Qamar Suugaani Show 2021 Shukri

  Рет қаралды 212,285

ziizo yare official

ziizo yare official

2 жыл бұрын

fadlan na gaadhsii 1k subscribe

Пікірлер: 131
@baabazaki
@baabazaki 28 күн бұрын
Heestan waxan dhagaysaynayaa. 9/jull/2024: 01:40. Waxan ku murqaamaya hargeasa insha allh hadaad iiga dambayso like i sàr
@user-pz8ro1pl9k
@user-pz8ro1pl9k 6 ай бұрын
Sacadu waa 8.30 hpenimo khamis 9.2.2024 wan jcyl sanahy wle ex taydi ban so xasustay rahma pliese like hda iga danpayso❤❤🎉
@XidigRamoz
@XidigRamoz 9 ай бұрын
Dhagaxa buuraha kujira ❤ Hadan dahab kaga dhigo ❤ Qoortadan dheman sudho ❤ Abaalkaagi ma gudin ❤ Amaanta Hooyo Kaliya Aya Mudan In Ladhaho Allaha Inoo Wada daayo Hooyiyinkeen inta dhimatayna Allaha Unaxariisto
@nimoqueen5617
@nimoqueen5617 2 ай бұрын
Aamiin ya Allah
@SurprisedBeachYoga-sz5du
@SurprisedBeachYoga-sz5du 5 ай бұрын
Hooyadey mcn aa shukri ladhahaaa ilaahow ii kaaa xafid hooyo mcn waana rajeynaa intuu mowdaka nakala qarin inaan kulano 😢😢😢😢😢😢
@Sadia-ii6yt
@Sadia-ii6yt 2 ай бұрын
Amiin🥺
@Gx-qj8ho
@Gx-qj8ho Жыл бұрын
27/5/2023 heestan sidaan u jeclhy🥺🙌
@Therealhero-m8r
@Therealhero-m8r Ай бұрын
From 2013 Up to 2024 Gabadhaan Aduunka Ugu Jeclahay Baa La Dhahaa Magacan Shugri Ilaahay Waxaan Kaaga Baryayaa Wax Ku Dhiba Kuma Tuso Aduun Iyo Aakhiro Allaha Ku Xafido. Si Kastoo Oo Aan U Kala Dheeraanay Waxaan Maqraati Ka Ahay Inaad Ahayd Walaal Qiimo Badan Oo Aan Jeclaa Mar Un Inaan Meel Dagno... Dhagaxa Buuraha Ku Jira Hadaan Dahab Kaaga Dhigo Qoortaadana Dheeman Sudho. Abaalkaagii Ma Gudin.. Shugri Daawo Proud Of You From❤ To 💔
@naciimaahmed3990
@naciimaahmed3990 4 ай бұрын
29 3 2024 wa habeen xasuuah ma ilaawi doono in sha allah wana ramadaan allow sanka sandkisa na gaadhsi wa mustafe c qaadir mire cali
@rahimamed
@rahimamed 25 күн бұрын
Sacadu wa 01:00 haben jimce ahah 12/07/2024 gobtu wa djibouti 🇩🇯 waxn rajaynaya inan soboqdo heestan markay noloshu ii hagagto ano faraxsan 😢
@IsmaanHaashi
@IsmaanHaashi Күн бұрын
From 2022 up to 2024 Gabadhaan aduunka ugu jeclahay Amran Ilahay waxan kaga baryaya wax ku dhibo kuma tuso aduun iyo akhiro ilahay haku xafido Sikasto an ukala dheeraanay waxaan marqaati ka ahay walal qiimo badan oo aan jeclaa mar un inaan meel dagno Dhagaxa buuraha ku jiro Hadaan dahab kaga dhigo Qoortadane dheeman suro Abaalkaagii ma gudin Amran daawo proud of you from❤to💔
@user-xw9pv4ie5u
@user-xw9pv4ie5u 4 күн бұрын
Anigo qalbi jabsan ayan so boqdey abaal ba igashay nolosha macankeda itustay inta nolahay wan ku xasuusan abalkaga ma gudi karo😢cimri dheer iyo farxd ku nolow 😢Mahamud ❤
