Qaxoontiga kusugan jarmalka - Waraysiga (Somali)

  Рет қаралды 43,207

AsylinDeutschland

AsylinDeutschland

7 жыл бұрын

Filimkani wuxuu kaa wargelinayaa arimaha qaxoontiga ee jarmalka. wuxuu kahadlayaa waraysiga xafiiska qaxootiga ee jarmalka. waraysigu waa wadahadal lagugu weydiinayo sheekadaada qaxootinimo. waana xubinta ugu muhiimsan qofkasta oo magan-gelyo doona. maxaa yeelay waxaa kuxidhan aritan in lagu aqoonsado iyo in lagu diido.
www.asylindeutschland.de
/ asylindeutschland
info@asylindeutschland.de

Пікірлер: 43
@maryanwawwaw6990
@maryanwawwaw6990 6 жыл бұрын
allow somalia sideedi hore kadhig yaa rabbi aamiin aamiin aamiin 😭😭😭
@fatushmohamed5406
@fatushmohamed5406 5 жыл бұрын
Walalayaa iisoo duceya dalka Germany ayaan rabaa in aan aado ilahey dartiis iigu soo duceya dhaman walalaha muslimiinta DHAN plz ii soo duceya in oow ilahey si fudud uhelo plz walalayal waa n.a. nii salamay
@abdisamadibrahim
@abdisamadibrahim Жыл бұрын
Xageed joogtaa hadda?
@sommillionaire9293
@sommillionaire9293 11 ай бұрын
Amuu dhintay 😢
@sahramahamed746
@sahramahamed746 7 жыл бұрын
Waa ok mahaad saniid
@crisaaqyuusuf7256
@crisaaqyuusuf7256 Жыл бұрын
Maansha Allah qaxoti baan doonayaa xagee baan arge uqortaa
@kowsarblack8010
@kowsarblack8010 7 жыл бұрын
Nice
@mustafaAli-yc7mf
@mustafaAli-yc7mf 7 жыл бұрын
aniga ilaahey wuu igu guuleeye sharcigane wanku qaatay barnaamijka aan shegtay alx ilaahey baa mahada iska leh intii wax sugetsane alle ha ugasoo qaado
@youngqurbo1131
@youngqurbo1131 7 жыл бұрын
Amiiin
@yahyeabdiahmed9793
@yahyeabdiahmed9793 6 жыл бұрын
aamiin wll aniga bisha 6.6 deeda ayan maraya iso duceya
@abdijibarabdilahi4781
@abdijibarabdilahi4781 5 жыл бұрын
War ani Turkey ayn jga wnx aadayya Giriiga
@abdimohamed7425
@abdimohamed7425 4 жыл бұрын
@@abdijibarabdilahi4781 amba shp giriig baaan usoo socdaaa
@Abdiaziz8
@Abdiaziz8 3 жыл бұрын
@@yahyeabdiahmed9793 sxb maka gudubtay waraysiga maxaana kuu soo baxay
@mustafadan613
@mustafadan613 11 ай бұрын
Noo soo badi
@view-tc4jp
@view-tc4jp 7 жыл бұрын
loyarka xagee laga helaa
@suldaancasto9828
@suldaancasto9828 7 жыл бұрын
indr wxn maraya laba wiig kadib ee mxd talo aad isiin kartaa
@kowsarblack8010
@kowsarblack8010 7 жыл бұрын
👍👍👍👍👏👏👏
@nouredinmohamed1112
@nouredinmohamed1112 5 жыл бұрын
Kowsar black kowsar jarmalka ma ku kena ila so xariir 🤪😅
@idilacoof7943
@idilacoof7943 5 жыл бұрын
Aniga waka baqa waresiga
@gulleddaadax1473
@gulleddaadax1473 7 жыл бұрын
sxb Austria ayaaa joogaa aaad ayaaa ugu helay arimahaan aad ugu hadleyso qaxootiga guuleyso sxb asyl waaynu nahay isku luuqadne waaynu nahay in kastoo information dheeraad ah aana wadankaan ka haysan dadka luuqada si fcn u yaqaan ayaana ku yar sidaa la aligeed ayaana xogo dheeraad ah ku heli kareeyn
@alimohamedguled2044
@alimohamedguled2044 7 жыл бұрын
Guuleed Muxumed k
@aliakfilms4894
@aliakfilms4894 6 жыл бұрын
Dee markaa looyar baa loobahanyahay
@hannadyarkasannadka8097
@hannadyarkasannadka8097 7 жыл бұрын
sxb qofkii loo diida codsiga kwrn muxuu sameynaa
@sagaljama9633
@sagaljama9633 7 жыл бұрын
hannad yarka sannadka Loyar qabso sababta laygu diiday maxay tahay dheh
@ahmedsharmake3825
@ahmedsharmake3825 7 жыл бұрын
xamada walal mararka qaar qofku marku interview maro warqadaha walooso dira wuxu sheegtay qofka mararka qaarna lamaso diro
@muktarbulshawi1543
@muktarbulshawi1543 7 жыл бұрын
