No video

Qaraami Sahra Ahmed, Faysal Cumar iyo Kinsi Xaaji (waayo waayo)

  Рет қаралды 733,774

Qaaci iyo Qaraami

Qaaci iyo Qaraami

Күн бұрын

comments to adenyare72@gmail.com

Пікірлер: 136
@maxamedabdinour-dt1zf
@maxamedabdinour-dt1zf 8 ай бұрын
no body can estimate the deep feelings in this classic songs with the highest quality furthermore the three most exclusive singers ever
@shakibalmaqtary6683
@shakibalmaqtary6683 11 жыл бұрын
in the early 90s i had the honor to attend a lunch where the great artist, linguistic and the intellectual man the late Faisal was invited at the late Somali elder haji Ibrahim Husein Dhogor home in Sanaa Yemen. he was a man that all Somali speakers admired him.i wonder why as many of his great songs are not here.
@dhuhabdilahi3759
@dhuhabdilahi3759 4 жыл бұрын
Thanks sir
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 жыл бұрын
Heesaha subcisku way ka macan yihin heesaha Kale si gaara❤ Allow unaxariiso dhamantood.
@mohmoudabdi264
@mohmoudabdi264 11 жыл бұрын
The late Fiasal Omer was a teacher, great football player, poet, song writer, singer and languist. My Allah bless soul. His unique music and mystical voice will be cherished forever. Mohamoud
@osmanmohamoud143
@osmanmohamoud143 6 жыл бұрын
mohmoud Abdi Ameeen Cod iyo cuud xabeeb leh ayu Eebbe weyne ku galladay 😢😍
@abdourahmanalin9357
@abdourahmanalin9357 5 жыл бұрын
Ala haawnaharisto
@maryanomar4416
@maryanomar4416 4 жыл бұрын
Yes indeed he was
@KM-jc5hl
@KM-jc5hl 9 жыл бұрын
My Almighty Allah, protect my habaryar kinsi haji aden n she was de best singer ilove her voice n sahra ahmed
@ifraaxcabdilaahi338
@ifraaxcabdilaahi338 3 жыл бұрын
Alle how naxriisto anab haboy I ahed
@ikranmahamod6267
@ikranmahamod6267 4 жыл бұрын
ax ax Allah ha u wada naxariisto dhaantooba Faysal Sahra iyo Kinsi Aamiin Aamiin
@saidojama1170
@saidojama1170 5 жыл бұрын
Ilahay ha u Naxariisto gidigood waa wada marxuumiin Janatul firdowsa alaclaa durdurta Insha'allaah
@dekaqueen20abdi91
@dekaqueen20abdi91 6 жыл бұрын
Illahey ha unaxariisto fanaanida hore ee somali waxay ahaayin halyiyadi qaranka somali janad firdoowsa allaha giyo amiin
@engsaleeban7687
@engsaleeban7687 8 ай бұрын
Eryo laxan iyo cod isu dheli tiran wakhti xaadirkana ay adagtahy sida loo sameyo nocoda waayo waayo ❤❤❤
@abuqudama4738
@abuqudama4738 4 жыл бұрын
9/11/2019 this is tangible and heartfelt because it has delicious lyrics and goodness sound of two legend as well rhythm consequences, Allah granted them the higher firdawza
@osmanmohamoud143
@osmanmohamoud143 5 жыл бұрын
Dhud yahay gobannimadu waa u dhalashoo dhar iyo maaha dhuuni iibsama!! Alla yarxama dhammaamtood. Markio ii xigtay markan ee aan dhagaysto Sahri way noolayd. Adduun caaryaale!
@maguled
@maguled 4 жыл бұрын
Innaba caadi maaha, hadda innaba...! Naxariistiisii Janno Ilaahay ha ka waraabiyo, Sahra Axmed, Faysal Cumar iyo Kinsi Xaaji Aadan, fannaaniin aad ugu qaali ah ummadda Soomaaliyeed.