@user-ir2tk5ye8e
@user-ir2tk5ye8e 11 ай бұрын
Hestan wlhi markan dhagesanyoh wan qirodaaa walipah wxan xasustaaa wxa yalo bdn oo ku jirah urkygaa iyo maskaxdydiii ❤ kaliye wxa dhagesan karaa hestan qof haystaaa qof si dhapaa ujecel 🥹❤️ walpah ku nool❤ naxaris iyo daren fara bdn ❤wxan qoray qoralkan 25/8/2023 ilhow wax na jecel hano wayin 🥹🥹🥹🥹🥹🥹🥹🥹🥹
@sihaamcandi933
@sihaamcandi933 10 ай бұрын
Amiin amiin😂😂
@Fasuubrown
@Fasuubrown 7 ай бұрын
Heestan waxan ku dhagaaysanayaa lipia kufraH 😢😢
@xubbifx509
@xubbifx509 10 ай бұрын
Walashay isoo korisay shugri ilahow danbigeda dhaaf wxay ii buxisay booski hooyaday mcn😢
@SalimaxmadGijahe
@SalimaxmadGijahe 7 ай бұрын
Nolashada waxa ugu xun dunida ruuxad ugujeclayad ood waydo mana ilawin ilahada wayo waxay waxay tagantahay marinada xasuusta ilahy qabriga hawnuuriyee qofkalana mahe waa mam 😢 waxan qoray qoraalkan 15/12\2023\ malin jimca ah 5:8 galabnimo😢
@apdilaahirajuu3611
@apdilaahirajuu3611 25 күн бұрын
Heetan hooyo in loo qaday ku habonayd .waayo hoyo unba abal keda lagudi karin aya ila fikir ah like isar ❤
@IsraAragsan
@IsraAragsan 8 ай бұрын
Ax waa hees qiro leh wxana iso diry qofkaygii aan wada socona wana 26/11/2023 subx 11:35 wxy ii noqon donta xasuus sanadaha so socda insha llh😞🫶😍
@ceebla82
@ceebla82 5 ай бұрын
Ha jabin Ha iga dhicin mcn🥺🙏’HOOYO’❤😭
@YaasirAHmed-rf1lo
@YaasirAHmed-rf1lo 2 ай бұрын
😢
@Jarmalka1251
@Jarmalka1251 Ай бұрын
Maalin ciid ah 16-june-2024 salaad casir kadib ayeey ii baxeysa heestaan mcn maanta ayuu xidhiidh jaceyl cusub ii biloowday waxa rajeynaa inaan ku qasaarin sida kuwii hore Insha Allah ❤🎉
@amiinibrahim1855
@amiinibrahim1855 Ай бұрын
ILahay Ha isku Kiin DaaYo wloh❤
@mohamedHassan10761
@mohamedHassan10761 Ай бұрын
Aderaw waxas ha isku lugeyne 😅
@Jarmalka1251
@Jarmalka1251 Ай бұрын
@@amiinibrahim1855 amiin bro
@Jarmalka1251
@Jarmalka1251 Ай бұрын
@@mohamedHassan10761 marka guursado ayaa kusoo laaban 🤣🤣
@AbdihakimMohammed-d7f
@AbdihakimMohammed-d7f Ай бұрын
Wllhi wa run 😊😊😊😊
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 6 ай бұрын
Heestan markan dhagaysto ninkayga igu soo dhaca bbe abaalkaga waligay magudi karo aduun farxad kujoog akhirana jano insha allah ❤❤❤❤❤
@user-ot3cc8dn9y
@user-ot3cc8dn9y 26 күн бұрын
Heestaan qoftii lahay waa aniga ee yaa igu haysta😂😂😂🤩🥰🥰🥰
@fuadabdi2137
@fuadabdi2137 24 күн бұрын
Cidna😂❤, aniguna adigaan kuu qaaday. Ka sheekee 🎉
@Ummada21
@Ummada21 22 күн бұрын
