QEYBTA 1AAD: Waa kuma Fahad Yaasiin iyo bilowga waagiisa siyaasadda?

  Рет қаралды 404,080

Gaylan Media

Gaylan Media

2 жыл бұрын

Wareysigani, , waa wareysi taxane ah oo xasaasi ah oo looga hadli doono macluumaad saameyn xoogan leh oo ay ku jiraan kuwa si weyn loo wada sugayo.

Пікірлер: 1 100
@Gaylan-Media
@Gaylan-Media 2 жыл бұрын
Fadlan sii share greeya si 4-ta qeyb ee hartay asxaabta u gaarto
@Baazicadde
@Baazicadde 2 жыл бұрын
Farah wareysiga wax badana isku qaladay sxb sualaha wad isku qaseysa
@Sal-lb1sf
@Sal-lb1sf 2 жыл бұрын
mahad sanid Farah
@caytoomer4397
@caytoomer4397 2 жыл бұрын
OK thanks sxb farax c,qadir warkan wan sugi kari la,ayn
@abdiqadirmohamed374
@abdiqadirmohamed374 2 жыл бұрын
mahadsnid waa kaheley sidaah agaasimaha uwareystatey zxp waa shergayne waa qasab
@mohamedali-oz7gp
@mohamedali-oz7gp 2 жыл бұрын
FAHAD YASIN SMART,INTELLIGENT IYO PSYCHOLOGIST,NINKAN DALKA U BAHAN.
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 2 жыл бұрын
Siyaasiyiinta aan u baahan nahay waa fahad yaasin oo kale, aqoon, diin iyo somalinimo. Ilahay haku xifdiyo mudane. It’s refreshing to see such politicans 🇸🇴🇸🇴👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽
@faisawade195
@faisawade195 2 жыл бұрын
Amiin amiin yarababa allah yaxafidak waa abqari
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Amiin
@ashaomar6719
@ashaomar6719 2 жыл бұрын
Ninkaan ha aminina most narcissistic people are smart and he's one of them. Don't be confused my people he's a fugitive killer.
@kalatuuraaye.7106
@kalatuuraaye.7106 2 жыл бұрын
Reer cayayaan isqanciya been munaafaqad isku sheega waa la idin buufinaayaa la socda waxyahey qalbiyada kawada jiran.
@fatumaosman2410
@fatumaosman2410 2 жыл бұрын
Musalsalka cusub miyaa kuqanciyay illaah waxaan kabaryeynaa in uu hoganka dalka udhiibo diinta kuwa kudhaqmaayo
@farhiamohamoud1393
@farhiamohamoud1393 2 жыл бұрын
💪🏽💪🏽🇸🇴🇸🇴🇸🇴Libaax warkiisu cad yahey oo waxa uu rabo og, oo shishiiye ku adeeganin iga dheh. Mudane fahad ✌🏽✌🏽 yaasiin. Cisi iyo sharaf ku nooloow 🙏🏽🙏🏽🙏🏽
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Amiin
@nimcosiciid1384
@nimcosiciid1384 2 жыл бұрын
Al amiir.fahad.yaasiin
@Abujacfar
@Abujacfar 2 жыл бұрын
Fahad waa nin ay shakhsiyad ahaantisa i soo jiidatay sida ay dad badan u soo jiidtayba , wax yaabaha aan qeybtan Ka fa'iday waxaa Ka mid ah " diirada sida uu u saarayo su'alha la waydiinayo iyo Ku ekeenta jawaabta ujeedada kaliya " 2- " inaad mar waliba jaadi ahaato " 3- "inaad hadaf yadada ogtahay " 4- " inaad social media Ka maqanaato si aad fakerkaga xur ugu ahaato " 5-6-7-8-9 run ahaanti wuxuu ahaa cashir aad u xiiso badan ❤️
@dagandowlo207
@dagandowlo207 2 жыл бұрын
Wa run wlhi waa ruugcada abqari ah oo daganan iyo akhlaaq aqoon ku dhisan ka muuqato allah xifdiyo fahad Yaasin xaaji daahir
@mazatoshi7501
@mazatoshi7501 2 жыл бұрын
Hooyada wanaagsan baa sidaa kadhigtay malaha , hooyo wax baratay oo waqti badan fahad galisay beey ahayd .
@MrGengad
@MrGengad 2 жыл бұрын
From 10:45 till 11: 45 he answered the question perfectly. He moved my emotion. We need this guy for the foreseeable future.
@abdimohammed6068
@abdimohammed6068 2 жыл бұрын
Fahad speaks very intellectual, he focuses on the understanding of the question.
