Qareen Jeele oo Suaalo weydiiyay Maamulaha forensiga Hantidhowrka guud Maxamed Faarax Barrow.

  Рет қаралды 24,866

Somali National Television

11 ай бұрын

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
sntvnews
sntvnews1
kzfaq.info

Пікірлер: 32
@user-lq7sg8xf5o
@user-lq7sg8xf5o 11 ай бұрын
Alle halaga baqo mudane mudomiye koley maxkamado allena wey nasuge cadaalada alle dartis haloo baro
@fartunfm-of7ng
@fartunfm-of7ng 11 ай бұрын
NINKA JAAJKA AH WAA TUUG ISAGAABA LOYARKA HADALKA KU CELINAAYO WUXUU DIFAACAYAA TUUGAAN AAN SHAQAALAHA DOWLADA AHEEN XEER ILAALIYANA AHEEN BUUBA DIFAACAYAA
@mahdiosman3249
@mahdiosman3249 11 ай бұрын
Ninkan su,aalaha lawaydiinayaa maaha nin bisil su,aalahana wuu is hor iyo daba marinayaaa ID dowalada ahna mahaysto yaa shaqadan udiray? 😂😂😂
@IbrahimabdilealleIbrahim-ps8pk
@IbrahimabdilealleIbrahim-ps8pk 10 ай бұрын
Saado Cali allaha unaxariistee waxeey tiri xiligi siyaad bare waa magace iihaay marti weeyeee ii dhoor baarahaan xasan shiiq maa adeer u ah waayaabe
@engdhuguf
@engdhuguf 11 ай бұрын
NIN AAN WAXBA GARANAYN AYAA LEH WAXBAAN BAARAY SHOW MEESHABA DAWLADKAMAJIRTEE QURUN IYO BAKHTIBAA KAJIRA
@IbrahimabdilealleIbrahim-ps8pk
@IbrahimabdilealleIbrahim-ps8pk 10 ай бұрын
Manta dhan soda ciyaalki ayaa la leeyahay kajawaab waa dabaal aam aqoon sida loo hadlo ama loo jawaabo
@abuyaxya3301
@abuyaxya3301 11 ай бұрын
Waxan qareenada isku sheegaayo dhamantood wa kuwo ii gali lagu keene waaye😂😂😂
@geeljire1658
@geeljire1658 11 ай бұрын
War kan way soo waaleen. Naqaskii ayaa Ku dhagay
@Dalmar66
@Dalmar66 11 ай бұрын
Ani waxaan layabanahay sidee ku dhacday sharci dowladeyd asigoo heysan in uu baaro baaraha waa dabiile aad u weyn
@Sa3dush
@Sa3dush 11 ай бұрын
Waad mahdsantahy kalmad lagu dhigto hanti dhowrka miyaa maxay tahy baaraha siduu isaga hormarinayo wad mahdsantahy assago jawab laga rabo😏😏
@khadarcabdi1
@khadarcabdi1 11 ай бұрын
Waa nin doonaya kaliya in dadka la eedeeyo
@jamaabdilahi6672
@jamaabdilahi6672 11 ай бұрын
Sida ay aniga iila muuqato, nin kan baaraha ah waxa uu soo baadhay maba fahansana. Mana garanayo sababta wax looga waydiinayo xataa.
@qalinlechanel
@qalinlechanel 11 ай бұрын
Hanti dhawihii waala fashiliyay
@ahmedhashi6968
@ahmedhashi6968 11 ай бұрын
Balo ku dagtay asagoo shaqale doowladed ahayn bu wax walbo qabsanayay ilaa u dad xir xiro😮
@khadarcabdi1
@khadarcabdi1 11 ай бұрын
Kan baxar buu kujiraa
@aweesabdullahali1633
@aweesabdullahali1633 11 ай бұрын
Haa ama maya dhe bisinka waaba il adakyahay
@user-zn9th7wx8m
@user-zn9th7wx8m 11 ай бұрын
Baruhu khashif nocii ugudabeeyy ayu jogaa
@ahmedsakiabdirahmanali9153
@ahmedsakiabdirahmanali9153 11 ай бұрын
Markhaati markhaati lagama rabo.
@abdilkadirmohed6280
@abdilkadirmohed6280 11 ай бұрын
