎤🕊️
@mubarikcrashiid2249
@mubarikcrashiid2249 Жыл бұрын
Yaa iguraacay heesta waxaa kamacaan quraanka
@nasteexoxasan1774
@nasteexoxasan1774 Жыл бұрын
aniga
@ahmedanalyser2114
@ahmedanalyser2114 Жыл бұрын
Qamar always sets new level higher than before diffecult for all well done Qamar
@abdiazizdayibhuseen
@abdiazizdayibhuseen 10 ай бұрын
Cod bu dadka kudilay 😂
@mahamuudmahamed
@mahamuudmahamed Жыл бұрын
Wakhti ayaa lagaliyay heestaan Wakhtina dhagaystayaashu Waa sugayeen Axsan afaan qamar wiil soo baxay
@rahmacadey1107
@rahmacadey1107 Жыл бұрын
Best song Qamarka hirgalay 🔥🔥🥰
@maxamedfaaraxdiiriye3239
@maxamedfaaraxdiiriye3239 Жыл бұрын
Ninkan Laxankisu Waa Another Level🔥😲
@adammursal4106
@adammursal4106 Жыл бұрын
Heestan way dhaaftay heerkii fanka dambe.........Qiyaastii waa hees ay ilaabeen fanaaniintii hore waayo uma eeka hees la level ah kuwa imika la qaado. Go forward Qamar Sugaani. Laxamyo badan oo sidan oo kale ah oo la dhagaysan karo ayaa loo baahan yahay.
@Said-M0h-Said
@Said-M0h-Said 19 күн бұрын
QAMAR ama QARAMI❤😊
@Indhocade212
@Indhocade212 Жыл бұрын
Greastest Of All Time Maxamed wardi❤
@saidabdulahi8243
@saidabdulahi8243 3 ай бұрын
Helo gabar guricel ❤
@Ahmed_somalilander
@Ahmed_somalilander Жыл бұрын
1M 💯😍Qamarka Hirgalay
@hanside2363
@hanside2363 Жыл бұрын
Heeestaydi❤
@cabdulaahiciisesalaad4082
@cabdulaahiciisesalaad4082 Жыл бұрын
Heestaan wee iga gadan tahay wlaahi EMOTIONAL SONG 💯❣️✅️🔥🎶 🎶
@Humidland
@Humidland Жыл бұрын
Best song I hve listen 2023 ❤😊
@kafinhobou9013
@kafinhobou9013 Жыл бұрын
Waxan hees way dhaftay 💯☝️
@hayatabdirahman6700
@hayatabdirahman6700 Жыл бұрын
Heeestaydih 👑❤💯
@mohagani7571
@mohagani7571 Жыл бұрын
inuu yahay fanaanka ugu wayn somalia shaki.kuma jiro✨🎭
@user-ng8lj5mz8b
@user-ng8lj5mz8b 4 ай бұрын
May
@ahmedmahamud553
@ahmedmahamud553 Жыл бұрын
goatka fanka shida qamarka❤❤❤❤❤❤
@khadiirmustaphe2689
@khadiirmustaphe2689 Жыл бұрын
Qamarka heesti heesa🥰
@qamarpulzhaawi3580
@qamarpulzhaawi3580 Жыл бұрын
Qamar iyo qaraami❤️🥰
@nourahussein2534
@nourahussein2534 Жыл бұрын
Axmed Adam cali heesta kaa sugaya malinteyda ❤❤❤❤
@cadaanicareefe2458
@cadaanicareefe2458 Жыл бұрын
Amazing voice
@maxamedcumar9123
@maxamedcumar9123 Жыл бұрын
Mustafa karaama gacan macaane
@SuntaFaaraxmajopasto58
@SuntaFaaraxmajopasto58 Жыл бұрын
Bartii Guriceel janaad🩸❤️
@MOSTAFEKANTE341
@MOSTAFEKANTE341 Жыл бұрын
Heestan 😍😍😍😍
@siamabdiris99
@siamabdiris99 Жыл бұрын
Qamar 🔥👌
@AnissaOmar-hh2si
@AnissaOmar-hh2si 25 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@khadraismailqueen4345
@khadraismailqueen4345 Жыл бұрын
voice of the person
@inaabdi12
@inaabdi12 Жыл бұрын
❤️❤️❤️
@zamzamaaddan4
@zamzamaaddan4 Жыл бұрын
Qamarka hirgalay heestii heesaha ❤🥹
@mohamoudayanle7351
@mohamoudayanle7351 Жыл бұрын
Best song Qammar
@FAAD21
@FAAD21 Жыл бұрын
Nice song
@kingsalmaanalvariis2733
@kingsalmaanalvariis2733 Жыл бұрын