@cumarmaxamed5977
@cumarmaxamed5977 5 жыл бұрын
ILAAHAY ha u naxariisto saddexdoodaba waxay ahaayeen dad ku suntan shaqadooda oo ku wanaagsan
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Heesaha subcisku way ka dareen mcn yihin heesaha kale ee la qaado. Allah idin naxariisto dhamantiin❤️
@abdisamedmire4864
@abdisamedmire4864 7 жыл бұрын
axyaaaa faysal omer macalinka somalida greeting from togdher
@fanyaqaan4701
@fanyaqaan4701 10 жыл бұрын
Weli may dhalan fanaanad Somaliyad ah oo Sahra Axmed Jaamac Subcis halkay gadhsiiso xataa ku dhaweyn kartaa. Markaad eegtid dareenka iyo shucuurka luuqdeeda ku dheehan iyo weliba qaabka ay codka iyo hadalka u ruxayso inabi wax caadi ah maaha qaabka ay Sahra Axmed subcis u qaadaa. Well done xidigta Hargeysa
@abdisamadosman2437
@abdisamadosman2437 7 жыл бұрын
I love you farxiya fiska walaal magool wayka cod macaanayd Lkn marka subcis la yidhaa sahra ahmed ayaa one ahayd soomalida
@aliismail8049
@aliismail8049 6 жыл бұрын
Fan Yaqaan .waa xaqiiq.midhkaad aad sheegty. Rakaad ayay raacinaysaa codka Rakaad waxa la yidhaa Awr ku wmarkuu doobta si fiican u tumo ee uu ku celceliyo ama xarkaysiiyo
@hchfhfhdhhthtf9339
@hchfhfhdhhthtf9339 6 жыл бұрын
Hooyaa yan wanaagaa sahra Ahmed like saara
@caraweelo2673
@caraweelo2673 4 ай бұрын
🌟 🌟 ❤❤❤❤❤❤❤The personification of perfection when the time , place and people play in a harmonic symphony that can only be understood by the nomadic soul that drifts these dusty corridors of world❤❤❤ musical excellence that can never truly be retreated or recreated true Somali excellence Ilaahay ha uu nariixsto dhamaantooda ❤❤❤❤🇸🇴 🌟 🌟
@moktarabdillahiali3685
@moktarabdillahiali3685 6 жыл бұрын
god bless all of them
@axmedaabi1469
@axmedaabi1469 7 жыл бұрын
heestan maalin iigu horeysay waxan ka dhageystay radio hargeisa waxay ahayd 8:05:2003 iyo jeelka hargeisa long time ago
@ahmetosman6711
@ahmetosman6711 6 жыл бұрын
Axmed Aabi sxb ma xiligas ayd xabsi ku jirty oo mxa lagugu xidhat berigaas dugsiba dhiganyey waa wakhti hore
@HAMZA-gn3sz
@HAMZA-gn3sz 6 жыл бұрын
Ahmed Abdirisak Hersi caqli ku dar camii ilayn jeelka looma dalxiis tagee...
@fadhiyare1
@fadhiyare1 11 жыл бұрын
marxuumiinta faysal omer mushteeg iyo kinsi xaaaji aadan alloow u naxariiso. sahra ahmed jamac sooo hadeee alloow
@AliAhmed-rv4yd
@AliAhmed-rv4yd Жыл бұрын
Waa erayadii aabahii qaraamiga sulub ahmed. Alle ha u naxaristo dhamaan.
