No video

Qaybta 1 aad// Waxbarashadii Khabiir Prof. Saleban A. Guled// Gudoomiyihii hore ee Jaamacadda Camuud

  Рет қаралды 3,650

Khibrad Wadaag

Khibrad Wadaag

Жыл бұрын

Sulayman Axmed Guuleed waxa uu ku dhashay Jaare. Waxbarashadiisii na waxa uu ka bilaabay Awbare Sannadkii 1952. Halka Dugisigii dhexe iyo qaybka sare ahna uu dugsigii Camuudka dhigtay. Intii dugsiga sare uga hadhayna waxa u uku dhamaystay dugsigii saree e Sheekh oo uu ka baxay 1963. Sannadkii 1964 waxa uu waxbarasho u doontay Wadanka Maraykanka oo degriigiisii koowaad ee waxbarshada uu ka soo qaatay. Sannadkii 1975 waxa post graduate ka soo qaatay london University oo ingiriiska ku taala, magaalada London.

Пікірлер: 17
@OdayAhmed-tl7cs
@OdayAhmed-tl7cs Жыл бұрын
Allah ku sharfo sxp Ahmed Abdi Ibrahim,Aadban uga helaa Barnaamijyadaada 🎉
@khibradwadaag2628
@khibradwadaag2628 Жыл бұрын
Mahadsanid saaxiib. Waa yahay
@khadarbilane8991
@khadarbilane8991 Жыл бұрын
Ahmed Cabdi Ibrahim (Sky) sxb waad ku mahadsantahay soo tabinta barnaamijka kan ee qiimaha leh macalinkaygiina waan u ducaynayaa in eebbe ka abaaliyo tabacii aqooneed ee ka dhanka ahaa hayaankayagii waxbarasho 🙏🏽
@khibradwadaag2628
@khibradwadaag2628 Жыл бұрын
Aad baad u Mahadsan tahay. Aamiin duacadaasi. Jassakalah
@faizmuhumed964
@faizmuhumed964 Жыл бұрын
Axmed cabdi ibraahim (Sky) waad mahad santahay. Fadlan walaal noosoo dhammaystir barnaamijka runtii, aad ayuu u xiiso iyo xamaasad badan yahee hasoo raajin insha Allah.
@khibradwadaag2628
@khibradwadaag2628 Жыл бұрын
Aad baad u Mahadsan tahay. Waa yahay
@Amiin-dk6tu
@Amiin-dk6tu Жыл бұрын
Inkasto rer konfur ahay waxbarashada xaduud malaha m.a profesorka wa igu socda hadalkisa dhan
@ismacilxasan-wr9jk
@ismacilxasan-wr9jk 11 ай бұрын
الله يبارك فيك يا شيخنا الفاضل ❤❤❤
@sakariyemacalincali2141
@sakariyemacalincali2141 3 ай бұрын
Saaxiib Axmed xagee la gaala soo xiriiri kala arrinbaan kaa leeyahay Khibrad wadaaga ku saabsane
@khibradwadaag2628
@khibradwadaag2628 3 ай бұрын
0654541111, Waa kaasi what’s upkayga Khibradwadaag. Soo dhawaw
@aliyareh1244
@aliyareh1244 Жыл бұрын
Walaalkey qaaliya axmed cabdi sky mahadsanid
@khibradwadaag2628
@khibradwadaag2628 11 ай бұрын
In badan mahadsanid walalkey
@Wakil478
@Wakil478 11 ай бұрын
Masha Allah
@user-lz2cq4yh4k
@user-lz2cq4yh4k Жыл бұрын
Mahadsanidiin ,Labadiinuba.
@mawroraxma7614
@mawroraxma7614 Жыл бұрын
Maxaad noogu soo yaraysay Axmedow walaal
@khibradwadaag2628
@khibradwadaag2628 11 ай бұрын
Ma wada heshay isaga oo dhamaystiran hadda saaxiib
@hamsearahman840
@hamsearahman840 Жыл бұрын
Wlaahi ninkaan markaan arko xushmadaan io qadarinaa dareema aqoontu wayka muuqataa
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 5 МЛН
哈莉奎因以为小丑不爱她了#joker #cosplay #Harriet Quinn
00:22
佐助与鸣人
Рет қаралды 9 МЛН
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,8 МЛН
Barnaamij Xiiso Leh: Guda Galkii SNM Hargeysa
59:11
SAAB TV
Рет қаралды 74 М.
The first episode of the JIC Talks forum on Weighing Employee Benefits Against Entrepreneurial Perks
1:24:00
Xusuus Reeb : Prof Saleebaan Axmed Guuleed
38:30
Horn Cable Tv
Рет қаралды 23 М.
Dr. Abdiwali M. Ali oo reer Columbus u soo bandhigay Buggii cusbaa
1:12:29
SONNA PRODUCTION
Рет қаралды 2,9 М.
Khibrad Wadaag || Kulankii 1aad  || Cabdirahman Sh Muuse
1:37:00
Khibrad Wadaag
Рет қаралды 7 М.
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 5 МЛН