@maclie7078
@maclie7078 2 жыл бұрын
Anba waa layabay su isaga ilaaliyo inloo hoos kaliyo
@kingstone2457
@kingstone2457 2 жыл бұрын
Asigaa aa journalist ahaay oo dadkaa waaresanjiray. So he knows the tricks
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Absolutely He is geneus
@yuusufabdi733
@yuusufabdi733 2 жыл бұрын
Somali hadii aad ku hadasho danbi miyaaH
@abdimohammed6068
@abdimohammed6068 2 жыл бұрын
@@yuusufabdi733 same logic apply hadii English ku hadashid danbi miyaa, leave peoples free will alone as long its not xaram. Why do some Somalies like to control other people's free choices, non of you pay their bills.
@shukricnaasir3688
@shukricnaasir3688 2 жыл бұрын
faa,iidada saliga xapiipkeena waxa kamid ah hadad 1 mar kasaliso xapipkena ilaahay 10 jeer puu kugu salinaya culays haduu kuhaysto badi saliga xapiipkeena insha Allh wuu fududanaya aan dhamanteen badino xapiipkena saligiisa scw scw scw❤❤
@MukhtarAhmed-co1em
@MukhtarAhmed-co1em 2 жыл бұрын
Fahad yasin wan tageersanahay waligayna wan taageersanaa fahad waa nin aqoon leh xag diiniyan iyo xag maadiba waa nin aftahan ah waa nin balaaqo leh waa mufikir insha allah mustaqbalkana waxan jeclahay in an la kulmo full respect bn ku hayaa fahad yasin wa bilahi tawfiiq
@bilanbeauty4791
@bilanbeauty4791 2 жыл бұрын
Fahad is very intelligent person he knows how to do his job and doesn’t talk nonsense. The definition of being raised by a very good mother 👍👍 every successfully man there is a good strong mother behind him
@yuusufabdi733
@yuusufabdi733 2 жыл бұрын
Soomali baad tahay ogow
@abdihakiin6702
@abdihakiin6702 2 жыл бұрын
now we know why they hate hım those low life tribal leaders in moqdisho and those usless traitors Ahmed refugees and dani donkey....
@kunkun822
@kunkun822 2 жыл бұрын
hooyo ayuu amaanay marka waa nin fiican miyaa? hooyo kasta oo dadaasha waxba kama beddeli karto haddii wiilkeedu gacan ku dhiigle noqdo
@younge252
@younge252 2 жыл бұрын
@@yuusufabdi733 dad badan oo Somaliga fahmayo aan qori karin aa jiraan marka dowlad la'aanta dhibkas oo lee yahay hado Somali aheen meeshan maxo ka so radin
@bilanbabdulahi8442
@bilanbabdulahi8442 2 жыл бұрын
@@yuusufabdi733 SO?
@mohamedyusufali4136
@mohamedyusufali4136 2 жыл бұрын
Ma'sha Allah, waa cajiib, sida uu ugu jawaabayyo Su'aalaha, ninkani Somalia tayyo buu ku lahaaa. Fikradda laga aaminsanaa uguma jeedo.
@jimaleahmed4935
@jimaleahmed4935 2 жыл бұрын
Libaaaax Libaaaax Dhalay Geeeesi Geeesi dhalay Alllaha Ku xiftiyo Fahad Yasiiin Xaaji Dahir
@layaanabdi8461
@layaanabdi8461 2 жыл бұрын
Fahad yasiin minyaro Wan u noqonlahaa haduu i yelayao mash allh qof diin leh waye wlhi👏🏾🤴🏾
@felisabdi3794
@felisabdi3794 2 жыл бұрын
Waa nin diin iyo eeman leh, oo xaqa ka gabaneyn, geesi dalkiisa iyo dadkiisaba u dadaaley, Allaah ku xifdiyo… Fahad Yaasiin Fii Quluubinaa ❤️
@habibamursal3942
@habibamursal3942 2 жыл бұрын
Waa nin aqli iyo diinba leh waa nin mashaa Allah dagan masha Allah walahi waxaan dhihi karaya waa dadka faro ku tiriskaa ama aan dhaho raga faro ku tiriska ee somalida ku jira qof qadiyad leh goan leh oo goansaday in uu ka taxadiro shaqaduu umada u hayay in Usan meel walba ku hadlin Nisa ama sirdoon waa in ay noqdaan dad aan la aqoon ayaga dhanba wuuna ahaba
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 2 жыл бұрын
One Of The Higher Somali Intelligence Person. Ninkaa Cimaamadiisa Lama Haysan Karo✪✔︎
@professorahmed6749
@professorahmed6749 2 жыл бұрын
Waa sababta loo ugaarsanayo. They understood he's genius and they want to finish him before he inspire others and teach his ways. But they don't know Somali have many brilliant men and woman hidden in the public and will rise like him soon.