Heestaan amaanta waxey ku socotaa gabar gabar reer galmudug ah welibo habargidir ah
@HaajiHamze
@HaajiHamze Ай бұрын
Waxaad tahay geenyo muuqa Quruxda lagu gaadhi waayay Cisigu waa galad ilaahe Waxaa tahay guulaheenuu Miduu sharaf gaara siiyey Gobaa tahay lagu barbaarshay Gudaha hobyo iyo dhulkeena Bartii guriceel ku taalay Inaad tahay gaari dooran Gun weeye cidaan qiraynin Xilqaad iyo garasho suuban Hubqaad iyo gudasho toosan Adaa karti badan gudoomay Fatuusha adaa garaadkaa Gabadhaha kuligood ku dhaafay Gar iyo ma ilowdid xeerkaa Gafiyo ma taqaanid xaasid Ma helo nacabkaana guushaa Adaa gala oo abaalkaa Dhamaan wada gudi yaqaana Kalsoonidu waa gargaaree Rabaa gallad kaaga yeelay Ifkana ninka kula gaclooda Ama garabkaaga haysta Ayaad guud mara ragoo dhan
@zhr13yosef54
@zhr13yosef54 10 ай бұрын
Esh Cala hees
@anissaomar9868
@anissaomar9868 Жыл бұрын
Une belle chanson bravo 👏
@faadumoduraan
@faadumoduraan Жыл бұрын
Fatusha 🧡🧡
@ahmedkoronto6456
@ahmedkoronto6456 Жыл бұрын
ʜᴇᴇᴇs ɪʏᴏ ʙᴀᴅʜᴀ ǫᴀᴍᴀʀᴏᴏᴏᴡ
@matanabdi-xl5nf
@matanabdi-xl5nf Жыл бұрын
Qamar iyo qaraami
@canabmaxamuud7510
@canabmaxamuud7510 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Abdi_nazir
@Abdi_nazir Жыл бұрын
Qamir in the building hestan wan tagera
@xamdiqase3432
@xamdiqase3432 Жыл бұрын
Other levels
@nasteexoxasan1774
@nasteexoxasan1774 Жыл бұрын
ᴡᴏᴡ
@jajkamedia3716
@jajkamedia3716 Жыл бұрын
Yaa cod macaaneeyey
@somali.boy-002
@somali.boy-002 Жыл бұрын
Qamarfnaan aantgero
@nasimoshiikh3482
@nasimoshiikh3482 Жыл бұрын
❤🎉😮
@siciidnaaji4998
@siciidnaaji4998 Жыл бұрын
Qamar hirgalay.
@mustafeeidmohamud7544
@mustafeeidmohamud7544 Жыл бұрын
Qamarka
@abdirahmanadam8869
@abdirahmanadam8869 Жыл бұрын
markastoon heestan dhegaysto waxay i xasuusisaa magaaladii quruxda badnayd ee singapor oo aan waqti wacan ku soo qaatay
@naimoabdullahi
@naimoabdullahi 7 ай бұрын
Guricel Gurigii aan ku barbary
@salmaancabdi4419
@salmaancabdi4419 Жыл бұрын
Salmaan cabdi
@broazadka
@broazadka Жыл бұрын
Mataan Sxb Chnlka ishere gare please
@Al-furqan123
@Al-furqan123 Жыл бұрын
Please akhyaarta qoraalka arki doono subscribe ii Sara 🙏
@muusesaalax
@muusesaalax Жыл бұрын
Hees tani waa Dhamac Noh
QAMAR SUUGAANI 2021 | SALKA DHIGO JACAYLYAHOOW | HEES CUSUB
5:47
Salka Dhigay Jacaylka
5:46
Nassin Soraan
Рет қаралды 108 М.
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 29 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 26 МЛН
QAMAR SUUGAANI 2022 | WAXYIGII XUBIGA | NEW BEAT RIMEX
4:44
Mattan Pro
Рет қаралды 884 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 1,5 МЛН
Marwaan Yare - WAQTIGA HA ISKA SIIN 2022
5:01
Marwaan Yare Official
Рет қаралды 8 МЛН
Dareen Caashaq
4:40
QAMAR SUUGANI - Topic
Рет қаралды 438 М.
QAMAR SUUGAANI ADAA DUMAR UGU SITOO NEW VIDEO 2018 HD
6:00
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
SAALAX SANAAG | CALAF | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
4:12
Saalah Sanaag
Рет қаралды 10 МЛН