@faysalismail6178
@faysalismail6178 7 жыл бұрын
faysal cumar mushteeg wuxu ahaa fanaan hadana macalin wuxu dhigijiray dugsiga sare ee qalax ee kuyaal magaalada gabilay
@user-zx8wg6cj4t
@user-zx8wg6cj4t 5 ай бұрын
dear my uncle alle hawnaxariisto aamin aamin aamin aamin aamin iyo dhamaantood aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@jamalabdi8699
@jamalabdi8699 6 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto sadexdoodaba
@mohamedabdinour5077
@mohamedabdinour5077 3 жыл бұрын
Waa 2 xidigood iyo Xiddig aan iyaga iyo bedelkooda midna dib loo helayn Eeboow u naxariiso sadexdaa marxuun
@Mahuraan979
@Mahuraan979 4 жыл бұрын
Dhamaan ilaah ha unaxariisto waxay ahaayeen top 10 kii fanka somalida
@ghboy2914
@ghboy2914 6 жыл бұрын
Dhamaantood allaha unaxariisto
@cartanhashi6801
@cartanhashi6801 11 жыл бұрын
Kinsi,,, lama huraaan codkeeda,,, waayo? waxay ahayd qof aad u qaaliaya....heesaha...ay qaday lama ilaawaaan Ahmed Saleebaan Bide........ayaa u sameeyey.......ha ilaawina kinsi.....waan jeclaaa
@Amal8327
@Amal8327 6 жыл бұрын
allhah qabriga ha uunuuro kinsi nuura she was my favorite Singer janadii fardawsa ilahay uga baryay iyo danbi dhaaf amiin
@KM-jc5hl
@KM-jc5hl 5 жыл бұрын
Walee mailobo ina Aden Au Hussein
@Mahuraan979
@Mahuraan979 4 жыл бұрын
Walaalo kinsi goormeey dhimatey
@khayre4094
@khayre4094 3 жыл бұрын
@@Mahuraan979 2006
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@Mahuraan979 in wll waxey hargeisa ku dhimatay 21/07/2011kii maalin jimce ah
@afatahcoday1417
@afatahcoday1417 6 жыл бұрын
Codka macaana yaa dhiiga idhex qaadey ee sahra axmed iyo kinsi iyo feysal mushteeg
@abwansuldanmuuseali
@abwansuldanmuuseali 11 жыл бұрын
cishqigu waa todoba hadii latiirshoo, horuudee hobel heesa habelow uyidhiyoo, hagaag uba sheegay haybtoodoo, ana haduun baandee hami, hubaal cishqi haatan isuba heesnoo, heblay hebelow huna kaaba heley iyo, hagaag isu nidhi hadalo waaweyne.
@omaradan8062
@omaradan8062 6 жыл бұрын
Thanks that's best sound music I like it
@yusufmohamed387
@yusufmohamed387 6 жыл бұрын
Allahayow dhmaantood fanaaniitaa u wada naxariiso. Iyagi way dhinteen balse codkoodi wuu noolyahay
@user-zx8wg6cj4t
@user-zx8wg6cj4t 6 ай бұрын
dear my uncle alle hawnaxariisto aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin sahra na alle hawnaxariisto aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@dekamohamed831
@dekamohamed831 8 жыл бұрын
ale ha unaxariisto labada dhintay tanool ale ha dhawro waa gabadha aan caruurta ay dhashay aan dayici jirin sahri. waxa weyaan dad inay wada hesan ku haboon waxasa Isa soo donasho, cod macaan ah
@abdijama5062
@abdijama5062 6 жыл бұрын
Alle hawada naxariisto fanaaniinteena somaliyeed
@FarahAbdul
@FarahAbdul 6 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto qofna Kama noola.
@Morgan-ge6nv
@Morgan-ge6nv 4 ай бұрын
Mushteekkkkk.