@mametosalat8040
@mametosalat8040 2 жыл бұрын
Maantana allah , waraysi aan waxba laysula harin ma fududa nin wariye soo maray inaad waraysatid
@fatxi5110
@fatxi5110 2 жыл бұрын
Aad io aad
@mmc72023
@mmc72023 2 жыл бұрын
10 years aljazeera loo shaqeenayay waligiisna Social media ma sameysan football warkiisa sa Shaleemo ama hees haba sheegin, Hada ayaan fahmay Sababta uu u noqday Qofka ugu halheeska badan Geeska Africa Guul ayaan ku rajeen Aduun iyo Aaqiro ba
@heartlessG640
@heartlessG640 2 жыл бұрын
Wixii faaidadisa keliya ayuu raacdey wuxuu yiri waxaan ahey qof seriousa intaas adbey ii anfacdey💯❤
@saynabm3396
@saynabm3396 2 жыл бұрын
Nin raga hadaad maqasho waa mr Fahad kalsooni buuxda ayuu isku qabaa Allah haku xifdiyo ❤️❤️
@djamaally1051
@djamaally1051 2 жыл бұрын
Masha alah fahad hada wajigiisa waxban ka aqristay waana ninfican sababto ah sualaha si sax ah ayu uga jawabayo indha cadees iyo inkiraad midna masamayn
@mohamudsiraad1209
@mohamudsiraad1209 2 жыл бұрын
Asc wrm wbr Master Fahad waa fariid shiqsiyad leh, a very good intelligent man!
@verygoodboy5724
@verygoodboy5724 2 жыл бұрын
He is very articulate and eloquent also tries to elaborate and comprehend the questions before answering you can clearly see this man is intelligent
@hanaahmed3175
@hanaahmed3175 2 жыл бұрын
This man is intelligent to Another Level 🙌🏼
@MrGengad
@MrGengad 2 жыл бұрын
Read a lot of books, this is my take away from this conversation. The more I read the more I earn walahi. I encourage you all to read to perfect yourself.
@younge252
@younge252 2 жыл бұрын
@@MrGengad reading is freeing ur mind 👆
@MrGengad
@MrGengad 2 жыл бұрын
@@younge252 It also free my mind, that is so true walahi, thanks for highlighting this.
@QanaoSomalitvmn
@QanaoSomalitvmn 2 жыл бұрын
Duqa waa Aftahan!!! wariyaha waa Xog ogaal Buuxa oo aad igu qanciyay suaalaha aan qalbiga ku hayay.
@kamaalcabdi7240
@kamaalcabdi7240 2 жыл бұрын
Waa run
@mataanyare7582
@mataanyare7582 2 жыл бұрын
Aad io aad CBB waye ladhahayey lkn waa dhexdhexad weriyaha
@user-zv2lw8dg5n
@user-zv2lw8dg5n 2 жыл бұрын
@@mataanyare7582 mbb
@QanaoSomalitvmn
@QanaoSomalitvmn 2 жыл бұрын
@@mataanyare7582 suaal kasta ayuu waydiiyay maskaxda qofka ka guuxeysa.
@abdikheiradan5315
@abdikheiradan5315 2 жыл бұрын
​@@mataanyare7582 .