Haduuna aqoonsi dowladeed heysen sidee bu ku baarey kiiska sideesa ku dhacde inuu booqdo xarumihii warbixinta kaso diyaariye xilka uu sheganayo muxuu yahay malaga yaaba inuu yahay dimbiile sharciga ku xadgudbey maxeesa maxkamada ka qabta qofki lagu helo kiiskan oo kale😮
@mahdiosman3249
@mahdiosman3249 11 ай бұрын
Waaba midaan layaabanahay awoowe hhhhhh yaa udiray ninkan shaqada baadhista ? Isagaaba denbi cagaha kula jiree muxuu qof kale dacweeyaa 😂😂😂😂
@HurdaayeElectronics
@HurdaayeElectronics 11 ай бұрын
Magaca buuka laga fiirinayo maxa waaye
@ahmedsheikhamud5809
@ahmedsheikhamud5809 11 ай бұрын
BAUKAATUHU ISAGA HADUUSAN XOGTA LA SOCON MA INDHACADEYS BAA WIXISA ANNAGO SHACAB AHO LA SOCONAY MAXAKMADEYNTA AGAASIMAHAN SHAQADA IIYO SHAQAALAHA
@abbehassan5529
@abbehassan5529 11 ай бұрын
Ninkaan waa damiin su’aalo loo soo qoray ayuu iska akhrinayaa. Xataa ma garanayo waxa uu raadinayo. Dadkaan wax hala soo baro
@aweesabdullahali1633
@aweesabdullahali1633 11 ай бұрын
Gudoomiyaha waxaa kamuuqata j Qaladaad badanLkn ilaaha xaal ok
@aweesabdullahali1633
@aweesabdullahali1633 11 ай бұрын
Ashaahit maashaaf xaaga sheekadii caadil iimaan oo marqaati laga dhigay😂😂😂
@qalinlechanel
@qalinlechanel 11 ай бұрын
Hanti dhawruhu xog khaldan ayaa lasoo dhiibay
@Dalmar66
@Dalmar66 11 ай бұрын
Mudane gudoomiye dadka maxkamada joogo halaga ilaaliyo in fac musk iyo okiyaalo in ay so xirtaan mesha waa maxkamad ma ahan meel banaan ah
@munahussein9687
@munahussein9687 11 ай бұрын
Kan ssaga u bahan in laxiro ee dadks yan la nojen
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 10 ай бұрын
waa wiil abgaal ah oo iskii isu xilqaamay 😂😂😂😂 bal fiiri meeshaas sharci darada kajirto. qof aan wuxuu yahay la'aqoon baa dad iska xir xiranayo. mooryaankaan qabiil ahaan buu isuxilqaama?😂😂😂
@faatihfaatih3398
@faatihfaatih3398 11 ай бұрын
Kkkkk askaratii ceeldheer ka soo caratay iyo xaqiqada jirto oo run ah ayay in dhohda ku soo arkeen indho run ayay ko oo yaan nika meelah ka khudbeynay iyo kan TV yada hadalka ka turuug leh iyo siyaasiga caloosha ween ee fadhiya maqaayadah qaaliga iyo askariga caqliga gaaban iyo kan qiirada soamliyey tooso run umaleya iyo kan meelah wax kuso qorayoo aan qodax inya mudo rabin oo iska dhigay inuu dowlad dhan isga yahy gacanta al shabab ha ku dhamaa nina been baa la idin shegayaa xaqiiq markaa dhimato ayaad ogaane ama aya gacanta guru dhigaaan
@maslah345
@maslah345 10 ай бұрын
Intiiba loo doodaayo danbiile uu qareen difacayo cadaaladi majirto waayo danbiilaha waa danbiile aan ladifaci karin
@ahmedsheikhamud5809
@ahmedsheikhamud5809 11 ай бұрын
ABUKAATAHAAN ISAGA BURBURIN DOONA DALKA MAXA YEELAY MAANTA NINA WAX RUQSAD DOWLADEED ISAGO AAN HAYSAN MA BAARI KARO EE ABUKAATAHA HANDADAADA INU KA DAAYO AYA WANAAGSAN MAXA YEELAY DOWLAD WAXAY WAX U DIRSATAA CID AY U IDMATAY
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 57 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 197 МЛН
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 62 МЛН