@nimcaanmohameddinimo8766
@nimcaanmohameddinimo8766 5 жыл бұрын
Somali legend allayarham
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 Жыл бұрын
Codadkaa bal eega ILLAAHOW unaxariiso intaba
@raagedirir9171
@raagedirir9171 4 жыл бұрын
3 legend allow idiin naxariiso maxaa dad wanaagsan dhulka hoos maray
@saaddaud3882
@saaddaud3882 8 жыл бұрын
heele Hele ya faysal wayo wayo iyo inti bajuntu anay fanka baran
@naomigubelmann335
@naomigubelmann335 6 жыл бұрын
Mashallah may allah pless u nd ur People!amin amin
@khadarcali4900
@khadarcali4900 3 жыл бұрын
Nafyahay gobanimadu wa udhalshee Dhaariyo maaha halkeeda ayey dhigtsy sahra axmed
@fdjklfalkdjfld
@fdjklfalkdjfld Жыл бұрын
Allahayow sadexdaba u naxariisto the original veterans
@engabdicasiisbare2116
@engabdicasiisbare2116 2 ай бұрын
Nice
@maxamedmawliid982
@maxamedmawliid982 6 жыл бұрын
axyaa qaraami sahro ahxmed faysal cumar kinsi xaji adn sahra axmed adaa usita mansha allh
@maslaxqarwere4468
@maslaxqarwere4468 5 жыл бұрын
Kinsi
@SliverglaceX3
@SliverglaceX3 12 жыл бұрын
all time classic qaraami
@asmaziyad2259
@asmaziyad2259 2 жыл бұрын
AlLA haw naxariisto dhamaan tood Aawayeey wax lagaama waayijiñe wanaag iigu badal waxyeelada ee
@abwansuldanmuuseali
@abwansuldanmuuseali 11 жыл бұрын
rabiyow laba talaba tii roon.
@abdullahifathi
@abdullahifathi Жыл бұрын
Allaha u naxaristo dhamaantood
@foxybrown7575
@foxybrown7575 4 жыл бұрын
AXEEEEEEEEEEEEY IGA DHOOWR QUUMBACASHADA, 2019, 22, NOVEMBER,
@dogoblebancade8963
@dogoblebancade8963 11 жыл бұрын
Weynow wax Lagama weeyi Jirin , wanaag Ii Xigsii Wax Yeelada Alle How Naxariisto Faysal Cumar, Kisni Xaji adan aw Xussein Sahro Axemed Jamac eedo Cimrigaga alle haku barakeeyo
@yasunbulshawi5311
@yasunbulshawi5311 5 жыл бұрын
Amiin
@foxybrown7575
@foxybrown7575 4 жыл бұрын
FEB, 2020, 05.GOORMAA KUU SOO AAKI HAARGEEYSAA KUU MEE ? AXEEY .
@ifraaxcabdilaahi338
@ifraaxcabdilaahi338 3 жыл бұрын
Mnsh allah har wanag
@ahmedaliwaqooyi2678
@ahmedaliwaqooyi2678 6 жыл бұрын
Sahro oo dunbaysay ayaa geeryooday 3 maalin ka hor allaha u wada naxariisto
@infaymousson7426
@infaymousson7426 4 жыл бұрын
Saad sheegtay sadexduba waa geeriyoodeen ilaahay ha u naxariisto inagana ilaahay wadada xaqa ah ha inagu dilo
@foxybrown7575
@foxybrown7575 4 жыл бұрын
HEEEEEEEEEEEEE HEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEE AXEEEEEEEEEEEEY , 2019, 16, NOVEMBER AAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAA WAAAAAAAAAAAYEEEEEEEEEEEEEEE???????????/. ILAAAAAAAAAH WAA CAADIIL ANGUUGUU NAA QAASBAY.
@MohamedJundulaahi-bj1cv
@MohamedJundulaahi-bj1cv Жыл бұрын
Axyaa qaraami xul baa Isugu baxay eeboow 3daba u naxariiso yaa jaliil
@JabLibaax-zp4iz
@JabLibaax-zp4iz Жыл бұрын
Kabanku waa ayo tolow
@Tophariif
@Tophariif 11 жыл бұрын
caleek best kaban
@comareey
@comareey 11 жыл бұрын
Gx maan malaha faysal cumar mushteeg waxa uu ahaa fanaan ay u istagan shinbaraha :D :D :D
@muslimahsomali9361
@muslimahsomali9361 11 жыл бұрын
Subxaanalaah
@foxybrown7575
@foxybrown7575 4 жыл бұрын
ALAA WEEY IIKALAA JIIDEENTEEN YAA MUUSLIMA AAAAAAAAAAAAAAAAXX,2019,20,11,. WAAN DHIBANAHEE .