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 2 жыл бұрын
Maan sha allah mudane Fahad Yaasin Geesi Soomaaliyeed ilaahay haku xafido goor kasta iyo goob kasta 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@karkaarbroadcastcorporatio355
@karkaarbroadcastcorporatio355 2 жыл бұрын
Maansha allaah fahad wuxuu u shaqayay sida ugu wanaagsan ee sirdoon u shaqayo insha allaah waan raneenayaa inay nabad iyo nolol so noqoto ayagoo haysta shacbiyad badan
@ifrahelmi6269
@ifrahelmi6269 2 жыл бұрын
Aad ayaanbuga xumahay dadka qaar in wanaaga qofka ay qabiil necbeysi ku qariyaa willaan waa wiil wadani ah oo hadana ejlu diin ah hadan aad u aqli badan masha allah allaha xafido amiin
@hodanc6255
@hodanc6255 2 жыл бұрын
Ifrah somali ya wax ku darsan kara qabil unbay dabs socdan anigu ku noqo ma dhehen
@jetaimemaman4826
@jetaimemaman4826 2 жыл бұрын
Mashallah nin culus oo la fahmi wayey Hooyo janada adunka iyo akhiraba illahay haku dayo waligay waraysi la mid ah man dhageysan sida dagan iyo mas'uuliyad leeh mashallah tabarakallah madaxwaynaha mustaqbalka ee somaliya aayan illahay ku waydiyey aad baan uu tagera marka qofku dadkisa dacad iyo horow uu socod oo dowladaha kale aan hadalkuda dhag jalaq uu sinin
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 2 жыл бұрын
Libaax libaax dhalay, what a man. I hope to be have him as a president of Somalia in the near future inshallah
@rukiaomar7960
@rukiaomar7960 2 жыл бұрын
Maasha allaah hooyadii ku soo korisay ilaahay aduun iyo aakhira ha ciseeyo
@qaranyuusufcaliburmad8696
@qaranyuusufcaliburmad8696 2 жыл бұрын
Fahad waa khabiir sare 😇 arinta faragelinta hadee anagu dawlad shisheeye ma nihin !!. waxaan aaminsanahay in taariikhda islaamku tahay meesha ugu fiican ee hogaaminta siyaasada laga dheehdo🌹😇
@rahmasaciid4334
@rahmasaciid4334 2 жыл бұрын
Masha Allah hadii aad single mather tahey tan DHIIRI galis ha kuu noqoto. waxaan islaahaa nin adeg ayaa soo koriyey well done his mather she did great job
@anisaaxmedanisaruqiya1679
@anisaaxmedanisaruqiya1679 2 жыл бұрын
Masha allah fahad yaasin ilaah haku xafido caawa qof ku dayasho mudan ii noqoto cadawga allaha kaa qabto
@aishanuur1683
@aishanuur1683 2 жыл бұрын
ALAHA xifdiyo FAHAD YAASIIN aamiin; ALAHA noxifdiyo Dadkeena, Diinteena iyo Dalkeena aamiin.
@idleProm
@idleProm 2 жыл бұрын
Maashaa Allaah weriyahan waa nin akhyaar ah si xirfad ku dheehantahayna wareeysiga uqaadaayo
@isakmahamud1154
@isakmahamud1154 2 жыл бұрын
I fully give credit to Mr. F. Yassin, he's one of the unique real somali who still have a moral...Allah yahfadka
@jamaaloromo3698
@jamaaloromo3698 2 жыл бұрын
Masha Allah! It's very clear why Fahad has succeeded on all roles.
@saylunsaeed668
@saylunsaeed668 2 жыл бұрын
Afkaga caano macaan lagu qabay mudane Fahad yaasiin cimrigaguna haraago aamiin
@arazaksaed4931
@arazaksaed4931 2 жыл бұрын
Ninkaani waa hanti qaran oo u baahan in la ilaaliyo Allow noo xafid🙏🙏
@bisharabdi6488
@bisharabdi6488 2 жыл бұрын
Waligaa qof ha nicin barasho ka hor. Fahad waa ku kala duwanahay fikirka siyaasiga ah iyo kan diiniga ah ba laakiin waa nin aad u caqli badan oo aftahan ah. Waxaan ku bogaadinayaa sida karaamada iyo kartida leh ee uu u muujiyey aragtidiisa iyo sida uusan u gadanin mabaa'iida uu aaminsanyahay.
@user-ik6ys9sv4d
@user-ik6ys9sv4d 2 жыл бұрын
هذا الرجل هو القائد المطلق من جميع النواحي ، ذكي للغاية وهادئ ومتماسك ، Nabad Iyo Nolol 💜🇸🇴
@naimamohiedin
@naimamohiedin 2 жыл бұрын
هادئ🐍🐍🐍🐍🐍
@user-ik6ys9sv4d
@user-ik6ys9sv4d 2 жыл бұрын
محسوبية🤪
@thebeast09876
@thebeast09876 2 жыл бұрын
لكن للأسف يطارد من المنافقين السياسيين.
@naftafaqih6081
@naftafaqih6081 2 жыл бұрын
Maasha alaah mudane fahad yaasiin alaha ku xafido sharaf ayaad leedahay
@abdikariim8941
@abdikariim8941 2 жыл бұрын
Maku guurina
@naftafaqih6081
@naftafaqih6081 2 жыл бұрын
@@abdikariim8941 darbijiif aan hooyo korin ayaa tahay
@shermarkeabdullahi5500
@shermarkeabdullahi5500 2 жыл бұрын
Waa nin aad iyo aad u garaad badan yaqaanana waxa uu yoolkiso yahay.
@abdiwaliodowamohamud333
@abdiwaliodowamohamud333 2 жыл бұрын
Video gan waxan kayabaya Somali score Inu dhigo 1day 1million 🌹
@easky363
@easky363 2 жыл бұрын
Obviously not, at least not so far.
