QARAAMI KABAN LAXANKA HELELO BY MURJIN 2022

  Рет қаралды 4,721

MURJIN OFFICIAL STUDIO

MURJIN OFFICIAL STUDIO

2 жыл бұрын

#subscribe_and_shere_murjin_official_studio

Пікірлер: 33
@odayqaraami2165
@odayqaraami2165 6 ай бұрын
Sululuxis Gu'roon jire ayaa lahaa waxaa horay kaban ugu tumay Guroon jire, Xudeydi iyo Saalax inta aan arkay waxaana ugu luuq macaanaa Maandeeq oo ay u jiibinayeen saado, qamar iyo baxsan. Wali kabanka sida murjin u keenay horay uma arkin
@qaasimmacruuf3501
@qaasimmacruuf3501 2 жыл бұрын
Murjin Haaa Haa Baan kuuhayaa Cod kaman dhankastaba iyo Heesii Qaraamkaba Legend
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad aad iyo aad baad mahadsan tahay alaaya cisak
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Saaxib murjin gacan malaple 🔥 Gacanta ha wayn saaxib ❤🔥
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 2 жыл бұрын
Mahadsanid walalo thank you
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
@@murjinofficialstudio8688 Mudnid walaal ❤
@haleel1517
@haleel1517 Жыл бұрын
Sululixis Sxb MUKHTAAR MURJIN walahi gacantaada wax ka macaan maba arag macallin weynaaday ayaa tahay allaah ha ku xafido
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 Жыл бұрын
Mahadsanid walal alaaya cisak
@abdallaeid045
@abdallaeid045 3 ай бұрын
Gacan dahab Calayk🔥 Yaa Ustaad Murjin🫡
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 2 жыл бұрын
Madaxa ayaan kaa dhunkadey walaal qaali gacanta kaama go’do.
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 2 жыл бұрын
Mahadsanid walalo thank you
@khayre4094
@khayre4094 2 жыл бұрын
Waah waah murjin ustaadka🖤🖤
@ismaildoubad9007
@ismaildoubad9007 2 жыл бұрын
Masha ALLAH Laxankii SULUULIXIS
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 2 жыл бұрын
aad iyo aad
@OudMidiaProduction2580
@OudMidiaProduction2580 2 жыл бұрын
qaraamigan ma helelo ayaa layidhaa mise sululuxis
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 2 жыл бұрын
Labadaba waa layidhaa sidaan filayo
@axmedzaki1105
@axmedzaki1105 2 жыл бұрын
Mansha alah 😍😍
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 2 жыл бұрын
Mahadsanid walalo alaaya cisak
@abdinasirnaale272
@abdinasirnaale272 2 жыл бұрын
Calayk !
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 2 жыл бұрын
Mahadsanid walalo alaaya cisak
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 2 жыл бұрын
Dhamaantiinba waad mahadsan tihiin asxaabta
@meecaadyare4764
@meecaadyare4764 2 жыл бұрын
Qaraam sululuxis🖤
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 2 жыл бұрын
Mahadsanid walalo alaaya cisak
@WANAAG24
@WANAAG24 2 жыл бұрын
Fadlan comments Akhriya ninka cuudka tumaya iyo darbuugada FADLAN KABAN TIJAAABI CODKAAGA . KU SO DARA SI LOO HELO DAD SIDIINA OO Kale heesi kara please )
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 2 жыл бұрын
haye walalo insha alah
@madiixofficial
@madiixofficial 10 ай бұрын
❤❤❤❤
@qaraamyahan
@qaraamyahan 2 жыл бұрын
Waar sxb Qaraami waa Kaar’e soo qabo codkii Saxardiid Maxamed Cilmi, Jebbiye.
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 2 жыл бұрын
Haye insha alah waan soo duubayaa walalo mahadsanid
@WANAAG24
@WANAAG24 2 жыл бұрын
MURJIN SXB WLHY SIFIICAN OO SIDII HOBOLADII WABERI AYAAD U GARAACAY SI FIICANA WAAD UGU HEESTAY .SXB FADALAN II SOO SHEEEG MEEL KAALA SOO XIDHIIDHO SXB
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 2 жыл бұрын
0634050472
@mohamedabdi4509
@mohamedabdi4509 2 жыл бұрын
Gacan bidix miyaa mase waa camerada aa sida ka dhigtay
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 2 жыл бұрын
Maya walal waa midig
@mohamedabdi4509
@mohamedabdi4509 2 жыл бұрын
@@murjinofficialstudio8688 macalin camerida naga sax hee mid ahaan uma muuqatee
QARAAMI |  ROGAAL | KABAN | BY MURJIN NEW OFFICIAL VIDEO 2023
10:22
MURJIN OFFICIAL STUDIO
Рет қаралды 2,4 М.
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 21 МЛН
UNO!
00:18
БРУНО
Рет қаралды 4,3 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 48 МЛН
MUKHTAAR CANTAR - BAL ILAALI BAL XASUUSTI AXMED MOOGE QAACI KABAN 2019
6:04
Khadra Daahir - Waa Bixiso Oday "Original"
9:54
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 220 М.
Qaraami | Xaafuun | Codkii Siciid Kuuriya | kabankii Murjin
6:43
MURJIN OFFICIAL STUDIO
Рет қаралды 32 М.
BARMAAMIJKII XAQIIJI FANKAAGA XASUUSTII BOQORKA CUUDKA MAXMED MIYIR XAAJI
24:02
OUD MIDIA PRODUCTION
Рет қаралды 3,1 М.
Kaskey - Intisaar
10:05
liban farah
Рет қаралды 477 М.
*Amina Farax | Laxankii Ciil | Xasuustii Cumar Dhuule Ahun
9:13
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 506 М.
Nimcaan Hillaac | Raaxeeye Banaadiri | Astaan Music 2020
11:24
Astaan Music
Рет қаралды 16 М.
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 21 МЛН