@MoxamedMoxamoud
@MoxamedMoxamoud 8 жыл бұрын
somali waa tii hore
@foxybrown7575
@foxybrown7575 4 жыл бұрын
2019,26, 11, AAWAAY WIILKA SOOMAALI AAAAAAAXEEEEEEEEEY? KUU AAWAAY.
@sssdddf8508
@sssdddf8508 4 жыл бұрын
Allahha u naxariisto gidigood
@maryamasaleban2649
@maryamasaleban2649 5 жыл бұрын
Rabbi haw danbi dhaafo oo haw raxmado 3 daa fanaanba Codka sahri waa dhiig dhaqaajis runtii
@hudahussein2508
@hudahussein2508 11 жыл бұрын
Waah waah waayo waayo
@s-hayna6421
@s-hayna6421 6 жыл бұрын
huda hussein hudaaaaaaaa
@aawad1260
@aawad1260 7 жыл бұрын
Faysal, Sahra iyo Kinsi- heestii Subcis- ee malahayga ceelkii Hargeisa- inta kale ku darsada idinku! Allaah ha u nahariisto inta inaga maqan.
@maxamedabdinour-dt1zf
@maxamedabdinour-dt1zf Жыл бұрын
gobtii fanka iyo suugaanta oo madal ku kulantay oo subciyay subcis si taariikhda inta ka hadhay kashii kalgacal dego loogu habo godka eebe idinku jannee Maxamed Cumar Maxamed,Sahra Axmed Jaamac iyo Kinsi X Aadam Cismaan
@amiinxirsi6105
@amiinxirsi6105 11 жыл бұрын
Waayo waayo
@Khaalid155
@Khaalid155 4 жыл бұрын
Axax codka kinsi wuu Dananayaa macanaa alah yaraxma dhamaantood
@foxybrown7575
@foxybrown7575 5 жыл бұрын
WHAT YOU SAY? COME ON,.
@se1059
@se1059 8 ай бұрын
Wow 3 legends
@sharmaarkehaid9439
@sharmaarkehaid9439 7 жыл бұрын
kinsi qurx Sahara into faysal
@osmanbare
@osmanbare 8 жыл бұрын
aax yaa kaban
@dekamohamed831
@dekamohamed831 8 жыл бұрын
xita adba waa adiga dhagaystay ee arkay halka sahra codkeedu kabaxayo adna ale ha ku soo hadeyo sahra oo kaliya Maha iyo dhamanteen
@engabdicasiisbare2116
@engabdicasiisbare2116 2 жыл бұрын
Fre nys
@JimcaaleIbrahim-sp1de
@JimcaaleIbrahim-sp1de 9 ай бұрын
❤😂🎉😢qapio wax ilqapo🎉😢❤😂🎉
@abukarsateofficialsubscrib6753
@abukarsateofficialsubscrib6753 12 жыл бұрын
degan
@sharmaarkehaid9439
@sharmaarkehaid9439 7 жыл бұрын
kinsi qurx iyo Sahara and faysal
@UnKnown-lw9vy
@UnKnown-lw9vy 6 жыл бұрын
Wow wow good
@kayseahmed3350
@kayseahmed3350 4 жыл бұрын
KAYSE
@cabdiismail6217
@cabdiismail6217 7 жыл бұрын
xaasidiinta.Somali.dubuurta.gudhuuda.bilaa.Akaka.ah.balintaynu.isu.jiraaaaa.allaway
@mohamedkhadar1841
@mohamedkhadar1841 6 жыл бұрын
😢😢😢😢😢
@salmanfarhan361
@salmanfarhan361 6 жыл бұрын
AUN Dhamaantood Fanaaniin nagu qaali ah bay ahaayeen..,..