@inamursal485
@inamursal485 2 жыл бұрын
Video awodiisu waa fcbook
@saciidaadan631
@saciidaadan631 2 жыл бұрын
Masha Allah wareysi qurux badan. Fahad iyo Farah mahadsanidiin, Lkn "Waxaan dhihi lahaa Dadkeena shaqsiga yaa laga dhigin sida buug aad soo qaadeyso kadibna adiga oo furin gudahiisa inta aad ka akhriiso koofarka uun kadib oo ku qancin waayo meel iskaga tuureeyso " Haye masuul qaybta 2aad waanu sugeeyna i.a.
@saabiriincadey2608
@saabiriincadey2608 2 жыл бұрын
Allah Yaa cizeg shikh Fahad Quruxow keep going Allah ku dhoro
@gashojaa6367
@gashojaa6367 2 жыл бұрын
Fahad is very intellectually person
@Baazicadde
@Baazicadde 2 жыл бұрын
Yes yes waa fikir ad u wanagsan la shaqeynta madaxweyne farmaajo
@abdiqadirmohamed374
@abdiqadirmohamed374 2 жыл бұрын
farxanow mahadsanid sxp warka noosoo aruuri
@alexwright3799
@alexwright3799 2 жыл бұрын
Me and my colleagues just had the whole interview translated for us and I gotta say this man Is one unique individual. Somalia hanolaato🇸🇴
@abdihakiin6702
@abdihakiin6702 2 жыл бұрын
yes agree with you 100% now we know why they hate hım....
@mohameddaud3899
@mohameddaud3899 2 жыл бұрын
Are u foreign spy?
@najibh477
@najibh477 2 жыл бұрын
Sound sus
@younge252
@younge252 2 жыл бұрын
@@mohameddaud3899 yup
@momodidi7808
@momodidi7808 2 жыл бұрын
@@younge252 did I even asked u a question?
@citykeys3495
@citykeys3495 2 жыл бұрын
His view on social media is very correct , we should not let people control how we think and don't give them access to our brain . Wise words from Fahad yasin
@youphey
@youphey 2 жыл бұрын
Ciid xiiseyneysay wareysigaan yaa ka mid ah
@mohammedadosh5738
@mohammedadosh5738 2 жыл бұрын
Professional journalist farah and fahad maasha allaah
@fowsiyacookingfood3058
@fowsiyacookingfood3058 2 жыл бұрын
Mansha Allah Xafidullaah Wallaahi Waa Geesi Aan Gaban Insha Allah Soo Noqda
@shaaciyecadawe4810
@shaaciyecadawe4810 2 жыл бұрын
Illahey cumrigeeda iyo cafimaadkeda ha isiiyo inaa arko Fahad oo Markale Nisa madax ka ah illahow amiin 🤲
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix 2 жыл бұрын
ILAAHAY uma qadaro
@SaidMBare
@SaidMBare 2 жыл бұрын
Fahad waa shaqsi Diinta Wehel ka yeeshay, masha Allah.
@freehug071
@freehug071 2 жыл бұрын
We can't wait qaybta 2aad laso dhaqso😒🙌
@abdikanisuleimam9543
@abdikanisuleimam9543 2 жыл бұрын
Legendey ilaahay ha ku xifdiyo fahad yaasiin💓💓
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Amiin
@halimayusuf4989
@halimayusuf4989 2 жыл бұрын
VIVA Fahad Yaasiin guulyso mudane Fahad waxaa tahay geesi halyey ah oo Dalka sifiican ugu soo shaqeyey
@abdinasir____k9909
@abdinasir____k9909 2 жыл бұрын
Nin U badheedhay Hana qaadka Dowlada Somalia🇸🇴✌️ Iyo La Tartanka Wadamada Dariska La ah Iyo In isku Meeqaam La wada Yahay 🇸🇴💪 Kor U qaadida Fikradaha wadaniyeed iyo In ajaanibtii Faraha Kala wada Baxeen Somalia 🇸🇴Fahad Yaasiin✌️🇸🇴🙏
@abdikadirsandhere5464
@abdikadirsandhere5464 2 жыл бұрын
Aad iyo aad bro waxaa taas cadeynaysa in uu iska xil wasiir oo loo magacaabay,hadii uu yahay nin lacag doon ah ama daneeste ma diidi laheen ballet dowladii xiligaa ayaa kala afkaar aheyn ayuu ku soo gaabay oo macnaheedu yahay gebre iyo shisheeye lama shaqeeyn karo.
@Roobleh
@Roobleh 2 жыл бұрын
This guy is a legend🥰🥰🥰. Very calm.