Dhibkaaga kuwii jeclaa Kaxiro dhagahaaga tiri Ha jabin hayga dhicin mcn Markaan yara dheeliyana Dhaqaaq socodaad itiri Xasuusteyda kudhigay 😢❤ Dhagaxa buuraha kujiro Hadaan dahab kaaga dhigo Qoortaada dhayman suro Abaalkaagii magudin ❤😢 Ayeeydeey mcn hooyadeyna ah ee iiso dadaashay ilaahay cimrigeeda ha raajiyo
@ashasomo5923
@ashasomo5923 8 ай бұрын
Aishayy naftad dhirisa ku tiri dhaqtar keygiye❤
@faaisoabdulqaadir2018
@faaisoabdulqaadir2018 7 ай бұрын
Markaan ku helaan dhaqmoo nolosha i dhamestirtee😢❤❤
@haniabdi5877
@haniabdi5877 9 ай бұрын
Heestan waan ka helay......runti.maheyso qof riyada ii rumeyo
@pureheart3552
@pureheart3552 8 ай бұрын
xabiibti 😢
@user-lo4ut6os6c
@user-lo4ut6os6c 16 күн бұрын
Hestaaaan wlhi hoooyodey moyaneee ciiid kle kumaaa qiyso illhyw I daaa😢❤😊
@RidwanDahir-yx3rv
@RidwanDahir-yx3rv 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Hees lamid ah waligey ma dhageysanyi geysanaayo😢😢😢😢😢😢
@AsmaAadn-ug1ri
@AsmaAadn-ug1ri 10 ай бұрын
12/9/20203 heestan aad ban u jaclhy🥺😭❤️
@guuleedahmed9238
@guuleedahmed9238 8 ай бұрын
waxaan jecelay qof waliba saaid inolow barwaaqo ❤🎉❤
@Shankarooneeyy
@Shankarooneeyy 24 күн бұрын
Oh my name 💜💖
@HaajiHamze
@HaajiHamze 25 күн бұрын
Dhaayahaan wax ku daawadaay Wadnaha dhaqdhaqaaqayaa Dhiiguu ku shaqaynayaay Dharaarihii adkaa Dartaa baan ku dhaafayoo Markaan ku helaan Noloshaad ii dhamaystirtee Shukriyeey naftaad dhiirisaad Ku tidhi dhakhtarkaygiyeey Ma dhalan dunidani ma dhalan Agtaada qof aan dhigaayo Dhibkayga kuwii jeclaa Ka xidho dhagahaad i tidhi Ha jabin ha iga dhicin mcn Markaan yara dheeliyana Dhaqaaq socodaad i tidhi Xasuustaydaan ku dhagay Dhagaxaha buuraha ku jira Hadaan dahab kaaga dhigo Qoortaadana dheeman sudho Abaalkaagii ma gudin.
@Abdiwasac-Qorshe
@Abdiwasac-Qorshe 22 күн бұрын
What a Melody 😊😊
@AarkaBihidareys
@AarkaBihidareys 9 ай бұрын
One Of My Fav Song❤
@samatardiriye1226
@samatardiriye1226 26 күн бұрын
Heestn Wa hest kilya E badasha dareenkyga Eryda+laxanka+musica+codka=wax kle waaye
@ayaanabdi2835
@ayaanabdi2835 23 күн бұрын
Sacadu waa 4:30 13 July 2024 wxn ku nolhy muqdisho wxn ahy qof qofkuu jecelaaa qiyaamy plz ragoow qalbiyada dumarka hala ilaaaliyo anig💔😭
@y3commando327
@y3commando327 Жыл бұрын
Hooyaday mcn shugri dharaarihi adkaa
@Said-M0h-Said
@Said-M0h-Said Ай бұрын
Heestan hees jacayl ah weeye lkn musiceda erayadeed oo culus iyo laxankedaba markad eegto hooyo ayay kuso bixi lahayd ❤
@Khalidjr-bn7vh
@Khalidjr-bn7vh 19 күн бұрын