@guledahmedbile1891
@guledahmedbile1891 4 жыл бұрын
Ilaahay qabriga ha uwada nuuriyi iyaga iyo inta muslimintaba ah, alla ilahayow udanbi dhaaf adoomadadi bay ahaayeene
@lijoso2573
@lijoso2573 4 жыл бұрын
Dhaqanki iyo Hidhihi Soomaaliyeed , Medeaha ayaa dhowrey
@ahmedabdulahi6677
@ahmedabdulahi6677 4 жыл бұрын
Alle hawnaxariisto 😭😭😭
@nuuxckaafi-su4iq
@nuuxckaafi-su4iq Жыл бұрын
Aloow unaxriiso all lagand
@dekamohamed831
@dekamohamed831 8 жыл бұрын
dadkan wada dhashay, waa xulashada fananinta soomaliyed ama somaali,land, hakala qadina lama gaadhe
@ladanjogdher3105
@ladanjogdher3105 4 жыл бұрын
Saxiix dad Wada dhashay weeye all SOMALI Allaah ha XIFDIYO 💗💗💗intii naga dhimatayna Allaah ha u Wada naxariisto ALLAAHUMA AMIIN YAA ALLAAH YAA RABBI AAMIIN 🙏🙏🙏🙏
@ismaelismael3525
@ismaelismael3525 10 жыл бұрын
kinzi x.ADAN
@KM-jc5hl
@KM-jc5hl 9 жыл бұрын
Woo, Allah haunaharisto kinsi Aden
@jeerihassan9400
@jeerihassan9400 9 жыл бұрын
Khatra Mohamed
@ismaelismael3525
@ismaelismael3525 9 жыл бұрын
AAmiin alle ha u naxariisto Khatra Mohamed
@KM-jc5hl
@KM-jc5hl 5 жыл бұрын
Habryarte
@saaddaud3882
@saaddaud3882 8 жыл бұрын
waka fanki cadiga ahaa
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 7 жыл бұрын
hablaha fanka somaliyeed codkoodu ka bixin taariikh ahaan iyo fan ahaan waa sidan 1 xaliimo khaliif cumar barre ( magool) runtii codkeeda cudoon iyo taariikhda fog ee fankeeda waxa ay u saamaxdey in loo boqro boqorada codka somaliyeed 2 aamina baxsan waa fanaanad caana oo taariikhda fanka somaliyeed Ku qaadatey billad dahab sanadkii 1964 iyada oo uu gudoonsiiyey madaxweynihii dalka somaliya aadan cade 3 maandeeq waa fanaanad kaalinta sadexaad ee fanka Ku jirta waa rer Somaliland 4 kinsi x aadan waa fanaanad 19+70 soo gashey fanka Ku soo gashey heesaha hirgaley codkeedu waa cododka qof walba oo somali ah ka bixin 5 hibo nuura waa hobolad kamida fuulaadka iyo aasaaska fanka waa reer boorame Somaliland 6 sahra Ahmed waa fanaanad qaali ah. oo DA,walba oo dhalinyaro ah lakacdo fankeedu waa fanka aan duugoobin 7 khadra cige waa fanaanada keliya ee hees jacayl ah oo malaawaal ah qaadin hers walba oo ay qaadey dhacdo dhab ah ayey ka turjumeysey 7 saado Cali warsame waa hobolad kamida kuwa ugu taariikhda kulul uguna dooda badan waxay isku darsatey fanaanad iyo halgamaa somaliyeed waxay ahay fanaanad taariikhda halganka somaliyed ka baxaynin 8 faadumo qaasim hilowle waa faynooskii waaberi aabaheed ayaa fanaan caana ah ahaa 9 seynab cige yaasalaam seynab cige waa fanaanad caanka ah fanka somaliyeed 1970 ayey fanka Ku soo biirtey codkeeduna illaa maanta waa kuwa loogu hadalhaynta badanyahay 10 sahra halgan waa fanaanad can ah oo rer Somaliland ah waa hormuudka fankii hore iyo ka casriga ah
@sarahussein5872
@sarahussein5872 6 жыл бұрын
dhallaankii SNM dadku wa kale dookh anigu magool ma jecli iyo baxsan iyo khdra dahir.