@muntaas1xuseen984
@muntaas1xuseen984 2 жыл бұрын
Maa shaa allah alle ha ku xifdiyo madane
@noorabdi2858
@noorabdi2858 2 жыл бұрын
Legend is legend always 🙏🙏🙏🙏
@somalifantasy176
@somalifantasy176 2 жыл бұрын
Wariyahan top level wyee😁📌📌well educated wyee wlh
@drvjm2035
@drvjm2035 2 жыл бұрын
He is tooo good... I see leadership in his eyes
@abdikadirsandhere5464
@abdikadirsandhere5464 2 жыл бұрын
Exactly he has leadership qualities
@manoskamaxmud6459
@manoskamaxmud6459 2 жыл бұрын
Believing everything is not good listen clearly
@caytoomer4397
@caytoomer4397 2 жыл бұрын
Fahad waa nin dawlad nimadu ka go an tahay waa libax waa astantii dawlada lagu dhisaayo karti u leh lkn dad an jeclahy dawladnimo ayaa lagu saliday guul insha allah fahad
@mazatoshi7501
@mazatoshi7501 2 жыл бұрын
Fahad is a legend, world powers and Somali mercenaries didn’t want him .
@inamxmdsheekh1978
@inamxmdsheekh1978 2 жыл бұрын
Future president of 🇸🇴 InshaaAllah. الله يحفظه
@armaan9990
@armaan9990 2 жыл бұрын
Waligey banoni ma cayarin shalemo magalin heesna ma dhagaysto wooooow allha kaa rali noqdo fahad yasin
@hooyosomaliyed4029
@hooyosomaliyed4029 2 жыл бұрын
Aameen
@sucaadadan9163
@sucaadadan9163 2 жыл бұрын
Aamiin
@halhaystv
@halhaystv 2 жыл бұрын
112kun 53 minit Another level
@nin-geed-saaran
@nin-geed-saaran 2 жыл бұрын
Hhhhh 1 hour kabadan ayuu yaalaa waxaana daawaday 2100 laba kun iyo boqol ama 2.1k
@Moahmmed_Ali
@Moahmmed_Ali 2 жыл бұрын
@@nin-geed-saaran been ku xoog badanaa bismlimah mise anka meel qaldan wax dawanona 😂😂😂😎
@hanadhassan3864
@hanadhassan3864 2 жыл бұрын
Legend hadi aad maqashey wa Fahad Masha'alah
@fuadmahamed9791
@fuadmahamed9791 2 жыл бұрын
Intaan dhagaystay siyaasi somali oo waraysi bixinaya wakii ugu horeyey ee aan hadalkisa ka arkay inuu yahay siyaasi buxa oo garanaya qabka uu qof siyaasi ah u hadlo Respekt
@herozacki1178
@herozacki1178 2 жыл бұрын
Waa Qof ahaan Maskaxda Xur ka ah. Lehne Mabda. Masha Allah
@mohamedabdullahi2356
@mohamedabdullahi2356 2 жыл бұрын
Wise man is always wise great man keep up
@aden4586
@aden4586 2 жыл бұрын
This guy his intelligence is off the chart. Hopefully, he becomes Somalia's president one day. N&N💪💪
@abdirashidhussein3029
@abdirashidhussein3029 2 жыл бұрын
This guy has no meaning in life other than being a radical from child hood and a tyrant in his adulthood, a killer and one who made FARMAJO a failed president.
@abdikadirsandhere5464
@abdikadirsandhere5464 2 жыл бұрын
He must have clear vision ind and strategic plans for the nation
@MrGengad
@MrGengad 2 жыл бұрын
Read a lot of books, this is my take away from this conversation. The more I read the more I earn walahi. I encourage you all to read to perfect yourself.
@yasminali4201
@yasminali4201 2 жыл бұрын
if he's still alive I am scared for him 🤔
@manoskamaxmud6459
@manoskamaxmud6459 2 жыл бұрын
@@yasminali4201 he knows how to convince people but he is a leopard with sheep skin
@farhanfarah3987
@farhanfarah3987 2 жыл бұрын
Patriotic Leadership,He is a winner,He like somalis and his hometown# his power spread horn of Africa.