Wlhi waa malin arbaca ah bishu ay tahay 17 juillet 2024 wax jacayl ah naa malihiii hadana marwalboo oo an hestan soo buqdo daren jacayl aya ii gala qofkanaa ma ogii maxa ii xaal ah taladaduu waa iii muhim wllshy ama wlllkay 😅
@user-em3nr9xm5v
@user-em3nr9xm5v 8 ай бұрын
Qamarka caashaqa ❤😊
@user-jl4dp2sq7h
@user-jl4dp2sq7h 18 күн бұрын
Saacadu waa 1:40 Waxan jooga Islamabad Pakistan And smoking Afgahni hash 😢❤
@hamzeizmail442
@hamzeizmail442 6 ай бұрын
another world qamarka🔥
@Denzillcodemyim
@Denzillcodemyim 2 ай бұрын
Waxaa ii soo diray shaqsi agtayda ku wayn dartisa u dhegysan ❤❤❤
@RaxmaKhadar11
@RaxmaKhadar11 7 ай бұрын
Kaxiro dhagahad itiriH😭💗
@najaxabdirisaq5092
@najaxabdirisaq5092 5 ай бұрын
waa habeen axadi sogalyso waxn dhgaysanah heestan sacadu waa 11:58pm /2024/2/17/sacadan wax xiriira ma lihi wali waan sugayah qofkii noloshyda ku habonaa inash allaah waxan ku auganhy dalka uganda 🇺🇬 kampla inash allaah waxan dub usoo eegi war kan qaf kaygii helo
@khayriyamohamudabdirahman6512
@khayriyamohamudabdirahman6512 Жыл бұрын
Heestan ilmada iga daadatey😢😢
@user-zr8nx9yb7c
@user-zr8nx9yb7c 11 ай бұрын
IlhaY qalbiYadena HaqaboojiYo😢
@najmaibraahim
@najmaibraahim 9 ай бұрын
Heestan aniga iyo inan walaal nahay ayaa wada jclhyny mar kastaana wanu wada dhageysnaa😢❤
@umalkhayrmxd9428
@umalkhayrmxd9428 Ай бұрын
Hestan wan iska xasustay cawa lkn waxn ku so laban dona markan qofkaygi helo i a❤❤❤❤❤
@aminaahmed4797
@aminaahmed4797 8 ай бұрын
Qamar wuu Hibo Heesa❤
@saalimaxmed7798
@saalimaxmed7798 10 ай бұрын
Dhmeystiran ❤fv song
@adnanhilal6699
@adnanhilal6699 8 ай бұрын
14/11/2017 for evar 😭👸✈️
@somalillandpure1423
@somalillandpure1423 8 күн бұрын
Laba sano ayay heestan jirtaa se maantaa iigu horaysa waa Hees top ah i dont know waxaanay qiimaheedii u helin iyo million views .
@user-yi8zk1rr2m
@user-yi8zk1rr2m 8 ай бұрын
Heestani hooyad izka leh😢
@Shafeecyare12
@Shafeecyare12 10 ай бұрын
Shukriyeeey🥺❤
@Shacni.
@Shacni. 10 ай бұрын
😢❤hee
@shugrisharaf2549
@shugrisharaf2549 7 ай бұрын
Heee😂hppi
@Cadeabdi-hl4dr
@Cadeabdi-hl4dr Ай бұрын
Heee😢
@mawliidcabdi7620
@mawliidcabdi7620 11 ай бұрын
Ax qamaraw fanka wad ku raxaystay wallahi
@apdihakeemmohamoudaden1528
@apdihakeemmohamoudaden1528 9 ай бұрын
10 11NOV 2023 wadnaha dhaqdhaqayaa dhiigo ku shaqeyn nayaa Allaw Ha no waayi waxa na jaceyl
@DeeqaXasan-nn3fx
@DeeqaXasan-nn3fx 23 күн бұрын
1:50
@habonhusien2711
@habonhusien2711 28 күн бұрын
Qofa intas dhaho noloshyda kuma jiro 😢
@Jamaloz17
@Jamaloz17 Ай бұрын