@amh7737
@amh7737 6 жыл бұрын
Binti cumar gacal Zeynab Xaji cali baxsan Bilad qaran bay heesataa. Shankaroon Ahmed sagal Faaduma cali nakruma Qamar Cbdilahi Harawo
@barkadfarah5155
@barkadfarah5155 3 жыл бұрын
Gob gob dhashay fananin wada dhashay. maggaado somaliland ever
@omerapdi1903
@omerapdi1903 3 жыл бұрын
War meesha waxagaranayaa maanu ku jirin anwaankii sameeyay ma estii danbaa dadkan meeshan ka arkaya
@abdi-yarenouniho9386
@abdi-yarenouniho9386 3 жыл бұрын
Saaxiib laxanka iyo Erayadaba waxaa iska leh Abwaan Faysal Cumar mushtaag.
@moktarabdillahiali3685
@moktarabdillahiali3685 6 жыл бұрын
waberi
@harunrashid6242
@harunrashid6242 5 жыл бұрын
Idinku miyaa loontuun kuwana waayo may sheegi kari karaysaan
@aliismail770
@aliismail770 8 жыл бұрын
i qaban qaabiyoo wax ila qaboo qalbiga iiga dhor qunbacashada
@taagere
@taagere 11 жыл бұрын
Heestaan hees u eg magool baa qaado A.U.N
@cabdiismail6217
@cabdiismail6217 7 жыл бұрын
gobonimowaa.udhalashee.waaw.doofaarta.all a.hacadaabo
@abwansuldanmuuseali
@abwansuldanmuuseali 10 жыл бұрын
eeshcalaa.
@aliistheonlyaliis8978
@aliistheonlyaliis8978 6 жыл бұрын
abwan suldanmuuse ali aar ma saqraankiiba
@sirkaysarhassan1008
@sirkaysarhassan1008 9 жыл бұрын
walhi waa fanaanka aan ugu jecelay fanaaninta fasala cumar ilahay janatulfar dawosa haka waraabiyo
Kinsi X Adam Iyo C/llaahi Cumar Xarrago 🔥Iyo Heesta "BARASHO"
15:55
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 398 М.
Qaraam: Subcis   Al-Ustaad   Faysal  Cumar  (Mushteeg)  AHUN
13:12
Goray Haldhaa
Рет қаралды 973 М.
Meet the one boy from the Ronaldo edit in India
00:30
Younes Zarou
Рет қаралды 19 МЛН
OMG what happened??😳 filaretiki family✨ #social
01:00
Filaretiki
Рет қаралды 13 МЛН
Get 10 Mega Boxes OR 60 Starr Drops!!
01:39
Brawl Stars
Рет қаралды 19 МЛН
What will he say ? 😱 #smarthome #cleaning #homecleaning #gadgets
01:00
Sahra Axmed Jaamac & Axmed Yaasiin (BEERQAAD)
10:14
Tixraac
Рет қаралды 346 М.
Sahra Ahmed Studio Weydhacdaa.flv
9:19
Weydhacdaa
Рет қаралды 920 М.
HEESO TALANTAALI WAAYO WAAYO QAACI AH FANAANIIN BADAN DAAWO WACAN
2:16:19
Meet the one boy from the Ronaldo edit in India
00:30
Younes Zarou
Рет қаралды 19 МЛН