@lulabdi3829
@lulabdi3829 2 жыл бұрын
Hooyo koris, kalmadaas aad bay ii soo jiidatay, Ilaahay hooyooyinkeen ha janneeyo
@abdiwahabahmed5926
@abdiwahabahmed5926 2 жыл бұрын
Maashaaa allaah waa nin guuleystay misne ku dawashe mudan
@radiomarkabley1830
@radiomarkabley1830 2 жыл бұрын
geesi aan gaban oo cadawgiisa xitaa ay u qireen raganimadiisa
@Ahmedheersare
@Ahmedheersare 2 жыл бұрын
Illaahey markuu balaaqo & codkarnimo kuu dhiibo dad badan sabbab la’aan ku dhaliilo lama weynaayo
@EngSade
@EngSade 2 жыл бұрын
Waxaan dhihi karaa fahad yaasiin waa siyaasigii oogu daacadsanaa Somalia Alle markale ha noo soo celiyo
@mowliidabdi6030
@mowliidabdi6030 2 жыл бұрын
Maasha allh kabiir ayaan noqday burco
@queenzelmizh1016
@queenzelmizh1016 2 жыл бұрын
Somali hadan nahay waxan ubahanahay siyasiyin adoo kala ah diin io aqoonba udhamays tiran yihiin wadaninimadu🇸🇴 udheer tahay fara galin shisheyana wadanka ka tirtira ABAALKAGA magudi karno masul sare 👍THANKS 🙏Allah ha ku karameyo 🥰
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 2 жыл бұрын
Maanta waxan fahmay sababta dad badan uga daba qayliyaan ninkan, waa nin very smart ah oo maskaadiisa xawaare dheer ku shaqayso. Gulayso Mudane
@Nuurah951
@Nuurah951 2 жыл бұрын
Fahad yaasiin wadanka ubaahan waa shaqsi karti iyo imaan badan. ALLAHA XIFDIYO Fahad yaasiin
@dulmaneogaal3322
@dulmaneogaal3322 2 жыл бұрын
Fahad is a smart and experienced man and as far as I know he is the secret of the nation in his hands. he may not allow anything that goes against Somalia's national secrets and that could endanger his life
@SuperWeheliye
@SuperWeheliye 2 жыл бұрын
Where is part 2 Farah. This guy is intelligent. I never knew Somalis were this intelligent. Mashallah proud of him walhi. Very eloquent
@kingstone2457
@kingstone2457 2 жыл бұрын
U never knew somalis are intelligent. I am sure a foreigner will never say such thing
@SuperWeheliye
@SuperWeheliye 2 жыл бұрын
@@kingstone2457 lol when I see the likes of Abdirahman abdishakur deni and the opposition ....they make us look dumb
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 2 жыл бұрын
@@kingstone2457 don’t be surprised, we are used to the likes Abdirahman abdishakur who is a traitor and war mongers like mahad salad and foreign spies like Ahmed madobe, so Fahad yaasin is a fresh breath of air and it’s incredibly refreshing and great sight.
@kingstone2457
@kingstone2457 2 жыл бұрын
@@SuperWeheliye I understand where u coming from, still have hope on us sxb we are better than those Fools
@AncientPharaoh
@AncientPharaoh 2 жыл бұрын
Self hating 101. You should know those ignorant fools are the worst traitors and don’t represent us. There’s one rule fir the likes of muse bihi, xasan sheekh, dani, ahmad madoobe, c/raxman c/shakur, mahad salad, sheekh shariif, c/weli gaas, shariif sakiin, cumar c/rashiid, and those alike. All of those names work for and work with foreign enemies of somalia. None of them ever built a chicken coop or brought a good idea. They’ve always sold our seas, land, natural resources, contributed to deforestation, desertification of our environment, and abandoned their duties. Until those traitor remain active in the pockets and interests of Kenya, UAE, EU, US, and the tiny Djabouti nothing will happen for the somali people and nation.
@cabdijaamac8489
@cabdijaamac8489 2 жыл бұрын
FAHAD WAA LIBAAX SOOMAALIYEED LIBAAXYADEENA AAN DHAWRANO SI AANAY INOO CUNIN (AYDA) CADAWGEENU. ALLAH HA KU XAFIDO
@abdullahiibrahimshabeele8235
@abdullahiibrahimshabeele8235 2 жыл бұрын
Farah abdikadir adigoo qof fiican ah ayaa waxaad waraysatay qof fiican Waxaanad kamidtahay wariyayaasha aan sida khaaska ah u taageero sababtoo ah waxaan ku qancay sida taxadarka ah ee qiimaha badan ee aad u soo warisid wararka
@xaliimoisxaaq1097
@xaliimoisxaaq1097 2 жыл бұрын
Asc taliyaheena sharaf iyo qiimaan kuhaynaaa nolow allha kuxifdiyo meelkasta aad jogtid
@transsomalirealestate3004
@transsomalirealestate3004 2 жыл бұрын
Inshaallah fahad yasiin guulaso ✊🇸🇴✊✊
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Amiin Illaahow cadowgiisa qabasho adag qabo
@mosmart1740
@mosmart1740 2 жыл бұрын
What a great personality! Waxa ninkan ubaahan shacabka somaliyed ee u ooman inay Mar uun div uhelaan qaran iyo calan dunida markale sharaftii iyo gobanimadii qarannimo markale kuso celiya guulayso wl
@walalkashacabka
@walalkashacabka 2 жыл бұрын
Marwalba garabkaaga Allah ha galo Geesi ayaad eheed waligaana ahaan doontaa 💪🇸🇴
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 жыл бұрын
Geesi waa ninka wax iska celiya waa soo baxsaday
@anabxarbi1542
@anabxarbi1542 2 жыл бұрын
Inshaa Allah
@omar33644
@omar33644 2 жыл бұрын
Meel xunbaad nooga jartay kaabe hhhhhhhh fahad halyeey ay soomaali waligii illaawi doonin weeye. Waana salaamayaa. Ma ahayn mulkiile ee wuxu ahaa xabiibul malaayiin shaqsiga ugu dhow dhanka siyaasiyiinta waligeedna taariikhda islaamka rasuul iyo saxaabiba qofbaa dadka ugu dhawaa waa runtii.