saxibow dadka haka nixin. muhiimadu wxa weeyan mxa wadankaga ka kenay? mxanad ugu noqon karin? iyo tarikhda ku saabsan wxad ka shekaynayso
@diiriyeahmed6699
@diiriyeahmed6699 6 жыл бұрын
Muktar Bulshawi sax
@abdimohamed7425
@abdimohamed7425 4 жыл бұрын
@@diiriyeahmed6699 waar shp hadaad martay ood ku guulaystaay aan wax kaa waydiinee bal ciwaankaaga ma na siin karta
@maryanwawwaw6990
@maryanwawwaw6990 6 жыл бұрын
war jarmalka aaba nacay bala ha qadee somalia sidee ugu danben jireen hadana wey gumesanayan
@KareenMoha
@KareenMoha Ай бұрын
Jarmalka oo yurub oo dhan bil gudaheda Ku qabsady ma Somali Ka damben jiray midakle mxa Mesha gumeysi keenay kkk ilen Ada dalkoda uso carrare
@yahyeabdiahmed9793
@yahyeabdiahmed9793 6 жыл бұрын
iso duceya wllyal dhawaan marayaye insha alla in alle igu guuleyo
@ismailyoung1639
@ismailyoung1639 6 жыл бұрын
Yaxye Soomaali Galbeed Allaha kuu fududeeyo sxb jarmalka hada dhaw maa soo gashay
@yahyeabdiahmed9793
@yahyeabdiahmed9793 6 жыл бұрын
+Show Tv haa sxb wana ku guuldaraystay negetive ayay isiiyeen 😢😢
@abdimohamed7425
@abdimohamed7425 4 жыл бұрын
@@yahyeabdiahmed9793 haye maxaa hada kuuu xalla
@dr.kabila
@dr.kabila Жыл бұрын
@@yahyeabdiahmed9793 wll janis kale malgu siyay hada 4 sana kaso wareegtee
@yahyeabdiahmed9793
@yahyeabdiahmed9793 Жыл бұрын
@@dr.kabila Haa quruxey alxamdullilaah alle ayaa waxwlba ii fududeyay Sharci baana laysiiyay basabor wata waana iska daganahy naag uun ubahanay malagu qabaa adi 😘😁
@xamdaciise5786
@xamdaciise5786 7 жыл бұрын
wllo waxan interaview maray laba bil ka hor loyarna waan haysta weli jawaab ma hayo xata warqadihi ma hayo waraysiga ku qorna maxaan samaynkara waxan umalaynaya in addresska iga qaldanaa maxaan samaynkara
@abdulqanimoha187
@abdulqanimoha187 7 жыл бұрын
Xamda Ciise Taas wax dhibaata ah malahan waayo adreskaga waxa ay ka heli karaan dowlada hoose hadu xita qaldamay
@sch0dhe415
@sch0dhe415 6 жыл бұрын
Xamda Ciise iska sug wll qli inshallaH IlaahaY ayaa wax fiican Kaa siiniYe ❤
@siralexoxle9997
@siralexoxle9997 6 жыл бұрын
Sxb dadka rijagtiga lasiiyay kwrn dib danbe maloogu dacwoon karaa
@deeqdarajo940
@deeqdarajo940 3 жыл бұрын
Alx hada waan joogaa Germany
@mustafaadamgurey4149
@mustafaadamgurey4149 Жыл бұрын
Qarootigadhan may qusaysaa mudane
Qurbaha haddii aad joogto ama imaan rabto halkaan arin iska ilaali .
11:30
HORYAALKA SHACABKA
Рет қаралды 3,9 М.
پناهندگی در آلمان - مصاحبه (Dari)
6:23
AsylinDeutschland
Рет қаралды 20 М.
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 104 МЛН
Filim Ku Sabsan Dadka Magangalyada Ka Raadsanaya Dalka Jarmalka.
28:26
Sida loo soo qaado qaxootiga Jarmalka
19:17
AFGOOYAANI
Рет қаралды 1,9 М.
Hadii Aad Faro ama Sharci Ku Leedahay Wadamo Kale Oo Aad Oreland Timaadid Siduu Xaalkaagu Noqonayaa?
6:27
Magangelyada gudaha Biljim (FULL version) - Somali - Afsoomaali
8:11
CGVS-CGRA Official
Рет қаралды 12 М.
جرمنی میں پناہ -  سماعت (Urdu)
6:23
AsylinDeutschland
Рет қаралды 9 М.
Arrimaha nabadgelyo doonka. Qeybtii ugu dambeysay.
16:10
Yassin Abdullahi
Рет қаралды 3,7 М.
Liibiya Dadka Magafaha u Xareesan Oo live u Wareysanayo NAXDIN
32:33
Nidaamka Qaxootiga Jarmalka. | Qaliiji.
15:17
Qaliiji
Рет қаралды 8 М.
Waraysi Dadka faraha ku leh Wadamada Yurub ee Jarmalka yimaada ..
13:02
HORYAALKA SHACABKA
Рет қаралды 6 М.
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 104 МЛН