Dagaxa buraha ku jiraaa hadaan dahab kaga dhigo qortadhana dheiman suro abalkaagi ma dhigin feiza💯💯🥲
@muuse2684
@muuse2684 4 ай бұрын
Heestan waxaan ku xasuusta 2021 beri aan ad u qayli jiray dhaxamona lagu jiray 😂😂
@MuunaRedwan
@MuunaRedwan 26 күн бұрын
Waa galab an hestan qamar leyahay ku kaliyeystay qoofkan adunka u jecla ayan go,aan ku qatay markan inan ka faruqo oo waban Kala dhamanay manta ka dib , hesta ad ban uu jeclahy oo waxan jeclanlaha erayada hesta ku lifaqan qoof an uu qado oo sas nolashayda ugu so biro malin ayan kuso noqon dona waxaan rajaynaya malinka inan jacayl fican iyo nolol tan ka duwan an helo inshalh😢😢
@Said-M0h-Said
@Said-M0h-Said 26 күн бұрын
Dadka daacada ah horta maxay cid fahamta u waayeen huno aniguna qoftaydi wan kla dhamanaye si qalbiyadenu isu wheshadan madama an dhawacanay ma is dhayanaa😢😮
@ayaanabdi2835
@ayaanabdi2835 23 күн бұрын
Qalbi nolol ficn ku rajeynyaa 😭💔
@user-wp9ng1di7w
@user-wp9ng1di7w Жыл бұрын
Dhagaxa buraha ku jira hadan dahabkaga dhigo qortada dheman sudho abalkagii ma dhiGin hoyoy
@alisalah6622
@alisalah6622 2 ай бұрын
1/9/2022,maalin xasuus igu leh
@user-os2hx5lp9h
@user-os2hx5lp9h 6 ай бұрын
Walashay shugri
@maxamedCawil-yc2mz
@maxamedCawil-yc2mz Жыл бұрын
m.a,mcn❤❤❤😊
@user-vb4fs2wj4z
@user-vb4fs2wj4z 6 ай бұрын
30/1/2024/1:02 hbnimo heestna dhageysana I.a marka qofkeyga helo qoralka dib usoo egi dona qofka hada ma hasto balse marka helo ilaheyow cimri dheere cafiimada cibado subana hana siyo dhamanten ana I.a ❤😢
@deejuuuuuu7813
@deejuuuuuu7813 6 ай бұрын
Allaha ku sahlo qof wanagsan aad ku dagto wll
@user-vb4fs2wj4z
@user-vb4fs2wj4z 6 ай бұрын
@@deejuuuuuu7813 amiin amiin yarabi
@faliscali5950
@faliscali5950 6 ай бұрын
2022 ❤ 2024 🫂alxm
@user-wn9ot8ob7k
@user-wn9ot8ob7k 9 ай бұрын
Marwalba wan dhagaysta runahanti
@MaaNFoOd-h1h
@MaaNFoOd-h1h 14 күн бұрын
😢❤
@user-fc2eb5kh5q
@user-fc2eb5kh5q Жыл бұрын
Duu shukri
@ShukriGenyo560
@ShukriGenyo560 11 ай бұрын
Best song
@hamzaupthihakiim-ch3gl
@hamzaupthihakiim-ch3gl 10 ай бұрын
thu,14 sep2023 heestan sidaan ujecly
@cabdisalaansiciid9405
@cabdisalaansiciid9405 26 күн бұрын
Hestan waxaan dawanayaa 10/7/2024 goor sheegtuna ay tahay3:14pm wakhtiguna igu adag tahay waxaan rajaynayaa booqashada labaad ee aan soo boqdo commit inaan inaan noloshayda waxbad kabadalo i.n 🥺❤
@Jarmalka1251
@Jarmalka1251 26 күн бұрын
Guuleeyso Insha Allah
@Khalidjr-bn7vh
@Khalidjr-bn7vh 19 күн бұрын
Amin i.a macalin
@ShugriCadey-lp6wk
@ShugriCadey-lp6wk Ай бұрын
Waaka heelane
@Fadxiiina-ed6xw
@Fadxiiina-ed6xw 11 ай бұрын