@fahmoyusuf7061
@fahmoyusuf7061 2 жыл бұрын
This guy is so exceptional masha allah. More ahead of the journalist!
@samawade6470
@samawade6470 2 жыл бұрын
Wlhi Fahad waa nin dhisan, wax badan ayan ka ogaaday sabaha saameyntiisa 🤔🤔
@noorabdi2858
@noorabdi2858 2 жыл бұрын
Ma Sha allh Zayid fahad Yasin xaaji Dahir radiyalahu canhu gob ba thy guni heshay runtii ❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@ayubahmed1183
@ayubahmed1183 2 жыл бұрын
He is everything you want in a head of intelligence
@younge252
@younge252 2 жыл бұрын
Sadly Hawiye and Darood dont like patriotism but rather sell out
@Sal-lb1sf
@Sal-lb1sf 2 жыл бұрын
haleye qaran Ayad tahay wax kastow lagugu tilmamo lagama yabo in laxaqiro herka garsiiso NISA mahad sanid inta kugu garabsiise na mahad sanidiin ayemu lenahay guuleso geysi shisheye dalkiisa rabay inu kaxureyo lkn dhabadhelifyo dhiiran low adegsade taarikhda kuxusi donto inshallah 👀🎥🌎📷🤲🇸🇴📞📸✍️👍🤳🗣️💗
@Ezy15311
@Ezy15311 2 жыл бұрын
Legendry fahad yaasin Sirdoon dhaba
@abdoulkader7394
@abdoulkader7394 11 күн бұрын
Wallahi it's rare to find someone like fahad yacine somali will regret
@fatimahhashi494
@fatimahhashi494 2 жыл бұрын
maasha Allah ilaahow ku barakey adiga iyohooyadii ku barbaarisayba sida uu hooyadiis u karaameeyay baan ku farxay
@fatumaiftin6787
@fatumaiftin6787 2 жыл бұрын
Karaamada uu siin waayay hooyooyinkii ooynaayay ee uu siin waayay waliba mama qaali waliba ay ahaayeen dad daris ah hooyadiis kaliya ma noqonayso karaamad lkn kama muuqato qadarin waalidnimo iyo mid bini,aadanimo
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
@@fatumaiftin6787 Been looma baahana Maxkamadii illaahay way dhowdahay
@abdihussein4872
@abdihussein4872 2 жыл бұрын
He’s national treasure we are lucky to have him allahumma Baarik…
@EdwardSnowden8610
@EdwardSnowden8610 2 жыл бұрын
Henry Kissinger of Somalia
Cat Corn?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:54
Stocat
Рет қаралды 16 МЛН
Ciddi Libaax  - Baydhabo waxaa la qarxiyay kolonyadi Madaxweynaha
43:26
Fahad Yaasiin waa Kuma? Prof Samatar ayaa sharaxaya
8:56
Xogmaal Media
Рет қаралды 366 М.
Hereri iyo Djibouti  Hassan Aden Samatar
31:20
Universal Somali TV
Рет қаралды 1,6 МЛН
Somalida iyo waxa  ay ku doortaan magaalada Toronto.
14:13
Hereri Media
Рет қаралды 86 М.
DR ABDIWAHAAB WAXAA LEYGA AFDUUBAY BARTAMAHA #NAIROBI
1:05:34
HANOOLAATO
Рет қаралды 265 М.
SIDEE KU DHACAY WEERARKA #GURIGA CABDIRAXMAN CABDISHAKUR WARSAME
21:06