heeeateydiiiii shukrii🙈❤️
@user-pp9jp1jl6h
@user-pp9jp1jl6h Жыл бұрын
Naagtii heest laahyd🙈😭
@user-ty1gr5kr1o
@user-ty1gr5kr1o Ай бұрын
𝗦𝗮𝗰𝗮𝗱𝘂 𝘄𝗮𝗮 9:10 𝗵𝗮𝗽𝗲𝗲𝗻𝗶𝗺𝗼 ❤❤
@user-vb4fs2wj4z
@user-vb4fs2wj4z 6 ай бұрын
Waxa hada dhagasty heestan jan 30/1/2024/waxeyna ithay 1:00 hbenimo I.a markan helo qofkeyga qoralkan waa soo egid dona marka ilahow cimri dheerad cafamada hana siyo I.a qofkeyga hada ma hyo lkn malinta helo heestna waa soo boqona dona qoralkaa
@Jarmalka1251
@Jarmalka1251 Ай бұрын
Weli ma helin miyaa 😅
@umalkhayrmxd9428
@umalkhayrmxd9428 Ай бұрын
Ma heshay
@Dragon.Mk4
@Dragon.Mk4 6 ай бұрын
22/1/2024 ❤❤
@user-lc5oz5ep5c
@user-lc5oz5ep5c Ай бұрын
❤❤❤❤❤💗💗💗
@waanxaday5174
@waanxaday5174 5 ай бұрын
15/2/2024 ❤
@YuusufMaxamed-lg8oy
@YuusufMaxamed-lg8oy Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@Cabay3
@Cabay3 9 ай бұрын
2024😢😢
@Robleh1973
@Robleh1973 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@user-er6or6he4d
@user-er6or6he4d 9 ай бұрын
❤❤❤
@user-ip1qq4wm2g
@user-ip1qq4wm2g 4 ай бұрын
❤❤❤❤😊
@Sacadabib
@Sacadabib Жыл бұрын
Naagtisi hore aya kasarty video gi saxda ahaa dantu wxy keenty inan halkan kaga ceshto 😂😂😂
@user-lt4bj7zj3o
@user-lt4bj7zj3o 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤🎉
@Amalhaji-qw3mp
@Amalhaji-qw3mp 3 ай бұрын
❤ ‏‪
@calicabdi
@calicabdi 6 ай бұрын
😢😢😢😢😢 0:36
@sucadasucaad5026
@sucadasucaad5026 11 ай бұрын
Dhagaxa buuraha ku jira hdan 😢😢😢
@filfilo9787
@filfilo9787 Жыл бұрын
23/5/2023😢 xasus
@abdisalamkey
@abdisalamkey 5 ай бұрын
😊
@user-ey5dl5ix8v
@user-ey5dl5ix8v 9 ай бұрын
Waxaan dhagaysanayaa 18/07/2022 waxaan xasuustan akhrisan doonaa maalinta ay riyadaydu ii rumowdo insha allah
@zhuceybapdallahzaiit
@zhuceybapdallahzaiit 9 ай бұрын
Allaha ku rumeyo adi inti muslim ah
@user-ey5dl5ix8v
@user-ey5dl5ix8v 4 ай бұрын
Aamiin aamiin zxp sido kale
@user-cm7nd6xz3u
@user-cm7nd6xz3u Жыл бұрын
Wll downloadka fur😢🥺😰😰😰
@biyaayo
@biyaayo Жыл бұрын
Waa xaasid
@user-ws9ds6hi7s
@user-ws9ds6hi7s 5 ай бұрын
❤❤❤q❤❤❤❤❤w
@zuhuurupdirihmaan8521
@zuhuurupdirihmaan8521 11 ай бұрын
18/8/2023🥹🫶
@howtotrap_12
@howtotrap_12 5 ай бұрын
it is bad course i can’t understand
@user-bt3ol1fr6u
@user-bt3ol1fr6u Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤.kutidhi.dhakhtarkaygiyeeeeey.madhalan.dunidani.madhalan.agtaada.qofaaan.dhigaaaa
@user-qc4uv8wn2l
@user-qc4uv8wn2l Жыл бұрын
Ffj
@abdimahamed1
@abdimahamed1 Жыл бұрын
❤❤❤❤😂😂😂
@Sakariyeahmedgmail.com222
@Sakariyeahmedgmail.com222 4 ай бұрын
Tani hees wey dhaaftay wlhi